No video

MAXAMED BK┇DHULKA SOCO IN KUGU FILAN ᴴᴰ ┇LYRICS

  Рет қаралды 782,282

ZACK FILMS

ZACK FILMS

Күн бұрын

MAXAMED BK HEES CUSUB (DHULKA SOCO IN KUGU FILAN) LYRICS BY ZACK FILMS

Пікірлер: 332
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Ай бұрын
❤❤❤❤xasuus ❤❤❤wllhi❤❤❤❤lax ax ax inkaadhiman oo loo dhmystiray❤❤❤waah waaah🎉
@asaldhalad9378
@asaldhalad9378 7 жыл бұрын
Dunidan qabyadey ku caan tahay,al fanan bk axsan murti lagu waano qada Karo👏ha ku noqon dhalankii waalidkii dhalmada Baray👌👌👌
@hamakimohamed2554
@hamakimohamed2554 7 жыл бұрын
Haku noqon DhalaaNkii walidkii Dhalmada baray Axyaa Hdl Xigmad leh Qof kaawayn Haku Noqon oo ha iska dhigin inaad Wax dhertHy Bk Big Respect zaki fims
@boystockholm6142
@boystockholm6142 7 жыл бұрын
Gkg
@sagalharago330
@sagalharago330 7 жыл бұрын
labba dhagax hadaad tahay nin dhexdood kaso baxay woow viiv Bk nolow waligaa qof jira tahay Tageero qas aya Ku ahay nolow
@amaalahmed9010
@amaalahmed9010 3 жыл бұрын
Ju44ii0p
@khalidali4780
@khalidali4780 7 жыл бұрын
qofka aad wax dheertahay waxa jira in kaa dhiman oo loo dhamays tiray
@mohamedcali6089
@mohamedcali6089 4 жыл бұрын
Maxed cali
@ayanitaidrissdanfeh7584
@ayanitaidrissdanfeh7584 7 жыл бұрын
dhidibkay ku joogtiyo xarku galay dhigtedi wow hes mcn super bk qof jiraa
@barrawbarraw6695
@barrawbarraw6695 7 жыл бұрын
ayanita idriss danfeh yea that's true
@sunnyrose6601
@sunnyrose6601 7 жыл бұрын
Ha ku noqon Dhalaankii Waalidkii dhal mada baray. Yaa salaam
@nasraabdirahman3411
@nasraabdirahman3411 3 жыл бұрын
Bk will Always be my fav Somali singer😭😭❤️
@omarismail9289
@omarismail9289 3 жыл бұрын
Me to 💔
@nimaanyahye8960
@nimaanyahye8960 2 жыл бұрын
😍
@fuaadomar8177
@fuaadomar8177 2 жыл бұрын
❤️🥰👏🏻❤️😘😍😗👍🏻😲
@muxumedalimuxumed
@muxumedalimuxumed Жыл бұрын
Maash Allah zxb
@mahadbadacas4590
@mahadbadacas4590 7 жыл бұрын
haku noqon dhalaankii waalidkii dhalmada bary waleee caawa bk waa ka ooyay
@ahmetwalibaari3215
@ahmetwalibaari3215 5 жыл бұрын
Ma sha Allah marka hore waxa aan halkan ka salamayaa abwaanka xasan dhuxul Mar labaad Alfanaanka bk nolow sxb qaali
@naimaxarare148
@naimaxarare148 7 жыл бұрын
heestan way iga gadantahay bk
@Ardaagasportsandmedia
@Ardaagasportsandmedia 7 жыл бұрын
soomaha walee wy ina ka wada gadanty
@ruweidemohamed7744
@ruweidemohamed7744 7 жыл бұрын
Wad dhaliilo badan tahee Dhulka soco in kugu Fillan 😂❤️❤️❤️heees laga dhaahaaa BK ka paxzatay
@zhaammediapro3115
@zhaammediapro3115 7 жыл бұрын
Hays Odhanin Muu dHalan Ruu KuU dHigMoo Kale Dhulka waxa kuGula NooL Nin Hortaa AdooN dHalan Dhipta Dunida soo maray maalmaha dhanaaniyo waqtiyada is dhalan roga CasHarkooda sOo dHamay. Nice wllhy Maxamed Bk Noolow
@hodanali5677
@hodanali5677 7 жыл бұрын
woooooooooooooow nice song ale ya cisiga bk boqorka codka heesta wa dhag hadla yaa ku socaata hee ❤❤❤👏👏👏🌹🌹🌹👍👍👍👍
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
amazing song walee shalaad dhalate waa la shubi jiray best song of the year walaahi midhihi xasan saleeban dhuxul ruux horta soo jabay oo dabino loo dhigay oo dhamac ku joogsaday ha ku noqon dhalaanki waalidki dhalmada baray really song bk
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 4 жыл бұрын
Well done geesi haliicin WALIGAA MUWAADIN DHABA NIN CULUS ALLE HAKUDAAYO BKBK👏🏽👏🏽💞👍💞💞
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952
@labbadhagaxnindhexdoodkaso2952 5 жыл бұрын
Axyaa hees nin weyn slmulah alfanaan maxamed siciid cabdi BK alle haku sharfo
@sadofouad2190
@sadofouad2190 7 жыл бұрын
Waaaaaaw Allow ka ilali isha xun fananita reer somaliland iyo abwanita
@MhamdMhamd-gz2ux
@MhamdMhamd-gz2ux 7 жыл бұрын
haku noqon dhalaanki waalidkii dhalmada baray means nimcaan shalaybu fanka kuso biray u raba inu is qanciyo ader cago dhigo in kugu filan bk love buuran aanku hayaa💋💋💋
@qnnaghito5951
@qnnaghito5951 7 жыл бұрын
Qofka aad wax dheertahy waxa jira in kadhiman oo lamees Tiray Bk hppi kabxzty😙😙😙
@ziryounez68
@ziryounez68 7 жыл бұрын
QN Naghito heesta waxan akalaheyapa labba dhagax hadaad tahaY ka zoo paxay
@qnnaghito5951
@qnnaghito5951 7 жыл бұрын
AQabyadey ladhlte azla weyn wlky👏👏👏
@ziryounez68
@ziryounez68 7 жыл бұрын
QN Naghito video pay ka shidantahay hestani wl markan hahha axzan fanan weyna bk malyla atagtyan hesta wlshy
@qnnaghito5951
@qnnaghito5951 7 жыл бұрын
hhhh Haahey wllee inkasto uu so Yar weynanayo Bk😂😂😂😂
@ziryounez68
@ziryounez68 7 жыл бұрын
QN Naghito hahha ma weyan waqtigi ugu fcnpuu qadanay iminka runTi wan ka hela fankiza geezi weyane
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
waa heestii ugu murtida badneyd for the last 26 years waah waah.
@sacdisacdi6547
@sacdisacdi6547 7 жыл бұрын
aad iyo aad
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
balse in badani wax kama oga dhadhanka iyo murtida ay leedahay.
@abdiaziizjackwar1465
@abdiaziizjackwar1465 7 жыл бұрын
ha u dhigin talaabada sidii aanad dhimanayn dharaaraha cirkuu da'oo hadaad dhiilka buux iyo dharaguun LA gado tahay waxad dhaadaysaa jirin waad dhaliilo badatee dhulka soco in kugu filan intaasaaban waxn u dhigo waayey nio ka wrn 💯💯💯💯
@hubiqalbi7233
@hubiqalbi7233 2 жыл бұрын
Qofka ad wax dherthy waxa jira inka dhiman oo lodhameystiray
@Hooda36
@Hooda36 7 жыл бұрын
yasalaam yasalaam bk king of pop xidiga somaliland jiroo joog cadowgaa hajabo 🌷 🌷 👍 we love you ❤ 👍 👏
@Somalisongs388
@Somalisongs388 7 жыл бұрын
esh calaa hees fanankan heesahiisa ayaaba xul ah nice song
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 2 жыл бұрын
Dhaxalka LAABSAALAX lagala hadhay ayay u gu wayntahay heeskaani. Waa hees hagista nolosha oo dhami ku suntantahay. "Dhidibkay ku joogtiyo Xarku galay dhigteetii"
@MOHAMMADALI-jk5fl
@MOHAMMADALI-jk5fl Жыл бұрын
Mohamad sicid bk fanan micino badan ku heeso buu ahaa wll mcn luve so much heestaan aad baan uga helaa maka daali wallahi
@zalimabdisalam1348
@zalimabdisalam1348 7 жыл бұрын
waaaw alfanan maxamed sicid bk alaw ku dawr
@ikraam6747
@ikraam6747 7 жыл бұрын
Ilaahey Amarkii nin kaan waapa kahelaa heesihiiza❤👈
@barwaqobarre6969
@barwaqobarre6969 7 жыл бұрын
haku noqon dhalaankii waalidkii dhalmada baray bk 👏👏👏👏👏👏
@sagalabdi4096
@sagalabdi4096 7 жыл бұрын
Wooooooow wasa hesha bk inolow illahy isha cadowga illahy haka duwo
@hargiesacity6047
@hargiesacity6047 7 жыл бұрын
wooooow axyaaa bro BK axyaaa nice kng songer of Somali world
@IfrahIbrahi
@IfrahIbrahi 7 жыл бұрын
fanaanimo hadaad rabto pk oo kale ahow hadii kale afka leydha ka qarso abti
@sacdisacdi6547
@sacdisacdi6547 7 жыл бұрын
mash Allah wa run
@Halleyte
@Halleyte 4 жыл бұрын
Wakhtigu muxu ordaya shalay ahayad markay soo baxday manta dhurtaba 4years waxyar ugu dhiman 23/6/2020
@alimuza3488
@alimuza3488 7 ай бұрын
1 Jan 2024 malain axad xili shansac😢❤
@hassanhussein1718
@hassanhussein1718 7 жыл бұрын
heestaan Nimcaan Hilaac ma qusayso nin xoolow ah oo Dahir Isbitaal la dhaho ayay dhegaha ka tumaysaa. garo ama ha garan, Nimcaan asaga waxa lagu karbaashay heesta kale ee WAXAAAD TARAYSAA YARAA lkn tan waa jawaabtii Dahir Alasow!!!
@cirjiidh77
@cirjiidh77 7 жыл бұрын
galad maleh qabyaaladi gacalayaal viva nimcaan👊👊👊
@hamzerj7hassan425
@hamzerj7hassan425 7 жыл бұрын
👏👏👏 good job Bk
@siraadsiraadd7766
@siraadsiraadd7766 7 жыл бұрын
waaw si wayn ayay iga gadantahy runti
@mohamedalinur2291
@mohamedalinur2291 5 жыл бұрын
Caadi maahaan
@NajuuPea-bv5xf
@NajuuPea-bv5xf Жыл бұрын
my Fav Bk😭❤️
@qaaniyaofficial2714
@qaaniyaofficial2714 7 жыл бұрын
Laba-dhagax hadaad thy Nin dhexdood ka soo baxay Raganimada dheeraad Ruux ku dhaafsan baa jiray Fanaaan aan ku faano Nin rageed muwaadina viva BK
@fwjyusuf9939
@fwjyusuf9939 4 жыл бұрын
Ruux ku dhaafsan baa jira.👍👍👍
@deeqahusseinibrahim7839
@deeqahusseinibrahim7839 7 жыл бұрын
Bk 👍👍👍👍 casharkii jawaaba
@diimahproduction9242
@diimahproduction9242 7 жыл бұрын
bk fanaan iyo badh sidaa u hees am cuucda nagla tag👌✌✌👍💖
@ubahabdullahi6209
@ubahabdullahi6209 7 жыл бұрын
wlhi cadi ma ahaa viva bk
@saadiqmohamed2076
@saadiqmohamed2076 7 жыл бұрын
Haku Noqon Dhalaankii waaLiDki DhalmaDa BaRaY #nimcaanhhhhh
@MOHMOH-le1lv
@MOHMOH-le1lv 5 жыл бұрын
Dhilooyin isu tagay bk wax qadimaysan waa hanti qaran ✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾✌🏾
@mariacoca-cola1672
@mariacoca-cola1672 7 жыл бұрын
dhulka soco in kugu filan😂😂 bk geziH😘
@mohamedsomali716
@mohamedsomali716 7 жыл бұрын
Wooooooooow fananka bk alle hano Kaa daayo ee ku maydho nagta dabadaweyn
@sundus52
@sundus52 7 жыл бұрын
bk dhaadhaan wiilka yroo ka fikir duwan u soo hees facaa ka har
@Apdifatah_TaaxO
@Apdifatah_TaaxO 3 жыл бұрын
Haku noqon dhalankii waalidkii dhalmada baraY bal intaa ii macneeYa
@queenniitainaqalinle4102
@queenniitainaqalinle4102 7 жыл бұрын
walee waa fanan jiro nolaw bk
@koocaninkeedihore4903
@koocaninkeedihore4903 7 жыл бұрын
Fananka Qarniga layskama soo heeso muqal lama soo Duubo unee zida Bk u hees ama KZbin ninki laha haka buxin fayslasha,😂😂😂😂
@sicidaxmed6705
@sicidaxmed6705 7 жыл бұрын
nimcaa hilaac haku noqonin laabsaalax dhaalanki waalidki dhalmada baray axyaa wlhi jawaaab caadiya
@ASerka-
@ASerka- 7 жыл бұрын
BK♫⏩💪😃nin adag
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Yay xanaan yaa maanan. Hanti qaran yaa Bk Qabyadaay la dhalay
@sharmarkeabdi9107
@sharmarkeabdi9107 7 жыл бұрын
Eeesh calaaa heeess 💯💯❤️❤️❤️
@hamdahassan7080
@hamdahassan7080 6 жыл бұрын
Sharmarke Abdi has
@hamdahassan7080
@hamdahassan7080 6 жыл бұрын
Hi
@mahamed77gadafi2
@mahamed77gadafi2 7 жыл бұрын
zack thnks sxb sidad nuugu sogudmiso
@Adan7Omar
@Adan7Omar 7 жыл бұрын
dhibta dunida soo maray malmaha dhanaaniyo waqtiyada is dhalan roga casharkoda so dhamey war anigu waligey manan dhageysan hesaha bk lkn tan wan dhageysanayaa erayada iyo laxankaba wey isracsan yihin wana hes wax badan kahad leysa thanks #zackfims
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
qofkii 231naad baan ahay sidoo kale qofkii 25naad ee like saara ayaan ahay.
@roseyiu7687
@roseyiu7687 5 ай бұрын
6sano ka bacdi waxn ahy qofka 727.486k like 3.6k 😊❤🎉
@Engr.Duceysane
@Engr.Duceysane 4 жыл бұрын
Xaqiiqatan waa wada xikmad hestani
@haboonabdullahi3846
@haboonabdullahi3846 7 жыл бұрын
Axsan heees wlhi bk kal iyo laaab fanan jira tahey samo kuwaaar
@abdihakimmahamedosman8224
@abdihakimmahamedosman8224 7 жыл бұрын
Caaaadi mhn 😘😘😘😘😍😍
@cloudicare
@cloudicare 7 жыл бұрын
am 14 in view list
@feysalali1931
@feysalali1931 6 жыл бұрын
MOHAMED ADAM ka
@mostafheahmed138
@mostafheahmed138 7 жыл бұрын
Wll heesta ahmed aarshe ee jacaylku danguud maha soo qor thanks zackfilms
@zamajame2256
@zamajame2256 7 жыл бұрын
❤️dHulkA Soco in kuGu FiLan ❤️#Bk walEe #waX_NooL baD tahY waLee❤️❤️❤️
@mohamedaamiin1330
@mohamedaamiin1330 6 жыл бұрын
Esh qiyak waaa heesta kaliya ee aan ka tageero bk
@amiiracadeey
@amiiracadeey 7 жыл бұрын
Chanelkan KZbin ugu shidan thanks wllo
@sharmarkeabdi9107
@sharmarkeabdi9107 7 жыл бұрын
Siman Cadeey 🙌🙌
@wax-padsochanel5581
@wax-padsochanel5581 6 жыл бұрын
Wllhy fanan hadu jiro waa bk wlle
@mustafekhadar5693
@mustafekhadar5693 7 жыл бұрын
hhhh Dadkii Xamar Faqash Ku Yaacay Si Fican Ha u dhagaystaan jawab ficn BK❤
@afdhuubsamatar6315
@afdhuubsamatar6315 6 жыл бұрын
Xoolo
@cimranzizou0531
@cimranzizou0531 6 жыл бұрын
qofka ad wax dher tahay waxa jira inka dhiman oo lo dhamaystiray walee wa dhab
@HODANDAHAB
@HODANDAHAB 7 жыл бұрын
bk nin rageed heestan way igu socotaa 👑❤
@AbdiQQ
@AbdiQQ 4 жыл бұрын
Dirka waqoyi cadimaha caadimah a great
@FeysaFeysal-td7oq
@FeysaFeysal-td7oq Ай бұрын
Maxmat pky
@hoodomaxamuud1512
@hoodomaxamuud1512 4 жыл бұрын
Dheelibay ku curatoo markaad dhinacka awdaba dhanka kalaa banaanoo qabyadayla dhalatee qofka aadwax dheertay waxa jira inkaa dhiman ooloo dhamistaray 2020 intii ila daawatay like igu qabta
@saarasiciid7428
@saarasiciid7428 7 жыл бұрын
no calaacal sxbayaal nimcan uu idinka tashaday fanan somaliyed weeyi afarta reer awdalee hadhayna malin dhaw laga yaabi maayo inay idinku sii jiraan waayo awdal somali diid maaha haku sii tashanina nin reer awdal inuu idin biiriyo
@UgbaadKawir-yt4gb
@UgbaadKawir-yt4gb 11 ай бұрын
Maxamed bk 🥰😍❤😌🤗😙😇😁💕💋💝💖
@user-se9qm5pe5w
@user-se9qm5pe5w 5 ай бұрын
Vraiment je tamie❤
@maluukabdullahi3236
@maluukabdullahi3236 7 жыл бұрын
zack films thank you huuno plz and plz heesta mursal muuse mankey ku qoray noso kali qoral
@mrhararghe4046
@mrhararghe4046 7 жыл бұрын
Somalidu wa dad waxba hubsan oo seef la booda. Heestanj cidna uma jawaabayso. Waxa la qoray 2016.
@sabahh5934
@sabahh5934 7 жыл бұрын
very nice song 👌👍👌👍
@ninadag9144
@ninadag9144 7 жыл бұрын
sida u hees ama iska aaamus viva bk
@jamadaaci-3605
@jamadaaci-3605 7 жыл бұрын
murti iyo cod yaa ku gaadha soomaaliland boqorka codkaBK
@anfacanfac832
@anfacanfac832 5 жыл бұрын
Wow
@nasrinali1744
@nasrinali1744 6 жыл бұрын
Amazing Song❤️🌸
@harounnour7334
@harounnour7334 7 жыл бұрын
Qofka aad wax dheertahy waxa jira inkaa dhiman oo loo dhamaystiry
@inantiiahmed246
@inantiiahmed246 7 жыл бұрын
bk💕💕
@caaganecumar954
@caaganecumar954 5 жыл бұрын
Wa wah
@ibrahimnourmohamed3874
@ibrahimnourmohamed3874 7 жыл бұрын
Nice one Zack films thnkz for the lyrics
@adnamo9091
@adnamo9091 7 жыл бұрын
mohamed bk❤
@rahmaaay8642
@rahmaaay8642 6 жыл бұрын
Hhh waxad usheegtati ruunta zxp
@mahamedhassan2438
@mahamedhassan2438 7 жыл бұрын
maxamed siciid bk cod aqlabiyad ah baan ku siiyey nio
@Ibraahim_Mohamed
@Ibraahim_Mohamed 7 жыл бұрын
nimcaan hilaacow (haku noqo dhalaankii waalidkii dhalmada barey)(dhulka soco in kugu filan)
@shaamautospareparts4691
@shaamautospareparts4691 5 жыл бұрын
Adiga macagaaba sexy ah inlagu Waso mooyee hhhhhhhhhhhhhhh
@mostafheahmed138
@mostafheahmed138 7 жыл бұрын
Www Maxamed siciid cabdi xasan dhuxul heesti aduunka nolada inbadan
@ishafaartaluugsadexaad4282
@ishafaartaluugsadexaad4282 7 жыл бұрын
Hadaladi caadiga aha aya muziig lano zaaraay. Yaa Allaah
@tiirsheereg2149
@tiirsheereg2149 7 жыл бұрын
nimcaan gaab hays odhanin mu dhaln ruux kula codi
@kaledhozen8595
@kaledhozen8595 7 жыл бұрын
Heesta ugu murtida badan heesaha danbe run Marka laga hadlo
@iskufilanjama5042
@iskufilanjama5042 7 жыл бұрын
afkeeda ayeey kala haysan weeyday ee ku tuma heesaha
@mohammed-jama
@mohammed-jama 7 жыл бұрын
Iskufilan Jama hhhhhhhhh waaba siday thy
@ahmedessa6838
@ahmedessa6838 2 жыл бұрын
Xasuusta nolosha
@nuursiciid3250
@nuursiciid3250 7 жыл бұрын
war like halysoro nimcaan hilaac way lagoyeen
@farahabdi3223
@farahabdi3223 7 жыл бұрын
woooow Hees Iga Dheh Mashkour ZACKFILMS
@handsomeabcosi9284
@handsomeabcosi9284 7 жыл бұрын
heestu doqonka oo miidhan ee ismoodaya in uu ragga ugu sareeya ayaa ay wax usheegaysaa markah ceyda joojoya ku waaana qaata heesta abti
@badriwellson6653
@badriwellson6653 7 жыл бұрын
hhhh dhulka soco in kugu filan means cago dhigo like ku dadaala inta iga danbaysa
@procabdirahmaanmustafe9296
@procabdirahmaanmustafe9296 6 жыл бұрын
badri wellson
@hamseabdi8279
@hamseabdi8279 7 жыл бұрын
Dhulka Zoco in kuGu Filan
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 4,9 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 363 М.
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 49 МЛН
Just Give me my Money!
00:18
GL Show Russian
Рет қаралды 685 М.
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,3 МЛН
MAXAMED BK┇HEES CUSUB (CAFIS BAYNU KALA NAHAY)┇LYRICS
4:29
ZACK FILMS
Рет қаралды 611 М.
MAXAMED BK/ HEESTI SUQRA /2022 LYRICS
5:46
Abdi Dahir official
Рет қаралды 681 М.
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 228 М.
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 758 М.
Qiiro - Maxamed Siciid BK
7:18
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 2,8 МЛН
Lafoole Heesti Ruun
9:04
Kozar yare officail
Рет қаралды 7 МЛН
MAXAMED BK┇BINI AADAMKAA LAGU KALA BARTAA┇LYRICS
6:22
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,3 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 516 М.
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 49 МЛН