MAXAMED BK┇HEES CUSUB (CAFIS BAYNU KALA NAHAY)┇LYRICS

  Рет қаралды 613,506

ZACK FILMS

ZACK FILMS

Күн бұрын

MAXAMED BK HEES CUSUB (CAFIS BAYNU KALA NAHAY) LYRICS BY ZACK FILMS

Пікірлер: 187
@nafiisaabdiomar1448
@nafiisaabdiomar1448 2 жыл бұрын
Qofkii ugu horeeyey aan jeclaado maan helin hadda laba caruur aha yuu leeyahay.💔💔💔 Inkastoon ku caashaqay Calaf baa iiga hiishee Anigoon calooshiyo Cindigayga kugu qaban Cafis baynu kala nahay
@cabdallayare6555
@cabdallayare6555 7 ай бұрын
Cafisbeynu Kala nahay😢who listen 2024🫡
@seerabtaa8184
@seerabtaa8184 7 жыл бұрын
Ilaheey amarkii ninkaan heesahiisa waan jeclahay Viva bk inta samada jecel 💯💯💯ha la is cafiyo dhamaan inta magaca Somaliyeed wadato 💯💯💯 ilaheey qalubteena bur cad ha isku keen marsho 💯💯🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 16 күн бұрын
Alllaahuma aamiin wll
@mataabkaxajiyare7983
@mataabkaxajiyare7983 7 жыл бұрын
ax yaa heees iga dheh 💕👈 maxamed bk long life 💕💖👈 lkn caawa hurdo aaba ila tagtay waa la iga wada hor daawaday macpudka bal inta ika dambayzaay like ha ila dhaafina khay helee 😂😂
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Mataanka Xaji Yare cafiis baynuu kale nahyy inaa hooyo😍😍heestaan anigaa iyo xaskayga yayba nagu sabsantahyy😍alaaw amurahaa sahaal😢😭cafis baynu kale nahy aniga iyo adiga alpiiihh👍😎
@mataabkaxajiyare7983
@mataabkaxajiyare7983 7 жыл бұрын
+Ibraahim Shakul Yare hhhhh kir waryaa nin ahay xaad ii hayzata xaliimo miyaa aar unuka yab aragnay poweh caawa xaga beerta miya waba kaa zhakiyee😂😂😂😂
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Mataanka Xaji Yare mayaa jecyl dartii iyo heesto igu sababsan awgeed yan nin iyo nag kale sari leyahyy 😭😭😭😢
@mataabkaxajiyare7983
@mataabkaxajiyare7983 7 жыл бұрын
+Ibraahim Shakul Yare 😅😅😅 ship dheh pooweh wadnahaa ha iii goynine ana kuu doonaya ee dumaazhiday pooweh 😂😂😂
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
mashallah bk bro hees way dhaaftay 👌👏👍cafis cafis b aynu kala nahay ala hayaay kuguma ciyaarine calfa sidaa yidho ina kala cidleeyay
@masuttimoh4823
@masuttimoh4823 7 жыл бұрын
oooh 😅😅calaf kuna jacaylkii car idhaaf haduu yidhi aar way dadkii wx jcla igu poopa like ta cawa jcyl drts lamurugysnhye
@farxiyofarataag8950
@farxiyofarataag8950 4 жыл бұрын
Allha ku sahlo coloyowga laha shada uman dhalalan 😭
@ajabnadif7097
@ajabnadif7097 4 жыл бұрын
So
@ajabnadif7097
@ajabnadif7097 4 жыл бұрын
So you
@ajabnadif7097
@ajabnadif7097 4 жыл бұрын
He He ti
@maankaxayoow5745
@maankaxayoow5745 4 жыл бұрын
O999
@hargiesacity6047
@hargiesacity6047 7 жыл бұрын
woooooow axyaaa msuulinyin qllia codka iyo laxank alfaana maxamed bk Abwn Yusuf shacir music furinle l
@dalmarhuula3268
@dalmarhuula3268 7 жыл бұрын
kk
@dalmarhuula3268
@dalmarhuula3268 7 жыл бұрын
j
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
oh my good mxmed bk😍respect ❤🌷 all somalind idiin ma wayo apiid🌷❤🙏 zack films thanks masuul sare🌷🌷🙏 calalyowga lahashada cabashada uman dhalan calafkuna jecelki car ii dhaf haduu yiidhii😢😢 allaaw amuraha sahaal😭anigayba iga hadalysa😭😭inkastoon ku cashaqay calafba iiga hiishayeee anigoon caloshiiyo cidigayga kugu qabaan❤cafiis baaynu kale nahay ❤aniga iyo adigaa❤😍😢😭
@sharmarkeabdi9107
@sharmarkeabdi9107 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare Nooolow Geeeesi
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Sharmarke Abdi thanks wllky rumad sido kle cizi iyo sharf ku nolow 🙏🙏
@iintizaaraliali8090
@iintizaaraliali8090 7 жыл бұрын
😘😘😘😘😘 king👑👑👑💗 you too big respect❤❤❤
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Iintizaarali Ali alaaw ikiin daa my dad iggu qaliya💋❤ iam from ddsi💋💋❤🌷🌷🙏
@ayaandayib7835
@ayaandayib7835 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare o
@fartuunabdinasir596
@fartuunabdinasir596 Жыл бұрын
alxm nolashaydi qofki an jecladay ilahay baa calaf igu daray alow idaaa labadayda wiil iyo abahod my husband ♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤♤ninkula mida adunka masarna xasankaygah
@dookhkeyd7133
@dookhkeyd7133 4 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaya heestan isagoo quarantine ku jira
@ayanitaidrissdanfeh7584
@ayanitaidrissdanfeh7584 7 жыл бұрын
anigoon calooshiyo cindigayga kugu qaban cafis baynu kala nahay dhamaten asaxabey wow bk qof aantageroo 😃😃
@amirah3889
@amirah3889 2 жыл бұрын
Calafkuna jacaylkii car idhaaf haduu yidhi😭💔
@famos4153
@famos4153 7 жыл бұрын
bk waxad mooda inu aniga toosh iga daba qaatay o nolashaydi 6da sano u heeso kasameyey axya fanan heestan fariin bay iga tahy anga
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 6 ай бұрын
Cafis baynu kala nahay 🙌 💔2024 Nin rageed walba oo nasiibka xulashadu ka xumaaday waxan inoo wada rajaynaya dumar ducaysan oo aynu ku dagno iyaguna inagu deg oo aynu wadaagno nolosha macaankeedana ❤
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 7 жыл бұрын
Anigoon calooshiyo Cindigayga kugu qaban Cafis baynu kala nahay.
@sharmarkeabdi9107
@sharmarkeabdi9107 7 жыл бұрын
ZACK FILMS Thanks Masuul 🙏🏻
@Truppaa
@Truppaa 7 жыл бұрын
ZACK FILMS
@somalituneshd7637
@somalituneshd7637 7 жыл бұрын
ZACK FILMS Gob baad tahay
@mataabkaxajiyare7983
@mataabkaxajiyare7983 7 жыл бұрын
zacki filims kuwan iyo kuwo kalena waa kaa zugayna adoo mahadzan prother heesahaa cusub ee zaan oo kale ah noozo galiya mahadzanid prother 💕💕💖👈
@ikraam6747
@ikraam6747 7 жыл бұрын
zackfilms wll heestii C/raxmaan odey Abaarta ka hadleysey soo gali
@Truppaa
@Truppaa 7 жыл бұрын
Cafis baynu kala nahay 🙌🙌💯💯💯 Best Song wallaaahi
@cabdixaafidcalinuur1526
@cabdixaafidcalinuur1526 2 жыл бұрын
🥰
@user-dr3ug3qu2x
@user-dr3ug3qu2x 7 жыл бұрын
Ooooooooof Mohamed bk noolow intag nololi jiro
@sabahh5934
@sabahh5934 7 жыл бұрын
very nice song 👌👍👌
@mzzsmileuggie8968
@mzzsmileuggie8968 7 жыл бұрын
Car waayo ninka inanta ku odhanaya cafisbynu kalanahay Nafsigayga kuheli doona mooye
@luulalaki6957
@luulalaki6957 6 жыл бұрын
Axeey ax jacaylow kujecliyaa waliba adoo idhaawacay: inkastoon hebalow kucaashaqay calafbaa iga hiishayee💔😢 cirka sare wixii jira la iskuma canaantee anigoon calooshiyo cindigayga kugu qaban cafis baynu kala nahay🙏
@abdala65roy3
@abdala65roy3 2 жыл бұрын
Still 2022🤣fv song🥰
@garyaqaanzaki2258
@garyaqaanzaki2258 2 жыл бұрын
Ereyadaasi Culus Waxaa Iska Leh Abwaanka Weyn ee Yuusuf Cismaan Cabdulle (Yuusuf Shaacir)
@abdiazizhazzan962
@abdiazizhazzan962 7 жыл бұрын
when ay soo baxdaY zhpoH heestu waa best😍😍
@samiiramahamed4750
@samiiramahamed4750 7 жыл бұрын
cirka sare waxii jiro laiskuma canaantee wlhy itz true😍👌 isaaqland ninkaan bes kataageraa wlhy bk nolow😗😂👌
@kaltounabdirahmaanmahamed4691
@kaltounabdirahmaanmahamed4691 7 жыл бұрын
samiira moha ilma amison
@bosszaki9861
@bosszaki9861 7 жыл бұрын
samiira mahamed 😂😂😂😂😂😂 bk ku dhaaf isaga ka masuula isaaqlande
@ncmn8792
@ncmn8792 7 жыл бұрын
Mahamed bk the man with the golden voice. This is another hit too. My fav part : calfkuna jacaylki car idhaaf hadu yidhi 😕☹️
@bosszaki9861
@bosszaki9861 7 жыл бұрын
Bk fan muraayadii
@sharmarkeabdi9107
@sharmarkeabdi9107 7 жыл бұрын
Calafkuna Jacaylkii Car i dhaaf haduu yidhi 💯💯💯
@yaxyekuuriya5944
@yaxyekuuriya5944 7 жыл бұрын
mcha alah halkaa kaga hay
@happyahmed9629
@happyahmed9629 7 жыл бұрын
thanks zaki films
@abdifathahabdilahi5243
@abdifathahabdilahi5243 4 жыл бұрын
Abwanka abwanada bk
@hoodomaxamuud1512
@hoodomaxamuud1512 4 жыл бұрын
Cilad kaagamaan tagin colaadaadu ima galin cirka sare wixii jira laskuma canaantee 2020 4 1 arbaca
@farxiyofarataag8950
@farxiyofarataag8950 4 жыл бұрын
Wlhi markan dhagYsto wan il meya cafis ban kala nahay dadko idil
@Somalisongs388
@Somalisongs388 7 жыл бұрын
waw waxbaa kadhacay thanks haqabtiraha zack flims
@elizaquen2282
@elizaquen2282 7 жыл бұрын
Wow bk nice song
@lovemaker9309
@lovemaker9309 5 жыл бұрын
Inkasto ku jeclahay hadana ima surtagalin ina ku fahansiyo Cafis baynu kala nahay and i look forward to the next chapter of my life by by. 🚶🏿‍♂️
@hargiesacity6047
@hargiesacity6047 7 жыл бұрын
woooow thnks mssul sare Zack film
@muhiimfuaad-ig6cj
@muhiimfuaad-ig6cj Жыл бұрын
Cafiz ban kalan haya 🙏😥
@zucdichannel7853
@zucdichannel7853 4 жыл бұрын
Cidla kaga tagin coladadu ima galin cirka sare wixi jira layskuma canante cafis ba igathy inkaston ku cashqy calf ba iga hishaye anigon caloshiyo cindigyga kugu qaban cafis bynu kalnhy 💔💔💔💔😭28/3/2020 nolshyda malmhi ugu xuma marin ilhow adan kutala sarty
@shukriismail6588
@shukriismail6588 3 жыл бұрын
Eesh cala ereyo jacaylkygii hore cilad kaagama tagin colaadadu ima galin cirka sare wixi jira laykuma canaantee cafis ayaa ka dalbaday wll wan ogahay ina ijeceshay blse calafka ina kala heyey😭🤦‍♂️
@Bahjahappy1798
@Bahjahappy1798 7 жыл бұрын
Caloolyowga lahashada Cabshada umaan dhalan Calafkuna jacaylkii Car idhaaf hduu yidhi 😍😍😙😙😙 wooow nice song bk TNX ZACK FLIMS wllo 😍😍
@hawakiinmohamedabdi1552
@hawakiinmohamedabdi1552 Жыл бұрын
Abdihakiim cafis baynu kala nahay wll🙏🏾🙏🏾💔
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Anigoon calooshiyo cindigayga kugu qaban Cafis baynu kala nahay eesh cala ereyo Bk
@luulalaki6957
@luulalaki6957 5 жыл бұрын
Inkastoon ku caashaqay calafbaa iiga hiishayee anigoon calooshiyo cindigayga kugu qaban cafis baynu kala nahay😭😭😢😢💔
@asda1981
@asda1981 7 жыл бұрын
waah waah hees iyo badh 👏👏
@umuinara9113
@umuinara9113 2 ай бұрын
abas u broke me
@naimabarre7307
@naimabarre7307 6 жыл бұрын
Heestaan xusuus waanku qiirooday wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭☹☹
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Laygaraadinaaye.mashaaaaaalah.
@sacdiyoduuni682
@sacdiyoduuni682 Жыл бұрын
Inkasto ku cashaqaaga calaf Beyga hiishay🥺🥺
@salmaanabdi457
@salmaanabdi457 7 жыл бұрын
👍top tagerayasha Bk like saara ❤️
@adnaadan773
@adnaadan773 7 жыл бұрын
Cafis baynu kala nahay wow! Mahadsanid zack films Like tana akhayrta ^_^
@balagxerow4829
@balagxerow4829 Жыл бұрын
Cafis beynu kanahay
@deeqakalgacal563
@deeqakalgacal563 7 жыл бұрын
waaaaw Nic Song noolow Bk 👍👌👏
@shiineaxmed6552
@shiineaxmed6552 6 жыл бұрын
Deeqa Kalgacal O
@ruwaalabdisamad132
@ruwaalabdisamad132 7 жыл бұрын
(caloolyowga lahashada cabashada umaan dhalan calafkuna jacaylkik car I dhaaf haduu yidhi) "Esha cala hees iga dheeh"
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Ama laygaraadiyey.nabaadiinu.
@mushtaqabdiqani5512
@mushtaqabdiqani5512 2 жыл бұрын
Cafis Banu kala nahay 💔🥺😓
@almaslv3134
@almaslv3134 7 жыл бұрын
zack films Thanks
@fahadappdala546
@fahadappdala546 2 жыл бұрын
Cirka sare wixii jira layskuma canaante Hadad 2022 dhageyseneyso isoo xasuus bal
@hayinmedia803
@hayinmedia803 6 жыл бұрын
manshaalaha bk mar walab Run baad ka hadashaay
@najimamohamudhassan1634
@najimamohamudhassan1634 2 жыл бұрын
Qofki uhoreyey an jacayl uqado man helin lkn kama xumi wuxu ilahy qoray wan yara diqadoda wanan is adkeyaa qofkan jeclady wu uqalmaa qof la jeclado😍
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Dhulbaan kunoolahii layga raadiyaaaa.5 yartaaan
@hudawarsame5881
@hudawarsame5881 7 жыл бұрын
cafis beynu kle nahay hmmmmmm. walee wey igu socotaa heesta
@tiitiyare2160
@tiitiyare2160 2 жыл бұрын
Cilad kagama tagin coladadu ima galin cirka sare wixii jiro leyskuma canaante🥺🥺🥹😢❤️💯
@FadxiCawil
@FadxiCawil 9 ай бұрын
Cafis baynu kalanahy😢
@nadaarajaamac5258
@nadaarajaamac5258 7 жыл бұрын
waw zxp qaliya bk alle hyka keno zxp Nadaara ibnu Nadaara
@BaHaLjr
@BaHaLjr 2 ай бұрын
Soomalida maxaa wada Qalbi caruuur Kadhigay commentigay kuwada barooranayaaN war waxaad waydaan miinaan lahayn awalba Ee caadi iska dhiga😂
@kagabotv9573
@kagabotv9573 7 жыл бұрын
Hala is Cafiyo
@sharmarkeabdi9107
@sharmarkeabdi9107 7 жыл бұрын
Cafis iyo Musamaxx
@abdirisakdabaare9065
@abdirisakdabaare9065 7 жыл бұрын
#Zack films waa la yaabey chanel ku duco iyo habaartoona uma baahna kk
@najocade3560
@najocade3560 7 жыл бұрын
well done
@sumayasalat6011
@sumayasalat6011 7 жыл бұрын
Banger 🔥🔥🔥
@asmahiis2832
@asmahiis2832 7 жыл бұрын
waaaaaaw
@khayriyazaciid5481
@khayriyazaciid5481 7 ай бұрын
Cafis bynu kala nahay💔😢
@wllfarmaa
@wllfarmaa 7 ай бұрын
Waxan kusoo daaley tik tok waxana onacay ..story geyga fiiri😂😂 bk lagend sonaliyed
@king-faisalmaalim427
@king-faisalmaalim427 7 жыл бұрын
Hamda ismaaill cafis beynu kala nahay
@mohamoudmohamed9489
@mohamoudmohamed9489 4 жыл бұрын
Nice song
@asmahiis2832
@asmahiis2832 7 жыл бұрын
wanka helay hesta cafis baynu kala nahay
@suhuurawil5088
@suhuurawil5088 7 жыл бұрын
first views😹😻😍😍
@jeijo11mustafe78
@jeijo11mustafe78 7 жыл бұрын
bk abwaan buuxa jiro joogoo
@yassindaha352
@yassindaha352 4 жыл бұрын
Cafiska baa
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Bes.wadajir.Xamawadajir.
@tamniilt919
@tamniilt919 7 жыл бұрын
cafis beynu kala nah nay aniga iyo adiga💔💔💔💔💔😓
@king-faisalmaalim427
@king-faisalmaalim427 7 жыл бұрын
Anigoon calooshiyoo cindigeyga ku qaban
@maryamkiin2520
@maryamkiin2520 7 жыл бұрын
Heestan aad bay igu socoto mcn qalbiga taabatey sina laguma ilaawi karo inskasto lays cafin karo qalbi quf jeclaaa ax
@munaabdi7360
@munaabdi7360 5 жыл бұрын
Mar yan waa run tada wlhi qof kaad si dhab ah ujec lato saad ku ilow did wey adag tahay lkn waad cafinkar taa waxana kula dremi kara qof wax jecel 💔💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭
@burjibilan535
@burjibilan535 3 ай бұрын
2024😢yaa dhageysnaya
@FaraxaanDeeeqasoobadi
@FaraxaanDeeeqasoobadi 6 жыл бұрын
Good song
@saadiamohamed6868
@saadiamohamed6868 7 жыл бұрын
Hada wadada saxda sarantahy bk
@filsanhirsi5053
@filsanhirsi5053 7 жыл бұрын
wow BK fanaan jira
@maxamedcase8639
@maxamedcase8639 2 жыл бұрын
Maxmed bk
@maxamaddaahir7559
@maxamaddaahir7559 3 жыл бұрын
Calool yowga lahan shada Cabashada umaan. Dhalan Calaf kuna jacaylkii Car idhaaf haduu yidhi Cilad kaaga maan tagin Colaadaadu IMA galin Cirka sare waxa. Jira la iskuma canaantee Inkas toon kucaashaqay Calaf baa ina kala hiilshe Anigoon caloo shiyo Cindigayga kugu qaban Cafis baynu kala nahay jacayl calaf baan u nacay 😢😢#2021
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
Aad iyo Aad ✔️
@abdelfatahahmed8352
@abdelfatahahmed8352 7 жыл бұрын
bk aad ayaan ku taageera sxb lkiin xooga waxaad tahay nin fog ee iska dhaaf bahasha soomali kala gaysay fantastic ayaad tahaye horay u soco sxb
@Sabestianthetraveller
@Sabestianthetraveller 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdihassan689
@abdihassan689 7 жыл бұрын
heestani ma heestii dawiyo malab ayay jawaab u tahay iyo jacaylkii London ku helay abwaanka
@mostafheahmed138
@mostafheahmed138 7 жыл бұрын
Maxamed siciid bk fanaan faniinta dhafay heeso eroyo macaan
@faysamaxamed5383
@faysamaxamed5383 7 жыл бұрын
cafis bankul nahay💗
@ayuopalves3248
@ayuopalves3248 7 жыл бұрын
Lipax #ZackFils
@husseinduk3519
@husseinduk3519 2 жыл бұрын
Calcalyada xareediyo cosobki nugaalayd senga caruunka daaqiyo Lagu Mood cadceedoyo ,dayax iyo cidhjiidiyo hee inkasto ku caashaqay calaf bay ika hiilshaye anigoon calooshiyo cindiga kugu qaban cafis baynu Kala nahay 😭caloolyowga lahashada laahashada cabashada uman dhalan cabashada jaceylki Car i dhaaf haduu yidhi cidlo kagaaama tagin hee colaadada ima galin Cirka sare Waxi jira He in kasto ku caashaqay calaf BA ika hiilshayee anigoon caloosha iyo cindigayga kugu qaban
@ismailomarfarah9585
@ismailomarfarah9585 6 жыл бұрын
Erayadii Yuusuf shaacir ,laxankii Mustafe Maxamed Waris Mustafe kiiko
@cabdisamadcabdilahi9564
@cabdisamadcabdilahi9564 6 жыл бұрын
waxasaa heesa
@mohamedeilmi1818
@mohamedeilmi1818 7 жыл бұрын
wow
@kamahadhemo4445
@kamahadhemo4445 7 жыл бұрын
Wwwwwww maxamed bk long life wlhi
MAXAMED BK┇DHULKA SOCO IN KUGU FILAN ᴴᴰ ┇LYRICS
6:09
ZACK FILMS
Рет қаралды 786 М.
MAXAMED BK┇NARUURO ᴴᴰ┇LYRICS
5:47
ZACK FILMS
Рет қаралды 4,1 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 170 МЛН
AXMED AARSHE┇HEES CUSUB (AFKAAGA MASUUL KA NOQO ᴴᴰ)┇LYRICS
8:20
Maxamed bk | CAFIS BAYNU KALA NAHAY | New Somali video HD
5:08
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1,9 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 430 М.
MAXAMED BK IYO NIMCO DEGAN┇AAN MAALNO JACAYLKA ᴴᴰ┇LYRICS
8:19
MAXAMED BK┇BINI AADAMKAA LAGU KALA BARTAA┇LYRICS
6:22
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,3 МЛН
Nimcaan Hilaac 2016 Loogada Qalbiga Farsamadii Saami Cadde
7:10
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,5 МЛН
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 5 МЛН
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 13 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 13 МЛН
Nastya and balloon challenge
0:23
Nastya
Рет қаралды 43 МЛН
The marketing team needs a raise 💀
0:11
YT VIVEK 02
Рет қаралды 28 МЛН
Узнай на канале @pimpochkagames ! 🏆 #симбочка #симба #тигра
0:47
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 983 М.