QEYBTI 2/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS

  Рет қаралды 294,189

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Пікірлер: 594
@kanxgdgsa
@kanxgdgsa 2 жыл бұрын
Dadka qaar baa haddii Farmaajo ama Siyaad laga hadlo xajiimoonaya, Proffesor-ku sowka ka hadlaya xumaantii *Saadiq Joon* iyo *Sanbalooshe* oo ay isku reer yihiin. Maxamed Xaaji Ingiriis waxa uu sidoo kale ammaanayaa oo uu nin daacad ah ku sheegayaa Raysal Wasaare *Cabdiweli-Xiirane* oo Siyaad iyo Farmaajo la hayb ahaa.
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 жыл бұрын
Haa Saadaq Joon weliba waa nin ee reer hoose isku yihiin
@mohamedjamaomar5145
@mohamedjamaomar5145 2 жыл бұрын
Cabdi wali xiirane iyo sanbaloolshe mid xukunka qori ku qabsaday ama isku dayay ma jiro marka jawaabta inaad heshay ayaan filaa
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 2 жыл бұрын
Waa beena waad Sareeya Guud Axmed Saleebaan Dafle Ayuu been ka sheegay uu dhahay 10 sano matukan ee see lagu aamina markaa
@thesomaliman5396
@thesomaliman5396 2 жыл бұрын
@@hogaamiye7081 waa runtii taaruku salaad buu ahaa isaga kaligii ma ahan saraakiishi dowlada ayaa sidaa u badnaa xiligaa.
@suugaan
@suugaan 2 жыл бұрын
@@hogaamiye7081dafle mumin muu kuu ahaa xeerkii qoyskuu watee wadadaaduh laa yeee jaafir iyo kaafir kaal baad tihiin xataaa adigaa dafle difaacaya murtad ah kii ka shakiyaana waa mushrik dhagowawayn
@hersijama6905
@hersijama6905 2 жыл бұрын
Maasha ALLAH Prof iNGIRIIS waa bad waana GEESI runta ka sheega wax walba oo magacyadda uu xusay waxaa ka buuxa rag reerkiisa ah, waa uu ku yar yahay qof sidaa ah Soomaalida, Ayaanle waan ku amaanaa howsha uu hayo.
@dr-ayetollahsheikh1065
@dr-ayetollahsheikh1065 2 жыл бұрын
Ayanle marka laga so tago inad tahay highly qualified investigative journalist, waxa ad ucajiib ah khibradda ad uledahay technique-ga ugu fiican ee qofka lo wareysto, qof ad meshan ku wareysato macluumaad kama tegaayo barkeey waqti ku filan u ku hadlaad siineysaa.
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 жыл бұрын
Wax Badan Ayaan ka kororsadey Dr M Xaaji Ingiriis. Dhuuxa oo meel ku dhigta. Waa macluumaad qaarkeen iloobeen.oo wada Xaqiiq Ah waxa uu ka hadlayo. Ayaanle iyo Team Hanoolaatto Mahadsanidiin in badan
@abshirsiciid2301
@abshirsiciid2301 2 жыл бұрын
Ayaanle sida been loogu waday Ayuu gacmaha isa saartay
@johnny0076
@johnny0076 2 жыл бұрын
Very informative interview...once again hanoolaato proves it self to be one of the best investigative journalism in somali media
@fnw8688
@fnw8688 2 жыл бұрын
Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin keep going
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Prof mahamed ingriis ilaahay haku daayo may asagoo kale madax wayne nooga dhigaan💯💯💯👍👍👍
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Hanoolato horay usocda barnamijkiina waa loo baahan yahay iyo halyeey gaan kula joogo👍👍👍
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 2 жыл бұрын
I support hanoolaato waxaad marwalbo keentaa aqoonyahano qabiir Ku ah taariiqda somalia waana Ku mahadsantahay @@@@
@AhmedMohamed-ql2tf
@AhmedMohamed-ql2tf 2 жыл бұрын
Aqoon la'aan waa iftin la'aan. Thank you professor.
@AliA-my5im
@AliA-my5im 2 жыл бұрын
Wallaahi waa run xiligii Cabdullaahi yuusuf abtigeey ayaa la iska xirtey oon waligiis qori qaadin shan kun oo dollar baan kusoo seeynay oo waliba baryootan ku darnay. Baad beey ku heeysteen magaalada
@vladimirputin3118
@vladimirputin3118 2 жыл бұрын
Al shabaab bu ahaa abtigaa 😁
@khadiijohassan4822
@khadiijohassan4822 2 жыл бұрын
Prof maxamed haji ingiirs Allha noka xafido wax badan ban kaa faidnay 🥰👏
@xasanabdi55
@xasanabdi55 2 жыл бұрын
Masha allah waa wareeysi faaido badan leh digtoonaada ayaanloow ilaahay ha idin xifdiyo adinka iyo inta kale ee runta ka hadasho
@qaysmohamed659
@qaysmohamed659 2 жыл бұрын
Qaybtii hore wan gafay hal iga raali noqdo Mahadsanid Profk iyo ayaanle
@Ubah2020
@Ubah2020 2 жыл бұрын
Mr mahamed engiriis you’re amazing we need you well done brother ilhay haku xafido nin waxbadan og
@cabdikariimsharmake5953
@cabdikariimsharmake5953 2 жыл бұрын
Saaxiib waad salaamaa tahay wax kale ion dhaho ma aqaano keep going sheekadaada waa mid iga hada ray alaha ku xifdiyo xaqiiqda waliga ka hadal thnks Ingrids and ayaaan
@hamzahoussein1513
@hamzahoussein1513 2 жыл бұрын
Mashallah Prof ingiriis wlhi waa niin aad aqoon u leh oo wax bartay oo umaad hogaamin karaya allaha ku xafiido bro 👏💯✅
@azamawil8715
@azamawil8715 2 жыл бұрын
Putting all these events from different era's together is not as easy.
@libana4392
@libana4392 2 жыл бұрын
Dr Mohamed Haji Ingariis wax badan baad noo faaiideysay mahadsanid, Ayaanle Xuseen mahadsanid HANOOLAATO waa educative nooloow
@duranhassan3177
@duranhassan3177 2 жыл бұрын
Horta mashaalah Barfisoor ingiriis wuu ku mahadsan yahay sida Wadixa ah ee uu wax noo fahamsiyo Laakiin waxaan idinku talinayaa inaad foojig naataan Dadka umada kujiro ee caqliga leh ilaa 30 sano waa la ugaarsanayay ilaahey hanookin xafido labadina iyo inta idinla midka ah
@xasanabdi55
@xasanabdi55 2 жыл бұрын
Waa runtaa Walaal
@Hayehaye47483
@Hayehaye47483 2 жыл бұрын
Prof . Maxamed Xaaji Ingiriis isn’t a easy man . We need more like him
@aahmedduale3401
@aahmedduale3401 2 жыл бұрын
ⁿÅ
@adenhassan9983
@adenhassan9983 2 жыл бұрын
Hi
@mohamedebrahim6086
@mohamedebrahim6086 2 жыл бұрын
Hi
@HassanMohamed-xy1yt
@HassanMohamed-xy1yt Жыл бұрын
❤ 1:03:32
@ahmetismail359
@ahmetismail359 2 жыл бұрын
Mansha alah alahaydin xafido warkaasi waaxaqiiq waanatii faqashta
@mohameddeq6370
@mohameddeq6370 2 жыл бұрын
Masha Allah prof ingiirs allaha kuxafido
@waaqicadunida8031
@waaqicadunida8031 2 жыл бұрын
This guy is historian really i never seen i guy like him
@Joshua.Anthonny
@Joshua.Anthonny 2 жыл бұрын
he is a national treasure, he must be protected at all costs!
@mohamedabd9183
@mohamedabd9183 2 жыл бұрын
I truly agree
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 жыл бұрын
Called this paranoid man historian is clear witness that you don’t know meaning of the word historian. Adiga iyo inta kula mida lama yaabo ee waxaa doontaan ugu yeedha iwm. Maalintii iigu horeysay ee aan arko qofkani qofkani maskaxda ka dhiman yahay hadana been iyo faan ku darsaday ayaan comment advise ah ugu qoray ; odey dib isugu noqo oo huuhuuda iyo beenta iska daa hadii wallee Soomaali noocaaga oo kale horey magacyo ugu bixiyeen iwm.mudo ka dib ayaan arkey iyadoo Somali comedian ku galay oo ku qiray inuu yahay kan Somaali ugu beenta badan,fiiri Tooshka and siyaasada oo ka hadlaya iwm.
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 2 жыл бұрын
@@Joshua.Anthonny wey dhacdaa oo diinta ayaaba lagu in dadku kuwa ugu beenta badan ugu yeedhaan heroes amaba ayba ilaaliyaan,balse ogow runtu waa meesheeda oo qofna ma bedeli karo. Kani waa beenaale weyn oo xishoodkiina meel soo dhigtay iwm.
@Najiib_Farhan
@Najiib_Farhan 2 жыл бұрын
Full information on facts Thank you prof.mahamed Haaji ingiris👍
@abdikaden6250
@abdikaden6250 2 жыл бұрын
Very informative scholar.
@mascudabukar2120
@mascudabukar2120 2 жыл бұрын
You are better than all Somali politicians somalia needs like you!
@sadaq2002
@sadaq2002 2 жыл бұрын
Walahi wa dhaartaye wiilkeena wa wiil wax badan og masha Allah. Aniga 2006 ilaa hadda anaa u qiriaayo wuxuu shegaayo in run yihiin. 2diina Alle ha nii xifdiyo
@fartaxaaji168
@fartaxaaji168 2 жыл бұрын
Wa full information ayaanle wax badan so gudbisee allh ku xafido
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
Mahadsanid Mr ayaanle and your guest pro ingiris
@mubarakahmed5364
@mubarakahmed5364 2 жыл бұрын
Xaqiiqada iyo cadayn ayuuu hayaa dr ingiiris runtii waan taageersan prf
@mohamedshukri486
@mohamedshukri486 2 жыл бұрын
Manshallah proff continue fighting for the right innocent and weak somaliiiis
@alifarah399
@alifarah399 2 жыл бұрын
nice interview thnk you ayaanle
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 2 жыл бұрын
Geesi raganimo inaad umadaan masaakiinta aad la wadaagto waxa jira iyo dhiigya cabyaashii dalkeena burburiyey inaad nala wadaagto waad ku mahadsan tahay prof Ingiriis. Ayaanle la,aantaa ma suurta gasheen wareysiyadan masaakintan Somalida ku ogaadaan wixii laga qariyey waad ku mahadsan tahay Ayaanle.
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Ilaahay cadowga hakaa badbaadiyo mahamed ingriis
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 2 жыл бұрын
We love Xaaji Ingiris wa cheap. Qiiro Somali Jaban... Buy his books 📚 If you are truthful.. Bugagtisa iibsada sii uu hawsha usi wado ..
@mohamedabdullahiisse4983
@mohamedabdullahiisse4983 2 жыл бұрын
Iconic man Professor M.Haji ingiris 👏
@ismailnageeye7836
@ismailnageeye7836 2 жыл бұрын
Waxan aad u bogaadinaya talada uu prof.eng ku so gaba gabeeyay ee ah, haayada sirdoonku ha ka haawl gasho Arrimaha sirdoon ee dibadda inooga imaanaya, shaqada aay dalka gudihiisa kawadana ha joojiso si aaysan dadku is kaga hor imaan.
@inawarei
@inawarei 2 жыл бұрын
Somalia needs 5 million men like this brother. I’m just wondering how many years it takes for us to get these men to see a change?
@jibriilmohamed6080
@jibriilmohamed6080 2 жыл бұрын
Wa qabyaladiiste afka macan ha arkin
@inawarei
@inawarei 2 жыл бұрын
@@jibriilmohamed6080 Your answer allows one to measure your level of education my brother. But so sorry that you feel that way.
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 2 жыл бұрын
@@inawarei WAX walba ay durayan qabtakad bay ku duraan, aguna wadanimo an jirin ay claim gareyaan
@HamzaAbdilahi-rk5kp
@HamzaAbdilahi-rk5kp Жыл бұрын
​@@inawareijawab fcn ayaad siisay wlh
@Amina-tr7eo
@Amina-tr7eo 2 жыл бұрын
Ayaanle waxa ku jirey walaalkey Cisman Abshir Cabdallah oo afweyne siyad bare uu iska xidhay oo ka shaqayn jirey manager of dhirta iyo daaqa Burco 1982. Waxa la xidhay 1982/ jun/ waxana la soo deeyey 1988. Waxana la la soo daayey siyaasiisin kale. Walaalkey Cisman Abshir Cabdallah waxa uu noogu yimi Wadanka Masar. Walaalkey iyo siyaasiisin badan waxa u dacwoodey Aminesty International. 😭😭😭😭😭
@zachariadahoudmohamed73
@zachariadahoudmohamed73 2 жыл бұрын
Prof. Ingiriis Allah ku xafido bro
@statsm8339
@statsm8339 2 жыл бұрын
Mashaa Allah waad mahadsan tihiin Ayaanle adiga iyo Dr. Maxamed Xaaji Ingriis. Wareysi xiisa leh. Alle ha idin xafido.
@trusttome9682
@trusttome9682 2 жыл бұрын
This is firt time that I commented your posts due to pr Engris he legend somali young boy
@iqlaasa6543
@iqlaasa6543 2 жыл бұрын
Ayaanle iyo Ingriis Waa mahadsan tihiin , SIda aad runta ugu soo bandhigeysaan Umada soomaaliyeed ee beenta laga dhaadhiciyey. Wareysiyadaan cilmiyeeysan noo badiya fadlan. Maansha alaah. ilaah hanaga qabto wixii somaliya dhibaya oo dhan. Aamiin.
@abdullahial-kandari764
@abdullahial-kandari764 2 жыл бұрын
Masha allah aad baan kuu taageersanahay ayaanle
@mahdialisaad3827
@mahdialisaad3827 2 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo somaliya hanoolato
@AarAbdimadoowe
@AarAbdimadoowe 5 ай бұрын
Profsefer maxamed ingiriis waxan jeclan lahaa in umada somaliyed dhaqalo usameyan ayna tageran si uu madaxweyne somalia ugu noqdo waan tagera
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 6 ай бұрын
Ninkn waan jeclahy waa aqoonyahn walhi maalin buu hargeisa isagoo dhex lugaynya ayaan salaamy❤
@billeabokor
@billeabokor 2 жыл бұрын
THANK you ayaan leh 200k Ninka gadhsiiya
@idirismowliid8870
@idirismowliid8870 2 жыл бұрын
Hore u soco pro Ingiriis.
@abdialibarkhad9668
@abdialibarkhad9668 2 жыл бұрын
A great boy highly educated
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 2 жыл бұрын
Boy aa he's not a boy he's a gentleman
@liivazza
@liivazza 2 жыл бұрын
Aad iyo aad ayaad u Mahadsantihiin Ayaanle iyo Dr Mohamed Hajji Ingiriis. Waxbadan ayaan ka Faaiiday wareysigaan.
@abufadlihaji2033
@abufadlihaji2033 2 жыл бұрын
Great well done both of you
@drahmedsaciid6562
@drahmedsaciid6562 2 жыл бұрын
Fadlan qeybkale halaguso dro profka
@jaamacgeele1834
@jaamacgeele1834 2 жыл бұрын
Wlhi xiligiii clhi yusuf dad badan oo wax danbi laheen waa laxiray oo lacag madaxfurasha lagu soo daayay qofkii diidana Ethiopia ayaa loosii gudbin jiray wlhi walalkay ayaa sidaas ku dhacday lacag badan ayaan aruurinay si aan Ethiopia logu gudbin kadib wadanka ayuu iskaga cararay ganacsade wax danbi ah aan laheen ayuu ahaa wadad ah oo tabliiqa inta uu ninkaas sheeg waa wax dhacay oo jira xiligii xassan sheikh ee sanbaloolshe ninka cabdi qabdiid qarabada yihiin waa cismaan caato oo dhintay garashkisa ayaa been been lagu soo wararay oo ladhahay hu ayaa ku xabaalan garashkiisa wax walba waa sax wax kabeena malahan
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 2 жыл бұрын
Wlhi ciyaalkaas foormuqa la dhihi jiray sanadahii 2014- 2015 dadka ayeey dhibi jireen. Waxaan xasuusta muqdisho inta koox dhalinyaro ah xaafadaha laga soo aruuriyo ayaa meel banaan ah la iskugu keeno. Ka bacdina dadka. Keey rabaan madaxa ka taaban jireen. Mar hadey Ku taabtane gaari madow ah ayaa lagugu ridi. Lkn ujeedka ka. Dambeeya caawa unbaan. Fahmay
@duniyoragecohniijk753
@duniyoragecohniijk753 2 жыл бұрын
Kuwii umad soomaaliyeed saan udhibaateeyay ilaahay haka jaaseeyo cawaan bay ahaayeen
@istarlini
@istarlini 2 жыл бұрын
masha allah thank you
@joemac1293
@joemac1293 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ayaanle
@MahadGoraa
@MahadGoraa 2 жыл бұрын
Nin wax bartay dalka Somalia jaahiliinta ku noolool ma jeclo lakiin Pro. Maxamed waa ku taageer sanahay
@osmanhawo4226
@osmanhawo4226 2 жыл бұрын
Thanks pro English
@ahmedyarebille4496
@ahmedyarebille4496 2 жыл бұрын
Hambalyo hanolato 200k
@lamaanahanoloshaofficial987
@lamaanahanoloshaofficial987 2 жыл бұрын
Thnks ayaanle and Xaaji ingiriis❤
@mohamedharunkassim9192
@mohamedharunkassim9192 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 жыл бұрын
waxaa nala deris ahaa UK gabdho Aabahood inta Jeziira la geeyey oo madaxa jawaan loo galiyey jidh dil lagu sameeyey ka dib uu dhintay, ka dibna la qariyey, 8 years later ayaa la helay
@live.behaviour
@live.behaviour 2 жыл бұрын
Profisor Mohamad Haji Ingriis Legend 👏 actually he genues
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 2 жыл бұрын
Digtoorka waa cajiib, waraysigan waxaa iiga baxay in Aqoonyahan Maxamed Xaaji Ingiriis uu ku sifoobi karo nin Garsoore ah, waayo dheh? Wuxu si isku mida u soo faqayaa dakanada iyo dhagarta ay galeen dulmifalayaashu. Isagoon u kala saarahayn kan baa kula qabiila kan baa kula saaxiiba!
@hibougaas5600
@hibougaas5600 2 жыл бұрын
Kkkkk wlhi wa sheko xariraa oqosola badan lakin taratibaa qaranaka daadka hakudirinaa qaranaka wa macan wlhi somali gulaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@abdifatahkulmiye5231
@abdifatahkulmiye5231 2 жыл бұрын
prof. ingiriis you legend. woow.
@jamalshukriabdi4220
@jamalshukriabdi4220 2 жыл бұрын
Ayaanloow Ilaahay haku xifdiyo. Runtii adiga ayaankuu baqaa, kaagana baqaa , xookda Fahad Yaasiin.
@Phinksa
@Phinksa 2 жыл бұрын
God brings us a ruler who cares somali, not tyrants and dictators Amin Amin Amin./my father who were gerenal shared with me how siyaad bare regime was killed descend./duli dad kale laga galey see loo cafinaaa siyaad bare ...mujrim
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 2 жыл бұрын
Almost got in tears wallahi , dad illahey ma yaqaanin
@Phinksa
@Phinksa 2 жыл бұрын
@@yahyaelmi8435 subxaanalaah did you say walaahi???🙉🙉🙉🙉 my dad was there during siyaad okay what fu
@Phinksa
@Phinksa 2 жыл бұрын
@@yahyaelmi8435 siyaad bare destroyed somali his deeds we are buying that price look farmaajo no different from siyaad. Mareexan is alshababa
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 2 жыл бұрын
@@Phinksa Take that back you can’t generalise a whole a tribe . Al shabaab is composed of all Somali tribe . In addition siyaad barre did destroy Somalia but the onces that came after him are worse in my opinion.
@Phinksa
@Phinksa 2 жыл бұрын
@@yahyaelmi8435 mareexan baan ku sheegii dil kama xishoodaan, dawladnimo waxey uuu yaqnan in la is dilo , kufsi, is handed, iney even waqtigiii siyaad bare joogey isagaa baryee boono wax la yiraa waraaq loo qoro bank iska tagaan buu lacag iska qaadan ma ogaaa kii siyey whichs siyaad bare iyo kiii qaatey wal lacagtaan yaa leh xagey ka timid reer keyga ma siin karaaa ? I mean you have to ask these questions" dawladnimo waxey moodaan iney waxa ugu badan cunaan guryo sharci daro ah iska dhistaan wow waxaas oo dhan waxaa uu keenayooo waaa diin laanta , odeyyaal ma leh , isma maqlan , diinta iyo cilmgaaa ku yar too me
@MoHass
@MoHass 2 жыл бұрын
Mahadsanid! Goormaa ka hadlaysaa Shabaab iyo Amniyaat?
@AhmedNurXaafid
@AhmedNurXaafid 2 жыл бұрын
Fadlan noo soo badi nikaan aqoonta leh waraysiyadiisa
@ismailsanyare4354
@ismailsanyare4354 2 жыл бұрын
Prof ingiriis best historian
@kanxgdgsa
@kanxgdgsa 2 жыл бұрын
Maxamed Xaaji Ingiriis, mahadsanid xogta aad noo soo gudbinayso.
@saydahmedyousufxusein662
@saydahmedyousufxusein662 2 жыл бұрын
Part 2 so hormarisay
@mohamedimaginary1932
@mohamedimaginary1932 2 жыл бұрын
Part 1 waa uu ku jiraa kan wuu ka horeeyey
@Isse-Farah
@Isse-Farah 2 жыл бұрын
Prof Ingiriis kama daalo daawashadiisa wlh waa nin balaaqo wayn leh, waa aqoonyahan faham hatsta.
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
Garad iyo aftahnimo ayaa ku habboonayd!
@naasirjama3042
@naasirjama3042 2 жыл бұрын
MaashaaAllah,ninkan siba caadi ma aha Caawa iyo bari waan dhegaysan karaa .
@jamalshukriabdi4220
@jamalshukriabdi4220 2 жыл бұрын
Well Ayaanle Ilaahay haku xufdiyo
@mohacade1777
@mohacade1777 2 жыл бұрын
Ninkaan maxamed ingiriis wa wadani dhaba horay usoco oqoonyahanka aan ku faanoow😅😅😅
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 5 ай бұрын
AFAR JEEBLE ALLAH NAGA QABTO 😢😢😢😢😢😢
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Professorka waa taagersanahay runta ku jeclahay
@MagaaloNet
@MagaaloNet 2 жыл бұрын
It's free to download that mean free to use for any project..am I right ✅️
@hamdimahamoud9290
@hamdimahamoud9290 2 жыл бұрын
Is funny 😁 Walahi Mash’Allah Allah ha ku xafido Inchallah
@AsiyaAidahAliyah
@AsiyaAidahAliyah 2 жыл бұрын
Iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiipp
@sultansomalijr990
@sultansomalijr990 2 жыл бұрын
Maxamed xaaji ingriis aqoon yahan waxbadan somalia utari lahaa. Hadiii. Lataliye laga dhigi lahaaa
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Siyaad bare iyo dowladisiina wax kheyr qaba uma geysane umada Allah aakhiro ha kaga gooyo, kuwa hada bedeleyna wax ma dhaamaan wax kasii daran baa ilaa hada la sameeyaa walee dulmi shacabku waa ka dhargeen kii horena nooma rooneyn kuwa haatana kasii xun. Yaa rabi.
@cryptocarrency
@cryptocarrency 2 жыл бұрын
Ayaanle please prof Mohammed ingiriis soo badi Wlhi waa Nin ilmaha qurbaha ku dhashay iyo kuwa gudahaku dhashay waan. Fahmeenaa
@abdirashidahmed2853
@abdirashidahmed2853 2 жыл бұрын
Ninkani waxbadan buu ogyahay. Waaba funny ” Reer cadaado waa dad iska dowlad jecel oo masaakiina” kulahaa..
@suadaliahmed4120
@suadaliahmed4120 2 жыл бұрын
Asaa ah nooh rer cadado wana runtiis
@amiiraabdishakur3819
@amiiraabdishakur3819 2 жыл бұрын
waligy waan ku aaminsanaa maxamed xaji ingrz horay uso adugoo kle ayaa wadan ku ubaahanyahy reallly
@soothingcalm101
@soothingcalm101 2 жыл бұрын
@Ingiriis; Jack of all, master of none. UNFORTUNATE.
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 2 жыл бұрын
wax badana ka faad'iidnay prof maxamed xaaji ingariis waa nin muhiim noo ah hadaa nahay shacabka soomaaliyeed
@Sh_geyre
@Sh_geyre 2 жыл бұрын
Mahadsanid Professor Ingiriis
@gamalfarah7131
@gamalfarah7131 2 жыл бұрын
Cabdillahi yuusuf Illahay naarta haku fogeeyo isagaa axmaaro wadanka keenay
@mohamedomarss9118
@mohamedomarss9118 Жыл бұрын
Ayanle nin kan hada sowadeyso 2023 please 🙏
@wehliye8241
@wehliye8241 2 жыл бұрын
Maclumaad ayaan ka helanay professorka waa mahadsanyahya
@mahamedali5878
@mahamedali5878 2 жыл бұрын
Allaah haku barakeeyo aqoon-yahan
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 5 ай бұрын
AF SOMALIA 🇸🇴 SXB
@cabdixasan5656
@cabdixasan5656 2 жыл бұрын
Wlh waligey xamar kama bixin waxow shegayo inta ugu badan waa run
@Xalkeen
@Xalkeen 2 жыл бұрын
SOMALIA ♥️
@Phinksa
@Phinksa 2 жыл бұрын
Professor ingriska please I'm begging you to write this information..oral statement waaa inan ka gudbnaaaa/JAHIL AAN ALLE KA BAQEYN MARKUU KU TALIYO WAAA KAAA
@mohanur5310
@mohanur5310 2 жыл бұрын
Hanoolaato waxan codsanaya inad waraysiga abdullahi nasri soo badiso walhi ninkas wa codkar hadana dadka wax fahan siin kara wana geesi wuxuna leeyahay astaamaha lagu yaqaano masuul qaran Ninkaas aan garab siino oo an gaarsiino hanka uu rabay ee ahayd inu dalkiisa u shaqeyo wlhi wa iga dhab hadad igu racsan tihin Tankale wa nin aqon yahan dhinac walba ka dhisan dhanka diidta madiga wilkas wuxu kamid yahay dadki wax badali laha mustaqbal next government Mahadsanidiin
@ahmednur1405
@ahmednur1405 2 жыл бұрын
Ayaanle aad ayad umahadsantahay. M Ingiris 2bo episode kaliya kuma filno adna waxan rajeynaya in aad ka sameyn doonto barnamij intan kabadan oo ad ku wareysato M Ingiris
@jiijas3974
@jiijas3974 2 жыл бұрын
Kuwii Mohamed Siyaad Barre riday mwxaay hagaajiyeen gadaashiis? Please answer this question.
QEYBTI 1/2: TAARIIKHDA NSS / NISA DR MAXAMED H INGIRIIS
59:34
HANOOLAATO
Рет қаралды 321 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 2aad Sh Mustafe
1:08:55
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 226 М.
ABDISATAR JAWAABTI FAHAD MA'AHAYN MID LOO FADHIYAY!
37:50
HANOOLAATO
Рет қаралды 277 М.
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 639 М.
CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY
1:06:21
HANOOLAATO
Рет қаралды 486 М.
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН