Maxamed Xasan Barrow Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "MIISAAN"

  Рет қаралды 69,904

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@MuseArisak
@MuseArisak 3 жыл бұрын
Yaa salaam; heesku isagoo kaman ah ayuu laptop-ka iigu jiraayoo kama xiiso gooyo. Ereyadii; hassan Ganey iyo laxamkii; Aweys Abuukar Nuur 'Goobe'. waxay ku jirtey ruwaayaddii; Bidaari sibiq-bay kugu gashaa 1980.
@hagaryare123
@hagaryare123 3 жыл бұрын
P
@naxarxandule3170
@naxarxandule3170 3 жыл бұрын
Makeekee aanu socon. Makeekee waa : Cid wax ka qarin. (Makeekeekeeyay - Makeekeekeysay)
@abdirahmanahmedaadam3805
@abdirahmanahmedaadam3805 3 жыл бұрын
Waayo Waayihii Wacnaa...Been Maaha Runtii Cod Saafiya, Music Original ah, oo bilaa tashuush ah, Murti, Maaweelo, intaba waxaan kahelay Waayo Waayihii Wacaa.....Soo Wada Daaya Heesaha Kaydka ee Hadhayna. Aadbaad u Mahadsan tihiin
@salebanciise5123
@salebanciise5123 3 жыл бұрын
Maya maya mayaaan Deeq ku hayaaa.. Iyo wax maqan mawd baaa Ka dhow . Waa kalmado jaciib Wallhi
@kaderali6220
@kaderali6220 3 жыл бұрын
mudaahane aan ku guuriyo mariikh baan saxanayaayoo maya maya mayaan DEE kuu hayaa sidaasay sax ku tahay halkaasi meelo kale na way jiraan oo khaldan xaga lyricska mesha ah ku kala ka roon waa manfaca kuu kala sadroon sidaa daraaded codka heesta hala raaco waa sax codku
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
“Maalmihii qaar baa dambeeyee, taariikhduna waa ma guurtee.”
@mahamedjama5210
@mahamedjama5210 3 жыл бұрын
Mudaahano aan ku guuriyo, mariid waan saxanayaayoo, weeye beydku ee maaha sida qoraalka la raaciyey tilmaamayo
@Cartan7
@Cartan7 3 жыл бұрын
waqooyi murti u daa hal-abuur maanso somaliga
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Koonfurne laxan macaan iyo music u daa
@umulkhairahmed168
@umulkhairahmed168 Жыл бұрын
@@abshircarab18 wa caynkaas ana reer waqooyi baan ahee hh
@kaderali6220
@kaderali6220 Жыл бұрын
Mudaahane aan ku guuriyo mariikh baan saxanayaayoo saa saa saxa qoraalka
@ismailjama5409
@ismailjama5409 3 жыл бұрын
Nimankinan bidaarta lehe Burco danta shishe, iyo danta sokaysaay waa barorooraya,Berberaray wax isee maniga boodwayn Ka dhigay.
@salebanciise5123
@salebanciise5123 3 жыл бұрын
Axyaaaa jacayl hhhhh waah waaah
@hamsahali4558
@hamsahali4558 3 жыл бұрын
Heestani Waxa ku jirtay Riwaayadii bieder sow bay kugu hesheen Waxaa Alifay Abwaan xasan x cabdilaahi(xasan ganay)Waxaan ku luuqaynaya shankaroon Axmed dagal iyo maxamed xasan barrow
@ahmedalaale5493
@ahmedalaale5493 3 жыл бұрын
asc
@axmadeysekow5592
@axmadeysekow5592 3 жыл бұрын
👍❤️
@aliosman8418
@aliosman8418 2 жыл бұрын
Maryana waad ka aaradaa maaha ee waad ka arraddaa weeye
🔴 #DJIBOUTI 🇩🇯 ➪ Radio Boukao 📻 Édition du 06/10/2024 par Fathia Moussa Boukao.
49:26
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 22 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 109 МЛН
Maxamed Adam Dacar Iyo Shankaroon Axmed Sagal Iyo Heesta "HA ILOOBIN GOBANIMO"
13:39
Mar Hore
11:42
kali Cumar - Topic
Рет қаралды 89
Xasan Adam Samatar Iyo Shankaroon Axmed Sagal 🔥Iyo Heesta "XEERKIISA MUDANBA"
9:49
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 868 М.
Raarideysaa
7:54
kali Cumar - Topic
Рет қаралды 13
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 22 МЛН