Maxamuud Ciise Timajilic & Hobolada Heegan - Soomaaliduu Qab iyo Kibir (Hees Wadani)

  Рет қаралды 22,709

Ik Hajji

Ik Hajji

Күн бұрын

Maxamuud Ciise Timajilic & Hobolada Horseed - Soomaaliduu Qab iyo Kibir (Hees Wadani)
Ereyadii Abwaan Cismaan Diiriye Carrabeey (Gudomiyaha kooxda Heegan)

Пікірлер: 18
@CabulaahiJiinte
@CabulaahiJiinte 2 ай бұрын
Abwan cismaan diiriye kulane carey baasameeyey waana nin majeerteen reer mudug ah
@abdulbarre8407
@abdulbarre8407 5 жыл бұрын
Heestaan Xasan Aadan kama dhex muuqdo ee waa Siciid Mire Xaydar sida aan u malaynaayo
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 5 жыл бұрын
Waayo Waayo Ilaahoow Noosòo celi sharafkii
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Amiin ya alah brother
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 жыл бұрын
Saceed Mire Xeeydar kooxda Heegan
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 Жыл бұрын
Tima jilic heegan buu ahaa Koocdaana waa heegan ee maahan horseed Ereyadii cismaan diirye carrabey oo reer gaalkacyo ah Ahaana gudoomiyihii kooxda heegan uga horeeyey Cabdi bashiir indha buur Sidaa weeye xaqiiqdu
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Sax hegan xoga dalka somaliyed ❤❤❤❤
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 4 жыл бұрын
Lkn sawirka saaran waa axmed naaji sacad iyo hobolada waaberi
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 жыл бұрын
ama waa Timo jilic
@abokorcadaawebuuloxuubey1569
@abokorcadaawebuuloxuubey1569 3 жыл бұрын
Waar waa heegan iyo timojlac waar iska hubsada
@roblemaer4834
@roblemaer4834 11 ай бұрын
Ma iyagaa kooxihii kala yaqaan!
@ikhajji
@ikhajji 11 ай бұрын
Ustad, salan sare
@Leone-Di-Guerra
@Leone-Di-Guerra 4 жыл бұрын
Samatar ma aha
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Somalida qob iyo kibir marna qadan meyso waxan nalaga Qaban wayay qar qarsiga ku jogan qarsodi wu Dhamaday key qaloc la tahay anaga qursi didnay qoraxdi xurnimo qaranima halelnay inaga qaraxi didnay nabada qali weye ki qeymo ridayow wa ino qori afkisa inta hanta qarka sare banan yahay dhartana qabyada tahay qalabka wan sideyna key qaloc la tahay wa ino qori afkisa
@JAMHAD10
@JAMHAD10 9 ай бұрын
Haantada qabada ee qaarka sare banaan = Dhulka naga maqan Soomaali Galbeed iyo Gobolka Gaarisa 🇸🇴 Ina Qoob Sacle = Xabashida Ethpia Haan = Weel adag oo macdan laga sameeyo ama geed laga qoro Quraanjada iyo bisadaha xun = Ethiopia iyo kenya👎 Qaalinka ama ratiga = Gobanimada ayaa lagu matalaa Qabow raadin mayso = Nabad dooni mayso!☠️🇸🇴 Qonof = Jilaafo la isku gaado xilliga lagdanka lagu jiro Qaanso meeris = qofka oo Sinta inta la saaro la soo rido xilliga lagdanka lagu jiro. Soomaali oo mid ah weeye mabd’eeno!🇸🇴👊 lama hadlayo gumesyi Kal-kaalka shilimaadka ku shaqeeya iyo doqonka afkeena bartay !!👎 Moqdisho Somalia 🇸🇴 ❤
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Proud of Somalia
Kani Galbey Ku Kala Mooyee - Hees Wadani Hobolada Waaberi
10:06
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 60 МЛН
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 7 МЛН
ninkii dhoof ku yimid ayey geeridu dhibaysaa
7:04
cabdi faarax
Рет қаралды 109 М.
Hassan Aadan Samatar, dajiya
4:23
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 1,9 МЛН
Muuse Ismaciil Qalinle - Dhulkeygow (Wadani)
7:47
Dirir Samaale
Рет қаралды 906 М.
Ishii Buktaay Ku Bikaacso - Hees Wadani Hobolada Waaberi
7:28
HEES HIBO NUURA QORAXEY ANAA ISKA LEH WADANI 2011
4:10
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 177 М.
Abaal Hees Wadani ah,AUN,Maxamed Suleymaan Tubeec
9:03
Raad Raac Qaraami
Рет қаралды 20 М.
He Used All The Sauce On 1 Slice Of Pizza🤪😂
0:12
BorisKateFamily
Рет қаралды 38 МЛН
Вся страна в очередях, а ты без очереди...
0:52
МиRRные Чувства
Рет қаралды 6 МЛН
Difference of girls and boys when eating sweets 😂😬
0:35
VovaLika Family
Рет қаралды 11 МЛН