HEES HIBO NUURA QORAXEY ANAA ISKA LEH WADANI 2011

  Рет қаралды 177,409

SAHAN MEDIA

SAHAN MEDIA

13 жыл бұрын

HEES WADANI BY HIBO NUURA
SUBSCRIBE OUR KZbin CHANNEL

Пікірлер: 125
@hiirale2042
@hiirale2042 2 жыл бұрын
😭😭 dhiiga wlhi boqol buu itagay😭 Somaaliyeey aan midowno oo dhulkeena Cadowga aan ka kicino😭 Qabrii daharey anaa iska leh, Qabrii daharey anaa iska leh 😭🇸🇴✊🏿
@user-di9jm4cw1n
@user-di9jm4cw1n 2 жыл бұрын
🥲💔🇸🇴🥹
@reerfarahabtidoon7957
@reerfarahabtidoon7957 4 жыл бұрын
Walaahi waan ooyay run ahantii erayada hibo nuura markay leedahay Jigjiga iyo qabri dahar Qoraxay anaa iskaleh ❤️😭😭💉💉💉💉🇸🇴🇸🇴ilaahow inta Somali kaharty qalbiyadooda raxmadada kuqabooji wadajirbaa wax lagu noqdaa 🤲🤲🤧🤧🤧
@princessofjanah829
@princessofjanah829 6 ай бұрын
Itobiya ayado dhul kumaqan yahy bey manta lughaye io seylac rabtaa 😢 tolay kala dad sananta wanu ku go neee somaliyey cilka shime ka baxeyna😫🇸🇴💪
@abdinasirdacar4396
@abdinasirdacar4396 Жыл бұрын
Walllhy waan oo yay aniga manta waxan Ahy wil somaliyed oo askari ah waxan difca dalkena lkn wadankeyga ayaan La oyay io wakhtigaa sidaa Hoostu shegeyso Qoraxey aniga iska Leh ilahow dalkeyga halmid ka dhig Garbahygii baa iga Maqan 🇸🇴😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@jtc7961
@jtc7961 3 жыл бұрын
insha'allah maalin uun waan qabsandoona waana xoreyn doona somali galbeed
@faizaomar8271
@faizaomar8271 4 жыл бұрын
Qabridahare aniga iskale Allah diga ikaray wlhi 😭😭tolaay 😭😭😭😭
@snmtv1499
@snmtv1499 4 жыл бұрын
Waar somalay fadhiga halaga kaco 😭😭heestan waan kaqiradoy waxan ahay reer somaliland somaliyina inay Midow do kowban ka ahay dagaalka Xabashiga xaga horan kaga jira
@batraanexplains682
@batraanexplains682 4 жыл бұрын
😥😥
@sahragaraad4387
@sahragaraad4387 4 жыл бұрын
Geesi baad tahay 💪😩
@mohamedibrahim350
@mohamedibrahim350 3 жыл бұрын
Guulayso waa sidaas ee hoos haw soo noqon marna
@janaalemahamed5522
@janaalemahamed5522 2 жыл бұрын
Waa dadki wadaniyadu qulubtoda ka buuxdey m.allah ❤️
@mohamedibrahim350
@mohamedibrahim350 16 күн бұрын
Gumaysiga itoobiya iyo gaalka maraykan waan ka xorayn dhulkayaga jiritaankooda waanu soo afjari doona iyaga oo dulaysan ayaynu dhulka joogi doonan
@Cabdalllah
@Cabdalllah 6 ай бұрын
Xaada i istaagtey! Maanta ayaan dib udhagaystey Allaha unaxariisto dhamaan geesiyashii ku halgamay 77 Iyo Hogaankoodii G.Maxamed Siyaad Bare Iyo G. Maxamed Ali Samatar Soomaalinimo 🇸🇴
@everythinghasareason5756
@everythinghasareason5756 8 жыл бұрын
masha Allah Mama hibo nuura allow ku xifdi somalida wadanka waxay ka jecel yihin qabyalad
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 4 жыл бұрын
Ax Yaa wadani Wlhi ciil badanaa xaalada maanta taagani Yaa Allah nagusoo celi sidii aan ahayn
@user-di9jm4cw1n
@user-di9jm4cw1n 2 жыл бұрын
🥹💔🇸🇴😢😡
@muhubourur8889
@muhubourur8889 4 жыл бұрын
Manshalah wlhi this songs makes the heart beat because I born in qoraxiy especially Shilabo inshallah I wish go back to my country
@dabsareqanjee
@dabsareqanjee Жыл бұрын
I was born Shilabo oh ALLAH wadankeena noo xoree
@CanbuteFaraxare
@CanbuteFaraxare 6 күн бұрын
Waa hes xaqiiqa qofkii wadaniya waa qiiroonaya illahow soomali midee
@suguleadan1592
@suguleadan1592 8 күн бұрын
Hibo Maxamed (Hibo Nuura) iyo dhulka Soomaali Galbeed,gaar ahaan magaalada Qabri-Dahare.
@memansaidatam420
@memansaidatam420 3 ай бұрын
Aad ayaan u Ooyey 😢 sida somali gobal gobal logu kala goorstay iyo say hibo nuro nogu sheegtay 60 sano ka hor inaan anaga oo somali ah leenahay waxas oo magalo ah iyo sana Maantay qabiil no galay iyo meesha uu ina dhigay iyo suu shisheeye noga faaideystay. Heer waxan maareynaa maatay hablahedni ay Ethiopia qabaan oo af iyo wax walliba naga badalmeen allow towfiiqda na waafaji oo usha dhexda nooga qabo oo mar un i tus somali oo is raacday hal farna noqotay Allahuma Aamin🤲😭 😢
@AhmedAli-cb2iw
@AhmedAli-cb2iw 3 ай бұрын
Runt marka arko xaalada an maanta kusuganahay iyo dabaqoodhiyasha hoganka no ah iyo qiyaliga an ku noolnahay ciil awgiis aya dibnaha qaniina 😢
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 4 жыл бұрын
Harer qiimo wayniyo Quruxdeeda diridhaba Jigjigadii qabowbey Qabridahare Ana Iska leh Mama Hibo nuuro alle hakuxifdiyo aadunyo iyo aakhiraba liibaan
@mustafeali8315
@mustafeali8315 2 жыл бұрын
Masha Allah, Ilaahay waxan ka baryaynaa somali waa dad walaalo ah waxba kuma kala duwana in ilaahay kor ka yeelo , Aamiin, Aamiin.
@abdullaahimk9396
@abdullaahimk9396 4 жыл бұрын
Somali waxa loo burburiyay waxa qeyb ka aha maxa u sheeganeysan dhulka SomaliGalbed lkn si walba ahato 30sano kadib burburki Jamhuriyada wili kama aan quusan in aan maalin un Arko somaliWeyn oo mid ah
@xuseen3466
@xuseen3466 4 жыл бұрын
Insha allaah tii hore mid ka daran ayaan ku dhigi donaaa cadawga alle itoobiya alle ha jabso
@qabridahareboy842
@qabridahareboy842 4 жыл бұрын
Allaha Unaxaristo Abo siyad ninki kali ay dacad ka ahayd inu naxoroyo. Dartanada ayay somali kuburburtay sorry wlh😭😭😭😭😭😭 wan ilmeyay. Qabridahare ana iska leh.
@soomaalidageeska186
@soomaalidageeska186 4 жыл бұрын
Aamiiin
@Me-ci3xc
@Me-ci3xc 4 жыл бұрын
Like by me. yes it's me. My name is akamoto yuri. Yes yuri احل ينادونني بي يوري اكره ان انادى بي اكاموتو احذر اذا ناديتني بي اكاموتو سأقتلك.... لأني اعرف مكانك.... احذر....
@faizaomar8271
@faizaomar8271 4 жыл бұрын
Qabridahare aniga iskale 😭😭😭😭😭
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad sababta somalia u burburtay Waa dagaalkii 1977 ay ku qaaday ethopia. lkn Waajib ayay aheyd in la xoreeyo Somali galbeed. Mar 2 Haday nagu qaadato in aan dagaal galno waan galeyna.
@user-di9jm4cw1n
@user-di9jm4cw1n 2 жыл бұрын
🥹🥹🥹💔🥲😢🇸🇴 sorry wllo manta ciil iska key hayo adunyada maxa kunol nahy ilahey ha idin xoreyo🫡🥹
@amiirnuur6854
@amiirnuur6854 2 жыл бұрын
Ax maama hibo ilaahow ifka kugu janeeee gobtiiiii somaliyeed waxaan kugu maamuusi lahaaa in laxagta somalia lagugu sawiro
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Жыл бұрын
aneys kaleh 🥲muqdisho aan ku dhashey waligeyna xitaa afgooye ma tagin ,lkn incha'allah waxan rajeynaa dhaman ciida Somaliyeed in aan tago. I love all of my country from north to south. I sacrifice my soul and everything I have for it🩸🫀
@a.m.m2854
@a.m.m2854 6 жыл бұрын
Qabridahare anaa iska leh.wajeer anaa iska leh viva Xamar,Hargeysa,Jibuuti
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 5 ай бұрын
cuqdad baa ku haaysa ee maanta hargaaysaa la rabaa waataa badii saaylac loosoodhigtaye bal iska celi waa kaase naag jabuuti ma meesha faransiis wali gumaaysto hargaysana hadaa larabaa inlaqaato xamarna amisoon baa ilaalisa oo itoobiya ka koowtahay ma adaa xor ah naagoow oo hadli kara hablahaaga ayaa xamar xabashi ku kufsadaaye yaab
@aragsaninagacalowgacalow5154
@aragsaninagacalowgacalow5154 3 жыл бұрын
Herer qiimoweyniyo qurdeeda diridhab jigjigadii qaboowyd qabri dahre aneeyskale leh yaa salaam viva ogaadeeniyaa
@cadinasiryare4099
@cadinasiryare4099 4 жыл бұрын
Masha allah wan so noqodonta soomaaliya insha allah
@kaafimaxamuudcabdirixmaan6988
@kaafimaxamuudcabdirixmaan6988 Жыл бұрын
😩😩😔markle 2023 dawanayaa ilahow dalkeno mida dawlad mida ilahow na tus😓😓😓😓
@bashirmohamed4016
@bashirmohamed4016 2 жыл бұрын
Hiboo nuura jijiga iyo qabri dahare dad unbaa hadda ka xigsada Qaab darada somalida wa marka hibo nuura nini ka sheegto qabridahare
@ubeidali1310
@ubeidali1310 5 жыл бұрын
Soomaali weyn ha noolaato.
@cabdullahixassan3780
@cabdullahixassan3780 3 жыл бұрын
Qayriin hore u baday miyaa haadku qaybsaday Wlhi taariikhdu waa wax lagu faano.
@sadaambadal2786
@sadaambadal2786 4 жыл бұрын
Wax laha abwan maxamed cumar huryo allee haa uu naxariste
@xagar77
@xagar77 3 жыл бұрын
malahayn sxb iska hubi
@aadanabshirtahliil2420
@aadanabshirtahliil2420 2 күн бұрын
Qabyaaladee hooyadaa was qabyaalad aa meeahan na digtay maanta
@mohamedibrahim350
@mohamedibrahim350 Ай бұрын
Qoraxeey anna iska leh
@ahmedmsheik1407
@ahmedmsheik1407 8 жыл бұрын
@mahamoudabdourahman5761
@mahamoudabdourahman5761 20 сағат бұрын
Longue vie aux somali
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 6 ай бұрын
Markaan dalka qabsado ayaan qaban doonaa i.a
@Abdiaziizz
@Abdiaziizz 3 жыл бұрын
Hda nahay jiilka soo kacya wan so nolyen dona riyada somaliyed🇸🇴🇸🇴😅🇸🇴😡🔥
@hiirale2042
@hiirale2042 7 ай бұрын
Qabri dahaarey Anaa iskaleh😢 wlhi mar walba dhageysto wn iska ooyaa ciil dartiis dhul keena naga maqan baan leenahy reer hebel laandheer😢 dalka Kaliyah ma burburin macaal dad meesha kuma heyno wlhi Somalidii isku danqan jirtya maanta mid walba maamul iyo calan inta sameestay walalhiisa kale wax igama Galin bey taagan yihiin😭😭😭
@IbrahimIbrahim-ls4jk
@IbrahimIbrahim-ls4jk 3 жыл бұрын
Ogadeen somali ma ahan dhulkii xadka kenya iga jiray kenyatti bey siiyen dhulkii xadka Etiopia iga jirayna Etiopia bey iga siyeen ogadeen somali nocee tihiin 😭😭😭😭
@ayaanm3914
@ayaanm3914 3 жыл бұрын
Ogaden ha ku dambabin huno Ogaden wligodbay uu halgamayen dhulka ila hadayar uu halgankoodu socda lkn nasiib daro somali odhan aya laga so horjediyay
@ayaanm3914
@ayaanm3914 3 жыл бұрын
Somali hadu manta jiro iyagaweyan
@farahmohamud6681
@farahmohamud6681 3 жыл бұрын
Mashallah.hibo.nuur
@jamayusuf9743
@jamayusuf9743 8 жыл бұрын
Edo hibo maxamed axsan sawt
@mukhtarawad4512
@mukhtarawad4512 5 жыл бұрын
Dalka Ogaadeeniya of Somali Galbeed
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Dalka ma ogaaden bale muse somali
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
@@adamalsomali9341 Adam Somali sax Onlf wAa qoorshe. Gumeysi
@mostafekahin9817
@mostafekahin9817 4 жыл бұрын
Riyo beenoowdey ka siidarane calan Ogaadeenka ka daaya heestaa Massimo badane
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 2 ай бұрын
Ninna ka qabweyneyn Ingirays quwad is biday Qabtuu u talin jiraynaa Baqa qoobka loo sudhayeey Maantana qisa timidaay Weey, addonnsigu ma quuste Ma guumeysi qooqa Qabrigiisi loo qoday Herer qiima-weyniyoo Quruxdeeda Diridhaba Jigjigadii qaboobayd Qabridahare ana iska leh
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 3 күн бұрын
1977 xaa kacaaya
@Kamas123
@Kamas123 20 күн бұрын
Jigjigadii qaboobeyd
@genrichyagoda715
@genrichyagoda715 Жыл бұрын
maanta haalis aya lagu jiira magaalooyiin soomaliyed ayaya la wareegtay itoobiya subxanallah oo haada ayay damacsanyihiin ilaa hargeisa iyo boosaaso. Haadan la soo toosin dhuulkaan daad kale iiyo gaalo aya la wareegi….
@abdullahim.k5160
@abdullahim.k5160 6 жыл бұрын
Harar manta magaalo Ethobiyan ah ayey noqotay. Iska dhaafo maamul ee xataa deegan ahaan somali waxba kuma laha ee Somalay hadi aan is daba qaban waxa arki doontan Burco iyo Bosaso oo Orama idiinka qabsatay
@afabdullahi
@afabdullahi 3 жыл бұрын
Waa suurto gal inta somalidu iskumaqantahay
@bashirabdulkadirkhalifhash4903
@bashirabdulkadirkhalifhash4903 3 жыл бұрын
Walaal dhalin waxbaratay baa soo socota
@user-di9jm4cw1n
@user-di9jm4cw1n 2 жыл бұрын
😢😢😢💔🥹
@ahmedmshafi1694
@ahmedmshafi1694 6 жыл бұрын
Manshaallah somali oodhan
@abiibyare5149
@abiibyare5149 Жыл бұрын
Eraydii xasan guulwade alaha daayo abwaankaas
@Cabdalllah
@Cabdalllah 6 ай бұрын
Ma nool yahay?
@qadar577
@qadar577 5 жыл бұрын
Talyaniba isqad qad qormadena xeebaha qalab wixi usoo dhigayna mariid qiiqaya helay
@liibaankasaana9681
@liibaankasaana9681 5 жыл бұрын
intaan kenyanka haloo fasiro ciil badanaa taliyaani aan saan ugu dhigi jirnay maanta kenyan xunaa badeena nagu haysta
@kaafiabdi3631
@kaafiabdi3631 9 жыл бұрын
ogaden ka daye somali o dhan aya ka dhaxeya
@NajmaAmerica
@NajmaAmerica 7 жыл бұрын
Hoyada OO shek
@ayaanayaan2784
@ayaanayaan2784 7 жыл бұрын
ogaadeenia dhulkaa la dhahaa ogaadeenia anaa iska leh ❤❤❤❤❤❤
@a.m.m2854
@a.m.m2854 6 жыл бұрын
ogadeen haduu wax iska celin kara kaligii imisa sana xabashada idiin hysataaa. #somaliGalbeed guul
@a.m.m2854
@a.m.m2854 6 жыл бұрын
Fatima Qaali' ceeb adigo gabar ah caytameysaa?!
@professionalhacker2834
@professionalhacker2834 5 жыл бұрын
@@a.m.m2854 FUCK U WARYA DHULKA MAGACIIZAD KA GUBANEYZA GET LOST
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Great song
@ahmedmsheik1407
@ahmedmsheik1407 8 жыл бұрын
guul ogadenia
@hersimohamed50
@hersimohamed50 3 жыл бұрын
ma aha ogadeeniya waa soomaali galbeed
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Жыл бұрын
Guul Somali oo idil 🇸🇴
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
aad iyo aad waa Somali galbeed
@mahamedhassanmeadkule
@mahamedhassanmeadkule Жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 tolay somaaliyeey
@sacadcali535
@sacadcali535 Жыл бұрын
Hees cajiib ah weeye walee dhiigaa ku dhaqaaqaya lkn bal soomaalidu wax hays waydiiso Maxaa ina fashiliyay dagaalkii 1977 ? Ruushbaa u hiiliyay itoobiya Iyo waxaasi waa meel dhow Hogaankii soomaaliyeed Badhkii kama daacad ahayn dagaalkaas Shacabku se daacad buu ka ahaa dagaalkaas waana halka aynu Ka jabanay Ilaahay se waxaan uga baryayaa in umada soomaaliyeed meelkasta oo ay ka nooshahay cisi iyo sharaf ku noolaato qabkii iyo karaamadii qofka soomaaliga ah lagu yaqiin usoo noqoto
@omerapdi1903
@omerapdi1903 Жыл бұрын
Qiiro ayay leedahay heestani
@SaynabAadan-lb9cj
@SaynabAadan-lb9cj 9 ай бұрын
Herer iyo tiridhaba yaa manta warka hayaaa wllhi jigjigad ka shikiyaya saa maa somaaliba dadkani mise waa kuwo kale yacdi dawyada waa buuxan orama xafadahana jingad bay kiraysanayan tukaan bayka dhiganayan markaa kun buuso xeraysanayaa guri iyo waxaa danba kama lahan sida jinkana way udhalayan dharaartina magaladay ku fafayan waa cayayaan kugu koraya cawadna kgu ah
@zuldaabfarhaan9486
@zuldaabfarhaan9486 2 жыл бұрын
QaBRi_ DaHarE_ aNaA_ IzKaLeH_
@yusufganaaro199
@yusufganaaro199 5 жыл бұрын
Qabridahar aniga is kale ha Landheree Rear cabdile
@qabridahareboy842
@qabridahareboy842 4 жыл бұрын
Gumeysi ayan kujirna wali lkn huno. Rer cabdille Alla naga dhigay.
@hamdiharago9031
@hamdiharago9031 6 жыл бұрын
Cod macana mama hibo
@mohamedcigaal8596
@mohamedcigaal8596 4 жыл бұрын
Nina kama qabwaynayn Ingiriis quwad is biday qayb tuu utalinjiray Baqaa qoorta loo suray. Waa ilmeeyey allah maxaa sharaf lahayn
@axmedmaxamedzahal6730
@axmedmaxamedzahal6730 7 жыл бұрын
anaaa iskale qabridahar heees dheeeh
@Daad7
@Daad7 7 ай бұрын
Geesiyaal Quursi Diidayoow Hubkaad Maanta Qaaddeen Ku Qotomiya, Ku Qotomiya Calanka.😢
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Cajiiip
@zuldaabfarhaan9486
@zuldaabfarhaan9486 2 жыл бұрын
ZuLDaAN FaRhaAn
@asadboojo2374
@asadboojo2374 5 жыл бұрын
ereyadii abwaan singub weey weey
@abdiyare8516
@abdiyare8516 4 жыл бұрын
Asad boojo xasan guulwade abwaan la dhaho ayaa leh walal No singub
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Waa siduu asad boojo sheegay walaalo heeskaanna waxaa iska lahaa AHN Abwaan SINGUB. Mahadsanid.
@xagar77
@xagar77 3 жыл бұрын
singub malaha walaal waxa iska leh guul wade oo ahaa markuu samaynayay gudoomiyaha dagmada wanla wayn.
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
@@xagar77 walaal taas waan hubaa, xitaa hibaa sheegtay in uu AHN SANGUB lahaa. Mahadsanid.
@abiibyare7947
@abiibyare7947 3 жыл бұрын
@@qaraamiqaaci1984 abwaan xasan guulwade ayaa iska leh
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
WSLF guul onlf qorshe gumeysi
@maamejaamac3068
@maamejaamac3068 6 ай бұрын
Soomaliya hanoolato2024
@guhaadgulhante4731
@guhaadgulhante4731 7 жыл бұрын
Dhiiga Dhiiga
@zuusaanmohamed752
@zuusaanmohamed752 5 жыл бұрын
Mnshallh hklaga kya
@qadar577
@qadar577 5 жыл бұрын
Hal su ala tagan calanku kii somaliyo dhan ka dhexeyu aha
@moussadarar6447
@moussadarar6447 5 жыл бұрын
DADKA SOMALIYED EE GADENKA AH MAHA UGABAY WADHUL AY SOMALIDU LEEDAHAY OROMO WA 45000 HAADANA WA MIID
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 7 ай бұрын
Jahil nimada dadkena la oyay gumeysiga dadban dorasho dadban calanka cagaran iyo calanka madow gumeysiga ma quste 😂😂😂😂😂
@deeqcismaandeeqcismaanaxme2231
@deeqcismaandeeqcismaanaxme2231 3 жыл бұрын
Haaaa haaaa
@deeqcismaandeeqcismaanaxme2231
@deeqcismaandeeqcismaanaxme2231 3 жыл бұрын
💯👌👌👌👌👌👌👌👅👅👅👅👅👅👅👅
@hamzehosman4230
@hamzehosman4230 6 жыл бұрын
Somalida munaafaqsanaa dadka mabada haysta ayay rabaan inay dagaal galiyaan ... hore usocda somalida itoobiya 👍👍👍
@jabiye8593
@jabiye8593 6 жыл бұрын
Hamzeh Osman garadka damerad bad leedahay hadii kale waxa maadan ku hadasheen
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 жыл бұрын
Waa la ini raranjiray waan idiin gurmanay. Anakaa iniga xoraynay amxaar ka afka uraaya. Inaad noo mahadceliso ayey ahayd
@hassanmohamed5413
@hassanmohamed5413 5 жыл бұрын
Nacalaaa kugu taal hamza adoo kale nagu dhaxjiro Wan aqaan dadka dhiig iyo damiir an laheyn
@hassanmohamed5413
@hassanmohamed5413 5 жыл бұрын
Ey aan damiir leheyn ayaa tahay
@qabridahareboy842
@qabridahareboy842 4 жыл бұрын
Hamze ma ogtahay Somalia Ogaden darted inay uburburtay si naloo xoreyo.
Muuse Ismaciil Qalinle - Dhulkeygow (Wadani)
7:47
Dirir Samaale
Рет қаралды 906 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 205 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 12 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 35 МЛН
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 131 М.
OGAADEENYA ANAA ISKA LEH MAHAD INDHO DEERO 2017
6:10
SAHAN MEDIA
Рет қаралды 311 М.
MAGOOL Maanta Maanta Waa maalin weyne Maanta.wmv
6:20
gorgornews
Рет қаралды 639 М.
Geesiga Dhulkiisa lyrics  | | Tubeec Iyo Hiba Nuura
7:51
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 947 М.
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
HIBA NUURA XIDIGYAHOW BEST LOVE SONG
6:32
xusuusonline
Рет қаралды 7 МЛН
Nin Ku Siray Wax Kuu Sheeg - Hobolada Waaberi
10:46
Qaranimo QOL
Рет қаралды 710 М.
Maxamad Adam Dacar iyo Hibo Nuura Maxamed 🔥Iyo Heesta "DEGMOY II SOO DUCEE"
8:50
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 563 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,2 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 130 М.