"Doorashadan ka qayb gali mayno oo Wax Faa'iido ah nooguma jirto" Guddoomiye Cabdilaahi Darawal.

  Рет қаралды 11,316

MM Somali TV

MM Somali TV

Ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 81
@naimaali2737
@naimaali2737 28 күн бұрын
Xaaq ayuu ku taganyahay cabdilahi darawal waanu kugu tageersangay
@engabdirahmanaliadam4545
@engabdirahmanaliadam4545 28 күн бұрын
Hadalka c laahi waanu taageersanhay ...doorasho dhacaysaana ma jirto.....hargeysa iyo Hawdba ka dhici mayso....
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 28 күн бұрын
Darawal adigu caqligaaga ma waxaad aragtay urur4 bilood guduhood ugu wada tarma xisbi iyo madax wayne waad isnasaqaysa adba taas waad ogtahay doorashada gal horta noqo xisbi qaran markaas madaxwayne isku sharax ragasn xisbiyada wataa 12 sano oo halgana ayay usoo galin in ay is sharaxaan adiguna urur maad dhaafinkkkkkmk
@yuusufSiyad-yc7qy
@yuusufSiyad-yc7qy 28 күн бұрын
Adigu ma waxay aragtay xisbiyo dhacay oo haddana doorasho m-tooyo u tartama!
@asmaibrahin4212
@asmaibrahin4212 28 күн бұрын
ISBADAL AYAAN RABNA DALKA IYO DANTA REER SOMALILAND 🏳HORSEED🏳
@sadaamdaacad618
@sadaamdaacad618 28 күн бұрын
Waan ku wadanaaye wax ku dar cabdilaahi darawal diidmada
@user-pz9yy4ym1k
@user-pz9yy4ym1k 28 күн бұрын
Muuse ba dabada ka so xiixaye Doorashadu wa qasab ❤❤
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 28 күн бұрын
Iska nasta waxba ha ka qayb galina . Sanadka danbe isa soo diyaariya insha allah horseed
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 28 күн бұрын
Dantiisa buu eeganayaa uun war danta dalka iyo dadka hooy eeg
@bashirmohamed474
@bashirmohamed474 28 күн бұрын
Wakhtigii calancastu wuu dhamaaday
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 28 күн бұрын
Odaygaan waa qas wade xukuumada ayaa dhabarka soo taabanaysa . Adeer ma waxaad rabtaa 4 bilood gudahood inaad xisbi qaran iyo madaxwayne ku gaadho . 12 sano oo mucaaradad ah iyo dhiig bax dhaqaale ayaa xisbiyada qaar soo galay . Laba bilood madaxwayne laguna noqdee doorashada gal . Xisbi qaran horta ku soo bax kadib madaxtooyo isu diyaari
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 28 күн бұрын
I taasa wuu ogyahay ee wuu is nasaqayaa siyaasada wuu ku soo jiray ninkani oo heer wasiir ayuu ka gaadhay laakin waa camaalaq
@MABDI-nj4pz
@MABDI-nj4pz 28 күн бұрын
​@@maftuuxmediapro3626 Adeer waxba may dhicine xukuumadihii kulmiye ee kala danbeeyay baa laba laba sanadood oo shsrci daro ah oo aan la dooran iskaga darsaday markaa xisbiyaduna xaq bay u leeyihiin in ay laba doorasho ku galaan muddada 10ka sannadood ah.
@user-hu4ts1dw3c
@user-hu4ts1dw3c 28 күн бұрын
Kani wuxuu doonayaan garan waayey ma wuxuu doonayaa in la yidhaahdo isagoon doorasho gelin xisbigaagiibaa soo baxay oo guulaystay
@Xasmas
@Xasmas 28 күн бұрын
Muj.A.H Dawrwal. Geesi Qaran. Waa Sax. Burtaa Gacan libaxm. XISBI OFFWAREEN baa wax xumayiy
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 28 күн бұрын
Arab kuu khasaray maryo alool
@siciidguuleed-w8p
@siciidguuleed-w8p 27 күн бұрын
Ka ma qaybgalin doon darashadaa anagu waanu taagersanahay gudoomiye claahi waanaanu garab taaganahay
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 28 күн бұрын
Odayga xagee looga heesay ?
@Khadaraxmed-kc7xc
@Khadaraxmed-kc7xc 28 күн бұрын
Adeer doorashada waa kaqayb galilahayde waxbaan meel kuu oolin odayga tolyaran baa kaa tawaawicinaysa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 28 күн бұрын
Maxamuud Xaashi uun bay faido ugu jirtaz oo badali dona Feysal qalbi caruur laakin kulmiye iyo wadani waa soo baxayaan iyo Kaah
@guletizmail8349
@guletizmail8349 28 күн бұрын
Hadu wadani madax tinimada ku hadho, way adagtay sidu ururada uso baxa.
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 28 күн бұрын
Muuse ba dabada ka so xiixaye Doorashadu wa qasab
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 28 күн бұрын
Oo Kani muxuu ahaa marka hore ina cigaal riyaale iyo siilaanyo iyo muuse kumaan arage halkuu ku maqnaa wr gabadha Arab ee ururkaga ku jirta ayaa ku dhaanta
@Saajac2024
@Saajac2024 28 күн бұрын
DEE ISKAA NAASOO , HADAAL WAXBAA AAN TAAREEN AYAAD HAAYSAA
@gamemodesecret
@gamemodesecret 28 күн бұрын
Doorashadaas waxa marin hababiyey dadkii xaaranta buurta ku galay dadkana u galay jid gooyada
@Khalidyuusuf-ep8kx
@Khalidyuusuf-ep8kx 28 күн бұрын
Tareenkii doorashadu wuu dhaqaaqay cidii hor istaagtaana wuu jiidhaya >> cl raxmaan Maxamed cl laahi 😂😂
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 28 күн бұрын
1994 niigyaab caalan caasey
@fatumaalijaamac1508
@fatumaalijaamac1508 28 күн бұрын
oo kani muxuu ahaa weligeyba ma arag
@Safiirka09
@Safiirka09 28 күн бұрын
Mujaahid bu sheegta Garxajis ayuunbu xiniyaha ku dhaganyay
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 28 күн бұрын
​@@Safiirka09ninka ragga ah hadaad taariikhdiisa muhmal geliso waa nooc mina liidnimo ...........sax GX ha lagu soo cabbeeyo lkinse dee waa Mujaahid ninku ha noqon XAASHA E' NIN LIBIN KAA XISTIYEY XUMAHII WAA YAAB
@guletizmail8349
@guletizmail8349 28 күн бұрын
Imikana ha barane iska dhaf uun.
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 28 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Safiirka09
@Safiirka09 28 күн бұрын
Naga nasta 😂
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 28 күн бұрын
Darawalow inaad soo baxdo iyo dhicitaanba waa waxa loo tartamayo ee gal doorshada.
@u.j7332
@u.j7332 28 күн бұрын
Awal run kaamay ahayn waayo waala wada ogyahay inaad xayraan tahay oo aanad heli karin dhaqaale urur lagu maamulo
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 28 күн бұрын
caynka weeye adeero anaga ku garab taagan wlhi xataa hadii dhiiig in lagu shubo noqoto 👍💪
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 28 күн бұрын
😂Habeen walba waad qayshaa maxaad xisbi ka sheegi 1; hilaac 2; Kulmiye 3; kaah iyo madaxwayne ciro ❤2025 inzha Allah❤ Somaliland lawada leyhy
@AboudiM
@AboudiM 28 күн бұрын
Hiliac iyo kaah iyo kulmiye Maa afar xasibi baa marka 😊
@mariaahmed9018
@mariaahmed9018 28 күн бұрын
Odaygani wuu walan yay 😂😂 muxu gali xisbiba ma ahee ma jinba kula hadlay
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 28 күн бұрын
Waa laysku laandheereeyay kkkkk Oday Habar jeclo ah taladiisii ayaa lagu socdaa tii oo laga tagay sharcigii wadanka u yaalay.
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 28 күн бұрын
Yaa waa caalan caassti Munaafaq yaahu muuse u sheeg nagargabe niigyaab
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 28 күн бұрын
Waxaa ku xukuma wasiir arimaha dibada iyo adna aadan ee ku daba feel sxp
@VivaWNP143
@VivaWNP143 28 күн бұрын
iska nasta 😂
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 28 күн бұрын
Cabdilaahoow waad ilduuftaye oo siyaasaddaa ilduufka lehe...... fariidkaa aad dadka weydoinaysaa waa MBC intuu adigiyo Gabboose idin soo dhabar taabtay markaa tallaabiseene halkii idin kaga dhaqaaqay.
@SomaSooooda-dm7vs
@SomaSooooda-dm7vs 28 күн бұрын
Baac baac
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 28 күн бұрын
Ama kaqaybgal ama ha ka qayb gelin muuse xoog ku soo noqonaya
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 28 күн бұрын
😂maxaan kugu dooranaa SNM miyaa Ahay igu doorta 😂 Aqoon malihid siyaasi ma tihid Somaliland uma baahna in loo Abtiriyo Qaranimadeedana reer reer lagu fuuli maayo ❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 27 күн бұрын
Adigu ma maantaad baraarugtay maxaad madaxwaynaha igaran istaagi wayday.markuu.kuu.doodayay
@axmedcabdi-cv5cd
@axmedcabdi-cv5cd 28 күн бұрын
ruqo kii lahaa dabada hayaa ma kacdo
@cabdinuuromar5088
@cabdinuuromar5088 28 күн бұрын
Odeygan waxaan ka codsanayaa madaxweyne ciro inuu siiyo wasiir si lacagtiisii beertii uu gadey ugu soo noqote 70000& ayey aheyd waa waayeel markii horene jabhadii qarandumska aheyd ayuu ku jirey
@guletizmail8349
@guletizmail8349 28 күн бұрын
Hhhhh hadad ogaan lahayd guryaha iyo hantidu ku leeyay wadanka sidaba maad tidhaden.
@abdulraven4970
@abdulraven4970 28 күн бұрын
15 km u tasho inta aan xabashi laga iibin oo maamul goboleedka beligubadleland samayso.
@user-yw7yh3dq9y
@user-yw7yh3dq9y 28 күн бұрын
Siyaasada walawada bartay oday adeernimo ku qata ka dibna wxba qaban ya laga wala marks
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 28 күн бұрын
😂🎉😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 27 күн бұрын
Haadaad wax Isla haysid waad kaa qayeeb Gali laheed ee waxba isakuma haysid urur 5 bilod jiraye madaxwayeeno lagu a noqdo dawlad waa inaye dawlad iyo amaniga waxi kaa horimanaya Gacanbira lagu qabta
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 28 күн бұрын
😂😢😮😮😮😅😅😊😊
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 27 күн бұрын
Maad Hadashaan.markuu.madaxwaynuhu.idiin.doodayay.ee wadani mudaharaad yada laqabanayay madax wayne.muuse your keliya.oo.garab.istaagay.ma.jirin
@KinisXasan
@KinisXasan 28 күн бұрын
Waanu kugu raacsanay ader halkay ku biyo shubataan eegaynaa waa ciday caano kaga qubtaan
@Amal12140
@Amal12140 27 күн бұрын
Somaliland way siqiirtay hadaan rabi samoto bixin ,muuse,ciro, faysal, darawal midna waxba badali maayo nasta yaa yidhaa
@guletizmail8349
@guletizmail8349 28 күн бұрын
Ururadi oo dhanba way aqbaleene maxa darawalow adiga kaa reebay.😂
@xasanqawdhan4970
@xasanqawdhan4970 28 күн бұрын
duco ayaanu kuugu darnay wajigaaga ilaahay gub nacallaqabe Markii horena kulmiye ayaad ahayd, imakana isagaad u ololaynaysaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 26 күн бұрын
Arab baa ku gabay oo nin la gartaa iskaa garab taagi waayay Ina jirde Ugaas Carab ismood Xuseen caydiid Qabo ishaa falato ku foogan Cabdi qaadir iimaan intuba dhadhamay ku dhaafsadeen geesi garab waayay talona hayn yaad eersan wali gurigaaga intaad soo dhaaftay xaafadii kale kamaad ololaysan
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 28 күн бұрын
adeero askariy dabey looma baahana ee iska naaso
@abdirashitshiikh3228
@abdirashitshiikh3228 28 күн бұрын
MISKIIN YAA ARAB SIDAA AYAAD U CALAACALAYSAA ILAA IYO INTA QIYAAMUHU DHACAYO, WAAYO TAYO MALIHID TIRO MALIHID. SIYAASDDA NINKA TAYO IYO TIRO LEH AYAA SIDU DOONO U CIYAARA...
@awiladen7814
@awiladen7814 28 күн бұрын
Hhhh war adba isaaq baad tohoo tiro iyo tayo kuma lihid somali dhexdeed ee laangabyohow arab waa awoowa yaashaye hadanu nahay dhulbahante ee arab afkaga ka jeediyoo kaalay somalia waxka dhex noqda calanka buluga.ah iyo qaranimada umada somaliyed waadku qasbantahay oo sankaa kuu daloola 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-rn8jc6nx5h
@user-rn8jc6nx5h 28 күн бұрын
Dhul bahantuhu xaguu ku uuman yahay sideetan 80 km oo isku weera madagana xaguu jiraa kunoolyahay
@awiladen7814
@awiladen7814 28 күн бұрын
@@user-rn8jc6nx5h hhhh waad habaartamasaa laangabow ilma.abaarso baa 50 kilo mitir kunool qayb yaroo hargaysa kamid.ah illaa qayb yaroo gabiley ka.mid.ah kunool🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@guletizmail8349
@guletizmail8349 28 күн бұрын
Langaab kaad tahay wase, bal iisheeg reerka kaligi kursi isi saari kara car iisheg, nin aan isaaq iyo samaroon kasban waad ogtay inuusan kursi fuuli karin, takale hadad tiro badantay 2017 maxay tiradu kuuso saari wayday😂, dhila ku dhashe nin aan isaaq iyo samaroon baryin kursi kuma fadhisto qabilku dono ha ahaade, isaaqna reerna reer kama badna.
@awiladen7814
@awiladen7814 28 күн бұрын
@@guletizmail8349 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@carloscasstano5364
@carloscasstano5364 27 күн бұрын
🤣
@yacinabdo4144
@yacinabdo4144 28 күн бұрын
Waad waalatay yaahu beenale Munaafaq
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 28 күн бұрын
😂😜😁 war dalka Mujaahud xun baa burburinaya oo qasayaa
@ahmedhassan-kt4ir
@ahmedhassan-kt4ir 28 күн бұрын
Meeshan somaliland meel nabbada iyo horrumarka dhibtay weeye adeer inagu kala kaxeeya bal ninka ay ku xumaato aynu aragnee maxaa la isugu hanjabaya ha dunto hooyadeedna ha wasto dugaag dantooda iyo faaidadooda eeganaya ayaa jooga maanta oo ka talinaya
@faisaljama4208
@faisaljama4208 28 күн бұрын
Kkkkkkkkkk Awalba Muuse ayaa ku watay, oo in aanad soo bixi karin cid waliba way og tahay
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 28 күн бұрын
Mujaahid ka qayb gal anagaa ku.dooranayna. reer burco ayaa kugu fiiln
@xildhibaanismadhibe3731
@xildhibaanismadhibe3731 28 күн бұрын
Dalku doorashuu aaday darawalaw adna halkaa taagnow tareenka haka hadhim wali waad dhawdahaye kkkkkkkkk
@abdirashitshiikh3228
@abdirashitshiikh3228 28 күн бұрын
WAXBA ADEER HAKU GABAN URUR MUUSE BIIXI KUU SOO DHIIBTAY OO UU LAGU QASAYO DOORASHADA SI AANAY REER HEBEL U SOO BIXI AMA XISBIGA WADANI.. WE KNOW THE DIRTY GAME THAT YOU ARE TRYING TO PLAY....
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry 28 күн бұрын
Waar doorasho aan arab ogalayn ma dhacayso daagal ama aqbalid
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 27 күн бұрын
Cadi Cano kuwsyaysa waa laa arki hadu wax ilsa hayo waa is keeni lahe ee Ina xashi ayaa kaa badiyaaye
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 90 МЛН
Beesha Gabooye oo u jawaabtay Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Jabuuti.
15:12
WARARKII UGU DANBEEYAY IRAN | ISRAEL  | HIZBULLAH | UK RIOTS
23:27
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
FAYSAL | XOGTA DAHSOON | BADDA CAS | 'SIRTA ITOOBIYA' | DFS
36:56
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 124 М.
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 85 М.