Mohamed Saalax muxuu kala kulmay France, markii Malta laga soo qaaday

  Рет қаралды 35,357

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 7 ай бұрын
Wariye sare Cabdisalam Ibraahim Hereri, waa wariye qiimo Badan Ugo fadhiya umadda Soomaaliyeed, waana ruug cadaa warfaafinta ka soo shaqeeyey, BBC da laanta Af Soomaaliga iyo VOA da Marykanka iminka waxa uu leeyahay Hereri Media, guulayso noolow Soomaaliy oo dhan baa ku jecel.
@adamfarah7638
@adamfarah7638 7 ай бұрын
Adeer xamari waa nin geed adag walee...❤❤❤❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 7 ай бұрын
Wariye Sare A.salan Hereri❤ Noolow❤
@maxamuudcade9865
@maxamuudcade9865 7 ай бұрын
Cabdi Salaam hareere sxb viedowyadaan Cml Nooso badi Dadka wareeysi Aad kaqaadid
@musababraham5089
@musababraham5089 7 ай бұрын
Cabduslaam sxb barnaamijka aad buu u wanaagsan yahay.
@hiskhalif187
@hiskhalif187 7 ай бұрын
Waan somaray halkan gaar ahaan xaafadan 2019 ugudanbayna waxaan dib ugulaabtay si iskay ah wadankayhi hooyo
@YasiinDheere
@YasiinDheere 7 ай бұрын
Hada France kalabatay talo kuma seegin.
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 6 ай бұрын
Masha allh wadadashay
@YasiinDheere
@YasiinDheere 6 ай бұрын
@@kaltunahmed3518 Yurub wax loo dugsato ma yalaan
@dreamchaser4866
@dreamchaser4866 6 ай бұрын
😂😂😂
@rocky4066
@rocky4066 7 ай бұрын
Waa Inaad inoo sheegtaa magaca macalim ka weyn ee kabaniistaha musigga garaacaaya
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 7 ай бұрын
👋 Weriye C/Salaan Hereri &Max,d Saalax.
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 7 ай бұрын
Abdisalaamow Hoowl Fiican baad Umadda uhaysaa Noolow Waligaa, Taariiqdana Baalwanagsan Baad Kagashay .
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q 7 ай бұрын
Hereri❤❤❤❤❤❤❤
@claahicaliclaahi
@claahicaliclaahi 7 ай бұрын
Adeer nosoo badi
@osmaanahmed3399
@osmaanahmed3399 7 ай бұрын
Oaday xamari waxa nalagaga qaaday malta 2010
@AbdilahiMahad-z4e
@AbdilahiMahad-z4e 7 ай бұрын
Xaalad adag ayaa ka muuqata
@MohethSaeth
@MohethSaeth 7 ай бұрын
Hereri❤
@reine8637
@reine8637 6 ай бұрын
😮
@LibanIsman-oc7di
@LibanIsman-oc7di 7 ай бұрын
Ina hereri entend rien il ne pas de volume prochain vidio fait avec un micro.
@AhmedMohamed-zh2yb
@AhmedMohamed-zh2yb 7 ай бұрын
Tani waa sheeko cajiib ah
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 7 ай бұрын
Insha Allah 2024 ayaan u socdaa france 🇫🇷
@HindaJama-be7bb
@HindaJama-be7bb 7 ай бұрын
Maraykan ba fiican isaga tag
@bulxanguuni4659
@bulxanguuni4659 7 ай бұрын
Sxb ilahy meesha khayr ha kadhigo
@odowaboqore249
@odowaboqore249 7 ай бұрын
Waxaad kawarantaa
@odowaboqore249
@odowaboqore249 7 ай бұрын
Waa aday dedaalay intuu xamar joogilahaa
@cubicdmd
@cubicdmd 7 ай бұрын
Wa dilaaa hadad aragto qof ku noqon wayay wadankisi
@musemohmud5032
@musemohmud5032 7 ай бұрын
😂😂 sxb haduu dilaa yahy isagoo faransiiska oo wadan dowlad leh jooga waraysi ma bixiyeen ee wuu dhuuman lahaa
@liibanmumin6582
@liibanmumin6582 7 ай бұрын
Ama waa nin lagu dhibay ama lagu dhacay oo kasoo quustay Somalia.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 7 ай бұрын
Hereri wuxuun baaad noo caws iyo muuslaysaa maxaa business ah waa afar dukaan oo afarqabiil ku dhex sheekaystaane
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 7 ай бұрын
odaygaan heesaha muu iska daayo
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 7 ай бұрын
Odaygee?
@saadabogoreh8219
@saadabogoreh8219 7 ай бұрын
Hodku maficno
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 7 ай бұрын
Hada dhalinyarta haba soo tahriibane odayga intaan jira oo da ah ma aheen inuu soo tahriibo
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu 7 ай бұрын
15 sano ka hor intaan wuu ka yaraa.
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 7 ай бұрын
Ader dalka ma wax laga jògo bu leyhy😂
@MusaMunyiva
@MusaMunyiva 7 ай бұрын
@@SayidSiciid-q2k anagaba waan joognaa saxiib meelna ugama socdo wadanka
@ilyasabib
@ilyasabib 2 ай бұрын
Nin yaran ku lofalay wuxu lumiyay raacdee. Dhalinyaroy waqtiga ka faideya hadi kle sidas aya idin qabsan
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 7 ай бұрын
France is a poor country
@kaderfarah9711
@kaderfarah9711 6 ай бұрын
France is n7 economic in the world 🌎
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 44 МЛН
Dalkan ugu yaraan 3000 kun oo Dollar ayaa lagu Shaqeeya 🇮🇸 Part 3 Iceland
16:46
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 217 М.
Safarkaygii Serbia 🇷🇸  || Gabar cadaan ah oo afsoomaali ku hadlaysa
11:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 349 М.
Booqashadii Mahad Cabdulle iyo tijaabadii Moxoga, Qaybta 1-aad.
18:56
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 172 М.
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН