Рет қаралды 296
Haddii aad kuguuleysato soo kicista xilli hore oo ay caado kuunoqoto waxaad noqondoontaa qof shaqsiyad adag iyo go’aan leh hoggaanka uhayo naftiisa kana firfircooni, waxsoosaar iyo maskax wanaagsan dadka kale ee aan sootoosin xilli xilli hore. Waxaadna ka xorroobeysaa noloshii kudhisnteyd welwelka iyo maxaan qabtaa.