Qorraxda | Macluumaada layaableh oo qorraxda kusaabsan

  Рет қаралды 228,471

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho

Пікірлер: 451
@hilo1055
@hilo1055 7 жыл бұрын
Waan jeclahay ALLAH😍😍😍😍😍
@jaceelowxamarawi7914
@jaceelowxamarawi7914 6 жыл бұрын
Hilowle Mohamed yaa ku dhahey mjeclid 😂😂😂😂
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 5 жыл бұрын
WAAN JECELNAHAY ALLAH (SW) ☝️❤❤❤
@alishidane3639
@alishidane3639 5 жыл бұрын
@@jaceelowxamarawi7914 ha dhihin sidaas wll waxaa kafiican anagaba waan jecelnahay
@MaxamedAadan-z2z
@MaxamedAadan-z2z 4 ай бұрын
Alx anaga dhan waa jecel nahay allah❤
@AhmedAbdiGurey
@AhmedAbdiGurey 7 жыл бұрын
Cadaabatan mxad u malay hadii qoraxdu saaa tahaya ilhaya ha naga badabaadiyo cadabtiisa jandiisan ha na geeyo aamin aaamin
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 7 жыл бұрын
xaaji Xambal Amiin wll
@alifarai9862
@alifarai9862 7 жыл бұрын
Aaaamin Aaaaamiin
@cabdisalaanzallo854
@cabdisalaanzallo854 7 жыл бұрын
xaaji Xambal Amiin zxp
@dajiyacabdilaahiaa4368
@dajiyacabdilaahiaa4368 7 жыл бұрын
amiin amiin amiin allah hanaga badbaadiyo
@xamariboy8268
@xamariboy8268 7 жыл бұрын
xaaji Xambal Aamiin
@habiibahussein415
@habiibahussein415 7 жыл бұрын
Subxanallah ilahow maalinka qiyaamada kuwii hoska hergalo naga dhig
@khadrahassan2015
@khadrahassan2015 7 жыл бұрын
habiiba Hussein Aamiin yaa rabi
@alifarai9862
@alifarai9862 7 жыл бұрын
Aaamiim Aaaamin wlshay
@nurtoabdiaziiz3653
@nurtoabdiaziiz3653 7 жыл бұрын
habiiba Hussein aameen aaamen aamen yarabi
@ahmedmaxamed7483
@ahmedmaxamed7483 7 жыл бұрын
habiiba Hussein ameen wlal
@xamariboy8268
@xamariboy8268 7 жыл бұрын
habiiba Hussein Aamiin
@abdisaanah5938
@abdisaanah5938 7 жыл бұрын
Bro u have melodious voice 4 sure Allah hakuu barakeeyo...
@hatagnanetalabso4129
@hatagnanetalabso4129 3 жыл бұрын
Asc wll
@hatagnanetalabso4129
@hatagnanetalabso4129 3 жыл бұрын
Waan kusalamay
@hanadyuusufroble5779
@hanadyuusufroble5779 7 жыл бұрын
Azxaabey kusali nabi Muhammad scw
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 5 жыл бұрын
Qoraxda iyo dayaxu waa labo aayadood oo ka mid ah Aayadaha ILLAAHAY (SW )
@makariimfamily8111
@makariimfamily8111 7 жыл бұрын
Macha Allah anoo salaada jimce isku diyaarinaya ayad soo glisay bro lkin wan dawanayaaa inta ka dhiman salaaada jimce thanks bro million times
@riyascade8529
@riyascade8529 7 жыл бұрын
allow naga dhig kuwa har sada hoos kaaga maaalinta qiyaamo aamiin dha Ha asxaabey yaan hilmaamin ogaansho like haloosaaro
@brownabdallah4641
@brownabdallah4641 7 жыл бұрын
Ogaansho waa Faa,iido dad badani aysan ogeyn bulshada somaliyeedey Ka faa,ideysta ogaansho Like my freind
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 7 жыл бұрын
Mahadsanid #ogaansho waa macluumaad aan u baahneen xaqiiqdii waad naga haqabtirtay allaha haku xafido wll
@garaadkaabmedia
@garaadkaabmedia 7 жыл бұрын
Thnks, dadka maduucyada dhaadheer waaa ay bari karta, Kolkaad mawduuc xasaaasi ah bilowdo, waa khasab in qof ku dhamaysto, Bal waxaad eeegtaaa, dadka daaawada musalsalada aadka u dhaadheeer,
@tech-jf7fj
@tech-jf7fj 7 жыл бұрын
Allayaa khaliik macalin mahadsanid runtii waxa aad noo shiishay naskaxdaada si aan wax badan u ogaano janada ehelkeeda noqo idan alle
@iamabdorahman5910
@iamabdorahman5910 7 жыл бұрын
Thanks alot bro nosoo badi barnamijyadaada ❤
@doodaay5822
@doodaay5822 6 жыл бұрын
Waxaan kusoo qaatay primary school waan xasuustaa planets ka ninkaan kuxirnaada xaqiiqada ayow soo turjumaa afsomali ayow kuguso gaarsiinaa si aad ufahanto thanks bro keep going
@bokobunny3270
@bokobunny3270 7 жыл бұрын
Omar Inshar cilmigan Aad Nozo bandhigto malin walba Yaa Garab Kugu siya Wall❤
@mohabdirahman2043
@mohabdirahman2043 4 жыл бұрын
Allah ayaa awood leh cilmina leh 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@fatxaaadan7981
@fatxaaadan7981 7 жыл бұрын
Subxaan Allah hadii ay quraxda heer kulkeeda gaadho 15 milyan oo digrii, maxaad u malaysay Jahanamona لا إله إلا الله
@shaafijama3417
@shaafijama3417 7 жыл бұрын
*Mansha Allah waa nimcooyinka ilaahay INA siiyey*
@abdykaafiali6404
@abdykaafiali6404 7 жыл бұрын
محتريف جامع sax
@skuurt855
@skuurt855 7 жыл бұрын
the best KZbin of somalia is you👏❤
@deeqamaxamudcadey8733
@deeqamaxamudcadey8733 6 жыл бұрын
Maaasha allaaah ogaansho wad mahadsaan tahay bulshaadena somaliyeey door muhiim.ah aayaad u faadhidaa tarikhda ayaa na ku xusi doonta waxaan rejeyna inaan buug ka qoro bidni allah 🖒🖒🖒💓
@xoorchannel9058
@xoorchannel9058 5 жыл бұрын
Shukran wll channelkan ilaah ha waasiciyo FAA'idooyin bdn aan ku qabaa wlaahi adigane mhdsnd ilaah ajir iyo xasanaad ha kaasiyo😘😘😘😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🐅🐅🐅
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 3 жыл бұрын
Masha alh macalin omar inshaar waxbadan kaa faaidey
@mariaabdul99
@mariaabdul99 2 жыл бұрын
cilmiga aad dadka u fainaysid wlle khyr alle haka siiyo 4 years ka dib dawaday
@MohamedMaow-mz4ew
@MohamedMaow-mz4ew 8 ай бұрын
Sub hanallaah allaaha Cathaab naga heer mucuujisatka igaa fogeey Nahrista wacan Nosoojeedi qaaliibga Allow inuuri Naahrista jano iguu soo Adii aduuyada qeerbathan uguu Toosi
@Qyasaryare
@Qyasaryare 7 жыл бұрын
Masha allah Ogaansho mahadsanidiin🤗🤗❤
@abdirazakmohamed1106
@abdirazakmohamed1106 7 жыл бұрын
Mashaa ALLAH Hambalyo dhamaan walaalaha ka shaqeeyay barnaamijkan Aad ka u quruxda badan
@view-tc4jp
@view-tc4jp 7 жыл бұрын
Jaza kallah sxb cumar dadaal kaaga meesha kasii wat sxb❤👏👏👏👏👏👏👏👏✊🤙👍
@MaxamedAadan-z2z
@MaxamedAadan-z2z 4 ай бұрын
Subxanallah ilaahayow cadaabtaada naga badbaadi😭🤲🤲🤲
@leeboleebo9582
@leeboleebo9582 7 жыл бұрын
thank u so much I lv this types 😚
@maxamedibrahim95
@maxamedibrahim95 6 жыл бұрын
Mashaa alah kanalkan waa macalin sxb aad baan kubtageraa alaha kunaxaristo wax wanagsan bad ka shekeysaa
@antoosteam5328
@antoosteam5328 7 жыл бұрын
Cumaroow saxaaboo soo badi macluumaad qoraxda iyo aduunka iyo vanus
@caawiyetube
@caawiyetube 7 жыл бұрын
Www maasha Allh macalinka ifka raaxo ku noolaaw Aakhiro jano wllkey😍😍😍
@cxasanmaxamuudc1317
@cxasanmaxamuudc1317 7 жыл бұрын
mash allah Barnamijyo mcn waye kama daalo barnamijyadada ogansho waa cilmi kordhiye
@abdiaziizomer5160
@abdiaziizomer5160 7 жыл бұрын
Jasakalahu khayr aad noogu soo badi abuurka Alla
@cumarsaeed8431
@cumarsaeed8431 7 жыл бұрын
#Ogaansho. I really really like the your videos. Admin inchar i wish you the best.🎤📺💯
@nasra6098
@nasra6098 7 жыл бұрын
Subhanallah. Allah is the greatest. Jzk for the knowledge you have provided us with to benefit from. I am sure you have spent a lot of time to study and research it. It would be ever so helpful to have English subtitle, so wider audience can tune in as well. Keep up the good work!!
@cabdifitaaxwadani8875
@cabdifitaaxwadani8875 2 жыл бұрын
Waa su aale yaa soo tusay qur aankuba masheegine see u qaadan naa warkaan
@khalidabdirahman6393
@khalidabdirahman6393 Жыл бұрын
Cilmi baaris iyo dadaal lagu ogaada macluumaad kan 💯 sax maha lakin 90%waa wax jira
@mascudempire9925
@mascudempire9925 7 жыл бұрын
Masha allah wllo waad ku mahadsanthy mowduuca aad inoo soo jeedisay sxpkeena #OGAANSHO dadaalkaaga dadaal ku sii dar
@waxwalba1408
@waxwalba1408 7 жыл бұрын
Mahadsanid omer inshar waa la socdaa barnamijyadada ilaa dhamdkii 2016 Ma Noo diyarin karta mawduuc ku saabsan xalada dhibaato e ka tagan bariga dhexe sida Syria iyo falastin sidii yeman ad uga diyarisay oo kle
@aasiyaccasiis4492
@aasiyaccasiis4492 5 жыл бұрын
Ogaansho waa yutubka igu qalisan somaalida agteda walalkay cumar wad ku mahadsantahay barnaamijyada qiimaha leeh
@FahanOnlineAcademy
@FahanOnlineAcademy 7 жыл бұрын
Maanta video ga wuu iga hormaray sorry
@khatramohamed916
@khatramohamed916 6 жыл бұрын
manshaAlh walalkey cumar waan ku tagera nolow nolal farxad leh
@amiirsaadaq8618
@amiirsaadaq8618 7 жыл бұрын
Mashaa Allh waad mahadsanthy Omar inshar Balse waxkle oo inoo muhiim ah ayaan kaarabay
@hanadyare1925
@hanadyare1925 7 жыл бұрын
Wax garad wax badan og' barnaamij yada hawada noosobadi ugaas, salaama bro✌
@mohamudjibrilahmed1933
@mohamudjibrilahmed1933 6 жыл бұрын
(وجمع الشمس والقمر)
@mohicrafle7163
@mohicrafle7163 7 жыл бұрын
ogaansho channel loo riyaaqay runtii wll omar
@calicabdullaahi9813
@calicabdullaahi9813 7 жыл бұрын
ogaansho sxb qorax madoobaadka ka soo hadal fadlan
@adenwarsame
@adenwarsame Жыл бұрын
In cimrigedu kalana badh jooga waxa didana aaxadiista nabigu scw e odhanaya.aduunka wa dhamaad
@youngmoha5759
@youngmoha5759 6 жыл бұрын
Cilmi cusub ba igu soo kordhay waa mahad san tihiin Ogaansho team
@munibalhaj5741
@munibalhaj5741 6 жыл бұрын
Subxanallah...500 million km fogaanshaha dhulka ay u jirto kulaylka dusheeda 6 million degree centigrade cimrigeeda 400 million oo sano qiyaas oo ka dhigan badh cumri
@biiftagroup9688
@biiftagroup9688 7 жыл бұрын
Mash.allh #ogaansho ❤✋✋👐👏👏👏
@yasiinyusuf9633
@yasiinyusuf9633 7 жыл бұрын
Jimce wanaagsan Wll...aad baad kaga ugu mahadsantahy barnaamijka aad noo soo diyaarisay ...runtii aniga ..waan Ku xiranahy barnaamijka ogaansho ..waxaana jeclahy marka aan daawanayo ilaa 10 min inuu socdo barnaamijku sababtoo ah mar markaa ka sii danbaysa waxaan sii ogaado waxyaabo aanan hore u ogaynba ...nolow Sxb ilaahay haku xifdiyo ...Yasiin from paris
@يمآنيوليآلفخردينيه
@يمآنيوليآلفخردينيه 7 жыл бұрын
روعه تسلم دامه مذكور فيها اليمن 👍👍
@ziyachnour6083
@ziyachnour6083 5 жыл бұрын
m.a wll allaha kubarakeyo
@Xakim556
@Xakim556 4 жыл бұрын
Khayr Allah na aabuuray aan la kobi Karin haku siiyo
@MohamedOmar-ly1xr
@MohamedOmar-ly1xr 6 жыл бұрын
masha alllaah ustaad allaha qalinka kuu barakeeyo wax badan oo iskuulka kusoo bartay sidaanse liigu faahfaahin ayaan kaa bartay mahadsanid
@dajiyacabdilaahiaa4368
@dajiyacabdilaahiaa4368 7 жыл бұрын
subhallah allah allah ayaa awood le
@qoraatv6163
@qoraatv6163 7 жыл бұрын
Mahadsanid Ogaansho Run ahaantii waa mawduuc cajiib ah balse adigo tixgalinaya Dabeecada dadkaga aanad waqtigii aan u Bahnayn in aan kaga bogano aanad siinin. Customer care waa loo Baahanyahay mudane Guuleyso
@MaanHassan10
@MaanHassan10 7 жыл бұрын
Masha allah Thanks bro barnamijyada tarikhda noo soo gudbi
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 5 жыл бұрын
Subxanallah subxanallah subxanallah illahay ayay awood iyo celmi u sugnaadeen Bal qiyaas awooda allaha oo abuuray koomkaan intaas la eg subxanallah
@smpteam1663
@smpteam1663 7 жыл бұрын
Mahadsanid wax badan ayaan ka bartay ogaansho
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 7 жыл бұрын
جزاك الله خيرا Wll jir oo joog ogaansho
@ipcapital4747
@ipcapital4747 11 ай бұрын
Qoraxda habenkii xagee bay aadaya waa.mucjiso xaga allah ilahaybaa damiya hadhawna daara kwrn hadiiba ay soobixiwaydo habeen in uu lagu jiro naxdin😢
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 6 жыл бұрын
Masha allah Omar Allah kudhowro wn kaa faaidnay si wngsn waliba Sida aad utabisana wnka helnay
@salmaanabdikadir4328
@salmaanabdikadir4328 5 жыл бұрын
سبحان من خلق
@abdiabdi8615
@abdiabdi8615 7 жыл бұрын
mahadsanid wll Omar inshar
@abdirizakzakid9257
@abdirizakzakid9257 7 жыл бұрын
thanks dear bro
@moktarraaxey
@moktarraaxey 7 жыл бұрын
Masha Allah ustaadii Waan ku faraxsanhay inaan kamid ahaado dadka KZbinkaaga ku taxan Shukra dadaaaalkaga illahey haka abaal mariyo
@mohammedalihusein1582
@mohammedalihusein1582 7 жыл бұрын
Anshar waad ku mahadsantahay dadaalka dheer eed bixineyso
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 7 жыл бұрын
Thanks sxb
@somaliview1677
@somaliview1677 7 жыл бұрын
Masha Allah walal noosoo badi mawduucyada kusaabsan kawaakibka iyo meerayaasha
@indhayare9825
@indhayare9825 4 жыл бұрын
Wll omar ogaansho waankaa faa'iidaysanay
@somalitiktoktv7511
@somalitiktoktv7511 7 жыл бұрын
Afganistan maclumad kaso diyari tnx ogaansho
@dal-wanaajetv8679
@dal-wanaajetv8679 7 жыл бұрын
Subxanallah Rabbi ayaa Nusqaan ka Hufan
@maxammedraage12
@maxammedraage12 7 жыл бұрын
First view and first like 😍😝💯
@samsammohamed3153
@samsammohamed3153 6 жыл бұрын
Mansha allh
@salmaanloveysn3041
@salmaanloveysn3041 7 жыл бұрын
Thanks brother sidoo kale hore usoco
@khuuriyeofficial5942
@khuuriyeofficial5942 7 жыл бұрын
maansha alleh macalin cumar alleh haku xaFido Bro
@sayedfarhan5859
@sayedfarhan5859 4 жыл бұрын
Walal nosoo diyaari qeyraadka somalia ku jira iyo sida ugu fudud oo loola soo bixi karo adoon qalab dhamaystiran haysan
@abdiazizmohamed2761
@abdiazizmohamed2761 4 жыл бұрын
Subhanallah Allow adigaa awoodada wayn tahay
@nasirabdy1267
@nasirabdy1267 6 ай бұрын
Yaa aawanayo 2024❤
@gmarsharaf3657
@gmarsharaf3657 5 жыл бұрын
Malduuc kooban xanbaarsan Macno weeyn 😍👈
@Dalmacaanshe10
@Dalmacaanshe10 7 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
mansha allah cilmi aaad uu qiimo badab ayan oa faa'idey
@dhamackosar8710
@dhamackosar8710 7 жыл бұрын
waanu jecelnahay mawduuca dheer sheekh
@dadircade9189
@dadircade9189 6 жыл бұрын
Waan jeclnahay in uu mooduucu sii dherado fah fahin fiican an oga koroorsano
@xm4trapz621
@xm4trapz621 6 жыл бұрын
Thanks wlaal waad nofaidaysaey Allaya Izak
@ibrahimwarsame3488
@ibrahimwarsame3488 7 жыл бұрын
Masha allah, Macallin Hore Usoco
@drmoumin6865
@drmoumin6865 7 жыл бұрын
Thx teacher go forward 👏
@anigaoolayaqaan555
@anigaoolayaqaan555 4 жыл бұрын
Asc wr Wll waxaad iska saxdaa qoraxda waxaad ku dhex sheegtay war bixin taada cimrigeeda inuu hada Kala baryahay oo intii ay soo jirtay in le eg ay u hadhay Nabigeenuna wuxuu tilmaamay in La joogo aakhiru zamaan weliba xiligii la soo saaray markaa cimriga aduunku wuu tagay intiisa badan sidaa darteed qoraxdana wuu tegey cimrigeeda intiisa badan
@maxamedkingaxmed271
@maxamedkingaxmed271 6 жыл бұрын
thanks Mr. Hussein
@ahmedabdiqani6243
@ahmedabdiqani6243 7 жыл бұрын
Ustaad wad noo faideese tnkx
@abdiwakilceero5034
@abdiwakilceero5034 6 жыл бұрын
allaH wayN ax😂😂😂 allaw maalinka qiyaamE kuwaad unaxariisatO naga YeeL yaarABiH
@mobehani1977
@mobehani1977 7 жыл бұрын
Sxb omar inshaar mnsha alah waxbadana kaa faaidaysty allha ku dhowro
@mohamedalikalaay6514
@mohamedalikalaay6514 5 жыл бұрын
M.a sxp hore u wad dadaal kaaga Pro
@khadradheeman1772
@khadradheeman1772 7 жыл бұрын
Subxaanalaah shukran OGAANSHo
@pacificocean7130
@pacificocean7130 5 жыл бұрын
Alaha Subxanalah watacaala baa og intay jirto lama rabo wax qof qiyaasay
@y4ska37
@y4ska37 6 жыл бұрын
Masha allah illaaheey waa mid naxariisbadan
@mussafarah2798
@mussafarah2798 7 жыл бұрын
Shukran macluumaadkaada waa ku tixanahy wax badan ayana ka faa, iday
@thelionking2300
@thelionking2300 7 жыл бұрын
Jimco wanagsan AZxapta #OGAANSHO
@daadirmohamud9481
@daadirmohamud9481 7 жыл бұрын
Dj YaYa Y.M.K wanagsan
@thelionking2300
@thelionking2300 7 жыл бұрын
FarXaD Ku NOLow
@ammerismail2411
@ammerismail2411 7 жыл бұрын
Jimce lamida wll ❤️❤️
@mohamedwaliahmed6628
@mohamedwaliahmed6628 7 жыл бұрын
Ammer Ismail wanaagsan oo wacan❤️👍🏽
@ahmedawes5199
@ahmedawes5199 7 жыл бұрын
Dj YaYa Y.M.K mahad sani
@HoodoHasant474
@HoodoHasant474 5 жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله Awood iyo xeelad majirto allah mooyee
@ismaciilcabdulahi407
@ismaciilcabdulahi407 7 жыл бұрын
thanks bahda ogaansho waxaan idinka codsanayaa latitude iyo longitude isbadalka cimilada iyo hawenka iyo maalinta waxa sababa socodka qoraxda ama dhulka jwb ogaansho
@abdulahiabdi875
@abdulahiabdi875 7 жыл бұрын
masha allh garanay ugaas mahadsanid
Meeraha waxaraxir | venus | layaab iyo cajaaib | #ogaansho
9:14
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
Meesha Dhulka Ugu Cidlaysan | Mowduuc Juquraafi ah |
8:08
OGAANSHO
Рет қаралды 144 М.
Dayaxa | maxaad ka taqaanaa ? | macluumaad dayaxa ku saabsan
6:20
Meeraha Raage | Saturn Planet | macluumaad muhiim ah
8:08
OGAANSHO
Рет қаралды 101 М.
Faytaminka Cadceeda ama Qoraxda | Vitamin-D
7:01
Dr.Yusuf O.Qalib
Рет қаралды 11 М.
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН