Muqdisho ilaa Germany 1966 ilaa 1970. Dhibicaha Tariikhda - Dr Cali Shifo iyo Ilig

  Рет қаралды 72,448

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 92
@alesuge9918
@alesuge9918 8 ай бұрын
Mnsha Allah waa qabiir waana waaya arag dunida in badan soo maray waxaan Codsi halkaan uga dirayaa qeer Allaha siiyee Dr shiiq Cali shifo waxaan Kala cod sanayaa Dr Cali shifo in aad cilmiga aad taqaan oo Ale uu Ku baray in aad soo saarto dhalin yaro badan oo soomaaliyed oo aad u Hagar baxdo si Ale uu kuugu naxariisto sadaqo jaariyana uu kaaga dhigo idinka Ale koloy eex qof sameenaya in aad tahay kaama muuqato Dr shiiq Cali shifo mahad Sanid Dr ❤❤❤
@alesuge9918
@alesuge9918 8 ай бұрын
Asc MM Somalia TV waxaan idin Ka codsanayaa in aad gaar siisaan fariin taan Ku socota Dr shiiq Cali shifo waxaan Kaa cod sanayaa in aad soo saarto dhalin yaro badan oo soomaaliyed oo aad barto cilmiga uu Ale ku baray si aad nooga tagto dhaxal aan kaala harno kuuguna soo duceeyno si Ale uu kaaga siiyo Ajar kaagana dhigo sadaqo jaariya ah kaama muuqato Dr qof wax eex ah sameenaya lkn waxaa iga dar daaran ah in aad noo hagar baxdo qeer badan Allaha Ku siiyo Dr shiiq Cali shifo mahad Sanid ❤❤❤
@ilyashussein5338
@ilyashussein5338 Жыл бұрын
It's going well, I suggest you do the next series quickly, then we can save time
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 Жыл бұрын
Kuwaan oo kale soo Daaa Sxb I like 👍 it
@sakariyesaeed955
@sakariyesaeed955 Жыл бұрын
Wlhi wan sugayey Masha allah la so dhaqsada
@zuhouradem
@zuhouradem 4 ай бұрын
mansha allah ilaahey hakuu bareeko suxufi mohamed ilig
@historynerd7549
@historynerd7549 7 ай бұрын
Amazing person good story teller
@libanhaji2176
@libanhaji2176 3 ай бұрын
1970 december was sunday trully duqa cadi mhn
@anisamohamed-2764
@anisamohamed-2764 Жыл бұрын
Maashaa Allaah waa waayo iyo waayihii Wacnaa,sharaf waxaad ku leedahay Dalkaaga HOOYO MCN ❤❤❤❤
@faadumomaxamed7689
@faadumomaxamed7689 Жыл бұрын
Maa shaa allaah tabaaraka llaah, waa taariikh cajiib ah. 👍👍👍👏👏👏
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 8 ай бұрын
Dr ka isku iskuul ayaan ka baxaney inkasto muddo dheer u dhaxeysay waxaan anigu Banaadir Sare ka baxay 1983/84 waxaana Dr ka iskuulka haysatey nin reer waqooyi oo la dhehi jiray Ismaciil Dhubato oo aha nin xun oo cunsuri ah ina dilay maalin aan soo daahay anigo agoon ahaa wuxuun iga urinaayey oo imooday darood sababto ah nin majeerten oo wasaarada wada shaqeyn jireen ayuu igu arki jira oo abti ii ahaa C/ risaaq garwayane.
@somali4fun741
@somali4fun741 7 ай бұрын
Horta Dadka Englishka ku Comment gareya, ma ilbaxnimo ayay modayan Mise Aqoon ayay uhaystan luuqadaha Qalaad ? 😂
@ZaciimYare
@ZaciimYare Жыл бұрын
Waxaan kaa codsaneenaa ilig xalqooyinka kale in aad noosoo dhaqsatid waayo waa barmaamish aad uqiima badan Mahadsanid
@museabdi6372
@museabdi6372 Жыл бұрын
Ninkaan Dabagaabi daadihinayn ama aan Dibitaati daaya lahayn Dameerka Abgaalba wuu dili
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Aadbaan/kuuu_salaamayaa./daadihiyaha/barnaamijka
@mohedsaed4393
@mohedsaed4393 8 ай бұрын
Alla muxuu yahay waayo-arag Dr Cali barwaaqo iyo baraare baan u rajayn.
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 Жыл бұрын
Dameerka Abgaal Iyo Ninka Wada Wadadey Leyihin Waa In Loga Leexda
@xamseyusuf3105
@xamseyusuf3105 Жыл бұрын
Alte vielegen buu ka soo ha qeeye xajigu. waa waayo arag
@mubarakabdirahman6037
@mubarakabdirahman6037 8 ай бұрын
Wariye fariid ah wlhi wuu yagaan cid ku haboon in lawaraysto
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 8 ай бұрын
Waroye dhageyso aqoon yahankan oo wareeydo kana daa siyaasada run buu ka hadlaya a.Aqoon yahanku wuxuu ahaa mulxid aan waxba Aamasaneynsaneyn haddse ka towbat keenay.
@mohamedhersi1598
@mohamedhersi1598 8 ай бұрын
Xalaqdii hore halkaa kumay dhamaan waxbaa Ka maqnaa, tirsiga xalqaduhuna wuu qaldan yahay
@haybaran798
@haybaran798 Жыл бұрын
Ilig maxaa ka siya hadalka qofka u daa ha ka dhexgaline
@SUNEEYE_FILMS
@SUNEEYE_FILMS Жыл бұрын
Soobadiya
@osmanmahamad6369
@osmanmahamad6369 Жыл бұрын
Maxamedow Naftaad naga jartay 1 Month naga maqnayd
@abdirahmanaidid1289
@abdirahmanaidid1289 Жыл бұрын
War ssxn waliba gudoomiyaha iilig fadlam waraysigan wan so dhawayn naya pakin naga faaya falaqaynta an aqon lahay ee dapkaviyo dadkaba an u wacnayn indhwaydba wan iidiin firsanayey war dadka ka xiidhooda
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 Жыл бұрын
Isku xidha barnaamijta ka hadlaya isku waxa oo lanbaro u sameeya
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Жыл бұрын
Waar odagu tilmaan xumaa,waa maxay dameerkii abgaal.malaha isaaqu dameer ma dhaansadaan.wariyuhu waa xayawaan waa inuu dadka saxaa markey qaldamaan.taana waxay ka marqaati kacaysaa aqoon xumida wariyaasha
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 Жыл бұрын
ninki duudkiisa rarta dameer daciif hamoodo waaga wax gawari ah lama aqoon fardahana lama raran jirin dameerkana waxa uun lahaa reeraha hodanka ah oo laga tabalsan jiray si loogu adeegto, waxayna tilmaamkabixinaysa in reerku xiliga ahaa dad hodan ah oo gadiid leh.
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 Жыл бұрын
The history talk by this Doctor is crucial unfortunately the host doesn’t know how to ask the right questions and interrupts when the Doctor is talking
@ilyashussein5338
@ilyashussein5338 Жыл бұрын
No need to write nonsense here, the doctor's story is going well. Here you can only add a recommendation, not a criticism
@alibaax5346
@alibaax5346 8 ай бұрын
Ninka wax wareysanaya, please pay attention, sacada iyo phoneka eeg mada ka daa
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 3 ай бұрын
😁😁😁waa daacad. Fahan ninkan Somalia waxa ugu danbeysay 1970 isagoo aminsan socialism
@mohamedalit168
@mohamedalit168 Жыл бұрын
Iligow qurbaha iska ad cid la wareysto somali ma leh cilmi iyo caqli waligodba may hayn yuu waqti ka lumin
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
⏰⏰⏰👄👄🥀🥀seynis/aburaas🐜🐜🐜iyo/ sabankan//🏍🏍🏍🏍🏍✅✅✅✅🦅🦅🦅tignolaji
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 8 ай бұрын
Waraysigan habeenkii uu qaaday ilig wuu cabsanaa bal u fiirso
@WiilkaMagaalka-oo1od
@WiilkaMagaalka-oo1od Жыл бұрын
Adeer dowlad qiimo leh ayaa jirtay loomana ogayn yurub sidaan taariikhda ku hayno
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
ma dawladii afweyne fircoon ayaa qiimo lahayd?
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 Жыл бұрын
​@@hanalanderadigu miyaad jirtay waqtigaa oo miyaad u joogtet xumaanteeda iyo wanaageeda mise xanta qabiilka ayaa kusoo gaaray uun,wixii dwlembi kaaga imaanayo iska jir,ajarka xasanaadka yeey kaa qaadan wax aan faaiido kuu laheyn
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
@@axmedsixteen8509 taariikhdu way qaran tahay qofkii aqli lihina wuu akhrisan karaa, maanta waa ayaan daro in hadhaagii faqash iyo kacaan orphans ay amaanaan dhiig yacabkii gumaaday more than one milion reer sheikh isaaqa wadankooda Somalialnd xoog ku haystay sidii ADOOMAHA
@saladomar8670
@saladomar8670 Жыл бұрын
Abgal sidey kulaha abaha cun
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 8 ай бұрын
Qaybtii sedexaad aaaway kkkkk
@abdullahimohamed5432
@abdullahimohamed5432 Жыл бұрын
Hadda waxa la joogaa 2023 magaalada hargeysa biyo ma laha waa qabow markaad ka degto gegida tuugsi ayaad ku bilowdaan war ina adeer noo dhiib ninkii iga horeeyay wuxuu shegay in aad dameeraha qalataan laakiin ha isku dayina in aad muqdisho timaadaan si aad dameeraheyna u qalataan iska dhiciya dhulbahataha xaq u dirirka ah
@jamaalabdi8406
@jamaalabdi8406 Жыл бұрын
dameer dameer wataa tahayoo caqli majiro adigu qarax ka daa maatidaada
@mohamedali7812
@mohamedali7812 Жыл бұрын
Dr falso yaka damero badan kuligiin waxaad ka dhanisiin toga hargeyso marmarka qaar waad qalataan.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
NO more union with somalia. Good bless republiken of somaliland long live❤❤❤
@zahraabdidhux2611
@zahraabdidhux2611 8 ай бұрын
Maba taqaanid English e soomaaligaaga soo qor badaw
@abdifarah5875
@abdifarah5875 8 ай бұрын
Doctor wa maxay hadal xumadiisa Mise waxay ka tahay cunsurinimo waxa u ku tilmamo xayawanadka mid ka mida kolkasna waxa u ugu yeeraya ama ku magacabaya qabiilada waweyn sharafta leh iyo ayu nooc shaqsiyad😂 u ku tilmaamaya ( DAMEER) Donkey) Shaqsigas ma luugu tilmaami kara aqoon yahan ama Maxad ka faaiidaysan karta faiido ah , oo anan ka ahayn ciill qabnimo cunsirinimo aflagado ( labadoodaba kama aysan mujin wax Darren ah ( wariye hadan ku ahay adiga waxannoran laha , manan fahmin balse wad wada qabta arinka oo automatically yad u garatay sidas / you both you are ( DAMEER IYO LABADISA DHAGOOD)
@queenafrica8219
@queenafrica8219 8 ай бұрын
Stop ✋️ 🫸 🫷 interpret the Dr let him finished ✅️ the words 😅
@axmedmuuseaxmed8294
@axmedmuuseaxmed8294 Жыл бұрын
Dameerkii Abgaal Welli Caasimada Adeer Waa laga Hellaa hhhhh 😂😂😂😂😂😂😂 Welli Wadada Asiga laga Ma Xiro hhhhhh
@abuubakarali5480
@abuubakarali5480 Жыл бұрын
casimada horteed damarka ayaa goofka daganaa haduu damiir jiro waa in lagu xushmeeya marka😅
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 8 ай бұрын
Kkkkkkk
@SamaTech-s9e
@SamaTech-s9e 3 ай бұрын
Bidix= liberal aminsan xuriyada qof kasta iyo dumuqradiyad Wana western value Right= dadka wadankooda wax walba ka hormariya xoriyadaha badna ma aminsana Wana dad nationalism ama wadaniyad ideology ku shaqeya
@ifka2877
@ifka2877 4 ай бұрын
Qeebkasta waxeey tahay kuqor walal
@asadmohamed110
@asadmohamed110 7 ай бұрын
😂 HHHHHH Janno nin usocdaa waxba maQaato ayu yidhi
@SafaAhmed-vm8gi
@SafaAhmed-vm8gi 8 ай бұрын
Maasha allah adeerkaan qurux ilaahay wuu siiyay nuur iyo xushmad ayaa ka muuqata.
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 8 ай бұрын
Markuu yaraa kawaran qurux daa naag cadana ayaa inaga qaadatey😂😂😂😂
@qancisokukis2496
@qancisokukis2496 7 ай бұрын
​@@aminaabyan6373Oo ma cadaan buu guursaday😮
@alesuge9918
@alesuge9918 8 ай бұрын
Dr Cali shifo waxaan Kaa cod sanayaa in aad Aqoonta Ale uu Ku baray Aad soosaarto dhalin yaro badan oo soomaaliyed waayo nolosha dunida oo wax iska yar si uu Ale sadaqo jaariya uu kaaga dhigo idinka Ale koloy eex qof sameenaya in aad tahay kaama muuqato Dr lakin Aad u Hagar baxdo si aad dhaxal nooga tagto kuna anfaco adun iyo Aaqiraba MM Somali TV gaar siiya cod sigaas Dr shiiq Cali shifo waana Amaano cod sigaas ogaada MM Somali TV
@abdirahmanh.jibril5327
@abdirahmanh.jibril5327 Жыл бұрын
Ninka Camera da qaadaya ha loo sheego in qofka hadlaya camera lagu hayo gaar ahaan waliba qofka la waraysanayo
@mrpunisher1194
@mrpunisher1194 Жыл бұрын
Hadal kaa odayga ee dameer ka abgaal odaygu reer kaas wax u dhin amma af lagaadee ma ahayn lkn hadal hays waagaa ahaa ayuu is yidhi sheeg waanay ka yar qalloocatay ee yaan loo qaban odayga kollay wariyahaa loogaa baahnaa inuu faaf reeb sameeyo
@Adna_farah
@Adna_farah 11 ай бұрын
De wx laga xanaqaba mha
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
Waxaan Ahay sarkaal hore , ee Xeradii difaaca cirka ee Hargeysa baan ka shaqayn jiray, 1974-1981, anoo wiil yar ee 22 jir ah, labo xidigle Kuliyadii difaaca cirka, ka soo qalin jebiyayey Odessa, Ukraine, Soviet union xiligaa. Hablaha Isaaqa ilkaha casaa xoog bay noo soo dhoweeyeen hadaanu nahay Saraakiisha Reer Koofurta, xidhiidhkayagu aad bu u fiicnaa waqti fiican wada qaadanay haasaawe. Waxay xiisany jireen lahjada reer koofurta," abaayo macaan, waan ku jeclahay" iwm Barasho wanaagsan reer Somaliland.
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 Жыл бұрын
Adeer aqoontaa aad soobaratay barigaa cidkaa faa'idaysatay ma jirtaa in tii dalku dumay
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
@@yaxyeqaasim4851 Haa, Waxaan tababaro u furnay sarkaal xigeenadii xerada ka wada shaqayn jirnay. Waxaan bari jiray Sawaariiqda lidka diyaaradaha SAM1 , SAM2 dhinac walba: cilad bixinta, fogaan cabirka, shiish ku duwida, rakibka sawaariida, furfurkooda iyo casharo la xidhiidha akhrinta buugaagta sawaariiqda oo afka Raashka ku qornaa. Waxaan sidoo kale baray Luqada Ruushka, akhris, qoriinka iyo ku hadalkaba. Runtii aad bay durbadiiba u barteen iyagoo aan Ruushka tegin abidkood.
@Jama-is9gt
@Jama-is9gt 8 ай бұрын
Nacas wasakh ah! War hadda fiiri cimriga uu joogo iyo waxa uu hadlahayo! waa inangumeedkaan xabada leefsiiyey!!!
@abdiwahabahmed5926
@abdiwahabahmed5926 8 ай бұрын
Aniga sida ay ila tahay siyad varre wuxuu ka fiicnaa madaxda hada joogto uu muse ugu horeeyo hadii anan qabiil ku taageren rag iyaga rabay xukunka ayaa dalkii baabiyay
@hoodoahmed6308
@hoodoahmed6308 8 ай бұрын
Wad ficantihin lakin wax badan ba idinka qaldan xalfadaha isma haystan editing marba background suaalaha la waydinyo iyo inu wariyuhu explanation ku daro kelmada iyo meelaha qaran iminka xalqadan ti u horeysay noqon layde titles ka iyo wax guduhuna isma laha inaga hagajiya
@shahadismacil6291
@shahadismacil6291 8 ай бұрын
Xaafadee ayd kadaganeydeen köln cami ama Bonn barnaamijka hore umawada dhameysan manta ayn dib udaawadey
@najahmoh8465
@najahmoh8465 8 ай бұрын
Camera man and also inanka wareysanaya Dr waa poor sida wax u wadaan let the Dr talk stop asking interepted questions plz
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 7 ай бұрын
Wariyaha waraysigiisi ma fadhiyo Inuu daayo bay ahayd Odaygu waa cabqari masha allh
@mustafemaxamed6877
@mustafemaxamed6877 Жыл бұрын
afraad meeday raajinta waxa nagaga daran qufacee
@fardowsalijama7724
@fardowsalijama7724 8 ай бұрын
manshalh aqon iyo iman bakmuqda
@abdullahimohamed5432
@abdullahimohamed5432 Жыл бұрын
Dameerka abgaal hablahiinna ayuu guskiisa weyn geliyaa sababtoo ah hablahiinnu waxay u baahanyihiin gus dammeer adiguna doofaar ayaa tahay kuwee ayaa tahay waan jeclaa lahaa in aqaano meesha aad joogto ey ayaa ku dhaama useless
@jamaalabdi8406
@jamaalabdi8406 Жыл бұрын
adiga walaasha miaanay gus weeyn u baahneyn mise adigaa ka cabir
@MohammedDubadd-pd2wf
@MohammedDubadd-pd2wf Жыл бұрын
Unqualified Interviewer who doesn't have a brilliant background about journalism code of conduct
@cafifanuur1950
@cafifanuur1950 Жыл бұрын
I agree with you,he is useless
@zirmubarak7025
@zirmubarak7025 8 ай бұрын
What
@zakyflaq
@zakyflaq 8 ай бұрын
Adigu maxaa taarikh leedahay
@chavistalibre2542
@chavistalibre2542 8 ай бұрын
To me it comes across an engaging interview something that is rare in the somali media .. what journalistic education or background have you got to judge him other than sitting on your fat ass writing useless commentary
@sweetkokii
@sweetkokii 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂 if he is not unqualified I don’t know who is !
VILLA  SOMALIA DAGAAL CULUS 27 September 2024.vs.
19:13
Shanta Xidigta Tv
Рет қаралды 22 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 55 МЛН
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 38 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 140 М.
"Si Sahlan kumaan Qaadan Diinta Islaamka"Dr Cali Axmed
29:43
MM Somali TV
Рет қаралды 68 М.
An Unknown Ending💪
00:49
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 55 МЛН