"Waxan Bilaabay inaan caruurtayda Qur'aanka Baro anoon diinba aaminsanayn" Dr Cali Axmed

  Рет қаралды 86,309

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 99
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 8 ай бұрын
الحمد لله على نعمة الإسلام وكفى والصلاة والسلام على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@WardaJamal360
@WardaJamal360 8 ай бұрын
Ilig wll hanna niyad jabin allah waxan kaga baryayaa adigoo intaaa ka sharaf badan ka awood badan insha allah ❤wanu arki doonaaa
@mohhassan626
@mohhassan626 8 ай бұрын
Waraysi aad u qiimo badan Waayo-arag iyo warma-oge ayaa is helay I give it to my 10 out of 10 I can’t wait the part 3 Mahadsanidiin bahda mm tv
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 8 ай бұрын
waa dr cilmi badan og. ilig insha allah inaad so baxdo ayaan rajaynayaa.
@xaajisaam2368
@xaajisaam2368 8 ай бұрын
Dr'ku wuxu noo soo gudbiyey experience fiican mahadsanid.... waxan kale oon alle ka baryeyaa oo aan urajaynayaa in ilaahay cadaalad iyo xoriyad siiyo m.ilig oo xaqdaro ku xidhan
@sagalsalah4182
@sagalsalah4182 8 ай бұрын
Please part 3
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye 8 ай бұрын
Waxaan aad utaageerijiray barnaamijka dhibcaha taariikhda markaa waa inlasoodaayaa wariyihii ilig
@abdifatahgiire2408
@abdifatahgiire2408 8 ай бұрын
I waiting part 3
@mohamedamiinofficial5514
@mohamedamiinofficial5514 8 ай бұрын
We can't wait PART 3 😮😮
@cabdimajiidhussein6082
@cabdimajiidhussein6082 8 ай бұрын
الله يبارك يا شيخنا....
@XalimoMaxamadmuxumed
@XalimoMaxamadmuxumed 4 ай бұрын
A S C wa RUN SOMALIDA imikjota wasida. Thore mahayn
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 7 ай бұрын
Ilig ma lagu soo daayey walaal xarigaga aad ayaan uga xumaadey
@maymuunabdullahi4084
@maymuunabdullahi4084 5 ай бұрын
Part one mxaa kuqoran aan sodawadee
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 8 ай бұрын
Xaqiiqoyinkaa uu wariye ilig soo bandhigayo aya loo haystaa oo la leeyay maxaad noo fashilinaysaa Runtii waa wax laga xumaado waxa ka socda maxakamad iskusheegan dalka ka jira runtii waad naxaysa hadaad tagto dulmiga iyo tacadiga ka jira meshaas
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 2 ай бұрын
Bahaayin shuuciga uu sheegayo waa laga ahaaye diin diidku isagay gaar utahay waana nin afka uu kuhadlayo aad moodo inuu Bartay ee aanu asal ulahayn waayo dhaqankiisa aad uga duwan dadka afka uu kuhadlayo udhashay😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Elias.Yusuf101
@Elias.Yusuf101 3 ай бұрын
Xalqaddu waa 2aad, haddana tartiibta waxaad mooddaa inay meel kale ka bilaabmatay.
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 8 ай бұрын
plz 3 noso gali
@Abdwiilhoog0987
@Abdwiilhoog0987 8 ай бұрын
Noo soo daaya part 3 pls ❤ mahasanidiin bahada @MMtv
@jihanjamal3564
@jihanjamal3564 8 ай бұрын
Part 2 ma adigaba dawaday part 3 kulaha 😂😂😂
@Abdwiilhoog0987
@Abdwiilhoog0987 8 ай бұрын
@@jihanjamal3564 wan daawadah ee meet iigu sheeg p3 sharafey
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 8 ай бұрын
Somaliada waxba kama taqaano dowladnimo xattaa dadka islaamka oo dhan waa sidaa oo dowladnimadoodu waa cadaalad darro. Sidaa darteed meel islaam joogo nabad ku heshid suuragal maaha.
@suhaybjaamac3936
@suhaybjaamac3936 8 ай бұрын
Ilaahay ka baq nio
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 8 ай бұрын
@@suhaybjaamac3936 Ma qaladbaan sheegay, sheeg meel muslin daganyahay oo nabad ah oo balaayo ka taagneyn oo aan darfaha leys haysan ,mise inaad riyo ku noolaatid baad rabtaa. Adeer taasi na anficimayso. Hadaaden diinta islaamka iyo muslimiinta aadan kala aqoon waa mushkilo.
@AlimohamedAli-ex8yg
@AlimohamedAli-ex8yg 8 ай бұрын
Aduunka dhan cadaalad meel eey ka jirto majorto sababtana islaam ka ayeey cadaalad oo dhan ku jirtaa allaahi aduunka sameeyay sharciga uu usoo dajiyay waa islaamka
@Gaani2026
@Gaani2026 8 ай бұрын
​@@warsameahmed9871 waxaan u arkaa in brainwash kugu dhacay unfortunately, orod westernka eeg, dawalada ugu wayn ee Maraykanka ayaa ugu dawladaha ugu amniga xun adduunka, imisa qof ayaa chicago iyo newyork sanadkasta lagu dilaa, cid dishana badankooda lama garto. Kufsiga dumarka every 3 sec USA gabadh ayaa tacadi kufsi loogu gaysta. 200kun oo raggah ayaa sanadkasta jeelasha lagu kufsada. Dawladaha muslimiinta inta dagaalada Sokeeye ka socdo mooye, inta nabada ah iyaga ayaa ka nabad iyo amni badan all western, bal tiri dawladaha Khaliijka, Turkey, Pakistan iyo kuwa la midka ahba. Islaamku adduunka cadaalad iyo nabad ayuu uso kordhiyay, balse maanta hal dawlad oo muslim aah oo ku dhaqanta, diinta Islamka sharciyan ma jirto. Fadlan adiga oo waaqica hayn diinta islaamka waxba haka sheegin.
@caaqila-xchannel6324
@caaqila-xchannel6324 8 ай бұрын
Walaale kun sano iyo kabadan aduunka dowladii ugu itaalka ronayd waxay ahay dowlada islaamka lkn waxay burburtay 1923 intaas kadib majirin dowlad wax ku xukunta islaamka marka maba jirto sabab aad utirahdo muslimku cadalad maleh taarikhda baro
@omdslacey
@omdslacey 8 ай бұрын
Sababtuu u xiranyahay yuuna uxiranyahay???
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 8 ай бұрын
Taaariikh aad u wacan weye😊🎉😂
@abdirashidmohamed2864
@abdirashidmohamed2864 7 ай бұрын
qofkii wax xoogaa luuqad qalaadba ku hadlaa ama english ku hadla ma,aqoon yahanbaa inaa lil laahi wa inaa ileyhi raajicoon ilaah haidinka xoreeya cadawga idin waalay
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 8 ай бұрын
Sheekadaan ma fahmin
@hindaosman2464
@hindaosman2464 7 ай бұрын
Aniga xataa ma fahami waan iska dayni hada daawashadiisa
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed 8 ай бұрын
26ka sanno ee adan tukanba waad qalaynaysaa inta aad ka garanayso ilaahay hakuu fudaydiyo adeer
@muhamedibnualahi5749
@muhamedibnualahi5749 8 ай бұрын
Armuu bari horaba qaleeyey. Aar somaalidu dag dag badanaa
@saidojama1170
@saidojama1170 8 ай бұрын
عطاالله عما سلف Ilahay wuu cafiyaa wixi dambi ah oo horey kaaga dhacay والله اعلم
@abdallainafeyte2194
@abdallainafeyte2194 8 ай бұрын
Wll parts 3 lasoo dhaqso
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 8 ай бұрын
Waxaan wad Isku Qasteen saxiib Qaybtii 3aad inta ka Booday ayaaad maraysaa 4 Iyo 5aad sabab
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 7 ай бұрын
Simbabwe waxey haysataa macdan badan
@iskahubi3264
@iskahubi3264 6 ай бұрын
Haa Muslim mar buu Diin laawe ilaah laawe ahaa Aniga hadda waxaan joogaa marxaladii uu isaga marayey ee aheyd ilaah laawe Diin laawe ah
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 3 ай бұрын
@@iskahubi3264😂😂😂😂 Ilaahay ha ku hanuuniyo, aniguna waan kugu xigaa 😂😂😂😂
@asmaaabdirashid-kn3dh
@asmaaabdirashid-kn3dh 8 ай бұрын
Baritankisi maxa kaso baxay awaay qeybti sheekada.
@omarahmed83
@omarahmed83 8 ай бұрын
Odaygan cilmigiisu waa heersare
@SadamIbrahimJelle
@SadamIbrahimJelle 3 ай бұрын
Wadanka aduunka ugu correptionka badan baynu nahay, waa Soomaaliya 😂 Jamhuuriyada miyuunan u dhalan Sheekhan
@nuradinduqow1826
@nuradinduqow1826 7 ай бұрын
Aaway qaybtii 3 aad, waa maxay qaab darradaas, 13 maalin ayaan sugeynaa wali maheyno qaybtii sadexaad
@FariintaIslam-ka
@FariintaIslam-ka 7 ай бұрын
Dr cali waa mulkiilaha shifo hospital bypass waqooyi-geeda Gaal buu ahaa hadda waa daaci khuruushka baxa
@mohamedabdi7033
@mohamedabdi7033 8 ай бұрын
Ar wadadku xawanyanka ayuba ugafaye xita xawayanka ayey kalitan runti. Wayo xawYanka corruption maaqano
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 7 ай бұрын
Odaygan yaree sacad muuse ee reer samatar wuu soo jabay
@abdirashidmohamed2864
@abdirashidmohamed2864 7 ай бұрын
luuqad qalaad oo lagu hadlaa ma,ahan aqoon
@abdifatahosman2636
@abdifatahosman2636 7 ай бұрын
Ilik ammuu so xasustaa wareysigan ...qeybta Maxkamadda
@HusseinAlii-u3x
@HusseinAlii-u3x 8 ай бұрын
jow kow now odaygan waba big caabtooy wa lo jeeda lakin qamis iyo cimada bu raba in u dadka ku qaldo jow kow now hadana bow
@abdullahkadar2940
@abdullahkadar2940 7 ай бұрын
Wr hku dambanin anaga kaga war roon o masjidkisa ku tukana mrkasta o jar nahee imika jiska tosan hystaye isagaba na tujiya
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 8 ай бұрын
Ilig waa zero
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 8 ай бұрын
Waarun
@Gaagaake1960-ux5bm
@Gaagaake1960-ux5bm 8 ай бұрын
Sharci darada dalka adiga ayay ku saamaysay iligow aad iyo aad
@SalmaMohamed-op3mo
@SalmaMohamed-op3mo 8 ай бұрын
Mla so daayey
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 8 ай бұрын
Dowladnimada waxaa u sal ah caddalad. Haddii cadaalad la waayo dowladnimo ma jirto.
@taqwasulaiman6862
@taqwasulaiman6862 8 ай бұрын
Part 3 plz
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 8 ай бұрын
wa runtiisa odaygan iminka waxad arkaysa qof dhulkiisisa lagu qabsday waaxa hub soo guranaya qaabiilki odhan haday maxakada caadali jirto may sugan waanay jirin malaha halkaasa la isku dhamaya xata ma garayaan isaga samax ilahay aamin walahay anaga dhulkayagi reer wajid baa iska degan khiyamo doonayay inu ku qaro waanu iska daynay waayo aakhiro ka badan been cad daqiiqad baanka tuuri karana ha iska deganado daya banu nidhi dhulka ilahay wa kula goyn kara akhiro ma qadi karaysid marka qoorta lagu sudho xaqa binu adamka xaqa jaar waxba waa inad ka soo baxdan raarka haduu qaylada iyo buuqaga ka seexan wayo arooorti ma shqao tegi karo denbigana ada leh ilahay inay ka baqan wa wax wanagsan balse ta iga yaabisay nin iyo nin guri isku haystaa ayay reerhii odhan nabaro soo guranayan markasay saf soo gelayan dhul baa laga qaday dee maxakamada tag marka hore adoo waxba soo guran haday ka eexato iyaga maxkamdu walana denbigana leh iska soco ama marka kale la gal maxakamda
@carinohope3117
@carinohope3117 8 ай бұрын
Part 3 please
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s 8 ай бұрын
Xamartuu ka sheekeeynayaa Dadkii ku noolaa waagaas Reer Magaalbeey ahaayeen Dadka hadda ku nool waa Dad Baadiye ka yimi
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 3 ай бұрын
Maaha imika xoolihii miyiga ayaa xamar buux dhaafiyey oo laga nasan la’yahay, ilaahay u mahadceli aad iyo aad bay hargeysa u dhaantaa. Qaadka oo layska daayo, iyo caddaalad ayuunbaa inoo hadhay.
@SuulekhaCalicusman
@SuulekhaCalicusman 3 ай бұрын
Taariikh cajiib ah Wuu mahadsan yahay dr ku
@kaltumahmed3156
@kaltumahmed3156 7 ай бұрын
ASC- I AM WAITING THE NEXT EPISODE
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 7 ай бұрын
Adeer hada ma muslim baa
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 3 ай бұрын
He is Karl Marx believer
@Khasiibaabdirahmanabdirahman
@Khasiibaabdirahmanabdirahman 8 ай бұрын
Part 3 please
@jaamactooreeye5285
@jaamactooreeye5285 8 ай бұрын
Part three away marka?
@cabdiqani101
@cabdiqani101 8 ай бұрын
Ninkaa Ilig waa saaxiibka dadwaynaha. Ilaahay ha kasoo fasaxo
@smartmustafemedia8511
@smartmustafemedia8511 8 ай бұрын
WAA TUUGA DADWAYNAHA
@neosomaliana
@neosomaliana 5 ай бұрын
Ma wariyaha baa xiran wll?
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 3 ай бұрын
ilaahay wuu ka soo daayey
@Mahad-Gelle
@Mahad-Gelle 8 ай бұрын
Nin doqonaad kasheekaynaysaa haduu dhulkiisii awoowe uceliyey kii gumaystay awoowgiiii
@ashonero6293
@ashonero6293 8 ай бұрын
1994 baa la soo daaayey mandella
@burhaandaahir4475
@burhaandaahir4475 8 ай бұрын
11 kii Februaey 1990 kii baa Mandella xabsiga laga sii daayay ka dib 27 sano oo maxbuus ahaa. Afar sano ka dibna madaxweyne ayaa loo doortay 10 kii bishii May1994.
@mrjamaadam2131
@mrjamaadam2131 8 ай бұрын
Ar waraysigani wa yaryahaye isago dhamaystiran so geli inti ugu xasasisanayd mrku marayey bu dhamadaye so dhamaystir
@sudajibril7117
@sudajibril7117 8 ай бұрын
Waa ruuntii wlhi xawayanka waxaba ma dhaamno
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 7 ай бұрын
😂😂😂 Wlhi very true waaye aduunka kuma noolin baa moodaa marka caalamka kale laynoo eego
@Jeenyokajeenyo
@Jeenyokajeenyo 3 ай бұрын
@@warfaa_soysoy😂😂😂😂
@jihanjamal3564
@jihanjamal3564 8 ай бұрын
Part 1 ayee nogu celiyen uff
@sundus-hi8iz
@sundus-hi8iz 8 ай бұрын
Part 3 waiting.....
@mustafehussein2638
@mustafehussein2638 8 ай бұрын
Cajiib
@wadanidhabachannel2216
@wadanidhabachannel2216 7 ай бұрын
Part 3
@abdiomarymohammed4341
@abdiomarymohammed4341 8 ай бұрын
Ninkan ilig ah odeyga wuxuu u wareysnaya sida ilmo yar maba ka sugaya hadalka
@KhanYunis7
@KhanYunis7 7 ай бұрын
Hab wareysiga & sualo wydiinta waa lagaga wanaagzan yahy
@csalanmaxamed3414
@csalanmaxamed3414 8 ай бұрын
Beerta uu leeyahay inacigaalbaa isiiyayay waa beertayadii awawgay XAAJI cumar maxamedbaa lahaa Ina cigaala masiin ee wuu layaabay markuu gartay beerta mayer cawlbaa watay isaga
@FariidoAli
@FariidoAli 8 ай бұрын
G CVv but
@AYaaanMaxamed-fe9qg
@AYaaanMaxamed-fe9qg 8 ай бұрын
🎉
@drbarwaaqoabdurrahman6500
@drbarwaaqoabdurrahman6500 8 ай бұрын
Sharciyan bukaankasta waa oo qaliin lagu sameeynayo waa in screening loo sameeyo saabsan STD
@dr.mohamedbiihi113
@dr.mohamedbiihi113 8 ай бұрын
Maaha sharci walaal. With out consent ma baadhi kartid bukaan.
@naasirmahamed6229
@naasirmahamed6229 7 ай бұрын
Hadii positive noqda maad iskaga tagi mise waad qali
@Shskzkskska1423
@Shskzkskska1423 8 ай бұрын
Is this guy still in prison?
@bookreviewinsomali1010
@bookreviewinsomali1010 8 ай бұрын
Yes unfortunately
@Shskzkskska1423
@Shskzkskska1423 8 ай бұрын
@@bookreviewinsomali1010inshallah he is released. I remember a young man they left in prison for 4 years because he did a gabay. This is madness and very big injustice.
@puregenius3493
@puregenius3493 8 ай бұрын
​@@bookreviewinsomali1010 Why What he made?
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 8 ай бұрын
Yeah
@siradm
@siradm 7 ай бұрын
Nothing​ @@puregenius3493
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 140 М.
"Si Sahlan kumaan Qaadan Diinta Islaamka"Dr Cali Axmed
29:43
MM Somali TV
Рет қаралды 68 М.
Incredible: Teacher builds airplane to teach kids behavior! #shorts
00:32
Fabiosa Stories
Рет қаралды 10 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,4 МЛН
Ozoda - Lada (Official Music Video)
06:07
Ozoda
Рет қаралды 12 МЛН
13 Sanno oo xabsi Maraykan ah. || Qeybta 1-aad     #Dhibcaha_Taariikhda
45:21
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 559 М.