::::::Ragow kabihii baa iga Idlaadaye Hala ii Jaan saaro::::::::::: ::::::::::(((( Qalanjadii baa iga duqowdaye Qalanjo iigu dara)))))
@huraale94432 жыл бұрын
Waad Mahadsantahay
@Suhayb3442 жыл бұрын
Sango, heensays, shini-goys, duluc,rugo.
@usamearwax29992 жыл бұрын
Kobihiiba iga idladaye hala i janzaro Hogo tusalen buuxda✅️
@huraale94432 жыл бұрын
Masha Allah
@baladomar77982 жыл бұрын
Maasha alaah❤❤❤
@gaashaan52 жыл бұрын
Sarbeebtu waa mid cajiib ah Waxaad toban weerood ku oran lahayd baad hal weer ku soo goobaysaa
@xusenmaxamuud12606 ай бұрын
Cajab
@warsamemayele8 ай бұрын
Ragow kabahii baa iga idlaaday hala i jaansaro Gabadhii baa iga doqowday xila cusub hala i gudoonsho sarbeeb cajiib ah weye axmed f.idaja waa mahadsatahay
@AnfacIsaaq6 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@mrmustaf96152 жыл бұрын
Lkin zxp idaajaa somali wxba kama yaqaano daarood mooyee
@rashidhassan35072 жыл бұрын
ninkii taariikh yahay ama taqaan tariikhda quruxda badan ee soomaalida waa soo bandhigi kaeaa
@maammeee Жыл бұрын
Taariikh somali oo daarood iyo isaaq ahayni majirin gaar ahaan gabayada iyo murtida labada reer cidaan ahayn lama hayo , Hawiye iyo Raxanwayn kuwaasi maba gabyi jirin oo Wakhtigan la joogo baanay somali saxa kuba hadal , saldanado la sheegayo iyo dhaqdhaqaaq Xornimo doon sida Darawiishna maleh