Muuse Biixi waxuu Todobaadkan la Ordayay waxuu Ogyahay Inuu Ugu Dambayn Carari doono.

  Рет қаралды 15,512

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 88
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 Күн бұрын
Mansha Allah guul somaliland cagdheerey ma ishaad wax kaga guri
@nrx8684
@nrx8684 Күн бұрын
Maxamed Abiib fursad uu lumiyay maalintii uu Boorame joogay wexeey eheed inuu yiraa shacabkeeygu Somaliya ayeey rabaan ana waxa shacabkeeygu rabaan aan rabaa
@villakismayotv9799
@villakismayotv9799 Күн бұрын
War rgan isla rabey aya is helay wan salaamaya wariye nuur janaraal jamac xasan cadule
@GuledAhmed-kz5ts
@GuledAhmed-kz5ts Күн бұрын
War muuse cidwalba kaga qaylisiiyay libaaax
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 Күн бұрын
Jaamac garac1 neefyahow munaafaqada iska daa dambibaa kaaga socdee
@MaxamedAli-i4j
@MaxamedAli-i4j Күн бұрын
Ogaadeen iyo hargaysa maxaa kala galay
@nrx8684
@nrx8684 Күн бұрын
Horta maxamed kaahin sow maha kii lahaa dowlada federaalka Somaliiya aan ka mid noqono wax waa wadi weeynaye?
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 Jamac is an extraordinary man. " qofka la afduubo ma maxkamad baa la soo taaga."
@Mawliid-rd8en
@Mawliid-rd8en Күн бұрын
Anigo ah isaaq runtu wa sax jaamac waa rageedi
@cabdisamedkayse-kq4do
@cabdisamedkayse-kq4do Күн бұрын
Waa hunta
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Күн бұрын
Libaax la daawado(Zoo) ayaan naqaaney lkn libaax bahdilan oo silsilado ku xidhan oo la fuulayo HARGEYSA noogu horeysay 😂😂😂
@AdenMohamed-dx3fx
@AdenMohamed-dx3fx Күн бұрын
Asc warun waxxbamatarayaan reerwaodal waacafaan iyocaano kaabaqay cicada.dumarkaa walaala ah
@ناصرمحمد-ي6خ
@ناصرمحمد-ي6خ Күн бұрын
maxamad abiib inta doorshada muuse kadhamato waa xirnanaya
@Somaliaisdebtfree
@Somaliaisdebtfree Күн бұрын
Ishaaq waa adoonka Qomud lud, haddii aad ogtahay waxa dugsigaas ka dhacaya Abaarso🤦🏾‍♂️
@NimcoFf
@NimcoFf Күн бұрын
​@@Somaliaisdebtfreeabaarso waa magac degmee ma hooyadaba lagu wasay anagu wxba a ogine
@Somaliaisdebtfree
@Somaliaisdebtfree Күн бұрын
@@NimcoFf No comment, aniga dumar lama doodo, ee ii soo dir nimankaas khaniisiinta ah Isaaq kuwaas oo u galmooda🤮 eeyaha 🤢Qomud lud..!!
@NimcoFf
@NimcoFf Күн бұрын
@@Somaliaisdebtfree ma saliidii🥥🥥 aad dabada isku marin jirteen bad sidataa rer nuur iyo naaleeye ila qoomluudow
@Somaliaisdebtfree
@Somaliaisdebtfree Күн бұрын
Xagee joogtin rag isaaqo, ha ii soo dirin dumarkiina..🤣🤣🤣
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 8 сағат бұрын
CAGDHEERAY MAAD DADKIINA. BAABAYA KA HADSHAAN MAXAMED ABIIB IYO SOMALILAND TOONA WAXABA. IDINKAMA GELIN
@abdiali4991
@abdiali4991 Күн бұрын
Jamacow reer awdal haku dalin waa xoolo uu muse bixi meel kuu xaraystay 😢😢😢
@JiridSheik
@JiridSheik Күн бұрын
dadka wararka xiisiyo ma ahii lkn meesha haduu jamac joogo sacadba daawabaa nink waa comedy càadi ahaa kkkkkkkkk
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye Күн бұрын
Labo oromo oo ah muuse iyo abiye
@hallad598
@hallad598 Күн бұрын
Iyagu Oromada ma sheegan laakiin adigu Oromo ayaad ku abtirsatay.
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 Күн бұрын
Soo idka yiri dhareer wadag inaad tihiin oromo iyo axmaarada 😂😂😂😂😂
@Haybajama
@Haybajama Күн бұрын
Laan dheerayaal
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Күн бұрын
Muuse biixi dhoowr nuqdaba meesha ugama socdo 1: dadka uu godobta ka galay oo uu sharci-darada kulaayey meesha ugama socdo 2: jabka ceebta uu qabo iyo ciidankiisii oo maxaa biis eey uheeystaan dhulbahante iyo taarkhdaas mugdiga ah meesha ugama socdo 3: waxa hanti guud iyo dhulal uu qaatay dhaqaalana uu uruursaday uuna doonayo xukunka inuu ku ilaashado meesha ugama socdo. Kolka dhoowr arinba wuu sameeynayaa 1 inuu reer oowdal docadoceeyo si eey udagaalamaan illaa iyaga wuxuu isleeyahay waad ka adagtahay doorashadana uu uga meereeysto ama dhunaca ceerigaabo inuu fitness ka abuuro si dagaal uu uga qarxo. ama dhanka dog iyo qori-lugud inuu dagaal ku qaado. ama ugu danbeeyn doorasho natiijadeeda uu ogyahay inuu qabto oo foowdo laga abuuro meelaha looga cod badanyahay meelaha uu ku cod-badanyahayna si nabad ah eey uga dhacdo kolka muuse hadii sidaan looga guuleeysto oo uu ku tago muusaha lagaranayo ma ahan muuse oowliyoobay weeye
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye Күн бұрын
Odaada waxaa lanooxidhaayo waa maxaad soomaali unoqoteen waxaan taageero kasugaynaa waa soomaali
@abdiali4991
@abdiali4991 Күн бұрын
Jamac gallad iyo nuur soo dawada welcome 😂😂😂😂
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 10 сағат бұрын
Yaaku yiri ka hadal dhulkaagii La haysto maa ka hadashid
@nrx8684
@nrx8684 Күн бұрын
Muse bixi ma wuxuu u baxsa doonaa itoobiya?
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Күн бұрын
NAC NAC. WAA. SHEEKO. RAQIISA. DAL. KA SOMALIA 🇸🇴 WAX KA JIRA. WAALA. SOCO. NAA.
@abdiali4991
@abdiali4991 Күн бұрын
Madax furasho dhee jamacow
@Adan974
@Adan974 Күн бұрын
😂😂😂😂 jaamac waa ruwaayad
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Күн бұрын
Waxa isaaq doonayaan in ay samaroon xasuuqaan mar labaad warkoodu waa cadyahay
@Sagaalsagal
@Sagaalsagal Күн бұрын
Muse biixi cabdi waa geesi qaran cadawgaa jaban ❤❤❤
@Safsaf-dk3df
@Safsaf-dk3df Күн бұрын
اخيرا مرحبا كيفك ❤
@ShafiAdam-b9u
@ShafiAdam-b9u Күн бұрын
Jaamacow wariness nuur warayso deegaanka waxyaabihii uu ku soo arkay gaar ahaan dhinaca siyaasada
@faclon.
@faclon. Күн бұрын
cagdheerey somaliland haku waalan idinku soo tashada siyaasad halkan mataalo
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 Күн бұрын
Markaasaad dhaandhaan Noqotay
@user-xj3sb5qx2d
@user-xj3sb5qx2d Күн бұрын
Maxaa kagalay M Biib faqash yahaw
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 Күн бұрын
Ogadeen wale uumaad maha somaliland saay uu xaasiidayaan ayaay ku dhamanayaan wale wali saas ayaa walii giin uu nolanaysaan
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Күн бұрын
Al ma isaaqii ayaa laga sheekaynayaa soo lama jabin
@Sagaalsagal
@Sagaalsagal Күн бұрын
Odaygani waa dadka ku waashay somalilnd iyo muuse. Yaahuu galbeed😂
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Күн бұрын
La haystayaal waligood la gumaystayaal uraya cagdheer cagta african ku hoos jirayaal Muuse oo kale idinkama dhalan miyaydin cawri
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye Күн бұрын
Waxaan dhexda ugalay labo oromo
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Күн бұрын
Muuse waa laandheeraha isaaq ma siyaad barraad moodday
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed Күн бұрын
Muuse maalin uu jigiga jogay bu igu adkeyay inan sawir la galo wa istus waynaday awagi lagub
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka Күн бұрын
Caadi ma aha xaalada- caawa ragii jilib.culusta- ahaa baa is helay malaha jaamac- galad- wax ninkan aheyn oo celiyo lama hayo- ninka abdirahman layiraah- ee cusub dab yar kaasi- mashido- waa aftahan- haduu malaha janalkiina yahay
@ShafiAdam-b9u
@ShafiAdam-b9u Күн бұрын
Qolyaha rer boorama ama sida dhulbahante ha is xoreeyaan ama duligaa haku jiraan
@NimcoFf
@NimcoFf Күн бұрын
Samron ma beel faqash ka mida ayad mooday adooney edebso
@IbrahinCabsiiye
@IbrahinCabsiiye Күн бұрын
Nacab xasan iyo xamsiyo xanuun mahad baa kudhacay
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 Күн бұрын
Cagdheereey maxaa ciilku haya cabdi ilay mee maxaa kaa galay abiib
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid Күн бұрын
Waar qabiilka dhan ee la qaawiyay rag iyo dumar ee la is hor fadhiisiyay dds maxaad uga hadli waydeen kuwaas baa cid u hadasha u baahane dawlad degaanku wax uu ku kacayo lama fiirsan karo
@hamzamohamed544
@hamzamohamed544 Күн бұрын
Jmc dhuuso waaye
@Hciid
@Hciid Күн бұрын
Maxamed abiib waa looma oyaan cidii wax u sheegi karta in kugu filan aragtaye cafiska muuse kadib gaboyihii aad ku caasisay ayaa maanta kudifaaci kara usoo noqo
@Sirad47
@Sirad47 2 сағат бұрын
Kkkkkkk xaarkiinni baad dhex rafanaysaan ku fikira sidaad uga kici lahaydeen. Camal kale ma haysaan aan soomaliland ahayn iska ciya iska ciya.
@OceanRehab
@OceanRehab Күн бұрын
Laakiin waa maxay sababta dadka reer Borame a ay u geyn karin Muse Biihi Maxkamada caalami ah?
@abdiali4991
@abdiali4991 Күн бұрын
Daren kaas iyo digaas maleh walalo anna kaso jeda gobolkas waxa ku nool waa xolo ziro diig maleh iga daa walal 😢😢😢
@user-sz3th6gj1z
@user-sz3th6gj1z Күн бұрын
Doqonyahaw ka bax afaaraha somaliland
@Somaliaisdebtfree
@Somaliaisdebtfree Күн бұрын
Doqon Ogaden🤦🏾‍♂️
@HassanAli-xf8qi
@HassanAli-xf8qi Күн бұрын
Maxbuus habar jacelo 😂😂😂😂
@Somaliaisdebtfree
@Somaliaisdebtfree Күн бұрын
​​@@HassanAli-xf8qi Waa ku dhawaad ​​dagaalkii sadexaad NUCLEUR ee aduunka nimankan wali waxay ka hadlayaan dhibaatooyin yaryar...Ogaden..🤦🏾‍♂️
@mustaphaaar9734
@mustaphaaar9734 Күн бұрын
Cagdheer waa yara bilaa caqli walaahay 😂 Waar barnaamijka inaga qurxiya nacalaayee sidii fadhi ku dirirka ayaad u hadlaysaanee 😂😂😂
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 Күн бұрын
ADIGA IYO AABAHAA AYAA BUDHCAD AH JAAMACAW
@sadiamohamed2077
@sadiamohamed2077 Күн бұрын
😂😂😂🏃🏽‍♂️🏃🏽
@jamalibrahim2472
@jamalibrahim2472 Күн бұрын
Aniiga hooyada iyo caagdheerba wasa wale lauding fahan waxan balaan ku qaadaya in somaliland laga so raafo ogadeen snm wa ku wi qaxoontiiga ka dhiigay hhhhh
@Gawrace
@Gawrace Күн бұрын
Ogaaden nimanka axmaaradu u bikro jabiso naagahooda midgo keniyanka iyo Ethopian ku gumeystan
@SaidAhmed-t5c
@SaidAhmed-t5c Күн бұрын
Amxaarada iyaga gumeeysi baa ku daray laakiin adiga adaa uqoora-salaaxaya oo uyeeranaya
@Gawrace
@Gawrace Күн бұрын
@@SaidAhmed-t5c is xoree nadalyow hadal looma baahne
@rabiilecumar7972
@rabiilecumar7972 Күн бұрын
ADEER DOQONIMADA AYAA KAA BADATAY MARKAASAAD DHAANDHAAN NOQOTAY
@DaalloSurad
@DaalloSurad Күн бұрын
Adigoo jamacow tolkaa gumaysi shisheeye abidkood ay ku soo jireen ayaad dad ka nolol iyo sharaf badan ku daashaa tiina ogadeen maad ku mashquushaan taasa ku hurane
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 Күн бұрын
😂
@faclon.
@faclon. Күн бұрын
muuse laf dhuun gashay buu idinku yhy wlhi oo bilaahi oo talaahi waa soo noqonayaa mana taageero anigu lkn marka uu idin buufinayo waa taageera waar wax barta aan isaaq gaadhne
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 Күн бұрын
Adigu haddaad cilmi iyo aqoon leedahay dhulkaaga gaalo iyo shisheeye kamaadan gadateen jaahil yahow gaalo dhaaraanka ah
@Somaliaisdebtfree
@Somaliaisdebtfree Күн бұрын
MUUSE BIIXI sidee bay ISAAQ yar uga iibsan karaan dadkaas wasakhaysan qomud lud dugis abaarso..!! 😂😂😂😂🤣. Idoor oo awaay dee Isaaqnimo di..!!
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 Күн бұрын
Jamaac waligaba adow doqonimadu kugu raagtay oo laga roonay ah adiga iyo kan kaley ey duliga ah ey os wareysaytaan laba duli oo suliyada kukuyada dhaqaa tihiin muuse bixi waa libaax libasx dhalay halka aabaha suuliga u dhiqijirey kiniyaatiga iyo itoopianla od ila imika tahay adoon la leeyahay markaa afka huuradaley soo cadayow adiga iyo kan kaley ey kula midka ah
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Күн бұрын
Ha caytamin sida naagaha hooyadaa siilkeedii wase jeegaan yahay mise magacaaga oo sadexan iyo address kaagaan soo qoraa, ma inaan hebel ahaan laguu garanayn baad mooday xishood hadii kale sida cinema ha baan ku soo dhejinayaa, ninka dood iskaga celi nedel jeegaan yahay idinkoon wax iska celinayn baad dhaliga kala qabanaysaan goojacade maad wax iska celisid, anagu hadaanu habaryoonis nahay dib futadiina u difaaci mayno
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 Күн бұрын
Oo wad gubatay war naag yahow orod ninka kuu bixiyey yusra harti iska soo celi isaaq unbad u bootaysaaye darood soo diga u naagaynaya anigu nin cabdale sacad oo dadkii ugu halganka badnaa ayan kasoo jeeda laakin adigu basaas weyn oo kaba qaad ah ayad ahayd imikana tahay munaafaq muuqda bad tahay wanaa taad ka gubanaysaan od ogtihiin inay wax ad umada somaliland ku dhaqan oo cad oo dadku ku qancaan aydan hayn oo dad koo dhanba kulmiye mar sadeexad loogu guri doono marka byebye anigow ku caayen anigu hadu ciro somaliweyn wadan maxay cadowga somalia u taagersan yihin wadani bal arintaa iga soo jawaab
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Күн бұрын
@@mohamedabdiyusuf519 kkkkkk
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Күн бұрын
@@mohamedabdiyusuf519 dee maxaan gubtaa sxb aad kuugu fogaan maayee laakiin ama rag iska celi ama calaacalka jooji 500 maxbuus gooja cade iyo 200 tikniko ah ma hadiyad baad u siisay ssc , sxb inaad kaftantaanba maaha idinka iyo habarjeclo, muusoow ciidanka fasax kkkkkk
@mohamedabdiyusuf519
@mohamedabdiyusuf519 Күн бұрын
War noma talin waayinay falastiinay ishooda ayan ka baqanay inay nagu dhacdow laakin adigu ma isaaqisam ayad aamin san tahay mise somali faqash amba qadaadweyn hadu wadani guulaystow hadu gooni istaaga somaliland aamin san yahay ninka u horeeya ey u codaynaya ayan ahay oo balan ah laakin hadu leeyahay somaliweyn taas waxan ka xiga dhimasho marka waa intaas un inta an ku diidanahay wadani oo ta kaleyna cadow kasta leeyahay wadanu ayan rabaa taas hadu iska bari yeelow oo goni isku taaga somaliland rumaysan yahay ninka u horeeya ey u codaynaya ayan ahay marka waa intaas un
@bigie2264
@bigie2264 Күн бұрын
😂😂😂😂 gafuur culusti caagdheer iyo cunfigi cuqdadaysna afar cishaan ka raysanay faragajodan
@mukhtarmaxamed5357
@mukhtarmaxamed5357 Күн бұрын
Jaamac garac1 neefyahow munaafaqada iska daa dambibaa kaaga socdee
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 Күн бұрын
Mansha Allah guul somaliland cagdheerey ma ishaad wax kaga guri
Kaftanka Siyaasada 524 oo aad u xiisa badan
44:36
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 25 М.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 78 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 65 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 68 МЛН
MMUNIIRA OOYSAY VIDEO QAAWAN AYUU IGA DUUBAY BUSKUT DAHIR CALASOW U DACWOOTAY
20:45
DEG DEG OROMADII OO CARAR BILOOWDAY & SOMALIA OO GANTAALO HALIS AH HESHAY
26:00
Zaki honest Official
Рет қаралды 2,2 М.
DEG DEG FANAANKII QAADAY HEESTII AMXAARADA OO MUQDISHO LAGU DILI RABO
19:46
Zaki honest Official
Рет қаралды 8 М.
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 78 МЛН