Muuse Ismaaciil Qalinle Heesta Hal laqalay raqdeeda oo Qoran (Lyrics)

  Рет қаралды 99,259

Mohamed Noor

Mohamed Noor

5 жыл бұрын

Hal la qalay raqdeedaa
Lagu soo qamaamoo
Qalalaasihii baa
Nin ba qurub haleeloo
laba waliba qaybteed
Qorraxday ku gubatoo
Qoloftiyo laftiibaa
Lagu liqay qallaylkee
Qosol wuxuu ka joogaa
Qumanaha danbeeyee
Weli qaba hamuuntee
Buuraha qotada dheer
Ka arkaaya qiiqee
Qarka soo jafaayee
Qalwadii masbaa galay
Qodax baase hoos taal
Faras qaayihiisii
Qurux buu ku doorsaday
Fule quudhsigii diid
Geesi qoorta soo dhigey
Qabqab dhaafay baa yimi
Qosol qoonsimaad noqoy
Qabyo waa halkeedii
Qarandidu libaaxbay
Ku qadhaabataayoo
Soo qabo tidhaahdaa
Qaankiyo biciidkoo
Qaybtana shanlaabay
Qoondeysataayoo
Isagnaa qorshaha guud
Qanjidhkiyo xumaystay
Ha qawedin tidhaahdaa
Aarkuna ma quustoo
Ma qarsado xanuunkee
Hadba qaran jabkiisiyo
Qiirada xasuustuu
Kolba dibin qaniinaa
Qalwadii masbaa galay
Qodax baase hoos taal
Faras qaayihiisii
Qurux buu ku doorsaday
Fule quudhsigii diid
Geesi qoorta soo dhigey
Qabqab dhaafay baa yimi
Qosol qoonsimaad noqoy
Qabyo waa halkeedii
Weligay cad quudheed
Anna qaadan maayoo
Qalanjadan faraa dheer
Wax la qaybsan maayee
Bal inay qabuuruhu
Saddex-qayd ka maarmaan
Ama qoor-tal jeexaan
Labadaas mid quudhaan
Xilka qaawan saaraan
Hadba qaylo-doon baan
Ka horow qiyaamaha
Ku qulaamin maydkee
Aan qoofallaadee
Qarqarsiga ha iga furin.
Qalwadii masbaa galay
Qodax baase hoos taal
Faras qaayihiisii
Qurux buu ku doorsaday
Fule quudhsigii diid
Geesi qoorta soo dhigey
Qabqab dhaafay baa yimi
Qosol qoonsimaad noqoy
Qabyo waa halkeedii

Пікірлер: 30
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 7 күн бұрын
Allah unaxristo cod libaaxlihii muuse ismail qalinle 😢
@mohamedJama-rx5ww
@mohamedJama-rx5ww 22 күн бұрын
❤❤❤
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 Жыл бұрын
Cod rijaal. Ilahay ha u naxariisto
@user-gg6eq6zw2t
@user-gg6eq6zw2t 3 ай бұрын
Erayadii hadrawi alla maxa dad qaliya so maray somalida 😢
@mohamedadondamoy5302
@mohamedadondamoy5302 Жыл бұрын
Wa qalinle
@user-jb5qe4gn1z
@user-jb5qe4gn1z 10 ай бұрын
maxamed ibraahim warsame muuse ismaaciil qalinle xasan sabriye afrax greyt
@xayadxayd9293
@xayadxayd9293 5 жыл бұрын
Maasha allah waxanka helay sida loqoray ulajedaduna aadbay uqoto dheertay heestan
@mohamednoor5837
@mohamednoor5837 5 жыл бұрын
Anba sido kale. Walee waa hees macaan
@xayadxayd9293
@xayadxayd9293 5 жыл бұрын
@@mohamednoor5837 haa wlhy wllo
@abdiadan269
@abdiadan269 4 жыл бұрын
@@mohamednoor5837 sxb subascarb isaar
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 4 жыл бұрын
Heeskan Waxa Iska Leh Abwaan Maxamed Ibraaahim Warsame HAADRAAWI
@abdiboodhari9944
@abdiboodhari9944 3 жыл бұрын
riwaayaddii lagu xidhay hadraawi ayey ka mid aheyd heestaas
@maxamedaadan8760
@maxamedaadan8760 Жыл бұрын
Muuse ismaaciil sawirkiisi maaha
@shabeel7467
@shabeel7467 3 жыл бұрын
Qosol wuxuu ka joogaa qubanaa dambeeyee, Abwaan Hadrawi wuxuu sheegay in faqashta laga takhalusi doono. AHNX Fanaankii Qalinleh.
@yassinawil5158
@yassinawil5158 3 жыл бұрын
Codkii Qalinle iyo ereyadii hadraawi
@malyuuncabdinaasir6261
@malyuuncabdinaasir6261 Жыл бұрын
Allow unaxariiso qalinle iyo hadraawiba
@alimohamud1251
@alimohamud1251 5 жыл бұрын
Mnsha allah qoraal sax ah baad ka samaysay mahadsanid wll
@mohamednoor5837
@mohamednoor5837 5 жыл бұрын
Adaa mudan walal. Qalinle waa fanaan aan aad u jeclahay, marka inshalah heesihisa oodan waan isku dayi inaan soo qoro.
@shiilalle
@shiilalle 5 жыл бұрын
@@mohamednoor5837 QALINLE inla fahmo waa adag tahay
@user-ft8xw9ll8p
@user-ft8xw9ll8p 4 ай бұрын
Qabqab dhaafey baa yimideey hee cajib macanaa qalinle. .
@HiilDanTV
@HiilDanTV Жыл бұрын
Allaha U Naxariisto Abwaan Hadraawi. Abu Hadra.
@maan-galmedia1652
@maan-galmedia1652 4 жыл бұрын
Mansha allah!!suaal lkn wllo "midhaha yaa iskalahaa,,?
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
HADRAAWI ayaa lahaa erayada
@cabdulahixasan9570
@cabdulahixasan9570 4 жыл бұрын
Cabdi qays waa heeskii hardaawi ku habaaray
@madarmahomed4078
@madarmahomed4078 2 жыл бұрын
Waxa maaanta joooga ooo aaan been ahayn bay tilmaamaysaaaa indheer garad gabay ku doood ah hadraawi allah yashfiiik
@abdiboodhari9944
@abdiboodhari9944 3 жыл бұрын
lakiin yaa garanaayo erayga ah qalwadii
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 3 жыл бұрын
Miiga waligaa ma ku soo nollaatay?Qalwadu waa Edeg waxa loo dhisaa Waxaraha yar yar iyo Naylaha yar yar ee dhashay hareeraha iyo dushana waa laga si aanay dhaxanta,qoraxda dabaylah iwm u wax yeelayn maqashaas yar yar.Xittaa mararka qaar god yar oo sida barkada ah oo kale ayaa loo qodaa oo lagadhigaa Qalwada.Haddaba Qalwada had iyo maqashaa yar yar waxa ugu gala MASKA oo dhiiga ka jaqa.Markaa Qlawadii Masbaa galay macnaheedu waa sidaa laakin murtidan ulla jeedadeedu waa"Halkii ummada looga talinaey waxa galay kaligii taliye macangag ah oo ummada maseerkeedii uu gacanta ugalay iwm".
@abdiboodhari9944
@abdiboodhari9944 3 жыл бұрын
@@abdihakimmohamud9373 cajiib saxiib sare aad ayaan ogu soo barbaaray miiga hestaan waa tii abwaan hadraawi darteed ugaly xabsiga heestaan ujeedadeeda waxaa fahmi kara waaya arag cabdi kariin qaarey caafimaad taama allha siiyo iyo abwaanka soomaaliyeed ee maxamed ibraahim warsame
@sudiissa5701
@sudiissa5701 4 жыл бұрын
Heestan xasuus weyne igu leedahay
@davidwillium371
@davidwillium371 3 жыл бұрын
M I hadraawi, the king of tommorow. Saadaasha hawada(metrology). Berri qorrax ayaa soo bixi doonta/berri roob baa di, I doona.
Qalinle iyo Sahra Heestii Saldhigo waalagu sitaayee
13:45
Daruuraha News
Рет қаралды 41 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 38 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 59 МЛН
HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
13:26
Moha deeqsi Officiall
Рет қаралды 431 М.
HEES| Mar la'arag | Muuse Ismaaciil Qalinle | Kaban+lyrics
9:44
Barisamaad
Рет қаралды 228 М.
GABROW VS HEESTII YAANA JABIN DARAADAA__ ( QARAAMI)
9:07
khadiir____qaraami 🎻
Рет қаралды 168 М.
Heestii qalam jalam
5:54
Dhextaal Media
Рет қаралды 21 М.
Muuse Ismaaciil Qalinle - Caku
8:50
Ik Hajji
Рет қаралды 104 М.
Jaaheeda Nuurka Leh || Muuse Ismaaciil Qalinle || Jacayl || HD +Lyrics
7:52
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17