MW XASAN SHEEKH OO SHEEGAY ARRIN AAN LA XALIN KARIN OO DALKA KA JIRTA

  Рет қаралды 27,219

Hussein Abdulle Mohamed

Hussein Abdulle Mohamed

Күн бұрын

Пікірлер: 114
@AhmedHassan-q6x
@AhmedHassan-q6x Күн бұрын
Masha Allah waa guul Soomaali usoo hoyatay Soomaali ha israacro .
@halimamahamud7431
@halimamahamud7431 2 күн бұрын
Maasha Allah waa ku faraxsanahay Gutshaus uu gaarey dalkeena waxaan kaloo rajeeynayaa in anaga dhexdeena ay soo dhamaandoonaan insha Allah ❤❤❤🎉💪🏻💪🏻💪🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👑👑👑👑👑
@iwishicouldthinkofabettern1544
@iwishicouldthinkofabettern1544 2 күн бұрын
Farmaajo ayaa kasoo shaqeeye Somalia in lagu daro golaha amaanka ee qaramada midhoobe.
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 2 күн бұрын
waxan u bahanahay dad basaboro shasheye wadan iney madax noo noqdan nin ilmahisa yurub jogan masul noma ahan
@abdulazizd
@abdulazizd 2 күн бұрын
Dhibaaato aan isaga ahayn somalia ma joogo. Imaan laawe tuug fulay
@abdiibrahim316
@abdiibrahim316 20 сағат бұрын
Ogoow waxaa lagu weydiin Aakhira cadee meesha uu wax ku xaday ee indhaha ku haysay? Walaal ogoow laba malak ayaa garbaha kaa saaran ee ogoow jawaabta Aakhirana waa adagtahay in aad ka jawaabtid, waa la yiri & reerkeyga ayuu necbaa jawaab kuu noqon meyso.
@shukrigalandiid7044
@shukrigalandiid7044 Күн бұрын
Maasha'allah, Guul iyo Gobanimo, inta Siyaasadda u jirran iyo inta Maangaabka ah ee aan fahmi karin Qarannimada ayey la xuntahay wax qabadka iyo horumarka Dowladeennu Sameyneyso.
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb Күн бұрын
Xasan cagaleefaha abii adamaha u sujuudaha fule aan xishoon buurkaroole 5shilin eedadii lagu wasay shaxaad uga qaadanayey Mr xasan naagihii gaaljecel ee uu laayey ku soo galay khadka
@MohamedHassan-c1f
@MohamedHassan-c1f Күн бұрын
Masha Allah Masha Allah Eebe ayaa mahad leh kadibna wadaxda ku dadaashey sida ( 🤝Md Xasan Md muxamed C farmaajo 🤝 )
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv Күн бұрын
Isaga number 1 Ka ah waa xassan sheekh dan guud ma yaqan
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 Күн бұрын
MASHALLAH MASHALLAH GUUUUUUUUL GUUUUUUUUL IYO GOBANIMO SOMALIA INSHALLAH
@Cabdinaasircumar-s9k
@Cabdinaasircumar-s9k 2 күн бұрын
Maasha allah alxabdulilah guul
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 күн бұрын
MADAXWEYNE FARMAAJO DHAXALKAAGII WAAN HELNAY SOO NOQO ADIGOO NABAD AH
@MohammadgimingFCmobaile
@MohammadgimingFCmobaile 2 күн бұрын
Axmdulilaah guuuuuuul somaliya ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶🫶🫶🫶🫶❤️❤️❤️
@afgmasafg7764
@afgmasafg7764 Күн бұрын
Siyaasiyiinta dhibta ayagaa wada shisheeyahana noo jebiyey ALLAH naga qabto
@AliMohamed-sl3ge
@AliMohamed-sl3ge 2 күн бұрын
BEEN BADANAA
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Күн бұрын
Maashaalaah soomaaliya ha is raacdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sahrujainaali132
@sahrujainaali132 2 күн бұрын
MAHADSANID MADAXWEYNE FARMAAJO ❤❤❤❤
@AbdifitahDaudhassan
@AbdifitahDaudhassan Күн бұрын
❤❤❤❤
@Abdulqadir-nq6ny
@Abdulqadir-nq6ny Күн бұрын
Allaahu akbar w maareeye hadalka uu dadka somaliyeed xuauusiyey ee horey uu mw xasan shiikh uu horey uyiri waa wax dadka somaliyeed laga rabo iney sameeyaan isu tanaazul is garab istaag is walaashi iyo nabadeynta dadka iyo dalka somaliyeed allow adaa inoo maqan
@ahmedibraahim262
@ahmedibraahim262 2 күн бұрын
GUUUUUUL GUUUUUUU GUUUUUL SOMALIA
@AmiinMaxamud-x7f
@AmiinMaxamud-x7f 2 күн бұрын
Faramajo ayaa geeyay
@AbukarCadde-p1h
@AbukarCadde-p1h 2 күн бұрын
Alla ka cafiyo majnunkas wax uu meell geen Karo malahan waba jaajus ethopiyaan
@ahmedabdi33
@ahmedabdi33 Күн бұрын
@@AbukarCadde-p1hsxb dadka lama xasdo hadalkii xil wareejinta Farmaajo Hassan ku wareejinaayay dhagayso wuxuu Farmaajo sheegay inuu codsi u gudbiyay qaranada midoobay uu ku doonayo xubin ka noqoshada golaha amaamka 2025-2026 sxb xasad ha noqon Hassan waxaan ku xasuusan doonaa boob hantiyeed xishood la,aan barakicin dad somaliyeed eex qabiilaysi,iyo dadkii dhintay in qubuuraha lagala soo baxo oo lacag laga sameeyo iyo in badan oo kale
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 Күн бұрын
⁠@@AbukarCadde-p1h Ali Balacad Sanbalooshe Waa Jaajuusiin Ethiopian Ah Oo Haystaan Ethiopian Diplomatic Passport!! Waxaayna U Shaaqeeyaan Ethiopia Danaha Ethiopia Ayeeyna U Joogaan Villa Somalia 🇸🇴 Xasan Munaafaq na Waa Fulay Beenlow Ah Oo Ilaahay Ka Furtay Oo Ku Shaabideeysan In Uu Tuugonimo & Qaainul Wadan Bada Somalia 🇸🇴 Siiyey Ethiopia Oo Uu Xasan Munaafaq His Forehead kiisa Ay Ku Shaabideeysan!! Tahay Tan Kale na Mar Alle Markii Uu Arko Ajanabi Sajuuda Bilaabaya Madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmaajo Nin Han & Qab Soomalinimo Leh Ayuu Ahaa Oo Aan Hoos Dhigin Madaxiisa Nin Kale Oo Gaal Ah Madaxweyne Proud Ku Ah Dadkiisa & Dalkiisa Ayuu Ahaa!! Unlike Munaafaq Qabqable Qabiil Ah Oo Qabyaaladiiste Ah Sida Xasan Munaafaq Oo Kale Ah Madaxweyne Iska Daaye Aan U Qalmin In Uu Noqdo Mayor Or Duqa Magaalada??
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 Күн бұрын
@ ahmed abdi33. Hats 🧢 off to you Walaalkiis!! Sida Xaqiiqda Runta Ah Aad Ka Hadashay??? Xasan Munaafaq Dal & Dad Xaalufiyey Oo Uusan Dayn Meeytadii Dhinteen Oo Ay Xataa Kaga Jiri Kari Waayeen Labadii Meter Ay Aduunka Korkiisa Ku Lahaayeen!! Ayuu Uga Daba Tagay Oo Soo Faagtay Si Uu U Gato Dhulkaas?? Xasan Munaafaq Waa Anyax Baahan Oo Aan Waligiis Dhargeynin Wadanka Allah Ka Qabto?? Asaga & Mooryaanta Mafiyada Kale Ah Ee La Shaqeeysta ??
@MahadCusmaan-k7l
@MahadCusmaan-k7l Күн бұрын
M.sh soomaaliya ha is raacdo
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 2 күн бұрын
Guul soomaaliya xasan waxa uu qabtay waa wax lagu faano
@abdulqadirali5419
@abdulqadirali5419 Күн бұрын
Xuseen cabdulle wAxaad ahayd sanadka 2o24 wariyaha ugu firfit coonaa mahadsanid magacayga waa c/qaadir cali
@maxamedcabdi-c8h
@maxamedcabdi-c8h Күн бұрын
Soomaali guuuuuuuuuuuul
@saybahmed1504
@saybahmed1504 2 күн бұрын
Somaliya Allaha guuleeyo Madaxwenaha umadda Somaliyeed iyo xukuumadiisa Iyo Baarlamaanka iyo inta masiirka umadda Somaliyeed majaraha u haya Allaha garab galo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️😊
@Cadar49
@Cadar49 Күн бұрын
Amin yarabi
@Qadafi-
@Qadafi- Күн бұрын
War dhalin yarada wax nabada ku dhama malahan--odayaal iyo siyasiyin igaba colada mashruuc ka dhigta
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 2 күн бұрын
Shaqadaaas ninbaaa qabtay Hassan Tuug wax uu qabtay noosheeeg
@Cadar49
@Cadar49 Күн бұрын
Subxanalaah xishoo madaxda la caayo ilaah ku faray taas naftaada utur Xasan caay waxba kagama qaadeeysid Xasan Shiiq Maxamuud President all ready
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Күн бұрын
@ Hassan waa nin tuuug ah dabodhilif ah xaqidii Hadii aysan intaaas kuumuqan Somalia kuwa ay kadigiweyday baaa kamidtahy Somalia Hassan tuuug god dheeerbuuu ku riday xaqidii
@husseinyussuf7117
@husseinyussuf7117 Күн бұрын
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@AbdirashiidXasan-n8f
@AbdirashiidXasan-n8f 2 күн бұрын
Xasan sheikh waa fuliye .shaqada farmaajo u dhiibay unbuu fulinayaa
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 Күн бұрын
ARIMAHA GUDAHA HADII AAY ADAGTAHAY IN LAXALIYO ANIGA AYAA XAL U HAAYA WEXEEYNA KU XERAN TAHAY IN MADAXDA SOOMAALIYA KOOW LAGA MAQLAA WAAN QAADANAY UMMADDA SOOMAALIYEED UU DILOODAY QABYAALADDA IYO ISKU QABSASHADDA SADBURSIGA AYAGANA WEEY KU QASBAN YIHIIN IN AAY QAATAAN WAA HADII DOWLADDA QAADATO XALKA AAN HAAYO OO AH IN KUTAABKA MUNASALKA AH EE NABIYULLAAHI MUXAMED ,S,C,W UU USOO DIRY ALLAAH, SW, EE AAN RUMEYNAY IN AAN U NOQONO DASTUURKA JAMHUURIYADDA UU NOQDO AAN KU DHAQANO DOWLAD IYO SHACAB ALLAAHNA KARAALI GELINO ALLAAHNA UU YAHAY TOOWBAD AQBALE NAXARIIS BADAN XALKA LOOMA HELI KARO UU YIRI MW XASAN XALKA HADII AAY REER GALBEEDKU HILMAAMSIIYEEN WAA KAA OO INOO BADALI DOONA GACAN HOORSIGA BEESHA CAALAMKA IYO GACAN HOORSIGA UNDP,,, KUWAA UU KA DHAQAALO IYO NABADGELYO IYO RAXMAD IYO RISIQ BADAN YAHAY KUTUBKA ALLAAH XIGTO INAGA SOO GAARSIIYEY NABIYULLAAHI MUXAMAD S,C,W,EE ADUUNKA OODHAN IYO WAXA YAALA KAQIIMO BADAN OOAH ALLAAH SW OO INALA HADLAYA S,W, CADDAALAD KALA DAMBEEYN IS OGAASHO DERISWANAAG DOWLAD WANAAG ISU KAALMEEYN ISU NAXARIISASHO IYO KABADAN IN AAN KAHELEEYNO INOO SHEEGAY ALLAAH U ACLAM WA,ACLAM WABILLAAHI TOOWFIIQ
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 Күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️WA GUUUUUUUUL U SOHOYATAY SOMALIA
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb Күн бұрын
Farmajo xasan bakhti u sujuude abii kabaha ka leefe
@عبدالرحمن-المقدشي
@عبدالرحمن-المقدشي Күн бұрын
Taas way fududdahay Madaxdeenu waa u cabiidyo Shisheeyaha, waxwalba oo ay shisheeyuhu u keenaan way u saxiixayaan, in Soomaaliya laga dhigo qayb xubintaas kamid ah waa nooc munaafaqaynta UN-ka waddamada hoggaanka u haya ee maahan jacayl Soomaali la jeclaaday iyo guul ay Soomaalidu gaartay.
@Abdifah
@Abdifah Күн бұрын
Xayir maareeye waa Alshabaab walaahay Koonfur wuxuu ujoogaa Siduu Somaliland Aqoonsi uugaga dhaadhicin lahaa Kuwa siyaasiyiinta sheegta Ee Koonfur xataa Xalin kariwaayay
@CaliMohamoud
@CaliMohamoud Күн бұрын
Viva xasan sheekh muumin
@maryanjama6063
@maryanjama6063 2 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉guul guul Somalië 🇸🇴 guuleysta Hassen Hamza abdi
@saybahmed1504
@saybahmed1504 2 күн бұрын
Ilaheey dadka Somaliyeed ee xaqa hatuso iyo horumarka dalkooda
@CabdiKariin-i7x
@CabdiKariin-i7x Күн бұрын
Xuseenow waa guul weyn oo soomaaliya u soo hoyatay lkn tan ugu xun ee soomaaliya heysata hoogaankeena oo aqoon u lahayn maamulida dadka soomaaliyeed tan kale waa shacabka soomaaliyeed oo aqoon u lahayn dowladnimada waxa ay thy,
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 2 күн бұрын
😄😄😄😄😄😄huubhuuuuu yur beeloow
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 2 күн бұрын
Madaxeeynaha iyo Dowladiisa waa dadalayaan laakiin Umadeena ayaa darfaha ku dhegan oo Horumarba ma ogola ee Soalidu ha midowdo dhibkana ha iska dhaafan
@hasanciid9535
@hasanciid9535 Күн бұрын
Waa maalin Taariikhda soomaaliya ku qorantay oo ay fariisatey kursiga qaramada midoobey January 2025
@sacdiyocabdulaahi1174
@sacdiyocabdulaahi1174 Күн бұрын
Soomaliya guul
@mahamedabdille4489
@mahamedabdille4489 7 сағат бұрын
Farmaajo ayaa u Sabab ahaa Xasan waa Guuleed nin kale site ama gar nin kale site
@XasanGelemuse-ih4nr
@XasanGelemuse-ih4nr Күн бұрын
War heedhe, adeer gurguurte inta uu u tanaasulaayo cadoowga soomaaliyeed "ethiopia" ha u tanaasulo wallaalihiis "soomaali" ceeb weeye waxa aad difaaceeysid.
@amirsabriye1963
@amirsabriye1963 2 күн бұрын
HSM legend ❤
@asadmax9648
@asadmax9648 2 күн бұрын
DULMIGA AY UMADDA SOOMAALIYEED LEYSKU HAYO SI CADAALAD AH HALSOO QABTO KUWA DHIBAAYADA ISKU GEESTEEN
@AliCade-gh7jk
@AliCade-gh7jk Күн бұрын
Somalia dad meyd ah ayaa madax u ah doqomo isku aruuray Oo faan badan goormey isku dayen iney Somali heshiisiyan sagaashanka shisheeye unbey u nacamleeyan adiguna wariye fogaan aragleh maahid haye raac
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 Күн бұрын
Nacam leyayaasha ka sojoda golada waqooyi. Hadey goboladii ay kasojeden maxay ku qataan musharadka. Fadlan ka shaqeya xal u helida gobollada waqoyi galbeed ee aad kumatashan dowlada somalia
@muqtaar-r5b
@muqtaar-r5b 2 сағат бұрын
Waad qaladee 15 aa joogto aan eheen 5 ayaana joogta ah
@gureymax7639
@gureymax7639 2 күн бұрын
Tanaasul waxaa laga rabaa hoggaanka dalka si ay ugu daydaan kuwa kale waana astaamaha leadershipka
@Salugla
@Salugla Күн бұрын
Meeshan Somalia wadamo badan ayay ku Matalaysaa Kow tan Kale dawladaha daciifka ah waxay samaynayaan waa yeeriyaa marka eed aynu dawladaha aynu matalayno ka galno uun bay soo kordhinaysaa
@cismaanxasan-h1m
@cismaanxasan-h1m Күн бұрын
caawa intaa yaa ushegey
@FrontlineDiplomatsFD
@FrontlineDiplomatsFD Күн бұрын
Dameerkaas isagaaba problem ah 😅
@Bulshodhamaanteed
@Bulshodhamaanteed 2 күн бұрын
Maxee doolad nimo ka yaqaaniinhee 2badaan reer ee doolad diidka ah daba dhilifka shisheeyaha u eh luuqyada ku xiran dhibatada waa 2badaan cuqdadesan 😂
@osmanabubakar5898
@osmanabubakar5898 2 күн бұрын
Somalia Guuuuuuul
@AbdiAdanAshkir
@AbdiAdanAshkir 2 күн бұрын
Walaal waxa laga gudbi layahay qabyaalada iyo dhulboobka Xasan dhiiqo
@maryanjama6063
@maryanjama6063 2 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@abdulazizhussein2752
@abdulazizhussein2752 2 күн бұрын
we can’t even get ourselves together and you talking about security council?
@abdifidow3870
@abdifidow3870 16 сағат бұрын
MW isagu ha iska bilaabo in uu isagu tanaasul sameeyo.
@axmedhhashi428
@axmedhhashi428 Күн бұрын
Waxaan umaleynayaa heshiiska ethopia lalagaley ee ayaa nooga daran
@YuusufMaxamed-g3e
@YuusufMaxamed-g3e 2 күн бұрын
Df.soomalia.eun.hadii.wado.buundada.doolow.soomalia.halaweregto
@Maxamuudcabdi-s4c
@Maxamuudcabdi-s4c Күн бұрын
Soomaliya xasan mel dher ayuu garsiyay
@AxmedIbraahim-v1x
@AxmedIbraahim-v1x 2 күн бұрын
xusenow arintii bada kahadal
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad 2 күн бұрын
😂dad basaboro shasheye wato Aya gumesto Somali Ben ya la shegin xildhiban iyo wasiro basabor shasheye watan ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka guryo ugu dhistan
@abdulazizd
@abdulazizd 2 күн бұрын
Dhibaaato aan isaga ahayn somalia ma joogo. Imaan laawe tuug fulay gollaha amanka. Waxaa soo bilaabay dawlado hore
@CaliCiid-k2k
@CaliCiid-k2k Күн бұрын
nin daarood sheegto iyo nin hawiye sheegto iyo nin isaaq sheedto ya dalkanoo dhisayo sidee ku garage wanaaga waa maxay wanaag
@Rahma-dg4lj
@Rahma-dg4lj 2 күн бұрын
Hanbalyo shacabka soomaaliyeed iyo madaxweynihii hurey Farmaajo oo halkaa gaarsiye dawladda soomaaliyeed
@YuusufMaxamed-g3e
@YuusufMaxamed-g3e 2 күн бұрын
Mw.xasan.shekh.wa.fufududiyahay.ee.dalka.wirshido.hakeen.sado.oo.u.horeeyso.wir.shada.sigaarka
@MohameddaacadWrsame
@MohameddaacadWrsame 2 күн бұрын
Guuulguuul
@MudaneSayidCaliHaadi
@MudaneSayidCaliHaadi 2 күн бұрын
Waa dad habaaran lkn aniga waxaan XAL.u arkaa in Beesha Daarood loo tanaasulo oo la siiyo dhamaan Xilalka Qaran Beelaha Kalena ay noqdaan (ASKAR, XAMAALI, TACBATO, KALLUUMEYSATO Iwm) hadii kale wllhi aan weligeed la nasanaeyn. Intii caqli leh way fahmaysaa
@AbukarCadde-p1h
@AbukarCadde-p1h 2 күн бұрын
Daarod cancerka dowlad nimada waa in qaxuuti laga dhiga nacalad ba dhashay
@alphakatun7878
@alphakatun7878 Күн бұрын
Xasan isag qallad kiisa hadaxo marka hore
@Abwaansalan
@Abwaansalan Күн бұрын
Madaxweynaha Midas been kumashegin
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 2 күн бұрын
Hadii aan gudaha la xalin maxay taraysaa calan meel laga taagey, Qaramada midoobeey miyaanad ogeeyn inaan cidiba wax ka dhegaysan
@OceanRehab
@OceanRehab Күн бұрын
Sida beelaha xawaadle isku xukuma kitaabki si kale aad u Kala badbaadeysaan ma jirtee
@MohamedAli-rd7rn
@MohamedAli-rd7rn Күн бұрын
Say aan joogtada aheen
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb Күн бұрын
aragtida gaaban ee xasan fule Xasan habralaayow cay u soo dhiib sanbalooshe iyo cali cosoble adigaan somalia 1gobol oo keliah reerkaagu lahayn xataa kuwa ku sheegtay markay meel ay galaan waayeen waa xawaadle e usujuud dowladaha shisheeye oo badda iyo dhulkaba sii barina oo jilbaha ka dhunko inay daarood kaa difaacaan caalamkii baa liidnimadiisa iyo fulaynimadiisa iyo hunguri xumadiisa iyo xishoodla,aanta indha adayga wadata layaabay balse shanties shilin ee uu ka qaadan jiray dhiladii buurkaroole baa xishoodkii ka qaaday 5jinaabaysan nin masruufanayey bay qaar leeyihiin isagoo adoon wasayaa abudhabi video ka haysaa ma isagaa ceeb u yaqaan
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 Күн бұрын
Xasan Munaafaq Guusha Malahan Gushaas Waxaa Ka Soo Shaqeeyeen Madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmaajo & Dawladii Sharafta Lahayd are Nabad & Nolol Ayaga Oo Soo Bilaabay 2018 Marka Xasan Munaafaq Libinta Kaligiis Malahan??? Ee Haka Hadlo Badeenii Somalia 🇸🇴 Uu Bixiyey & Beentii Uu Sheegay Ummada Soomaliyeed Oo Ahayd In Ethiopia Military geeda Laga Saaro Wadanka in Laga Saaro Iska Daayee Ethiopia Military geedii Ayeey ba Soo Badiyeen Oo Ku Soo Kordhiyeen Military Ethiopian Ah!! Oo Kale Marka Xasan Munaafaq Ummada Soomaliyeed Ha Hor Yimaado Asaga Oo Aan Been & Propaganda Sheegeeynin In Uu Runta U Sheego??? In Uu Badii Soomaliyeed Ee Ahayd Dhaxalkii Ummada Soomaliyeed Uu Siiyey Amxaaro & Oromo & Tigree & Wax Daran Oo Dhan Oo Uu Rabo In Uu Sign Gareeyo Final Agreement In This February Coming!! Xasan Munaafaq Hadii Uu Saneeyo Waxa Ay Ku Noqon Mid in Court Lagu Soo Taago Oo Qaainul Wadan Lagu Shaabadeeyo Oo Asaga & Kuwii Kala Shaaqeeynaayey In Bada Somalia 🇸🇴 La Siiyo Ethiopia Ee Uu Ka Mid Yihiin Labadaan Jaajuusiin Ee Ethiopia u Ah Jaajuuska Oo Labadooduba Haystaan Ethiopian Diplomatic Passport!! Ali Balcad & Sanbalooshe!! Waa Traitors Ethiopian Ah Oo Ka Shaqeeya Danta Ethiopia!! Kuwaas na La Soo Taago Maxkamad Oo Xasan Munaafaq Ka Biloow & Ali Balcad Sanbalooshe & Fiqi Dhaka Dheere Waa In La Soo Taago Maxkamad Oo Lagu Wada Xukumo To Convicted Life in Prison For The Rest Of Their Lives!! Qaainul Wadaniyeen Mudan Kooda La Marsiiyo?? Yaxuushta
@rahmanrahman-wy4wm
@rahmanrahman-wy4wm 2 күн бұрын
Golaha ammaanka waa meel ay 5 wadan ka qadeeyaan
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 2 күн бұрын
Waar waxaas iska daayoo gudaha ka hadal dibada waxba ma yaaliine, ciyaal baad tahaye
@Carfon-ly5hv
@Carfon-ly5hv Күн бұрын
Sharaftii farmajo
@AbdirashiidXasan-n8f
@AbdirashiidXasan-n8f 2 күн бұрын
Gaalada wey nagu ca cayaaresa yaaa soomali amni wax ka weydinaayo
@ahmedabdi2180
@ahmedabdi2180 2 күн бұрын
lkn mweyne xasan ma sheegin doorkii muhiimka ahaa ee ay dawladii hore ku lahayd. sida dawladii hore u sheegtay doorkii dawladii xasan ee hore ee soo celinta badda somaliya
@ShirkaaraXuseen
@ShirkaaraXuseen 2 күн бұрын
Waxba kuma laheeyn dawladii hore ee aan ka aheeyd ineey ithopia siiyeen afar degedood waayo maxaa xiligaas dalka ka talinaayey abii axmed walaalkiis 😂
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk arintaai waa been run loo ekeysiiyey nin walaalis waxa kala dhexeeya xalin waayey in kale ayaa qaata wixii uu xaqa u lahaa
@MaxamedcadiSalax
@MaxamedcadiSalax 2 күн бұрын
Hano shegin waxi lagu so dhibay ee benta ah uceli xasan xarash iyo xamze marxum
@MohamedDalmar-j5f
@MohamedDalmar-j5f Күн бұрын
.idane madaxwayne tii dalkaaga hadaad qabanwayday tu cidkale yaa kugu halaynkara
@xn44321
@xn44321 Күн бұрын
Bacaac danta guud watee qaburihi mal lushegdhe
@cabdallealiorshe3334
@cabdallealiorshe3334 Күн бұрын
War us
@MohameddaacadWrsame
@MohameddaacadWrsame 2 күн бұрын
Hanblyio
@adnaaadanali5253
@adnaaadanali5253 2 күн бұрын
Mujrimkaas hanoo bun buunin xoolaha danta guud dhacay
@AbukarCadde-p1h
@AbukarCadde-p1h 2 күн бұрын
Waa lagu wasa dhilo
@MaxamedCabdi-v1p
@MaxamedCabdi-v1p 2 күн бұрын
been.iyo.kidbi.ayuu.sheegay.waxaan.laxalin.kalin.majirto.oo.aan.kaaheen.duqnimo.iyo.geeri.lamaxalinkaro.labadaa.laakiin.waxakasoo.hAra.waa.laxalikaraa.dib.uxasuuso..midawgii.maxaakiimta..Markit.eysoo.baxaayeen.xamar.sidoow.ahaa..qab.qablayaal.kaladuwan.ayaa.xamar.kajiray.ninba.goob.heyistay.
@MaxamedCabdi-v1p
@MaxamedCabdi-v1p 2 күн бұрын
midakale.runta.inlasheego.ayaa.wanaagsan.dhulka.shabaab.xakumo..qabiilada.ismadagaalaan.maxaa.dhulka.doowlada.kataliso.leyiskukudilaa.qabiilqabiil.walaalayaal.runta.iNaan.sheegno.ayaa.wanaagasn.mthan.dowladaan.midrabto.dAlka.ineed.waxkaqbato.
@Cabdiwiish-i3j
@Cabdiwiish-i3j Күн бұрын
Wagul nosohoyaday lakin maogayahaya xasan dalxaraashe in ugusha uleyshaya madaxweynihore farmjo ukubixiyeye dadaaladheriyaha maraka farmjo wa abe
@MohameddaacadWrsame
@MohameddaacadWrsame 2 күн бұрын
Guuulguuul
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sigma girl VS Sigma Error girl 2  #shorts #sigma
0:27
Jin and Hattie
Рет қаралды 124 МЛН
Xogo Cusub oo laga helay Heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland
17:19
DEG DEG: DF OO MASHRUUCII UGU WEYNAA MAANTA SAXIIXDAY
12:17
Hussein Abdulle Mohamed
Рет қаралды 11 М.
"Идеальное" преступление
0:39
Кик Брейнс
Рет қаралды 1,4 МЛН