Nairobi 2022 || Hadalkiina karun sheega || Sh Maxamed Idriis

  Рет қаралды 179,403

Salafmedia

Salafmedia

Жыл бұрын

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia

Пікірлер: 181
@ayaanibarahim2385
@ayaanibarahim2385 Жыл бұрын
Shiq maxamad idiris adiga Saw jadada awladada cailadada Allaha idin xifdiyo Aamin Aamin ya Allh
@fauziaabdi5255
@fauziaabdi5255 Жыл бұрын
Sheikh Maxammad Idris run baad sheegtay Rabbigeen Subxaanahu Wa Tacaala ha kaa abaal mariyo adduun iyo akhiro
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato Жыл бұрын
Wacaleykumu Salaam waraxmatullahi Wabarakaatuhu Ma sha ALLAH, Sheikh M.Idris,(BaarakAllahu fiikum) waa runta, waajiraan dadbadan ee soomaaliyeed oo cilmileh (rag & dumarba) aduunka kabuuxaan, balse waa in ay dhamaan dadka soomaaliyeed ee aduunka maanta kunool, ay bartaan wax layiraahdo: (1) KALADAMBEYN, ISMAQAL, QOFKA XAQQIISA LASIIYO, OO XAQQA LAGAHADLO EE MA AHAN IN QABYAALADNIMO LAISKU TAAGEERO IYADA LOOJEEDO QOFKAAS IN UQALDANYAHAY, BEENTA LAJOOJIYO OO RUNTA LAISUSHEEGO, FAANKABADAN IYO SACAB IYO DURBAAN TUMIS EE QABYAALAD LAJOOJIYO, XAASIDNIMADA IYO CAYDA LADAAYO, OO QOFKASTA U KUEKAADO HAWSHA WANAAGSAN EE U KUFIICANYAHAY EE LOODHIIBEY, OO UUSAN FARAGELIN QOFKALE HAWSHIISA AMA NOLASHIISA. (Qofwalba intuusan qofkale toosinin, iyaga haisfiiriyaan markiihore oo haistoosiyaan) Waxaa Soomaaliya dibdhigey oo aduunka kareebey waa: (2). Qabyaalada Qurunka ah, iyo (4,5-ka) ee umadda soomaaliyeed lagu intixaaney, lajoojiyo oo xaqqa lagu socdo, ileen wadanka qayraadkiisa noogufilan kuligeen iyo kabadan, ALXAMDULILLAH. (3). Sidaad sheegtey, waa in shaqooyinka iyo xilkasta, qofkii loodhiibey, looeego tacliintiisa, oo qabyaalada iyo saaxibnimo loogudhiibin xilnimada wadanka. (4) Dilalkabadan iyo qarxinta, iyo xaasinimada soomaalida maanta isuhaystaan, waa in lajoojiyo oo qofkasta laguxukumo qaladkiisa, (qabyaalad iyo saaxiib-La’aan) lalaxisaabtamo, haddiikale, qofkii xumaankasta hoos iyo toos kataagera, waa iskudambi, aduun iyo aaqero, oo lalaxisaabtamidoono, haddii aysan katoobad keenin. (5) Xaasidnimada iyo Naceebka ay maanta soomaalida isuqabaan, waa mid CAJIIB ah, oo xita dadka qaar diin kadhigeen, oo diinta saxda ah ee sharafta leh ilaabeen ama kuciyareen. (6) Soomaalida waa iney sidaa runta ah, ay ISCAFIYAAN OO ISUDUCEEYAAN IYAGO QALBI SAAFI AH ISUQABAAN ADUUNKAAN KUNOOLADAAN ILEEN LAGUMA WAARIDOONE E. (7) Soomaalida waa iney isgarabqabsadaan oo si Lillaahi ah oo midnimada kujiro, wadanka udhisna, oo aan la oran, hebel dibada ayukaimid wadanka waxba nalashaqeyn maayo. Waddanka Soomaaliya waxaa xaqq leh dhamaan umadda soomaaliyeed meelkasta hajoogaan, wadashaqeyn iyo garabistaag walaalka/walaasheen, ayaa naguwaajib ah, qabyaalad La’aan iyo xaasidnimo la aan. (8). Ciidanka soomaaliya xoog lasaaro, si aysan cadowgeena nagukibrin. ……… Aniga waxaan oranlaha, haddii ay dadka soomaaliyeed, ee (31-ka sano) xukunka wadikarin, sababo awgeed, waa in XUKUNKA LOOWAREEJIYO AMA LOODAAYO MELETERIGA XOOGA DALKA SOOMAALIYA INEY HOGAAMIYAAN DHAMAAN DALKA SOOMAALIYA, SI LOOGA JOOJIYO (4,5-ka)Qabyaalada iyo Qarxinta. Haddiikale wadanka soomaaliya waa udhamaatey oo midkasta oo cadow ah ayaa damac ugujiraan iney dhulka iyo umadda soomaaliyeed kuciyaraan kubadda Cagta ookale ⚽🏑🏓ee marba dhinac loowado. Waa waqti aad udheer ee (31-sano) umaddana waydaleen, ee katashada dhamaan dhulka/badda/Cirka, soomaaliya, oo udhiiba Ciidankeena barakaysan ee Somaaliya, lagayaba iney umadda wax kumaqlikaraan 💕🇸🇴💕 Iga raalinoqda qoraalkaan dheer walaalyaal. Midnimada Soomaaliya, Cafis, ducooyin iyo qalbiwanaag halagudadaalo walaalyaal, ogaada xisaabdarran ayaajira maalinta qiyaamaha. Mahadsanidiin dhamaantiin 💕🇸🇴💕
@omarishirwa
@omarishirwa Жыл бұрын
Runta iyo XAQIIQADA taala somaliya dhamaan waa sheekha kaliya ee ka hadla hubaal allah u kaa ajar siin maanshallah maanshallah culimada maanta kama hadlaan runta iyo XAQIIQADA taala wadankeena
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151
@abdulqadirmukhtaarsalaad3151 Жыл бұрын
صحيح
@fauziaabdi5255
@fauziaabdi5255 Жыл бұрын
Allahumma Salli Calaa Sayidinaa Muxammad Cadada ma fii Cilmillah Salaatan daa'imatan bidawaami Mulkillaahi 😍😘
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Жыл бұрын
Mansha Allah Culimadeena Allow no Xafid Aamiin yaarabi jisakalah khayr Shugran inbadan Alle haku Karaameyo adun iyo aaqiraba Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️❤️
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 Жыл бұрын
Sh jizaaka laah qeyr bal ka waran masaakiinti shalay lagu laayay ayagoo safar ah lagubay hooyo iyo 4teedii canug lagu gowracay hiiraan baled weyn dusheeda oo u badan hal qoys oo lagu laayay magac diineed illaahow kuwaa umada ka qabo kuwa magaca diinta ku qaraabanaayo
@ilwaadsan3242
@ilwaadsan3242 Жыл бұрын
👍Soo badi arimahano kale ka hadalkooda waxaan ka jirin somaliya masuuliyad iyo Isla xisaabtan runta markhaati geedu waa ficilka Maansha Allah good point ayaad ka ka hadashay sheekh
@yuusufmaxamuud6478
@yuusufmaxamuud6478 Жыл бұрын
بارك الله في الشيخ لقد صدق وبيّن ماشاءالله
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Жыл бұрын
Arinta Soomaaliya meelkale looraadin mahayo. Waxadhacay ama dhacaya Dadka Soomaaliyeed baa masuulka ah. Ilaa ay ALLE u toobadkeenaan umadana cafis markaas cadaalad. Maxaharay wadashaqayn wanaagsan❤️❤️❤️❤️👍
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 Жыл бұрын
Sheekh Soomaali Allaha soo hanuuniyo madaxda Soomaaliya dad aan soomaali ahayn ayey Wakiil ka yihiin soomaaliduna meel daran ayey ka inqaaban tahay.
@samirasahra1747
@samirasahra1747 7 ай бұрын
AMIIN.AMiiN.AMiiN.AMiiN
@CabdixakiinHuruuse
@CabdixakiinHuruuse 3 ай бұрын
Somaliya Inlagasheekeeyo Waaydhaaftay Heeryaqyaqsi Baaymarraysaa Marka.waxaan Awoodnaah Arratidaayda Inta.ehellukhaayrkaah Ducaddooda.amiin Rabi.waay.ufududahay
@AlRahmah-zi6vo
@AlRahmah-zi6vo Жыл бұрын
Mashallah wlhi waa runtiis sheekha allaha xafido
@AdoonkiiAllaah
@AdoonkiiAllaah Жыл бұрын
12 GOLDEN ADVICE FROM PROPHET MUHAMMAD صلى الله عليه وسلم 1. Take advantage of your youth, health, wealth, time and life. 2. Don’t procrastinate 3. Don’t waste your time 4. Admit your ignorance 5. Practice what you preach 6. Don’t belittle your sins 7. Prioritise your prayers 8. Don’t become attached to this world 9. Be your own accountant for your deeds 10. Quality is better than quantity 11. Remember Allah (Your Creator) in times of ease 12. Stay away from gossip
@abdow4104
@abdow4104 Жыл бұрын
عن أبي هريرة رضي الله عنه قال قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم: ( كَلِمَتَانِ خَفِيفَتَانِ عَلَى اللِّسَانِ ثَقِيلَتَانِ فِي الْمِيزَانِ حَبِيبَتَانِ إِلَى الرَّحْمَنِ سُبْحَانَ اللَّهِ وَبِحَمْدِهِ سُبْحَانَ اللَّهِ الْعَظِيمِ )
@fatumahassan4812
@fatumahassan4812 Жыл бұрын
Asc shiikh mahamed idiris rabi ha ku xafido waxaa ka hadashaa runta ilaahey dhibaatada ka dulqaado xaqa rabi ha tuso intii dhimatay allah u naxariisto janadii fardowsa rabi ha ka waraabiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedalfaqi2852
@mohamedalfaqi2852 Жыл бұрын
Masha allah allah yaxfadak walalkey 🙏🙏🙏
@sharmarkemoha4291
@sharmarkemoha4291 Жыл бұрын
siyaasi iyo taajir kaliya taqaànaan culimada aakhiro warbaa sugaya
@xabiiboaxmed7046
@xabiiboaxmed7046 Жыл бұрын
Mansha allah sh maxamed idiris ajar allaha kaasiiyo
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Жыл бұрын
Aamii Aamiin Aamiin Aamiin Aaamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin. SALLALAAHU NABIYUNAA MUXAMED CALEEYHI WASALIM.
@abdirahmangaarane2935
@abdirahmangaarane2935 Жыл бұрын
Allaha ku aqbalo sheekh❤.
@abdigeedi765
@abdigeedi765 Жыл бұрын
Masha. Allaah.sheeqa.run.iyo.shegay
@asliafdhuub77
@asliafdhuub77 Жыл бұрын
Masha Allah
@khatrasharif7397
@khatrasharif7397 Жыл бұрын
shekh idirs jizaakalah khary usheg dadkeena badowga ah
@omarishirwa
@omarishirwa Жыл бұрын
Jizzakallahu khayr sheekh
@nooranoora722
@nooranoora722 Жыл бұрын
Alah Ku xifdiyo shiqoow somali alahso hadeyo
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 Жыл бұрын
Xaqiiqada ayuu sheegay Sheekh Moxamed Idiris
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 Жыл бұрын
Soomaalidu sh.moxamed Idiris ma rabaan iney wax ka qabtaan
@Tolman5189
@Tolman5189 Жыл бұрын
Mashaa ALLAH ❣️
@abdirahim1408
@abdirahim1408 Жыл бұрын
Manshllah sh inlwo
@abdifatahibrahim2588
@abdifatahibrahim2588 Жыл бұрын
Sheekh there is no accountability in somali my Allah protect our people 🤲🤲
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 Жыл бұрын
Allaahu Akbar kabiiraa ilaahayii xaqa Hanagu nooleeyo hanagu dilo Anagu culimadaan sugayiinaa iyo soomaali waxqarad geeda wax lasugaamaharin
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Жыл бұрын
ALLE HAXAFIYO IL IYO ILAACO ALLE HAKAXAFIYO JANO FIRDOS ALLE HAKUSOODHAWEEY AAMIIN INSHA ALLAAH.
@saamiyaadamjama4966
@saamiyaadamjama4966 Жыл бұрын
Muslinmee Waaka Naartadoonaya Maantakaabaa Dadkamasuulka Ah Naarbuunakugurayaa
@jawahermohamed6022
@jawahermohamed6022 Жыл бұрын
ILLAAHOW NO KAA DA AMIIN YAA RABI
@safisharif1334
@safisharif1334 Жыл бұрын
ina lilahi wa ina illayhi rajacun allah ha uu naxaristo
@axlaamadan8453
@axlaamadan8453 Жыл бұрын
Alle xaqa haidin tuso idiinkaa xaqii qariseen waxaasaana dadkii xaqa u arki waayeen Alle kacabsada oo dadka runta usheega idinkane mawaree raysaan dadkane mawareerayaan mas alad aad ufudud baa alle idinku baraarujin maskiin
@najibhassan83
@najibhassan83 Жыл бұрын
Midaas anjga marqaati ka ah kuwo badan oo aan aqaano "very highly talented people". Oo qurbaha joogaan. Qaarkood wadamo ay ka qaateen dhalashada u ah safiiro.
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Жыл бұрын
Sallallaahu calayhi wasalam
@abdullahabaw6922
@abdullahabaw6922 Жыл бұрын
Sheekhuna dawladnimada 1960 kii waxaa aasaasey international community(gumeysiga yurub)ayagaana bixiya dhaqalaha. Siyaasiyinta waxaa loo sheegay inay Shacabka been ku maaweeliyaan From USA
@mahirmunir7394
@mahirmunir7394 Жыл бұрын
Mashallah xafidu allaha abbey sheikh
@adenyarrow2633
@adenyarrow2633 Жыл бұрын
sheekh Alaa kuu bariyey kheyr a la hakusiiyo
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 Жыл бұрын
Xalku waa mid. Quwadaha Shisheeye ee Gaalada ah waddanka haka baxaan, Shareecada Islaamkana waddanka halagu dhaqo
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 Жыл бұрын
Gaaalo iyo GAALO Raacyada Somaliia Kala Qeeeb Qeeb Saday Qaatay diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Diiiday Shareecada ISLAMKa Dalka Halaga Saaro Ban Qabaa Anigane Kula MID Ayaan Ahay Waxana Hubaa Somaliia DIINTA CHRISTIAN Ka ama Demuqradiyada Rag Qaatay Inay Qabsadeen Gaalane U Shaqeeeyo Shaqadooodane WAA Dumin Iyo gadid Reagan Calmaaniiyiinta ah Aaan Laga Taqalusin Xal Majiro Hala Ogaaado
@marianali6233
@marianali6233 Жыл бұрын
Illhow ugargaar wadankeena umada somaliyed
@kaltoumahmed3730
@kaltoumahmed3730 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Culumaa udiinku mawjada qabyaalada ee waalan ee ay dumarka Soomaaliyeed dhex dabaala nayaan Intaanay qaadin halaga gaadho بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل 🙄🙄🥀
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin jasakallaahu khayiir
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah Жыл бұрын
Ayadaha Qur’aanka Kariimka ah, boos aysan lahayn lama dhigo
@tubecyare256
@tubecyare256 Жыл бұрын
Mashallah
@maxamedcaagane
@maxamedcaagane Жыл бұрын
Somalia dhibaato aan hoggaan xummo ahayn ma haysato, somalia weligeed hoggaamiye wanaagsan ma helin kasoo billoow aadan cadde illaa xasan sheekh, ilaahay ha ku barakeeyo sheekh maxamed alla maxaad run badan sheegtay
@ahmednurusman5791
@ahmednurusman5791 Жыл бұрын
Jasakallah khayre
@Aksnipper33
@Aksnipper33 Жыл бұрын
Mubtadii caad waaye sheikhaan
@shakrabowy1432
@shakrabowy1432 Жыл бұрын
The Best Person Ever The Most Knowledge Able And The Most Shine All Created Prophet Mohamed Scw❣💔💯The Best Person Ever The Most Knowledge Able And The Most Shine All Created Prophet Mohamed Scw❣🕋💔🕋💯🕋
@sacdiyokaamil4219
@sacdiyokaamil4219 Жыл бұрын
Ale hakudayo
@kiinyusuf6527
@kiinyusuf6527 Жыл бұрын
Ertrey dadkana gaal wax u sheek
@ilyaasmaxamuud8473
@ilyaasmaxamuud8473 Жыл бұрын
Ninkaan somalia bis uu been usheegaa
@faadumoxirsi4970
@faadumoxirsi4970 Жыл бұрын
Ascww sheikh kheyrbadan Allaha kusiiyo adiga iyo familkaaga
@daganabdulahi7588
@daganabdulahi7588 Жыл бұрын
Sheeq qeyr alle ha ku siiyo umadan hadii wax loo shigi lahaa wax u sheegtay qof jahilnimada ka muqto oo aan waligiis amni ku riyoon ayaa wadankii loo dhibay umadii baa baday allow somali u miciin oo naga hor wareji kuwaas
@alidalmar2754
@alidalmar2754 Жыл бұрын
masha allah, haday run ka sheegi lahayeen heer ba la gari laha, waa runta
@larsmartin3314
@larsmartin3314 Жыл бұрын
Wadaad xumo iyana waa ina daashatee tooshka ku ileeya!
@feysalyare6685
@feysalyare6685 Жыл бұрын
Maashallah
@saamiyaadamjama4966
@saamiyaadamjama4966 Жыл бұрын
Shiikh..xasan..mamuslibaa...mise..waagaal..mise..waamunaafiq...midnamaaha Waa...siingasiinge..amadabcaabud
@dekj2572
@dekj2572 Жыл бұрын
Xasan farmaajo lagama hadlayaa islanimo somalinimo Laga hadlayaa kor u 😷
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 Жыл бұрын
Maxaa kaa maqan eritiyaankaan
@ilyaasmaxamuud8473
@ilyaasmaxamuud8473 Жыл бұрын
Umada uu rabaa in uusiro
@karingarfod9151
@karingarfod9151 Жыл бұрын
Mashaa Allah waa runtii
@khatrasharif7397
@khatrasharif7397 Жыл бұрын
shekh idirs diigaha iskukarin dadkaan wa dadhabaarkudhacay
@alakram7643
@alakram7643 Жыл бұрын
Aamiin yarrabi 🤲
@farhansamatar6537
@farhansamatar6537 Жыл бұрын
Culimadu Alshabaab may kahadlaan oo dadkii oo abaar ku habsatay Ceeshashii ka duugaayo miyaan islaanimo jirin dadka ceelasha laga duugaayo soow dad muslim ah maahan Culimadu raali miyeey kayihiin maad ka hadashiiin Khudbada Jimcaha maalooga haddlo Alshabaab masiibada eey ummadda ku sameeyeen mise waad kabaqeeysaan ?????????????
@samiraige4360
@samiraige4360 Жыл бұрын
Wuxuu ka hadlayo ayay arinkani soo hoos galaysaa hadii amni la sameeyo qabyaalada layska daayo qofkasta masuuliyadiisa lagula xisaabtamo qolodan beri hore ayaa layska qaban kari lahaa lakiin waa dacaadnimo la’aanta uu ka hadlayo sheekhu
@cabdulxakiim4541
@cabdulxakiim4541 Жыл бұрын
M.a
@umumohamed2399
@umumohamed2399 Жыл бұрын
Dadka qarax😔 iyo abaara halakeyay qeyr allaha kadhigo arinka somalia madax run kashegayo majogane
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 Жыл бұрын
Dadka aqoonta dheer oo talantiga ah ee uu wadaadkan sheegayo , hase yeeshee, aanan dooneynin ama aanan diyaar u ahayn inay dalkooda in yar oo mushhaar ah ama si bilaash iyo geesinimo ( naf hurid ) ah ugu shaqeeyaan dadkooda & dalkooda , dee cid khasbi karta ama maal badan ku soo jiidan ( u ballaqaadi ) karta ma jirto. War nimanyahow dabeecaddan ila xun oo aad inta badan muwaadiniinta Soomaalliyeed ku tilmaameysaan dad "aqoon " yar oo " hungri " doon ah, iyo faanka in aad idinku ka aqoonbadanhiin ( yasid badan ) dhammaan bni aadamka kale ( isla qumanaan iyo erayo xanaf leh ) joojiya waa la idinku nacayaayee . Fiiri, aqoon diineed iyo maadi oo la soo barto hase aanan la aqoon sida ugu fiican , meesha iyo waqtiga u habboon, waxay u dhowdahay in aanan la faiideysan balse ay dhibaato iyo khakhal dhaxalsiiso mujtamaca laga dhexwado. Anigu , ugu yaraan, marnaba , kama dhegeysteen qof ajnabi ah ( carab ama cid kale ) inuu igu yiraahdo : dalkiinnu waa barwaaqo, ha yeeshe , dadkii ayaa ka liita garasho, dhaqan iyo hiddo iwm." Yacni, waa isdulleyn foolxun . Ummadda ( shacabka ) Soomaaliyeed waxay si ballaaran ugu mahadcelineysa Ilaaha Weyn ee ku maneystay ( siiyey ) xorriyadda iyo dhaqanka hiddaha ay u soo halgameen ( mintideen ) oo u soo dhinteen aabayaashooda iyo awoowyadooda. Shacabka wuxuu go,aansadey in si kasta uu u xaqiiyo difaacaca jiritaan cadhiyadaas barakaysan ee EEBE . Laga ogolaanmaayo sankuneefle kasta inuu isku dayo ka qaadistiisa ama ka nuskhaamintiisa jiilka jooga iyo ka soosocda ee Soomaaliyeed.
@xasannini2804
@xasannini2804 Жыл бұрын
Waxan ku farxay Walaalkeyna xaqa nasoo xasuusiyay
@xalimajama4301
@xalimajama4301 Жыл бұрын
Walahay sh Mohamed Idiris Waa runtii wuxuu sheekayo waayo anoo ilaalada madaxtooyada oo ilaalo gaar ah u ahaa Madaxweyne Farmaajo waxaay sugaan madaxweynaha 6 to 7 hours qaar ayaan 200 dollar inteey nasiiyaan dhihi jiray ifasax aan madaxweynaha la kulme madaxweynaha Farmaajo Alle hadaaye wuu naxariis badan yahay isko balan la lahaayn xildhibaankaas ayuu dhihi jiray so daa waa 2pm at night
@jamadbarrow344
@jamadbarrow344 Жыл бұрын
Run badana
@sayidcalimahamed2757
@sayidcalimahamed2757 Жыл бұрын
jazakallah
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 Жыл бұрын
Shiikhoow waxaa tihiin culimadii soomaaliyeed ee maxaa Madaxweynayaashii hore iyo kan hadda joogo maad u sheegtaan in ay Kitaabka Quraanka nagu xukumaan.
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 Жыл бұрын
Ragan Calmaaniiyiinta ah Murtadiin ta ah Kufaarta Ah Cadowga Islamka Somaliia Ma Xukumaan WAA Cadowga Islamka Waana GAalo KU So Duuushay Dhulka Islamka Hala Ogaaado Gaalada Somalia Qabsatay WAA GAALO Argagaxiso ah WAA Gaalo Xarbi Ah Qifkan Kitabka Quranka kariimka ah Iyo Sunadiisa Rabin Muslim Mahn Reagan Dagsaday Dasatiiir ta Adamiga Qoray Waxba Ma Wadaagno Hala Ogaaado
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 Жыл бұрын
Somaliia In Diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Lagu Xukumo Ha Sheekan Ragan Calmaaniiyiinta ah Murtadiin ta ah Inay GAALO Xarbi Yihiin Dhiiiiigooda Malkooda Dhacooda Xalal Yahay Ha Sheekan Warkooooda Ma Cado Somaliia Diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Ayaa Lagu Xukuma Waxana Kala Qeeeb Qeeb Saday Calmaaniiyiin Qaatay Diinta Christian Ka ama Demuqradiyada Reagan Laga Taqalusin Xal Majiro Hala Ogaaado Shareecada Islamka Rag Rabo Iyo Kuwa Gaalo Raacyo ah Diiday Shareecada Islamka Maba Hashiinayan Hala Ogaaado
@jamadbarrow344
@jamadbarrow344 Жыл бұрын
Runbadana Aallah
@axmedyare2404
@axmedyare2404 Жыл бұрын
Ameen
@user-do8hq3yp9y
@user-do8hq3yp9y Жыл бұрын
امين يارب العالمين
@Somfox1
@Somfox1 Жыл бұрын
Hooyo Somaliyeed oo ku dayasho mudan walee .. Ilaahay agtiisa bay cadaaladi taalaa .. BAL nala daawo ku farax ilaahna talo saaro .. Allow Hooyadan Janatul fardowsa gee Aaamiiin HOOYO KU DAYASHO MUDAN ALLAHU AKBAR kzbin.info/www/bejne/l6eViZiebsqMo7c
@abdulkadiromar4824
@abdulkadiromar4824 Жыл бұрын
Amiin amiin
@dalkiisomaliya3352
@dalkiisomaliya3352 Жыл бұрын
Asc sheeqow jzk dadka dhan adiigo kale haka dhiigosheeqyasha somaliyad haka hadlana
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 Жыл бұрын
Allaahu akbar sheekh allaah ha ku xifdiyo aamiin yaa rabi
@mahirmunir7394
@mahirmunir7394 Жыл бұрын
Amiin sheikh quna
@kalkaalisoyar796
@kalkaalisoyar796 Жыл бұрын
Maasha alaah sheikh dadkaan ilaahey kamabaqayaan qaraxa shaqadooda weeye ninkasto markuu dowlada qabsado inuu sameesto dad dadka udilo abnigana qalqalgeliyo waana ajnabiga wadanka joogo kuwa dadka leynaayo ogaawoo madaxweynaha hada qabsadey dadkuu Zuku umada udhiibtey waaku wuukuladagaalami lahaa qofkii aantaageerin waxaasameeyo madaxweynaha qabyaalada asagaana kadareemikartaayo nimanka uu ku aaminaayo abnigiisa waa qabiilkiisa ninka uu siinaayo shaqooyinka muhiimkaa waa qabiilkiisa marka waxa uma udhamaanayaan waacadaladdaro iyo masaakiinta xaqooda laduudsanaayo marka Ilaa masaakiinta xaqooda helaan waxba somalia kama hagaagayaan Ee shababka lace Yanyo haloodhiibo wadanka markaasaa cadaalad lahelayaa tuugo ayaadegtey magaalada muqdiso hadana guryaha masaakiinta dhacdo hakudaalinina
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
Sheikh kuwan madax isku sheega jaanisba kuuma hayaan ay kugu dhagaystaan
@ugaasoabdi7061
@ugaasoabdi7061 Жыл бұрын
salalaahu caleeyihi wasalam
@khadraadhan3362
@khadraadhan3362 Жыл бұрын
aniga waxaan aaminsanahay in dhibaatada odhan ay tahay dadka shacabka in ay liitaan dawlada iyo shacabka waxba ma sameen karaan hadii shacabku toosan yahay oo isku xiran oo is jacel
@ahmedsheikh3723
@ahmedsheikh3723 Жыл бұрын
Scw
@ibrahimceyntechannel4920
@ibrahimceyntechannel4920 Жыл бұрын
Aamiin
@Yusuf-wz2hj
@Yusuf-wz2hj Жыл бұрын
Amiin
@maryanabdimohamed1334
@maryanabdimohamed1334 Жыл бұрын
Aamiimo
@sahibuturab7279
@sahibuturab7279 Жыл бұрын
It has to start with the person. It’s had to say speak the truth and u do otherwise.
@samiiraxiirey4198
@samiiraxiirey4198 Жыл бұрын
Aamiin yaarabi Aamiin yaarabi jisakalah khayr Sheekh Alle haku xafido Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️❤️❤️❤️
@safamarwa3597
@safamarwa3597 Жыл бұрын
Kuligood hungurigooda iyo caloishooda ayey u yihiin masuuldawladeed shacabkeena illahay ayaa u maqan
@fatumaomar6512
@fatumaomar6512 Жыл бұрын
Somali oo dhan qalbiga ayaa waxaa ka galay qabiil culumo iyo caamo iyo oday dhaqameed allaha soo hadeeyo somali
@amf.ikhlas
@amf.ikhlas Жыл бұрын
Ina idirisoow adigu noo biloow oo diinka Allah ka run sheeg waadiga calmaaniyada iyo dasturleeyda iyo dimuqraadiyada intaas hoosta kuwata oo noo amaaneee
@sayidcalimahamed2757
@sayidcalimahamed2757 Жыл бұрын
Allah kucafiyo
@amf.ikhlas
@amf.ikhlas Жыл бұрын
@@sayidcalimahamed2757 aamiiin lkn been kama sheegin odaygan wuxu yahay ban kaa aqana.... dadku waxay moodayan inu ka shaqaynayo midowga somali lkn wuxu ka shaqeynaya burburka Islamka
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
18:15 500%. Lakiin Dadbaa Raba ineey Wax ka reebtaan Zakada Gaalada. Dad Alle Wajiga ka fiiqay baa, Somaliya abaar ka dhigay waxna ku hel
@khadarhussen4752
@khadarhussen4752 Жыл бұрын
Waxaadkahad laysi umadhagleh shiikhaw qabyaalad baadhagatirtay.
@alakram7643
@alakram7643 Жыл бұрын
SALLALAHU CALEYHI WASALLAM
@yacinemagan3350
@yacinemagan3350 Жыл бұрын
Je vais te le faire je te le dit ils sont pas pas bien un ☝️ ou tu vas
@khadijajama3318
@khadijajama3318 Жыл бұрын
@@yacinemagan3350òⁿ 0
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 Жыл бұрын
Sh. Maxamed Idiris adeer waad ku khaldan tahay inaad dadka noocaasi ka rajayso inay Soomaaliya horumariyaan. Adiga iyo ragga culimada kula midka ah waa inay samaystaan xisbi siyaasi ah oo dalkan badbaadiya. Theory iska dhaafa ee ficil dhab ah la kaalay. Kooxda Islaaxda diineed aka damun jadiid ayaa talada dalka haya iyagana waa ragga aad ka sheekaynasa
@doodaay5822
@doodaay5822 Жыл бұрын
Waa dhab dowlada xasan ineey dadkii ugu liitay somali soo xulatay. Farmaajo isku qabiil manihin wlh xasan ayaa rer ahana iuga dhow lkn dowladanimadu rer waa ka weyn tahay
@amf.ikhlas
@amf.ikhlas Жыл бұрын
Ina idiris Markuu diinka Allah ku been abuurtay xaqana hoos mariyey dimuqraadiyadana ku aadaamay ayuu Allah duleeyey oo ihaaneeyey. «إن اللهَ يَرفعُ بهذا الكِتابِ أقْواماً ويَضَعُ به آخَرِينَ».
@sayidcalimahamed2757
@sayidcalimahamed2757 Жыл бұрын
insha Allah waan heleynaa hogaamiye ka run sheega islamnimadiisa umadaan soomaliyeedna kitabka quranka iyo shareecada kuxukuma. balse waxaa xaqiiq ah iney shabaab qaldanyihiin si lamid ahna kuwa maanta dowlada sheeganaayo midba meel buu ku qaldan yahay. Allow inoo gargaar🤲
@amf.ikhlas
@amf.ikhlas Жыл бұрын
In sha Allah aamiin...Nasriga Allah ma foga
Sh Maxamed Umal oo kahadlay arintii Ibrahim ciyow iyo Sh Xidig
1:17:06
SU'AALO IYO JAWAABO MUHIIM AH || Sh Maxamed Cabdi umal
1:05:12
Daacad Tv
Рет қаралды 12 М.
Iron Chin ✅ Isaih made this look too easy
00:13
Power Slap
Рет қаралды 35 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 738 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Khudbah || Yeelo Hami Sare || Sh Maxamed Idiris 2019
19:55
Umah Media
Рет қаралды 36 М.
5 Qodob oo lagu Gaadho Guusha Nolosha Dhexdeeda || Sh Maxamed Idris
1:15:19
Ha fasahaadinina dhulka wanaaggisa kadib SH Maxamed Idris
21:11
Sheekh Maxamuud Shibli
Рет қаралды 23 М.
Muxaadaro Cusub - Mustashriqiinta  Sh Maxamed Cabdi Umal Q 2aad
1:24:57
Waswaaska iyo meelaha uu galo || Sh Maxamed Cabdi Umal
43:56
Salafmedia
Рет қаралды 17 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 439 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 9 МЛН