(Albaabada sida badheedhka laga xidho,iska jir inaad Mar danbe garaacdo) هذه المقولة تحفزني كثير و إن شاء الله سأعمل بها وجزاك الله خيرا يا أخونا أدم الله يطول بعمرك و ماشاء الله وبشر ما أبلقتنا من الحكم و الوصايا و سنطبق في حياتنا .
@cawoladan14754 жыл бұрын
Iska xidh daaqada ku dhibysa si kastoo waxa aad ka daawanysaa ay u qurux bdn yihin ما شاء الله كلام من ذهب وقيمة روعة الله يبارك فيك ويطول بعمرك أخي آدم وجعل في ميزان حسناتك أحسنت على النشر Najib maxfuudna hdlkiisu ma kala dhaco alle qabrigiisa ha uga dhigo beer kamida beraha janada. 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@daladshugrisalad7006 Жыл бұрын
Mahadsanid wll qali alaah haku xafido aqiriyo aduun runtii kiliib yada ad soo dhigto wax badan ayaan kafa.iiday oo an kala baxay igana baxay ❤❤❤
@ciiltirto94844 жыл бұрын
Mudane Aadan Allaha ku xifdiyo ee waxaan kaa rabaa murtidaan oo dhameystiran xagee ka heli karaa oo mahadsan
@injineerkaboy52904 жыл бұрын
Wallaahi aadanoow inta udambeysa murtida aad ayey u wanaagsan yihiin mahadsanid ee
Iska xir daaqada ku dhibaysa sikastoo waxa aad kadawanayso ay uqurux badan yihiin Hadal xaqiiqa macne ahaan katag waxkastoo ku dhibaya sikastoo naftaadu urabto kuna badal midka kula kharaar lkn mustaqbalka ku anfacaya
@salmaancabdi6424 жыл бұрын
Wll horta marka hore aad baad umahadsantahay alle ha ku xafido fadlan walaaloow waxaan kaa codsanayaa inaad xog noogs soo diyaariso aqoonyahankii weynaa ee sayid qudbi alle ha unaxariisto,e waa markii labaadee aan kaa codsanayo
@dhambalsugetv57104 жыл бұрын
Waar kaasi aqoonyahan maahee ha ceebayn aqoonyahanka,.! Cadifadayn.
@salmaancabdi6424 жыл бұрын
@@dhambalsugetv5710 Sxb aqoonyahan wuu ahaa kaalay adiga udiid way jidhaa khaladaad ka dhacayoo uu galay lkn ha ku xad gudbin ninkaas mar hore geeriyooday
@dhambalsugetv57104 жыл бұрын
Waan kuu nasteexayne Akhri kutubtiisa markaasad arki doontaa aqoonyahanimadiiaa.
@farhan_taffo4 жыл бұрын
keep going pro horeusoco
@damiissong37334 жыл бұрын
Walaal plz music yareed saarto ee vidoe ka hoos baxa ling isoo dir
@iiddacar57614 жыл бұрын
Mararka qaar in aad Qof siiso fursad labaad Waa sidii in aad u dhiibtay Xabbad rasaas ah oo kale Maadaama aanu tii hore kula helin !!!
@suhaybshabeel73574 жыл бұрын
Mashallah wllkay Adam wlhi introgan aad ayu uqurux badan yahay
Insha allh caawa oo ay tahay saacadu 11:37. Pm. Laga yaaba bari in aad ugu so toosto adiga oo is weydiinaya su'aalo ah.sideebad intan oo dhan hal habeen ku gaadhay??????. Ha ila yaabin aadanow ..anigu waxn jecelahay horumarkaaga e. Sababto.ah.?????