Qisadaydii tahriibka ee gabadhayda iiga luntay part 3. by

  Рет қаралды 28,698

nasriin Official

nasriin Official

Күн бұрын

Пікірлер
@deqadalka9953
@deqadalka9953 7 ай бұрын
Waala socdaa sheekadaan ❤ plz like usaara sidoo dad badan u gaaro👍👍 50k hala gaarsiiyo nasriina❤
@HALIMO-e7o
@HALIMO-e7o 7 ай бұрын
Ilmahaas dhibkaas aad usoo martay BAARIYIIN ALLAH KAAGA DHIGO😊
@RaidoLiban
@RaidoLiban Ай бұрын
Ax 😭😭Inkastey qadar tahay qofkastaneh dhimanee lkn hoyo mcn dhimashadeeda xanuun an waligiis kadhamaaheynin waaye allah ha u naxariisto dhamaan hoyooyinkeena yaa Rabi Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🤲
@sarahfarah1286
@sarahfarah1286 7 ай бұрын
Subxanallah aduunkan wax kaste waa la argay alhamdulillah maanta ilahay mooyane cid kale oma baahnid❤
@nashadahmed9730
@nashadahmed9730 7 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭 xanun badana inta nolosha ku hartey farxad kudhameysta sis aqirana jinada amin yas rabi
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 7 ай бұрын
Nasriin waa hooyo wanaagsan oo dadaalaysa 200k aan si dhaqsi ah ku gaarsiino. Markii qof walaalka aad aad taageertid adaa iscaawinaayo.❤❤❤
@nasriinofficial
@nasriinofficial 7 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂Mahadsanid wll mcn 🫂🥰
@asmahusen-hp6ht
@asmahusen-hp6ht 7 ай бұрын
waad u qalantaa wllo ınshaa allh ılaahy ayaa garapkaaga ah❤
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 7 ай бұрын
@@nasriinofficial adaa mudan my sister.
@ayaangeedi-n1t
@ayaangeedi-n1t 7 ай бұрын
​@@nasriinofficialwaad uqalantaa waa kuugo xiranahy xabiibti
@ummusidra
@ummusidra 6 ай бұрын
Hooyo qaaliya tahay allaha ku caawiyo meelkasta joogtid hooyo walba allaha caawiyo❤
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 7 ай бұрын
Qofkastoo qurux badan qiso xanuun badan kuduugan Hooyo adag aa tahay abayo horo u soco
@Saxiix-h3g
@Saxiix-h3g 7 ай бұрын
Miskiin abaayo Illaahey ku soo dhaafiyaa mahad leh
@42325
@42325 7 ай бұрын
Wlhi gabdhan waan garanayaa izmir ayaan ku arkay safarkii iyada ka danbeeyey ayaan anigu ku soobaxay Wlhi waa nolol adag
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 7 ай бұрын
Ilaahow dhamaan inta hooyo geeriyotay unaxariiso😢😢😢
@Simancaynte4426
@Simancaynte4426 7 ай бұрын
Asc abyo Marka hore waan ku salamay qaali shekada waanla socda cawa igu horey KZbin laga marka hore alle haku barakeyo owlada qaali
@faadumocabdiqaadir9140
@faadumocabdiqaadir9140 7 ай бұрын
Nasiiriinay إن مع العسر يسرا inshaa Allaah Alle wuu kuugargaaray inshaa Allaah ubadkaaga oo darajo aduun iyo Aakhiro gaaray baad arki doontaaa
@saynabraygalinajjjjjjjj
@saynabraygalinajjjjjjjj 5 ай бұрын
Illahay hooyadaa ha u naxaristo wll
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 7 ай бұрын
Maskin walahi qisadada waa xanun 😭😭😭😭. Alhamdulillah illahey ducade hoyoo macaan ayu kuaqbalay. Raafatka raxaa kaa danbeyso. Waxana tahay hoyoo adag .hoyoo macaan illahey haunaxaresto janatul firdows AL aclaa illahey hoygeda haka digo. Ameen thuma Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamdaayan893
@hamdaayan893 7 ай бұрын
Ilaahay hooyo haw naxariisto adna nolosha rabi hakuu fudaydiyo wllo waan dareemayaa muruga badan baa hadalkaaga ka muuqata❤
@QueenSara-m8b
@QueenSara-m8b 7 ай бұрын
Allah xaasidsanaa nagahas wlhi wa qalbi xanun 😢😢
@samarmoha3624
@samarmoha3624 7 ай бұрын
Xbbti sanadka aa safarka bilaawday goormo ahaa
@ruqiyamohammed6873
@ruqiyamohammed6873 7 ай бұрын
Subxana allaha waxay hada ilanoqatay inay hada anigu igu dhacaday allaha cunagtada gacan tada ku sogaliyay mahadi usug natay
@ummuisra6271
@ummuisra6271 7 ай бұрын
ALLLAHA unaxariisto janatul fardowso ALLAAHA kawarabyo ducadeda wey kulajirta ogow mel walbo adjokto wey kulasocota habo ducada wali wax kafican majirto
@nimcoxersimaalin8103
@nimcoxersimaalin8103 7 ай бұрын
Walahi abaayo mcn hooyo adag tahay alah ku dhooro qaali caruurta alah kula koriyo 😢
@Abanuurjanke
@Abanuurjanke Ай бұрын
Abaayo adi iyo ciyalkaga yaku biilaaye
@abdifatahmahamud6289
@abdifatahmahamud6289 6 ай бұрын
Turkey ayan usosocda kadib nah Austria ayan usobixiraba war igasi halada Austria wll.
@sacdiyajama5259
@sacdiyajama5259 6 ай бұрын
Ax wlhi qalbiga i xanuunay abaayo QisadaaDa😢😢
@Nh-dp1td
@Nh-dp1td 7 ай бұрын
Wiilasha reer waqooyi leesku raac ❤❤
@laylamohamed1144
@laylamohamed1144 7 ай бұрын
Wiilasha reer waqoyinka mansha allah melaha ay kugu safran waad Ku badbadaysaa aniga xitaa anoo waxba aqon ban la safray
@saramohamud4297
@saramohamud4297 7 ай бұрын
Ala xasisana alle ku sahla mahad leh alle dala saro markasta alle ha ni xafido 🥹
@Umaaxlaam-d8k
@Umaaxlaam-d8k 7 ай бұрын
Hoyoyinkeen dhamantod aalle ha unaxariisto aamiin yaa rabi 🤲 😢
@iqromaxmed-dx1dx
@iqromaxmed-dx1dx 7 ай бұрын
Sorri abaayo alle ha unaxariisto hooyo adi iyo caruurtadana alle hanixafido
@maidamuktar3719
@maidamuktar3719 7 ай бұрын
Alla hooyoy muruga nagu diloysaa subhanallah Videogiina wad kala goysey
@fathaomarabdullahi4242
@fathaomarabdullahi4242 7 ай бұрын
Mnshallah hooyo adag baadthy alle Haydin xafido wllo hooyana Rabi Hawnxriisto 🤲🏻
@sudiaanush9684
@sudiaanush9684 7 ай бұрын
Wllhi qisadan camal hoyadey bay ku dhacday anago safar tahariiba ku jirna baa niman tuga tariqa nagu qabsadeen Saaa mesha xabada ka dhacay wa lakala carary aniga dadki qayeb kamida iska racay wana yara hoyadey markey iwayday iney mesha xabado ka socodan waye ilowaday o askarti laga ordayay dhankey naga xigan bay intey u carartay bay Ku qaylineysay icawiya gabdheydi nimanki tugada aha baa igla tage marka ay hoyadey iwayezana wxa gacanta igu hayzay gabar nala socotay o hoyo cawineyzay madama aan sadex ilmo yar yar aheen askarti habenki o dhan intey samecdo qadeen bay magaceyga Ku qalinayeen hoyadeyna qof walan camal bay noqotay anigan nagti gacanta ihayzay marki meel dhex o mugdiya la maryo ban Ku ire hoyaday ban raba say waye is taysay hoyna uma dhawi aydna wan diday ina raco meel cidla o wada dhira ban isga oyay marki danbe askrti baa mesha igu timi anigo oyay hoyadeyo intey suxtey biyo lagu rushaynaya ley geyay wllhi ilaa hada ma ilawo saidna wan u yara hada marka hoyadey uga shekeyo wye ila yabta side Ku xasuuatay baye igu dhahda wdaba yarede ana maskxdeyda sidi cajilki u dubtay
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢sorry
@sudiaanush9684
@sudiaanush9684 7 ай бұрын
Abyo 😢
@AdnaAbdullahi-do8kr
@AdnaAbdullahi-do8kr 7 ай бұрын
😢😢😢xanuun wllhi abyo lkn wax walbo waa laga gudbaa
@sudiaanush9684
@sudiaanush9684 7 ай бұрын
@@AdnaAbdullahi-do8kr Waqti horey ahed xbbti hada wan isla jogna hoyo Alxm
@ruru1872
@ruru1872 7 ай бұрын
😢 ilaahay hooyooyinkeen Janno aduun iyo janno aakhiro ha siiyo
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 6 ай бұрын
🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹 ilaahoow qalbiga kuu qabooji ilaahoow u naxariiso hooyo walbe oo dhimatay 😢😢😢😢
@FatuushDaimon
@FatuushDaimon 7 ай бұрын
Gsbdho madan baa laso tahriiba Carur wlhi way adag tahay ano kaliya ba yabana
@AnzelRaage
@AnzelRaage 7 ай бұрын
Million u qalantaaa masha Allah nasra cdy somaliyeeeey subscribe u sara gabadha
@aishaahmed4400
@aishaahmed4400 7 ай бұрын
Hoyaday markii iigu dambeeysay markee dhaahdy tears 😭 😢
@qaliyeyqalbigahaigasiininq4927
@qaliyeyqalbigahaigasiininq4927 6 ай бұрын
Xabiibati allaah kusaacido hooyo adag ayathy masha allaah
@fahmoabdi8973
@fahmoabdi8973 7 ай бұрын
Alle ha unaxariisto wllo hooyo anigena ha ii xiftiyo
@istahilcabdiraxman6710
@istahilcabdiraxman6710 2 ай бұрын
Aamin yarabi😢😢
@khadarmohamed4113
@khadarmohamed4113 7 ай бұрын
Allaha u naxariisto abaay😢 janatul fardawsa allaha inagu wada kulmiyo
@Hamdi432-qe3xg
@Hamdi432-qe3xg 7 ай бұрын
angarsiino waa hooyo docaysan100k❤❤❤
@HamdaFahiye
@HamdaFahiye 7 ай бұрын
Iska cafi wll Allh baa waxabuu cafiyaa😢
@zamzam5255
@zamzam5255 7 ай бұрын
ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO HOOYADA SAMIIR IYO IMAAN ILLAAHEEY HAKA SIIYO
@thegoats274
@thegoats274 7 ай бұрын
Ilaaheey hakuu xafido ilmaha dhamaanteen abaayo dhibkasto dheef baaka danbeeyso guuleeyso ❤
@Suusaan8890
@Suusaan8890 7 ай бұрын
Subxaanallah wlhi waa xanuun meshay ku go day part4 laso dhakhso
@ShaadiyobashiirShaadiyosharaf
@ShaadiyobashiirShaadiyosharaf 7 ай бұрын
Inaad wiilkaga xambarsaty gabadhadana dhabta ku haysatid bay ahyd😢
@ilhanaliapdulahi
@ilhanaliapdulahi 7 ай бұрын
Alle ha u naxariisto hooyo hn
@QueenSara-m8b
@QueenSara-m8b 7 ай бұрын
Wlhi waxaa hormar gari kara hooyo nasrin okale ah ilaahy haku xifdiyo adiga iyo awladada abyo😢
@ubxmohamed1570
@ubxmohamed1570 7 ай бұрын
hoyo mcn alle ha unaxaristo janada alle hanigu kulmiyo abayo
@tigerlivegamer7080
@tigerlivegamer7080 7 ай бұрын
Biliiz 100k degdeg gacanta fura
@ilwaadqurux8281
@ilwaadqurux8281 7 ай бұрын
Alla qalbiga ixanuunay wlh xasisana ma ilma saqiira meel uga tagi kara walwalka qisada aa kaqabay Waa qabke randa udhuntay kuwaas aduun iyo aqiraba wax lacafiyo malaha😢😢😢
@hibonura9239
@hibonura9239 7 ай бұрын
❤ wlll gulayso labada daroodba hooyo karti badan ayaaa tahay
@fartunabdulle631
@fartunabdulle631 7 ай бұрын
Asc mcnto calosha i hurisay Lakin Alxmdh illahay waa ku soo dhafiyay❤❤❤hooyona illahay haa u naxariisto mcnto
@Dhooleey
@Dhooleey 7 ай бұрын
Wlhi tiktok markaa kugu arko wajigaga ka dareemaa ineey dhib usoo gareen hooyo alla hau naxariisto abaayo mcnto maantana noloshada ducada hoyada ka danbesay😢😢
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 7 ай бұрын
Ilahay haa uu naxaristo abayo hooyo 😢😢😢😢
@amalfarah4292
@amalfarah4292 7 ай бұрын
Alla unaxariisto hoyo abayo adigana qalbiga alla kuqabojiyo
@Neima.Hassan
@Neima.Hassan 7 ай бұрын
سبحان الله الله يحميكي انتي وعيالك والله قطعتي قلبي😢
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 7 ай бұрын
😢😢😢😢yaa Allh hooyadaa mcn iyo dhamaan hooyooyinka dhintay u naxariiso waa xanuun qisadaadu abaayo mcn
@Ifa-Aden34
@Ifa-Aden34 7 ай бұрын
Nasriinay wlhi Hooyo adag baa tahay Alhamulillah wax kastana waa qoraal Srry may qali waxba ha is dhibin markad jaanis Alle una og qorsheyntiisa ayey noloshenu ku socona Isagana og meshi ku kheir le kwran hadi visahaga cadi ahan lahaa Wax wlpa waa tadaabiirta Allah ❤
@suadhassan3340
@suadhassan3340 7 ай бұрын
اللهم إجعلها من أهل الجنة الفردوس الأعلى اللهم امين يارب العالمين
@QaaliadanCabdullahi
@QaaliadanCabdullahi 6 ай бұрын
Sorry Abayo hooyo mcn Allah ha u naxariisto😭😭😭
@CaashaMuuna
@CaashaMuuna 6 ай бұрын
Aaaamiiin ya allah😢😢😢😢😢😢
@fataha1
@fataha1 7 ай бұрын
Allaha ku Nabad Yeelo mar walba Qeybtii 4aad soo gali ❤
@firdosAbdi
@firdosAbdi 7 ай бұрын
nasriin abyo isxaji hooyona Alla ha unaxariisto😢😢😢
@AdnaAbdullahi-do8kr
@AdnaAbdullahi-do8kr 7 ай бұрын
Allh unaxriisto abyo adna allh garabkaga galo hooyo adag tahy
@NimcaBillowabdi
@NimcaBillowabdi 7 ай бұрын
Hooya mcn Allah haunaxarista
@hassanstar149
@hassanstar149 7 ай бұрын
Ilahey haku xifdiyo wad so tacabtay
@Hafza525
@Hafza525 7 ай бұрын
Ilah ha unaxariisto hooyo abyo
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg 7 ай бұрын
Ax hooyo allaha unaxariisto abyo
@deeqanorfiiqowofficial6041
@deeqanorfiiqowofficial6041 4 ай бұрын
Masha allh ❤❤❤
@zamzam5255
@zamzam5255 7 ай бұрын
ILLAAHEEY IDIIN SOO BAAD BAADIIYEY MAHAD UU SUGNATEY
@SKk-q5h
@SKk-q5h 6 ай бұрын
Allah ha naxariisto hooyo
@Malaak-xb2th
@Malaak-xb2th 7 ай бұрын
لاحول ولاقوة الا ب لله عائله العظيم
@maryamashire3402
@maryamashire3402 7 ай бұрын
Subxaana llaah wllhi calol xuma wad aragtay abayo
@Malyun578
@Malyun578 7 ай бұрын
Alla xanuun badanaa
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 7 ай бұрын
Allaha u naxaristo janata fardos
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 7 ай бұрын
Abaayo hooyadaa iyo hooyaday allaha u naxariisto walaahi qisooyinka tahriibkaaga aad ilmo wadatatay waa wax naxdin leh strong women baad tahay keep going
@naimaalasow9625
@naimaalasow9625 7 ай бұрын
haa waa lagugu nacaa xaladaha qaar alalha naga saaro dhibka 😢😢
@fathiomar3263
@fathiomar3263 7 ай бұрын
Nasra naag adag tahay maanta qisadada arkay ilin igu soo istagtay wlhi aniga fulay ayaa ahay cidlo kuma noola karo
@janaaleciiisedaud
@janaaleciiisedaud 6 ай бұрын
runti waan jecelehay dadka qisooyinka leh' cause waxan ahay wiil da, yar aan waligiii magaladiisa ka bixin, hadana jecel in uu nolosha uu ka noqdo qof waayo arag ah, runtii noloshuna ma aha mid ii soo dhawaynaysa sida dhibka yar ee aan filanaayo. Chanelka cawa ayaan so booqday, inshala duruusahaagii nololeed casharro ayaan ka baran doona. Maadama aad dhibkaas aad ka gudub tay waliba adiga oo nugayl ah. F.g geesiyad walee
@sadoabdiomar
@sadoabdiomar 7 ай бұрын
Allah unaxariisto hooyo mcn
@dekoaliomar
@dekoaliomar 7 ай бұрын
Ax waa qiso xanun badan wlhi😢😢😢😢 part 4 nola so dhaqso walaaley
@Hamdi432-qe3xg
@Hamdi432-qe3xg 7 ай бұрын
Bar ti foor xanuun wadhafay😢😢😢
@MustafeClqani-j4i
@MustafeClqani-j4i 7 ай бұрын
Alle ha u naxariisto hooyo 😢
@QueenSara-m8b
@QueenSara-m8b 7 ай бұрын
Ax wlhi wa qiso xanunkeda wadata allow unaxriiso hooyana😢
@Nastehokalif
@Nastehokalif 7 ай бұрын
Hoyo naxaristi jano allaah siyo abayo 😌😢😢😭😭😭😭
@hiddoraacchannel316
@hiddoraacchannel316 6 ай бұрын
Hooyo mcn Allah hawgargaro maxay dhibnalamarayan aabayasha qar war umahayan hoyada dhibtay marayso aniga hada qofkasta an hoyaday qimayn adunka ugu necebahay
@M_amiin293
@M_amiin293 7 ай бұрын
Dhibaato walbo dheefteeda ayey wadataa
@ikramAhmed-sf1vc
@ikramAhmed-sf1vc 7 ай бұрын
Ax wlhi qisadadu wa xanuun wa la murgay hoyo ilmo wadata iyo tahriib
@marianali9559
@marianali9559 Ай бұрын
Abaayo yaa wax kuu soo diraayey oo ku biilaayey, kirada kaa bixinaayey sorry 😊
@FadumaAhmed-e5r
@FadumaAhmed-e5r 7 ай бұрын
ilaheyhaw naxariisto
@binazirismail1597
@binazirismail1597 7 ай бұрын
Somaliland ❤❤❤ rer aptiyashey...
@AsAs-dx2yg
@AsAs-dx2yg 7 ай бұрын
Allah ha unaxariisto hooyo 😢😢
@IstaahilCabdi-wq7jp
@IstaahilCabdi-wq7jp 7 ай бұрын
allaha ayaa ku jecel abaayo mcn ❤❤❤
@MaqdisMahamed-l6n
@MaqdisMahamed-l6n 7 ай бұрын
Hooyo allaha unaxaristo 😢😢😢😢😢
@HamdiadanIssack
@HamdiadanIssack 7 ай бұрын
Sorry mcnto 😭😭💔
@Ubahyasin-i9f
@Ubahyasin-i9f 7 ай бұрын
Inasha allaah wll ale hakusharfo
@SowdoShukri
@SowdoShukri 7 ай бұрын
Alla calool xumo badanaayey wlhi waa ilmeeyey illhy ha ku xafido abyo 😢😢
@mahadsakiboy1839
@mahadsakiboy1839 7 ай бұрын
ax ax naag bilaa naxariisa bay ahaayeen ilaahay baa arkayee
@MaqdisMahamed-l6n
@MaqdisMahamed-l6n 7 ай бұрын
Snpcht magaca kugu qoran iishek ❤❤
@sucadsalah
@sucadsalah 7 ай бұрын
Aduunka waxan qiso dhageysto tana ma ii dhineed 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Qisadaydii tahriibka ee gabadhayda iiga luntay part 4 by@nasriinofficial
31:04
Qisadaydii tahriibka ee gabadhayda iiga luntay part 5 by@nasriinofficial
25:09
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Qisadii tahriibka ee gabadhayda iiga luntay ​by⁠@nasriinofficial
17:55
VIDEO GAAN NOLOSHAADA AYUU BADALI DOONAA.
18:16
Caweyska Mataanaha
Рет қаралды 29 М.
Waatanaa su aalihii jawaabtooda by@nasriinofficial
14:12
nasriin Official
Рет қаралды 12 М.
WAALI CAS! NIN QUDBISIRO IGU QABO ITIJABI MAHARKAYGA WA 30$
30:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 137 М.
Walalaheyga isoo duceya dagal ayaan galay illa iyo her dacwo police ay gaarto
13:25