Nimcaan Hilaac Hees Sucaad HD

  Рет қаралды 263,737

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

10 жыл бұрын

Please watch: "Barnaamijka Cawayska VOA Hargeysa iyo Fannaaniinta Xidigaha Geeska FULL"
• Barnaamijka Cawayska V...
~-~~-~~~-~~-~
Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment pages/Hawraa...

Пікірлер: 267
@saidabdirahman3017
@saidabdirahman3017 5 ай бұрын
2024 hadaa dhagaysaneysid like iisaar❤😢
@fardowsaadam3120
@fardowsaadam3120 5 ай бұрын
Who listening in 2024😢😊
@AxmedOday-jf9cl
@AxmedOday-jf9cl 4 ай бұрын
Me
@ahmetjunior8427
@ahmetjunior8427 3 ай бұрын
Me❤
@iqramohamed9082
@iqramohamed9082 3 ай бұрын
Me❤😢
@abokormoh5087
@abokormoh5087 3 ай бұрын
​@@iqramohamed9082inader miya lagu qalbi jabiyay😢💔
@MustafedalxaDalxa
@MustafedalxaDalxa 3 ай бұрын
Me😢
@CaashoMaxamuud-ns1js
@CaashoMaxamuud-ns1js 3 ай бұрын
Wxa dawanaya oon soradiyay 2024 hdad iga danbeso ood qoraalkayga aragto wxan kuurajaynaya nolol mida ugu quruxda badan wll mcn wan kujeclahay🥺🫶😩❤️🙏
@drszaariita5363
@drszaariita5363 3 ай бұрын
Wllo😢💔
@MumtasMohamett
@MumtasMohamett Ай бұрын
Wlllo😢
@MaxamedCabdiqaadir-hj5nv
@MaxamedCabdiqaadir-hj5nv Ай бұрын
Thanks pro
@abdisamiicxuseen
@abdisamiicxuseen 22 күн бұрын
Wllo
@iqroqaaliiqroqaali9571
@iqroqaaliiqroqaali9571 3 ай бұрын
Hestan waxan dhagesanaya 2024 17 Ramadan habenimo 12:43 am 💔😢😭
@Hashi_cali
@Hashi_cali 3 ай бұрын
😂😂😂
@abdishakuurMohamedAbdikariim
@abdishakuurMohamedAbdikariim 3 ай бұрын
Sorry wllo mcn aqoon kuu malihi balse waan ku Lee yahay is adkee
@mustafkaraama4098
@mustafkaraama4098 3 ай бұрын
❤️🙏
@IkraanAbdi-fr1ru
@IkraanAbdi-fr1ru 3 ай бұрын
Hestan qalpiga ayey iga tabaneysa wlhi qofkii jacel haayo lee daremi karoo qalpiya hala dhowro hana lisku naxariisto 😢😢 qof walpo qofkiisa hailashado labtana halisku furo cadow yuusan idinka guulesan😢😢😢😢😢💔💔💔💔
@ApdirizakGuuleedMohamoud
@ApdirizakGuuleedMohamoud 3 ай бұрын
Wllsheyey khayr bay noqone murugada iska da
@aishaseed6087
@aishaseed6087 Ай бұрын
Wadnaha bal itaaabo garaaaca this song made me cry 😢😢💔who's listening 2024
@SalmoSaid-kv6iw
@SalmoSaid-kv6iw 3 ай бұрын
2024 dhagaysanaya heestan saan u dhagaystay waad u dhagaysan malin un😢💔
@cayduruusaxmed
@cayduruusaxmed 17 күн бұрын
Heestan waxan dhagay sanaya 2024 Bishan 7 .1 sacada 12:33:00 AM Hadad qoralkayga aragto waxan ku ra jeynaya nolo aan murug lahayn 😢😢
@cabdiraxmaanmowliid4629
@cabdiraxmaanmowliid4629 Жыл бұрын
Waxan Dhagaysanayaa Heesta Abaaro 9:09 am 2023 Habeenimo Waxan dareemaya qalbi Jab Badan waxan Wayay Qoftan Jeclaa Dayacad Ka timid xagayga Waxan leeyahy meel kastood joogto Farxad ku Noolow😭💔
@Nimco_dhamays
@Nimco_dhamays Жыл бұрын
🥺
@mariarashiid9936
@mariarashiid9936 Жыл бұрын
Geeesi baa thy boweh
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 9 ай бұрын
Rganimo 👏
@user-xn3zs2ds9f
@user-xn3zs2ds9f 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@IqraJamacsaid
@IqraJamacsaid 4 ай бұрын
Waanada igaqado ilhaan ey Wanaga laqaybso naftaydaa Kawargali qalpigaga jcylka 2024 ruxa jclayd marka waydo xanun badanaa😊😢😭💔
@Khadar226
@Khadar226 3 ай бұрын
Cid kasto ma dareemi karto😥
@kimez1545
@kimez1545 3 ай бұрын
Iqro Ayaa ilhaan jeclaatay ma fahmin . .Bal noo faahfaahi
@IqraJamacsaid
@IqraJamacsaid 3 ай бұрын
@@kimez1545 iqra iyo ilhaan waa isla anigaa isu camirayee🤣🤣🤣🤣
@ahmedmusa1327
@ahmedmusa1327 5 сағат бұрын
​​@@IqraJamacsaid waanaga iga qaado iqraay😂😂
@MaanCadnaan
@MaanCadnaan 3 ай бұрын
Heestan wakhtigey sobaxday ano yar ayaan dhageysan jirey iLaa hadana wan dhageesta one love 😢❤
@Rashka_Cadde
@Rashka_Cadde 3 ай бұрын
TikTok maad ka soo raacdey hadda Waa bil ramadaane xishood😂
@MaanCadnaan
@MaanCadnaan Ай бұрын
@@Rashka_Cadde wll rabadantii hada way baxday😂
@moboss8444
@moboss8444 11 ай бұрын
Yey saameen ku yeelatay oo Soo raadiyey sida aniga 😢 2023😢
@abdishakuurMohamedAbdikariim
@abdishakuurMohamedAbdikariim 3 ай бұрын
Inta 2024 qalpiga laga jabiyey ❤😢
@Degan12398
@Degan12398 3 ай бұрын
30/3/2024 baan dhageysanaya heestan wan ka helay mi fv songs bey kamid tahay😢❤❤❤
@kinghazuuni1357
@kinghazuuni1357 Жыл бұрын
Inti ila dawaneyso 2023💔😭🥺
@ibrahimharryofficialchanne653
@ibrahimharryofficialchanne653 2 жыл бұрын
Waxyeelada gaadhay korkayga wadnaha bal i taabo garaaca wajiga ka aqriso dhidhidiisa wanada iga qaado suucadey wanaaga la qaybso nafteeda ka wargali qalbigaga jacaylka xasuus nimcaan hilaac goatka fanka✌✅💯🔥
@user-hs1wg5br5q
@user-hs1wg5br5q 3 ай бұрын
Who listening in 2024😢😢
@user-wz6ep5wg8o
@user-wz6ep5wg8o 8 ай бұрын
Markii ugu horeesey aan dhagaysto waxay ahayd 2021😢 legend nimcan hilaac fanaan si gaar ah aan utaaageero
@Dsaxan
@Dsaxan 3 ай бұрын
Heestan aniga waxa igu horeysay bilowgi 2015 wiil aad ii jeclaa markasna aan isbaranay anigu se ma jeclen hadase waa xaasle anigana mardhow bn guursaday wiil kle lkn wali wuu ila soo xiriira anigo xumeyey 😢😢
@sucaadozaaan7959
@sucaadozaaan7959 4 жыл бұрын
Www ♥️♥️♥️♥️ magacega marka maqlo xada i istagta
@alphayassera7570
@alphayassera7570 3 жыл бұрын
Mala hupa warkaa
@kabtanshinejarere2500
@kabtanshinejarere2500 Жыл бұрын
Kabtan dhifiq
@user-ob3ss1hs1s
@user-ob3ss1hs1s 6 ай бұрын
Asc
@suhaybtech2965
@suhaybtech2965 8 ай бұрын
I liked this song before and now someone else has made me like it 🎉❤
@indho2294
@indho2294 3 ай бұрын
Hesta waxa dhageysanaya malinti labad e ciida wayaha labtada ku hayso❤😢
@abdishakuurMohamedAbdikariim
@abdishakuurMohamedAbdikariim 3 ай бұрын
Sorry ku soo dhawoow hospital nimcaan hilaac😢❤
@Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy
@Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy 3 ай бұрын
Wajiga ka aqriso dhibtiiiisa😢😭💔
@inanabiadem2646
@inanabiadem2646 2 жыл бұрын
Wada iga qaado sucaadeey Wanaga la qeybso nafteyda Ka wargali jacaylka Still2021💔☺😏
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 жыл бұрын
Hye😁
@kalsoonidiiluntey4526
@kalsoonidiiluntey4526 Жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayaa manta anoo qalbi jaban 😥😪 jacaylkii iyo guurkiiba niyad jab ka qaadey 😢
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 3 ай бұрын
Niyada khayr u sheeg 😢❤
@OlowAdde
@OlowAdde 7 күн бұрын
Heetaan qalpiga ayeey igataabaty waxaana dawanayaa 10/7/2024😢😢qofwalipa qofkiisa hailaashto😢
@israsagal
@israsagal 8 ай бұрын
2014 iLa 2023 song remember 😢❤
@silencerpoi9072
@silencerpoi9072 2 жыл бұрын
Part of my life this song💔😭Wajiga Kaakhriso dhibtisa 😿😿
@mudumudii912
@mudumudii912 Жыл бұрын
11/5/2023 legend nimcaan hilaac respect man 🎉❤❤❤🫂🇸🇴✌💯
@zakiabdirahman5621
@zakiabdirahman5621 3 ай бұрын
Waraabi hankaga jaceylka🥺 Xubnaha wadayasha dafenka😢 weynee wacadkii yiile dhaxdena😩 fv song__ 2024
@SalmoSaid-kv6iw
@SalmoSaid-kv6iw 3 ай бұрын
Heesta 2024 dhagaysanaya malin saan u dhagaystay waad u dhagaysan😢💔
@Barnado22
@Barnado22 3 ай бұрын
Wa laahi warun bacdul afur dhagaysanooya❤❤❤
@NacimoCali-of9ym
@NacimoCali-of9ym Ай бұрын
Wa nada iga qado jamalow wanaga la qeybso nafteyda ka war gali qalbigaga jaceylka 😢💔😭💔
@user-kg5kd4ef4q
@user-kg5kd4ef4q 3 ай бұрын
Still 2025😭😍❤️‍🔥
@cabdirashiidkaariye9257
@cabdirashiidkaariye9257 Ай бұрын
Hala gaadho walal😂
@saskototisasko3234
@saskototisasko3234 Жыл бұрын
Who listening in 2023😭
@SawdaHassanaden
@SawdaHassanaden Күн бұрын
Inta dhagaysanaysa 2024 ❤
@sucadcadey4166
@sucadcadey4166 7 жыл бұрын
www ana laiqaaday heestan
@zimanjigis9892
@zimanjigis9892 2 ай бұрын
Fanaan dheh ninkan oo kle❤🎉
@MuuseHersi
@MuuseHersi 2 ай бұрын
Heestan waxaa ku xasuustaa wiil aan isku fasal ahayn ayaa jeclaa gabdh ladhaho sucaad isla markaana annagu markaan soo galno fasalka waxaan dhihi jirnay ■ waanada iga qaado sucaadey wanaaga laqaybso naftayda ■ isagu dhab ahaantii aad ayuu uga xanaaqi jirnay❤ halkan kasalamyaa sxpkyga markna wehelkayga caashaq maxamuud like ta ha iga ilaawinina hadaan soo booqotay heestan 2024/04/23 maalin talaada ah good bye❤
@FadumiinaAbdulahi
@FadumiinaAbdulahi 19 күн бұрын
Maxad udhibijirten maskinka waa qalbi wax jecele😢
@user-xc9ti6wz5p
@user-xc9ti6wz5p Ай бұрын
Heeestn mxy in badan I taabaty😢 Xubnaha wadayasha drenka Xnuun kliga aad qBto saw xnun kleh maaha😢 Nafyahy wayaha laabtada ku hyso🥺😭
@norbilmaxamed3888
@norbilmaxamed3888 9 ай бұрын
14 actober 11:39 malinimo sabti ayan dhagaysanaya hadaad iga dambeyso iska dhagayso kolay ka horeeye😫♥️
@cherifmballo420
@cherifmballo420 3 жыл бұрын
Who listening in 2021😭
@mohasedow5614
@mohasedow5614 3 ай бұрын
This one never gets Old for me. ❤😢
@amalahmed6086
@amalahmed6086 3 ай бұрын
maalinta heestan soo baxaysa waan taageeri jiray nimcaan lkn hadda 2024 anoo naftiisa neceb baan daawanayaa
@mubarikmohamed6100
@mubarikmohamed6100 Ай бұрын
Qabil darti ayaad u nacday mana fiicna Saas wllo
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 21 күн бұрын
​@@mubarikmohamed6100❤
@LibaanOlow
@LibaanOlow 2 ай бұрын
2024 Ayaa Dageystaay😂😂
@user-gz2sn4kh2s
@user-gz2sn4kh2s 5 ай бұрын
Waayaha laabta ku hayso 🥺😭
@khadarsiciid7278
@khadarsiciid7278 3 ай бұрын
2026 imikaN dhagaysana like isar ❤
@XanseidirisaCabdi-rr2ix
@XanseidirisaCabdi-rr2ix 3 ай бұрын
wayaha laabtada kuhayso Xasuus pro horuu soco
@cabdicaziiz2513
@cabdicaziiz2513 13 күн бұрын
Ka War Gali qabigaaaga jaceelkaa ❤😢😢
@hamzekadaromar885
@hamzekadaromar885 3 ай бұрын
Majiro wax qalbi jab oo I haya wan iska jeclahayyy hesaha nimcaannn iyo kuwa calaCalka. 18/4/2024 thu 20:16 😢❤
@crahman.gureyc.gmanka337
@crahman.gureyc.gmanka337 5 жыл бұрын
Very nice songs
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 Жыл бұрын
Heestan xasuus bay igu leedahay 😢
@Samiaahmed1-b8j
@Samiaahmed1-b8j 2 ай бұрын
26/4/2024 maalin jimco ah time 17.58 galabnimo
@raxmoali5016
@raxmoali5016 2 жыл бұрын
Who listening in 2022😢
@raajo4797
@raajo4797 2 жыл бұрын
Me 💌
@ssn2553
@ssn2553 Жыл бұрын
2023 here
@abdirahmanwiz6439
@abdirahmanwiz6439 7 ай бұрын
2023
@CabdaleSaxardiid
@CabdaleSaxardiid 6 ай бұрын
@abdikenikader4
@abdikenikader4 6 ай бұрын
2023/2024❤
@zuhurali3615
@zuhurali3615 4 жыл бұрын
Still 2020
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 4 ай бұрын
Still listening 2024 ❤
@abdikadirjamamohamed1821
@abdikadirjamamohamed1821 6 жыл бұрын
Wow wale hees igadheh
@mahamedciisedaauud361
@mahamedciisedaauud361 3 жыл бұрын
Wakhtigu dhereeya waxa lamarayaa imikana___2021
@AxmedCabdi-hv2mu
@AxmedCabdi-hv2mu 14 күн бұрын
2024 ɪɴᴛᴀ ᴅʜᴀɢᴇʏsᴀɴᴀʏsᴀ😂❤
@HindaAbdilahi-ps6dj
@HindaAbdilahi-ps6dj 3 ай бұрын
Wajiga ka akhriso dhibtiisa Aun qiiq
@samiirahmedaden3367
@samiirahmedaden3367 3 ай бұрын
Me ❤ 2024
@hilaalkaahin3009
@hilaalkaahin3009 7 күн бұрын
Still watching 😢
@mahadwooww4860
@mahadwooww4860 11 ай бұрын
Waaayaha labtada ku hayso malin jimcah abroo 4:00 2021 gabar sucad la dhaho an dunida ujeclaa arooskeeda kaqayb galay heestan laga shiday wajigeeda ilmo buu xisay Ana waan la ooyay aroskiina waa iskaga soo tagy hestan barkintaa laweheshadah😥💔❤️‍🔥
@Maidaxasan123
@Maidaxasan123 9 ай бұрын
😢😢😢😢😢Sorry Xanuun Wlhi😢
@KAAFi226
@KAAFi226 2 жыл бұрын
Heestan xasuus gara igu ledahay Sucaad Waa heestan nimcaan ku bartay Wakhtigu muxuu cararayaa
@HMontana10
@HMontana10 14 күн бұрын
Almost qoralkada 2years buu jaray😢
@abdiwalishxussencumarguudl561
@abdiwalishxussencumarguudl561 3 ай бұрын
Bishton barakeysan ayaan hospital kula jiraa jcl dartiis iisoo duceeya wllyaal😢😢😢😢😢😢
@Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy
@Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy 3 ай бұрын
Allha ku caafiyo wll😊
@Rashka_Cadde
@Rashka_Cadde 3 ай бұрын
Ilaahey ku caafiyo wllo
@HMontana10
@HMontana10 14 күн бұрын
Tarikhda waa 3/7/2024 sacadu waaa 6:06 gabar sidhab ujeclady wana kla tagnay waline wlahi wan jclahay😢 wayaha laabta guhaayso😢
@abdifitahbishar5151
@abdifitahbishar5151 5 жыл бұрын
Waayaha laabtada kuheeyso 😴
@drszaariita5363
@drszaariita5363 3 ай бұрын
Waayaha laabtaada ku heyso 😭💔
@africaismyhome723
@africaismyhome723 26 күн бұрын
Abwaan Cabdirixiim Qiiq Alllehaunaxariisto waa abwan alifay heesta.
@Zubeyr67
@Zubeyr67 Күн бұрын
Waxan dhageysanaya 16 July 2024 8:55 hbnimo❤
@farhiamohamed3932
@farhiamohamed3932 8 ай бұрын
Wayaha labtada ku heyso 😢❤
@DrfatimaZahra
@DrfatimaZahra 9 күн бұрын
Hestaan wxn dhageysanaya xilli qlbiga u ixanunayo wxana iga tageysa wlshay iga yar sucaad mohamed 😢 ilahy nbd hkugu geeyo bayo mcn
@user-gc4wk6bu8d
@user-gc4wk6bu8d 3 ай бұрын
2024 19 ramadan 12 .00 dhageysanayey 😢
@user-fd4dp8qk3y
@user-fd4dp8qk3y 3 ай бұрын
Jaah tan hees wey dhaftay 😢😢
@shucaybmaxamuud2471
@shucaybmaxamuud2471 Жыл бұрын
7/6/2023 hestan hadaan dhab ahaan u dhagaysaysty😢😢 waayaha laabtada ku hayso
@cabdiRisaq-w3p
@cabdiRisaq-w3p Күн бұрын
Heestan 2014 ayan jecla gabadh ladhaho Yaasmiin faysal waxana jogay waqtiga Dhagahbuur ogadenia hada Germany Berlin
@MaxamedLiiban-wz8jm
@MaxamedLiiban-wz8jm 3 ай бұрын
Wanna iga qaado Nawaaley😢
@AmiiroQurux-cv1ms
@AmiiroQurux-cv1ms 3 ай бұрын
Sucaad ❤❤❤❤❤❤❤
@NacimoCali-of9ym
@NacimoCali-of9ym Ай бұрын
,17/6/2024😢xasus 😭💔
@osmandoualeh9022
@osmandoualeh9022 8 жыл бұрын
very nice
@umalkheirali9958
@umalkheirali9958 Жыл бұрын
Maxay qalbiga itaabanysa heestan awal waan iska jeclaa lkn eega wey ii dhadhamysaa😭😭💔
@rudwaanxasan6043
@rudwaanxasan6043 Жыл бұрын
wanaada iga qaado suucaday wanaaga la qaybso nafteyda ka wargali qalbigaaga🥺 jacaylka😢
@sacdiamohamed687
@sacdiamohamed687 2 ай бұрын
10/5/2024💔🥺 20:04 next year inshallah
@samofale5584
@samofale5584 Жыл бұрын
Waayahayga laabtaan ku heysanayaa🥺
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Still am listening 29/06/2023 habeenimo 22:50 dareen gaara ayay ahayd
@ahmedbaxtaani1872
@ahmedbaxtaani1872 3 күн бұрын
Who Listening in 14/8/2024
@Nafiisaabdi162
@Nafiisaabdi162 4 ай бұрын
20/02/2024 hben salaasa ah saacadu waa 12:25hbenimo.....😢 Waxyeelada gaadhay korkayga.😭 Wadnaha bal i taabo garaaca😭🔐 Wajiga ka akhriso dhibtiisa😭🔐 😭💔Qof aanu wakhti badan wada qaadanay aanu 2yrs wada soconay🫂💔 ayaa caawa igu yidhi bes halkaa ha inoogu joogto😭🫂💔caawa qalbi xanuun badan ayaan dareemayaa ilintii😭baa iga dhamaatay intay dadku hurdaan waan ilmaynayaa😭💔caawa waxa gebogebo noqday oo burburay rejo iyo riyo aan mudo badan dhisayey oo aan dhawrayey😭😭🔐 waxad ahayd qofka kaliya aan naftyda siiyey😭💔 u hibeeyy balse nasiib daro dhaawac iyo qalbi xanuun ayaad igu noqotay😭💔 ma anigaa la iikaa soo diray maxad sidan iigu galaysaa 😢😭🔐waligaa Heli maysid sidaan kuu ahaa qof kuu noqda oo iga wangsan💔🫂 balse adigaa sidaa doortay aniguna kalinimada ayaan ku waarayaa jaw😭😭🔐🫂💔
@hodanabiib5299
@hodanabiib5299 4 ай бұрын
Sorry sis 😢 Qalbiga adkyso Ninka inaa upahanthy yaanu modin wlhi .. Isaga dn kgu so lapani Ia Iaamin😊
@Nafiisaabdi162
@Nafiisaabdi162 4 ай бұрын
@@hodanabiib5299 Walhi qalbi jabkii aduunka I haysta xasuusihii ayaan Ka seexan laayahay ilaa imika.😭😭😭 Xppt halkeen kaala soo xidhiidhkaa plz meel kaala soo hadlo ii sheeg xitaa qof aan Ku nafiso aan iga sheekeeyo waan waayey waxan doonayaa inaad garab ii noqoto aad I dhiiri geliso diyaar ma ii tahay mcnto.😭💔🫂
@Nafiisaabdi162
@Nafiisaabdi162 4 ай бұрын
@@hodanabiib5299 mahadsanid xppt walhi qalbi jab aad u weyn ayaan dareemayaa lkn wax walba waa Qadar Alle.😭😭 Halkeen kaala soo xidhiidhaa mcnto plz iisheeg inaan kula hadlo Ku barto ayaan doonayaa. 😭Xitaa waan waayey qof aan uga sheekeeyo oo murugada ila qaybsada maad ila qaybsani diyaar ma ii tahay xppt.😭😭💔
@NasraHani
@NasraHani 4 ай бұрын
​@@Nafiisaabdi162macaantoh ani ila soo xiriirr plz waku baryaa xaaladna oo kale waan soo maray 2022 waana ksoo gudbay alhamdulilah ugu yaraan aad igu nafistid😭😭😭😭
@asmagaid1527
@asmagaid1527 5 сағат бұрын
Wllo hda war isii ma kakabateyy😢
@barwaqoosman6121
@barwaqoosman6121 3 ай бұрын
😭😭jnowan ku ilaawi don
@HassanHassan-eu1vt
@HassanHassan-eu1vt 9 жыл бұрын
Very nice!
@addiscali7265
@addiscali7265 6 жыл бұрын
Hassan Hassan سبحنلل
@islaanmaxamed894
@islaanmaxamed894 Жыл бұрын
Who listening 2023 😢❤❤ najmo wnku jclhy
@abdi3623
@abdi3623 Жыл бұрын
Hilacii hirgalay horay usoco bro
@CabdaleCali-ki7zq
@CabdaleCali-ki7zq Жыл бұрын
Hestan xasuus bay igu Ledahay🥲
@ridhuamirridhu8369
@ridhuamirridhu8369 Жыл бұрын
Still listening 2024💔😭
@sucaadcadnaan9022
@sucaadcadnaan9022 4 ай бұрын
Heestaydi 😢❤
@naimaahmad6876
@naimaahmad6876 8 ай бұрын
Rajada ha waydaynin dhankaaga Wacaal haka keenin sirtena Waayaha laabtada ku hayso 💔
@FARAHFIDEOW-pc2qe
@FARAHFIDEOW-pc2qe 3 ай бұрын
Wayaha Aduun Wa halkisi Wxn ahy Ardy J. Ku Nol Muqdaho hesatna Wxy kamid thy hesaha Aan Sida darenk Leh udhagysto Hadu waqtiga Rago dib ban uso Milcsan dona Faladeyda. “Wanga Iga S*****🫅 Wanga La Qaybso Naftayday Ka Wargali Qalbigaga Jaceylka❤”
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 Жыл бұрын
Heestan khaasbay iitahay ❤❤❤
@bashiirbaashi7454
@bashiirbaashi7454 7 күн бұрын
Still 2024 bishi 7 10kedi😢
@XawiwoXawiwoo
@XawiwoXawiwoo 6 жыл бұрын
wow
@abdirhmaanduraan1549
@abdirhmaanduraan1549 Ай бұрын
Heestan qalpiga ayay tabanaysaa runtii qofki icl hayo ama wax ka fahansan qalpiyada hala isku ilaliyo hana la isku naxaristo waa iga dardaaran qof walba qofkiisa ha ilashto labtana hala isku furo dhexdinana yanlaga shaqeyn 😰💕🫶🫂🙏 manta jcl darema runti ani. 14.5.2024 ❤
@SundusMuxamud-lu7dp
@SundusMuxamud-lu7dp 28 күн бұрын
🥺Ana waxan dawanayaa 19/6/2024 haben khamiisa tarikhda ka khaldan bwe
@anisaahmed-hr5mw
@anisaahmed-hr5mw Жыл бұрын
Still listening 2023😢❤
@zamiaapdinaris4981
@zamiaapdinaris4981 2 жыл бұрын
Xasuus heestan wgan yraa ayay tvga kasoo gali jirtay gaar ahaan Universal tv kdip wan jeclaa inaan iska dhegaysto lkn wllky ooigah waynaa ayaa igah kicin jirey ama ka badali jirey wllo alle hku hifdiyo mntaan ogaadey inaad wanaag kawadaye lkn weli sdii lee ujeclahay oo udhegaystaa.......✍🥰🥰
Hees Nimcaan Hilaac Xalaawatu Laws Official Video
3:45
Hawraar Music Production
Рет қаралды 248 М.
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 39 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 57 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 141 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan Hilaac ( BAAQ ) Official Video HD 2015
5:47
Himilo Media production
Рет қаралды 2,3 МЛН
NIMCAAN HILAAC ADAA I ROON ANIGA LIVE SHOW HAWRAAR HD
5:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 648 М.
NImcaan Hilaac Best performance Labac Labac
7:04
Berbera News
Рет қаралды 2,3 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 11 МЛН
NIMCAAN HILAAC (KALINIMO) 2013
8:30
The Asal films
Рет қаралды 262 М.
Ka tir laabta official video-nimcaan hilaac
7:22
Awale Ahmed
Рет қаралды 1 МЛН
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
NIMCAAN HILAAC┇HEES CUSUB (NASAB OORIDAYDAAY ᴴᴰ)┇ LYRICS
6:40
NIMCAAN HILAAC | KUWII DAARAA KUGUBAN | OFFICIAL MUSIC  2018
6:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 1 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 2,3 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 1,1 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,8 МЛН
Минаева - Шоколадка
2:49
Gazgolder
Рет қаралды 1,2 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 1,6 МЛН