No video

NIMCAAN HILAAC ( SANAD GUURO 2024 )

  Рет қаралды 434,192

Hillaac Music

Hillaac Music

Күн бұрын

#newsong2024
Sanad guuro
Eyarada Mohamed ciise
Laxanka. Qaasim Macruuf
Musig . Maftuux Cadceed
Duubista. Asad Qarni
‪@Hillaacmusic‬ #copyright #Hillaac_Music

Пікірлер: 453
@Hillaacmusic
@Hillaacmusic 4 ай бұрын
#Sanad guuro. Ciid wanaagsan bulshada soomaaliyeed ee ku xidhan #Hillaac_Music. heestani waxay kaydka hilaac music soogashay Sanadkii 2018kii waxaa iska leh sxbkay abwaan mohamad ciise Waa qiso dhab ah #Mahadsanidiin 3ddawasho wacan
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 4 ай бұрын
Ciid wanaagsan sxb nimcaan abdiraxmaan xasan
@FadxiCali-px8kq
@FadxiCali-px8kq 4 ай бұрын
Maykal madtaqana❤
@mamaoubah5051
@mamaoubah5051 4 ай бұрын
I love the true story wlhi❤❤❤❤
@ahmedjama8879
@ahmedjama8879 4 ай бұрын
Bro really I have been supporting you since 2013 but you won't believe
@FatmaQueen-fw6ee
@FatmaQueen-fw6ee 4 ай бұрын
www.youtube.com/@FatmaQueen-fw6ee
@axmedyasin6103
@axmedyasin6103 4 ай бұрын
Inta og inuu quraanku ka macaanyahay❤🥰 heesaha love saar❤
@apdalla827
@apdalla827 4 ай бұрын
Mxa inta kaso doonty mrka balaayo sambab weynee youtube qur aanka kriim maa adid dadka mxa isku tusee qur aan maba taqaanide
@zakimoha4773
@zakimoha4773 4 ай бұрын
Like Raadis waa Qofkaan quranka ku kambanaa 😢
@user-pb1ug6on6w
@user-pb1ug6on6w 4 ай бұрын
Fanaankan wuxu Alle hibo u siiyey cod daganan qurux iyo xishood keep going nimcaan abdiraxmaan Hilaac ❤️
@AliM-kt2il
@AliM-kt2il 4 ай бұрын
M.a waxa kalow dher yahay fananinta kale arimaha qoyska wa abaha jecelka ahna wadani somaliyed qaran nimaa qurxoon 🇸🇴 ❤
@faizam523
@faizam523 4 ай бұрын
Haaheey waa boqor soomaaliyeed wadani dhab ah, Alah ha xifdiyo isaga iyo qoyskiisaba❤
@sakariyeali7908
@sakariyeali7908 4 ай бұрын
Ku sali nabigena maxamed scw scw❤❤
@user-dg7qs6ui4x
@user-dg7qs6ui4x 4 ай бұрын
scw❤scw❤scw❤scw
@naimabarkhadle42
@naimabarkhadle42 4 күн бұрын
Salalahu calayhi wasalam 💯
@nasteexo_naruura5489
@nasteexo_naruura5489 4 ай бұрын
Inta og in aney heestiisa kaliya an lagu tagerin EE shaqsiyadisa wangsan lagu tagero❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 4 ай бұрын
quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso😢😂
@adnaanmohamad
@adnaanmohamad 4 ай бұрын
1m markay gaarto like ku booba😂
@khaalidbihi85
@khaalidbihi85 4 ай бұрын
Hilaaca hir galay suradii wacaynde ee 90 kii manta ka sidataa laba qof qalbi wanagsan ayaan noloshu sii qurxoonada haday nolosha ku midooban 10 million marka like.
@zakariyecarrab4608
@zakariyecarrab4608 4 ай бұрын
waxan dawanayaa heestaan 14/04/2024 sxbtey aan dunida ugu jeclaa ayaa iga xanaqsan mudo iigu soo duceeya in aan dib isku helno oo anagoo wada jirno heestan u wada dhageysano mahadsinidiin🥰 Sxbkey Nimcaan Si Sharfan baan kuu salaamayaa
@user-jo9iu2cm8c
@user-jo9iu2cm8c 4 ай бұрын
NICMAAN HILAAC ( SUPPER STAR ) CIID WANAAGSAN SAAXIIB. FROM AFMADOW JUBALAND SOMALIA 🇸🇴 ❤❤MASHA'ALAAH
@wiibtobiibto9752
@wiibtobiibto9752 4 ай бұрын
Afmadow magaaladeydi buulo ween meel aan ku dhashay, faanoole meel aan kusoo koray
@cabdicasiiscabdilaahi7439
@cabdicasiiscabdilaahi7439 4 ай бұрын
Nimcaan hillac best signer in the somali people ❤🎉
@garyaqandaakir
@garyaqandaakir 4 ай бұрын
Wowww Eshacala fanan Nimcaan C/Rahman Hilaac Marka laga Runa shegayo wn ka dabeya halka Jacaylka markay noqoto Aowo Inolowa intay nolali jirtaba wn u xisnay hesahagi macana ku soco o haka dalin ❤❤❤❤❤
@abdijamaalajchannel5433
@abdijamaalajchannel5433 4 ай бұрын
I am Palestine 🇵🇸 I love Somalia 🇸🇴
@maxamedjaale7440
@maxamedjaale7440 4 ай бұрын
So l love you 😍 ❤🎉
@AhmedMohamed-ju9jr
@AhmedMohamed-ju9jr 4 ай бұрын
The people of somalia love you too ❤ 🌺🌹🌺🌹🌹🌺🌺❤
@aminoaden6671
@aminoaden6671 4 ай бұрын
Also we love our brother and sister falastin
@user-kd2mn7og7k
@user-kd2mn7og7k 4 ай бұрын
❤❤❤❤😊​@@AhmedMohamed-ju9jr
@abdisalamyonis3032
@abdisalamyonis3032 4 ай бұрын
Welcome our dear brother 😊
@bedraqani94416
@bedraqani94416 4 ай бұрын
Heestan iyo heestii bk ee ahayd qof wayn ani iima tihid labadaba wan ku haystaa❤❤❤
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 ай бұрын
Legend Nimcaan Abdirahman Hassan Hillaac Adiga Lee Ku Wadanaayee Heesaha Kaydka Kasoo Saar ❤😎
@ismailisack5720
@ismailisack5720 4 ай бұрын
Hees iyo badh Nimcan Hilac the backbone of Somali music🥰
@abdiwalia8989
@abdiwalia8989 4 ай бұрын
Waa jimcee aan ku salino suubanaxeena اللهم صلى على سيدنا محمد عددما فى علم الله صلاة داىمة بدوام ملك الله واءله وصخبه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 4 ай бұрын
Marka fanan qaran thy waba iska sidaa 🇸🇴💯❤️
@user-tv7vj7kc2m
@user-tv7vj7kc2m 4 ай бұрын
MASHA ALLAH WLLKAY IGAYARAA Intaa IYO inkabadan ayaan kuugu ducaynayaa adiyo qoyskaagaba 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏❤️👑
@AmallosAwbare
@AmallosAwbare 4 ай бұрын
❤Mashalh
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 4 ай бұрын
Quraaanka ka macaan heeesaha ❤
@MUSCAABHAJJI
@MUSCAABHAJJI 4 ай бұрын
The GOAT Nimcaan 😍
@SomaliGrl1
@SomaliGrl1 2 ай бұрын
Cod ..labis iyo style.. nimcan is the best manshalah tabarakalah..keep going ❤️
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 4 ай бұрын
Keep going my pro Nimcaan hilac 💪❤
@rmagaal21
@rmagaal21 4 ай бұрын
maxaa inoo diiday inaynu dhahno Niman Hillaac IS the best musician. simply he is the goat🐐👏
@riyaanmohamed3392
@riyaanmohamed3392 4 ай бұрын
Only fanaan aan tageeero keep going up walalkeeey
@kaalaykaalay6408
@kaalaykaalay6408 4 ай бұрын
❤ NIMCAAN HILAAC WAXAAN KUU HAYNAA IXTIRAAM BADAN WALAAL WALIBA HADAAN KAA CAAWINAYNAA ERAYADA FANKA INSHA ALLAAHU
@prince.abdibasid
@prince.abdibasid 4 ай бұрын
Nimcaaan from burco Gplkii Ragga 🎉❤
@caabilyrics9686
@caabilyrics9686 4 ай бұрын
Waar aadbn kuslamayaa Ina ader waxanan kasoo salaamayaa gobolkii awdal caasimadiisa borama heesihii lagaaga bartay kaama hayno zxp nagusoo hurguf ...keep going
@CawoCabdilahi-k7w
@CawoCabdilahi-k7w 15 күн бұрын
Ma Ilahay cimridheeraad ha kusiiyo nimcaanhilaac
@Badrudiinmedia
@Badrudiinmedia 4 ай бұрын
XAQIIQ DUNIDA MÀ SOO MARIN FANAN KA COD MCN HILAAC MARKA ANIGA LAGA REEBO❤❤❤❤
@abdullahiabday
@abdullahiabday 4 ай бұрын
waxaan salaamayaa inta qalbiga kadhaawacan ee mucaashaqiinta salaaman likta 1k
@AbasShine
@AbasShine 4 ай бұрын
Waan kaa qaaday aniga qalbiga si wayn iigaga dhawacan xaqiiqdii illahay waxaan ka baryaa inuu ii soo celiyo kun dhaanteyda nashaad❤❤❤😅😅
@rudwanmahamud8553
@rudwanmahamud8553 4 ай бұрын
TANTI QARAN HILAAAC💙🇸🇴💙🇸🇴🙏
@Ahmadisse6
@Ahmadisse6 4 ай бұрын
Ayyyyyyyyyy my singer 😢❤❤❤❤ ninkaaaa heesi hiisa waaa iigu baxdaaa noolow nimaaac❤❤❤
@Ladyofminister
@Ladyofminister 4 ай бұрын
The legend Nimcaan hilaac🔥
@WALALAHACHALLENGE
@WALALAHACHALLENGE 4 ай бұрын
walhi Fananka keliya an tagero BEST SONG wlhi ❤❤❤
@BaashiYare-xk1sm
@BaashiYare-xk1sm 3 ай бұрын
Laxankaaan waaa iga oohiyay, markaad mareeyso ,Mantaad ka sidataa, Maaaantaad ka sidataa,,,😢😢😢 Waa wax kale,,Nimcaanow Cunaha allaha kuu daaya
@omarcade6491
@omarcade6491 3 ай бұрын
Wll wlhi isku dareen ayaa nahay xaqiiqdi waa xigmad murti isku jirto runtii wana fariidnimo dheehan hadalka 😢😢 Dhuuxa jidhka Allah u,barakeeyo halaasiga ah ...Nimcaan Abdirahman Hassan hilaac from .Shanta Somalia 🇸🇴 ❤❤
@ciyalxamarkibrey
@ciyalxamarkibrey 4 ай бұрын
My brother nimcan hillaac 7 sano ayan fan ku ahay replay iso gal ama ❤hataa my brother shantaaa somaliyed waad salaman tihiid❤❤❤
@Khaalidexsupper
@Khaalidexsupper 4 ай бұрын
Nimcan ilaac is not easy ❤❤❤ hees cusub
@AbdirahmanAlishuqaale
@AbdirahmanAlishuqaale 4 ай бұрын
Waaw Masha Allah walaalkeey Nimcaan cabdiraxmaan xasan hilac Masha Allah Alle haku xafido cimriiga Alle hakuu dheereeyo aamiin yarabi walaalkeey aan jeclahay
@jabirhassanahmed3155
@jabirhassanahmed3155 4 ай бұрын
Heesta ayaan bay ku socotaa malaha hilaacow keep going ugaas
@goosha2978
@goosha2978 4 ай бұрын
waa fanaan aan malin aan kashalayn. Tageero nimadiisa nimcaaan wadani ❤
@qoyssiyadqoys4755
@qoyssiyadqoys4755 4 ай бұрын
Legend kan heesihiisa nooc walba ay ahaata wey soconee we love you❤❤❤❤❤
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 4 ай бұрын
Boqorka codka waxa shaki aan kujirin Inaad si bilaa hawla aad ula wareegtay booskii Maxamed sulemaan tubeec AHUN
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 4 ай бұрын
Goatka fanka nimcaan hilaac ❤
@Harremusediriye.432
@Harremusediriye.432 4 ай бұрын
Wa ii kaw cadceed oo u tumayo nimcaan hilaac😂❤
@HERMANUS_K9
@HERMANUS_K9 4 ай бұрын
16 hours ago and u subscribed because this song is killing ❤🎉😊
@muusemuuse3721
@muusemuuse3721 4 ай бұрын
saas weeye fanaan cod macan maantaa kasidataa waan kahaayaa
@NuuhOsman794
@NuuhOsman794 4 ай бұрын
Laga Soo bilaaba 2014 abta knaw waan wada soconaa Big fans Ayaan ka mid ahay Nimcaanka hirgalay nooli kulante
@user-pu4zs1xu1s
@user-pu4zs1xu1s 4 ай бұрын
Nimcaan abdirahman hassan hilaac hirgalay keep going myprother
@fastfilms2
@fastfilms2 4 ай бұрын
Team nicaan hilaac like saara😅
@mnxyare9634
@mnxyare9634 3 ай бұрын
Ish calaa heees ❤🎉
@mohamedlaarri413
@mohamedlaarri413 4 ай бұрын
Ku Sali nabiga Mohamed SCW SCW ❤
@najaxqurux4920
@najaxqurux4920 4 ай бұрын
Hee waan kahelaay Nimcan hilaca ❤❤
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 4 ай бұрын
Mashallha xafidullh illhey amrkii I love you bro ❤
@haabo196
@haabo196 4 ай бұрын
Nimcan fanan keyga❤😊
@miskiabdisalaam9330
@miskiabdisalaam9330 2 ай бұрын
ala heestaan 28/8/2021 iso xasuusisay alxamdullah qofkayga ilahada waan wada joogna ilahay waydiisan inuu calaf igu daro isaga c.m.D🥹😭🫂🤴🏾🫶🏻❤️
@user-oh3py6lv6t
@user-oh3py6lv6t 4 ай бұрын
MY GOAT Dar Alle kujeclahy wll nimcan
@maimunahassan6519
@maimunahassan6519 4 ай бұрын
Dadku heeso jecelaa 1 hour dadbadan dawada quranka ama wacdiganah sanado dadbdan madawato😢😢😢😢
@user-yw1mb2kw5j
@user-yw1mb2kw5j 4 ай бұрын
Fnaann jiraa heesihisaa waa tageraa❤
@khadarhassan9786
@khadarhassan9786 4 ай бұрын
The legend 💯💯 Hilaac 🎉🎉
@suhailah7170
@suhailah7170 4 ай бұрын
Mashallah, beautiful song
@FardoosocabdullahiFardoosocabd
@FardoosocabdullahiFardoosocabd 4 ай бұрын
Masha Allah walal Allah Haku xafido
@abdi85237
@abdi85237 4 ай бұрын
Wow axsan voice fanaan nimcaan hilaac🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@somswed.5014
@somswed.5014 4 ай бұрын
WOOW KING OF VOICE AXSAN FANAAN ❤❤❤
@abdullaminmohamed3748
@abdullaminmohamed3748 4 ай бұрын
From 2019 to date we are together as a lovers . Alhamdullillah
@yusufyare1496
@yusufyare1496 4 ай бұрын
Hilaacii Hirgalay Fanaan ad u qiimo bdn Runtii wxa tahay sharukhanka fanka😊😂❤
@gamingspanish6284
@gamingspanish6284 4 ай бұрын
Frist one❤️❤️
@hoodogazz5961
@hoodogazz5961 4 ай бұрын
Nimcaan ii nolow bowe❤❤😢😢😢😢
@RaageYare-xm1bp
@RaageYare-xm1bp 4 ай бұрын
Legend always is legend nimcaan hilaac
@cabdallecart8729
@cabdallecart8729 4 ай бұрын
hees iyo abeheed 🎉🎉🎉🎉
@yartanuura
@yartanuura 4 ай бұрын
Nimcan fanan sare🎉
@mukhtaaarxasan7023
@mukhtaaarxasan7023 4 ай бұрын
Thanks you nimcaaan hilaaac cabdiraxmaan xasan inader wll qaaliya oo aan tageero❤❤❤❤❤
@MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn
@MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn 4 ай бұрын
The one and only Best Singer 2024 HiLaac ❤🎉🎶👏
@abdazwilkishaadiyasharaf6375
@abdazwilkishaadiyasharaf6375 3 ай бұрын
intaaa nabiga Mohamed scw kusalisaa an arkaa inta dintaa jaceyl
@Jama143
@Jama143 4 ай бұрын
Nimcaan_hilaac the one and only singer 🎧
@Mohamed-Ozil
@Mohamed-Ozil 4 ай бұрын
Nimco hilaaca sidan arsenal uu tageera ayaa uu tageera ❤
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 3 ай бұрын
Fanaankeyga caashaqa ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiali4991
@abdiali4991 4 ай бұрын
Sanad guro wacan al ustad nimcan hilaac famous nin badhan oog from jabuuti
@nasirabdifatah5107
@nasirabdifatah5107 4 ай бұрын
Hilaaca hirgalay 💙
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 4 ай бұрын
Nimcaan hillaac best singer Somali music to the world 🔥🔥🎉
@bakarmohamedadam4804
@bakarmohamedadam4804 3 ай бұрын
1 million markey gaarto like kubooba😂
@najkaboyofficial5962
@najkaboyofficial5962 4 ай бұрын
the first person🎉❤
@YaxyeCabdulaahi
@YaxyeCabdulaahi 4 ай бұрын
Ki saliya nabigeen mohamed SCW SCW SCW ❤❤❤❤
@allaaaminmaiishoxamaada2662
@allaaaminmaiishoxamaada2662 4 ай бұрын
❤❤❤ Masha alaah waa Kumar sanuga Soomaaliya!
@Abdillahi.1
@Abdillahi.1 4 ай бұрын
Waba wax kle heestu wllhi🎉😊❤
@NuuhIbrahim
@NuuhIbrahim 2 ай бұрын
Wanku tageraa❤ sxp
@c.fateexcllhi
@c.fateexcllhi 2 ай бұрын
1:21 saxiib 1:32
@nimanmaabdillahi2888
@nimanmaabdillahi2888 3 ай бұрын
Mashaallah inader
@guleidali9048
@guleidali9048 4 ай бұрын
Intii nimcaan hilaac music 🎶 tageerto ❤(likes ..)
@HappyArchaeology-zv5wc
@HappyArchaeology-zv5wc 4 ай бұрын
Nimcaaan, fanaan dhan waliba ka buuxshay kaalinta bulshada jaceyl gubaabo intaba.on fire 🔥
@user-ts8rv7zd4n
@user-ts8rv7zd4n 4 ай бұрын
Nimcan clrahman hilac ❤🎉
@ahmedyaasiin7808
@ahmedyaasiin7808 4 ай бұрын
Legend nimcaan hilaac fanaan qaaliya cod laasima leh🙏🙏🙏🙏
@NajmaCumar-o7v
@NajmaCumar-o7v 2 ай бұрын
Nimcan hilalc innaka kaliyee aan tageero❤
@hannifomar6894
@hannifomar6894 4 ай бұрын
Hes iyo badh ,Fanan qali ah .the best fanan un our generstion
@mahameddeeqcadow9067
@mahameddeeqcadow9067 4 ай бұрын
The legend is back nimcan hilac
@Alitifow
@Alitifow 4 ай бұрын
Ninka naku hayo fanka nimcan hilac
@user-yw7yh3dq9y
@user-yw7yh3dq9y 4 ай бұрын
Musican hesta dhadhan umayelayo
@abdullahidubo4023
@abdullahidubo4023 4 ай бұрын
One and only favorite somali artist nimcaan keep the fire burning 🔥
@MahadMohamed-gd5mn
@MahadMohamed-gd5mn 3 ай бұрын
Sabankaan ku caashaqay❤🙎‍♀️ Sagaashanaadkii kolay ahayd Suuraadadii wacneyd iyo🙎‍♀️ Wali waa sideedii👩‍🦱 Maantaad ka sidataa😤🤗 Iga gadan intaasu Erayo Mug & miisan leh fanaanka 5ta🇸🇴
@nimanmaabdillahi2888
@nimanmaabdillahi2888 4 ай бұрын
Waa Nin samarona ❤
@maamka07
@maamka07 4 ай бұрын
From Somalia putland ❤
NIMCAAN HILAAC  SIRTAADAN KAYDIYA MUSIC VIDEO 2023
6:23
Hillaac Music
Рет қаралды 3,1 МЛН
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Hillaac Music
Рет қаралды 18 МЛН
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16
Prank vs Prank #shorts
00:28
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 10 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
TOP SOOMAALI MIX SONGS 2022 | HEESIHII UGU SHIDNAA 2022 - LYRICS
2:02:48
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
MAXAMED BK TOP 10 BEST SONGS      HEESO XUL AH
38:50
Gureey Pro
Рет қаралды 226 М.
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 21 МЛН
Nimcaan Hilaac - Ka Reystay Bukaanadii - OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
8:14
Hillaac Music
Рет қаралды 24 МЛН
Nimcaan Hilaac Idaa Nooli Kulante Good Bye 2016
8:11
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 359 М.
Кадр сыртындағы қызықтар | Келінжан
00:16