Heestan mar waliba wan dhagaystaa sababto ah aniga nin baa reer kayagu isiiyey annoo wiil aad iijecel ana aan jecelhy wada shekaysana hada ninkii ayaan xilo u ahay kii kalana mar waliba war dhiiilo leh ama de war xun layga keena 😢 talla iga halawsan miyaan qaybsamikaraa 😢😢😢😢
@mohamedatteye22604 ай бұрын
0p⁰
@Abdikahinshukri-gx2cb3 ай бұрын
ka wrn qalbigaaga markaad la sheekeysate jawabtiisa muxuu noqday ileen ma qeybsami kartide qalbiga mid unbuu rabaaye kuu rabaa ma kan hadeer xilaha u tahaa mase kaagi horeee jcleyd abaayo
@abdifatahbootaanaligaban8833Ай бұрын
Aniga oo aqon ku lahayn balse farintada tixracaya ayan waxan ku leyahay waalidka dhankisa u badnaw
@Fadan613 Жыл бұрын
Ereyadii Abwaan Xasan Cilmi Diiriye. Inta ogaalkayga ah waa heesta kaliya ee uu ku luuqeeyay Abwaan Xasan Cilmi.
@abdirahmanhabib83206 ай бұрын
Haa wa Ruunta
@daudyare59414 ай бұрын
1:14 1:16 1:17
@abdillahizeinab144 Жыл бұрын
Cod dahablay nimca Djama migile love you Mocoyo
@khalidmed1713 Жыл бұрын
Cod dheman laay edo we love you❤
@saleebaancabdi4048 Жыл бұрын
Habar jabuuti❤✅
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Heesta anka dhagaysto nimco jamac waa heestan
@Ahmed-s7h8b Жыл бұрын
Shalom
@hudahussein7131 Жыл бұрын
Midbaan qalabka u sidaa❤ Qof kastaaba hadduu ku eekan lahaa oo uu difaacan lahaa jacaylkiisa waxba dunnidan layskuma qabsadeen. Waxa ay ku soo af-jartay, ”runtii waxba kuuma qarin, haddaad igu qoonsatana, dib baad uga qoomamayn.”