Ninkii u horeeyey ee SNM u dhaawacmey Qaybtii 2-aad | Kartida Bulshada

  Рет қаралды 101,162

SAAB TV

SAAB TV

4 жыл бұрын

Пікірлер: 113
@FarahAbdul
@FarahAbdul 4 жыл бұрын
Anigu waxa aan dhashay 1980 laba dagaal ayaan ka ag dhawaa kii Sharmaarke iyo kii Habaaswayn ee Hargeisa dusheeda lix nin oo SNM ayaanu hal maalin ku aasnay dhimbiriyaale. 1990 aniga oo kuray galejire ah ayaan faranta caanaa geela ushubi jirnay SNM inta u dhaxaysa Salaxlay iyo Hargeisa. marka dagaal na qabsadana geelasha ayaanu duubi jirnay tolow hadii aan ku dhawaaqo mujaahidnimo ma la ii aqoonsan mujaahid.
@hadafbeegsade
@hadafbeegsade 3 жыл бұрын
Aniguna kulimid ayaaan ahaaa, diyaaaradiii rushaynaysay ayaaaanu ka gabanaynay , boqol buuroodna waan isaga gudunnay. Markaas halkaas ayaaan Mujaaahidnimo kasoo galayaaaa kkkkkk
@saeedbuni2567
@saeedbuni2567 2 жыл бұрын
Haaaa nin sareeee
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Snmtu geesiyaal ayay ahaayeen ilaahayna wuu uhiiliyey guuuul snm guuuul somaliland
@adaruzmohamed2207
@adaruzmohamed2207 4 жыл бұрын
ALLE🤲 HAW🤲 NAXARIISTO HALYEEYADII XABADA IYO XABAASHABA😘 UGU BADHEEDHAY IN XORNIMADII INAGA LUNTAY DIB U SOO DHICIYAAN MID DHINTAY 🙏IYO🙏 MID NOOLBA
@xardaxaaji9436
@xardaxaaji9436 4 жыл бұрын
adaruz Mohamed aammiiin
@ruunraabi5652
@ruunraabi5652 4 жыл бұрын
Bssuuu geifb
@Am3n26
@Am3n26 4 жыл бұрын
Waxan idinkula talin laha barnamujyada noocan ah inad ila 2-3 qof o hawsha ku jirey inad isku meel ku waraysatan, si ay isu Saxan wixi u midba iloobo, wa muddo dheer 40 Sanno ku dhawad qofna wax walba ma wada xasuusanayo. Wad mahadsantin.
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 4 жыл бұрын
Need to write books about our snm history
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Ай бұрын
This important history is in danger. Let's preserve it.
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 4 жыл бұрын
ninkan ayaa mujaahid dhab ah si fiican oo daacadnimo ahna u waramaya long life mujaahid ..............maha sida mid totee iyo dirays soo xidhay oo caadifad qabiil madax martay isnaa mar dhawayd la waraystay
@abdiqaniali3385
@abdiqaniali3385 4 жыл бұрын
Waar ma cabdi kaydsane ayaad Kudhaga hadleysaa waa mujaahid dhab ah ninkii aan Iska indha tireyn
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Markaad hooyooy hoosta igali ku jirtay ayuu ninkaas aad sheegaysaa isagoo 10jir adi si uu kuu xoreeyo u dagaalamayey abaal laawe ugu maad horayne.
@gabyaayechenal4204
@gabyaayechenal4204 4 жыл бұрын
Waa geesi kamida geesiyaashii naftooda u sadqeeyey Qaranimada Somaliland
@agoodman1935
@agoodman1935 3 жыл бұрын
Jj
@agoodman1935
@agoodman1935 3 жыл бұрын
Jjjjjjjjjjj
@agoodman1935
@agoodman1935 3 жыл бұрын
Jjjjjjjj
@agoodman1935
@agoodman1935 3 жыл бұрын
Jjj
@agoodman1935
@agoodman1935 3 жыл бұрын
J
@mubarigmohamed4475
@mubarigmohamed4475 4 жыл бұрын
Maxa rag wadanka soo maray, alle ha u naxariisti inta dhimatay inta noolna ha u gargaaro
@awilwarantaag8263
@awilwarantaag8263 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto awoowgay xaaji cabdillaahi maax. Halgamaa ingiriis, xabashi iyo faqashba waddanka ka saaraybuu ahaa .
@raxmakhadar2137
@raxmakhadar2137 2 жыл бұрын
Wllo axmed xiis cabdi ducaysane alle ayaan naxariis iyo dambi dhaaf kaaga baryayaa adiga iyo dhamaan intii naga dhintayba
@Suldankamusiga
@Suldankamusiga 2 жыл бұрын
Ducaysane allah hakuu naxariisto 🤲🤲😪
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Ай бұрын
Taalo ayaa Gabiley uga dhisayaa Lixle iyo Maxamed Cali. Yaa igula jira hawshaa?
@fowsiyagoled9514
@fowsiyagoled9514 3 жыл бұрын
ASC faadhey waan salamaya laakin meey ahey inaad kahadasho 30 kadib Waa Naasib darahda ku dhacdey soomali ood Aragto meey ahey inaad kahadasho xaqiiqdi ordo dhuunta😭😭😭😭😭😭😭
@mohamoudelmi3366
@mohamoudelmi3366 4 жыл бұрын
odeygani waa geesi degan burco hadda muuse biixi fuley been ka sheega taariikhda weeyaan isaga iyo maxamed kaahin ba faan baa kaso hadhey
@dawladfidhiye3226
@dawladfidhiye3226 4 жыл бұрын
Snm allaw dhawr aamin aamin
@mocharles5641
@mocharles5641 3 жыл бұрын
Yar iyo waynba ninka ciilay waa muuse
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 3 жыл бұрын
Waa ilaahay mahadii marhadii cadawgii wadan keenan somaliland aynu kaxoreynay snm guuuuuuul snm waxay ahaayen libaaxyo guuuuuuuul SNM guuuul somlland
@MaxamuudNuur-nh9tl
@MaxamuudNuur-nh9tl 2 ай бұрын
MaXamuud nuur amare guul
@cawilayaanle2440
@cawilayaanle2440 4 жыл бұрын
Geesiga...Nool SNM...Guulayta weligiin
@zeinabismail4019
@zeinabismail4019 4 жыл бұрын
Ayfcuvdu
@ruunraabi5652
@ruunraabi5652 4 жыл бұрын
Ssudi udugjv
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Weriyaha afsomaliga ayaa ku yar wuxuu garan waayey cado niidhiya
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 4 жыл бұрын
Odayga hadalkisa waxa ka fahmaysa in habar yoonis ay ahayen dadki halganga ku babay mantana aan waxba laga waydiin snm
@sakadaadhigaofficialtv1952
@sakadaadhigaofficialtv1952 4 жыл бұрын
Hhhh ilyn qosol loma dhnto
@madalechanal823
@madalechanal823 4 жыл бұрын
masha albada mujahid midba nokc ayuu i waramay
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 4 жыл бұрын
Axmed Xiis Cabdi (Ducaysane)
@amiinhaid308
@amiinhaid308 2 жыл бұрын
Gaadhihi awoow suudi xayd allh hawnaxariiste isagiyo ragga qiimaha lahaaba
@fowsiyagoled5030
@fowsiyagoled5030 4 жыл бұрын
Waxan Hodhan Laha Waxad Tihin Danbiilayal maxad Kaheshey Muuse Faadhey Waxan Ku Sheegaya Tobad Keeen Hadan Manta Waxa La iga Weydilaha Waan Xidhilaha Dhamantod 🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳 Somali Waa Babisen Maxad Kaheshey Waana Babisen
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
somaliya waxa baabiyey ninki xukunka boobey waxa la odhan jirey afweyen amaa siayad barre ya a doortey somali dalwadii aay dooretyey bii xidh xidhey somaliya waxa ka dhacey waxa ka masuul aah afweyen wadnaa ma jirin wagiisiyaad bare somali kal qaybsan bu samyey qaar uu ugu yeedhey kacaan iyo kacan diiidey adiag aay tahey in lagu xidho madaama aad ka hadhey dadki wadankan qarabiye ama a abaaha lakin waayimaneysaa maalin si fiican lo xisaabtami doono tii akhirana waay idn sugaysaa
@cabdinajaxgaboobe1791
@cabdinajaxgaboobe1791 4 жыл бұрын
bariga xagay joogeen kuwa yidhaahda gobolka cagaaran laakiin magaca rasmiga ahi waa gobolka wamenta
@sidiiqmaxamedcismaan7663
@sidiiqmaxamedcismaan7663 4 жыл бұрын
Adeer miyaanad garanaynin guutadii 99 ee ahaa ragii kaadidooda kacay . Taariikhda been lagama sheego anigaa beneeyay
@AhmedMohamed-zi9hl
@AhmedMohamed-zi9hl 4 жыл бұрын
Faanka ayeeyda kuugu sheekaysay ha aaminine, baadh oo taariikhda daba gal. Nin habaryoonisa oo qiraya galbeed guulaha ay ina gaadhsiiyen snm ayan ahay. Gacmadheere, adan shiine, abdilahi askar, xasan yonis habane,145 qaarkood aan moodi jiray bari, waa wada sacad muuse. Tolkaa yeyna doorsho ku nacsiin isaaq waa mid. Love all of you lixle bilaash uumu dhiman Alah ya rahma rahimiin
@diamondwarsan53
@diamondwarsan53 3 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-zi9hl geesiyadii SNM intii dhimatay allah ha u naxariisto jantu fardowsa ilaahay ha geeyo, inta nool cisi iyo sharaf ayey ku noolyihiin Ahmed Mohammed young SNM baad tahay taariikhdu been ma sheegto, duriyadu only one person bay ahayeen guushana allah inaga siyey ayän dawlad isku sheegtii ugu mahd naqayna ficilkii rag iyo dumarba way la yimadeen dad in ay maalintooda dhimanayan aaminsan bay ahayeen hadaba intii ilahay cimrigoda maanta soo gaadhsiyey sida mujaahdkan la wareysanayo ee muuse, ina kaahin dhegeweyne A/salan Turki ,m,weyne muuse iyo inta la midka ah ee nool dadkii ay naftooda u hureen ma idinka mudanyiin maxaa idinkuna u dhiman weydeen ? dadka aflagada soo qora waar siyasad iyo xornimo kala saara,
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
I wonder Where was ina bixi when this were happening?? Fulle hooyadii ma goblanto!!
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Go google it and just to remind you he was a pilot and went to fight for you ass
@AyanD-n8s
@AyanD-n8s 4 жыл бұрын
rer galbed don't know how to fight they only good at mocking and bashing other clans including those who rushed to their rescue and are buried under Hargisa soil and about that man he didn't want to suffer in the middle of the deseart in Ethiopian boarder with the rest of the rebels he was in Europe enjoying hos life and after the war finished he returned and demanded for his rights lol watch tribute for our forgotten snm heroes song he want now seen in the video
@AyanD-n8s
@AyanD-n8s 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/g5KtpKV5r6ujea8 he's not seen in this video so I assume he escaped to Europe
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 4 жыл бұрын
Muse Adan agreed with you naag sacad muuse boo ahaa faraha malab ku sita
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
where were you and father that is the question? you and your sick people can't write the history. Mujaahid Muuse baxi even you can find youtube snm time.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Allaya raxmaa snm intii ka dhimatey inta dhawacaan ilalhey ah boogsiyo kuwa noolana a wa in la ilaalya a waa in filmo laga sameeyedagladii snm mucjiso ahaayeen illahey baa la jirey bal eeg sarkaashii faqshaa wada u bananeynsa
@xardaxaaji9436
@xardaxaaji9436 4 жыл бұрын
Please naftu waa amaano any time baybaxaysaye intay wadanoolyiin intii SNM kahadhay please get together oo books qora taariikhdii idinsoo martay muuse xayraan muxuusugaya inubilaabo weyan guul SLand Ragan walaahi hadaanay danbi igu ahayn wanku saliyilaha naftay farxadgeliyaan Radiyallaahu canhuma
@ruunraabi5652
@ruunraabi5652 4 жыл бұрын
Bdeuu hditvgewiigd gsigh ei8rgi
@osmanabdi8332
@osmanabdi8332 3 жыл бұрын
Ragasi waxay ahayeen arab iyo qarxajis iyo habarjeclo way ku khasaren
@aliaxmed4096
@aliaxmed4096 4 жыл бұрын
Ninkii u horeeyay ee SNM ku dhaawacmay habaryonis Ninka dadka sida ugu sheega
@abdaleabdirahman9000
@abdaleabdirahman9000 4 жыл бұрын
Wakhtigaa habar yoonis waxa lama garanayn waxa loo dagaalameyey Reer sheikh Isxaaq ma tahay Abdilahi Askar markii Ina koodbuur jeelka kala baxay ugama uusan kala bixin qabiil kaa ma tahay e isaaq ma tahay uunbay aheyd Imikana cadawgaagu waa kuwii uun balse doqontu hal ilbay leedo taana waxey ku egtaa walaalked Sababa jira ma ogid ileen nacas nabad Rag u qudhbaxeen ku dhashaa tehee u fiirso waaqica jira!!!!
@AhmedIsmail-ly6dx
@AhmedIsmail-ly6dx 4 жыл бұрын
@@abdaleabdirahman9000 nin rageed baad tahay si wacan baan ugu jawaabtay laxayda xunee wax iska soo qortay kkk
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 3 жыл бұрын
Waxan daawaday 10 nin oo SNM ah oo mid walba leeyahay waxan Ka mid ahaa raggii jabsaday jeelkii madheera laakiin mid walba Si gooniya ayuu u waramayaa waa wax lala yaabo
@mahamedhassan8442
@mahamedhassan8442 3 жыл бұрын
Daruufaha la soo maray ayaa kalifaya ineey sharaxaada ku kala duwanaadaan
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 3 жыл бұрын
@@mahamedhassan8442 Duruuf maxay ah saw rag wada socday maahayn waxba ha u qiil samayn waa Beenaalayaale
@fadumofarah2001
@fadumofarah2001 Жыл бұрын
Sababta midkastaa wuu saxanyahay sabastune waa qofba ilaahay si buu u abuuray oo waxbuu si u arkayaa kakalene si kale tankale midba wax buu xasuusanayaa
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
@@fadumofarah2001 fadumo faarax wad iga qoslisay kkkkk
@anabmohamed344
@anabmohamed344 Жыл бұрын
Ragna sidaasuu ugu soo baabey wadanka qaarna wey iska ciyaarayaan
@mohamudosman8100
@mohamudosman8100 Жыл бұрын
Guul smn
@mohamedguulleed6386
@mohamedguulleed6386 4 жыл бұрын
Garxajisku waa xaydhaa wayn isku guraa dabka dalki somali odhan ugaa godobgalen wataa manta laga xiisanayo waliba ragan malina usoo dagalamiin
@mocharles5641
@mocharles5641 3 жыл бұрын
Hadad runshegayso xoogaad ku dagaalantay kaligaa maantaba la soo bax ciicda joojiyoo bakhtiyahow afka ka nooli
@naasiriidaan402
@naasiriidaan402 4 жыл бұрын
Qaybtii 3aad meeday
@GALOOLTV
@GALOOLTV Жыл бұрын
Mj mar labaad ayaanu buurtii xorriyada galnay gacan libaax xoogaga garxajis haddanu nahay jeegaan habarjeclo iyo habarawal ayaanu dalkii dib uga xoreynay garxajis iyo dhulbahante ayaa dalkii dib uga xoreeyey jeegaan mj xorroyada geesiyaa u dhintay mar labaad history repeats its self is really
@xamseclaahi4316
@xamseclaahi4316 2 жыл бұрын
mash llah
@MaxamuudNuur-nh9tl
@MaxamuudNuur-nh9tl 2 ай бұрын
Aragon
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 4 жыл бұрын
Waar ninkan weiyaha sheeganaya ee waraysiga qaadaayaa Waraysi xumaa!! Fadlan ninkan barnaamijyada culus ka wareejiya.
@osmanahmed2384
@osmanahmed2384 4 жыл бұрын
Soo dedejiya waad nagu badhgoseenee
@kodaklk7632
@kodaklk7632 3 жыл бұрын
geesi geesi dhalay
@AyanD-n8s
@AyanD-n8s 4 жыл бұрын
snm Somali national movement
@cabdikaydsane313
@cabdikaydsane313 4 жыл бұрын
Hasen
@fowsiyagoled9514
@fowsiyagoled9514 3 жыл бұрын
Allow. sheley yaa manat kadhiga musor🙏🙏🙏✋
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Cadaaab taa galaaaa snm from sanaag badhan
@hamdasaed9600
@hamdasaed9600 4 жыл бұрын
Wabar is coming soon one day will be the wabar's history SNM shit
@abdiazizibrhiiim1007
@abdiazizibrhiiim1007 4 жыл бұрын
Bal ku heshiiya
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Horta tariikhdaa maxaa loo qaldaa ma ah ninkii ugu horeeyey snm ee u dhawacma dgaalkii Burco duurey muu aheyn dagalkii ugu horeeyey ee snm iyo Faqsh wada galeen
@MrXaguuga
@MrXaguuga 4 жыл бұрын
Dhaawaca ku dhacay mujaahidkan maaha burco duuray oo 1984 ahayde waxaa dhaawacu ku dhacay operation yar oo ay ka sameeyeen xuduudka 1982. Si fiican u dhegayso barnaamijka.
@bileali7063
@bileali7063 4 жыл бұрын
Xumanta naga dhafa yaan lidinka fidaysane cadawaga meel uga joowada jeeda guul somalnd
@awalederia9601
@awalederia9601 4 жыл бұрын
Garxajis iyo Arab way ku qasaaren xorayntii Isaaqa waaxla xoreeyo may ahaayn
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
ma kaligood baa dagalmey waxad tahey dadk aminsan haber yoonis kalioya dagalantey ee lagu sasabo haber yoonis kkkk saraakiil badan yes lakiin ciidaan ahaan mayaa sarkalaaka iyo ciidnakana yaa badan
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
Awale Deria doqon baad tahay malaa Laangaaba
@juweeriyailkacas4178
@juweeriyailkacas4178 4 жыл бұрын
qofbkukaa yaanu daawan qabyaalada joojiya waa cudure
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
Awale Deria adiga naxaa kaa galay Walaalaha isaaq orodoo hilibkaaga qudhmay iska huurso magaratay
@mohamedmohamoud4162
@mohamedmohamoud4162 4 жыл бұрын
Saraakiisha Garxajis waxay ahaayeen 43 Kuwa HabarAwalna 45 oo Halbeegu ahaa Ugu Yaraan Sarkaal Xidigle Wixii Ka Sareeyey..iyo Labadubana Way Halgameeen. Muj. Lixle Allaha Unaxariistee... Wuxu ahaa Halyey SNM ah. Dadka Hadhay Aragtida gaaban dadka Lagu Maaweelinayo Muu ahayn. Mida Kale Muj. Lixle Waxu ahaa Sarkaa Daáhaan Kaweyn Saraakiisha Xiligaas. Sida Maxamed Kaahin,,, Hadana Wuxu ahaa Nin Ficil ahaan Waxqabad Leh
@mohamudmohameddaar48
@mohamudmohameddaar48 4 жыл бұрын
khaainul wadan, jees doon, jeesland ... waxaa xusid mudan geesiyaddii la dirirey gooniu goosatada dalkooda iyo diintooda dhaafsadey qabiill yar oo deegaan yar ku oodan. Somaliya ha noolaato. Jeesland ha dhacdo. Guul Soomaaliya... Guuldarro iyo Gabawar jeesland iyo wixii ku riyoonaya kala qoqobidda Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed.
@abdulkarimahmed6574
@abdulkarimahmed6574 4 жыл бұрын
Ciyaala arsenal godane kale ma idiin so dirnaa hhh
@faisala4218
@faisala4218 3 жыл бұрын
Waa dambiile dalkiisi u horseeday aamni xumo iyo dagaal Sokeeye isagoo ka helayay hub caddowga Somalia!
@noradinosman6951
@noradinosman6951 4 жыл бұрын
SNM waxay ahaayeen tuug dalka burburisay
@jamaciise9199
@jamaciise9199 4 жыл бұрын
Noradiin osman,warkaa aad sheegtay Dhinac,waa runtaa, bal is waydii,sababta keliftay.
@mohamedmohamoud4162
@mohamedmohamoud4162 4 жыл бұрын
Cida Ishaysay Abaalkiin Baa Laydin Yidi "SNM"Waa Qudhun.... @@jamaciise9199
@waberigirehmusa3421
@waberigirehmusa3421 4 жыл бұрын
Waa mujaahid xalaal ah si xaqiiqa ah ayuu waramayaa sidii loo fulieyey dhacdadii jeelka.madheera . Haseyeeshee ninkii ka horeeyey si fool xun reeraysan ayuu waramay. Taariikhda SNM sababta oo ah dacdadaaa jeelka madheera Muj.Mahammed Kaahin wuxuu ahaa taliyaha hawlgalka muj.Mahammed. Xaashi Lixle wuxuu ahaa fuliyaha dhacdadaa jeelka madheera. WSC
@fahadcaraale195
@fahadcaraale195 4 жыл бұрын
Abaha kawarayso adeer iyo hooyda kawryso hooyada baa ladoonayay in laxoogo markasay ka celiyen cadawo adeerooy
@saadiqmoh9918
@saadiqmoh9918 4 жыл бұрын
Hoyada wasaybay ahayeen
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 13 МЛН
DAAWO  SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI
1:22:36
Taariikhdii SNM 1981 kii  ilaa 1991kii
1:33:39
BAADIGOOB
Рет қаралды 52 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule ( Ifiso) PART 1
49:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 313 М.
Waayojoog Q2aad: Halgamaa Muuse Nuur Faandhe
52:45
CBA TV
Рет қаралды 82 М.
BARNAMIJKA TAARIIKHDII SNM IYO DILKII JAHAAD(MUUSE WADAAD )
21:58
TASHAD MEDIA
Рет қаралды 83 М.
Comfortable 🤣 #comedy #funny
0:34
Micky Makeover
Рет қаралды 13 МЛН
Did you like the picture with my cat? #cat #cats
0:28
Prince Tom
Рет қаралды 43 МЛН
Невероятный челлендж
0:51
TanobobaShorts
Рет қаралды 3 МЛН