Noocyada sonkorowga, calaamadaha iyo daaweynta 🩸 macaanka waa cudur la dareeymeyn oo kuu dilo tartib

  Рет қаралды 2,239

Hussein Alje

Hussein Alje

2 ай бұрын

#MIISAANKA#DHIMIDA#KORDHINTA
Sonkorowga waa cudur dheef-shiid kiimikaaiga ah oo loo kasayo sonkorta dhiiga oo sareysa. Cudurka macaanku wuxuu ku yimaadaa hoos u dhaca dheecaanka hormoonka insulinka , ama hoos u dhaca awoodda jidhka inuu see sax oo isticmaali karo , taas ne waxay keenta in oo ku ururto gulukoos, ama sonkorta, dhiigga. Insulinkane waa hoormoon ka caawiya habaynta heerarka sonkorta dhiigga,
Cudurka macaanka hadda la daweynin wuxuu keenaa dhibaatooyin halis ah, sida dhaawac neerfaha, xididdada dhiigga, indhaha, kelyaha, iyo xubnaha kale ee jirka.
Nooca sonkorowga woxo ko kala duwan yahay sababta oo keentay , waxaana jira saddex nooc:
Nooca 1aad ee sonkorowga
, oo sidoo kale loo yaqaanno sonkorowga ilmaha ama carrurnima, waa cudur difaaca jirka ah, oo macnaheedu yahay habka difaaca jidhku wuxuu weeraraa oo baabi'iyaa unugyada ama qalaya bekeryaska , taas oo keenayso in oo yaraato dheecaanka insulinka. Nooca 1-aad ee macaanku wuxuu cudurka ku dhacaa carruurnimada cadatan, wuxuuna u baahan yahay insulin maalinkasto . nooca 1-aad oo xanuunka macaanka waxoo ku daca 10% bukaanada sokorowga
Nooca 2-aad sonkorowga waa nooca ugu badan, woxoone badanaa lala xiriiriyaa buurnaanta ama caylka . Nooca 2-aad ee xanuunka macaanku waxa keeno iska difaca jidhka hormoonka Insulin, iyo khalkhal ku yimaada jawaabta unugyadu ka bixiyaan hoormoonka kaasne woxo kena in oo gulukoosku ku aruro dhiiga.
Sonkorowga uurka waa xaalad heerka sonkorta dhiigga oo zaaideso kalye haweeneyda uurka leh, waxa waye mandheerta ay soo dayso hormoono oo jojehay waxqabadka insulinta. Bukanka sokorowga dhalmada ka dib see cadi ah uu oo cafimada
Waxyaabaha zaido khatarta ah in aa kugo dhacod sonkorowga tybe 2: . Da'da waynta (dada bukaanku oo ka badan tahay 45 sano).
In oo qoyska ku jiro qof macan qabo.
caajisnimo iyo dhaqdhaqaaq la'aanta. In oo hore o Qaby xanuunka sokorowga uurka
In oo ku daco dhiig kar , kolestarool sare, .
Sonkorowga uurka waxaa sabab u ah : Isbeddellada hormoonnada xilliga uurka. . cayilan.
In oo qabi jirty Sonkorowga uurka oo uur hore.
Da'da ka weyn 25 sano. In oo ilmo miisaankiisu ka badan yahay 4 kg uur hore.oo dashy
Calaamadaha nooca 2-aad ee xanuunka macaanku waxay soo baxaan ka dib marka heerkrka sukurta diga muddo dheer.oo kor oo qadnato Waxaa ka mid ah calaamadahan:
Iltihabatka fitryatka
bogsashada nabarrada oo dahayo
Dareen kabuubyo ah gacmaha iyo
Daawaynta nooca 1-aad ee sonkorowga waxa ay ku lug leedahay in la beddelo yaraanta insuliinka, bukaanku waxa uu u baahan yahay daawaynta insulin dhawr jeer maalintii. Noocyada qaarkood waxaa la bixiyaa cuntada ka hor ama ka dib. Daawaynta nooca 2aad ee xanuunka macaanka dadka qabo qaarkood ayaa laga yaabaa inay ka faa'iidaystaan ​​​​cuntada saxda ah iyo jimicsi si loo xakameeyo heerarka sonkorta dhiigga, laakiin haddii hadii anfac waye hababkan, waxaa laga yaabaa inuu u baahdo inuu qaato daawooyin. Waxaa jira noocyo kala duwan oo daawooyin ah oo lagu daweeyo nooca 2 ee sonkorowga, waxayna ku kala duwan yihiin habka ficilka iyo qiyaasta.
Daawaynta xanuunka macaanka ee uurka Haweeneyda uurka leh waa in ay la socotaa heerka uu gaarsiisan yahay sokruga inta lagu jiro lixda bilood ee ugu dambeeya uurka, haddii uu sareeyo waa in ay raacdaa cunto iyo jimicsi si loo yareeyo heerka sonkorta dhiigga, waxaana suurtagal ah in sidaas ku fiicnaan. 10-20% haweenka qaba xanuunka macaanka uurka leh waxay u baahan yihiin daawaynka insuliinka si loo xakameeyo heerka sonkorta dhiiga xiliga uurka,
Samaynta jimicsiga ugu yaraan 150 daqiiqo isbuci
, sida socodka ama baaskiil wadida.
Iska ilaali inaad cuntid defanka buuxa, , iyo karbohaydraytyada la safeeyey.
Cun xubobka,
-------------------------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud.
WALAALHEY SOMALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA, SIDA UGU DHAQSI BADAN JIRKAAGA IYO CAAFIMAADKAAGA BADASHO OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO WAAD ILA SOO XARIIRI KARTAA.
WEBSIDE : husseinalje.com
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY.
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO.
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINI DOONAA.
LKM SUAALO CAADI INTA IGU DHAAF OO MUUQAALADA KU SAABSAN.
------------------------------------------------
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page :
/ somali.onlinecoach
my Instagram :
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 20
@safiahusseinabdikarim9232
@safiahusseinabdikarim9232
Jazakallahu kheyr macalin Hussein matcha waa dalbadaya Tillend ka dalbaday shukran
@rahmaabuukarahmed4046
@rahmaabuukarahmed4046
Jizaakalaah alaha ku xifdiyo aduun iyo aaqiro
@habiiboabdalahussien
@habiiboabdalahussien
Midland dumarka xaamilada ah
@somaliboy2270
@somaliboy2270
Many thanks
@user-oo3dv3ub8c
@user-oo3dv3ub8c
Asc allaha kubarakeyo wllkey ❤❤❤❤❤❤
@IqraAbdulahi-dv1tl
@IqraAbdulahi-dv1tl
Naag hadhihin ceebwaayee
@haadiyaahmed4439
@haadiyaahmed4439
Kkkkk iska dheh haweenka
@maxamednuuraadan6217
@maxamednuuraadan6217
Walal waxan wax kaa weydiinayaa kabaabiyada gacmaha iyo lugaha laga dareemo xitaa qabashada qalinka wuu idhibaa da,dayduna waa 19jir Mahasanid wll Alje
@jeylaniabdulle6325
@jeylaniabdulle6325
Asc Hussein Alje video ga add kaga hadleysey cudurka macaanka waxaad shegtey bariiska cadka inlaga fiican yahay inlacuno waxa kafiican aad dhahdey bariiska xuubka leh ama bariiska qamadiga macalimiin badan wexey dadka u qoraan bariiska cadka jirdhiska ama dhimida arin taas talo kasoobixi Thank you talada wanaagsan had iyo jeer
@SALMANDILKEY77
@SALMANDILKEY77
macalin saliida qubaha kasoo hadal please 😢
@abdirisaqcarab1386
@abdirisaqcarab1386
Ustaad wax ka so hdshaa testosterone waxa koriya ama kor u qada ragnimada wax sara u qado
@SALMANDILKEY77
@SALMANDILKEY77
Saliida qubaha waxay ila tahay si qaldan inaa u isticmaalno
@al-madaracademy1827
@al-madaracademy1827
Dear teacher I hope you would read my texts and respond me quickly.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 17 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 37 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 34 МЛН
QISDUL HINDI Daawo Mucjiso Ah Nabiguna Aamanay Farxada Lamaanaha..
20:53
Safiirka Islaamka
Рет қаралды 395 М.
Liin dhanaan waa cajiib waxa laga heli 2021
16:35
Hussein Alje
Рет қаралды 205 М.
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 17 МЛН