CUNTADA AMA DIETKA KUU WANAAGSAN, WAXA WILIGAA AADAN MAQLIN, TEE SAX SAN OONA LAGU SOCO KARAA

  Рет қаралды 77,849

Hussein Alje

Hussein Alje

Жыл бұрын

#miisaanka#somali#diet
CUNTADA AMA DIETKA KUU WANAAGSAN, WAXA WILIGAA AADAN MAQLIN, TEE SAX SAN OONA LAGU SOCO KARAA?! WAA INAAD OGAATAA JIRKA ISKU MID MAAHAN ADIGA HABKA KUGU HABOON WAA SIDEE ?
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 188
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Asxabta soo dhawaada like shure comment iyo subscribe walalaha cusub waad ku mahadsantihiin wax walbo 💐🙏💖
@xooloxoolo4664
@xooloxoolo4664 Жыл бұрын
Please and please I sheeg wax aan miisanka isaga dhimo. Jazzakallah kheyr
@Ikraan_Jama
@Ikraan_Jama Жыл бұрын
Asc macalin hal suaal ayan ku waydiinayaa dadka neerfo xanuunka qabo Gymka ma ciyaari karaan???
@cpatahdirieh2973
@cpatahdirieh2973 Жыл бұрын
Maclin halkee lagaaa helaaa
@sumayaahmed2151
@sumayaahmed2151 11 ай бұрын
Asc in aad halkeen kaa soo wacaa
@ruumichannel
@ruumichannel Жыл бұрын
.MACALIN WAA KUGU SO BIIRAY MAHADSANID COOMING SOON 200K IN SHA ALLAH
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Welcome abaayo thanks
@nourahussein2534
@nourahussein2534 Жыл бұрын
أتمنى من الله عز وجل أن يعطيكم الصحة والعافية عما قدمته لنا من جميل.🙏
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
واياكم انشاء الله شكرا
@hyatyusuf9068
@hyatyusuf9068 Жыл бұрын
ماشاء اللة تبارك الله ربنا يكرمك يارب ويزيدك من فضله الله يحفظك من كل شر
@user-hn3rp5ml7j
@user-hn3rp5ml7j Жыл бұрын
Thank you teacher 🔐🥇
@latifamussa4979
@latifamussa4979 Жыл бұрын
Mahasanid جزا كلا خير
@aaaminaali3064
@aaaminaali3064 Жыл бұрын
ربنا يوفقك في كل خطواتك
@nqurbi020
@nqurbi020 Жыл бұрын
احسنت الكلام بارك الله فيك
@biggestrenjufan6419
@biggestrenjufan6419 11 ай бұрын
Masha allah thank you brother
@qadarmxmd6046
@qadarmxmd6046 Жыл бұрын
Mahadsanid wll qli
@HodanIbrahim-fo3pd
@HodanIbrahim-fo3pd Жыл бұрын
Mahadsanid 🎉
@cumarcumareey8042
@cumarcumareey8042 Жыл бұрын
Masha Allah akhiii kariim
@maqdishassan720
@maqdishassan720 Жыл бұрын
Masha Allah jazaka Allahu kheyr
@caashocuud1865
@caashocuud1865 Жыл бұрын
M.a mhdsanid ustaad alle haku xafido
@safimohamed9135
@safimohamed9135 9 ай бұрын
Mahadsanid wax badan kaa faaidey
@zinuzinu6046
@zinuzinu6046 Жыл бұрын
Thank you
@dekaadanjama175
@dekaadanjama175 Жыл бұрын
thanks bro
@basriinamaxamed2198
@basriinamaxamed2198 Жыл бұрын
Thanks mclin
@umuzayd3804
@umuzayd3804 Жыл бұрын
Masha Allah macalin waxatahay qof cilmi uleh waxa ukahadlayo ilahay ha ku barakeyo
@Suuban225
@Suuban225 Жыл бұрын
Mashaa allah walalkey kheyr allaha ku siiyo waxbadan ayaan kaa faaiday ilaahey hakuu naxariisto aduun iyo akhiraba
@latifamussa4979
@latifamussa4979 Жыл бұрын
شكرا لك
@umuhudeifaumuhudeifa5929
@umuhudeifaumuhudeifa5929 11 ай бұрын
Thanks teacher ❤❤❤
@cumardayr7446
@cumardayr7446 Жыл бұрын
thanks😍
@hiboali4974
@hiboali4974 Жыл бұрын
Jisakallaah kher
@hindiahassan4935
@hindiahassan4935 Жыл бұрын
thanks
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 Жыл бұрын
Sokor aa hesta caato waa ahay illa tali macalin husain thanks🥰
@soyaaltv
@soyaaltv Жыл бұрын
Keep going ugaas 👏👏
@tuneey
@tuneey Жыл бұрын
Masha Allah mclin wax badan ayaan kaa faidne ajar xasanad badan allaha kusiiyo u r the best coach ever جزاك الله خير 🥰🥰
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Mid la mid ah walal shukran
@aaaminaali3064
@aaaminaali3064 Жыл бұрын
الله يعطيك الصحة والعافية
@maryamacabdinaasr2303
@maryamacabdinaasr2303 Жыл бұрын
Allah haku xafido
@mustafmaxamedxasan7577
@mustafmaxamedxasan7577 Жыл бұрын
Thanks
@haweeyomaxamed4507
@haweeyomaxamed4507 Жыл бұрын
Masha allah
@rmohamedmattan1040
@rmohamedmattan1040 Жыл бұрын
Hussein walalkey aad ayad uu mahad santahay ilahay khayr hakusiyo ameen ❤
@mohamedhussein1701
@mohamedhussein1701 7 ай бұрын
masha allha shuran sxb ❤❤
@fihimasiyad5409
@fihimasiyad5409 11 ай бұрын
Mashlh mashlh mashlh alha ku xifdiyo
@SaamiyaGeenyo
@SaamiyaGeenyo 5 ай бұрын
m.a macalin❤
@aadnodaahiraadno3825
@aadnodaahiraadno3825 Жыл бұрын
Maasha Allaha
@eidleabdirashiidomar9499
@eidleabdirashiidomar9499 Жыл бұрын
Masha Allah lipaax
@hodanhashiadanabdule648
@hodanhashiadanabdule648 Жыл бұрын
Mashaalaah tabaarakalaah wall Allah hkudhowro
@isaxasan8831
@isaxasan8831 11 ай бұрын
Ad ayad umahadsantahay sida ad sharxada nofahansisay midake macli wax kasto wan Sameyay ugu yaran sadax sano Ayan alminto wada Ilahada calosha igamadhicin ee maxan sameya oo fudud an calosha iskagadajiya ?
@suadmire7450
@suadmire7450 Жыл бұрын
Asc Mashaallaah husen walaal allaah ha ku barkeeyo aakhiro iyo aduun amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin 🌹👍
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wcs sidoo kale walal
@maxamedceyda9110
@maxamedceyda9110 Жыл бұрын
Maclumii videogan waa another level. I liked the way aa u haweysay lightka iyo camerada iyo mowsuuc faaido leh. Keep going
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Thank you wllkey
@biggestrenjufan6419
@biggestrenjufan6419 11 ай бұрын
I am first time i like it
@safiya7810
@safiya7810 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته استاذ جزاكم الله خير الله يبارك فيك يا استاذ الله يحفظك ويطول عمرك
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله اختي واياكي
@abdirahim1408
@abdirahim1408 Жыл бұрын
Manshlah
@rahmoruun7850
@rahmoruun7850 Жыл бұрын
Jaaw macalin
@maryama7918
@maryama7918 Жыл бұрын
Salaan sharafeed iga gudoon macalinka daacadaa keep going
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wcs walal thank you
@ubah123genyo6
@ubah123genyo6 Жыл бұрын
Asxabay isooduceeyo cayilaaa idhibay inuu ilahay iga dajiyo😭😭😭🤲 Wan dadalayaaa I.n
@faadumofani5615
@faadumofani5615 Жыл бұрын
Allha kaadajiyo wll dadaal un insha allh
@user-gu1bz7wj5m
@user-gu1bz7wj5m 10 ай бұрын
anfacaya 90% ciladaha caafimad👇 Hadadan misan dhimayso furutada xata jogo 1' Jooji ❌sonkorta iyo waxkastoo macaan hadadan kamarmikarin malab aad uyar isticmaal oo organic ah, ogow sonkortu meelo badan bay ku qarsontahay sida cabitanada buskud yada yanyada shidan iyo waxyabo badan oo prosses maray. 2, jooji saliida cad mayoniska iyo waxkastoo Salida cad lagu Daray ogow waxay kabuuxdaa cuntoonyinka la prosses gareyay eedukamada lagu gado taabadalkeda isticmaal subaga xoolaha saliid sayntuunka salid qumbaha kuli waa inay ahaadaan organic, 3, isticmaal cuntoyinkaan sida khudaarta kaladuwan 🥦🥬🥗🥒🫑🥑🥕🍅🌶️🍋🍆🫛gaar ahaan nooca kharaar sida kamasarta, kale ka 🥬 kaabashka iyo toontuna way uficanyohin berka waa inay organic✅ yihin waxn dhan aan sooshegay lkn basasha iyo avocada 🥑 iyagon organic ahayn baad isticmalikarta madama harag adag ay qaban kaso kadifacaya sumaha lagu bufiyo dalaga. Sidokale ukunta cun organic ah hilibyar oon badnayn cun (oo organic ah✅). baris iyo bastana joji hadadan awodin wax aad uyar ka cun (oo organic ah✅) Shaah ahaan waxad ucabaysaa sinjibiisha, huruuda, qarfaha, iyo dhirta lamidkaa, liindhanana kudar ( oo organic ah✅). Khalka ama Apple cider vinegar hal qaado biyo kudar cab lkn khalka kaligii ha cabin isagoo markaa caloshada jarjarikara, (oo organic ah✅) Vitamin lada sida b1 b2 b3 b5 b6. Vitamin k2 midka ugu muhimsan weye wuxu qada calcium ta wuxuna geeya lafaha hadikale calcium tu xidida, halbowlayasha, murqaha xubnaha iyo jidhka qaynihisa kaladuwan ayay ku ururaysa oy sababaysa faalig, dhiig madaxa kufurma, murqo xanuun, isha oo cadan sarmo, iyo xaalado caafimaad oo kaladuwan, sidokale magnesium ku way cawisa vitamin k2 ga nooca ugufican ee vitamin k2 ga waa mk7, magnesium kana glycinate✅. mineralska intabadan khutarta lagahela sida potassium, calcium, fluoride, lkn kuwa trace minerals loyaqan sida ( zinc, copper, selenium, iodine, chromium, manganese iyo kuwo badan oo kale ) kaliya waxa laga hela cuntada bada ama iyago supplement ah💊 aya laqata. Omega3 fatty acids iyana cuntada bada laga hela ama supplement ahan💊 20 sano kabadan cilmibadhis lasameyy ayan qoral kugu so kobay ilahaybay na mahadodhan usugnaatay🤲 Dr Berg research 🔬🧐
@fardowsaelmi8475
@fardowsaelmi8475 Жыл бұрын
Asc walaal waad mahadasantahay
@calimuxumed2486
@calimuxumed2486 Жыл бұрын
Walaalkay halkeed joogtaa iyi Soo sheeg
@sirhunter3453
@sirhunter3453 Жыл бұрын
hussien video saa u duubtey pro waaye
@idilclaahi7018
@idilclaahi7018 10 ай бұрын
Walalyalow isoo duceya culeysya badan daremaa in ilaahey iga feydo yaarabi iga feyd kurbada
@cayuushacudoon7788
@cayuushacudoon7788 Жыл бұрын
M.a coach ka kliya an jeclahy taloyinkisa🥰
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc SCW SCW SCW mashallh Allha kuxfdo
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wcs walal sidoo kale
@user-yp9ls2wh8x
@user-yp9ls2wh8x 3 ай бұрын
❤❤❤
@saynab7503
@saynab7503 Жыл бұрын
Xusenow abowe waxad iisheegtaa miisaanka ugu fiican
@sharifoabdi7189
@sharifoabdi7189 Жыл бұрын
Mclin xusen mis you
@daimondumuanas8622
@daimondumuanas8622 Жыл бұрын
Mashallah Hussein choch wanagsan tahay sokora qabaa waxyabaha noo fiican cuntada noo soo gali brown cunta ah cunaa hilibka iyo canaha ha cunina dhaqtarka idhahay sokorta nabraha leh baa qabaa alxmdulillaah tala u baahnaaa
@ficanfilsan7583
@ficanfilsan7583 Жыл бұрын
Asc sokorta nabraha maxaa waaye ani waa qabaa sokor thnks
@aayahenatours
@aayahenatours Жыл бұрын
Qamadiga iyo mazGada moordida ah isticmal iyo canaha Geela pastada hilib ariga sokorta iska ilaali burka
@agedow
@agedow Жыл бұрын
Masha Allah muqaal iyo mawduuc wngsan 🙌🏿
@anisamibrahiim2723
@anisamibrahiim2723 Жыл бұрын
كلام جميل جدا شكرا
@abdiwahabmahamet1074
@abdiwahabmahamet1074 Жыл бұрын
Adeer Hussein axmed muhsin dalib
@sihaammohamed207
@sihaammohamed207 Жыл бұрын
Jzk khayr ustaad fadlan formoline kasoo hadal hadaa awoodo ustaad
@fartunabdi6493
@fartunabdi6493 Жыл бұрын
Yes please ka so hadal intermittent fasting please please Jazaka Allah kheyr wlal
@Ahmadissak
@Ahmadissak Жыл бұрын
Fasting monday and thursday is better than intermittent fasting
@mamamacanofficial9221
@mamamacanofficial9221 Жыл бұрын
Ani goan xuma iahayso ustade😭
@alimohamedali7227
@alimohamedali7227 Жыл бұрын
hadaan talo kugu cawiyo dunidan lajoko dadka waxa ay xiseyaan as pratic ahaan so markasto aad waax dadka u faideneysid as carton ama imgs oo qofka wax ku fahmin karo sameye wll lkn hadal badan qofka waa uu kugu cajisayaaa i.a inuu ku anfaco rajaynaa
@maxamed8830
@maxamed8830 Жыл бұрын
maansha allh maansha allh maansha allh wll xuseen👑👑💓❤❤💘💘💙💚💛💛💓❤💘💙💚❣💖💖💗💗💝💞💞💗💗💖💕💕💓💜💛💓❤💘💙💚❤❤💚💚💛💥💥
@kadradjamakadra710
@kadradjamakadra710 Жыл бұрын
Asc macalin houssein wan ku salamay
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
Wcs walal
@lunarsun8272
@lunarsun8272 Жыл бұрын
Isniin iyo Khamiis Sooma. Somaliyeey
@FaadumoMuumin-wu5ik
@FaadumoMuumin-wu5ik Ай бұрын
asc macalin lambarkaga ayaan ubahnahy waxan rabaa inaad macalin iinoqoto ina iscateyo ayaan rabaa
@fatumaibrahimbarisle4515
@fatumaibrahimbarisle4515 Жыл бұрын
daayad ayaan rabaa inaan sameeyo sideen kula soo xariiraa
@ahmedsaqawemaki2766
@ahmedsaqawemaki2766 9 ай бұрын
Macalin Alje Calisthenic miisaan maku kordhin karaa ?
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 Жыл бұрын
Yaab iyo cajab Af somaligu walal wa qani Baro eray bixinta ku haboon
@umradwan4080
@umradwan4080 Жыл бұрын
Asc kasoohadal jartuumada marlawaad
@habibahassan7290
@habibahassan7290 Жыл бұрын
Waxay Ahmed inaad dhahdo cajab iyo layaab
@cabdallaxaaji2731
@cabdallaxaaji2731 10 ай бұрын
❤❤m.a
@Munalalachenell
@Munalalachenell Жыл бұрын
hussen als goed bro waar ik jouw contacte hebe?
@faysalmohamed5002
@faysalmohamed5002 Жыл бұрын
Wll time 10 daqiiqo okle ka dhig muqaalka
@suaadmohamed9970
@suaadmohamed9970 Жыл бұрын
Wcs hureen dadka 8.6 kg maad kasoo waraan jizak Allaah wll shugraan
@ayaancismaan2709
@ayaancismaan2709 Жыл бұрын
Asc maclin waxan ahy qof cato ah waxa ishekta cunto jidhka ii dhista
@NasraMaxamed-cm7lc
@NasraMaxamed-cm7lc Жыл бұрын
Walalky horta biyo cabista badn malagu cayilaa mise waa lagu caatoba
@alandosh
@alandosh Жыл бұрын
Macalin ku dadaal in wax kasta af soomaali ku sheegtid. Mahadsanid
@halimoahmed164
@halimoahmed164 Жыл бұрын
Af carabi muku sheegoya hada maxa kaqaldan 😂
@alandosh
@alandosh Жыл бұрын
@@halimoahmed164 ujeedka maaha in uusan af soomaali ku hadleynin lkn uu dhex gelinayo afaf kale Mahadsanid
@somali7851
@somali7851 Жыл бұрын
Ustaad fat percentage sidee loo ogadaaa
@dekahassan2505
@dekahassan2505 Жыл бұрын
Adiga iyo walidkaa Ilaah naarta haka xoreeyo icaawi hooyo qalan ahay 68 kill ah colol leyhy
@wbkids6281
@wbkids6281 Жыл бұрын
Macalinoow halmar I.aqbal plz inaad macalin iinoqotaan rabaa wasabkaaga igala hadal
@boqoradihaweenka2632
@boqoradihaweenka2632 Жыл бұрын
Poratiinka powderka ah ka soo hadal ma fcnyhy wll
@mamaaatika9688
@mamaaatika9688 Жыл бұрын
Asc macalin xuseen waxaan rabaa inaad ihagto dhanka cuntada dhanka jirka dhanka muruqa miizaan keygana wuu badan yhy boqolka illaa toban iyo Shan inuu dhan yahay ayaan umaleeynaa maamo wetes Ap kaaga aan Helo maamaa
@ahmedaftin1684
@ahmedaftin1684 Жыл бұрын
Wll Hussein adigo mahadsan suaal Ayan rabaa inaan kuweydiyo gym Ayan aadi jiray wax natiijo ah kama helin waxaan ahay qof skinny fat ah garbaha iyo gacmaha uyaryarahy lkn caloosha iyo kiliyaha iyo cajarada fat ayaa iga galay 65 kilo Ayan ahay taladaada ayaan ubaahanhy wll mahadsanid🙏🙏🙏
@ilhanibrahim3882
@ilhanibrahim3882 Жыл бұрын
Macalin aniga ahaan misankeyga maba dhafo 45 50 maba dhafo marka maxaan sameya oo igula talin laheed
@maxamed8830
@maxamed8830 Жыл бұрын
calyhi salaatu wasalaam💓❤❤💘💘❤❤
@maryancalimaryancali1126
@maryancalimaryancali1126 Жыл бұрын
Sorta iyo calenta cagaran cayil miyey kenan macalin
@faizaibraahim7466
@faizaibraahim7466 Жыл бұрын
Plz hussein icaawi calool yaraa leeyhy iyo chesti iyo highs melahas rpa ina iska jaro.cuntada iga caawi😩😭
@abdiyare7360
@abdiyare7360 Жыл бұрын
Asc Wankusalaamey Walaal Hussien Waxaan Rabey In Aan Ku Weydiiyo Haddii Aan Iska Dhaafo Isticmalka Sokorta Iyo Wax Walbo Oo Macaan Wax Dhibaato Caafimad Ah Ma Iga Imaan Karo
@ubahkahiya7059
@ubahkahiya7059 Жыл бұрын
Macaalim nacawi walalo plz ...intelaga so xarira
@hidayaomar8255
@hidayaomar8255 Жыл бұрын
Asc wll waxaan ahy 110
@Abdi123m6
@Abdi123m6 Жыл бұрын
asc wll qaali waxan shay 100 kilo maxad igula talin een sameeyaa
@mohammadhassan9081
@mohammadhassan9081 Жыл бұрын
Kito maxa waye
@houdamohamed5423
@houdamohamed5423 Жыл бұрын
Asc wllo misankeygu waa 82 kilo ina iska ridi raba ano jim tagin maxa xala fdln
@rashkaromanka
@rashkaromanka Жыл бұрын
Aniga magacaygu waa fuaad waxaan jiraa 15 sano waxaan ahay 50kg waan buuranahay maxaa sababay iisheeg coach please waanku baryayaa
@hidayaomar8255
@hidayaomar8255 Жыл бұрын
Asc wll aniga waxaan subxdii waxaan cabaa cabitaan oo aniga isku shiitaa tufaax cagaar iyo qajaar iyo beetaraaf iyo sanjabeel iyo برتقال karooto waxaan cadaa aniga oo afkeeg aan waxbo saarin miisaankeega waa 110
@user-xs4to8nq1t
@user-xs4to8nq1t 7 ай бұрын
Mhdsid wll aniga 87aya ahy sidi ku jraa maxana sameynaa Dr jwn mhdsnid
@osmakeel2349
@osmakeel2349 Жыл бұрын
Ani miisankee 100.6 waxaan jiraa 19
@lunarsun8272
@lunarsun8272 Жыл бұрын
Boorash Sokor ku jirto aa jiro. Ma ogtahay oo qarfo iyo tufaax lagu carfiyay ka gogaada kuwasna
Sideed isku CAATAYNAYSAA JIIM La'aan?! l Nolol Qurux Baddan! #2
29:56
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 636 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 71 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 129 МЛН
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
3 sheey hadii Aad dhaafto waad catoobeysa
8:38
Hamdibatraanshopp
Рет қаралды 191 М.
SIDEEN ISKU CAATEEYAY ANIGOO GYM AADIN BY NASRA ABTIDOON
10:04
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 337 М.
Liin dhanaan waa cajiib waxa laga heli 2021
16:35
Hussein Alje
Рет қаралды 202 М.
BOORISH MA DAAWO BA AMA WAA DHIBAATO ?
12:32
Hussein Alje
Рет қаралды 64 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 71 МЛН