Noof waxa ay ka xuntahay in aysan meel ku ogeen aabaha dhalay laakiin qabiilkiisa ayay taqaan wana..

  Рет қаралды 75,289

Illintir

Illintir

Жыл бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 253
@fertunali1007
@fertunali1007 Жыл бұрын
Masha alaah somaaliyey qabiilka qiimaha uu leeyahay oo ilaahey noku shegay qurankiisa wakasa gabadhii isla markii wala gartay: qabiil in la isku garto ayaa logu talagalay ee in la isku kala fogeeyo oo la isku laayo laguma talagalin ❤
@jamalcade2418
@jamalcade2418 11 ай бұрын
Sax
@footballstarshd0144
@footballstarshd0144 11 ай бұрын
Wa siday tahay wll
@abdikariimhassan2822
@abdikariimhassan2822 Жыл бұрын
Way heshay inantu ehelkii waa inan dhulbahante ah cabdi garaad Qayaad waa ina adan kaba weyne waxaa ader u ah xuseen afdhuub oo inader keed ruma ayaanu sxb nahay ayaa imaka isheegay alx ❤❤❤❤❤
@AbdikadarMohamed-jn3iu
@AbdikadarMohamed-jn3iu Жыл бұрын
Alx hadibo ayheshey
@ayaangalayr5959
@ayaangalayr5959 Жыл бұрын
Walhy alx oo isla markiba walohelay alx
@deqaahmed4308
@deqaahmed4308 Жыл бұрын
Alhamudulaah ❤
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 Жыл бұрын
Alxmuduliah
@sacdiyohayan9230
@sacdiyohayan9230 Жыл бұрын
Aabehed ma nolyahy naasib badan tahy
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 Жыл бұрын
Anigaa aqaan waana loo helaa sida ugu dhakhsaha badan wuuna nool yahay
@ugasohassan5973
@ugasohassan5973 Жыл бұрын
Mansha allaah illaahoow usahal Adnan kaafarxi yaaaarabi
@mohamedarabofficial9773
@mohamedarabofficial9773 Жыл бұрын
Waxaa tahay qof damiir xun waxaad ku jeesjeesesid ma ahan ciyaar caqli illaah ha kuu kordhiyo
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Жыл бұрын
La raadi allaha ajir kaa siiyo
@hanihassan5954
@hanihassan5954 Жыл бұрын
Wllo hdee run kaa thy qeyr allaha kusiiyee uraadi
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 Жыл бұрын
Gabadhaan carab ayey uektahay
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Жыл бұрын
Waa gabadh yar oo Qurux badan inaader insha Allaha waad heli aabo ♥️🌹♥️♥️🌹🥀🥀🥀🌹🌹🔥🔥🔥❤❤❤😍😍😍
@souadelmi5470
@souadelmi5470 Жыл бұрын
illahay abahay haa iii cafiyo Amen indhaha pls Amen amen amen 🙏
@ji8698
@ji8698 11 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin
@souadelmi5470
@souadelmi5470 11 ай бұрын
@@ji8698 Amen amen amen 🙏
@user-gq5zq3sl9p
@user-gq5zq3sl9p Жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲 ILAAHAY SWT haku isukiin keeno sidi uu Nabi Yuusuf iyo Aabihi Nabi yacquub عليهما السلام isugu keenay🤲🤲🤲
@fertunali1007
@fertunali1007 Жыл бұрын
🤲🤲🤲
@daadirkaaro9787
@daadirkaaro9787 Жыл бұрын
@@fertunali10070046734858457
@mohamedabdi5638
@mohamedabdi5638 Жыл бұрын
Masha allah ILINTIRE ALLAH HAKUXAFIDO ADUUN IYO AAKHIRABA SUDA AAD UMADA DHIBAATEYSAN WAQTIGAADA USIISAY JIZAKALLAHU JIZA
@xikmatbodcast2543
@xikmatbodcast2543 Жыл бұрын
Calisaleebanow gabadheenna aan uraadino aabeheed , abti cidlo matihid ee waankula raadinanyna .
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Жыл бұрын
Masha qoraalo badan baan ku arkaa oo la leeyahay way is heleen waxaan rajayn inay run tahay inay soo hadlaan baan rajayn
@Adm9464
@Adm9464 Жыл бұрын
Waa very sad . Such a beautiful soul.
@mahadljama4578
@mahadljama4578 10 ай бұрын
Madsha Allah yarkan waa nin culus
@fardusismaciilnuur691
@fardusismaciilnuur691 Жыл бұрын
Aad waxaan ugu faraxsanahy in ay heshay maanta saacado kadib aabeheed oo reee laas caanooda Maasha alaah Guulayso wariye ilintir
@siciidmaxamed9918
@siciidmaxamed9918 Жыл бұрын
Ma Hubtaa Sxb?
@sagaldahir9382
@sagaldahir9382 Жыл бұрын
Ma hubtaa wll oo ma heshay
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 Жыл бұрын
Alle ha ku so fududeeyo aabaha insh allaah
@raxmomohamud3590
@raxmomohamud3590 Жыл бұрын
Iinsha allaah waad heleysaa
@mohamedhussien9271
@mohamedhussien9271 Жыл бұрын
Ilaahay ha kula kulinsiiyo Abahaa insha Allaah
@adeero35
@adeero35 Жыл бұрын
Hadaan ahay dhulbahante inaadeer ha walwalin,waa la helayaa,haduu noolyahay ,wiilka tv leh guulayso
@buraale134
@buraale134 Жыл бұрын
Kuwa badan baa inaga maqan inaader kkkk
@user-qf8ux6uz1o
@user-qf8ux6uz1o Жыл бұрын
Ilaahay ha u sahlo aaba haad
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Alle ha u sahlo wa xanuun badan tahay markaad waydo aabs asigiina uu nool yahay Allow adaa awood leh ee u sahal
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 11 ай бұрын
Allaha kuu sahlo. Baariyad baa tahay, baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️
@ikhyarmaxamed2768
@ikhyarmaxamed2768 Жыл бұрын
Ilaahow usoo sahal aamin yarabi
@ayaanabdi7519
@ayaanabdi7519 Жыл бұрын
Ax dhulbahante badan Aqaan wan u sher garanaya ❤❤
@nimoqalbihena
@nimoqalbihena Жыл бұрын
Allow usahal oo isku sahal inta kala maqan soomaali weyn qeyr allaha ku siiyo Wllkey qali C/casiis ❤🥰🙏🩸❤️
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Жыл бұрын
MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH GABADH HARTI GABADH HARTI QURUXLEEY
@hawobashir838
@hawobashir838 Жыл бұрын
Waa fariid gabdhan manshallaah
@truecomment3650
@truecomment3650 11 ай бұрын
Ilaahay aabahaaga hakuu SAHLO AAMIIN❤
@maryanmohamed611
@maryanmohamed611 Жыл бұрын
Ilaahey aabaheeda ha usaqiro
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 Жыл бұрын
Allah ha uu sahlo Aabbe macaan Aamiin
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 Жыл бұрын
Abdiaziz aad baad umahadsan tahay illaahay khayr badan haku siiyo. Gabarta markay magaca adooged sheegetayba waa la helay balse telkiisa biisi ahaa ee borogaraamkuu kasoo hadli lahaa,maasha allaah wey heshay
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Жыл бұрын
Alow u sahal insha alh waa yomul cashuura docodona waa mustajabo yaa rabi 😭🤲🤲🤲
@YahyeYonis-nj3yf
@YahyeYonis-nj3yf Жыл бұрын
Gabadhani waa cabdi garaad Qayaad waa geesiyasha Dhulbahante .. laandheery waaye walee
@halhaystv
@halhaystv Жыл бұрын
Cabdi ka ba weyne waa caan waa dhulbahante cabdi varada (qayaad way heshay odaygu waa dumar badnaa wiilashiisa qaar ba ciidamada MILATERIGA ssc KHAATUMO ah
@buraale134
@buraale134 Жыл бұрын
Mashallah inaader haday heshay
@mariaabdirahman6680
@mariaabdirahman6680 Жыл бұрын
Mansha allah gabadha reerkoodii way heshay
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
Inshallah indr waad heli Aabo Kollay Dhulbahante isma Garan waayee waa lasoo heli Maqal farxad leh i.a
@ismacilmaxamud9722
@ismacilmaxamud9722 Жыл бұрын
From South Africa 🇿🇦
@aminoaden6671
@aminoaden6671 Жыл бұрын
Allah ha u sahlo asago nabad qabo Allahuma aamin yaa rabi
@ahmedmahomed3056
@ahmedmahomed3056 Жыл бұрын
Maansha alla qurux badanaa alla haku xafido
@maryanmohamed611
@maryanmohamed611 Жыл бұрын
Waa nool yahay waa aqaanaa ayaa wiil igu yiri ee ilaahey ha usoo fududeeyo Aamiin
@Am_abdalla
@Am_abdalla Жыл бұрын
Aboowe wiilka gabadha isku xidh ilaahay hawsoo sahlee❤
@siciidmaxamed9918
@siciidmaxamed9918 Жыл бұрын
Ma la helay? Ha loo raadiyo.
@YahyeYonis-nj3yf
@YahyeYonis-nj3yf Жыл бұрын
Waala helay waa qayaad abdi garaad
@Am_abdalla
@Am_abdalla Жыл бұрын
Masha allaah ilaahay baa usoo dhoweeyey gabadha yar abeheed way u baahan tahay
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Жыл бұрын
Maashaa Allah farxada Allah kuu saaidiyo familkoo dhana Allah nabad haysku kiin tuso Aamiin Yaarabi
@Asadxasan122
@Asadxasan122 Жыл бұрын
Alxamdulilah haday runtahay inay heshay abaheed wan ku faraxsanahay abdiaziiz khayr.badan oo aan dhamaanin alaha ku siiyo
@amranosman1102
@amranosman1102 Жыл бұрын
ALLAH ha u fududeeyo
@safiyohadad79
@safiyohadad79 Жыл бұрын
Alaha cafiyo abayasha gabadhan yarista ah alow usoo sahal
@mahamedali6038
@mahamedali6038 Жыл бұрын
Insha alah alaha kuu soo saqiro
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Allaha usaqiro aabaheed walasheena
@cabdishakuur__officail
@cabdishakuur__officail Жыл бұрын
waad helaysaa ilaahay haku fududeeyo
@rnuura334
@rnuura334 11 ай бұрын
Rabi Hakuusoo Dhaweeyo Aabahaa
@user-ho2nz5rw2n
@user-ho2nz5rw2n Жыл бұрын
😢😢illaahay ha kuu soodhoweeyo wllo aabe
@ibaadohussien6644
@ibaadohussien6644 Жыл бұрын
Illhey ha u sahalo abahee insha allah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 11 ай бұрын
Jizaakumu Allah kheyr jamiican.
@doodohajjihassan6339
@doodohajjihassan6339 Жыл бұрын
Alle ha u sahlo aabaheed.
@sowdoxassan1859
@sowdoxassan1859 Жыл бұрын
Masha Allah kkkk waa helaysaa in shaa alaah abaayo
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 Жыл бұрын
Allahayoow is waafaji❤
@xafsoabdullahi1727
@xafsoabdullahi1727 Жыл бұрын
Allaah ha u saho
@afgobeedle
@afgobeedle Жыл бұрын
Inshallah anaa aqaano meel Laga helo dhulbahantaha NBI 😢😢😢😢😢😢
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Allow usoo sahal yaa rabbi
@masertoy2328
@masertoy2328 Жыл бұрын
Ilahey abahey haunaxaristo 😢
@mohamedarabofficial9773
@mohamedarabofficial9773 Жыл бұрын
Masha allah waad heleesaa insha allah wlla hWal walin wax walbo qeer ayee ku dhamaaneesaa
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah
@aadangaydh1954
@aadangaydh1954 Жыл бұрын
Aadan ilaahay ha so dhoweyo aamin aamin
@hawahassan6361
@hawahassan6361 Жыл бұрын
Allaha kuu soo sahlo
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Жыл бұрын
Allaha u sahlo gabadha yar aabahed
@hawamohamud2824
@hawamohamud2824 Жыл бұрын
Eedo mac qeyr allah ku siiyo insha allah waad udadaasha umada muslinka
@aslijama7735
@aslijama7735 Жыл бұрын
Allaah ha ku sahlo idanka Alle Amiin Amiin Amiin
@celimataan4923
@celimataan4923 Жыл бұрын
ALLE HAKU SAHLO AABAHAA ASAGA OO NABAD QABA
@bartanabada2906
@bartanabada2906 11 ай бұрын
Alx ugu danbayn waa heshay❤
@kulucyare
@kulucyare Жыл бұрын
Insha Allah waa ay helaysaa
@user-mt7jh3tr6o
@user-mt7jh3tr6o Жыл бұрын
May Allaah connect them thru social media
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 Жыл бұрын
C casiisow ilaahay haku gargaaro
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 Жыл бұрын
Alxamdulilah gbdhan yar nin caana dhalay rer laascanod ah wana heshay abahed
@souadelmi5470
@souadelmi5470 Жыл бұрын
gorma heshay abaahed 😢
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 Жыл бұрын
@@souadelmi5470 malinti la baahiyy ba wll
@um.samiir3755
@um.samiir3755 Жыл бұрын
Noof waalaqabtey aaway gabadhadii maskiin hooyadeed aahaysatey aabaheed alaha usahlo
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
DHIB MA LEH HOOYADEED WAY HAYN KARTAA GABADHEEDA
@gobaadgaroon6981
@gobaadgaroon6981 Жыл бұрын
Abtiyaal fiican baa leedahay ❤
@mandeeqmireofficial3346
@mandeeqmireofficial3346 Жыл бұрын
Anaa habayar u ah gabadhaan .
@zahramohadhemanta2525
@zahramohadhemanta2525 Жыл бұрын
Waa gadbah dhulbahante ah cabdigaraad ah oo qayaad ah welcome indr qli
@abdidahirahmed3489
@abdidahirahmed3489 Жыл бұрын
Alla ha u sahlo abaheed
@XamseSul-bp2iw
@XamseSul-bp2iw Жыл бұрын
Mansha allah
@ashawooo
@ashawooo Жыл бұрын
illahaya ha ku sahalo abaabo rabi ha ku soo fudeyo inshallaha Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo
@user-mk9cu4dl5t
@user-mk9cu4dl5t Жыл бұрын
Wcs walaal rabi haku sahlo aabe wll
@aslijama7735
@aslijama7735 Жыл бұрын
Maasha Allaah
@maryanabdi5382
@maryanabdi5382 Жыл бұрын
Puntland imow lama wayayo wayo ali saleban iyo dhul bahante qof lawayi karo maha qli
@osmandaad8275
@osmandaad8275 Жыл бұрын
mashaalaah ❤😂❤❤❤❤
@sowdobiryar5463
@sowdobiryar5463 Жыл бұрын
manshaaaalaaah
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
insha allaah degdeg baad u helaysaa wll faamilka
@zeinabhassan4104
@zeinabhassan4104 Жыл бұрын
Darwiishad weeye waa lahelayaa hadayba antirrhinum hayo inshallaah.
@MOHAMADJanan-ss4sy
@MOHAMADJanan-ss4sy 11 ай бұрын
GABARTAN WAAN KA HELAY,,🌹🫲🐎🌴🏡🚘🌴FROM WESTERN COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵 HOME TOWN LASANOD VIVA 🐎
@rahmaducaale7917
@rahmaducaale7917 Жыл бұрын
Alle ha kusahalo
@uniqueperson6294
@uniqueperson6294 Жыл бұрын
Allaha ha kuu sahlo wll helida aabo
@user-xq5zy1dw5u
@user-xq5zy1dw5u Жыл бұрын
Allaha u sahlo
@somalia2730
@somalia2730 Жыл бұрын
Allaha waxaana ka rajeynayaa inaa aabe hesho hooyinka qaarkooda khaldka sameeyn haddii ninka isku xumanta kama kala tagtan caruurta ku dirtaan ilamahan dambi ka galan
@user-ti2sq9db1l
@user-ti2sq9db1l 7 ай бұрын
maasha alaah
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 Жыл бұрын
Alle haku sahlo adeero
@hiboabdilahi
@hiboabdilahi Жыл бұрын
Way iga nasiib badan thy gabadhan anigu intan abahay radinayeey baa lay sheegay in u dhintay qof abe la an ku koray oo waligii la dhihiin abe baa xanuunka abe la anta dareemi kara ilaahay laabta abaha inad gasho ha ku calfo abyo ana janada abahay bari ha igu tuso
@imrantahlil2276
@imrantahlil2276 Жыл бұрын
Abyo aabo illahy ha u naxaristo adna samir haka siyo
@suliemanabdi1729
@suliemanabdi1729 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto aabe adna alle hakaa samirsiiyo swt
@KaafiyoahmedMahdi-qk4cj
@KaafiyoahmedMahdi-qk4cj 11 ай бұрын
Insha Allah waa helaysa abyo
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 Жыл бұрын
Allaha usahlo aabaheed
@a.mm.6742
@a.mm.6742 10 ай бұрын
Subxanalah miyaanay Muslim ahayn
@hhhhh9814
@hhhhh9814 Жыл бұрын
Aabaha waa lagu garan inder soo dhawoow 🎉😂❤
@sagaldahir9382
@sagaldahir9382 Жыл бұрын
Wll hadi la garanayo la raadiya
@daadirkaaro9787
@daadirkaaro9787 Жыл бұрын
@@sagaldahir93820046734858457
@user-qu7gg8ds6s
@user-qu7gg8ds6s Жыл бұрын
Kabaweene waa aqaanaa😢😢😢😢😢😢
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 Жыл бұрын
Halkuu joogaa
@umucabdalereehabarwaa3673
@umucabdalereehabarwaa3673 Жыл бұрын
Xagoojoogaa wll iskuxidh gabadha iyo aabeheet
@user-qu7gg8ds6s
@user-qu7gg8ds6s Жыл бұрын
​@@umucabdalereehabarwaa3673 abyo anigo yara daris aheyn sucudiga mana xasusto meelu ku dambeeyay lkin walahelaa
@Ur_fv_girl09
@Ur_fv_girl09 5 ай бұрын
Aabaheyga waaye❤
@user-uz3sy9yu3n
@user-uz3sy9yu3n Жыл бұрын
Ale dhaweyo walal
@haniabdi3866
@haniabdi3866 Жыл бұрын
Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)
@user-hw6yq1jg6u
@user-hw6yq1jg6u 11 ай бұрын
Gabadhas wey heshay rerkeeeda m a
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын
Alle hasiiyo aabehed
@boolocadey4661
@boolocadey4661 Жыл бұрын
Maashaa'alaah ilaahaay aabaheed ha u sahlo waa gabar baari ah , wllnAbdicasiis Really ilaahaay waxaad ku faraxdo ha ku siiyo cimri iyo cibaado wanaagsana alaha ku siiyo .
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 207 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 14 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 33 МЛН
ALAABTA DHAq DO or QUIT 50DOLLAR GUULEYSTAHA YAA QAATAY hhhh
29:55
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 39 М.
iyada oo ilmaynaysaan albaabka ka furay
6:18
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 45 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 207 МЛН