Qoys Caana oo Helay gabar 2 jir looga xaday 30 sano kadib, hadana raadinaya aabihii dhalay gabdha o

  Рет қаралды 115,024

Illintir

Illintir

2 жыл бұрын

#BAAFIN #BAADIGOOB #ILLINTIR

Пікірлер: 291
@caishacuud7830
@caishacuud7830 Жыл бұрын
Alx Way midoowen if ifraax iyo qoyskeda. Waxay kula midowday laascaanood❤alx alx Wa gabar darwishad ah Wan ku farxsanhy wlh
@11naa44
@11naa44 Жыл бұрын
Wa ayo reerka caanka usheegayo
@f.o847
@f.o847 Жыл бұрын
@@11naa44 waa reer ka dabakaaya madaw leeh, magacaas bay caan ku yihiin
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 2 жыл бұрын
#Abdiaziz fikir kaan aad bulshada ku cawineysa wa too ugu fiicaneet weeyo runtii sxb sare shar iyo sheeydan rabi haka xijaabo, kuwii janatul fardowsa rabi ku arsaqa hakaa yeelo. Guuleeysa sxb waan ku garab taaganahay mid kale oo duceysan oo #Qabyaladan Qashinka naga cirib tiro asna waan sugeeyna inshallah Qabyaalad waay nala dagtay
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Ilaahey gabadha Aabeheed ha u sahlo wallahi waa murugo weyn dadka qaar xumaan jecelaa maxey reerkeeda uga xadeen
@roodoabdi1229
@roodoabdi1229 Жыл бұрын
Mansha allaah nasiib ayey lèdahey gabadhan hoyo way heshey ugu dambeyna familkii aabaheedna way heshey mansha allah allah ha ushugri naqdo
@Sabaax123
@Sabaax123 2 жыл бұрын
Ilaaheena waynee qaadirka ah waxan kaaga baryayaa inuu kuuso dhaweeyo aabo wllkay cabdicasiis alle haku barakeeyo adigana umada aad caawisona alle hakaa abaal mariyo aamiin aamiin
@nimcocabdi6390
@nimcocabdi6390 2 жыл бұрын
Dadka leh sidee ku ogaatay in la xaday siyaabo badanoo ay ogaan kartaa jira tan kale yaa yiri 2 jirku xasuus ma leh horaa loo yiri 2 jir hooyadii lama xanto 2 jir ilaa 3 jir ilmuhu wax wuu xasuusan karaa anigu waan xasuustaa wixi dhacay markaan 3 jirka ahaa walaalkey oon laba sano ka weynaa markuu fadhi baradka iyo garguurad baradka ahaa waan xasuustaa wixi dhacay
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 2 жыл бұрын
Subxaana allaah iLaahay ha ku so dhaweeyo aabe insh allaah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Insha Allah kheyr. Allah macakum.
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 2 жыл бұрын
Walhi waa xanuun waalidkaa halagaaa hoos qaato yaaa allah 😥😥 Ilaaah ha u soo sahlo aabaheeed Hadduu noolyahay 🤲🤲🤲🤲🤲
@rahmaelmi5885
@rahmaelmi5885 2 жыл бұрын
Allaha usahlo yaarabi sida ay heshay hooyadeed yaarabi jzk khayr habo cadicziz
@farhanmustafisaacmohammed3378
@farhanmustafisaacmohammed3378 Жыл бұрын
Abdiaziz really mash'allh walaalkeey mcn jazakalaah kheyr ninyow alle ha ku sharfo.
@mahadmohamud9953
@mahadmohamud9953 2 жыл бұрын
Thanks you brother Abdiaziz really your are so compassionate and caring the way you welcome and help people in need. Allah will reward you.
@maxamedaxmed8755
@maxamedaxmed8755 2 жыл бұрын
1
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 2 жыл бұрын
Wcs hooyo Macaan ilaahay subxaana watacaal ha kuu sahlo aabahaa yaa rabi raxmaan Cabdicasiisna ilaahay subxaana watacaal ha jannatu fardowsa ha geeyo isaga iyo waalidkiisba iyo caruurtiisaba yaa rabi raxmaan
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 2 жыл бұрын
Cabdi casiis khayr allaha ku siiyo Sidaad. u xaawiso dadka somaliyeed
@halimomohamed5387
@halimomohamed5387 2 жыл бұрын
iLaahey ha u sahlo gabadhaan aabaheed kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi
@Asadxasan122
@Asadxasan122 2 жыл бұрын
Alxamdulilah hadii ay hooyadeed heshay aabaheedna alaha u sahlo
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Masha alaaaaaah xafidullaaahi 🥰 inta ku dhimana alaaah haku sahlo aabe inshalaaaah
@rukiamohamed4014
@rukiamohamed4014 2 жыл бұрын
Alxm hadey hooyadeed heshay Insha allh aabaheed in ay hesho ayn u rajynyaa walshy Insha allh
@maryanmohamed611
@maryanmohamed611 2 жыл бұрын
Ilaahey ha u saqiro aabaheeda aamiin
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
ALLAHA USAHLO ABAHEED IYO EHELKA ABAHEED AYAGOO NABADQABA
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 2 жыл бұрын
Maanshallaah allaha haynoo sahlo Aabahana inshallaah
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 жыл бұрын
Alaha kuu sahlo aamiin yaa alaah Cabdiziz really thanks edo
@saladahassan1734
@saladahassan1734 2 жыл бұрын
Maashaa allaah ajar alaah hakaa siiyo adigana
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo abahaa insha allaah
@duniyodhiblawe6503
@duniyodhiblawe6503 2 жыл бұрын
Allaha u sahlo aabahed ama reerku ka dhashay
@umurufayda5234
@umurufayda5234 2 жыл бұрын
Allah hausahlo AABEHEED AAMIIN YAA Allah AAMIIN YAA ALLAAH
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel 2 жыл бұрын
Maansha allah ilaahay how soo dhaweeyo aabaheedna wllkay horay usoco
@halimajama8853
@halimajama8853 Жыл бұрын
Gabadhaan way heshay reerkoodii. Abeheedse waa dhintay. Isaaqna ma uusan ahayn ee waa Dhulbahante. Abdiaziz really Allah aduun iyo akhiraba haku barakeeyo.
@sacdiyohassan7784
@sacdiyohassan7784 2 жыл бұрын
Maansha alaah waad ku mahadsan tahay ugar gaarida shacabka
@noora5609
@noora5609 2 жыл бұрын
Allaha u sahlo aabaheed
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 2 жыл бұрын
Waxaan ka yaabay siday ku ogaatay in la xaday, yaa u sheegay magaceeda dadka ka xaday haday wali magaceedii hore loo yaqaan, Waa qisadii iigu adkayd. Allaha u soo dhaweeyo
@omaryounis6754
@omaryounis6754 2 жыл бұрын
Kuwii xaday ayaa Ilahay u toobad keeney sidaan filaayo.
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 2 жыл бұрын
@@omaryounis6754 Waa laga yaabaa, Waa dad yaqaanay magaceeda, kamana ay bedelin, iyaga ayay u badan tahay
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Жыл бұрын
Way is Helen hadana gabadhan waxy noqoty dhulmahante wax xaflad logu sameeyay soool gobalada somaliland ka mid ah
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 Жыл бұрын
@@maproukamahamed4464 alxamdulillaah hadey heshay waalidkeeda, inta kala maqana allaha isu sahlo.
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
Allaha usoo dhaweeyo aabeheed
@xaawoismacil6413
@xaawoismacil6413 2 жыл бұрын
Masha alh alxmdulilhi
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 2 жыл бұрын
Subxanalah ilahay ha kusodhweye abahaa
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 Жыл бұрын
Mansha alaah way heshay reerkodii
@truecomment3650
@truecomment3650 Жыл бұрын
WALAALOW GABADHAAN RAFAAD AYEY SOO MARTAY EE HA FURIN NAAGNA HALA GUURSAN❤
@bintihasan900
@bintihasan900 2 жыл бұрын
Allaaha ha ku sahlo inshaallaah
@user-qp9lx8fc3y
@user-qp9lx8fc3y 3 ай бұрын
Wll adun iyo qario waxan kugu duceyo maqan lkn ajir iyo xasanad Rabi aya kaga barya wll❤❤❤❤
@nasrocumar603
@nasrocumar603 2 жыл бұрын
Asc salaan kadib ilaah waxan ka baryaa umada islaamka e kala lumay in raxmaanka wada kulmiyo insha'allaah.
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 2 жыл бұрын
Wcs wllo insha Allaah
@umumascuud3307
@umumascuud3307 2 жыл бұрын
wcs ww
@aaminaqaali9822
@aaminaqaali9822 2 жыл бұрын
Alle haku sahlo abaayo mcn insha Allah
@sacdiyodiiriyeaxmed3144
@sacdiyodiiriyeaxmed3144 2 жыл бұрын
Allaah hakuufududeeyo
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 2 жыл бұрын
Ilaahay hakuu sahlo aabe laakiin sheekada xoogaa inay sharaxdo baa fiicnayd 2 jir sidee bay ku ogaatay in la xaday mise dadbaa u sheegay inlasoo xaday
@Aziiza_A
@Aziiza_A 2 жыл бұрын
Mamadii so xaday aya u sheegtay
@Aziiza_A
@Aziiza_A 2 жыл бұрын
@Farhijo0 Ali Hussein Macquul wax badan qarsan🤔
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 2 жыл бұрын
reer ka abeheed haday xaden abeheed mayradiseen ee hooyo unbay radin laheed gabadhu aad bay umurugey santahay gabadh hoyadeed oo weliba debedjirta heshay way farxsanaan leheed mafaraxsana
@Abroone01
@Abroone01 2 жыл бұрын
ALLE hakuu sahlo Insha'Allah
@elmijebel2225
@elmijebel2225 2 жыл бұрын
Wck Salaam adeer mahadsanid
@celimataan4923
@celimataan4923 2 жыл бұрын
ALLE HAKU SAHLO AABAHAA IYO INTA KAA MAQAN
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 жыл бұрын
Wxan ahay qofkii u horeeyay ee daawada wxan illahay ugavaryayaa inuu illahay usaqiro
@farhiyajamaa7717
@farhiyajamaa7717 2 жыл бұрын
Masha Allah
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
ilahay ha u soo fududeeyo abaheed hadiise ay labao sano jirtay siday u xasuustay in la xaday iyo magaci hooyadeed caruurta qaar badan ila sdexjirkooda xasuusta qaarna maba xasuustan iyada wa cajiib hooyadeed magaceda xasuustay in la xaday bay xasuustay miayaa
@maymuunmohamed167
@maymuunmohamed167 2 жыл бұрын
Allaha raxmaank ha usahlo
@xamdicshakur433
@xamdicshakur433 2 жыл бұрын
Star speaker qofka ey ugu qoranrthy muhim kuahay intee kala soxarira
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 2 жыл бұрын
Asc Allha Awooda Badan Ha U Soo Sahlo Aabehed Inshaa Allaah Amiin
@adoonalle6515
@adoonalle6515 2 жыл бұрын
aamiin
@ahmedawiljama3906
@ahmedawiljama3906 Жыл бұрын
Mashallah wan ku faraxsanahay hada waa qoyskeyga
@drfarxiyo8737
@drfarxiyo8737 2 жыл бұрын
Allaha ku sahlo abyo
@omaryounis6754
@omaryounis6754 2 жыл бұрын
Ilahay abaheed ha u sahlo isagoo nabada.
@beydanabshir4058
@beydanabshir4058 2 жыл бұрын
Bàfintaan waan fahmi waayey gabadhaan waxan kula talinlahaa in ay hooyada aysheegayso DNA ha iska qaadaan .hooyada
@sahraabdi428
@sahraabdi428 2 жыл бұрын
Sax baafinta wax wen ayaa ka qaldan 2jir waxba ma ogo hunug hooyo naanestisa ka saayo wax baa qaldan
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 2 жыл бұрын
hooyadas gabadha sheegtay Dna hagaqsdo qaladajiro
@amranosman1102
@amranosman1102 2 жыл бұрын
ALLAH weyn ha ufududeeyo
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 2 жыл бұрын
Ilaahey ha kuu soo sahlo
@zainabmohamed4481
@zainabmohamed4481 2 жыл бұрын
Allaha kusahlo wllo
@shamsomuse7572
@shamsomuse7572 2 жыл бұрын
Maansha allaah
@nasserpokie
@nasserpokie 2 жыл бұрын
baadhitaanka noocan ah waxa uun xaqiijin kara Dhiig la qaado DNA, Allle ha u sahlo in ay waalidkeed hesho, laakiin sheekadu way kala dhimantay
@haniyey1
@haniyey1 2 жыл бұрын
Xamar DNA malaga helo 😅😅😂😅
@starspeaker809
@starspeaker809 2 жыл бұрын
Labo jir sey ku taqaanay magaca hooyadeed intaas oo sano ka dib waxbaa qaldan shekadan maan fahmin
@aliyahhassane8872
@aliyahhassane8872 2 жыл бұрын
Waxaa laga yaaba inay ulakac sheekada u dhamaystirin, si aan qof iskaga soo sheegan
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 жыл бұрын
Allah hakuu sahlo wll
@alixamari1031
@alixamari1031 2 жыл бұрын
Wll rabi ha ku sahlo aabe mcn mar kale farxadada waan sugenaa
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 Жыл бұрын
Walaahi waa wax lala yaabo kuwa ilmaha xada,
@fartunmohamed6319
@fartunmohamed6319 2 жыл бұрын
Abdiasiis walal gabadhan war bixinta ay sheegtay oo kale iney beydhabo ku dhalatay eebaheed isaaq inu yahay inu baaburta qaadka ka shaqeyn jiray islaaan hada ka hor baafin u sameyneysay ee dhahday cunug ninkeyga dhintay uu dhalay igala dardaarmay ayaan raadinaya cunugaaso beydhabo ku dhashay walaloow si fiican uma sii xasusto gabadhaan iyo islaantaas amey is leeyihiiin
@hodanali1915
@hodanali1915 2 жыл бұрын
Islaantu maay sheegtay Magaca marxuunka
@fartunmohamed6319
@fartunmohamed6319 2 жыл бұрын
@@hodanali1915 walaaalo weeey sheeegtay magac lkn isku magac iney wada sheeegayaaan ma xasuuusto
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 2 жыл бұрын
Subaxanallah
@ayaanahmed2246
@ayaanahmed2246 Жыл бұрын
Maansha alaah
@SuperMan-kv8fy
@SuperMan-kv8fy Жыл бұрын
ASC ABAAYO ALLEE HAKUU SAQIRO ABBO INAAD HESHID AMIIN YAA RABBI THEN DABAKAYA MADOW DERIS BAAN LA AHAAN JIREY ALLE HAYNOO .KEENO ABO AMIIN YAA RABBI .I FROM YURUB
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 2 жыл бұрын
Waa sheko aan fahmi waayey reerka xaday ee ay wali garanayso oo korsaday sababkii ay uxaden magacii oo aan laga badalin Rabbi ha usakhiro aabeheed Yaab magaceedareerka xaday maxaa baray
@marwa5017
@marwa5017 2 жыл бұрын
Wax baa ka yara khaldan sheekada mamadu amay iyadu siisay reerka gabadha
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 2 жыл бұрын
@@marwa5017 waa sheeko naga wayn mar baan waxan is ir ma garashay uga qaateen oo ayadoo lagaranayaa laga xaday sida caadiga soomalida u ah nin iyo naag kala tagay ilmihii bay naagtii xaddaan maqlijiry
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 Жыл бұрын
madamay kaguursatay oo aanay hada ushaqayneyn de maxaykufalayan hada dankamala hada reerkeda hesho markay yaraydse wakushaqaysanayeen
@shamsaalihassan1475
@shamsaalihassan1475 2 жыл бұрын
Mashallah
@maryamoqurux4152
@maryamoqurux4152 2 жыл бұрын
Allow aabo kusahal xax..aabe.waahelee.inshaallah
@shukriamiir2389
@shukriamiir2389 2 жыл бұрын
Allah ku sahlo
@rayanahmed5526
@rayanahmed5526 Жыл бұрын
Thank you
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 2 жыл бұрын
Allaha u sahalo
@mumhalimo2396
@mumhalimo2396 2 жыл бұрын
Ale hakuu soo dhoweeyo aabo
@amiiraarush8561
@amiiraarush8561 2 жыл бұрын
Manshaallah
@ahmedabdulle6954
@ahmedabdulle6954 2 жыл бұрын
Ayadoo 2 sano jirta hadii laxaday yaa usheegay in hooyadeed layiraahdo Muniira ama waalidkeed lagasoo xaday ? Cidii xaday miyaa usheegtay inaysan dhalin ? Waraysiga waxbaa kadhiman ayay ilatahay !!!
@dacar32
@dacar32 2 жыл бұрын
waa runtaa wareysiga waxbaa ka dhiman (qofka xaday waa in uu ahaadaa qof yaqaanay: 1- iyada magaceeda, iyo 2-magaca hooyadeed, una sii gudbiyaa in uu soo xaday )
@queenzoniaofficial6119
@queenzoniaofficial6119 2 жыл бұрын
Somalia abowe war iyo xan ka bateyn🤣🤣
@zamzamyussuf7162
@zamzamyussuf7162 Жыл бұрын
Alle ha a sahlo
@abdimohamedsiad9294
@abdimohamedsiad9294 2 жыл бұрын
Allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
First comment
@Daqare666
@Daqare666 2 жыл бұрын
Slm Abdi aziz Real Sxb Gabadha 1976 ilaa 1990 Tabakaayo meadow reerkii lahaa wiilkooda reer uu ahaa ma xasuusto laakiin had waqtigaas ahaa 1976 ila 1990 Ha ila soo xiriirto
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 Жыл бұрын
gabadhi haday reerkodi heshay ilahay kuwii saxda ahaa hawgadhigo
@osmanhajimukhtar5083
@osmanhajimukhtar5083 2 жыл бұрын
ilaahey haku aabahaaga
@mohamedsaladyusufmashaallh7741
@mohamedsaladyusufmashaallh7741 2 жыл бұрын
Allah usahlo aabe
@nasromacalin3649
@nasromacalin3649 2 жыл бұрын
Wllshey illaahey haku sahlo aabahaa
@Boodhari189
@Boodhari189 2 жыл бұрын
Maasha alaah ilaahxhaku
@abwaanbaafobaafoyare2127
@abwaanbaafobaafoyare2127 Жыл бұрын
sxb guulleeyso
@sucaadbiixi340
@sucaadbiixi340 Жыл бұрын
Allaha. Raxmaankaa. Ha. Usajlo
@siciidxasan3505
@siciidxasan3505 Жыл бұрын
Allaha u sahla abaheed
@kunkaroon4626
@kunkaroon4626 Жыл бұрын
Masha laah gabadhaan aabheed na waa heshay
@kunkaroon4626
@kunkaroon4626 Жыл бұрын
Qabiilka ay sheegtay na ma noqon ee dhulbahante ayey noqotay
@haweyoahmed2168
@haweyoahmed2168 2 жыл бұрын
Alle hakusosahlo familkaga
@barlinmohammed3129
@barlinmohammed3129 2 жыл бұрын
Alahakusahlo walashen
@dekarashid5210
@dekarashid5210 2 жыл бұрын
Asc walal wan kusalamay walal intee kala soxiiraa aniga waxan jogaa kenya 🇰🇪Nairobi waxan rabaa bafintaada
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 2 жыл бұрын
Bejka fesboka ayuuw ku jura ee kala bax
@maxamedmuxumedmaxamedmuxum3432
@maxamedmuxumedmaxamedmuxum3432 2 жыл бұрын
waar ducaqabe ninkani janagale tabaarakalah yaa c.casis waladulsaax
@bilan9135
@bilan9135 2 жыл бұрын
Yaabka aduun waa noocan Habar hooyada taqaan baa soo xaday aakhirkiina waa u sheegtay magaca hooyada iyo waliba naaneysta hooyadeed rabi ha kuu sahlo habartaasna rabi ha cafiyo kolay hada waxa ay kuugu sheegtay aakhiray is tiri yaan laguu cadaabin .Abdulaziz qayr alle ha ku siiyo maxaad hawl haysaa
@indhooshaji9192
@indhooshaji9192 Жыл бұрын
Xanuun waaye cunugaago 2 jir lagaa xado alle hooyadaas 😢 mexeey xanuun aragtay
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Wcs wallo AbdiAziz really
@nimconashad4686
@nimconashad4686 Жыл бұрын
Miskiin famligeedinway heshay waana reer lascanod dhulbahante sacad yonis bay iskutiqaanay
@munanoorcadererkauroon2491
@munanoorcadererkauroon2491 2 жыл бұрын
allha u sahlo
@mohamedmuusejilacow2482
@mohamedmuusejilacow2482 2 жыл бұрын
Alla akbar marka hore aabe alla how sahlo
@abdiyaabdiabdiyaabdi9747
@abdiyaabdiabdiyaabdi9747 Жыл бұрын
Thanks
@somalihanolato741
@somalihanolato741 11 ай бұрын
Allaha ku sahlo aabo
@mustafabulle849
@mustafabulle849 Жыл бұрын
Alx gabadhaan hada dadkeygii wey heshay alx farxad ayaan la ooyey ilaah ajar hakaa siiyo abdi aziz kun jeer ilaahey hakaa abaal mariyo
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Jimicsi U Fiican Dhabar Xanuunka - Exercises Good For Back Pain
7:39
Barashada Xaawo
Рет қаралды 6 М.
OOMAAR BARBAR||BOOLISKA NORWAY AYAA HADA GACANTA KU DHIGEY..
16:17
QISADA MAANTA
Рет қаралды 64 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 15 МЛН