Dowladii Mamaaliikta | Siday da Asal Adoon Ahaa u Xukumeen 200 sano Caalamka Islaamka!

  Рет қаралды 89,105

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Bilowgoodii hore wuxuu aad shabay vagner : rag ka imaaday aasiyad dhexe rag u badan qabaailka turkida iyo yurubiyaan dagaalo lagu soo qafaashay : iyo waliba ciidamo taba baran lkn dowladahoodi la qabsaday kadibna banaanka ku soo dhacay shaqo la’aan :kadibna shaqadoodu noqotay ciddii qiimaha ugu badan bixinayso ayaan la jirnaa maadaama aanahay taba baran
siday dad asal ahaan adoon ahaa u dhiseen dowlad katalisay qaybo badan oo caalamka islaamka 200 snao , al mamaaliik الدولة المملوكية
Raggii hor istaagay duulaanadii tataarka caalamka islaamkana hor istaagayna duulaanadii yurubiyaanka ee loo yaqaanay saliibiyiinta Crusades
waxay soo nooleeyeen khilaafadii cabaasiyiinta kadib markay tataarku baghdaad qabsadeen :almamaaliik ragii soo saaray sayfu diin qudhuz caynu jaaluut cizu diin aybak الظاهر بيبرس. :
Maanta waxaan furaynaa bogga taariikhda dowladii mamaaliikta waa mowduuc macluumaad badan xambaarsan koobkaada shaaha ah soo qaado inta aadan bilaabin ha moogaan sheer xirfad koorsada carabiga :
Suaasha ugu muhiimsan ee aad is waydiin karto waa siduu ku bilowday xukunka mamaaliikta , jawaabta way dheeraan doontaa waliba way dheeraan doontaa
Marka 1aad erayga almamaaliik waa adoon ariqaa cid la leeyahay kumana eka dad gooni ah waa eray loo adeegsan jiray cidwalboo la lahaa waqtigaas .
laga soo bilaabo xilligii cabaasiyiinta waxaa jiray caado ah in dowladaha la furtay gaar ahaan dhulka qabaailka turkida ilaa qowqaaz laga soo qafaasho rag ama qaar adoon ahaan loo soo gato
Gaar ahaan markii dowlad laga adkaado in ragga khibarada ciidan leh dhalinyarada xoogan la ciidameeyo iyo xataa ragga maamulka muqaabil ayaan idin siinaynaa , kuwo islaamay iyo kuwa aanan islaaminba
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 225
@ogaansho
@ogaansho Жыл бұрын
Koorsada barashada carabiga : sheerxirfad.com/courses/arabic-for-non-native-speakers/
@najkafilms718
@najkafilms718 Жыл бұрын
Ogaansho xornida ay laascano heshay maxaa uga soo hadliwayday
@jaabirdaauud4746
@jaabirdaauud4746 Жыл бұрын
​@@najkafilms718meeshaan siyaasad ha keenin caqli daro aa ku heese🤏maskaxdaada dhiso🎉
@CabdisamadIbraahim-dn5nq
@CabdisamadIbraahim-dn5nq Жыл бұрын
Web design and windows 11 pro
@Najkaacademy
@Najkaacademy Жыл бұрын
Sxb meel aan kala so xiriro ii sheeg
@IbrahimAden-c4i
@IbrahimAden-c4i Жыл бұрын
Wll yuunan kulugooynin hakasoohadlin faido kamaheleysid qol qalalanna waxmataro , 2, nio dhaliyarta Somalia,kici oo u sheeg dalka xoreytiisa iney iyaga gacantooda kujirto odoyaashan ninwal bo wuuxuu aaminsanyahay dowlad ineey yihiin dhaliyartana weykadhaadhicinaayin taaskahadal anaga raaxo maanan arag lkn odayaadha qarax iyo raaxo wey arkeen❤
@hassanfaatih8054
@hassanfaatih8054 Жыл бұрын
Nooga soo xiji cumaroow dowladii Salaajiqada ama Taariikhdii andaluus mahadsanid 💯
@abdala2225
@abdala2225 Жыл бұрын
Chanel ka kaliya e an youtub ka dabada wlhi ilhy ha kusharfa wllky❤❤🎉
@LegendZaki-v2t
@LegendZaki-v2t Жыл бұрын
الله اكبر ماشاء الله الحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh
@AbdirahmanMuhumad-rm6qh Жыл бұрын
allaah unaxariisto seyfudiin qudus mamaliik bùu ahaa lkn qoys boqortooyo ayuu kasoo jeeday awalba dadka ku abtirsada iney wax hogaamiyaan isagoo adoon ahaan loosoo qabtay ayuu hadana tataar oo aduunka ka talineysay jabiyay waa islaamaa ninkii ku caan ahaa ceynu jaaluud allaah yarahma
@abdallakhaliif3955
@abdallakhaliif3955 Жыл бұрын
Aad ayaad u mahDsanthy ustaad mudo 3 sano ah video walbo aad soo dhigto waan la socday waxa adan waan kaa faaidnay Hal Mar waxaan kaa Codsan lahaay hal topic ku saabsan sida ugu fudud ee luuqada english ka loo barto Mahadsanid
@abshircadaawe-ct3it
@abshircadaawe-ct3it Жыл бұрын
zxb cumar dowalada cusmaniyinta vedio kaso diyari
@Abdallepoi____1___7
@Abdallepoi____1___7 Жыл бұрын
Sharatu dur wxy uqarisay dagaal ayey ku jiren muslimiinta ay kula jiren silibiyiinta aso xanunsan baa furunta lakenay boqorka cudurka tibishada ku dhacday inta ka dib wiilkisana marku imnayay wuu ogaa geerida aabihis ustadi iyaga ayaa waraaq udiren marku imadayna xoga ayu mesha ka talinayay 72 malin kadib ayaa wuxu sameyay dadki asi la socday ayu kor uqaday kuwi kle mesha ugu yimidna wuu liday iyagana wey shakiyen oo caroden markasey dilen maahe aso marka imaday horay kama dilin ustaadi aadase umhdsn thy ✅️
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Жыл бұрын
Mamaaliktu waa mid kmida dawladihii ugu taariikhda iyo awooda badnaa caalaamul islaami Sayfu diin Al Qudusna waaa hogaamiyo islaam ruuxi ah walibana mukhlis daacada ayuu ahaaa 😊
@CaptainDucaysane
@CaptainDucaysane Жыл бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW SCW ❤ﷺﷺ
@Cr71251
@Cr71251 Жыл бұрын
Waa kan kan laga hadlayo hunguri wayn
@cabdishakuuraxmad-v2i
@cabdishakuuraxmad-v2i Жыл бұрын
Horta ustaad cumaroow aad u mahadsantahay sidaad muuqaalka u habaysay waxaa fiicnaani lahayd inaad muuqaalldaaan oo kale noo soo badisid ❤😊
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
KU TUUGSIGA MUQADASAADKA DIIN HALA JOOJIYO. Walaalayaal Ilaahay aan kaxishoono oo Diin xumadda iyo Hunguri xumadda aan iska dayno. Yeynaan Like iyo Share kuraadsanin Muqadasaadka Diinta. Allaah, Quraanka iyo Ku sallinta Nabiga scw yeynaan ku TUUGSANIN. SUBXAANALLAAH.
@ABC-or6fg
@ABC-or6fg Жыл бұрын
Kuwaas IQ ahaan weeyn naga hooseeyaan 🏋️
@tasniimhusein9077
@tasniimhusein9077 Жыл бұрын
Bil caks cilmu bu dadka u faideyay ayna badnkoda aqon 🎉
@libanali1626
@libanali1626 Жыл бұрын
Ma taariikhda uu soo bandhigay ayaad leedahsy haku tuugsan muqadasadka islaamka waa la yaqaane ma tariikhda ayuu been ka sheegaya ayaad leedahay.
@libanali1626
@libanali1626 Жыл бұрын
​@@ABC-or6fgIQ maxad u taqaana taariikhda beenta ah.
@hafsaali4297
@hafsaali4297 Жыл бұрын
@@libanali1626 Cafwan khalad ha iga fahmin. Aniga kama wado yarka channelka iska leh. Ee waxaan ulajeeda dadka Qasadkooda uu yahay (LIKE) AMA SHARE si ay muraadkooda uhelaana Wado kadhigta Muqadasaadka Diinta
@anascraxmaan6548
@anascraxmaan6548 Жыл бұрын
Taariiqda Saan Udaneeyo Maad Ogeed Sxp ❤ Mahadsanid 💯 Daganaansho Ayaan Kudareemaa Taaqiiqda 💯❤❤❤
@AbdilahiJama-ox5br
@AbdilahiJama-ox5br Жыл бұрын
Mamaaliiikata soomaalida yaa ila aas aasaya imika 😮😂
@HamseMohamed-o3c
@HamseMohamed-o3c Жыл бұрын
Ya kuraacayo horta xata hal oqf kuma raacayo 😊
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. Жыл бұрын
Diinta soomalidu waa qabiil ee qabiilada ugu badan ee aad rabto in ay ka dhex muuqdaan dawladaas waa qabiilkee 😂😂
@inamohamed5768
@inamohamed5768 Жыл бұрын
Geo and history is my fv😊 thanks teach
@Alon_404
@Alon_404 Жыл бұрын
taariiqaha dagaalada islaamka io boqortooyooyinkii islaamka soomaray nosobadi wlal @omar_inshar
@MaryanAli-tx2vz
@MaryanAli-tx2vz Жыл бұрын
War afsomaali wax kusoo qor
@Daarulsacaadah
@Daarulsacaadah Жыл бұрын
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا ❤
@maxamedeeqdeeq9693
@maxamedeeqdeeq9693 Жыл бұрын
Macalin ka soo hadal taarikhda osmaaniyada bilowgedi adigo mahadsan
@ahmedabdirahman5322
@ahmedabdirahman5322 Жыл бұрын
Taarikdan aad kasheekeyneyso imtixaan baa kugalayaa kol dhow insha allh thanks ogaansho😊😊😊
@GameWithFinn
@GameWithFinn Жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢
@dearman2023
@dearman2023 Жыл бұрын
wall ilahay dartii iigu soo duce 40 qof ducadoda wala aqbalaaye😢
@majkaabas5048
@majkaabas5048 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw
@Cr71251
@Cr71251 Жыл бұрын
Ilaahay ka cabso sxb subhanallah😐🤨
@LegendZaki-v2t
@LegendZaki-v2t Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️❤️
@mohamedabdi3866
@mohamedabdi3866 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@apdirahmaanoday1373
@apdirahmaanoday1373 Жыл бұрын
Saaxiib soo badi documentary history dowladihii hore islaamka
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad codsi Ayaan wataa. Kasoo hadal horumarka Afghanistan 🇦🇫 mahadsanid
@Robot_B
@Robot_B Жыл бұрын
..................... Shan ........................... پنج
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Afghanistan waxaa haysta mujrimiin talabaan la dhaho wax horumar ahna maka jiro mana dhici karto inay horumaraan waxaa ka jira inay dumarka u diideen inay wax bartaan in qof wax xaday gacanta laga jaro iyo in qof dhagax lagu dilo intaas haddii ay horumar tahay waligood ma hormari doonaan haddii ay sidaas ku socdaan
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Oo adiga maxa kaa galay ma muslim batahay dadkaas diintooda ku dhaqmaya iyo sunuha nabiga scw
@Ezy15311
@Ezy15311 Жыл бұрын
​@@iskahubi3264gaalow taas laguma waydiin ee qamrigada cab
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
@@ubahdhool8158 aragtidayda ayaan dhiibtay meesha ma masaajid baa? Diinta iyo sunnaha Nabiga aad sheegayso alshabaab, daacish, alqaacida iyo urur kasta oo xagjir islaami ayaan aragnay sida ay u dhaqmeen xukunada diimaha oo dhan ayaa ah xeerar wuxuushnimo ah oo aan xiligaan soconeyn waxaan dib u dhac aheyn masoo kordhiyaan
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed scw scw❤❤❤❤
@YaskaPoi-k1z
@YaskaPoi-k1z Жыл бұрын
ALLAH IS ONE ❤❤❤❤❤❤
@yunisgaming3973
@yunisgaming3973 Жыл бұрын
Omar inshaar mcalinkayga 2aad❤
@khalidoday8943
@khalidoday8943 Жыл бұрын
Waa been hadii lgu yiraa adoonsibaa dhamaaday Adoonka magacuunbaa LGA badaly ee waa shaqaalaha Adoonku islaamka shaqaaluu ahaa waxuuna lahaa xuquuq uusan haysan qofka xor sheeganaya ee maanta shaqaaalhaa Oo adoonka qosob waxa ahayd inaa siiso cuntada ta aad adu cunto waxaa qasab ahayd inaa dawayso waxaa waajib ahayd inaa uguuriso oo caruurtiisa wax barto waxaa waajib ahayd inaa wax uusan qaadi karayn uxanbaarin Waxaa mamnuuc ahayd inaa adoonkaygii ugu yeedho Waxaa mamnuuc ahayd oo adoonku oo xornimo qaadanayayba hadaa laagto Adoonka islaamku maahayn ka ree galbeed ee waxuu guursanyay boqorada islaamka hablahooda Markaa Adoonka inaa qeexdo waaye ka islaamka horta Oo shaqaalaha maanta hadaa kla dooransiiso Adoon islaamuu doorbidi lhaa ta uukujiro
@DECOVICDARAJO-yb1er
@DECOVICDARAJO-yb1er Жыл бұрын
Wlhi omarow waxan zaiiiid u jclahy taaarikhda iyo geographiga anigooo dawan Ayn ogahy inaan ku raaxaysan doono videogan. Likena horey aynba kusii qabty noh. 😅
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Hhhh😂😂😂
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Жыл бұрын
وعليكم السلام اخي الكريم عم ❤🎉
@SaadaqDuraan7
@SaadaqDuraan7 Жыл бұрын
Cumar inshaar came 1m insha Allah
@ashrafhakimi319
@ashrafhakimi319 Жыл бұрын
900k coming soon 💯✊️❤️
@mohamedaadammohamed5236
@mohamedaadammohamed5236 Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Cumar walaal waxaad ogaataa In Aanu Aad udanayno xagga Buugta,,
@anasabuukar9662
@anasabuukar9662 Жыл бұрын
Ileen putin mamaaliigta ayuu kasoo qaatay siyaasadaan
@Abdishakur_Hassan
@Abdishakur_Hassan Жыл бұрын
Garab igu si inan noqdo KZbinr sxb ❤😊
@maftuuxcali353
@maftuuxcali353 Жыл бұрын
Maasha allah cumar wax badan xog ku sabsan islamka iyo aduunka kale ayan ka faa,day an ku heli laha hayan waxbarasho dheer
@ilyaascabdikarinadan19
@ilyaascabdikarinadan19 Жыл бұрын
First comment❤
@ilyaascabdikarinadan19
@ilyaascabdikarinadan19 6 ай бұрын
@Mrindhayare-ld9cx
@Mrindhayare-ld9cx Жыл бұрын
شكراً لك ❤الف مره وعليكم سلام ❤❤🤝🤐🤐
@apdirahman1433
@apdirahman1433 Жыл бұрын
Wx wlba wxaa kaqiimo badan habtibintaada Qiimaha bdan ee sida dhibka yar loo fahmaayo ❤😊
@abdisheekoxariiro
@abdisheekoxariiro Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Cumar
@khadarfaarax6402
@khadarfaarax6402 Жыл бұрын
Dawladnimada waa is maamul ma ahan xoog iyo is cabudhin waa sababta ilaa hadda somalida isku fahmi leedahay
@Cr71251
@Cr71251 Жыл бұрын
Allow soo celi awoodii hore ee caalamul islaam😔😢☪️
@Ciise499
@Ciise499 Жыл бұрын
Cumar inshaar videow yaasha nocana nooso badi wan ka helnaa😢😮❤❤😂😊
@Urcristiano-ty7ez
@Urcristiano-ty7ez Жыл бұрын
Kusalu nabuga s.c.w😊❤
@mohamedahmedahmed1648
@mohamedahmedahmed1648 Жыл бұрын
Alle ha ku xafido wll waxaad ka soo hadshaa wll arbta maanta gaalada kubada ciyarta lacgtaa inta leg ku khasarynaya iyo gaalada hubka casriga samaysanyasa
@liibaancabdullemaxamed8521
@liibaancabdullemaxamed8521 Жыл бұрын
Wall CuMar Waxad Ku xijisA Dowladii islaaaMka Ee ka dhisneeYd DhulkA isbeeeYn
@captainmalik-ng2uc
@captainmalik-ng2uc Жыл бұрын
aad baan ugu farxaa markaa video aoo dhigtid walaalkey omar
@salmnalcawdah
@salmnalcawdah Жыл бұрын
صلو علي منقذ البشرية محمدا صلي الله عليه وسلم ❤
@axmadcagta5826
@axmadcagta5826 Жыл бұрын
Mr cumar❤
@Freestylerfutbol
@Freestylerfutbol 7 ай бұрын
Waxaan is waydiiya marwaliba maxay dowladaha islaamka dhexdooda isku khilaafan xasilin eebe kadib xukunka owgii.? Shucuubta kala duwan iyo dhaqamada gaar ahaaneed ee dadweynaha islaamka ee kala duwan miyaa tolow keenaya hirdanka ama loolanka saldanadaha islaamiga ah.?
@zakaria_abdi
@zakaria_abdi Жыл бұрын
Ustaad meeyay podcast gii isagaan ka jeclayn muuqaallada caadigaaye
@abdiwaliabdullahi3487
@abdiwaliabdullahi3487 Жыл бұрын
Muhiimada Mahan Waxa aad Ahaan jirtay Ee Waxa Aad Qabatay 🎉
@DHIIRIGALIYE681
@DHIIRIGALIYE681 Жыл бұрын
Wll omer🎉😢
@sacdioabdirahman22
@sacdioabdirahman22 Жыл бұрын
Abowe kuxiji dawladaii salajiqada ama saljuqiyinta mahadsanid❤❤❤😊
@MubarekDahirOsman
@MubarekDahirOsman Жыл бұрын
Mahadsanid sida fiican ee noogu soo gudbisay wxn rajaynyaa inaad nosii wadi wadi doonto mawduucyada tariikhda ah mr omer inshar
@maxamedfowzi3720
@maxamedfowzi3720 Жыл бұрын
Nin waxbadan aan kafaai'deyste
@macrobianson2g
@macrobianson2g Жыл бұрын
Ciyariyano camal ayaa loo Kala gadan jirey sida mantaba ciyariyahanada xirfaddaha leh loo kala gato
@ADAN-XSN
@ADAN-XSN Жыл бұрын
1:10 saxan soor ihor yaalo shax warkis ba daa ee ino guda gall v..
@farhanige2733
@farhanige2733 Жыл бұрын
Waligay Maan berteen Caribi Aniga iyo qoos kaygu maanta ayaanu wax badan Ogaaday Xaaska aan qabaa waa carabiyad aduunka waxay ugu neceb tay macaga Somali gadaal ayaa ka ogaaday nacaybka Carabtu inoo aqbto😮😮😮😮
@Robot_B
@Robot_B Жыл бұрын
Dhawr qof hakuxukumin 400 milyan oo qof.
@abdulaahialinuur3940
@abdulaahialinuur3940 Жыл бұрын
Noo Sheg maxay nagu hayetab😂😊
@zumeerboy
@zumeerboy Жыл бұрын
Adeer naacda nagala kor tag kuwo nocaas oo kle ahna somaliduba waa Lee yhn
@ashrafxakimigaay518
@ashrafxakimigaay518 Жыл бұрын
Hhhh yaaa maskiin wxa kadaran tan reer galbeedka iyo gaalada kuu qabaan😅
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 Жыл бұрын
Waa iska sidan markad afkarta reer galbeedka badsano aadna aaminto indho la aan ma qofbaa walalkii naca doqonyow isku xishood carabtu waa kuwii dunidaba soo islaamiyy illahay kasakow xataa anaga
@cabduwaahidmacaliniimaan5168
@cabduwaahidmacaliniimaan5168 Жыл бұрын
𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐢𝐬 𝐨𝐧𝐞
@axmeddaauud1460
@axmeddaauud1460 Жыл бұрын
❤❤❤
@Society624
@Society624 Жыл бұрын
Tariiqdaas soobadi sxb
@maxamedfowzi3720
@maxamedfowzi3720 Жыл бұрын
Nin waxbadan aan kafaai'deyste
@abdikadirQulle
@abdikadirQulle Жыл бұрын
Sixid => شجرة الدر sideed malin maysan heyn xukunka ee. 80 malin ayay ahyd mahadsanid
@kx___k8191
@kx___k8191 17 сағат бұрын
Cumar insharoow tarikhda tataarka ɴᴏᴏ ʙɪʟᴀᴡ ᴏᴏ ᴀɴ ᴋᴏʙɴʏɴ ᴜɢᴜ ʏᴀʀᴀᴀɴ 1 sᴀᴄ sɪᴅᴀ sʜᴇᴇᴋʜ ᴍᴜsᴛᴀғᴇ
@waaniye1977
@waaniye1977 Жыл бұрын
Cumar maduucyada taarikhda aad ayaan ujeclnahay walal
@hoca7525
@hoca7525 Жыл бұрын
Qisooyinka Islaamka waan jeclahy noosoo badi insha'Allah jzkAllah khayr
@mohamedabdulahiosmanhiirey6833
@mohamedabdulahiosmanhiirey6833 Жыл бұрын
شجرة الذرة xukunka waxey heeysey 80 maalmood
@mansamusa5923
@mansamusa5923 Жыл бұрын
Mazuul Omar inshaar Barnaamij ka soo samay madaxdii dowladihii Umawiyiinta iyo cabaasiyiinta kuwii ugu saamaynta badnaa❤
@AliAhmedafrah
@AliAhmedafrah Жыл бұрын
Ogasnsho ustaadaaw guruub noosamee watisaab ama aaladaha kalae
@C.raxmaanXaaji
@C.raxmaanXaaji Жыл бұрын
Asc ustaad cumR
@parksoya1713
@parksoya1713 Жыл бұрын
Keep going bro❤
@Arlind_14
@Arlind_14 Жыл бұрын
الحمد لله على نعمة الإسلام ❤ ☪️
@farhanige2733
@farhanige2733 Жыл бұрын
Waa Sheeko ku socota lascaanood iyo Somaliland 😂
@ogaalulahaw9203
@ogaalulahaw9203 Жыл бұрын
Taariikhda Dagaalka soobadi sxb
@bulxandahir734
@bulxandahir734 Жыл бұрын
Aad ayaan u jeclahay tariikhda gormad ka sheekayn Vietnam 🇻🇳 general vo gaip ninki Franco jabiyay gumaystah xuun ee France
@abdullahiabdi2402
@abdullahiabdi2402 Жыл бұрын
Tarikhan aad ayan ujeclahay waa dhagesta marwalba waxa ka tagte in sayfudin Qudus uu aha wiil ad uyar o ability boqor aha boqortoyo kuso Koray ine Tatarka burburiyen boqortoyadisa abihi iyo ehelkisaba la laye kadib suqa uuka sugate boqorka Masaru si uu unoqda mid kamida Mamluk aniga sidas uma hubo qisadisa waxan filaya ina intas ka maqle Sheikh Mustafe. Mida ka walan waxa waye qisada Baybars oo aha wiil yar oo mamluknimo lagu so koriye tayadisa iyo Kartidisa marki umujiye noqde kan cidanka uugu sareyo waxa una aha halyeyga labad ee dhabta ah ee jabiye Tatarka malinti Caynu Jalud kadib Qudus oo dagalka si aan cadi ehen uqabeye, musliminta dhiranan galiye Baybars oo aha wakhtigas falago isaga iyo cidankisa kuso celiye safka hore ee mamalukta wayo tayadisa ayo oga, dile kuwii risalada ugu Kene hogamiyaha tatarka wayo risalada mid waxe ehed aad u cabsi galise musliminta iyo hogamiyashi maqashe hada Maqashid adiga xata wad layabi donta waxa uu uso qore. Waxa uu qayameye indhaha tatarka isaga dhige ine cararayan dhincaha kaga imanaye iyo isaga habenkasto iskaga dhigaya ino hele birimada (cidamo kale) calamankale ayo markasta uso dhibaye. Qudus isago Ya muslimin ku qelinayk ayo seftisa kaga la so dagaya marki cidamadusa cules badan so fulo si uu udhiro galiyo. Dagalka marke kugulestan. Tatarka waligod hore loma Jamin dagal nocaas oo kale ah. Tatarka waxa dhihi karta cadho ilahe aye ku ahayen muliminta wakhtigas wayo ayaka Aya sixun isku lenaye. walalo Aya boqortoyo isku dilaye, anaka boos (dhulka dhaxalka ah) isku dilna😅 kaso tag Baybars waxa uu dilaya dagalaka Marko dhamado Qudus waxa uuna Masaru mamilaya 15 sano wanna mamluka kaliya ee Mudo intas ah mamulo Masar inta kale 5 sano wax garay wa yaryihin niyada ku haay waxw mamulaulayen Eygypt 200 oo sano 💀 Filim hadi laga sameyo waxan wali waye.
@FaaisoSalaad-t6c
@FaaisoSalaad-t6c Жыл бұрын
Sxp no guxiji taariikhda cusmaaniyiinta❤❤🎉🎉
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 2 ай бұрын
Dawladahan muslimiinta ee imiku hadday carruurta sidaa utabobaran lahaayeen hubaal gaaladu way ka leexan lahayd 😂
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Жыл бұрын
Waw! run ahaanti mamaalikta qasadooda wax lasoo koobi karo maaha wxn jeclahay magacdoda cizzu diin aybak qidhis😁
@aishayussuf9749
@aishayussuf9749 Жыл бұрын
Omaar inshaar i am kenyan i like watching your videos you are my ROLE MODEL
@YuusufShaacir
@YuusufShaacir Жыл бұрын
❤❤
@apdifatahomein6842
@apdifatahomein6842 Жыл бұрын
Masha allah sheikh mustafe ayaan ka dhageystey macalinkeygii ogaanshoow
@mohamedabdilahi-mp1fs
@mohamedabdilahi-mp1fs Жыл бұрын
Macalin omar wd mahdsnthy waxbnd no faa'iidysy❤❤
@parkhadka
@parkhadka Жыл бұрын
Sheekadanoo dhamaystirran sheekh mustafaan ka dhagaystay alle ha barakeeyee🤍
@apdirizakmohamed5885
@apdirizakmohamed5885 Жыл бұрын
Taarikhda markad ka hadlayzid video dheere fadlan 15minit kuma filna Thanks
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz 8 ай бұрын
Mudada xukunkii shakaratu-dur 8 maalin ayad kuso koobtay lkn waxay xukunka haysay 80 maalin .
@Abdallepoi____1___7
@Abdallepoi____1___7 Жыл бұрын
Ninki faafaahinteda rabo sh mustafa ha dhageysto waa 9qeyb
@axmedcabdullahia5554
@axmedcabdullahia5554 Жыл бұрын
Cumar inshaarow dowladul baysan dhiiniyah kasoo hadal ama dowladii maquulka
@Twentyone-man
@Twentyone-man Жыл бұрын
Lakinse tooraan shah waxaa ka danbeyso oo mishin u u dhigtay xaaskii uu ka dhintay boqorki ayuubiyinta, islanti dilka ka danbeysay ee la dhihi jiray Shajaratu dur ayadana waa loo qisaasay sidas ayee mamalikta ay mesha ku qabsadeen.
@SUPERMOHAN420
@SUPERMOHAN420 Жыл бұрын
wlhi habeen hore unbaa mamaalikta KZbin ka radiyay wana wayay omar ishar allh haku xafido qalbigena waxa ku jira og tahy
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 ай бұрын
Mamaaliiktu adoomay ahaayeene Wagner waa shirkad
@muniircadekacade1199
@muniircadekacade1199 Жыл бұрын
Adoonsi Maaheen Ee ciidamo In lakala gato bay aheed Zida inaa lacag intaa qadato oo boqor utago boqor kale Uuna kasoo gato ciidamo Waxey doonan ha ahaadaane
@YasiinMaxamed-h5d
@YasiinMaxamed-h5d Жыл бұрын
Mahadsanid waa tariikh cajiiba
@duraannuur
@duraannuur Жыл бұрын
Yaab yaab yaab😮 Intaas aa ka soo shee kaysay salaaxudiin ugu horeeyo waa sufiyo kuli. Xitaa maxamed alfaatix waa sufi qaadiriyo ah Wahaabiyo. Malaha miyaa ragaan okle iyo wax udhow bal soo sheega Mase ku dawladaha islaamka dagaalka ka dhexwada ee is qarxinaayo lee mu jaahidiin u ah
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 4 ай бұрын
Jaalleyaal maanay dembi ahayn inay laba kooxood oo muslimiin ahi is laayaan sida ayuubiyiintu isku laayeen
@SAMTV1142
@SAMTV1142 Жыл бұрын
Sxb waad ka been sheegtay taariikhda mamalikta ku nuqo mar kale
@abdulqaadirali2072
@abdulqaadirali2072 Жыл бұрын
asc sheekh ku noqo qisada salax ayuubi ma qabin islaantaas shajaratu dur ma qabin boqor kalaa qabay dib ugu laabo
@NuseibaKhalil
@NuseibaKhalil Жыл бұрын
Abowe noso badi Walhi aaad ban ujeclhy tarikhda
@yaabarag4366
@yaabarag4366 Жыл бұрын
Badana ado kahadlayo kuma arag taariiqdeena asalka aheed ee sii duugmeyso taariiq isma qarise Badana carab aya kahadasha iyo taariiqo kale ee naquseen
@MssHawa-u3x
@MssHawa-u3x Жыл бұрын
Qisadan waxan ku dhageystey sh mustafe xaji
@waaniye1977
@waaniye1977 Жыл бұрын
Waad mahadsantahay
@iskahubi3264
@iskahubi3264 Жыл бұрын
Aduunsiga waa waxa ugu yaqyaqsiga badan ee aadanaha isku sameeyeen
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 54 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 93 МЛН
Che Guivara | Aabaha Kacdoonada | Geesi Mise Shuuci Kaliye .
15:12
استمع إلى أغرب القصص المشوقة و العجيبة - قصص ذات عبرة - نبيل العوضي - أروع القصص
3:17:22
Al Imaam Ashaafici | دع الأيام تفعل ما تشاء |
14:09
waa kuma salaaxu diin al ayuubi ? #OGAANSHO salaaxuddiin
10:08
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 218 М.
WORLD BEST MAGIC SECRETS
00:50
MasomkaMagic
Рет қаралды 54 МЛН