Part7. "Hagardaamo-Qaran" Wadahadaladii Somaliland/Somaliya iyo waraysigii Gudomiye Ibrahim Dakhare

  Рет қаралды 4,360

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 3 ай бұрын
Wareye siicid ciise iyo Ibrahim dakhare aad iyo aad baad uu mahasantiihiin illahay ha inaga gabto xiirse inkar gabee isaga buuka oocuudur ah siyadah guul iyo goobanimo somaliland insha allah ❤❤❤🎉🎉🎉
@munaroobleh5426
@munaroobleh5426 3 ай бұрын
Mashalla ❤❤❤❤❤❤❤
@Xasmas
@Xasmas 3 ай бұрын
Guul Gobanimo ❤ NO COD XISBI OFFWAREEN NO COD HUWAN KALKAL NO XAMAR
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 ай бұрын
ILLAHOW RAABO RAXMANOW ADIGA QAADERE JABIYE CADOWGA SOMALILAND GUDHA O IYO JABIYE
@ukulm6841
@ukulm6841 3 ай бұрын
Waad mahad san tihiin saa xii bayaal siciid ciise iyo ibraahim dakhare cissi iyo sharaf ku noo laa da somaaliland na guul guul guul iyo gobanimo.....
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 ай бұрын
Ictisaam ama xusbiga wadan waanu og nahay ,kulmiyaha danbe yaan la saran dhibta ay geeysteen xirsi iyo kabo qaadkiisu ,ilahay munafiiqta ka soo horjeed horumarka somaliland ha jabiyo
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
Xirsi wa laga eryay xisbiga Kulmiya wuxu hada wata Wadani.
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 ай бұрын
Soo kii lahaa aqoon yahay baan ahay oo waan idiinka sareeya ,hadan lacag isiiya ,maraykan lacag miyaa laga soo wayey ,aqoontii lacag ma keeni wayday ,raga qurbaha ka yimid kacag ayay idoon soo doonteen ,iyo inay ina cayaan ,qaar ayaa marfashyada ingiriiska iyo kenada fadhiya ,somaliland guul iyo gabanimo
@khadraahmed3940
@khadraahmed3940 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 ай бұрын
Ninka hooyadii iyo abtiyaash dhoofiyey ama garab qabtay ,muxuu cid kale tari ,waaba walid inkaar ,aqoontu waa kitaabka ilahay, waraqo ayay ku dhiibo aqoon ku noqon mayo ,diinta ayaa aqoon ah ,,ilahay ha inaga qabto munafiqiinta ah ilahay naga qabo
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 ай бұрын
Maxaad ka wadaa: dhoofiyey?
@mahmoudxasan7041
@mahmoudxasan7041 3 ай бұрын
Waar wallaahay waa siganee allaa sarakacay cadow gudaha jooga oo dawladii siilaanyo inoogu dhuuntay ayeynu khatar u galay
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 ай бұрын
Imikay u dhow yihiin inay xukunka qabtaan mar kale. Iyagoo sidii hore ka xoog badan, oo aan qarsanaynba inay Somaliland ka takhalusaan.
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 ай бұрын
WAXAN KAADBGOE XIIRSE GABA INAA YEELIN INAAGUMA DHACIIN😮😮😮
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 ай бұрын
INA SAMTER CADOWGAN UUGU WEYN BUU AHAA INTAA HOOSTE SOO GASHANYE WAA ABALKANEO INUU IDIIN CAAYO😮😮😮😮😮😮
@basragalinle4069
@basragalinle4069 3 ай бұрын
Ahmed Samatar habaar walid buqaba ilma samatar way habaran yihin ini habarani waxba inama yelikaro cadow qarson bu aha Allah ba kashifay
@MohammedMuhumed-yb6uh
@MohammedMuhumed-yb6uh 3 ай бұрын
Ururka duminta qaranimada jamhuriyada somali land ee somaaliya wadani lamagac baxay waa inaynu lajihaadnaa
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 3 ай бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
Maxaa lagu wada hadlaa maxaa laga wada hadlaa
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 3 ай бұрын
Waxa an wali fahmi la’ahay Xirsi waxa uu shibka reer Somaliland u hor joggoo wali badaw gan reer mitigation ah ??? Yanaga qabta shaydan kan 🩸
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft 3 ай бұрын
Ninkan ictisaam ayuu ka mid yahay wixuu doonaya inay somali oo dhan ay afduuban ,waxu og yahay dadka ugu fir firco somaliland yihiin oo hadii ixtiraaf la siiyo ay noqon doonka dal lagu faano ,eeg kinya sheekhyo ku sheeg qaylinay ,ilaa maraykan waa mashruuc alshababnimo ah ,
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 3 ай бұрын
@@asiyahmed-cs3ft Alle haynaga qabto xirsi sablaale
@abdirixiingaaxuure2621
@abdirixiingaaxuure2621 3 ай бұрын
Dhaawaca cidii gaysatay waanu garanaynaa lkn idinku meel kale ayaa u wadaan
@omar7396
@omar7396 3 ай бұрын
Shaydaan ayaa na dex galay.😂
@ukulm6841
@ukulm6841 3 ай бұрын
Siciid ciise Ileeye iyo ibraahim dakhare alaylehe waxaad soo bandhigteen xogo qar soonaa oon shacab ka reer soomaalilaand aanay ogayn hallah ha idin dhawro waxaa soo dhacaynay waa lay sa ga danbeen doo naa.......
didn't manage to catch the ball #tiktok
00:19
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 28 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
The Ultra-Rich Are Building a Separate World Here on Earth | Odd Lots
45:42
Bloomberg Podcasts
Рет қаралды 2,2 М.