Plze ijawaba ilmaha umul ku jiro hadii canaha salid bun ma logu dari karaa
@koritaankacaruurtachannel7329 Жыл бұрын
Maya maya
@adnaomer3016 Жыл бұрын
Asc mom suaal ban Raba inan kuwediyo waxan Hasta will hada sandkii galaya wuu iga xanunsadey intii ubadned wakhtigiisa ma fadhisto mana gurgurto ilkiina waa karagen werwer xogenba iga haya dhankiisa inslh bal wixii tala iguso cawii mom thanks
@shukricali4619 Жыл бұрын
Abaayo Allaha kucaafiyo
@NuurMaxamed-nd5wx Жыл бұрын
Abyo caana aan siiyo gabadhayda waan kudaalay caana fiican isheega 2year iyo bilo
@HindoSuldan-x3s Жыл бұрын
Waxan ugu jeclaahy marka an arko adigo so dhigey mardhaw video waayo wax badan ona ogeyn ayan ogaada mahadsaid❤❤❤
@koritaankacaruurtachannel7329 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰
@mohadalmar-sn9wi11 ай бұрын
Ababoy aniga 6 weak markay ay gaaran ayba sifcn igu seexda lkn 40tanka inty ku jiraan hbn maalin way soo jeedaan 20 saac baa sheegty 5 saac xataa ma hurdaan hbn iyo maalinba maxaa xal ah
@fartuunmohudin Жыл бұрын
Asc abaayoyaal plz iga soo jawaaba hdaa wax igu dhaan taan ilmo yar oo bil jiro hystaa marka wxaad modaa iney wax soo riixeyso iiic iiic uun bey ku jirtaa marka rixitaankaas oo iic ah mxaa waye plz igawaaba
@umumuscabmuscab8601 Жыл бұрын
Abayo calosha aya xanuneysa e dawa calol si
@UbaxDheeman-pw3td Жыл бұрын
byo gabadhayda 9bil ayy jirtaa hurdo fcn ma hesho kuwa kle ayaa ii joogaa markay sharqantooda markay maqasho ayey soo kacdaa mxn sameeyaa