Geedi Sahan waa in Bilad Dahab ah la siiya gold reward the best somali man on Youtber this year
@samadoon70822 жыл бұрын
Waa barnaamijka u aad ugu muhiim ah dalkeenna Soomaalida ee u safra wadankaasi, Mahadsanid
@AA-ze7zk2 жыл бұрын
ManshaAllah qurux dalkooda maxay guruxsadeen Somalina waxey u noolnahay Farxada dadalka kale
@abdallahaaji10522 жыл бұрын
Guleyso wllkey geedi
@travelcaalamka61442 жыл бұрын
best somali youotuber
@claahiofficial19312 жыл бұрын
Keep goin Legend ❤
@AbdibasidAbdisamad2 жыл бұрын
Masha Allah brother Thank you video beautiful
@badrimustafe78302 жыл бұрын
Thanks pro you deserves more wlhy
@samadoon70822 жыл бұрын
Talo: markii ay imaato gorgortan qiimaha iyo in qofku dhaarto, waa in aad ilaaliso xuquuqda qofka oo Muuqaalka laga jaro intaasi. Darawalku wuxuu ahaa qof wanaagsan oo naxariis badan.
@socdaal34282 жыл бұрын
Caadi ma ha Hore u soco
@travelcaalamka61442 жыл бұрын
geedi best somali travel
@ahmednuurofficial37922 жыл бұрын
Hore u soco wllo
@asmacali1112 жыл бұрын
Masha allah
@adamfarah76385 ай бұрын
Well done geedi sahan
@user-pw6di8mx2f6 ай бұрын
Mahadsanid Wll 🇸🇴
@FarhanFarhan-kz9ig5 ай бұрын
Thank you brother, it's good to know the transit system is available at the airport, next week I will be transit in istanbul for 9 hours I will insha Allah try the bus, I want to do my Iftar at Maandeeq Restaurant or Faahiye.
@abdiqanihussein41642 жыл бұрын
Well done. Bro lkn hade macquul tahy maadama aad explore sameeneso. Malaga yaaba dhulki hoyo siiba dhanka koofurta inaa mar tagto explore kusoo sameso meelaha dalxiiska loo aadi karo. just an idea
@husseinhaji6812 жыл бұрын
ما شا الله
@ridwanburale8652 жыл бұрын
Perfect
@mohamudhersi21952 жыл бұрын
Mashalah bro young man u doing go job real somali
@abdirahmaanahmed5722 жыл бұрын
Keep going
@faataxcali2 жыл бұрын
Waa mahadsan tahay wll macluumaad aad umihiima weeye ina inta nooga badisana waa jeclnahy sida qaabka eeyrabor ina ka taktid hotel ku degtid adoo cidna ku hagayn kharsh badana ka baxin .mahadsanid
@daadirmohamed21272 жыл бұрын
Asc bro away abla teshinka saeafka raway ina ka ogado linka hos so dhig adigo mahad san👍👍
@mohametpalfrey2 жыл бұрын
Sxb Guuleyso Dalmar 🥰❤🤙
@mohamedhussienabdi95552 жыл бұрын
Mash alh sxp horeyso
@sharmakegelle32782 жыл бұрын
Masuul sln sare
@elcapo19372 жыл бұрын
Waa muqal An facaya dalinta jooga Turkey ga iyo ku wa imaanaya
@AbdulAhmed-gx2rh2 жыл бұрын
Adoo aad ugu mahadsan warbixintaada Maanshaa Allaah! u ogoloow Odaga waa aabo shaqo usoo kalahay aadbuuna kuula macaamilay waliba si farxadi ku jirto ayuu kuugu soo gudbiyay sababta uu 200boqol uga dhigay maanshaa Allaah. waxaan aad u jeclaan lahaa inaad Tip usiiso waxoogaa qadaadiic ah mahadsanid.
Wan ka helay fiidiyowyadaada walaal aad bay u fiican yihiin, waxaan rabay inaan ku weydiiyo haddii aad isticmaasho baasaboorka Soomaaliga si aad ugu safarto adduunka
@cryptocarrency2 жыл бұрын
Waa mustaf gallery sxb waan ku salamay hadii aa waqti hesho aan is maqalno thank you
@xaajisaam2368 Жыл бұрын
Thanks bro amazing vlog
@nonobobo91012 жыл бұрын
Best somali travel youtuber
@abdulwahidazani23282 жыл бұрын
Aad bad umahadsantahy, walaal
@fayselhassen46812 жыл бұрын
Geedi sahan waad U Qalanta Subscriber
@maxamedsharafyare64410 ай бұрын
Keep going ❤
@khuth.al3ibrah2 жыл бұрын
Mahadsanid. Useful info wll. Jazakallahu khairan 👍
@moadanliveshow67592 жыл бұрын
Keep going brother. Aad baan uga helaa muuqaaladaada. Very entertaining and informative
@ayaansaeed52632 жыл бұрын
Keep going wall best KZbinr geedi sahan
@nonobobo91012 жыл бұрын
Best somalia KZbinr
@zamzammohamed28962 жыл бұрын
Maashallah tabarakallh
@bashiirbashka28312 жыл бұрын
Masha allaah mahadsanid walal
@hassanali50882 жыл бұрын
Horeey usoco bro
@muxyadiindiyeeshe23518 ай бұрын
Shaqa wacan
@KabtanJeey2 жыл бұрын
Waa macluumaad muhiim ah thank you Geedi sahan
@omaari81782 жыл бұрын
Geedi sahan keep going bro Mansha alah
@mosayid12 жыл бұрын
best Somali KZbinrs
@shariffchannel2 жыл бұрын
Masha allah bro kher Allah Haku siiyo wax badan Ayan kaa faaidey
@MohamedAli-jw2jl2 жыл бұрын
Mansha Allah wlll
@hamsexasanhzn93762 жыл бұрын
Maasha allaah keep going bro
@aydenadventures79652 жыл бұрын
Thank you very much walal i have requested this video ❤
@travelcaalamka61442 жыл бұрын
muqaalka caadi ma ahaa.
@maryanabdullejimaale87092 жыл бұрын
Mansha allaha habo
@abdifatahahmed52422 жыл бұрын
Mansha Allah keep your great 👏🏽 job. #geedi Sahan…
@YazinDhere2 жыл бұрын
Aireport Kan maka cusuba mise kii hore
@suliemanmursal89872 жыл бұрын
good job geedi sahan wlle
@abshirmohamed35272 жыл бұрын
Mashallah bro
@N.A.M12342 жыл бұрын
Hedi Sagan keep going bro
@donotgiveuphelpneedypeople22412 жыл бұрын
Geedi sahan si weyn ayaan uga mahad celinaynaa dadaalkiisa iyo walaaltinimadiisa...geesi
@tariqmahamed83212 жыл бұрын
Xitaa laceg ma bixineysid taraamka waad fuuleysaa agsaraay buu ku dhamaanayaa bacedlaha iyo wadhatada
@sayidcalimahamed27572 жыл бұрын
masha allah♥
@nonobobo91012 жыл бұрын
Geedi hore u soco
@camaaryarechanel89392 жыл бұрын
Mnsha allh hore u soco
@muslimmedia47342 жыл бұрын
Mahadsanid
@metoo26212 жыл бұрын
Cuntada soo badhiig turkeyda xagad markiiba utaagtay streetka SomaliDa no soo sawiir
@officialabdiramanywarsame20612 жыл бұрын
Keep going brother ✌️
@yahyeomer78442 жыл бұрын
Keep going pro
@user-dn4ny6ii9sАй бұрын
Walhi waa lajen
@defensegeneral98936 ай бұрын
Walal gadaal fariiso markaad taxi raaceysid fadlan. Magaranayo waxey somalida hore ku jeclaadeen
@Abdikadiribrahim1328 ай бұрын
Bro aksray hadan jogo bishi meqa igu filan
@abdirahmanlaala91342 жыл бұрын
Mohamoud keep going.
@ahmedhassen30382 жыл бұрын
Awesome 👏
@adamfarah76385 ай бұрын
❤❤❤❤
@nasirismail90332 жыл бұрын
Thanks walaal
@mosayid12 жыл бұрын
hore u soco
@fayselhassen46812 жыл бұрын
New Subscriber
@abdullion2 жыл бұрын
Masha Alaah weiter Bruder
@nurtaomar66982 жыл бұрын
Massha alaah
@ahmedyassin66862 жыл бұрын
Oky
@Abdiraheamoscar2 жыл бұрын
Wiil aan sxp nahay $250 aya laga qaday madaarka iyo otagarka 😰
@abdimalikomer31572 жыл бұрын
Applicationka away geedi Sahan
@momomomo26932 жыл бұрын
Cood ma laha clipkan
@defensegeneral98936 ай бұрын
Saxiib adiga nin reer magaal baa tahay oo wax bartay somalida badankoodana waa reer baadiyo ama jahiilin. App lama isticmaalo, sarif lama isticmaalo
@maxamadlabanin5629 Жыл бұрын
Kaso hadal xaduudka turki iyo pulgaria
@AnasAnas-ei8jf2 жыл бұрын
London nosobadi
@tuutevlogs2 жыл бұрын
200 TL waa lacag badan lolz
@AA-ze7zk2 жыл бұрын
Mask ka furo wll Mhdsnd 😀
@maslaxxaliyeofficiall42072 жыл бұрын
muqalkaga cod malahan ?
@Bo-tz4nw2 жыл бұрын
Sorry, not much "Istanbul", just selfies!
@reermiyikamaradhelay32732 жыл бұрын
Your videos are very informative but we (somalis) pay attention to the other nonsense youtubers.Danke dir.
@abdirahmaanburhaan53022 жыл бұрын
Somalida taxsiga ku booda yaa la idin gaadin bus qabso hadaada aqoon somalia waa ku arge waydii ticket jaro lacag yar waye raac wahsiga iska dhaaf lacagta yaa laka cunin 🤣🤣