Qeybta 1aad: ee Wareysiga gaarka ah ee wasiirkii hore ee arrimaha dibada Soomaaliya

  Рет қаралды 65,365

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

Qeybta 1aad: ee Wareysiga gaarka ah ee wasiirkii hore ee arrimaha dibada Soomaaliya

Пікірлер: 211
@Abdirizaksulayman
@Abdirizaksulayman 2 жыл бұрын
Salaada aan ilaalino si ilaahay naarta inooga ilaaliyo
@abdisalamabdullahi4026
@abdisalamabdullahi4026 2 жыл бұрын
Why are all the high profile interviews aired exactly during prayer times?.
@isninamohamed5316
@isninamohamed5316 2 жыл бұрын
Shukran walal Allah kubarakeeyo Waa hadhal wanagsan msha Allah
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 жыл бұрын
Mahadsanidin GAYLAN MEDIA iyo wariye sare FAARAX ABDULKADIR. Aad baan uga helay waraysigaaga.👍🏽👍🏽👍🏽👏👏👏👏👏👏👏
@Ardaaga.Akhriska
@Ardaaga.Akhriska 2 жыл бұрын
Thank you Farah Abdulkadir Mohamed . Waad ku mahad santahay. in aad soo gudbisid. Waxaan ku farxaa markaan arko qof somali oo leh aragti ku saleysan somali iyo islamnimo.
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Musal saladaada xogaha Dhameeska Tiran Aad Noogu soo Gudbiso Waanu u riyaaqanay halkaa ka wada❤️✌️🥰
@boolocadey4661
@boolocadey4661 2 жыл бұрын
Abdinasir : dadkaan wanaaga noo horseeday ilaahaay qadartiiseey nooga tageen kuwii horey iyo hadaba suuro xumaynaaya Qaranimadeenii soo iftiintey nalaga damiyey , soow kama haboona kuwa wadanka maamula inuu noo wareysto mise kuwaas lama waraysan karo .
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 2 жыл бұрын
Nin wadani ah ayuu u egyahay wasiirku madaxbanaanida soomaaliya ayuu aad u jecelyahay masha allah waa kugu raacsanahay wasiir 💕🇸🇴❤️👌🏾
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
😅😅😅 makii dhuxusha xaday😅
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 2 жыл бұрын
Kan Wadaniyad ka fog, He Is a NGO
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
@@mohamedwarsame1269 reer kaan caaqooda xitaa wa wadani ayey ku leeyihin hh ninkii asaga oo dhuxul ka ganacsanayo shaqada laga cayriyey
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 2 жыл бұрын
@@abdirisakisse4277 cudur qabiil baa kuahaya acuudu bilaah qabiilkiisa ma aqaan cudur ka ku haya u dhimo
@hassanmohamed3385
@hassanmohamed3385 2 жыл бұрын
Birmade xasan shekh radiyal allahu canhu Waaka go,antahay inuu soo afjato khawaarijta Alshawaab Oo uuka xoreeyo Somalia iyo geeska Africaba
@anabmohamed9808
@anabmohamed9808 2 жыл бұрын
Masha Allah Somaliya guul isha allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰
@abdullmaalim1510
@abdullmaalim1510 2 жыл бұрын
Again look for fahad yassin because we know he is a man of truth and through his interview we have learned so many things that we didn't know about 🇸🇴
@namiin3034
@namiin3034 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 man of truth kulaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cabaasmahamedsalad
@cabaasmahamedsalad 10 ай бұрын
ப்ப்ப்ப்ல்ப்ப்ப்ப்ப்ப்ல்ல்ல்ப்ப்ப்ப்ப்ல்ப்ப்ப்ல்ல்ப்ல்ப்ப்ப்ப்ப் ப்ப் ப்ள ப்ப்
@mowlidg1929
@mowlidg1929 2 жыл бұрын
Waa wariye aad iyo aad u qiimo badan,masuulki 2aad aqonyahan buuxa,waddani dhba,iyo.hawlkrnimana ku caanbaxay Wasiir Abdi Sicid Muse ..Alah ha ku dhawro
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
😅😅 wadaniyada Midii daroodbaaa ileen Waxaan ogayn in shaqo joojin lagu sameeyey la xariirto musuq maasuq waliba eh dhoofinta dhuxusha😅
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 жыл бұрын
So much thanks Geylan Media, waxaan maleynayaa in wareysigan muhimka ahi aanu mowduucan ku ekeyn.
@mucaadahmed1381
@mucaadahmed1381 2 жыл бұрын
Malafka Xiga Xasan Ali Khayre Inta igu Raacsan Like hasaarto
@mulidabdilahi7218
@mulidabdilahi7218 2 жыл бұрын
May ani rooble leehay
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 жыл бұрын
Wasiir hore iyo wariye Soomaaliyeed wadaniyiin Soomaaliyeed guuleysta 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
Ma tuugi dhuxusha xaday😅
@abdiali4991
@abdiali4991 2 жыл бұрын
Thanks gaylan media you are doing good job keep going back noso badi bahasha wani wata
@abduldurraan1398
@abduldurraan1398 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane Gaylan true journalist Mashlah waziirka wuu ku mahadsan yahay shaqada qaran iyo waajibaadka uu gutay
@Andhiga927
@Andhiga927 2 жыл бұрын
C/siciid muuse cali masuul qaran oo dalka iyo dadkaba wax usoo qabtay alle ha xafido
@abdisheek5255
@abdisheek5255 2 жыл бұрын
Masha allah wax badan ayaan sugaayay waraysigaan aad ayaad u mahadsan tahay
@axmedsheikhmaxamed1896
@axmedsheikhmaxamed1896 2 жыл бұрын
weilgaa dadka ha dulminin
@kamalmuhumed9472
@kamalmuhumed9472 2 жыл бұрын
wareysiyada soobadi suxufi qaranba tahay👍
@fartunmohamed1254
@fartunmohamed1254 2 жыл бұрын
Abdisaciid nin dagan Mashaa allaah thanks Gaylan
@abdiwahab3330
@abdiwahab3330 2 жыл бұрын
Mashalah beautiful wareysi
@wadaniga
@wadaniga 2 жыл бұрын
Qaran soonaaliyeed oo qabyaalad kamadax banaan aan rabbi waydiisano.
@hodanabdi6920
@hodanabdi6920 2 жыл бұрын
Cabdisiciid Muuse cali waa nin wax badan og
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
Tuugadiii wadanka laga raacdeeyey maalinba Mid soo wareyso waa tuugii TPLF la shaqeysan jiray markii danbana maafiyadii farmaajo ka mid noqday asaga oo dhuxusha wadanka xadayana shaqada laga buriyey waa tuugadii PM Rooble uu shaqada ka cayriyey thanks Rooble👌👌
@ashahassan8878
@ashahassan8878 2 жыл бұрын
Illeen wadanba ma jiro ee waa wax dawlado shisheeye ay ku shaqeystaan ee isaga kaaya dhigaya niman soomaali u shaqeeynaya waaba lahaytayaal war soomaaliyeey wax gacanta idiinku jira
@maegal1119
@maegal1119 2 жыл бұрын
Gaylan madia very reliable source 🎉🎉
@luuljaamac2023
@luuljaamac2023 2 жыл бұрын
Wariye hufan aad su'aalihiisu yihiin kuwa Sugan kuna haboon meesheeda❗
@abdiahmed2606
@abdiahmed2606 2 жыл бұрын
Wazir jira iyo wariye dacad ah
@mohamedbashir1772
@mohamedbashir1772 2 жыл бұрын
Wllhi farmaajo iyo intii la shaqeey neeysay Dawladnimo ayeey la yimaadeen lkn Waxaan damiir iyo dad nimo lahayn ayaa ilaahey qoorta noogaliyay oo shisheeye kal kaal wada ah Mida 2 labaad Wariye FARAH Waxaanka codsanaya Wasiirka waxa uu u waramaya waa dadkiisa waxaa daawanaya Aabe yaal iyo hooyooyiin Iyo dad badan oo aan English ka aqoon marka Wasiirka Fadlan u sheeg meelaha muhiim ka English ayuuku wada sheegaya Dadkiina ma fahmayan please afkeena hooyo 🇸🇴 hanoogu hiiliyo 🙏🙏🙏
@abdirisakisse4277
@abdirisakisse4277 2 жыл бұрын
Qabyalad ayaa kaa hadashiineyso ninkaan musuq maasuq ayaa shaqada looga joojiyey waliba cadeyn lagu haayo in uu asaga iyo axmed madoobe dhuxusha ay cumaan u dhoofiyeen lkn wixii faqash eh wanaiyiin ayaad u taqnaan cawaan cawaan dhshay
@mohamedbashir1772
@mohamedbashir1772 2 жыл бұрын
@@abdirisakisse4277 hooyadaa iyo faqashta aad sheegeeyso anaa wasa Qaxbadii ku dhashay wase 🖕🏿🖕🏿🖕🏿🖕🏿
@xasanturky4732
@xasanturky4732 2 жыл бұрын
Tanks pro
@liilbaliil5001
@liilbaliil5001 2 жыл бұрын
Mahadsanid wariye qaaliya wariye cabdi qaadir
@N.A.M1234
@N.A.M1234 2 жыл бұрын
Mashaalah Abdi Saïd Nin maskaxleh o aad misamaya hadalkisa waaya arag Faraxow sidani si mahine ma darigi fahad Yassin so maray BAAD jeexaysa fahad Yassin ki so socdaad tahay
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 2 жыл бұрын
Camera 🎥da wax lagu duubay iyo Tayada muqaalka Waa another level sxb Wow, congratulations
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 2 жыл бұрын
Macquul sxb way Dhici kartaa inaanan adiga ku dhaamo Lkn kuguma beeninayo
@ayaanabdulaahi3846
@ayaanabdulaahi3846 2 жыл бұрын
Maansha allaah guuulaysta
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Nin daacad ah buu u egyahay oo aan dabadhilif u ahan shisheeya
@myusuf951
@myusuf951 2 жыл бұрын
Thanks gaylan and thanks
@BerdiLacshe
@BerdiLacshe 2 жыл бұрын
Mansha alah
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Waa wareysi aad u iftiimiyey waxqabadkii dawladii nabad iyo nolol guul
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
Wasiir Hore Cabdisicid Muse Masuul QARAN 🇸🇴
@abdisharif8315
@abdisharif8315 2 жыл бұрын
Qeybta labaad waan sugaynaa
@issackahmed4868
@issackahmed4868 2 жыл бұрын
Reliable source so far 😍😍😍
@hiishaadanhiishaadan9926
@hiishaadanhiishaadan9926 2 жыл бұрын
caku aduun wakaa shaqadii soo iftiintay laku balaayo humaysikii gaalo qurunka la tuuksanayoalaw noo maciin
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 2 жыл бұрын
Mar haddii aadan hanan karin QUUDKAAGA ama MUSHAARKAAGA oo dawlado shisheeye aad gacmaha u hoorsanaysid, ma noqon kartid DAWLAD madax banaan.😭😭😭😭😭😭😭😭
@En.Hassan625
@En.Hassan625 10 ай бұрын
Ilaha na lehe farmajo raguu xushey waa top
@mahmoudyusuf1841
@mahmoudyusuf1841 2 жыл бұрын
Wareysi heer sare ah. Mahadsanid.
@hghh1358
@hghh1358 2 жыл бұрын
Wasiir dhuxulayste iyo wariye all shabaab ah ayaa is helay
@ahmedsheikh4730
@ahmedsheikh4730 2 жыл бұрын
Gaylan.media.guulayso
@AbdikhalikMHashi
@AbdikhalikMHashi 2 жыл бұрын
Mudane Farah Mahadsanid Sidoo-kale Waa uu Mahadsantahay Mudane Abdisaciid Muuse Ali “Rukun”
@jare3708
@jare3708 2 жыл бұрын
Geylan oo Beesha Daanweyne. Iyo saciid oo reer mahad ah. Looma dhama shirkan. Labo nin o mj ah aaway umadi kale.
@mohamedfarah9298
@mohamedfarah9298 2 жыл бұрын
Weriyihu Wakhtigii waxa uu ku dhumiyey mushaarka Cabdisaciid. The gentleman already answered the process of allocating salary from foreign donors thtough national budget. Please ask the minister the main issues of foreign troops and their mandate
@ahmedlabagolle
@ahmedlabagolle 2 жыл бұрын
Good luck 👍
@zeinabjimaale9662
@zeinabjimaale9662 2 жыл бұрын
Kormay Hayd
@Abdulcadde
@Abdulcadde 2 жыл бұрын
Labo Passbort uu leeyahay Holland & Mareykan asagaa Denbiile ah Rotterdam & Chicago
@haykalmuusetube5657
@haykalmuusetube5657 2 жыл бұрын
Masuul farah abdulqaadir waxan ka codsaneynaa inaad madax wayne hore m c farmajo aad waraysato
@ayaanibrahim3491
@ayaanibrahim3491 2 жыл бұрын
Gaylan Mahadsanid waa wareysi xiiso leh,fadlan Jamaal Wasiirkii Qorsheytana noo wareyso
@xasanafsagaaro7897
@xasanafsagaaro7897 2 жыл бұрын
Guul
@Darwiishdaweeye
@Darwiishdaweeye 2 жыл бұрын
waa sugayey
@burhaanmaxamed7629
@burhaanmaxamed7629 2 жыл бұрын
Great
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane
@faaraxyuusuf1808
@faaraxyuusuf1808 2 жыл бұрын
Waa waraysi muhiim ah laakin in waxan la soo qufu ma fiicna
@wadanidaacad
@wadanidaacad 2 жыл бұрын
NINKAANI WAA NIN SOMALINIMADA KU WEENTAHAY ANIGU WAAN AQANAA ASIGUSE WAXAAN QIYAASAYA INUUSAN XUSSUUS II LAHEEN MARKA WAA RAGA SOMALINIMADA EE FARA KU TIRISKA AH WAA SIYAASIYIINTA SOMALIA LOO FIIRIYO EE WAQTIGA 30 KA SANO BURBIRKA
@ciidcaliciid698
@ciidcaliciid698 2 жыл бұрын
Musalsalkale onather level 💯 👌
@a.m.k9976
@a.m.k9976 2 жыл бұрын
Wariye Faarax guux ayaa ku jira maqalka. Mida kale wareysiga ka daaya erayada qalaad ee Af-soomaali iyo English isku dhafan afkeennu waa hodan uma baahna erayo qalaad in lagu laro.
@liibaanhuseein5040
@liibaanhuseein5040 2 жыл бұрын
Nbenlooga wallahaaya
@Ahmedmysf
@Ahmedmysf 2 жыл бұрын
wariyee Samayn leh Ayaad Noqotay Waraysiyada Aad Siyaasiyiinta Aad Ka Qaadanaa Waxay Noqdeen Kuwo Aad Dadku u xiiseeyaan farah Abdulkadir
@rooblechannel6379
@rooblechannel6379 2 жыл бұрын
Asc, Mudane, shanqarta waraaqadahaada ayaa loo baahan yahay inaad ka ilaalido microphone - ka. Waayo shanqarta lagama maqli karo wareeysiga. MD:Abdisaciid. Thnks. Sidakale wareeysiga waa 100%.MashaAllaah.
@housseinawaleh6991
@housseinawaleh6991 2 жыл бұрын
wariye caalamiya
@ahmedkulmiye8962
@ahmedkulmiye8962 2 жыл бұрын
Kep going
@ubaxxirsi3088
@ubaxxirsi3088 2 жыл бұрын
Okay
@mohamedhared8403
@mohamedhared8403 2 жыл бұрын
Thank you Geylan 😮
@abdiqaadirabdiqaadir5478
@abdiqaadirabdiqaadir5478 2 жыл бұрын
Asc Waankusalaamay faarah abdulkadir waan kaaga mahad celinayaa waraysiyadaada aad daaha kaga qaado xaqiiqooyinka runtii warbixinadaadu waa war lagu kalsoonaankaro waxaan kaa codsanayaa inaad baaritaan kusamayso arin kamid ahayd arimihii caqabadaha kunoqday dowladii madaxweyne farmaajo waana arintii qalbi dhagax waxaan ucod saday waxaan maqlay arimo badan oolagu eedaynjiray dowladaa oo aan run noqon sida ikran tahaliil arintii erataria ciidankii jiray iyo arimo kale sidaa daraadeed waxaN ubaahnahay inaan ogaado waa codsi
@ahmedlabagolle
@ahmedlabagolle 2 жыл бұрын
@sacdasheikh2065
@sacdasheikh2065 2 жыл бұрын
Nin walba ninkuu la leebal yahay ayuu keensadaa farmaajo aqoon yahano ayuu keensaday waxayna wax ku hagaajiyeen aqointoodii lkn xasan wuxuu ahaa qabqable wuxuuna keensaday qabqable
@Abdulcadde
@Abdulcadde 2 жыл бұрын
DOQONKAAN HADAL XATAA MAYAQAAN, FARMAAJO U IL DUUFAY,SHAQADA WAXAA LOOGA ERYAY SHABAAB AYUU DHUXUSHA KA IIBSAN JIRAY
@FreemanV99
@FreemanV99 2 жыл бұрын
Somalia, markasta waxan maqalaa faragelin shisheeye ayaa lagu hayaa. Maxay arrintan keenay? Baahi dhaqaale, shisheeye jacayl, waddani xumo, aqoon darro, cudud iyo ciidan ka raadin, kalsooni darro, waa maxay sobobta dhabta ah, ee siyaasiga Somaaliyeed markasta ugu jajabanyahay shisheeyaha?
@abdirashidawaleh2562
@abdirashidawaleh2562 2 жыл бұрын
Wariye guuuul
@khadarsuleiman6741
@khadarsuleiman6741 2 жыл бұрын
Waraysigan hal cillad ah ayaa ka muuqda waana Waziirka oo adeegsanaya English aad u badan!!!!
@akshaale
@akshaale 2 жыл бұрын
Coordinate= iskudabarid/iskuduwid
@laxawgatv2345
@laxawgatv2345 2 жыл бұрын
Sooboobsiih
@qaasimcilmiahmed9012
@qaasimcilmiahmed9012 2 жыл бұрын
Wcs
@fanaxleeyfaceedakaroon2656
@fanaxleeyfaceedakaroon2656 2 жыл бұрын
guleyso farax weriye anku dhadano
@xuseeabdulaahi6383
@xuseeabdulaahi6383 2 жыл бұрын
Thanks
@mohamedSagal
@mohamedSagal 2 жыл бұрын
Waligey mamaqal mana arag ninkan sawirka iyo video giisatoona shaqada uu Soo qabtayna waa shaqoyin caan ah
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro 2 жыл бұрын
Ninkani Su aala sida uu uga jawabayo Nin uqalma mahan masuliyad qaran taasi wxey ku tusin Inuu tiip ku yimi Shaqadisu jajuus ahed Africa iyo Somalia u jajusayey rer galbeedka
@mrsaid114
@mrsaid114 2 жыл бұрын
Ninkaan Gaylan la dhaho waxaad moodaa in uu qof caadi ah uu wareysanayo wasiir in uu wareysanayo maba moodid
@yasinmayow735
@yasinmayow735 2 жыл бұрын
Codka nadiif maaha
@khaalidfaamoos
@khaalidfaamoos 2 жыл бұрын
Guulayso gaylan media adi cabdi siciid
@sali3492
@sali3492 2 жыл бұрын
Cabdisaciid waxaa lagu xusuustaa inuu dhahay: hala laayo Hawiye
@maxamedmaxamudxusen8089
@maxamedmaxamudxusen8089 2 жыл бұрын
Kan sisin ayu ka shaqen jiray marku xilka hayay dowlada xaga sisinta ayu u qabil sana
@BerdiLacshe
@BerdiLacshe 2 жыл бұрын
Waansugaynay
@ayuubcali9422
@ayuubcali9422 2 жыл бұрын
Musasalka cabdi saciid👏😅
@Qalbi_holcay
@Qalbi_holcay 2 жыл бұрын
Waraysiga waziirka ayaa xiisaha ka qaaday 😢, sidaan u sugaayay iyo Jawaab xumada iyo Aftahanimo la’aanta ayaa I niyad jabisay. Xariif hadal yaqaan ah maaha
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 2 жыл бұрын
Waxa yelaya aqonta kuguyar Nin aqon leh hadad tahey sas mad uhadashen
@ahmedsiyaad9387
@ahmedsiyaad9387 2 жыл бұрын
Muhiimadu waa wax qabadka
@sammohamed9247
@sammohamed9247 2 жыл бұрын
Ninkan aqon umalihi wlhi lkn wuxu u egyahay nin dacad ah dalkisan jecel unaleh aqon Waxa usoqabtay somalia waxe ubahan tahay dad aqon kuyimada mesha hayan not qabil iyo musuq masuq wlhi mudane waziir mar waliba dalkaga dadna ha ugu hiilin dalka aya ubahan dad dacad ah wlhi ✍️Somalia
@Zizouu94
@Zizouu94 2 жыл бұрын
Nin dhuxusha dalka si sharci daro ka ganacsanaye darted shaqada loga ceyriyay aya daacad nimo ku tilmamesa qof daacad hado jiro wa adiga 😂🏃‍♂️
@maegal1119
@maegal1119 2 жыл бұрын
Ninkaan waa nin sare: qof dhib katirsanaayaa majiro.
@xidigahahorumarka125
@xidigahahorumarka125 2 жыл бұрын
Soo dhawaada jaalayaal
@egal2020
@egal2020 2 жыл бұрын
Su'alaha ma hufna Gaylanow, Wasiirkuna halkaas waa ku raftay. Isku karis weeye waraysigu
@hawayassin7172
@hawayassin7172 2 жыл бұрын
Abdi said wadani qaran ,Roble Abdi said Ya siyasadi ku adkaaday kkk
@idleProm
@idleProm 2 жыл бұрын
Microphone.ka waxooogaa waxaa kujiro shucaac badan naga sax
@wadanidaacad
@wadanidaacad 2 жыл бұрын
ARIMAHA MUSHAHARAKA WELIBA AMNIGA QARANKA MA AHA IN AY SHISHEYE IYO HY'ADBA AY BIXIYAAN AMNIGA OO IDIL
@mms8525
@mms8525 2 жыл бұрын
Waraysiga aad Baan uxiisaynhaynaa
@abdullaahiyussuf4937
@abdullaahiyussuf4937 2 жыл бұрын
Asc farah!mahadsanid waraysiga wasiirka. Fiiri warysi mooryaameed maaha. Asc Abdullahi
@Hitthesack94
@Hitthesack94 2 жыл бұрын
Mooryaan waa ku wii ku kufsan jirey jiri yahow ceyrta qaata
@mastarsomali
@mastarsomali 2 жыл бұрын
Warasiyada noo yaryaree
@marshemaslax153
@marshemaslax153 2 жыл бұрын
Warysi iyo warye wyn inoo soobadi had badn aaa ku hary
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
**Riwayadda Ninna Waal Ninna Waani |  Qaybta 1aad | 1998
1:02:20
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 162 М.
"زواج الفاتحة " هل هو زواج شرعي أم يعتبر من الزنا؟..
39:31