Qisada Guusha | ELON MUSK | nin aanan mustaxiil aqoonin

  Рет қаралды 128,621

OGAANSHO

OGAANSHO

4 жыл бұрын

qisada elun maska waa mid aad muhiim u ah cid walba oo isku dayayso in ay guul xaqiijiso , waa mid kamid ah qisooyinka qofka horay uriixaayo .
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 100
@zakariyemaxamed5501
@zakariyemaxamed5501 4 жыл бұрын
Inta hormarka ogaansho iyo omar ba jecel like ha isarto ❤🙏🏼
@ritaj.abdirisaaqhersi1967
@ritaj.abdirisaaqhersi1967 4 жыл бұрын
👊👊🏿👊👊👊👊👊👊👊🏿👊👊🏻
@mohamednor1229
@mohamednor1229 4 жыл бұрын
Zakariye maxamed hhhhhhhhhhhh jeaceylka cumar is like kaaga maxaa iskuxiray?
@MrWISDOM7080
@MrWISDOM7080 4 жыл бұрын
dadka coment iga ku qora inta hebel taageerto like saara waan ka yaabaa
@sahnuuninaaleeye3023
@sahnuuninaaleeye3023 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@MohamedMohamed_IP
@MohamedMohamed_IP 4 жыл бұрын
Qisooyinka waa shidaal qadasho iyo dhirigelin noo soo gelin qisooyin guulo laga garay si aan ugu tusaalo qaadano Mahadsanid Waqtiga aad inoo huratay 👍 iyo qofka aqriyo comment-tigayga
@xamzezubeer5750
@xamzezubeer5750 4 жыл бұрын
Omer marka hore wan ku salamay walal, dadkena somalida ah marka hore waxay is waydiinayan hawlaha sidanoo kale ah ma qabsani karta wayna ka niyad jabaan, balse hdi rabitaankodu uu yahay mid dhab ah runti ama ay dacad ka yihin qabashada hawlaha mustaqbalkooda marka way qabsani karan wayna awoodan, barnaamijyada nocan oo kale ah waa kuwo aniga shakhsiyan i dhiirigaliya ina tusa inay jirto fursad aan adunkan wax uga badali karo hadi aan dadaal iyo rabitaan arinkaas khuseeya aan sameeyo, jasakalah khayr walal omer❤👏👏
@zackyassin281
@zackyassin281 4 жыл бұрын
We Need This Topics
@musemohamedabdalla1456
@musemohamedabdalla1456 3 жыл бұрын
Right we need
@user-sj6gi3ww8z
@user-sj6gi3ww8z 8 ай бұрын
Yeee
@mustafadhamac3734
@mustafadhamac3734 4 жыл бұрын
Motivation ku waa source kaliya ee bina aadamku kadabqaato. OGAANSHO
@warsameahmed9921
@warsameahmed9921 4 жыл бұрын
Midaan oo kale waa midaan aad ugu baahnaa. Aad baad u mahad santahay saaxiib Cumar inshaar. Allaha ku barakeeyo.
@Kororsoofficial
@Kororsoofficial 4 жыл бұрын
Aaado weyn waa mowduuc dhiiri gilin ah rajo ayuna nafta galiyaa soobadi omar allaha ku xafidee
@mohamedhaaji1989
@mohamedhaaji1989 4 жыл бұрын
Zxp qisada guulaha dhiira galinta leh ino so badi thank u💝
@saedahmed7153
@saedahmed7153 4 жыл бұрын
Masha allah wll allah haku sharfo qisooyinka guusha waa jeclahy in aad mar wlba ka hadasho iyo waxyaabaha na dhiirigeliya oo dhan Mahadsanid walla Cumar inshaar❤
@garaaadibnuahmed8664
@garaaadibnuahmed8664 4 жыл бұрын
No view Omar zxp Noo soo badi mowduucyda noocan Si aan uga shidaal Qaadano
@cabdilahiali117
@cabdilahiali117 4 жыл бұрын
Waxaan ku latalinaya dhalinyarada Somaliyeed in wax ka Bartan OGaansho iyo qisooyinka dhulaha maha in marwalba iska dawano OGaansho hadana wax is badala anjirin dhalinyarada Somaliyeed waxaan leyahay hurdada kakaca si aan hormar ugar no dhalkeeena Somaliyeed
@cabdilahiali117
@cabdilahiali117 4 жыл бұрын
Aan ujirin dhalinyarada Somaliyeed waa in ay wax ka bartan oGaansho
@radioquraan528
@radioquraan528 4 жыл бұрын
Oday somaliyed walaal subscribe ii saar
@somalipupg3597
@somalipupg3597 4 жыл бұрын
shiidal hadaad u bahantahy kalinta kugu dhaw mad ka wayaday wll🤷‍♂️
@inafaarahbaad5637
@inafaarahbaad5637 2 жыл бұрын
yess walal cumar allah ha ku karemoyo we need more alot
@jimcaalemuse4254
@jimcaalemuse4254 4 жыл бұрын
asc noo so badi wll cumar ishaar qisooyinka guusha
@Dintaislam77
@Dintaislam77 4 жыл бұрын
No soo badi omar mowduucyda noocan
@Samo-Wade8251
@Samo-Wade8251 4 жыл бұрын
Mnzhallah teacher Omar inshar Goforward wll
@engkuukaay070
@engkuukaay070 4 жыл бұрын
Run ahaanti waa barnaamij fican lkn wxn jeclan lahaa inaad u badiso dadka wadamada duruufaha adagi ka jiraan hormarka ka xaqiijiyey si aysan naftu noogu sheekayn in dadkasi ay fursado bdn haystan Waana mahadsan tahay @omar inshar 👍👍
@abdirahmanmohamednur1748
@abdirahmanmohamednur1748 4 жыл бұрын
Masha Allah =yes -asbuuciwa hal mar noo soo tawi
@kingaxmedcadde9875
@kingaxmedcadde9875 4 жыл бұрын
Waa ladhacay runti🙏 bro noowad qisadaha guusha🙏❤️
@abdishakuraden7815
@abdishakuraden7815 4 жыл бұрын
Mash allah waa dadaal aad u wayn oo ubahan in talo iyo tusaale lugu qaataba ah wxaan ku odhan lhaa ogaansho nooso badi muqaalo noocan ah siday nuugu noqoto ku dayasho
@axmedyaazin5153
@axmedyaazin5153 2 жыл бұрын
Mawduucyadan iyo barasha wax cusub Iyo in aan dunida la imaado waa riyadayda mawduucyada noocan oo kale kama anan kaceen Xata hadii baskoolad laygu hayo ficil odhaah murti wan ka helay Alan musk waa shaqsi dadaalay Mahadsanid omar inshaar Alle cisag
@muunaomarabdirahmanshacni6466
@muunaomarabdirahmanshacni6466 4 жыл бұрын
Shugran akhi aadban ujecelahy barmamushka guulah waad ku mahadsanta dhiirigalinta guush
@abdiazizahmed3269
@abdiazizahmed3269 4 жыл бұрын
masha allah noo soo badi wllo omar qisooyinka guusha.
@bashaashhajji4573
@bashaashhajji4573 4 жыл бұрын
Inta rasuulka jecel scw like izara wa iga codsi❤❤
@sangfan4278
@sangfan4278 4 жыл бұрын
Waa danbi
@maxamedismail155
@maxamedismail155 4 жыл бұрын
Ilahy kabaq nio
@mahdiahmedsh.mohamud190
@mahdiahmedsh.mohamud190 4 жыл бұрын
Waa danbi nbk scw inaa like ku raasatid jooji wll
@guulwadetube1564
@guulwadetube1564 4 жыл бұрын
Sxp arinkaan waa danbi inaad nabiga (n.n.k.h)like ku raadsato. Fadlan jooji walal mahadsanid
@KIIKOEDITS1
@KIIKOEDITS1 4 жыл бұрын
Rasulka like hakuradin place
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 4 жыл бұрын
Mahadsanid Walal Omar,qisooyinka guusha noo soo badi
@zakiadem5417
@zakiadem5417 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay codsiyadeen dadka ku xiran ogansho inad naga aqbasho mahadsanid.
@luqmaansacad2776
@luqmaansacad2776 4 жыл бұрын
Wllkay macallin Omer Inshar guul baan kuu rajaynayaa 200k ku dhowdahay Hore u soco ❤❤❤
@suleenaqaali7295
@suleenaqaali7295 4 жыл бұрын
Mahad sanid omar inshaar Gulahan iyo kuwa kasii waa weyn ayaan rajaynaa inshaa Allaah Adna omar guul wacan wax badan ayad inoo fa idaysayer
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 4 жыл бұрын
Qisada guusha iyo dhiiri galinta waa loobahanyhy mahadsanid ustaad Omar inshaar
@ayaanhussien868
@ayaanhussien868 4 жыл бұрын
Aad baan ujeclahy mowduucyada dadka guusha gaaray waxaan rajeynaa in maalin uun guuleesto ane guul taariiqi ah inshallah hadii aan noolahy thanks walal horay usoco
@kamilbalayah1885
@kamilbalayah1885 4 жыл бұрын
Alleh haku sharfko macalin Abalkaga ma gudi karne cilmi ayad na barta wakhti badan aad na gashata ee hore u soco 🤗
@FactsForYou2025
@FactsForYou2025 4 жыл бұрын
Ogaansho walalken sxbkeen Omar inshar alle ha ku dhowro wlh wxbadan baad inoo faaidysy Hdan dhalinta somliyed nahy waynu kujeclnahy ❤ ilahy haku dhowro sxb Omar ❤❤
@macalincabdiraxman5060
@macalincabdiraxman5060 3 жыл бұрын
Waa mahadsantahay marka hore, intaa kadib waxaa kahadashay mowduuc aan aad ujeclahay wallahi waana wax alifaada ama hal abuurka aad oo weyn ayaa noo dhiira galisay Dhamaanteen Aduun iyo AAKHIRO wax ka qeyrbadan Allah hakuugu badalo اللهم ءامين ياري.
@ahmedhasan756
@ahmedhasan756 4 жыл бұрын
Mashallah
@craxmaanaxmed3249
@craxmaanaxmed3249 4 жыл бұрын
M.a sxb Omar Inshar allah kuu siyaadsho aqoontaada ee inoo soo badi barnaamijyada nuucaan oo kale ah. Insha allah .
@jimalodinenoorhsaan9559
@jimalodinenoorhsaan9559 4 жыл бұрын
Runtii maanta ayaan umaleeyaa inaan hurda kakacay ALLAH S.W ayaa mahad leh oo isoo gaarsiiyay Wllken omar adigane mahadsanid wll 👍👍👍
@xabiibtv1198
@xabiibtv1198 4 жыл бұрын
Waa muhim muqaaladaan oo kale si ay dhalin yarada ugu noqoto dhiirigelin .
@nuurteacher3058
@nuurteacher3058 4 жыл бұрын
M.a ustaad oinshar jazaka laahu khayr
@mohamudabdiibrahim3402
@mohamudabdiibrahim3402 4 жыл бұрын
Thank you for your heartedly open.
@bishaarahmed8078
@bishaarahmed8078 4 жыл бұрын
Qisada guusha wey soo laabatay aad ban u jeclahay Barnaamijkaan👍
@HassanAli-gs1ff
@HassanAli-gs1ff 4 жыл бұрын
Ustaad alle ha kaa baalmariyo cilmiga aad noo faa idayso inkasto aad marar baran ka hadashay qisooyinka guusha waxaan soo jeedin lahaaa ama argtidayda in aad noo soo jeedisi mawduucyada qisooyinka Guul darada ee dunida ku fashimeyn si iyada aan cashar uga barano oo khalad daagii ay galeyn si aan uga digtonaado ama casharo uga barato si aa adigu hadii aad fursad aad sii xaqiijisi oo iska ilaalisi khalad daaagii ay kle dadkii kaa horey sirta guushana👌🏿👌🏿👌🏿👌🏿 wataaa
@Abdalla02
@Abdalla02 4 жыл бұрын
Hàaaa waanrabaa sxp cumar allah hakuxafido
@abdirahmantriplea5838
@abdirahmantriplea5838 4 жыл бұрын
omar Jazakallah walal Waqtigaaga qaaliga ah waan kaka mahad celinenaa aad galisay muqaalkaan quruxda Badan
@apdiazizahmed170
@apdiazizahmed170 4 жыл бұрын
Keep going wll cumar 🙏🙏👍🏻
@hormariaqoontaada5959
@hormariaqoontaada5959 4 жыл бұрын
Shukran ustaad omar inshaar waxaa kaa codsanayaa inaad noo soo badiso qisootinka guusha iyo kuwa fashilkaba waayo inta aadan baran guusha waa inad barataa guuldarada mahasanid
@mohamedhaaji7632
@mohamedhaaji7632 4 жыл бұрын
57 minute 3500views mncha Allah walalka horey uusoco
@salmaali6135
@salmaali6135 4 жыл бұрын
جزاك الله ألف خير Walal hooyada Qurbaha joogta ee ilmooleeyda fikrad at ku shaqeysankarto iyadoo gurigeeda iyo ilmaheeda an cidleen no so gudbi Walal .shukran
@ajman3154
@ajman3154 4 жыл бұрын
Waa mowduuc fiican
@maxamedcali7127
@maxamedcali7127 4 жыл бұрын
Mnsha allah waa arin fican wankaga mahad celinaa cumar dhiragalinta ad dhalinyarasiso cilmihaha allaha kubarakeyo
@ahmedabdirizak516
@ahmedabdirizak516 4 жыл бұрын
M.a runtiiii waaa mawduuc aaad ufiiican qisada guula noobadi cumar ishar sxp rabi haku xifdiyo
@farhan_taffo
@farhan_taffo 4 жыл бұрын
Barnaamuj yadan dhirigalimta jecliyaaa kuwasaas umarow noso badi
@AliAhmed-ct3zv
@AliAhmed-ct3zv 4 жыл бұрын
Sc. Marka hore mahadsanid Walaal waxaan kugu la talin lahaa Inaad mowduuc ka diyaariso dowladihii caalamka soomaray guulahoodi....
@engmohamedosman4915
@engmohamedosman4915 4 жыл бұрын
Msha allah sxp mahdsnid. Waa qiso muhim ah Qisoyinkn cml inoso dhig sxp
@Osriotelectronics
@Osriotelectronics 4 жыл бұрын
Haa wn ubahanahay abowe mahadsanid inbadan, cimri dheer ah alle haku siiyo wllkeyga qaliga
@joman4148
@joman4148 4 жыл бұрын
OgaanSho waa Nin Heer Gadhay Ma isku Raacnay🤔
@abdirazakmohamedali5309
@abdirazakmohamedali5309 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayan u jeclhy qiso yinka dadka guusha garay
@cabdixakinaxmed4730
@cabdixakinaxmed4730 4 жыл бұрын
Aduunyo lamahuraayo, laakiin Guusha dhabta ahi waa mida Aakhirio ee Ilaahey kheyrka hanawafajiyo Aduunyo iyo Aakhiriba.
@awadmg6950
@awadmg6950 2 жыл бұрын
ogaansho ka soo hadal the first car in the wold
@a.hafiidali3555
@a.hafiidali3555 4 жыл бұрын
waa mid lagu farxo inu afrecan yahay keep goin🤗🤗🤗
@a.hafiidali3555
@a.hafiidali3555 4 жыл бұрын
mahadsanid
@suhaibmohet1996
@suhaibmohet1996 4 жыл бұрын
Aad iyo aad ayay dhiiri gelin noogu tahay inaa qisooyinka guulaha dhegaysano Waad mahadsantahay wll OMER INSHAR
@yahyeyousuf4553
@yahyeyousuf4553 4 жыл бұрын
omar inshaar wlhi wax weyn ayaad umada soomaaliyeed u tartay zxp dhiiri galiye weyn ayaad thy zxp zxp barnaamijyada noocan oo kale ah noo badi zxp thnks zxp qlih
@yuusufliibaankuube7781
@yuusufliibaankuube7781 4 жыл бұрын
Wlhi wll Omar waa barnamij aad u wngsn oo na dareen iyo damir Ku siinayo ruuntii wll Omar Allah Ku xafido inoo soo bdn barnamijyada nocaa oo kale shukran wll MCN
@mrabdu1805
@mrabdu1805 4 жыл бұрын
It's the best ones I admire that
@khadiradiamondofficial4221
@khadiradiamondofficial4221 4 жыл бұрын
Ogaansho Abaalkaaga waxaan ku gudo ma Aqaano macalin lkn hadana qalbigaan kaa jeclhy hadii aan heli karo wax adi kuu Qalma waanku siin lahaa ilaahey waxaad ku hamiyeysoo janatul fardowsa ugu horeyso hakusiyo waxaad noqotey mcalinkyga KZbin ❤❤❤❤❤🔐🔐🔐🔐💎🤗
@abdulahishmohamed2671
@abdulahishmohamed2671 4 жыл бұрын
Mudane INSHAR fadlan mowduucyada noocan oo kale ah soo badi. Sababtoo ah waa ghariib soomali ahaan inaad hesho xogo mawduucyo nocan oo kale ahan. MAHADSANID
@dajiyedalmar9553
@dajiyedalmar9553 3 жыл бұрын
Noosoo badi illahy haku xafidee
@bashiirabdirahman4976
@bashiirabdirahman4976 4 жыл бұрын
First person view Elon musk Video ❤❤👍🏻👍🏻 mar la wareysanayey wuxu idhi Malintii 22hour ayan sahqeyn jirey 2hour so hadha wan sexan jirey shirkada dhexdeda
@ahmedhajjiyuosuf86
@ahmedhajjiyuosuf86 4 жыл бұрын
Waad Ku Mahadsantahay Wll Sidaad No Dhiiri Galiso
@mohamedalimalimabashar4776
@mohamedalimalimabashar4776 4 жыл бұрын
Haa ustaad Cumar Ishaar waa u baahanahey qisooyinka guusha xambaarsan MAHADSANID
@waliidbarre417
@waliidbarre417 4 жыл бұрын
Somalidu wxey iska jaceshay badanaa dhiirigalinta iyo dadyawga guuleystey in looga sheekeyo mrka tixgali jaceylka somalida oo soo wad mawduucyadanoo kale omar oinshaar #👈👈mahadsanid💗💗🤗👏
@MMTV-nh1jz
@MMTV-nh1jz 4 жыл бұрын
Wax kasta wa riyo riyadada hadad Dadal Ku Darto Waad gari Lkn Badana Dadku Markey Xoga dadaln Wey ka Cajisan ♥️ Sida ani okle Lkn Hada Laga Bilaabo Wa Inan Dadal Dherad ah samya Tnx Wll omar
@naemazaet1207
@naemazaet1207 4 жыл бұрын
ThaNk U Teacher😘🌸🙏
@cabdiraxmaanmaxamedaadan4764
@cabdiraxmaanmaxamedaadan4764 4 жыл бұрын
Ustaad omar inshaar aad iyo aad waan kahelnaa qisooyinka guusha inoo soo badi mahadsanid
@ameinkarasiyo1525
@ameinkarasiyo1525 4 жыл бұрын
Haa walaalkey omer insha allah noo soo badi
@maxamedsahal7392
@maxamedsahal7392 4 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay wll inaad dhalin yarada somaliyeed aad ku dhiira galiso horu marka
@enghaashi
@enghaashi 4 жыл бұрын
Maclin Omar inshar wll Qaaliyaa Mclin waxtar leh please say masha allah🙏
@mohamedshaafi1264
@mohamedshaafi1264 4 жыл бұрын
Qisooyinka guulahaa waa mowduucyo aan aad ugu xiranahey hadii aad soo badisana waan kaga mahad celianayaa
@dhaqankeenasuuban6311
@dhaqankeenasuuban6311 4 жыл бұрын
Alle ha ku dhawro macalin cumar waa shaqsi umadda jecel wanagooda
@fatahzerka7518
@fatahzerka7518 4 жыл бұрын
well done, you inspire and motivate people 💪
@ahmedomarofficial5944
@ahmedomarofficial5944 4 жыл бұрын
Masha allah walaal hore uscoo waadna mahadsantahay sida Qurux badan aad nagu so gudbisay Saaxiibada subscerib igu caawiye
@MohamedHussein-uy7ny
@MohamedHussein-uy7ny 4 жыл бұрын
Omar guuleyso
@shucaybaxmed9578
@shucaybaxmed9578 4 жыл бұрын
Mowduucyada nuucaanaa noo soo badi sxb aqyarta kale hadaa igu raacsantihiin like me
@salaadaalta1327
@salaadaalta1327 4 жыл бұрын
Ogaasho inta kuxeran lika ha isarto plus anaa ugu horeyo manta
@xasancali1
@xasancali1 4 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay kanaalka Ogaal qisadan aad noo soo bandhigtay. Waxaan kaa codsanayaa sidaan oo kale inaad raadiso qisooyinka cajiibka ah si ay Somalida isku mashquulsan ay ugu baraarugaan in ay wax qabsan karaan si aan u guuleysano. Thanks
@EMEX08
@EMEX08 4 жыл бұрын
Guuleyso wllkey noso badi qisooyinka guusha alle ha kaa abaal mariyee
@crahmani
@crahmani 4 жыл бұрын
Waan rabnaa motivations fara bdan thanks
@abdiraxmaanibraahim7466
@abdiraxmaanibraahim7466 4 жыл бұрын
I like lessons like this
@aamiinazabdulaahi6395
@aamiinazabdulaahi6395 4 жыл бұрын
Plz more Omar 👌👌😊
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 4 жыл бұрын
Qisoyinka guulaha wa mid aan aad udaneeyo waxaanan ahay guul doon inshllh in ilaahey igu guleyo bn rajeynayaa
@aliyamostfa4859
@aliyamostfa4859 4 жыл бұрын
Maasha allah...runtii waa mawduuc dhiiri gelinaya dhalinyarada inta qabta rajo hal abuur..alle haka abalmaryo ustaad omar nona soo badi insha allah
@yahyeadanofficiallchannel5217
@yahyeadanofficiallchannel5217 4 жыл бұрын
Thank so much Mr Ogansho I swear you have changed our life’s brother keep it up ones again thank you
@maymuunali6201
@maymuunali6201 4 жыл бұрын
Cajiib😯 wlh qof walba guul wuu gaari gara waaa haduu go'aansado 💯
@Alinormohamed
@Alinormohamed 4 жыл бұрын
Yes Omar aad baan ugu baahanahay qiso yinkaan oo kale
@sunduscarab8354
@sunduscarab8354 3 жыл бұрын
Thanks wllky haa aad iyo aad noo soo badi muuqalada noocaan ah
@suleenaqaali7295
@suleenaqaali7295 4 жыл бұрын
Qisoyinka gulahane inoo soo gali wax badan waliba Mahad sanid
@calicade1697
@calicade1697 4 жыл бұрын
Mhd sanid wll haaa barnamij nuucan oo kle haa wankga mhd celin laheyn
@saidisak3479
@saidisak3479 4 жыл бұрын
Barmijkan ad ayu ii cajab geliyey Noo so badi barnamijyadano kle ustad Hore usoco
@engratam5412
@engratam5412 4 жыл бұрын
Dhiiragaliye Cumar inshaar. Waan kuu mahad celinayaa ilaahay Cimrigaaga, Caqligaaga, Cimaadkaaga iyo Maalkaagaba hakuu barakeeyo. Runtii markasta Saas uga Hadal baraamijka Guulaha iyo Dadka Noloshooda Badalay. Oo Waliba Noo soo badi. Fadlan. Mahadsanid
@jonnydeep8058
@jonnydeep8058 3 жыл бұрын
Qisooyinka noocaan oo kale ah naagu soo celi walaal, tiqaafo badanna waa lagga helaha dhiirigalin way tahay qofka inuu wax qabsado. Mahadsanid 🙏👍
@naimaqueen6770
@naimaqueen6770 4 жыл бұрын
jazakalah wll omar inshar 200k soon insha allah my channelkeygah💖💖
@maxamed-karamaa.xasan.3657
@maxamed-karamaa.xasan.3657 4 жыл бұрын
Wall Cumar Mowduucyadani oo kale kusii soco, oo noo soo diyaari.
@MOHAMEDAHMED-wp4ow
@MOHAMEDAHMED-wp4ow 4 жыл бұрын
Masha Allah aad bd u mahad santhy wlo shekadan dhirigalin ayey no thy sida qof wax u gaar ah ama wax cusub lagu so kordhiyo aduunka
@akramyare2258
@akramyare2258 4 жыл бұрын
Fashilku ceeb maaha!! Ninkan inaan ku deydo waa muhiim😊
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 14 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
Qisada guusha ( 3 ) Rag salka hoose kasoo bilaabay
14:27
OGAANSHO
Рет қаралды 228 М.
Dabinka jiirka | Shaqada & Adoonsiga | Mowduuc muhiim ah |
10:48
Elon Musk | Ma la gaaray xiligii caqliyadeena la gumaysan lahaa?
10:46
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55
30 sifo oo ay leeyihiin dadka indheer garadka ah | #OGAANSHO
14:26