Alle cafimaad deg deg ha siiyo saliga nabiga Badi waliba Ibrahimka ensha allah cafimaad qeyr qaba
@KaltuumaAdil21 күн бұрын
Murad leyahy iso duceya 40 qof ducadoda wa aqbal 😍🤲
@mahdiliibaan418521 күн бұрын
Allah ha ku sahlo wuxii qeyr ka kugu jiro
@CashaKeinan20 күн бұрын
Wll wan Allah kagarajanayaa muradkathi inu Allah saxaloibithinallah
@KaltuumaAdil20 күн бұрын
@@mahdiliibaan4185 amiin yarabi wll
@KaltuumaAdil20 күн бұрын
@@CashaKeinan insha allh xabiibti
@HooyoSuleekha14 күн бұрын
Allah cafimaadka bixiyaa waxan ogabaryaya in u kadulqado amiin yaa rabi Mustaqbal iyo rajayleda waan ku waydine cafi yaa rabi Walaashy siniyaha ayaan kugu soducayndona Wllky carab adigana Rabi hakaralinoqo
@abukarcadoowe117821 күн бұрын
Wllshei ilaahey swt ha kaa dulqaado dhibaatada ku heysato culeeska ku heystana ilaahey swt ha kaa qaado I.a qur aanka kariimka ku dadaal Mar walbo qur aan is saar wllshei I.a
Yarabi illahow cafi gabadhan aaba allah unaxaristo❤
@nunuure052720 күн бұрын
Walashay qaali waan kuu soo doceyneynaa insha Allah abaayo qur,aan aqriska iyo saaltulaylka badso waysada iyo Adakaartana ku dedaal insha Allah ilaahay haku caafiyo
Abaayo mcn ilaahey ha ku cafiyo Ilaaheyna ha kaa dulgaado dhibka insha'Allah abaayo mcn waa cafimaadey
@hanaanahmed173121 күн бұрын
Allah ha ku cafiiyo sheikh rushaaye😢 u tag
@MaxamedSalaad-r4d19 күн бұрын
Shiq rusheye maxaa ka idee I sheg
@asmamuxiyadiinCumar15 күн бұрын
Dikriga haduu rabi ku karsiiyo badso wllshy mcney gaar ahaan saliga iyo laa xawla walaa quwata illaa billaah illahay khyrka haku wafajiyo wan kusoo ducaynaynaa wllshy wali ma soo quran comenti an kan ahayn
Allha caafiyo gabadha walasheyna ah moda kale Hal talo sina Ha aado mesha qur,aamada lagu qoro Wayo Insi io jini waxey ahadanba waa laugan karaa calamado gooniya leyihiin Allha ka saqiree qur,aankana asaa wax walba daaawa u Ah ee meshah ha Aado wll supar carab Walshynana Allha cafiyo 😢🤲
@aazuuazaan12 күн бұрын
Allaha waynee raxmaankaa oo raxiimkaa oo jaliilkaa oo waxna dila waxna noolaysiiya ayaan kuu baryayaa walaashaydiiyeey caafimaad dagdag ah allaaah hakusiiyo hana kuusooceliyo rajada aad adduunka kaleedahay aabana allaha waynee salaamkaa qabrigiisa hawaasiciyo kuwa lajecelyahayna rabiigeen hakadhigo walaashaydiiyeey iska samir oo waxkasta udulqaado wahaabkaa ayaa kuu naxariisan walaashayeey saliga nabiga iyo astaqfaarta badi qur aankana akhriso salaatu layl tuko warkaa seexanaysid kuseexo sadexda qulhuwale aayatu kursiga badso sidookale ducooyinka badso haddaa guriga kabaxayso io haddiikaleba markaa soogalayso anna salaada aan tukadaba waan kuuducaynaa caafimaad taab ah allaha wax oofsada hakusiiyo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@TaslimSougueh18 күн бұрын
الله يعافيك اختي
@FartuunmaxamedCali-c1k20 күн бұрын
Allah haku cafiyo wll saliga nabigana badso
@SacdiyoDaud-x3g21 күн бұрын
Walaashey Allah kaa dulqaado xanuunka Adunka waa imtixaan tasbiixda badi inshallh waad ka bixi
Wallahi Aad baan Aaga xuma hay Abayo insha Allah Allah waxaan kaaga baryah culeeska kusaaran inuu Allah kaaga dulqaado balaayada kudhi weeyso dhinac Allah hakaa mariyo Abayo salaada kudadaal iyo ducada balbiga Allah hakuu qawoo jiyo
@dahircumarmaxamuud359919 күн бұрын
Abayo allah ku culeeska kaa dulqado rajadada allah ku soo celiyo Ku dadal cibadada wayso la,antana iska ilaali istigfarta iyo saliga nabiga badi inshaalah
@123xamda20 күн бұрын
Allh ha ku càfiyo wllo dhibka allh haka kor qaado😢
@nunuure052720 күн бұрын
Naxriista Alle ha ka quusanin abaayo sabar insha Allah
Ayad korsiga io qulhuwala biribil falaq biribi naas subax io galab ha aqrisato allaha caafiyo i.
@HanaJirde-b6h18 күн бұрын
Yaa Rabi caafimad taam ah sii Allahu Ma Aaliin
@KadraBogoreh20 күн бұрын
Alle haa kucafiiyo huno ee Quran baadan is sar
@HiboMukhtaar-z5i20 күн бұрын
Allah ha kadulqado uleyska kuheysto walashey saliga Nabigena badi scw❤
@mahdiliibaan418521 күн бұрын
Aabahaaga Allah ha unaxriisto walaashey macan,😭😭
@FaadumoCabdi-l1i18 күн бұрын
Cafimaad tama Allah kusiiyo abayo
@AbdirashidSh.abdirashid20 күн бұрын
أسأل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك
@Asmamaxamed645321 күн бұрын
Walalshaydiyey Alle haka duL qado cuLayska marka Labad xawqaLad saliga Nabiga io لااله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين akhriso insha allh wad cafimadi Wax jira macalimad zuhur La dhoh oo habaLo bad oo sidan ah cilajisay plz iLa soo hadadl hadad argto qoraLkayga inan kugu xidho ayaan Raba 👏 Yaa Rabi waa adontadi Ee cafimad sii 😭🤲🏻
@AxmedXasan-j2r20 күн бұрын
Allah ku cafiyo apyo😢😢
@KaalmoSaalax20 күн бұрын
Subxana Allah 😢😢😢
@AbdirashidSh.abdirashid20 күн бұрын
Sabar oo xasus (إناوجدناه صابرا نعم العبد إنه أواب)wxan helnay inu yahay aadon sabar alla wanagabadana aadonkas wa ayub caleihi salam wxu aaha mid uunaqosha badan allh.
Abayo allha Kucafiyo سورة البقرة aqri si joogta ah insha'Allah waa fiicnaane😢
@عائشة-ه2ذ21 күн бұрын
Allah hacafiyo yaarabi😢😢😢😢😢
@CashaKeinan20 күн бұрын
Wll allah axakuafiyoo biithiniallah wll please xooyatha usheg inatha waxaa aragto quran bathan xalakusaro wayo quran karemka walakuafimatha abayo mcn wad afimathi niyada qeer usheg please abayo never give up abayo abayo anigaa waxan kulayee allah iskuxeera wayo qofkee Allah iskuxeera maqasaro runti abayo istagafarati batsiooo saligaa nabika scw salah suunah sithokal qeyamo lekan sogaaa ona tugoo abayo wad afimathi biithiniallah 😢😢
@AbdiqaniKusow-te5df18 күн бұрын
Ilahay hakicafiyo abyo❤
@MaryanaadanIbraahimyusuf20 күн бұрын
Ilahay ha cafiyo dhibatada ka dul qaad❤
@Maryama-i9p20 күн бұрын
رب أعوذ بك من همزات شياطين وأعوذ بك رب ان يحطرون abaayo ducadaas ku cel celi ilaahy hakaa qado xanuunka ku haayo adkaartana badso siiba adkaarul sabaax iyo adkaarul masaa'a iyo aayatul kursiga ilaahy daawo hkuugu daro xppti
@IfraaxHaaruun-g8b12 күн бұрын
Allah kucafiyo Aamina Aamina yaa rabi
@ShaymaMahdi-b1r20 күн бұрын
Alha kucafiyo walashe 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@CABDULAAHIDAAHIRQABOOBE8 күн бұрын
Allow ka dul qad yarabi ana ina dulqad yarabi 😢😢😢😢
@MuminoMaxmedaxmed3 күн бұрын
Alle ha caafiyo walaashey
@MaryanmaxamedYusuf-y9c20 күн бұрын
Allah cafiyo salada sadaqada iyo cibaadada badso dheh😢
@Haliimo5521 күн бұрын
Allah hakaa dulqaado😢
@Axmed-ir3qm21 күн бұрын
Walasheyda Alle Hacaafi Caafimaadka Alle ayaa bixiyee Alle Haka dulqaado waxa ayada dhibaayo Suuratul Baqra Akhrinteeda Kudadaal abaayo Adkaarka Subaxii iyo Galabta Aqriso.
@SaabiriinHussein-zp3lr20 күн бұрын
Yaa rabbi sii cfmaad taam ah 😢
@ayanahmed223410 күн бұрын
Ilahay cafiimaad hasiyo
@SuleimanAden-up5lb16 күн бұрын
Allah ha caafiyo😢
@AymanTahlil10 күн бұрын
Ilahey ka dulqado ❤😢
@Hibo-p5m16 күн бұрын
Ilahy haku caafiyo
@ziinamao598720 күн бұрын
Allah ha qado culeska surada baqara lasin ama aqri wax wabo ayeyka adaga tahay haddii quraanka waa d
@XafsaCrisaaq-n4o21 күн бұрын
Wll qur aan badan isesar,waa ku cafimadasaye,ilaahay cafimad dagdaga Haku seyo