Qiyaamihii | Qoraxda miyaa dhowaan galbeed ka soo baxaysa? | wareegii xudunta dhulka oo istaagay!

  Рет қаралды 53,951

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 234
@drmohamed1968
@drmohamed1968 2 жыл бұрын
alle khaatumadayna ha wanaajiyo 🤲
@fathimabashiir8526
@fathimabashiir8526 2 жыл бұрын
الحمد الله على نعمة الإسلام 🥺😣
@mahedmareykan5329
@mahedmareykan5329 2 жыл бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 2 жыл бұрын
Maasha'allaah Wll Aadan aqoonta iyo caqliga ilaahay hakuu siyaadiyo, waxan aad kahadlayso qofkii fahmaya qur'aanka iyo axaadista suubanaha ee si dhab ahna urumaysan qalbigiisu wuxuu la'ooynayaa jacaylka alle iyo rasuulkiisa سبحان الله mahadsanid wll.
@abdirahmanhussein2983
@abdirahmanhussein2983 2 жыл бұрын
اللهم توفنا مسلمًا وألحقنا بالصالحين
@DjWageone
@DjWageone 2 жыл бұрын
Alle khaatumo wanaagsan ha inagu dilo Insha'allah
@inamouse
@inamouse 2 жыл бұрын
Allha ina amaansado mahadsanid ustd Adam🙏🏾🖤
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad aduunka waxakasocdo noosoo Qash
@Marwanahmedosman92
@Marwanahmedosman92 2 жыл бұрын
Mhdsnid ustad. Allah cilmiga haku siyadiyo.
@hanaddj2182
@hanaddj2182 2 жыл бұрын
Qaf ki ugu horeeyey ee daawad waa aniga waan xiisiiyee bar naamija daada sxb horey u soco ❤
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 2 жыл бұрын
اللهمَّ صلِّ على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما صليتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد. اللهمَّ بارِك على محمَّد وعلى آل محمَّد، كما باركتَ على إبراهيم وعلى آل إبراهيم؛ إنَّك حميدٌ مجيد»
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 2 жыл бұрын
Scw❤
@abdirahmanmahir3975
@abdirahmanmahir3975 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم 🥰❤️♥️
@yaazirdejon1570
@yaazirdejon1570 2 жыл бұрын
Scw
@muscabjr1202
@muscabjr1202 2 жыл бұрын
Scw
@nasriali6733
@nasriali6733 2 жыл бұрын
❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@kaptan-serious
@kaptan-serious 2 жыл бұрын
Waan yaqiinsanaa in qoraxda oo galbeed kasoo baxda kamid tahay calaamadaha waaweyn ee qiyaamaha.lkn muuqaalkan ayaan kusii fahmay habka ey ku dhaceyso.jazaakalaahu kheyran ustaad
@pacificocean7130
@pacificocean7130 2 жыл бұрын
Allah baa garan xiliga iyo goorta qiyaamuhu dhacayo qof bini,aadem ah ma qiyaasi Karo
@samaaraabdullahi2811
@samaaraabdullahi2811 Жыл бұрын
Calaamadihi qiyaamaha inbdn wala arkey lkn kuwi waaweyna wali lama arkin
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 2 жыл бұрын
Qaatumada Khayr Allaha noogu dhameeyo. Daqiiqad kastoo qofku nafta kabaxdaa qayaamihiisii dhacay, xilikastayna noqonkartaa. 2040 inangaarayaba Allahu acla wa aclam
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 2 жыл бұрын
So much thanks Sahanka Xohaha. Waa aqoon dhab ah, ku saleysan qorshihii,qadarkii, iyo rabitaankii ALLe swt, islamarkaana ALLe swt qaddarey in ibnu-adamku inuu waxka ogaado, si inta uu ALLe swt qalbiyadooda wanaaga ku ogyahay ay ugu noqoto baraarujin, isbedelka ku yimi saxarihii carbeed ee weli socdaana ay daaha ka feydeyso xadiiskii Nebiga csw ee ku saabsanaa isbedelka saxaraha carbeed iyo gudhidda harada 🇯🇴
@Moonah0
@Moonah0 Жыл бұрын
Jazakallah Macalin Adam
@askardania9853
@askardania9853 Жыл бұрын
Cilmigaga alle wayne hakugu anfaco wll
@hamzekhalif
@hamzekhalif 2 жыл бұрын
Aqoon yahan, soomaaliyeed, oon Jeclahy, alleh Haku Sharfo akhiiiii.
@s3p0A
@s3p0A 2 жыл бұрын
adaan sahan ugu horeen waanku salaamay 🌹✌️ barnaamijyadaa waan xiiseyaa keep going pro
@guuleedismaaciil4028
@guuleedismaaciil4028 2 жыл бұрын
Jasakaallaahu Khayr wll Aadan
@amaaraabdi1784
@amaaraabdi1784 2 жыл бұрын
Alle hanoo dambi dhaafo 😪
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll adan
@Ummmusdalifa
@Ummmusdalifa Жыл бұрын
أللهم ثبتنا إلى يوم نلقاك
@saamisaed820
@saamisaed820 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
@suldaanmohameth5831
@suldaanmohameth5831 2 жыл бұрын
Subaxnallah 😱 allow khatunada khayr nogu khatim
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 2 жыл бұрын
Allahayaw khatumada khayr noogu khatin
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 2 жыл бұрын
Ilahay awood badane
@mohamedamiin2708
@mohamedamiin2708 2 жыл бұрын
Aadan allha ku xifdiyo wll
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 2 жыл бұрын
Qofkastba waxa uu qiyaamihiisu dhacayaa marka nafta laga qaado ,
@niciimaaxmed9144
@niciimaaxmed9144 2 жыл бұрын
Ad bad uu mahadsanty ustaad
@madoorankareealownoodooral770
@madoorankareealownoodooral770 Жыл бұрын
قال صلى الله عليه وسلم : ويتقارب الزمان
@maakinahmed135
@maakinahmed135 2 жыл бұрын
Waan sugayay mawduucan inaad kasoo hadasho
@sahalhuseen1112
@sahalhuseen1112 2 жыл бұрын
Shukran calamal insaana ma lamyaclam
@asadmuktaarahmed7773
@asadmuktaarahmed7773 2 жыл бұрын
My bro aadan sahan salaan sare from Qabribayah
@laandhereqooqoocalijibraah4676
@laandhereqooqoocalijibraah4676 2 жыл бұрын
Aad iyo Aad Baan Ufahanay Macalin Noogana Dhaadhacy Barnaamijkaasi Runtiina Saaid Baan Ufahmay Maadaamaan Juqraafiga iyo Jiyoolajiga Aan Ku Dheeeeyo Ee Dhalinyaro Tan inoo Taal Ayaa Ah Aan Khaatumadeena Hagaajino Oo Cibaadadeena Aan Laba Laabno Oo ALLAAH Sw Aan isku Xirno Oo Nolosheena Aduun iyo Aakhiro Aan Ushaqaysano Oo Yaan Mustaqbalka Ka Wal Walin Kana Fakarin Allaah Aan isku Xirno Oo Dadaalno Un Saaxibaayl 😊😊😊
@saamisaed
@saamisaed 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة لله وبركاته
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 Жыл бұрын
قُلْ أَرَءَيْتُمْ إِن جَعَلَ ٱللَّهُ عَلَيْكُمُ ٱلَّيْلَ سَرْمَدًا إِلَىٰ يَوْمِ ٱلْقِيَٰمَةِ مَنْ إِلَٰهٌ غَيْرُ ٱللَّهِ يَأْتِيكُم بِضِيَآءٍ ۖ أَفَلَا ...
@Maansheye
@Maansheye 2 жыл бұрын
Aduun wa hadh labadiisa geline ilaahay khatumada khayr ha inogu khatimo
@zakirboss143
@zakirboss143 2 жыл бұрын
Allahayow kuwad jidka quman marisid naga yeel ....
@ZaniaYussuf
@ZaniaYussuf 2 жыл бұрын
الله اكبر ولله الحمد
@khalwaystekhalwayste4597
@khalwaystekhalwayste4597 2 жыл бұрын
Ilaahay hakaa abaalmariyo
@suldaansiciid2001
@suldaansiciid2001 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin
@abdirashidmohamedhassan1693
@abdirashidmohamedhassan1693 2 жыл бұрын
Mowduuc cajiib ah
@ahmedzaki2723
@ahmedzaki2723 2 жыл бұрын
Wlahi intaan kugu dhex jiray waxaan kaa fahmay wacyaabo aanan horey u aqoon😁😚😝😙
@tawakalmadia1840
@tawakalmadia1840 Жыл бұрын
ان يشاء يذهبكم ويات بخلق جديد وماذالك علي الله بعزيز،،،
@abdifataaxmohamed3652
@abdifataaxmohamed3652 2 жыл бұрын
Scw
@maymacumar2571
@maymacumar2571 2 жыл бұрын
Ninyahoo waad mahadsanthy Allah kuxifdiyo intaa inoo sheegti waxee kaweynyihiin wax walibo maanta aduunka lawar heeyo
@gullietosman4674
@gullietosman4674 2 жыл бұрын
Hor u soco walaal waan daawaday laakin dadku kulamafahi karan ee ka dhaadhici bal intii dhago leh
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 Ай бұрын
2040 dhaw miyey qoraxdu galbeedka ka soo baxaysaa qoraxdu subxaana Allah 😢😢
@beerlul0
@beerlul0 2 жыл бұрын
Not me watching after the earthquake subhanallah😭💔💔
@Maaida9
@Maaida9 2 жыл бұрын
8malin kahor aya video yada igu dambese I MISS SO MUCH 😢
@hamseomer4277
@hamseomer4277 2 жыл бұрын
Yaaa 😱😱😱😱😱
@engabdulahi2515
@engabdulahi2515 2 жыл бұрын
Waxyaabaha aad ka hadlaysid qaybiyaat ayay ubadanyihiin oo Alle kaliya baa og sida waxan dhulkaa hoostiisa fog ku jira iyo cabirkooda iyo intay isku jiraan iyo 17 sano ee qoraxda inay galbeed kasoo baxdo ka dhiman...iwm..intaasba Alle un baa og SWT
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 Жыл бұрын
Subxanalaah ilaahay nama joojiyo maalintaa
@sharmaakemaxamed2026
@sharmaakemaxamed2026 2 жыл бұрын
Wll aaadan waxaan ku weydinaayaaa software ama applications aad tarjumaaada u adeegsato wll isheeg mahdsanid
@faadumoshaamaq584
@faadumoshaamaq584 2 жыл бұрын
Anaa Haakon maxa Ii ogashahsy
@falkhal6848
@falkhal6848 2 жыл бұрын
Adan sahan saxib aqoon badan baan kaa faa'idey
@abdikadirmuktaarhassan7651
@abdikadirmuktaarhassan7651 2 жыл бұрын
Inaa Lilahi wa inaa ileehi raajicuun
@Fatuush-u6q
@Fatuush-u6q Ай бұрын
Qaatumada Allaha noo jagaajiyo
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 2 жыл бұрын
Ina khuraafaad War qiyaamaha Bini adan ma oga ee cilmiga iyo diinta haysku Milin hadaad isku misho waxa soo baxaya waxadan ka jawaabi karin 💯 yay sayniska iyo diintu isu khilaafayaan markaad u fiirsato) markaa diintaada ku dhaqan cilmigana inta kaa anfacda ka qaado lkn waxaan isgalayn haysku khasbin aniga labadaba waan aqaan mudaalacona waan ku samayay iyo isbarbar dhig wax isku shuqula mahaa cilmiga iyo diintu way iska hor imanayaan si toosa way isburinayaa markaa waxan islahayn yaan fooda laysu Galin hadii kale been baa ka soo baxay iyo dufaac Indha la,aana tusaale xamliga ama uurka marka diintu sharaxayso iyo marka cilmiga loo eego way isburinayaan toos , markaa diintu waa iimaan iyo aaminid lkn cilmigu waa falsafo iyo tijaabo baraatikaala ama itusoo itaabsii markaa yaan madaxa laysu Galin fadlan
@abdulqanicismaanibrahim2279
@abdulqanicismaanibrahim2279 2 жыл бұрын
Hhh wan qoslay runtii waxaa halkaa iiga muuqata inaadan wax cilmiya lahayn hadaad tidhi diinta iyo maadigu isku shuqul maaha ,mida kale waligaa waxbaa la baadha dagdaga jooji wll diintana si fiican ubaro noocii sheekh mustafe sheegayey hana qone 😁
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 2 жыл бұрын
@@abdulqanicismaanibrahim2279 yyyyyy horta intaanad eed ii jeedin xaqiiqada fahan aniga diinta waan aqaan in macquula maadigana lamid hadaan kuu keeno aayado si cad u khilaafaya sayniska maxaad samayn ,tusaale ayada (خلق من ماء دافي يخرج من بين صلب والترائب)ayadan si Kooban waxay sheegay in ilmaha laga abuuro biyo ka yimaada dhabarka ninka iyo laabta gabadha, ayada tafsiirkeedu si toosa buu saynisska uga hor kmanayaa,waayo marka saynis ahaan loo eego ilmaha wuxu ka Kooban yahah beedka hooyada kaa soo ku kaydsan kiishyar oo riximka dushiisa ku yaala waxana ugxantaa la diyaariyaa markay gabadhu uurka hooyadeed ku jirto 5 bilood oo kaliya waana kuma Naan lkn markay qaan gaadho waxa soo hadha 400-500 oo Beed kuwaaso bil kasta Hal mid soo baxdo waxa taqiixiya xawaanka ku jira biyaha aabaha kuwaas oo ku samaysma xiniinta jidhkana maba galaan waayo Uma adkaystaan heerkulka jidhka markaa maye biyihii ka imanayay dhabarka iyo laabta, tusaale kale xadiiska nabiga wuxu sheegay in ilmaha neefta lagu afuufo 4bilood markuu jiro waxa jira xadiiskale oo sheegaya 40 cash o sida ibnu xajar ku sheegay sharxu bukhaariga guud ahaan ilmaha inta ugu yar ee naf lagu afuufi Karo waa 40 -4 bilood islaamka , dhanka sayniska wuxu qabaa in ilmuhu markuu jiro 25 casho wadnihiisu dhaqaaq samayo halka ay qabaan in nolosha laga dhaxlo waalidka wax ruux la dhaho ama naf anay jirin, quraanka waxa lagu sheegay maraaxisha ilmuhu maro ay ka mid tahay dhig ama Xinjir kuwaan saynisku ma qabo takale quraan Hal ayad oo sheegaysa in dhulku kubad yahay ma jiro bal ayadha quraanku inuu fidsanyahay bay tilmaameen si cad) quraan samada saqaf adag buu ku sheegay halka saynisku sheegay dabool gaasasa quraanka caqliga wadnahuu ku sheegay sayniskana maskaxda oo aaa Cadaan quraanka waxa laga dhadhansanayaa in qoraxdu dhulka ku wareegto waliba culimada tafaasiirtii horena ay sheegen halka sayniska lagu ogyahay in dhulku ku wareego xidigaha quraanku wuxu ku til maamay wax shayaadiinta lagu rajimo halka sayniska aad ogtahay intay baaxad leegyihiin arimahan oo faahfaahsan masaadir leh hadaad rabto iyo kuwa kale waan kuu sheegi yaan been laguu sheegin quraan iyo saynis isku shaqo mahaa Akari tafaasiirta dabari ibnu kasiir qurdubi dhamaan axaadiista nabiga bal way iska hor iman si aad ah qofkii cilmi labada Dhanba leh wuu yaqaan kii dhankaliya ka yaqaana wuxu moodi inay isku mid yihiin xitaa aragtida in dadka ay daayeer ka yimaadeen waad taqaan sayniska halkuu ka taagan yahay quraankana waad taqaan
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 2 жыл бұрын
@@abdulqanicismaanibrahim2279 markaa zxp diintaada aamin sayniska inta kaa anfacda ka qaado lkn hadaad isku dabaqdo waylaka khatarbaad galaysaa diintaada ilaasho okay
@abdikaremabdilahi4723
@abdikaremabdilahi4723 2 жыл бұрын
@@shaykhcawil9958 sxb wax waad fahansan thy balse kuguma filna waxyaalaha aad sheegtay oo dhan culimada islaamku way ka hadleen ee dib usoo baadh culimada islaamku way qeexeen in dhulku wareegsan yahay, inuu wareego, in ilmuhu beedka hooyada iyo manida ninka ka samysmo intaba diinta islaamku ma diidin CILMIGANA 3 AYAA LOO QAYBIYAA 1)qaybta koowaad qofku markuu barto dood iyo muran buu ka qaadaa 2) Qaybta labaadna TAWAADUC iyo isdhul-dhig ayuu ka bartaa 3) Qaybta sadexaadna jahligiisuu ogoodaa oo cilmi raadis ayuu markasta ku jiraa ADIGANA QABTA 1AAD MAAD SOO DHAAFIN EE SXB INTAANAD HADLIN WAX SOO BARO...................CEY IGAMA AHA EE WAA IGA TALO WLLNIMO😊
@shaykhcawil9958
@shaykhcawil9958 2 жыл бұрын
Hhhhhh aniga kuma xaqirayo waa aragtidaada balse iskama lihi waxan aan kuu sheegayo doodna igama aha jawaabaha culimadana waan ogahay waana binii aadan oo ma wada saxana jawaabahoodu kaliya kitaabka allah baa saxan markaa inaan ku qanco si buuxda kuma qasbani waayo anba saynis waan aqaan diintana waan aqaan waliba si wacan waana baadhay raga isku daalinaya waxay ka kooban yihiin kuwo quraanka macnihiisa leexiya oo khilaafa culimadii Hore iyo kuwo kuwo sayniska ka sheega been oo waxay sheegayaan daraasado aan masaadir lahayn aan lacadynkarin intabadana way ku fidmoobaan markaa sida ugu sahlan waa in aad sayniskana gaarkiisa u wado diintana macnaheeda dhabta ah ka sheegto badaana aanad isku daalin waliba qof khabiira waad la niqaashi Kartaa lkn in dad waynaha la khalhkaliyo maaha xadisu naas bimaa yacrifuun , waayo hadiikale qofku markuu arko waxan aad sheegayso inay khaldanyihiin wuu fidmoobi culimaduna waa binii aadan ka maanta jooga iyo kii Hore iyo ka shalay isku aragti maaha qaarbaa is dhiibay hada waad arag Tay cadnaan ibraahiin oo shiikh sheeganaya wuxu qirayaa aragtida tadawurka ama in dadku daayeer ka yimi qaarkale waad aragtay inay filin matalayaan qaar baa aad uga soo horjeeda in dhulku wareego , oo leh hadii diyaarad samara la taaago May taagnaato ilaa dhulku soo wareeegayo oo ay tagayso meeshay u baahnayd maba oga in admosfeerku dhulka ku xisaabsanyahay hhhh runtii fursad buu sii yay mulxidiinta , iminta kan yar ee Sahan waxan islahayn buu isku khasbayaa hadii qawaaniinta fiisigiska la raaco oo la dhaho dulkaa wareega suura gal maaha in qoraxdu maqrib ka soo baxdo mañaba jirto jihi la dhaho maqrib iyo maqshir waayo qoraxi maba dhacdo ee dhulkaa wareega saasana habeenka iyo maalinku ku samaysmaa takale , xadiis nabigu dhahay Abu dar qoraxdu markay dhacdo carshu raxmaan bay ku hoos sujuudaa mana soo baxdo ilaa allah amro inay soo baxdo maalinka qiyaamena waxa LA dhahayaa ka soo bax meeshaad ka timi yacni gabal dhac ka soo bax ,suura gal ma noqonayo waayo cida lala hadlayaa waa qoraxda maaha dhulka markaa waxan isku mid ahayn hadaad isku darto dhibaa ka iman
@gulledaliofficial202
@gulledaliofficial202 2 жыл бұрын
Nio Runta in la isku sheego baa fiican 1:Waxaad tiri qaybta labaad ee dhulka wixii u dhawaaada wey shiilmayaaan, Marka sidee ku dhici kartaa in la ogaado waxa ka dhacaya bu'da dhulka maadama shayga u dhawaada uu shiilmayo. 2:soo lama orankaro qofka ka warama waxa dhacay mustaqbalka in uu yahay kaahin(الكاهن) Ama Wax sheegay micnaha Allah yaa ku cilmi leh waxa dhacaya mustaqbalka ee Gaal warkiisa Hanoo sheegin ee wax na anfacaya noo sheeg❣️🙏
@appujeeri4760
@appujeeri4760 Жыл бұрын
Allahayow(Khatumada_No_Wanaji @Sahanka xogaha
@hamdafarah825
@hamdafarah825 Жыл бұрын
Illahay tobada na wafaji mustaqbal iyo wxa yan lgu fikirin waa aynu tobad keena dhibka aduunka ayeynu ka raysan hddi aynu rabbi uu tagno tagid qurux bdn الله إنا نسألك توبة قبل الموت
@koorabelayo4035
@koorabelayo4035 Жыл бұрын
Haa walahy walaashey. Dadku maba kawarhayan waxan uu aadan kahadlayo imika. Marba hadii saxaafadi caalamku sheegayan in dhulka wareegi joojiyey oo qoraxdu galbed kaso baxeyso dhulki khaliijka ee saxaraha daran ahaana doog cagaaran wada noqdey dee saacadi qiyàame wey dhowdahay walahy. Allaha inoo sakhiro kuligen.
@hamdafarah825
@hamdafarah825 Жыл бұрын
@@koorabelayo4035 Haa wlhi diinta qarib ku noqotay
@nuuradiinsaxardiid6998
@nuuradiinsaxardiid6998 2 жыл бұрын
Nio zxp qalpigaan kasalamay waanan kuwata hore usoco ayan kuleeyay barnamijyadana ino sobadi
@Mofaami-p6k
@Mofaami-p6k Жыл бұрын
Madaxsare👍
@waabdinasir
@waabdinasir 2 жыл бұрын
Allahu Akbar
@khabibcali136
@khabibcali136 2 жыл бұрын
Asc adan sahanka
@cqaadirforlan5733
@cqaadirforlan5733 2 жыл бұрын
LEGEND AADAN SAHAN ILAA 2018 23 MARCH WAAN KULA SOCDA ZXP WAXAAN RAJAYNAYAA INAAN KULANO EE WAA XAGEE ZXP MCN
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 2 жыл бұрын
Turkey buu jooga iminka .
@cqaadirforlan5733
@cqaadirforlan5733 2 жыл бұрын
Run miyaa zxp mcn waad mhsthy pro
@cqaadirforlan5733
@cqaadirforlan5733 2 жыл бұрын
Lakiin burco muxuu uga tagay
@ABDIRAHMAN_1
@ABDIRAHMAN_1 2 жыл бұрын
Anu wxn garan garan waayey siday ku ogaadeen outer core inay intaaz oo kilo meter thy iyagoo montle ka dhaafi waayey 🤔
@Riinum
@Riinum 2 жыл бұрын
Lknse way garanayaan dhulkuu intuu leegyahay tan kalena way xisaabinkaraan
@ABDIRAHMAN_1
@ABDIRAHMAN_1 2 жыл бұрын
SIDAY KU GARANAYAAN WLL
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
@@ABDIRAHMAN_1 waxay ku ogadenilahay sowma nooshegin galada aduunyada waa janadooda waxwalba sida baa logu fududeyey dhanka aduunyada waynoga cilmi badan yihin dadka ogadana waadad yar oo khubara ah
@aishagedi6267
@aishagedi6267 2 жыл бұрын
Waa mida an la yaabay oo isweydiinayo
@aishagedi6267
@aishagedi6267 2 жыл бұрын
@@Xuralcayn my janadoda sidas lagama wado, muslimiinta manta iyagaa sida isyeelay, marba dunida u horrynay
@AhmedSaeed-fp8bu
@AhmedSaeed-fp8bu 2 жыл бұрын
السلاام عليكم
@saarsaareyaryare2889
@saarsaareyaryare2889 2 жыл бұрын
Alla weyn
@omarahmed1621
@omarahmed1621 2 жыл бұрын
. الارض المسطحة
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
امن جعل الارض قراراً(سورةالنمل)قراراً اي مستقراًلا تدور ولا تتحرك. Dhulku madhaqaaqo mana wareego.khuraafaadka NASA iyo Galeleo maa iskadaysid.
@sadiksdk1205
@sadiksdk1205 Жыл бұрын
Ustaad Hortah dhulka ma wareego mise Qoraxda Dhacdo oo soo baxdo
@zackariaali8870
@zackariaali8870 2 жыл бұрын
Dhulgariirka shaley ka hadashey waa tan maanta ka dhacdey gaziantep turkiet. Alaha ku xafido bro.
@siidcalimuxudiin6343
@siidcalimuxudiin6343 2 жыл бұрын
Walal lucid dream ka soo hadal
@cabdimohamud3397
@cabdimohamud3397 2 жыл бұрын
Asc suaal ayaan idin waydiin lahaa goraxda in ay kadoobqxdo meel kala ma waxa kahoreya dijaal cawar labdaas yaa horeya
@claahiyusuf5758
@claahiyusuf5758 2 жыл бұрын
Haa Wllo Dajal cawar Ba Kasoo Horeeya Qoraxda Galbeedka Kasoo Baxaysa
@maxamedxujaale9420
@maxamedxujaale9420 2 жыл бұрын
see lagu ogaaday
@mukhtarshafici8871
@mukhtarshafici8871 2 жыл бұрын
Sidee lugu ogaaday hadii aan la gaarinba 12km la dhaafi waayey waa wax la yaab leh cidii keentay jawaabtaas ayaan ka rabnaah
@Mdam1232
@Mdam1232 2 жыл бұрын
Walhi su,aashaz ban isweydiiyey ?😂😒
@Daawonuurka
@Daawonuurka 2 жыл бұрын
Sidee diyaarad loo duuliyay Sidee mobilka codkayga ugu maqasha oo uu codkaygu u jiidhii waayay gidaar Waryaaa xoolaa tahe😅🤭
@Raaginho
@Raaginho 2 жыл бұрын
Aadanow ma ogthy sxbow waxa ku dhacaya ilhaan cumar
@cumarboqorkaxaafada9396
@cumarboqorkaxaafada9396 2 жыл бұрын
Subxaanalah
@warsamekhadari7892
@warsamekhadari7892 2 жыл бұрын
Events and fact meeday adan coopy rights ku
@hodanxuseyn2284
@hodanxuseyn2284 2 жыл бұрын
ASC. "ILLAAHAY" sow ma oran buuraha waxan ka yeelay dhakawyo si unna dhulka u dhaqdhaqaaqin marka weriye walaal iga jaahil bixi arinkaan?
@kawsarfaaruuq3630
@kawsarfaaruuq3630 2 жыл бұрын
Ilhoow khaatimada khayr noogu khatin😢
@yoonisibraahim7447
@yoonisibraahim7447 2 жыл бұрын
cabdiraxmaan ma waxaad naleedahay qoraxdu ma ahan wax lalayaabo inay kasoobaxdu galbeed miyaanu ku baranay wllo wax caadi ma ahan ee ilaahey u noqo waa waqti cibaado la aqbaleyn waana maalin jimco aduunyo gadoon baana la yiraahdaa wax kadanbeeyo aad nooga sii shekeyso majiraan ee qaladaadka naga sax sxb.
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 2 жыл бұрын
Qiyaamuhu I uu Dhacayo Way zmuuqataa waqtigiisii Baa La Joogaa
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 2 жыл бұрын
Little knowledge is dangerous video ayad so dawanaysaa afsomali ka so dhigaysaa waxaad taqaan nooga warn
@zakariahassan5778
@zakariahassan5778 2 жыл бұрын
Turjumaada lafteedu waa aqoon zhp Xasadkuna waligiiba ma aflaxee ninka ka guq zhp
@faridfarid6561
@faridfarid6561 Жыл бұрын
@@zakariahassan5778laakiin dhulku madhaqaaqo waana fidsanyahay kubadna uma eka. Waxay dhaheen waa kubad wareegaysa oo xattaa siddaas ayey iskoolada iyo jaamacadahoo dhan inoogu dhigeen waase been. Qoraxda iyo dayaxaa wareega oo waataas aad indhahaaga ku aragtid. Miyaadse dareentaa dhulkoo dhaqaaqa? Maya! Keliya waa marka qayb dhulka kamid ah ay gariirto sidda dHulgariirkii turkiga ookale.
@abdikadirmuktaarhassan7651
@abdikadirmuktaarhassan7651 2 жыл бұрын
Wxan umaleyay in aduunka jiri doona in uu u soo jiray in la eg
@siidcalimuxudiin6343
@siidcalimuxudiin6343 2 жыл бұрын
Walal adigoo mahadsan lucid dream kasoo hadal
@assamaawalard4237
@assamaawalard4237 Жыл бұрын
Maalin sadexaad anoo hurda duhur marki dawladdi casir aybso dhowayd ayaa riyo la igu yiri ka kac waxaa Dhow xilligii uu dhici lahaa sunaamiga xilligii sannadkii hore uu dhacay waxaa ka dhimman 3 ama 4 bilood..... Anoo naxsan aya kaso kacay hurdada
@abdihakim7761
@abdihakim7761 2 жыл бұрын
the feilure of prophecy the end of the world🙊🙊🙊
@somaliamusic5651
@somaliamusic5651 2 жыл бұрын
ar adunoo hadey iskugu key aadi rabtaa hee intee usoo gabgabeynee 😢 sodon sano xata ha la ii codeyo
@Mdam1232
@Mdam1232 2 жыл бұрын
Ilaahy ka baq sxp noloshan ilaahbaa xukuma qadarkaagana bad heli waxn waa cilmi badhis xaqiiqo mahan lmna hupo
@abdirzakmohamet1570
@abdirzakmohamet1570 2 жыл бұрын
Iimaan la'aantaan kuhaysa waa xay huuno
@Maslah-v2o
@Maslah-v2o 2 ай бұрын
Laakiin saaxiib sidee lagu ogaaday maadaama aan meeshaas lagaarinba
@sacad.naasir
@sacad.naasir 2 жыл бұрын
Aniga waxaa isku qaban la' markii la is yidhi dhulka hoos haloo qodo 12 km baa la dhaafin kari waayey iyo bu'da dhulku waa goobo waxay ka kooban tahay xadiid adag oon dhalaashannayn. waar yaa tagay ee idiinka soo waramay waxay ka samaysan tahay iyo inay socoto iyo inay socodkii joojisay. waa midaan ilaa iyo hadda la yaabanahay.
@pacificocean7130
@pacificocean7130 2 жыл бұрын
Ilahay un baa og ibnu aadem waxay soo dhoo dhooben ma aamisani
@warsamekhadari7892
@warsamekhadari7892 2 жыл бұрын
Indheer garad ayad thy sxb lkn copy right ka ilaali ok jazaka allah khyr
@khadaribnufaysal7321
@khadaribnufaysal7321 Жыл бұрын
Wax ay ina dhaheeh 8 ilaa 40 km wye. Dabqada u sareysa waa ka aaminey ay sababtu tahy way ay soo ogadeen oo qodeen lkn daqabda dhaxe oo ay dhaheen waa 2,900 km in ay tahy side bey ku soo ogaadeen ileen waa kuwa ina yidhi lama geli karo oo heer kulkeeda baa aad u sareysa wyhy dabaqadaa iyo kuwa ka danbeeya ilaa bu'da mesha ay ku shegeen sidee bey ku ogaaden in ay jirto waayo dabaqadii labaad baaba la dhaafi kari la'yahye war soomali yey gaal wixi uu tijaabin iyo baadhis cad ku soo ogaaday aynu ka qaadano iyaado weliba shaki ingaga jiro lkn wxii caqliga caadiga ah diidayo dee aynu ku diidino ileen wax walba yey inooga dhigin waxyi waxy ina leeyhiin lama geli karo hadana wxy ina leeyhiin waa intaas oo dabaqadood waxy ina leeyhiin birhii la geliyaa wey shiilmyaan oo dhalaalyaan hada wxay in leeyhiin bu'da baa dhaqaqii joojisey hhhhhh !
@cabduqadiircusmaan7419
@cabduqadiircusmaan7419 Жыл бұрын
Alle khaatumada inoo toosiyo
@tajudindayib5867
@tajudindayib5867 2 жыл бұрын
Salamullah sxp🖐
@axmednuur618
@axmednuur618 2 жыл бұрын
Ayadoon daarood laxa suuqin qiyaamha ma dhici karo ..ugu horyn waa in dadkaa kowka laga masaxaa ..inshallah..
@hafsahani
@hafsahani 2 жыл бұрын
Daarood markad laxasuuqayo iyagu maxay sugi oo gacmaha kuwatan waxa dhulka kadhamanaya kuwa daalimiinta oo fasiqiinta oo dilka io fasadka dadka faraya kibirkana oo kabuuxo baa qiyaamaha tirtimaya adigana uguhoreeya kuwaas
@osmanjama6864
@osmanjama6864 2 жыл бұрын
Cuqdada daarood wd udhimanaysaa inshalaah
@axmednuur618
@axmednuur618 2 жыл бұрын
@@hafsahani ama aan kibro ama yaan kibrin naahooy wax kuqusaya maha ..
@hafsahani
@hafsahani 2 жыл бұрын
Ani kibirkaga iskada xita waxba igama agalin nacnacda blse dadka ledahay wan laxasuuqi iyaga gacmaha sonkor io cilaan saran mayano ku qosli mayan ee wala iska kadhicin halkad kafakari lahayden ragow dhul midaysan banu doono war inn wax wada dhisano wax wada berana doni oo dhulkas camirano oo dhulka halka dad oo halka diin hesta halka luqad kuhadlan mesha done dhigan birkin wayo wa dhulkeeni nabad aad doni lahayden caqligaga intas ayu yahay kliya xasuuq io wax wa hore lagasotagad kudhaganthin manta waa maanta shalayna waa shalay Waqtigii munaafaqiinta laga masaxi laha dhulka muslimiinta mafoga ilahay waxan kaga barya cuqdada io necebka qabto inu kusiyadiyo oo aad markuu geelong doobinayo oo xunbada afka kasidenayo oo kale noqoto xasuuq markas waxad xasuuqi karto adi io kuwa kulamidka
@axmednuur618
@axmednuur618 2 жыл бұрын
@@hafsahani hhh waad iga qoslisay ..xanaaqini waa igu kordhisay .. هنود الحمر dadkii la dhihiry maad arag sida loo ciribtiray dabadeedn dhulkoodii loo camirtay . Anigu sidabaa doonaya .
@mustefaosman2893
@mustefaosman2893 2 жыл бұрын
Aadanow Miyayna la kab yada dhulku iswada haysan oo ayna isku dhalaashanayn? Bu’da dhulku sideebay ku dayn kartaa wareega? Hadiiba ay dayso dhulku miyuu la istaago? Mise Bu’du sida carabka koorta ayay dhulka dhax heehaabaysaa?
@Ezy15311
@Ezy15311 2 жыл бұрын
Say ku ogaaden intas oo lakab aaba ka horaysee inay socod joojisay.
@faataxmire8512
@faataxmire8512 2 жыл бұрын
adu seed ku ogaatay inay cadceedu wareegto 🤣🤣
@faataxmire8512
@faataxmire8512 2 жыл бұрын
adu seed ku ogaatay inay cadceedu wareegto 🤣🤣
@Ezy15311
@Ezy15311 2 жыл бұрын
@@faataxmire8512 waxas waa cad yihiin qoraxdu hadey wareegin haben ma jireen.
@faataxmire8512
@faataxmire8512 2 жыл бұрын
@@Ezy15311 ala maye dhulku haduuna wareegin malin majirteen
@aliabdigeedi1117
@aliabdigeedi1117 2 жыл бұрын
@@Ezy15311 waxaa jira wadamo aan cadceedu ka dhicin marka ma dhulkaa wereega mise qoraxda
@axlaamabdulkadir7963
@axlaamabdulkadir7963 2 жыл бұрын
Wcs
Saynisku Diinta Beddel Ma U Noqon Karaa?
12:22
Sahanka
Рет қаралды 19 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Waxyaabo Hada Fiiriso Ama Cunto Fahmada Kaa Tagsinaayo Sh Xassaan Abu Salmaan
6:06
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 62 М.
Churchill | Shaydaankii Ingiriiska ee Daraawiish jebiyay.
9:00
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
Maxay ka yidhaahdeen rasuulka?! | hadallo xikmado ah!
8:02
Soomaaliya iyo dagaalka wakaaladda | Taariikh iyo waaqica!
9:33
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН