Abdinasir macalin Alle naxaristo😢 Wxu aha fan dhamys tiran Laxankan Laac xadhkaha kabanka ayuu ku qaadaya wa xirfad nadir ah qaabki u u tumi jirey kabanka ❤
@fataahjamac8705 Жыл бұрын
Cabdinasir abaalkiis somali may gudin ee ilahay acmaashiisa haw aqbalo❤
Laxamkani waa laac maaha raaxeeye laakiin la yaab ma lihid dadkuba heesaha qaraamka ama laxamada kalla duwan ee qaraamka waxay u wadda yaqaanaan raaxeeye