RIWAAYADDII: "WAR MAHAYSIDE WADDANKII XORROW" (1989) {Qaybtii 1aad}

  Рет қаралды 9,640

Tixraac

Tixraac

12 жыл бұрын

Waa riwaayad ay dhigeen Kooxddii Walaalo Hargeysa oo ay dhaliilaha ku soo bandhigeen, taasoo ay ka qayb qaateen hal abuuro badan maadays iyo waxsheegba isugu jirtey. Bulshadana waxa loogu sheegayey maamulkii dadqalatada ahaa inuu sii hoobanayo. Waxa ku jira errey bixino farabadan oo ay ka mid yihiin Gaas Wardoon, Fadhato, Laba-Gardaaq, iyo kuwo kale oo badan.

Пікірлер: 5
@maxkaawialhashimi6880
@maxkaawialhashimi6880 Жыл бұрын
Abwaan Muuse aaye iyo intii dhimatayba ee riwaayadan ku jirta alle ha u naxariiato
@jiilkacusub3019
@jiilkacusub3019 5 ай бұрын
Waa berigii uu isaaqu waalnaa
@mukhtaarabdi1978
@mukhtaarabdi1978 Жыл бұрын
mnzha ALLAH
@zermaahir186
@zermaahir186 6 жыл бұрын
Duncarbeed(AlN) & ganny & ibrahim gadhle(AUN
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 ай бұрын
waxay ubadanyihiin ragi fank kor usooqaaday. intidhimatay aun amiin
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 21 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 88 МЛН
Shirweynihii Lixaad ee SNM Ibraahin-Gadhle Maansada Dirsooc
15:35
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 35 М.
daawo riwaayad qosol badan abwaan sangub
4:39
Somali tube
Рет қаралды 2,6 М.
Orignal Heesta Daljir iyo Axmed Nuur Jaangow
10:19
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 108 М.
Riwaayad dhaylo jecel
1:30:01
Hawraar Music Production
Рет қаралды 168 М.
MA DHERA Part 3 and last
13:36
Djib Medias
Рет қаралды 363 М.
Riwaayadii quud aan jirin uqoryo  guro iyo kooxdii waaberi (qaybti labaad)
1:03:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 10 М.
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Бутылочка
Рет қаралды 6 МЛН
ЭТО САМЫЕ ОПАСНЫЕ ШАРИКИ В МИРЕ!! #shorts
0:22
САМЫЙ ЖАРКИЙ ШТАТ (@therealoscarmendez - TT)
0:23
В ТРЕНДЕ
Рет қаралды 13 МЛН
😁💸 @karina-kola
0:16
Andrey Grechka
Рет қаралды 8 МЛН