Riyada kaneecada iyo dhilqaha iyo booddada qofkii arko kaneeco ama dhilmaanyo dhilqe booddo

  Рет қаралды 348

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Ай бұрын

Riyada kaneecada iyo dhilqaha iyo booddada qofkii arko kaneeco ama dhilmaanyo dhilqe booddo
Fasirka riyada kaneecada ama dhilmaanyada ama dhilqaha ama booddada, qofkii ku riyoodo asoo dilayo keneeco ama dhilmaanyo ama booddo ama dhilqo riyadaas halkan ka daawo.
#kaneecada #dhilqaha #booddada #dhilmaanyada

Пікірлер: 26
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu Ай бұрын
Mansha allah kheyr allaha ka siiyo
@AdnaMohammed-om9bv
@AdnaMohammed-om9bv Ай бұрын
Asc sheekh rabi raali hakaa aho Waxan kuriyooday anoo arooskayga ladiyaarinaayo waliba guri wayn oo qasriya oo dadban joogan iyo shaqaalo wiilka isku guursanyo wajigiisa caadi uma arkay lakiin waan wada soconay waxba wada cunayn Gurigan arooslagu diyaarinayo waxaa ku dhex arkaa famligayga qaar kamid 2 dumara oo aabahay edo run u ah iyo 2 dumara is dhalay mid aabahay ilmader ruma yihiin midna aayo ader u tahay Saaid yaa ufaraxasana riyadaa shalay ayaa ku riyooday ilaamatana qalbigay farxadii iyo naxdibaa kabuuxda inaanbanan ahay 😢 inaad ii soo jawabto oo riyada ii fasirta rajayna sheekh mahadasanid
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws riyadan waxay u badan tahay si dhab inay u furanto guur fiican aad ku faraxdo ayaad helaysaa inshaa Allaah
@AhmedAbdi-yn7yd
@AhmedAbdi-yn7yd Ай бұрын
Shiiq kheyr allah kusiiyo waxaan kuriyooday labo riyo waxan ahay wiil doob ah mar leydhaayo arooska ane an radinayo gabdha an gursaday kadib wan arka gabdh yar oo qurxoon Riyada kale waxaa ku riyooda maamo daris keyga oo gari wen dar darayo oo dhimaneso
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
Riyada koowad waa nolol aduunyo oo raaxo leh riyada labaad waa arrin aad la yaabi doonto oo la xiriirto naag weyn oo kuu dhow arrintaasna waa dhibaato aad ka nixi doonto
@AhmedAbdi-yn7yd
@AhmedAbdi-yn7yd Ай бұрын
​@@barta-aqoontaqeyr allah kusoo wll shukran❤
@Xudun
@Xudun Ай бұрын
Sheikh waxad ii fasirtaa waxan ku riyoodey gbdh walashay saaxipteed ah oo dhimatey lkn sida caadiga wey noshahey waxba ma qabto riyadana geerideeda laysoo shegayaa 😮
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
Waxaa kusoo gaarayo war iyada ku saabsan aad dhibsan doontid
@munamunish3690
@munamunish3690 Ай бұрын
Asc sheikh gbr aan asxb nahy o kala wadan ku noolnahy aya wxa kuriyode ano gurigo joogo mse tage.pasto dhaadher iyo suugo ayy ii keente .mrkas ayn dahy waa ku afura.gacmaha soo dhaqana mse soo farxalana inta dahy aya kacy si aan u soo farxasho.mrka ay cunad ii keeneyse hoyaded ne mel agteena ah ayy fadidhe.. Gabaaas waa single wx barato hoyaded iyo ayada qurbaha ayy joogan.ana single ahy. Wxbarasho kujirin mana shaqeeeyo sheikh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws waa arsaaq xalaal ah aad helayso waa khayr riyada
@munamunish3690
@munamunish3690 Ай бұрын
Jazaka Allah sheikh
@samiiramaxamed7366
@samiiramaxamed7366 Ай бұрын
​@@barta-aqoonta Asc sheekh waxaan jcln lhaa ind riyadaas ii fasirto
@samiiramaxamed7366
@samiiramaxamed7366 Ай бұрын
Asc shekh waxa ku riyaday riyo dhowr waji leh wiilkayga curad iyo abihiii ayaan ku kulanay meel ingoo meeshi joogna ayaan kala lunay ka dib waxaa saqafka sare ee ee gurga niiga so daatay alwaaxyo aad moodo in laso tuurayo waxaso turayana ma arkaysid waxad mood tibta xawaashka meeshi wn ka tagay ayaan leyahay oo waxan aday magaalo aan u arko tii aan joogay inaysan ahayn magaladi markawaxan kaa kulmay dagaal iyo colaad iyado ay ka taaga tahay sidaan u ordayay waxaa ku dhex dhacay xer ciidan oo laga guuray waan kasi baxay reer dagan xerada dhexdeeda ayn u galay dad aan aqaan ayaan kala kulmay waan la xirxritay aabt8ii ay ku safri lahaayeen ka dib gaari ayaan so qadanay lbo maamo iyo gabdh oyo anga iyo drwlkii meel ayay maamooyinki ku dageen gabdh kle no timid oo qawan niniu garga waday ku yiri afa iska dhaq suuliga gal maamoynki ngu so bteen wn sii bxnay meel tagnay wiilkygii ayaan heley isagoo meel ay dad tagan yhn jooga islaan iyo 2gabdhood ke noo yimid waxbay na waydiiyen wn garan waynay halkaasan kuso kacay ba iso fasir sheekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
hooyo maa tahay msie arday?
@samiiramaxamed7366
@samiiramaxamed7366 Ай бұрын
@@barta-aqoonta Hooyo ahay
@samiiramaxamed7366
@samiiramaxamed7366 Ай бұрын
@@barta-aqoonta Hooyo ahay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
Riyada waxay tilmaamaysaa duruufo adag fikir kuu keenaya waxaana sabab u ah habro ama dumar adiga aad u badan tahay waxaa lagaaga baahan yahay inaad is ilaaliso oo ilmhaaga aad ilaaliso
@samiiramaxamed7366
@samiiramaxamed7366 Ай бұрын
@@barta-aqoonta Alle ha iga qabto wax wlba oo wareer ii keeni kra
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 Ай бұрын
Asc walalo riyo maku weydiyaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
ws halkan ayaad kusoo qori kartaa
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 Ай бұрын
@@barta-aqoonta Waxan ku riyodey anaa dukaan Ku dhexjira ayaan arkey labo nin oo Ku dhumanaayo dukaanka dhinaciisa waxey wateen midi Labada nin magaranaayo dukaankii waan kasoo cararey weyna isoo ceersadeen ka dib nin ayaa iga hor yimid aan aqaanin oo wata qori gadashisaa ka galey qorigii buu Ku ridey weyna carareen Wa Walashaa oo garoob ah I fasir mahadsanid
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
Waxaad la kulmaysaa dood iyo muran oo ka dhexxyo rag qaar laga yaabo adiga inay ku rabaan oo ay dan kaa leeyihiin
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu Ай бұрын
Fasirka Riyada sodogaga oo lagu arka maxay noqon karta
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
qaabka soo faahfaahi
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu Ай бұрын
@@barta-aqoonta Yacni sodoga oo guriga nagu soo booqday iyo xaaskeyga marka maxay noqon karta waligayna nama soo booqan.
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
Waa xiriir wanaagsan iyo isku soo dhowaansho inshaa Allaah
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 9 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 1,9 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
4 riyo oo ugu halis badan riyooyinka sixirka
11:38
Habib Abdirahman
Рет қаралды 24 М.
riyada iibsashada dharka caruurta
3:04
Fasirka Riyooyinka gobsan
Рет қаралды 2,8 М.
Sixirka Guurka Dib u Dhigo Ama Guur dhan Ku ursiiyo
13:09
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 14 М.
Barnaamijka Caafimaadka  iyo Xanuunada Maqaarka
15:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 4,8 М.
Maku Riyootay Adigoo Dhalay Ama Laguu dhalay  Caruur ? Jawaabtu waa tan
8:11
MACALIN MUSE OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 50 М.
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН