Riyada lo'da ama caanaha iyo hilibka lo'da qofkii arko asoo hilib lo' la siiyay ama cunaya

  Рет қаралды 524

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Ай бұрын

Riyada lo'da ama caanaha iyo hilibka lo'da qofkii arko asoo hilib lo' la siiyay ama cunaya
Fasirka riyada lo' ama dibi ama wayl ama hilib lo'aad ama caanaha lo'da ama qofkii lo' lisayo lisitaanka lo'da dhamaan waxa lagu fasiro halkan ayaad ka daawan kartaa. lo'da guduudan lo'da cayilan qofkii riyo ku arko waxa lagu fasiro riyadaas oo faahfaahsan.

Пікірлер: 40
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu Ай бұрын
Mansha allah Ustad waad mahadsan tahay
@Abshiroabe
@Abshiroabe 28 күн бұрын
Mansha allah xifdulah walalkey
@user-hb3id2qr6z
@user-hb3id2qr6z Ай бұрын
mash Allah xafidu sheikh
@user-uv4tf9cj8x
@user-uv4tf9cj8x 27 күн бұрын
Sh qow ilahay qeyrbadan haku siyo aduun iyo aqiiroba❤
@Abshiroabe
@Abshiroabe 28 күн бұрын
Riyoyada hooyo o dhimaday o matgeso ii fasir allah haku barakeye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 27 күн бұрын
u duceey hooyadaada mar walba aad salaad tukato
@manira1716
@manira1716 Ай бұрын
Sheikhow allah kaa abalmariyo riyo kastoo ubahanahay fasirkada wano soogurbisa jasakumullah sheikh
@manira1716
@manira1716 Ай бұрын
Sheikhow 2 low iyo 1 cunugeda lakin cunugalowa caatuu aha,lakin 2da loda urbay lahayen.wanaha loo cadenah,waxan soo qadanaya tuubodhar oo tubadaabiyaha,waxana kubilbilaya ina u qubiy, oo kadhaqaya wasaqsaran,Sheikhow riyadan I fasir aqiro adunba allahkubarakeye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyada si fiican usoo waadixi ma cadda
@manira1716
@manira1716 29 күн бұрын
@@barta-aqoonta sheikhow waxan kuriyoodey labo saac oo cadecade uureeh,iyo 1 waysha yacne cunugaloda lakin cato ah, cunuga cataa lakin lodaa waycayilneed,waxan biyo toobada kurushanaya 2dad sac,oo anka dhaqaya wasaaq
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 29 күн бұрын
Waa nolol aaran ah iyo barwaaqo labadan sano gudohooda ayaad helaysaa inshaa Allaah
@manira1716
@manira1716 29 күн бұрын
@@barta-aqoonta jasakumullah sheikh
@queennaida6277
@queennaida6277 29 күн бұрын
Asc sheikh waxan ku riyoday aniga oo oganaya in Aabahy nin isiyay hoyadeyna ogthy sheekh ninka Ma ahan somali ban leyhy wa ajanib aniguna wan ooyayaa oo aabe ayan oranaya waxa thy abe xun Oo Dadka kle abayashod san ma ahan 😢😢😢
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 28 күн бұрын
Waa dood guriga aad kala kulmayso iska ilaali waalidkaaga inaad la dooddo
@queennaida6277
@queennaida6277 28 күн бұрын
@@barta-aqoonta inshaallah Sheekh jasakallah kher
@salmamalabo1787
@salmamalabo1787 27 күн бұрын
Asc shekh sheekh waxa ku riyoday anigo qof jin kujiro is leyneynayna ama wada dagalamina o midiyo an isku sidano dadkuna nakala qabanayan xataa lacag ayan isku haysanay qofkas u jinku kujiro kadibna midiyo ayan isku haysanay wana nalakala qabanayay pls ifasir shekh riyada
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 25 күн бұрын
ws waa dood aad la gali doonto qof madax adag
@munacawil5153
@munacawil5153 Ай бұрын
Wll halkan kala so xidhiidha wll waxan rabey inaa ifasirto aniga iyo familkeyga waxan ku riyoodey anago suxuraneyna oo rabna inan soonno riyadaas fasirkeeda isheeg
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 29 күн бұрын
arday maa tahay ama qof ilmo leh oo hooyo ah
@EsraMahumud
@EsraMahumud 29 күн бұрын
Sheikh xalay wxan kuriyoday 2min mid carab yahy mid kle Pakistani yahy kdib wey dodayen aniga ka Pakistan ban lajiray ki Pakistan ba gulesty carina wu tagay kdib wxa arkaya ceel dher o nadifa biyo lagu shubay maro io dhagxan gesaska laga dhigay ceelka aya inta furo biyo kacabi ki Pakistaniyan gesku fadhiyey mel kore ban ubaxay gbdh an aqan lkn riyada ku aqan ba jiftay kdib iydan egaya kabti ba celka igaso dhici wxeyna iledahay na hadhicine dag ana madagi karo wn baqaya bn leyahy kdib willow gbdha qabo by ledahay kdib asaga aya iqabanyo tartib buna idajinaya sheikh iifasie plz
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 28 күн бұрын
waxaad faraha la galaysaa arrimo aadan xallin karin aanna loo baahnayan inaad gasho kuma khuseeyaan
@EsraMahumud
@EsraMahumud 28 күн бұрын
@@barta-aqoonta wa mahadsantahy sheikh
@user-ud4ne7ud2j
@user-ud4ne7ud2j 29 күн бұрын
Waxaan ku riyooday aniga oo dukaan ka iibsanayo caano boore gasac waliba aan furo dollar ka buuxa waraaqad waliba boqol ah waxaana ahay marwo laqabo iisoo jawaab adiga oo mahadsan sheykh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 28 күн бұрын
waa bishaaro Ilaahay wuxuu ku siinayaa deeq aadan filanaynin inshaa Allaah
@user-ud4ne7ud2j
@user-ud4ne7ud2j 21 күн бұрын
@@barta-aqoonta Insha allah jazaakallaah sheykh
@user-hb3id2qr6z
@user-hb3id2qr6z 28 күн бұрын
asc shikh riyadan ii safir wxn ku riyodey ano suuqa u socda qof maamo ah o an aqon ayaa ii yeereysa wxy ileedahay ana wax suqa iiga so gad hye ayn le yhy wxy ii dhiibey sa wax kanin u eg saan le yhy wxn waa dawo mya waa lacag ayey I dhahaysa saan wan ka diidin suqa fiiri ayey ilee dahay waka wax lgu kla iibsanayo mise waaba runted nagti wn ka tagaya wxn tagaya Mel guri an aqon suuli ayn gal is dhihin mise gudka suuliga si an waligey arag ayu u dhisan yhy suliga ma isticmaalayo wn kaso baxaya hdana waa naag kale o an aqon wxy isku badaleysa ma's weyn oo cadan iyo madow ah wan kso cararaya gurigi reerka an aqon ayn qol soo xiran dad aya mesha jooga naagta mrkn fiiri isdhahaba waa ma's aad uweyn dadka kle uma jedan wn so tagaya hdna wxn arkaya Mel meherad will yar yar oo joga mid ayaa leh aniga ano qofka wx is ii dhihin ayn awooda in aan gacantisa wax kala bxo xta meherada wx yaaley ayu gacnta ku qabsanaya ano u jeeda wn so tageyna aniga iyo wiil yar o an aqon wxn arkaya mamo uur leh oo leh ii caawiye talked inty warqad ku qorty leh ii caawiya san leyhy wan caawinaya San meshey joogtay ayn ka wayaya wxy dadku ii dhahayn mxd ka rabrty naagta uurka leh San wxn le yhy ma taagnan karto cunugan ayn telka warqadu ku qoran u dhiibaya San ayn ku caawin marka hurdad ka kacaya
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 27 күн бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa dumar aad ku kalsoon tahay oo cadow hoos ka ah waxayna u badan yihiin habro
@user-hb3id2qr6z
@user-hb3id2qr6z 26 күн бұрын
@@barta-aqoonta shikh xafidu lah thnkis dumar aad u dabdn oo dumashiyadey ah ba ii dhibey oo waliba wada wa weyn mid yar kuma jirto
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 26 күн бұрын
Ilaahay sharta hakaa ilaaliyo khayrkana ha ku waafajiyo taxdar ka qab dadka dhibka badan
@user-hb3id2qr6z
@user-hb3id2qr6z 26 күн бұрын
@@barta-aqoonta thnkis sheikh rabi dhamaanten ha na xafido adunku waa iska imtixaan
@Xudun
@Xudun Ай бұрын
Sheikh waxad ii fasirtaa waxan ku riyoodey anigoo Xisaab ka shaqeynayaa maxay noqoneysaa 😮
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 29 күн бұрын
arday maa tahay oo wax baranayo?
@Xudun
@Xudun 29 күн бұрын
@@barta-aqoonta maya waan dhameyey hada waxba ma dhigto
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 29 күн бұрын
Inshaa Allaah lacag ayaa kusoo galayso waxaana laga yaabaa inaad shaqo ama meel kale ay kaa soo gasho
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu Ай бұрын
Riyada Sodogay aan riyo ku arkay asago gurigeyga jooga maxay noqon karta waligay ima imaan?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyaday horay ayaa lagugu fasiray
@samiiramaxamed7366
@samiiramaxamed7366 29 күн бұрын
​@@barta-aqoonta Asc shekh waxaad I fasirta waxan ahay hooyo waxa uurna m lihi lkn waxan ku riyoday ango dhalaya ilmo yar oo gabdh ah sdo klena hooyo oo dhimatay ayaa ila jogta ka dib markan dhalay ninkygii wuu ka xaqay oo waxaan ku doodnay lacag qadasho ka dib hooya so kacday garabka qabtay caloosha laga hayay suuliga geyey xooga bananka u baxay ilmihiii yaraa oo meel jiifa ka imid xooga ka dib ku labtay iyado casar ah hbna wn jooga ilmihii yaraa oo wax naqaska ku xiran yahay cml ah qoraxna hayso wn so dafay way igu matagtay halkaasan kuso baraarugay plz ii fasir shekh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 28 күн бұрын
ninkaygii wuu ka xaqay maxaad ka waddaa? riyada si fiican usoo qor
@samiiramaxamed7366
@samiiramaxamed7366 27 күн бұрын
@@barta-aqoonta Waxaan ka wadaaa wuu xanaqay ayaan ka waday qoraalka is daba maraye
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 25 күн бұрын
waa riyo tilmaamayso dood aad la gali doonto dad kuu dhow adiga qaraabada iwm.
Hargaysa: Waraabe Dhimasho Sababay+nin Waraabihii La Hadlay
5:04
Horn Cable Tv
Рет қаралды 48 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 105 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 78 МЛН
Madinah Book 3 | LESSON 25 (Part 3)
39:11
Madrasatuna || مدرستنا
Рет қаралды 346
أين أسماء الأئمة في القرآن سعودي إنصدم بالجواب
15:14
Learn Arabic from scratch : Lesson 1 - The Speaking Course for Absolute Beginners
10:07
Fasirka riyada lo'da iyo hilibka iyo caanaha lo'da oo faahfaahsan
14:55
Xaaskii Dayax Dalnuurshe Oo Wejigii & Bushmihii😭Subhan Allah
30:10
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 55 М.
riyada xeydka iyo micnoyin  xambaarsan🤔
8:15
Sabrina Media
Рет қаралды 25 М.