Riyada subaga qofkii riyo ku arko asoo subag cunaya ama cabaya ama subag lo' helay

  Рет қаралды 1,183

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Күн бұрын

iyada subaga qofkii riyo ku arko asoo subag cunaya ama cabaya ama subag lo' helay
Riyada subaga ama baruurta ama jifiga ama saliida dhamaan way isku dhow yihiin macaani kala duwan ayay yeelan karaan.
subaga macaanka ah oo quruxda badan waa aaran iyo arsaaq xalaal ah iyo barwaaqo, riyada oo faahfaahsan muuqaalkan ayaad ka daawan kartaa.
subaga caanaha lo'da ama caanaha geela ama caanaha ariga dhamaan waa isku fasiraad. waa laga yaabaa wax yar inay ku kala duwanaadaan macna ahaan.

Пікірлер: 43
@MawliidAlk
@MawliidAlk 2 ай бұрын
Maansha allaah
@deeqo-o6b
@deeqo-o6b 3 ай бұрын
xafidu lah sheikh
@ridhwanahmed1183
@ridhwanahmed1183 3 ай бұрын
Asalamu calaykum sheikh ilahy haku barakeyo Waxan kuriyooday gabdh aan walalo nahay oo wali la gursanin jamacad bey dhigata asxabtedi oo xaflad ay usameynayan iyadana waxay gacanta kuwaday bahalka uurka lagu baadho oo marka positive ay ku qorantahy yacni labadii calamad ee urka cadeynaye ayuu soo qoray .... kadip aad bey u faraxsanyd weyna yara xishoneysay abaahedna wuu ag tagna marka anigii waxan leeyahy gabdh lamaba guursan muxu ahaa uurkan kuso baxay oo ayy hadana kufarxsantahy kaligedna mahan oo dadkiyo dhan farxad Baka muuqata xita abahed Anigana wan yabana oo waxa laha gabdhan uurka wecelka xagay kala timid maxana logu faraxsanyahy
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
inshaa way guursan doontaa ilmana way dhali doontaa
@XamseAli-x6w
@XamseAli-x6w 3 ай бұрын
Asc sheekh waxaan ahay gabar aan wali guursan waxaan ku riyooday 4 gaari iyagoo ay midba mar aan ku siganayo inuu igu dhaco lkn ugu danbayn wadada waan ka gudbay oo wax shil ah ma galin marka sheekh alaha ku barakeeyo iisoo jawaab i.a
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa inaad arrimo madaxa la gali doontid oo halis ah laakin ugu dambeyn waad ka badbaadaysaa
@ilhaancabdulaahi7329
@ilhaancabdulaahi7329 Ай бұрын
Asc sheikh waxan ku riyoday ano cunug dhalay wiliba anon xanunkii fosha iqabanin cunugii sariirta ila jiifay waxa tellka iga so wacday habayarte waxay iweydiinesay saan ahay xaladeda waxana ushegay inan dhalay anon xanuun iqabanin kadib waxan dhaha waxan dhalay cabdikariim cabdikariim waa wiil walalkeyga ah oo dhintay kadib waan oynaa waxan so xususana dhimashadiisa cunugiina sariirta iisarnaa waana wiil oytinta ma aheyn mid qeylo ah iifasir qeyr allaah kusiiyo😢
@Munabashir-dm8pr
@Munabashir-dm8pr 3 ай бұрын
Asc shoqow wankugu cusbahay waxan arkay anigo ari cano ka lisayo arigana canaha ka daadanayan wuna iga carara marka u dhawado shikhow blz ifasir
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
xalkaaga ma hooyaa tahay mise gabar ama arday?
@Munabashir-dm8pr
@Munabashir-dm8pr 3 ай бұрын
@@barta-aqoonta hooyo ahay wiil 3 jir ii joga hadana ur ahy
@Faiza-f3b
@Faiza-f3b 3 ай бұрын
Sheika iso jawab​@@Munabashir-dm8pr
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
waa fursad qaali aad heli doonto laakin gacantaada ayay ka baxaysaa
@AdnaMohammed-om9bv
@AdnaMohammed-om9bv 3 ай бұрын
Asc sheekh waxan kuriyooday 2 riyo 1 anoo malab saafiya oo aad umacaan cunaya 2 anoo dhax taagaan madarasad aan ku quraaka ka baran jiray oo wada xalwada oo xalwadii aan cunay aadna u macatahay sokale meesha waxa daadsana liin macan farabadan waxaana meesha taagnay maa muladii madarasada iyo inan ehelkayga markaas oo ma muladu ilahay soo xaadha xalwadan iyo liitan meesha kudaadsan Inad iifasirto ayaan rajayna Sheekh mahasanid
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
riyada malabka waa nimco iyo barwaaqo faahfaahin: kzbin.info/www/bejne/qZq2iZR_jduXgsk riyada xalwada iyadana waa arsaaq xalaal ah faahfaahin: kzbin.info/www/bejne/r2ayoKyweLCejLM
@MacalinkaXaafada
@MacalinkaXaafada 3 ай бұрын
Asc wall waxaan kuriyoday anigoo wabi buuxo rabo inaan ku gudbo dad ila jogay aya waxey ii sheegeen in doonta wabiga bartankiisa ama dhexdiisa ay taalo waan dabaashay waliba sifiican lakin maanan ka gudibin oo waxaan kacabsanyaay bahalka layirihdo yaxaas bal isoo sheg sheqoow adoo mahadsan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws riyada waxay tilmaamaysaa arrin muhiim aad samayn doonto oo aad kasoo laaban doonto adoon dhammaystirin
@MaxamedXuseen-f5z
@MaxamedXuseen-f5z 3 ай бұрын
Asc sh wxn ku riyooday aniga iyo 2 gabdho aan qaraabo nahy oo galay guri qadiimi ah oo laga guuray xaga sarana bilaa jiingad ah kadib cabaar ban ku sheekaysany gudihiisa anago faraxsan kadib wankaso baxnay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws adiga xaalkaaga ma hooyaa tahay mise gabar?
@MaxamedXuseen-f5z
@MaxamedXuseen-f5z 3 ай бұрын
@@barta-aqoonta hooyo ahy
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
sirtaada qarso waxaa laga yaabaa inaad hadalo sir ah kaa fakadaan
@Saynabwali890
@Saynabwali890 3 ай бұрын
Shekh waxan kuriyoday aniga oo odaygayga xambarsan uu leyahay sida ixam bartay oo aan kulehay manan kuqadi karayn bad modaysay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada sabar ayay tilmaamaysaa
@AhmedFarah-cm1cu
@AhmedFarah-cm1cu 3 ай бұрын
Waxan ku riyooday meel aan ka shaqeyn jiray si xun la iga xumeeyaay la iga ceyriyaay, waxan ku riyooday ninkii madaxda oo u xumeeyaay anoo ku diganaya asagana iga caraaraya?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
waa ddood iyo nacayb aad kala kulmi doonto dadka qaar aad saaxibada tihiin
@Xudun
@Xudun 3 ай бұрын
Sheikh waxad ii fasirtaa waxan ku riyoodey aniga oo xijaabo Qaali ah oo qurux badan badan colours badan ka kooban sida madow okale iibsanaya waxan joogey meel xijaabada kaliya lagu iibinayo ahay gabadh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
waa guur iyo asturaad inshaa Allaah
@NaimaHassan-kp5ih
@NaimaHassan-kp5ih 3 ай бұрын
Wll waxan ku riyoday sadex jeer oo isku xigta ayeyday cadi ahan way xanuusavsa imika wayna iifta mana hadasho waxn ku riyooday yadoo cafimaday oo xanuunki oo dhan kawada cafimaday oo socota Hbnki kala wan ku riyoday yadoo oon kicin oo jiifta sariirteda lkin way halysa anigana way ila shekysanysay Hbnki 3 aad na wan ku riyooday yado xanuusaysa 00 mar walpa wayna matagysay ana wan naxsanaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
Ilaahay ha caafiyo riyada waxay timaamaysaa xanuunka ay ku sugan tahay intuu la eg yahay
@nimcaodiyow1596
@nimcaodiyow1596 3 ай бұрын
Asc sheikh Waxaan ahay xaas Lkn caruurta maheesto Magaceygu waa nimco Waxaan kuriyooday Qolkeyga jiifka qol kale oo ku dagan oo nalka loo shiday oon dhahaayo nalkaan wuu dansanaaye yaa shiday qolka waxaa kasoo baxay wiil cad oo gaaban oo aan garaneynin oo bustoolad wato kadib musqusha qabeeska albaabakeeda ayuu taaganyahay anigoo qeylo iyo oohin isku daray ayaan qolka kasoo baxay waxaan arkay ninkeyga oo sariirta kasoo kicin oo qof baqaayo cml u eg oon hadleynin Aniga waxaan bilaabay inaan aad u ooyo oo anigoo oynaayo aan aayatul kursi aqriyo wilki bustoolada watay intuu hoos fiiriyay uu bustoolada hoos udhigay ayuu isagoo aamusan qolki nalka laga shiday dariishadiisa ka baxay kadibna hurdadi waan ka toosay
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws dhibka ku haystay ayaa Ilaahay kaa qaadayo inshaa Allaah wuxuu kaaga tagayaa si sahlan sida wiilkaas uu dariishada uga baxay
@amiisha2471
@amiisha2471 2 ай бұрын
Asc sheekh waxaan rajaynayaa inaad isoo jawaabto khayr alle haku siiyee habeen dhawayd waxaan ku riyooday marxuumad daris aan ahaan jiray oo wahore geeriyotay oo xanuunsan waliba aad u xanuunsan kaligedna ma xanunsanaynine iyada iyo odaygeedi oo hada noolba way xanunsanayeen xafada ayaan galay waxaana udoontay biyo waxan kor istaagay marxumadi dhimatay oo sakaraad ah waana ka so tagay waxyar kadib ayaan kulaabtay waxaan arkay iyadoo gurigeeda hortaagan waxayna igu tidhi hargab yarbaa ihayeyoo waan caafimaaday waxayna rabtay inay wax isiiso lkn imasiin waxaas oon umalayn inu doga dhulka kabaxa ahaa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
ws adiga xaalkaaga soo sheeg gabar mise hooyo?
@amiisha2471
@amiisha2471 2 ай бұрын
@@barta-aqoonta gabadh
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa duruufo adag ay marayaan ciddaas
@MawliidAlk
@MawliidAlk 2 ай бұрын
Shee waxaan kuriyoday timir iyo subag anooga canta kulajira
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
fadalan soo sheeg xaalkaaga?
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 2 ай бұрын
soo sheeg xaalkaaga?
@deeqo-o6b
@deeqo-o6b 3 ай бұрын
asc shikh riyadan ii safir waxa ii imaaaneysa fumashidey wax noo da aya roob wxy wada ta roogyo wxy lee dahay gurigina ku waranaya way iga qoyeen mrka ayn aniga wxn biyo ka shubnaya barkad guriga ku taal wxn biyo ku shubaya garaafe wxa qaylineysa gabar ninkeygu dhaley wxy ii le dahay mxad xayawankeyga iiga dishey saan lee yhy ma dilin aniga ma ogon biyah wan iskaga shubey aniga wxn u qabey in ay bisad mesha ugu jiran lkin marki aan biyah garafah ka daadiyo wxy noqo nayaan dooliyo labo xabo ah mid yar iyo mid weyn dumashidey wey ii makhati fureysa wxy lee dahay ma ogeen mrkey biyah ku shubeysey mesha in ay xayawan ku jireen aniga oga mrka wxn fiirinaya dooliyadi mise waa sii dhimanayan wan ka tagaya wax guriga iigu iimaan nin aan aqoon oo madow dheer mrku soo socdo wax aan fiirin surwaalkisa mise waa mid dumar oo aad hoos uga qurxan o guduudan wu iso ag fariisan wxn lee yhy mxa kuu xirey surwalka dumarka mxa kaa qaldan wuxu i lee yhy ma ahan mid dumar waa mid rag intaan fiiriyo ayn lee yhy wuxu been badana waa iska aamusaya wuu iga tagaya wuxu adey dhanka guriga dumashey ku yaalo isago talefon ku hadlaya hurda da ayn kaso kacaya tan kle shikh dumaa shidey wan is dagaalsan nhy aniga iyo iyada oo xurguf aya nga dhaxaysa
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa dad xunxun oo aad is qaban doonto oo wajiyo badan kula imaanayo
@deeqo-o6b
@deeqo-o6b 3 ай бұрын
@@barta-aqoonta xafidu lah sheikh dadka waba is qabaney intad isoo jawabin
@FAADUMOXirsimire
@FAADUMOXirsimire 3 ай бұрын
Asc ww Shiiq allaha raxmanka hakudhowro 2darodba Waxan kuriyoday anigo jid socdo ayan arkay inan yar iyo hoyadis ookasogalay badiyaha wexeyna sar santahay caano dhilkujiro inanka yar wuu oynaya gadasheda ayu socda wan xanbaray canugi waxana geyay gurigeyga miska dushisa waxa iisaran dhalo subag iyo dhalo malab kujiro wana subag xolaha waxan siyay ilmihi yara wan xambaray anigo rabo inan ugu geyo hoyadis suqa bls waxan kabaqaya iney tirahdo ilmaheygi nagta wey iga qadatay wan kasobaxay gurigeyga inankana wan xambarsanahay mana kuwado dusha xabadkan kuwada Iifasir shiiq allaha kudhowre
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta 3 ай бұрын
ws waa qof aad wax u tari doonto Ilaahay khayr haka dhigo kzbin.info/www/bejne/qZq2iZR_jduXgsk
@FAADUMOXirsimire
@FAADUMOXirsimire 3 ай бұрын
Allaahu akbar alxamdulillahi wacizzatu lil islam Shiiq allaha raxmanka hakaga radi noqdo fiijanatilfirdowsal acla Allahumma amin Allahummasali wasalim cala nabiyina muxammad scw
Episode 15: Kalsoonida Nafta| Self-Confidence |Kabasho|
32:15
Hamda Hussein
Рет қаралды 101 М.
#بودكاست  رحلتي مع القرآن  سر من أسراري أحب مشاركته معكم
35:07
معا إلى الجنة للقرآن والسنة
Рет қаралды 8 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 58 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 110 МЛН
Talooyin muhiim ah! Dulinka
0:57
Stångåstaden
Рет қаралды 12 М.
Sidee loo Abuuraa xidhiidh Guulaysta? | Meehaal Podcast
34:22
Meehaal Media
Рет қаралды 16 М.
#Macdanta-Somaliland U badan (Metamorphic Minerals)
5:12
CARRA EDDEG (CSDC)
Рет қаралды 7 М.
RUQYADA|LUGAHA||MAKAANKA||CALOOSHA||DHABARKA /SHEIKH CAYDARUUS
49:19
Somali Ruqyah Tv
Рет қаралды 119 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36