Heesta dhul aan ceel lahayn baan with lyrics saado iyo khadra daahir

  Рет қаралды 283,565

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

5 жыл бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
- *Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
- *Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
- *Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
- *Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earnmoneywithus7 #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 161
@FoosiXuseen-zd1uk
@FoosiXuseen-zd1uk Ай бұрын
Wlhy haday taagan tahay heestan waxan ku dhagaysanayaa difacyada Hore Salinta cidamada ssc waxaan difacaa ugu jiraa wllkay oo wax uuu igu leyahy oo aan hada ka haysto aysan jirin heshiisna aan ogolayn 3/6/2024
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase Жыл бұрын
Jiilkii berigaa fanka soomaaliyeed gacanta ku hayey fanaaniin waydhafen magac halobixiyo❤ fan kamahorayn kamana danbeyn😢
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 27 күн бұрын
Alahayow uwada naxariiso dhamaantod 😢
@siciidali4034
@siciidali4034 5 ай бұрын
Waxaan ku safray hargaysa ilaa ceerigaabo Colaada sool bari iyo somaliland heestan ayaan jidka ku dhagaysanay magaalo to magaalo tuulo to tuulo ceel af weyn waxoogaa ayaa ka jiray in kastoo ciidanku qaranku dajiyey xaalada markaa colaadu ma fiicna nolol iyo dal ba allow ummadada qalbigooda isku soo dun 😢❤😢❤😢❤😢
@farduusmahmoud4926
@farduusmahmoud4926 Жыл бұрын
Dhulkan kala fogaadiyo l Labadeena kala dheer Yaa susoo dhaweeya❤😢
@cabdillaahianas1484
@cabdillaahianas1484 5 жыл бұрын
Waa Erayadii Abwaan Cabdi Aadan Xaad Cabdi Qeys
@faraxfani9385
@faraxfani9385 4 жыл бұрын
Wlhi heestni waa xasuus
@MohamedHassan-zw4ep
@MohamedHassan-zw4ep 29 күн бұрын
Eebbe ha u wada naxariisto labada fanaan ee Saado Cali Warsame iyo Khadra Daahir Cige, hooyadii halganka SSC-khaatumo ee guulaystay waa Saado Cali Warsame; jeclaan lahaaaye inay maanta noolaato si ay u aragto halgankeedii oo guulaystay.
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 Жыл бұрын
Labada fanaan alle naxariistii Jano ha siiyo Waxay U Kala dhasheen Hargaysa iyo laascaano Waxaad moodaa heestu inay maanta ka waramayso oo taariikh du tahay 23/03/2023 xaalada ka taagan gobalka sool weeye
@beerqaboje4736
@beerqaboje4736 Жыл бұрын
Naxariistii jano allaha kusiiyo maamiii, qabrigaagana daar kamida daaraha jannada allaha kaaga yeelo maamo qaali.
@AhmedAli-fo3og
@AhmedAli-fo3og 10 ай бұрын
Maanta ayey taagan tahay heestaas 29 ogosto 2023, cararta socota ilaahow kala qabooji oo beerkood burcad isu mari. Soomaali ma kala maaranto ilaahay baa isbaday allow ahal amuuraha. Aamiin
@Cabdiqaadirjamaac
@Cabdiqaadirjamaac 6 ай бұрын
Yax yay musec Cabdiqaadir jaamac
@Cabdiqaadirjamaac
@Cabdiqaadirjamaac 6 ай бұрын
Musec
@najmamohmouth7623
@najmamohmouth7623 2 жыл бұрын
Dhulkan kala fogadiyo Lapadenan kla dheer Yeysu soo dhaweeya ❤️😭 28/5/2022
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 2 жыл бұрын
😭😭😭
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 10 ай бұрын
Ayaamuhu isu Ekaa heestan in hadda la qaaday baad moodaysaa wallaahi Hargaysa iyo Sool doorkan toos baa loo kala baxayaa lkn”29/8/2023
@MohamedUmal
@MohamedUmal 5 ай бұрын
Alle haunaxaristo eedo sado iyo habo khadra daahir 😢
@axmedcabdidheremaxamud8735
@axmedcabdidheremaxamud8735 3 жыл бұрын
Fanaaniiin waa kuwii hore sharaf xishood wng iyo wadaninimo allow u naxriiso dhamaantood
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 2 жыл бұрын
😭😭😭😭
@MohamedHassan-zw4ep
@MohamedHassan-zw4ep 5 ай бұрын
Heestan waxaad moodaa inay hadda taagan tahay Feb, 2024. Hargeysa iyo Laascaanood waa is daayeen xaqiiqdii!
@nabadraadshe
@nabadraadshe 2 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan Cabdi Qeys.
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane 4 жыл бұрын
Top 2020 iyo waxi ka dambeya cidi Halka kala socota like🥰Ha ila dhaafina. Si aan u ogado
@user-zv1rk1bp1z
@user-zv1rk1bp1z 3 ай бұрын
10 years ago hada mar labaad dhageysanoya 2024
@yusufileyeh1288
@yusufileyeh1288 10 ай бұрын
Maanta 2023 ayey taagan tahay Heestan iyagoo 2doodiba mootan Allah ha u naxariis Abwaanku aalad ka fog dadkan waadiga ah
@mohamedjamaal2841
@mohamedjamaal2841 Ай бұрын
Watching 2024❤
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 Жыл бұрын
Xasuusa gara hargaysa axaxax qaxa xxx hargaysa ❤❤❤🎉🎉🎉
@alihanash9829
@alihanash9829 11 ай бұрын
Dulka house u qodaniyo dhufays baad u hoyataa..sadalinta (goojacde)yaaaaaaaaab waa harti iyo isaaqi ama dhulbahante iyo g36,( dhandhan iyo dhoohane) lkn dhuux yo dhiig ka siman sado yo khara aun 2aamiin
@yusufileyeh1288
@yusufileyeh1288 10 ай бұрын
Heestan WAXAAY ka turjumaysaa sideey somaliyi maanta tahay 2023
@cabdilahihussien2404
@cabdilahihussien2404 Жыл бұрын
Xasuus heestan waxaa I baray wllky oo aad u dhagysan jiray 2023
@yamays
@yamays 3 жыл бұрын
Heestaan ula jeedkeedu waxa uu ahaa dhulka somali galbeed ama ogadenia iyo jamhuuriyada somalia
@abdibarre2343
@abdibarre2343 3 жыл бұрын
Waxa loola jeeday kolkii SSDF iyo ururadi kale aadeen itoobiya oo ay gabbaad ka dhigteen
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 6 ай бұрын
Heestan waxaa iska leh Abwaan Cabdi Qays, SNM iyo Dawladdi Somalia ayuu ka sameeyay mar laga codsaday inuu sameeyo hees dejisa xaalada colaadeed ee u dhaxaysa labada dhinac dabayaaqadi 80s kii.
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 6 ай бұрын
Heestan waxaa iska leh Abwaan Cabdi Qays, SNM iyo Dawladdi Somalia ayuu ka sameeyay mar laga codsaday inuu sameeyo hees dejisa xaalada colaadeed ee u dhaxaysa labada dhinac dabayaaqadi 80s kii.
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 3 жыл бұрын
Aduunyooy shalay dhantaa la yidhi!!!
@bashirhassan6764
@bashirhassan6764 Жыл бұрын
Dadyahow Afkiina barta heestani anti maaha heestani waa kala maarmi mayno aan wadajirkeena ilaashano waayo labadeena kii dhibaato gaadho kan kale way saamaynaysaa Heestani waxbay dhisaysaa lakin maaha mid wax duminaysa!
@Xirkayoome
@Xirkayoome Жыл бұрын
Dhulkaan kala fogaadio labadeena kala deeer yesusoo dhaweeeyaa
@dulmididjamaalodaway4049
@dulmididjamaalodaway4049 Жыл бұрын
Waxaan halkaan ka salaamayaa dadka heestaan dhageeysan doono 2060ka waa ogahay in aaneey duugokbeeyn oo waqtigaa sii maxaan doonto
@khadartuke3940
@khadartuke3940 2 жыл бұрын
Soomaali way isu boholyowday Oo kala baadiyowdee rabow quluub midaysan baanu ku waydiisanay.
@suaadcabdillaahi4157
@suaadcabdillaahi4157 4 жыл бұрын
Guul Somaliland insha Allah
@idirsali115
@idirsali115 4 ай бұрын
Ina cumar maxamud
@KhaalidIdhacase
@KhaalidIdhacase 11 ай бұрын
Khaalid indho❤ Deeq
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 2 жыл бұрын
2duba way geriyodene alle haw raxmado
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Alle yarxama AHN Khadta
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase Жыл бұрын
Ereyadii abdi aaden xaad abdi Qays codadkii (khadra daahir cige iyo saada ali warsame
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Dhulkaan kala fogaafiyo 2 deenan kala dheer yaa isu soo dhaweeya
@user-do1lc9vm9d
@user-do1lc9vm9d 3 ай бұрын
❤❤❤ ❤❤❤❤
@sacadbidixo9507
@sacadbidixo9507 2 жыл бұрын
Zxp caawa waan ku mirqaamay heestan
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Saciid anba kula midbaan ahey hadaan ufadhitaa qayilaad mahadsanid saciid by nasir cadaalo
@candaloforextreding7467
@candaloforextreding7467 Ай бұрын
Cawa Ana ku mirqama
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Ereyadii Abdi adan xaad Abdi Qays Codadkii AHN khadra Dahir igeh iyo Saado Ali warsame
@taraydhtvchanel
@taraydhtvchanel 5 ай бұрын
Caawa oo aytahay salaasa 30/1/2024 iga danbeeyo dugaag iyo dad isu kala saar yaa rabi na toosi adaa quluubtay xukuma
@gaadhhayegaadhhayee6627
@gaadhhayegaadhhayee6627 3 жыл бұрын
Waa Abwaan Cabdiqays baa Leh heesta Beenta joojiya
@abdibarre2343
@abdibarre2343 3 жыл бұрын
Sangub aya leh. Boobka joojiya
@farxaanmaxamed2737
@farxaanmaxamed2737 2 жыл бұрын
Cabdi aadan xaadbaa leh
@cambemaxamed8547
@cambemaxamed8547 Жыл бұрын
ahlan waa sahlan
@Ceeldarraad
@Ceeldarraad Жыл бұрын
Heestan u jeedada ay ka hadlayso ee Ay ku saab,san tahay ee Abwaan,ku ka hadlayo waa xaalada maanda ka taagan Sool ee Dadkii. Deganaa ee oodwadaagta ahaa Inta Siyaasi shaadh qabiil soo xidho. Uu isku dirayo
@user-eo6hl4rw5i
@user-eo6hl4rw5i 10 ай бұрын
Ilaahay umadda isku jabtay hakala qaboojiyo maanta inay soo baxday ayaad moodaa heestani
@user-do1lc9vm9d
@user-do1lc9vm9d 3 ай бұрын
Haa
@BOOTAANBOOTAAN
@BOOTAANBOOTAAN 5 жыл бұрын
Lyrics si wacan baad u qortay, meelo dhif ah baa xoogaa typing error ah kaaga jiraa, hal meel na si khaldan baad u qortay: "Labadeenu dhuub iyo Boqor baan ka dhiganahay" sidaasay ku saxan tahay. Midhaha oo aan mar labaad qoray hoos la fiiri. Dhul aan ceel lahayn baan Dhaankii u rarayaa Adna dhool guyaad iyo Dhibicdii ma hayside *Dhacar baad ku nooshahay Dhankaan anigu kaa xigo Dharka lama yaqaanee *Dhuu baanu xidhanaa Adna dhogorta xoolaha Maro waad ka dhigataa Buuraha dhexdoodiyo Dhagax baan ku noolahay Adna wax ima dhaantide Dhulka hoos u qodan iyo Dhufays baad u hoyataa Dhulkan kala fogaadiyo Labadeenan kala dheer Yaysku soo dhaweeya ------- Kolkaad adigu dhimataa! Naftu iga dhaqaaqdaa Kolkaad adigu dheregtaa Dhibaatadu i daysaa Dheehaaga wacan baan Anigu na ku *dhaashtaa Dhaxalkii aad reebtaa *Dhitadayda weeyaan Markaan soo dhawaada na Waad iga dhaqaaqdaa Anna kuma dhegaystee Anoon dhuumanayn baan Dhegaha kaa furaystaa Wixii adiga kaa dhuma Aniga i dhaafee Dhaandhaan haddaan ahay Adna dhoohanaad tahay! --------- Kol haddaynu dhuuxiyo Dhiigga aan ka simanahay Midabkiyo dhawaaqiyo Diinta iyo dhalashada Iyo dhaqan wadaag nahay Dhudhunkaad i goysaa Waa dhantaalan kaagoo Labadeenu *dhuub iyo *Boqor baan ka dhiganee Dhidibkaynu taagniyo Dhismihii adkaan jiray Inaan kala dhantaalnaa Dheg-xumo iyo yaabiyo Tala *dhacan tay weeyee *Dhaxdin baan wadaagnee Aayaha dhasheeniyo Midnimada ma dhowrraa??? Erey-fur Dhacar = geedo biyo leh, oo badanaana qadhaadh ah oo qofku markuu biyo waayo uu haraadka iskaga bi'iyo. Dhuu = Haragga xoolaha oo dhar ahaan loo qaato. Dhacan = labo macno bay leedahay: (1) ood farabadan ee xoolaha, macnaha ka tira badan inta dabiiciga ah ee xoolaha celin karta. (2) marka la dhaho waxaasi wuu dhacmay, macneheedu waxaa weeye wuu fogaaday. Dhito = waa kayd, badanaa waxaa loo isticmaalaa caanaha la kaydiyo so hadhow loo lulo oo subag looga saaro. Dhuub iyo boqor = boqorku waa dhar dhaqameed gabdhuhu xidhaan walow aanan hubin sida uu u egyahay. Dhuubku na waa xadhig gabdhuhu dhexda ku xidhan jireen, ama guud ahaan ba xadhig walba oo khafiif ah. Dhaxdin = (1) dhaxdin waa habeen meel loo hoydo. (2) sidoo kale waxaa loo isticmaalaa, guurka. (Heblaayo hebel bay u dhaxday) Dhaashi = Makeup Hhhh
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 5 жыл бұрын
Mahadsanid mudane waad ku mahadsantahay sixitaankaaga iyo sharaxaadda dheeriga ah ee aad ka bixisay erayada ku jira heesta oo aan filayo inay ka faa'iidaysan doonaan dhalinyaro badan oo laga yaabo inay ku margadaan erayadaan culculus Mahadsanid mar kale
@raxan-reebstudio6622
@raxan-reebstudio6622 5 жыл бұрын
Dhacar waxaa la dhahaa naqa ay bixiso dhirta lagu magacaabo geed quwaaxa inta aan roobku di'in
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
Bootaan Bootaan kkkkkkk waad iga qoslisay saaxiib, maxaad tidhi "dhaashi" waa "makeup" kkk
@norsaciid1652
@norsaciid1652 3 жыл бұрын
Xigmad aad u qiima badan oo Abwaanku kula hadlay dadka Soomaaliyeed si uu ugu muujiyo iney dad qura yihiin. Dhibka mid gaarana uu kan kale dareemayo. Allow qalbigooda isu dum, Abwaankana ajar ka sii
@gamaadiidmedia9553
@gamaadiidmedia9553 3 жыл бұрын
@@wiilkareerwarsame7863 waa sidaa walaalo. Lyrics ka ayaa saxan . Moqor: waa meel godan oo geedaha waawayn yeeshaan. Oo marka roobku da'o biyuhu galaan Dhuun:tuubo waa laan hoosta isooga banaan oo sida balkaha dhuudhka oo kale ah oo moqorka lagaga cabo.
@mustafeali9847
@mustafeali9847 8 ай бұрын
Wlhy waxaan dhagaysan jiray bari hore 2010 anoo yar caawa ayay iga soo horbax dayooo xasuustaan galay waan qiyaasi kari waayay
@abdukadiryare761
@abdukadiryare761 3 жыл бұрын
markaad adigu dhimataaa naftu iga dhaqaaqdaa markaad adigu dharagtaa dhibatadu ideysaa😀😀
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 жыл бұрын
Heesahaan iyo kuwo kale oo badan ba waxaad kahelaysaa channel kaan ee fadlan hadii uu ku qanciyo subscribe saar Heesta dhul aan ceel with lyrics lahaynkzbin.info/www/bejne/f2ikenqejbmreqM Heesta NIN KU SIRAY WAX KUU SHEEG WITH LYRICS kzbin.info/www/bejne/hJXTqXmYf5Z3oJI HEESTA SOOMAALI BAAN AHAY with lyrics kzbin.info/www/bejne/bn7dkJSkbcZliM0 Heesta xubnayahow guntadayee cabdi tahaliil Halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/o6nYlYWtZpumfbc Heest wadaniga halgamayoow horor weeraraa jira Halkaan dhagayso kzbin.info/www/bejne/rKWqqaGPgdyia80 Heestii lagu furi jiray radio muqdisho barisamaadkii Halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/g5-qo6epnKuKjJo hees wadani ah eebow mahadaa seynab cali baxsan AUN Halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/gJO8apurqLmJnbc Hees wadani ah dhimasho diidimaynoo maanta waa dhabtii Halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/b5K9dnqlgdyeaaM Hees wadani ah ummadyaheey qabiilkiyo Halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/bpunc4VvjcyJobs Hees wadani ah Diga rogosho kooxdii heegan Halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/nneXeYmIo9uJbtU Hees wadani ah hadiinan dhulkaygow by qalinle Halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/eqe3Y5V-p62lbrc Wadani, heesta calankeena xidigta shanta gees leh Halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/fmLFmp59qL56q9k Heesta waxbarashada 1972 Halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/nYu5p4yLnLelraM Heesta shinbir duula yuu kicin by khadra daahir iyo maxamad suleyman tubeec kzbin.info/www/bejne/rYOwknyAmducaZI HEES WADANI AH SHUUSHOW BAX Halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/gGSuqXyJbdx3j68 Hees wadani ah Soomaali baan ahay lyrics iyo turjumaad Halkaan hoose ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/fJrKamSOfKplj9U
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Mudane maba she qeynayaan ee xagee cilada ka jirtaa 🙏❤️💯🖐️
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 2 жыл бұрын
@@Tubeec699 wll wey Wada shaqaynayaan ee bal mar kale isku dey
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO wllkey mcn kabilow Xubnayahow gundadayee kabilow illaa Ku keen Soomaali baan ahay ma sha qeynayaan waxuu Ku leeyahay This video is unavailable buu Ku leeyahay lkn sedexda kale ee dhulaan ceel Lahey iyo Nin Ku siray waxkuu sheeg iyo Soomaali baan ahay intaas baa shaqeynaya ee halmar fiiri adiga ma kuu wada shaqeynaa
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 2 жыл бұрын
@@Tubeec699 waa saxantahay sxb cilad ayaa gashay inshallah waan sixi doonnaa
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 Жыл бұрын
Gedi ma arag.hees qudha oo aad ereyada cidaleh aad sheegtid
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Жыл бұрын
Sxb inta badan heesaha waan sheegaa abwaana sameeyay lkn waan ka gaabsadaa kuwa aanan hubin waayo ma jiro diiwaan sax ah oo laga helayo lahaanshaha heesaha oo marar badan waxaa dhacda in hees weyn oo caan ah oo loo yaqaaney abwaan in abwaan kale yeesho ama muran aan marjac kala saaraa jirin uu yimaado
@nourhassan1524
@nourhassan1524 5 ай бұрын
Heestan maantay igu soo dhacday zababtoo ah waxan rabaa inan ciidan qorto shaqo la aan darteed si aan xaskayga nolol ugu helo 13 /02/2024 erayada heesta ee aan xasuustay waxaa ka mida adna wax ima dhaantide dhulkaad hoos uqadatiyo dhufays baad uhoyataa
@mahad-nd4zl
@mahad-nd4zl 2 ай бұрын
Sxp miyey ku rumoday riyadii aheyd ku biirista xooga dalka soomaliyeed sna
@bashiiryuusuf2926
@bashiiryuusuf2926 2 жыл бұрын
Heestani waa markii mucaaradka jabhadaha la midaynayey SSDF iyo SNM gaar ahaan ayay ka hadlaysaa. Majeerteen(dashishe, leelkase,warsangeli) iyo Isaaq(dhulbahante ayaa ku weheliyey SNM). SPM, UNC, mar danbe ayay ahayen.
@mustafeahmed3500
@mustafeahmed3500 Жыл бұрын
Waligeed fanad udhiganta khadra dahir cige khadra dhool aduunka lugu arkimaayo
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 10 ай бұрын
نا فل
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Geedi shaambow xagee heestan ka soo galaa???
@bashiirbashka708
@bashiirbashka708 9 ай бұрын
Waa saaa
@mujaahidgeele1212
@mujaahidgeele1212 Жыл бұрын
Waa midhihii,laxankii Abwaankii wayna CABDI AADAN XAAD (CABDI QAYS)1989 waa marki dagaladu waqooyi ka socdeen ,codadkii Khadra daahir cige iyo saado cali warsame
@FardoJaan12
@FardoJaan12 5 ай бұрын
Heesta waxaay ka hadlaysaa somali galbeed
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 2 ай бұрын
Waxay ahayd 1989 waqtigii dagaaladii Jabhadaha iyo dawladdii Somaliyeed socdeen, waan xasuustaa waqtigaa aad baa loo dhageysan jiray heestan
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 ай бұрын
May wlaal kama hadlayso waa dagaaladii dawladii soomalia iyo snm dhex maray heeska waxa sameeyay cabdiqays wuxuuna sameeyay 1988 , macnaha heeskan waad fahmikartaa ​@@FardoJaan12
@caliahmed2579
@caliahmed2579 4 жыл бұрын
soomaali marna kala maarmi mayso waxkastoo dhaca
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Hees cajiib ah
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 3 жыл бұрын
Yaa garaynaya macnaha erayga "DHACAR" Waxa looga jeeda biyaha yar ee fuula caleemaha ama dharabka
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 3 жыл бұрын
Bwe sidaas maaha Dhacar waa naqa baxa jiilaalka ka hor inta aan Roobku di'in kaliisha sidoo kale dadka qaar waxay u yaqaanaan naqu marka uu qalalo naqa meelaha qaar ku hara oo asagu wali qoyan
@yamays
@yamays 3 жыл бұрын
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO geedi shaamboow sida aad sheegtey baa saxan
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO dhacartu wa xolaha marka biyaha lo didayo aya layidha ha dhacarten waki huryo laha jiilaalka oo dheer dhacarbabu geesigu ugu dhabar adayga
@oceanseagle7415
@oceanseagle7415 3 жыл бұрын
Dhacartu waa xiliga jilaalka ah weliba difaacida dhirta qaybta caleenteedu Aanay qalalin xoolaha ayaa Ku noolaadaa
@issamuhamed7952
@issamuhamed7952 2 жыл бұрын
Dacar waxan uaqana get laiskudaweyoo libaxana lagudilo
@user-vo7zk8im3z
@user-vo7zk8im3z 6 ай бұрын
Mahadana
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Anigu waxaan ahay axmed faarax oo maxamed abokor ah ama nuux maxamed ah ma aqaano waxa ka dhexeeya solomadow iyo reer hagar khadra daahir waxaa meesha keenay solomadow ma laha fanaanad heesta sheekada meesha ka socota waa solomadow iyo reer hagar habarjeclo maaha isaaqna warkiisa daa isaaq qabiil lama dagaalamo isaaq wuxuu la dagaalama dawlad kibirtey oo ilaahey beenisey sidii nijaastii afweyne bare oo dafirey quraankii ilaahey
@naafacboi2753
@naafacboi2753 Жыл бұрын
😂dabacayuunoow 😂waad Iska waazhy 😂
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 10 ай бұрын
Gorba maxad uu barata 0o kaadhimad
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Snm iyo faqashtii bergii duriyadu ay jabhada ahayd somaliland la soo dhecinayey ayay heestani ka hadleysaa
@naafacboi2753
@naafacboi2753 Жыл бұрын
😂😂
@sayeidomar281
@sayeidomar281 3 жыл бұрын
Heesihi lagu riday dowladii kacaanka weye anti weye
@user-vk8ti5op1u
@user-vk8ti5op1u 6 ай бұрын
😅❤
@user-vk8ti5op1u
@user-vk8ti5op1u 6 ай бұрын
1/1/2024__2:20 mp
@abdirahmanshagax6443
@abdirahmanshagax6443 Жыл бұрын
Ereyga dhacar yaa iisheegi kara
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Жыл бұрын
Waa dhirta kaliisha doogga noqota ka hor roobka, Dadka qaarna waxay u yaqaaniin Naqa meelaha qaar ku hara kolka doogu idlaado
@xasansubagle3586
@xasansubagle3586 17 күн бұрын
Waa meel oomana ah
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 10 ай бұрын
Waxad ila so jeeda 156 adiga 0o an istijeqabin
@lderow2192
@lderow2192 3 жыл бұрын
Waa ok
@Ceeldarraad
@Ceeldarraad Жыл бұрын
Waxa aan maqlay abwaan,ki sameeyey waxa weeye Abwaan Xasan Genay
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 Жыл бұрын
Cabdi Aadan qays xamar 1989 Xasan ganay dulcad buu joogay wakhtigaa ujeedo dhulbahante iyo isaaq ayaa laysu soo dhawaynayey oo siyaad bare isku diray
@xamdiismaacil5154
@xamdiismaacil5154 5 жыл бұрын
Hees qaali ah waa erayadii boon XIRSI
@aqadiromer1392
@aqadiromer1392 3 жыл бұрын
boon xirsi halkaa muu gaadhin, waa cabdi qays adeer.
@shirwacaden5037
@shirwacaden5037 3 жыл бұрын
ERYADA HEESTA WAXA ISKA LEH ABDI QAYS MA LAHA BOON XIRSI AHN.
@aishaadem9179
@aishaadem9179 3 жыл бұрын
Inu boon xirsi leeyahay filayaa
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
@@aishaadem9179 cabdiqays baa walaal leh
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Xamdi Ismaaciil Walaalo fanka lagama beensheego wax aadan aqoon u lahayna lagama hadlo beentuna waaba xaaraan ee heestan waxaa alifey Abwaan Abdi aadan xaad oo abdi Qays ku magac dheer ILaahay cimriga ha u barakeeyo ee waana qiso dheer sheekada uu heestan ka sameeyey waana dagaalkii ahliga ahaa ee ku dhex maray HAYE labada beelood ee walaalaha oodwadaagta ahee DHULBAHANTE iyo HABARJECLO
@osmanb8446
@osmanb8446 4 жыл бұрын
"Aayaha dhasheeniyo Midnimada ma dhawraa?" Waar dee Iidooroow su'aashaas si miisaan leh uga jawaaba, sidii dhoocil yar meelahaas gafuurka ha taagina e
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
Sxb tallo maalintaasay kula gudboonayde, maanta waa habeen tagay iyo waxaan la helayn,,, agoontii iyo maatidii afweeyne iyo daaquudyadiisii ka hadhay ee xaaraanta lagu dhalay iyo xoolihii dadweeynaha ee xilihii hooyadood xumaan iyo qasab lagu qalqaalsadaay ilaahay wax danbe nagama kiin dhaxaysiiyo insh tcaalaa(hoggii layga qaniinay kusii hiradkiisa, inaan ka hadaafo ayaa ka hagaagsan)) qaladkaan galaan hore wali qoomameeyaa, qudhun iyo midgaanbaan wax la quutay barigii, mar labaadse qaladkii gali maayo xaaraan, ha I quudaraynine-quus iyo samir ka qaad midnimo, iga quuso nacasoow amba qaaaqda hay waligaa,,, for ever Somaliland rep,,
@shirwacaden5037
@shirwacaden5037 3 жыл бұрын
Su'aasha cid wax waydinaysa waa IIDOR, kuwa jawaabta laga sugayayna waa konfurta dadka dhaqan,kana soo jawaabi waye,sida daradeed hadda jawaabta su'aashasi waa sanbuse laga eedamay.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 жыл бұрын
@@shirwacaden5037 wuxu waa ducuffo Aan damiir lahayn, indha adayga iyo xishood darada ayay wax walba kaga dareen,, suaashii 38sanno ka hor iyaga la waydiiyay eey garan waayeen ayay maanta adiga ku waydiin rabaan,,,,
@Murtiileqaraamj5798
@Murtiileqaraamj5798 3 жыл бұрын
Tii horaa qasaartay ee ta kale xagee lagaynaya
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
osman ali maangab mangab dhalay kab iyo xaarked wa laysku tura halka ku jir inta qiyamaha ka dhiman ilahay waxba iskuguma ken daro
@mukhtaarmu2659
@mukhtaarmu2659 4 жыл бұрын
WA NOCKAMIDAA GANTALI. LAGU DUQAYNAYAY AFWAYNEE. CADAABTA HAKUEARE
@aqadiromer1392
@aqadiromer1392 3 жыл бұрын
Codkana waxa ka muuqda tartan waana lagu kala tegey.
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
Soomaliga kugu adag ban filayaa bal eryada heesta eeg isu soo dhowayn bay ka hadlaysa
@omarccxanaf229
@omarccxanaf229 4 жыл бұрын
heesisihii nagariday dawlada 😠
@gugulegugule9478
@gugulegugule9478 4 жыл бұрын
Tani waa markay dhacday ee la silcay ayaa la sheekaysanayaa waa isaq iyo daarood oo isla hadlaya markii la burburiyay dawlada
@gugulegugule9478
@gugulegugule9478 4 жыл бұрын
@@wiilkareerwarsame7863 umada oo dhan ama somali oo dhan oo heshiisa ayaa ugu fiican oo dawlad adag noqon lahayd walal sidaasaana ila fiican aniga ahaan.Rabadaan kariim
@gugulegugule9478
@gugulegugule9478 4 жыл бұрын
@@wiilkareerwarsame7863 maslaxada somalia waxay ku jirtaa in reer koonfureedku sidii reerwaqooyigu yeeleen 1960 yeelaan oo ay hargeisa keenaan qaranimada ka dibna ciidanka somaliland la wareegaan amaanka min baladweyne ilaa xuduuda kenya.amison wadanka halsano lagaga saaro sidaas ayuu masalaxada somalia ku jirtaa
@gugulegugule9478
@gugulegugule9478 4 жыл бұрын
@@wiilkareerwarsame7863 reer koonfureedka ayay ku xidhan tahay reer waqooyi madaxweyne haday qaataan midnimo waa ogolaanayaan anaa ahoo kaa og
@gugulegugule9478
@gugulegugule9478 4 жыл бұрын
Wanaag hadii la doonayo bari baa wadanka la wanaajin karaa
@user-eo6hl4rw5i
@user-eo6hl4rw5i 10 ай бұрын
Ilaahay umadda isku jabtay hakala qaboojiyo maanta inay soo baxday ayaad moodaa heestani
@user-eo6hl4rw5i
@user-eo6hl4rw5i 10 ай бұрын
Ilaahay umadda isku jabtay hakala qaboojiyo maanta inay soo baxday ayaad moodaa heestani
@user-eo6hl4rw5i
@user-eo6hl4rw5i 10 ай бұрын
Ilaahay umadda isku jabtay hakala qaboojiyo maanta inay soo baxday ayaad moodaa heestani
Heesta waa saboolka caadadi codkii khadra daahir with lyrics my favourite song
10:54
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 207 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 6 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 13 МЛН
KHADRA DAAHIR CIGE || DADAW SAADAASHA GUUR WITH LYRICS
10:07
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 561 М.
HEESTA IMISAAN WALWAAL IYO CEEL WARDHEER ORIGINAL LYRICS KHADRA DAAHIR
8:27
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 278 М.
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 272 М.
Jaceylkii Markaan Yaraa (Lyrics) Khadra Daahir
6:59
VivaSomalia1
Рет қаралды 588 М.
KHADRA DAAHIR IYO CIGAAL SHILBA WUXUU KA DHACAYAA KABAN QAACI AH
8:09
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 385 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
Khadra daahir  waa saboolka caadadi hees qiso weyn xambaarsan
10:54
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 154 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 479 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,1 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 121 МЛН