Asc wll aniga iiku soo duceeya laba wiiyl oo mataano ah inuu alle isiiyo aad ayaa kujeclahay mataano iisoo duceeya ana waa idiin soo duceeynaaye inuu alle naku irzaqo oolaad baari ah anfacdo dadka dalka iyo diinta insha allah walaa laheeyga qaaliga ah
@quruxiwaadiin5396 жыл бұрын
Samira Ibrahim Wall qaali waxaad jeceshahay illahay ha ku siiyo awlaad badan oo baariya aamiiin
@samiraibrahim8446 жыл бұрын
ayaan ahmed aamin qali sido kale
@samiiiraqaalialimashallah2626 жыл бұрын
asc waxaan rabay mamo waano halken kahel igu cawiye
@palatinemoha13646 жыл бұрын
Samira Ibrahim walal allah ku siyo matano qeyr qaba
@samiraibrahim8446 жыл бұрын
Palatine Moha aamin qali alle ha ii aqbalo ducadaada
@caishomahamud70605 жыл бұрын
Gurubyada wan Ku so biri laha wana waye walalah musliminta Mel walbo jogtan iso duceeya in Allah ubad salixa isiiyo ad ayan u jclhy INA hooyo noqdo iso duceya wan idin baryaa
@halimoabdi19885 жыл бұрын
wall waxaa iga xiran tuyuubada waana diiday qaliinkii we well mcn maxaad igu caawin kartaa
@nimcocabdi36096 жыл бұрын
Asc mamowano makaan dheeli ama minka oo meeshiisa ka dhaqaaqo ma jiraaaaa
@aliyahfh20096 жыл бұрын
Asc abayo wamahad santahay waxankacod sana waxtarka flaxseed iyo chiaseed sigar ah waxtarkoda iyo sida ugu fican ee lo isticmalo haday kusurtagasho
@nimcohassan21206 жыл бұрын
maamo waano alle haku xafido qof wanaagsan ayaa tahay oo wanaag la jecel gabdhaha walaalaheed
@samabdilahi86976 жыл бұрын
Masha allah jazakallah kheer wallo qali
@samabdilahi86976 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@sofiasofia88106 жыл бұрын
Asc mamo aniga lix ba dhalay waxa igu dhacday obtopic pregnancy bil ur ah ba qalin la igu sameyey qalninka ka dib 2013 ila hada ur majiro
Shukri Mahamed15 walal imisa dhaqtar ayaa kugu dhahdey aniga hal dhaqtar ba igu shegey kuwa kalan tagey waxay igu dhehen ma qabtid dawo yar bey i so qoren alxmdlh allah ayaa igu guleyey
Abaayo mahadsanid igu dar gröùpka my number 6142609524
@samriyaabdilaahi31466 жыл бұрын
maamo waano waxan baa in an faahfaahin dheeriya IGA siso igu dar gropkaga what upka 4208148 waan lanbarkaygu
@ifrahanfac39156 жыл бұрын
mamawaano igu soo dar group adigoo mahadsan +6745548201
@qntamma41316 жыл бұрын
Wcz mamo mcn
@luulabdi53046 жыл бұрын
Mama wano wan ku salamay rabi haku xiftiyo alle dartis kuu jeclahay. Waxan ka codsanayaa adiga iyo grupka inad ii gu soducaysan hooyadey oo xanuunbada halsta laga so shegay igu soo duceya kurbo aya I haysee walaalah mesha ku jiraa Amin ha ii dhehan walaal, mamo wano ii soo ducey jisakalahu qayr.
@khussein46446 жыл бұрын
Asc my dear sis mama wano I am new to your channel, laakiin walaalo ma iishegi kartaa sida logalo qaybi hiina kale sida dhuubo dhexyar am luuqa many thanks