Aniga iso ducee in hamigayga alle irumeyo adigana dadka alle abe iyo hoyo ahkaga dhigo❤😊
@siradm5 ай бұрын
Allahumma aamiin, adigana sidoo kale, iyo dhammaan muslimiinta, qofwalba meesha uu ka ooman yahay Allaha ka waraabiyo, qaas ahaan reer Qaza, Falastiin Allaha u gargaaro, umadda Soomaaliyeed ee xalay dhamatayna Allaha u naxariisto, ehelkoda qalbiga ha u qaboojiyo.
@asiabillow29965 ай бұрын
اللهم آمين 🤲
@hamdiahmed67845 ай бұрын
mashaallah abwe alle haku barakeeyo gulyso oo dhigaa usaree❤❤❤💯💯💯💯
@neimaabdiahmed3325 ай бұрын
Aamin yaa rabbi
@Itaqilla5 ай бұрын
Aamiin yarabi
@AnabAbdinasir5 ай бұрын
Amiin 🤲 🤲 my Brother ❣️
@hayathajihayat97885 ай бұрын
Safar nabad galyo ina ader hormar wacan insha allah
Bal isla yaab ninyahow, mindhaa adoo gacmaha lacag ku wataad kasoo baxdey hooyadaa caloosheeda!!!. Qof kasta oo bani'aadam ah asagoo faqri ah ayuu dhashay weliba qaawan oo qurun leh, balse alle ayaa kuu doonana irsaaqada waasac uga dhigaa midna ku ciriiriya, wiilkaan lixdiisa lixaad alle u dhameystirey ee yar ma adigaa alle ka xigtaa oo risiqa u diidaaya. Ilaahay mid xalaal ah oo waasac ah ha siiyo oo naagaha aflagaadeynaaya ha uga hiiliyo ee indho ku garaadlaha ah ee fiiriya waxa yar ee agtooda yaal.
@NasroNasro-c9j5 ай бұрын
@@mohamedhassan-yc2cwdumarku waa doqomo raguna waa doqomo adeer mawada dabalan karra si aan biyaha uga baxno (ISMA DHAANTO IYO DHASHEED )