sagal arts heestii intey i dhaliilayaan

  Рет қаралды 912,982

MrMoha141

MrMoha141

14 жыл бұрын

sagal arts

Пікірлер: 662
@Mohaze36
@Mohaze36 5 ай бұрын
2024 hadaad meeshaan imaaday legend wax soo xasuustay baa tahay 😂
@xayadbintumohaxayadbintumoha
@xayadbintumohaxayadbintumoha 5 ай бұрын
haa wlhiy 25/2/2024😢
@SahroCawil-kz2jd
@SahroCawil-kz2jd 2 ай бұрын
Wa ikan date 3 may 2024 time 6:1 minute 😂
@user-qs8ib6fi9g
@user-qs8ib6fi9g 2 ай бұрын
Aado wayn
@Simran-bf8tu
@Simran-bf8tu 2 ай бұрын
20/ 5/ 2024
@abdirahmanhajiahmed2984
@abdirahmanhajiahmed2984 2 ай бұрын
😂😂
@zaaanc7008
@zaaanc7008 5 жыл бұрын
Heestaan Anoo sharci la aan ah oo Yurub 8 sanno joogo ayeey soo baxday stress ka ayaan isaga baabi in jiray isna sanadkaas ayaan helay sharci xusuus Allow cumriga caafimaad noogu dheeree
@avenger9023
@avenger9023 4 жыл бұрын
zahw Abya Alx walal ane caawa I haysata oo yurub 5 waregaya
@zaaanc7008
@zaaanc7008 4 жыл бұрын
@@avenger9023 Allaha ku siiyo mid barakeysan
@zaaanc7008
@zaaanc7008 4 жыл бұрын
@@avenger9023 sabarkaan ku dardaarmi sabarka lagu liibaana
@zaaanc7008
@zaaanc7008 4 жыл бұрын
@@mohamedgarane3249 guul ayaa iga danbeysay
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 3 жыл бұрын
aniga ayey midaas i heysata hada Buufis ayaan kamapala u jooga hami weyn ayaan ka leeyahay nolosha , balse illahey ayaan ka rajeyna inuu hamigeyga ii rumeeyo waqtiyada adag ayaan isku dhaafinayaa heestan iyo xasuus hore 😍😍 missing the old days 26-August-2020 😥
@muznahassan8599
@muznahassan8599 4 жыл бұрын
2020 hada dageysaneysa like isar
@abdulqadirhassan1567
@abdulqadirhassan1567 4 жыл бұрын
Abdulqadir Hassan
@muznahassan8599
@muznahassan8599 4 жыл бұрын
@@abdulqadirhassan1567 asc
@muznahassan8599
@muznahassan8599 4 жыл бұрын
Amuu walalkey igadume yah
@hoodoapshir4287
@hoodoapshir4287 4 ай бұрын
@@muznahassan8599n m’n n M M m m
@Axmed_Hobyo
@Axmed_Hobyo 3 жыл бұрын
Wow I still remember 11 years ago, when this song was released! We had a neighbour who is a muncher he had a classic analog radio and he never stopped playing the song. From where i sit at the corner of our plot i can see him overly obsessed with the bits of the song. I use to follow the words and bits and fall in love with it. My granny May God have mercy upon her use to refrain me from listening to it. But our compounds are not separated by the merciless walls like today!! It was a simple world, the world where you see that your neighbour haven't cooked anything and sharing and caring was the logo!! Indeed gone are the days Sagal artist the somali music world missed you dearly your voice is irresistible indeed "Siduu dhaqankenu yahay bal mey guri noo dhisaan" Never again
@abdullahishiine2602
@abdullahishiine2602 2 жыл бұрын
Loved your English. Your just another substance. Aduun wa kii horse walal
@yasminmohamed-cb2uk
@yasminmohamed-cb2uk Жыл бұрын
Are you there today
@Axmed_Hobyo
@Axmed_Hobyo Жыл бұрын
@@yasminmohamed-cb2uk still kicking my dear. Currently In Denver, Colorado.
@yasminmohamed-cb2uk
@yasminmohamed-cb2uk Жыл бұрын
@@Axmed_Hobyo MashaAllah
@dalmarmedia8171
@dalmarmedia8171 Жыл бұрын
The world isn't fair and the people aren't too!This song reminds me my bad days! One of the neighbor slandered me of drug abuse! It pained me,left school and decided to move to somewhere else! It was 2013😭
@Caashomahmett1067
@Caashomahmett1067 Жыл бұрын
23/1/2023 Waa habeen aan dareemayo xanuun fara badan 😭😭😭😭oo ay ila dagaal San yihiin familka Ayna igula dagal San yihiin si aan noloshayda uhormarsan lahaa 6:53maqrib Ilahayow murugta iyo dhibka iga dulqaad 😭😭😭😭😭 plz Ii duceeya Bulshadu iga dhoohanaa Dhibtaydu ka daahanaa 😭😭
@asmamahamed8300
@asmamahamed8300 Жыл бұрын
💔😰
@abdifitaahmohamett
@abdifitaahmohamett Жыл бұрын
Hada waa bishii 3aad seethy😢
@asmacrashiid
@asmacrashiid Жыл бұрын
@@abdallesomali ℎ𝑎𝑎 𝑎𝑙𝑥
@caashomahamettcaashomahamett
@caashomahamettcaashomahamett Жыл бұрын
​@@abdifitaahmohamett wllo waan daremYaa lkn waanka ficnhh😢😢
@cabdifataax8665
@cabdifataax8665 Жыл бұрын
Wllo Aduunkana Iska Imtixaan Ah Waxaan Rajeynaya In Eebbe Kaa Furdaamiyo Dhibka Ku Heesta Adiyo Familkana Iskiin Fahansiiyo.
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 5 ай бұрын
Who is still listening this masterpiece song 2024🎉❤
@yussufedo
@yussufedo 4 ай бұрын
Still
@Fargeeto7hrs
@Fargeeto7hrs 6 ай бұрын
13 yr ago It's now 2024, who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜
@Husseinmohamed-yc4pv
@Husseinmohamed-yc4pv 5 ай бұрын
Me bro 2024 but iam student write now
@yussufedo
@yussufedo 4 ай бұрын
Still listening bro
@kooshin6180
@kooshin6180 4 жыл бұрын
Sagal Arts fanaanad la mid ah Nairobi ka ma soo bixi doonto♥️ Cod, qurux, isneelo, dheel mac iyo sharaf isku wadataa Sagal😍 Noo soo laabo Sagal arts pls we miss u. Eebbe ha ku dhowro🤲🏽
@nasromahdi467
@nasromahdi467 Жыл бұрын
Hadu ilahey hesaha kamadoweyi maxa ogu baqe munkarka ine kuso noqoto 😢
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 Жыл бұрын
@@nasromahdi467 hadda miyey ka fadhiisatayna wll
@xamsexasanwacays86
@xamsexasanwacays86 4 ай бұрын
Farxiya fiska ka waran heeeeee
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
burco maxay talent dhashay gabyaa heesaa qoraayaal hogaamiyaal dhaqaale yahano i love burco
@xalaaw0chanat694
@xalaaw0chanat694 4 жыл бұрын
Reer burco cod,qurux,dadnimo furfurnaan,sugaanyahan ilaahay dhan walba waa ka dhameystiray allaw mar uun I gee from garoowe wiil isaaqa igu darsada yaakhii oo waliba reer burco ah iyagaa geesi iyo diraaac ahe😁❤🙏
@clicknpick9526
@clicknpick9526 2 жыл бұрын
Yaa kugu yiri gabadhaan waa reer burco?? 😆 🤣 😂
@suleikhaismail105
@suleikhaismail105 Жыл бұрын
Kaalay aniga kusiinya walalky oo nin habar jeclo ah weliba reerka burco leh😅❤
@iimaandayib13
@iimaandayib13 Жыл бұрын
@@clicknpick9526 waliba waa habarjeclo biciide reer iidle
@aaminaahmed218
@aaminaahmed218 11 ай бұрын
​@@iimaandayib13 ma hubtaa wllo
@bashkanuurka
@bashkanuurka 5 ай бұрын
Adoo boqortoyo ah maxaad laftinagaa kufali😂😂
@Qani_10
@Qani_10 Жыл бұрын
After 12 years still my favourite song⚡ Sagal arts miss u🥺
@abdallesomali
@abdallesomali Жыл бұрын
12 sano ka hor hees miya dhageysaneysay aniga wax wan gartay lkn siyaasad aya dhageysanayay iyo shaqo insha'allah 12 kale nabad nagu garsiiyo😭😂
@Qani_10
@Qani_10 Жыл бұрын
@@abdallesomali Nio 12 sano hees ma Wada dhagaysan jirin balse heestan way Ka mid Tahay heesaha mar maqli jiray Balse ilaa waqtigaas Waan Iska Jeclahay heeskan🥺😅
@idrisabade2426
@idrisabade2426 5 жыл бұрын
Wadnaha dhaq-dhaqaaqooda ereyadaas baad igu dishey VIVA Sagal Arts..One 💘 love..
@abdulkadirmohamedyusuf
@abdulkadirmohamedyusuf Жыл бұрын
After 13 yrs Sagal arts, Halkan legends un baa jooga. 👇
@abiyow10
@abiyow10 5 жыл бұрын
2019 ya dhagaysanoyo ax xusus yqy
@abdiqadirhajjiali8890
@abdiqadirhajjiali8890 5 жыл бұрын
Haa
@farhannur7585
@farhannur7585 4 жыл бұрын
waaha waah waa erayo murti macaan caad maaha heesaha sagal arts
@farhannur7585
@farhannur7585 4 жыл бұрын
abti sagal hore usoco khadra daahirtii qarniga
@yuusufabdiomar608
@yuusufabdiomar608 11 ай бұрын
Ax jacaylkaygi somali maxamadeeey nabad iyo nolol wacan ku nolada ❤❤❤❤ sagal arts wa fananada an sii gaar ah an ujecelahay
@abdirisackkhalifmirrow3191
@abdirisackkhalifmirrow3191 2 жыл бұрын
Heestan malinta sagal artist eey qadeysay, Goob joog ayaan ahaay.
@ibraahimqaalidqalbi7960
@ibraahimqaalidqalbi7960 2 жыл бұрын
ax ax ax ishcalaa hees walhi xusuus wayn ayaan galay 10 years ayaa dub u noqoday safal arts walhi waa fanaanad soo jabtay ooo codkeeda lugu macaansado ilaahay dambigeeda ha cafio fanaanada sagal arts waan ku wataa walhi heesa haagana kama daaalo ooo kama xiisa dhigo markaan dhagaysto waxay I sii galiyaan xusuus iyo galgacal xanuun badan iyo jacayl aan markaas i hayn ayaa siqaasa ii taabta heesaha sagal arts markaan dhagaysto cajaaib sanaa codkaaga ale hakuu barakeeyo walashay sagal arts 💞🙏🙏💞🙏💓🙏💞💢💞❤💞❤💓❤💓❤💢💞💢💞🙏💞🙏💓❤💞❤💓❤💓💞💢❤💓❤💓❤💓🙏❤💓💖💖💖💖💖💖💗💯💯💯💯💯💯💯💗💗💗💗💗💗💗❤💞❤💓❤💓❤💓❤💓❤💓💓❤❤💓💯💯💯💯💗💗😡💕💗💕💗💕💗💕💕💗💯💕💯💕💯💕💕💗💗💕💗💯💗💗💗💯💯💕
@gulledyare9801
@gulledyare9801 2 жыл бұрын
Heestan maxan raadiya 2012 baan maqli jira ano yara saan u radinayay cawaan hela 18/5/ 2022 waa 10 sano ka dib
@user-qoorgaab
@user-qoorgaab Жыл бұрын
After 13 yrs ago still my favorite 😍 song 🎵 Walow abwaankii erayadan sameeyey uu yahay macaliminta jaamacadda noo dhiga❤
@yahyemohamed9841
@yahyemohamed9841 9 ай бұрын
magaci wllk
@crahmaancolaad6924
@crahmaancolaad6924 2 жыл бұрын
After 10 years, I search Nove16,2021. Old is Gold. Sagal Arts
@abdimalik2934
@abdimalik2934 2 жыл бұрын
Heestan waxaa ka daawaday markii igu horeysay laptop ay lahayd walashay waayo waayo 2011 adna iyo samira iyo magalada bosaso iminkana uganda,somalia,turkey ayaan kala joognaa aad bay ii jeclaayeen ilma habreeday aad baana ugu xiisey runtii ilaahow dib noo kulmi anoo caafimaad qabna inshallah
@reo9475
@reo9475 6 жыл бұрын
2018 who is listening still?? 😍😍😍
@ahmedoffishical9791
@ahmedoffishical9791 Жыл бұрын
Heestan xusuus wakhti haduu wacnaa markaan maqlo heestan soo xusuus taa macan kii waayo waayo 2017 .2018
@Aisha-jy9zm
@Aisha-jy9zm Жыл бұрын
It's 2023 still the magic of this song never become old🥺😭
@somalidamaanta6199
@somalidamaanta6199 4 жыл бұрын
Heeskan 2011 Ban dhageysan jiray Markan Collage ka Dhigan Jiray Mgalada Columbus Ohio, USA🇺🇸 Xusuus iyo waayo waayo
@sayidalisomali8432
@sayidalisomali8432 4 жыл бұрын
sagal arts the one and only wlh anoo xaalad adag ku jira yaan heestaan waqtiga ku limin jiray wah waaah xasuuusey xasuuuus
@faysalbakaal
@faysalbakaal 3 ай бұрын
This song reminds me my teenage love many many years ago. Although it was only very brief, however, I still think about her from time to time, I think about where she is now, wether shes alive, I hope so, properly shes now a mum with loads of kids and shes happy. I hope all the best for her, I want to tell her that she still has a place in my heart.
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Sagal naag ka cod macaan Nairobi kama soo heesin mana kasoo heesi doonto😊Heesahedu waa wada xusuus barigan Ciyaal Primary school ahaa😆💙
@bilanali6394
@bilanali6394 4 жыл бұрын
Malmo adag iyo heestan oo xusus igu ahyd still cawan aan dhgysnyo isla sacadihii aan dhagysn jirya 12:30 Xusustii 2009 kii 🙋‍♀️😍
@maxamedc.qadadircumar6521
@maxamedc.qadadircumar6521 3 жыл бұрын
Bilan ila so hadal plz 0615185301
@cabdihindiofficialstudio2248
@cabdihindiofficialstudio2248 6 ай бұрын
Ana hada
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
After 8 Years Dawanoya ✌️
@Somalicommunity1
@Somalicommunity1 5 жыл бұрын
waan kula daawanayaa 10 sano kedib 😉
@marwo6198
@marwo6198 3 жыл бұрын
2021 February Australia 🇦🇺
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
@@Somalicommunity1 🥰✋
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
@@marwo6198 ✋salan sare zhp from casimadi Dalkeena
@ikranhassan668
@ikranhassan668 2 жыл бұрын
@@Somalicommunity1 at w
@waalidadeec2752
@waalidadeec2752 7 ай бұрын
Is there anyone still watching 2023?
@Supr93
@Supr93 27 күн бұрын
he was in to help my role on my team the other day this say bout it all 😂
@khalidahmedindhoindho8780
@khalidahmedindhoindho8780 4 жыл бұрын
To day is the first time i listen this song 01.10.2019 20:05pm
@muznahassan8599
@muznahassan8599 4 жыл бұрын
Wankusalame cade
@muznahassan8599
@muznahassan8599 4 жыл бұрын
Greetings frm Wajir cadey
@maryamax.maxamed5945
@maryamax.maxamed5945 2 жыл бұрын
Heestan waxan dhageystay aniga oo qof jecladey walib si xad dhafa darti jirkeyga magacis ku qoray waxan ku so ceshan jirey habeykii dhowr jer 🤒 lkn hadan waxan dhageysta aniga oo qalpi jabsan qofki aan jeclan u iga fogadey 🤒 ayan wali dhololaya qalpiga kedhayilah dawiyo dhakhtarka u ahaa 😰😭💔jeceyl💔
@zakariemohamed8279
@zakariemohamed8279 Жыл бұрын
Weli ma heshayna cid 😢
@mubaarighaybe5785
@mubaarighaybe5785 7 ай бұрын
allow ku sahal wax walba wlhi tasi kale ayaa i hysata 29/12/2023
@bishaaroboqorada1008
@bishaaroboqorada1008 4 жыл бұрын
Waqti tagayow nabadiino Waxan dhageesan jiray 2012 anon Garanen micnaha saxda ee hesta Cawane waa 00:13/11 /2019 Anoo dhawac JACEYL daremaya 😭😭😭 Ku wayey blse cawo alle ayan cafimad ku waydiyey KUMA arki karee😭😭😭😭😭
@mohamedabdisalad2274
@mohamedabdisalad2274 2 жыл бұрын
Walal jacaylki hada maheshay mise wad wayday oo wad iska dhaftay😒
@bishaaroboqorada1008
@bishaaroboqorada1008 Жыл бұрын
@@mohamedabdisalad2274 iska dayey wllo🤣
@cajabwali8830
@cajabwali8830 4 жыл бұрын
After 9years old memory never forget☺️
@idrisabade543
@idrisabade543 2 жыл бұрын
Hahaha😁Right. hadaaba dhageysanayaaba VIVA 👉SAGAL.
@abdirahmanadaan5272
@abdirahmanadaan5272 4 жыл бұрын
Qalbiga kii dhaliyi lahaa daawo Iyo dhaqtarka u ahaa👈👈👈❤️
@princedollar9112
@princedollar9112 14 күн бұрын
17 july 2024 cawa ayay i bartay gabadhan jeclaa axyaa dareen❤
@abdisamatabdinasirfolley8835
@abdisamatabdinasirfolley8835 Жыл бұрын
11 years down line Sagaal arts today I saw her on Tiktok and she is very beautiful enough ...dhamman ummada somaliyeed sharafta iyo qiimaha haysa fanaanda.
@idrisabade543
@idrisabade543 2 жыл бұрын
Back in 2008 was listening this song in Nairobi especially in Eastleigh.
@CabdifitaxDaahir-mt8ft
@CabdifitaxDaahir-mt8ft 8 ай бұрын
Sep. Caawo.a ayaa la hadlaay waa xanuun san tahay usoo duceeye wlhi ax wlsheey sagal aartis ax . Qaraba neropi jogtaa ax. 11.11. 2023 caawo
@irfanshekeeye3944
@irfanshekeeye3944 5 жыл бұрын
18/6/2019 Waxii dhagey sana Farta taga👆
@haniadan1189
@haniadan1189 3 жыл бұрын
2021 ya ila jooga❤️
@abdallazuldankey5944
@abdallazuldankey5944 2 жыл бұрын
Me quruxey
@khadarabdihassan1866
@khadarabdihassan1866 2 жыл бұрын
Old is gold.. one of my favourite songs 🎵❤
@alichinoofficial5947
@alichinoofficial5947 3 жыл бұрын
Who is watching This 30 june 2021 I still love this woman wonder where she's at
@saamiyamohamett9858
@saamiyamohamett9858 4 жыл бұрын
1/11/2020,,siduu dhaqankeenu yahay balmaY guri noodhisaan😘😍
@adanomarsabrie7889
@adanomarsabrie7889 3 жыл бұрын
2021 from canada ontario 2010 ayan dhageysan jiray anigo ku nolay duledka muqdisho celasha biyaha sagal artis
@hibomohamed469
@hibomohamed469 2 жыл бұрын
🥺🥺 isku meel
@bosasob6672
@bosasob6672 6 жыл бұрын
hadi aad dhegeysaneysid 2018 please like it
@ahmedmuuseofficial9351
@ahmedmuuseofficial9351 4 жыл бұрын
Ilaahy Amarkii heestan 2011 ilaayo 2020 wan dhaqaysaan hadana waanka jeclhy kuwa cusub oo dhan
@saladrage9319
@saladrage9319 5 ай бұрын
Still i'm waching 2024.❤
@xidig3833
@xidig3833 7 ай бұрын
Waaw afte 13 kadib lkn aydo cusub dhagaysa jiray
@sacdiadhuhulow6896
@sacdiadhuhulow6896 5 ай бұрын
2024😢 intay na dhalali lahay arme guri no dhisan
@ZulthanYoussouf
@ZulthanYoussouf 9 ай бұрын
After 13 daawanoya August-23-2023 Maalin isniin ah 🫶🏾❤️🎶 Inta soo raadisayy 2023 salamann wllyal🤣👋🏻
@qumaninacabdullahi1498
@qumaninacabdullahi1498 3 жыл бұрын
Heesta kama dalo dhagsashadeeda 2013 ila hada waan dhagestaa ilove you ♥ Sagal artisa
@dolalnoor905
@dolalnoor905 Жыл бұрын
Hadad 2023 dawaneyso ado dhar dhaqayo likete
@husseinabdisse8663
@husseinabdisse8663 2 жыл бұрын
Yaa dawanayo 2022😍 Old is golden👏👏
@DAAUUSSTUDIO
@DAAUUSSTUDIO 3 жыл бұрын
Heestan Originalkeeda waxaa qaaday ikraan jaama sagaashamaadkii inta ila ogaatay 2021 isoo booqda😂🙈
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 5 ай бұрын
Erayadii maxamed cali cilmi abwaan (aakhiro)❤
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 Жыл бұрын
Walaasheey sagal Ilaaheey caafimaad taam ah ha siiyo 🤲💔
@UpdinajibMohamett-gf8ht
@UpdinajibMohamett-gf8ht 5 ай бұрын
Waxaan ahy wiil dhalinyaro ah oo ku nool somalia waxaan leeyhy rjooyin badan waxaan ilaahy ka baryaa hadafkayga inuu irumeeyo😢2024😢😢😢😢😢murugo
@asad231983
@asad231983 14 жыл бұрын
Waaw hees macaan iyo cod macaan. Sagal waa jirtaa.
@mohamedjimcaale2556
@mohamedjimcaale2556 6 жыл бұрын
inaba caadimaaha sagal
@caaganeagoonloboge3461
@caaganeagoonloboge3461 2 жыл бұрын
2022 yaa ila socda Heestan aad u jeclaa waageeni heeso macaan Jiri jiray 2008-2013 heesaha we shidnaayeen
@fardowsocali3711
@fardowsocali3711 Жыл бұрын
Ana kula dhagsanay oo so xasustay manta 😍
@adelomarhussein8072
@adelomarhussein8072 Жыл бұрын
sagal art one of my favorite singers' women 2010
@Gooshacas
@Gooshacas 2 ай бұрын
Aduuñ kawass 2024 dhageysana jiilka iga dabeeya 2040 haday arkaan qoralkeyga wan idin salamay anigo ah gabar somaaliyed muqdisho ku nool😁😁😁❤❤❤❤
@xidig3833
@xidig3833 Ай бұрын
😂😂😂ana kula mida heestan aydo inta jar jaro shaashdo iyo love dul sari jiray
@khadargulled
@khadargulled 8 ай бұрын
Bulshadu iga dhohanaaa dhibtaydu ka dahanaaa intay idhaliilayaaan siduu dhaqankeenu yahay bal may guri noo dhisaaaan Great wards ❤
@Said-Khamsa
@Said-Khamsa 5 ай бұрын
Comments No 600 is There anyone Watching 2024❤
@muhanaddeeq7167
@muhanaddeeq7167 2 жыл бұрын
2012 xusuuus muqdisho waqtigu orod badnaa
@somaliguru7064
@somaliguru7064 2 жыл бұрын
This song reminds me my teenage years..........Golden days indeed........missing my hometown "Wajeer'
@abdishakurissa4841
@abdishakurissa4841 Жыл бұрын
Indeed wajeeer is a hometown for many legends
@ifkaabdi8067
@ifkaabdi8067 3 жыл бұрын
January 31 2021 Ya joga wali🤔😢🤭
@user-wq1xl7pr4w
@user-wq1xl7pr4w 3 жыл бұрын
Ani 😥😥
@abdishakureid795
@abdishakureid795 3 жыл бұрын
2020 yaa ila daawanaya aaan aragno bal Wllhi hees mcn
@cadcedtube9193
@cadcedtube9193 4 ай бұрын
Almost 14 yrs old is gold🥰
@yilmaz2431
@yilmaz2431 Жыл бұрын
AFTER 12 years wllhi i miss those days 😩❤
@rashkaabdirahim3987
@rashkaabdirahim3987 6 жыл бұрын
Maanta 1/3/2018 like iguqabo
@mr.mustafalitifow1858
@mr.mustafalitifow1858 4 жыл бұрын
I like this song stille i am listening now nice
@KadraShire
@KadraShire Жыл бұрын
Heeataan waxan dhagaysanaya anoo xanun dremyaa waxa kaso fogaaday qof walbo idhawa family azxaap waxana imid 🇺🇸 walina sharci mahelin isoo duceeya asxpeey heestaan nafta kuma weelinaya😰bulsha iga dhoohana dhibkaygu kadaahana
@maankanuriso1658
@maankanuriso1658 4 жыл бұрын
Siduu dhaqankeenu yahay bal mey guri noo dhidaan 2020 saas ayey xaalku yahay guri noo dhisa
@jimalemohamed68
@jimalemohamed68 2 жыл бұрын
Still I listening after 11 years
@dowsapdi9886
@dowsapdi9886 11 ай бұрын
After 13years bn daawanyaa jcyl baa Halkaa ikeenyyy 😢❤
@hamdaabdiali384
@hamdaabdiali384 11 ай бұрын
Isku mid baynu nahney😢❤
@dowsapdi9886
@dowsapdi9886 11 ай бұрын
@@hamdaabdiali384 sorry 😞 😔
@farasofficialchannel8030
@farasofficialchannel8030 2 жыл бұрын
After 11 years old memory never forget
@ahmedjooker3148
@ahmedjooker3148 4 жыл бұрын
X youtuber ya dawanaya 2020 February 14 🌹habeenka jaceylka aduunka
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 3 жыл бұрын
After 10 year xusuusaha qaar waa xanuun 😥😥😥
@xanfar11
@xanfar11 Жыл бұрын
Siduu dhaqankenu yahay bal maay guri nodhisan great 🔥
@drabdilahiomer5458
@drabdilahiomer5458 3 жыл бұрын
After 9 years sagal Arts come back Wllhi waan ku xiisnay Abaayo Quruxey
@Daljir143
@Daljir143 Жыл бұрын
12sano baan dhageysanaa walhi Soomaaliyeed gabadhaan caawiya Kenya ayey ku dhibantahay waarid iyo walaal ma haysato waa hooyo single ah oo carruur haysato😭🤲
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
After 11 years. Sagal Arts will always be a queen.
@aragsan1432
@aragsan1432 5 ай бұрын
After 13yrs😮🥺😂
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 5 ай бұрын
@@aragsan1432 Ku raaxayso dee heesta 😂😂😂🙌
@Irfo143
@Irfo143 4 жыл бұрын
After 8years ayan soo raadiyay heestan sagl arts she has a nice voice👌
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 2 жыл бұрын
Heesihi 2000 ilaa 2010 soo bixi jiray in ay heesihi ka dambeeyey oo dhan ka laxan macaanyihiin yaa ila arka? Mise waa aniga kaliya?🙂
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
2011 Heestan ayadoo noo shidan tahay habeen jawigu dagan yahay Roob socdo dhalinyaro badan oo asxaabteyda ah isla joogno heestana qaadeyna Xaafada islii 10 streat Mise qolka igu dhagan ayay sagal arts ku mar....... xasuus wlhi habeenkii oodhan baan heesta anoo qaadaya hormaraa qolka si ay ii maqasho 😂😂😂😂😂 Waayihii wacnaa 2011
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 5 жыл бұрын
Hhhhhhh ooo Maku maqashay marka 😂😂😂😂
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 5 жыл бұрын
@@marwanlyrics8540 😂😂😂
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 5 жыл бұрын
@@ubeydyarre757 Hhhhhhh 😂😂😂😂😂
@hudihassan2045
@hudihassan2045 5 жыл бұрын
Adigu ma gabadha fadexadeda kawarameysa mise adiga iyo qolkaga yaraya kawarameysa
@Fagaase2017
@Fagaase2017 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Harregud2
@Harregud2 3 жыл бұрын
2011 baan ka dhagaysanjiray mobile la,odhanjiray GTD touch me touch the world Hadana 2021-03-22 baan dhagaysanayaa aduun
@adnoyuusuf5567
@adnoyuusuf5567 2 жыл бұрын
Intii 2022 fiirsaneysa ismuujiya lol.☝️😄
@dadirhanas8534
@dadirhanas8534 2 жыл бұрын
still am listening last 2022
@seynabibrahimali5325
@seynabibrahimali5325 3 жыл бұрын
heestan xasuus bay i leedahay walaalahay baa dhageysan jiray 2012 hadana waa 2021 aug 14 anaa dhageysanaya wakhtigu wuu ordayaa❤👏
@huseinabdullahimohamed6159
@huseinabdullahimohamed6159 4 жыл бұрын
Xasus wllhi heestan 2011 aan dhagysan jiray muda kadib manta dhagysana 24-7-2020
@abdallebalbaleef4889
@abdallebalbaleef4889 Жыл бұрын
Axlaa hees Sagal wlshi mcn alle haku caafiyo
@nuurshakay1809
@nuurshakay1809 2 жыл бұрын
2022 Yaa Il Dhagesanayo Hestaan Xasuus Walhi
@Youzuphuxassan19
@Youzuphuxassan19 5 ай бұрын
Me still listening 2024❤
@ajibarmustafehussein9730
@ajibarmustafehussein9730 Жыл бұрын
Wadnaha dhaqdhaqaaqa mudan Halbowlaha dhiiga haga Intuuu idhexdagay wadnaha .... Waxan hanbalyo udirayaa cidkastooo waayahooda kusoooqaatay intiii udhaxaysay 1980 ilaaaaa. 2015 Waana heesaha laqaaday ee ugu murtida iyo macnaha wayn
@ismagabachannel3452
@ismagabachannel3452 9 ай бұрын
13years😢 kadib ayaan daawanayaa jaceylku murugo badanaa😢😢
@jibriilc.rizaaq1675
@jibriilc.rizaaq1675 9 ай бұрын
2biri baa Isla dawanena😂😂jaceel baa nawada haaya😂misku Yaacnaa😂
@idrisabade543
@idrisabade543 2 жыл бұрын
SAGAL is my vibe👍🔥❤️
@aminaahmed3779
@aminaahmed3779 4 жыл бұрын
Wow 2020 imaka uunbaa dawanaya weligay maba arag
@rashiidomar8604
@rashiidomar8604 4 жыл бұрын
Sacaad IGA horaysa le
@abubakarnoor6757
@abubakarnoor6757 3 жыл бұрын
Sagal Inta daawaneysa 2021 like ta 👍
sagal arts Qofba waayihiisiyo waqtigaa hareeyee lyrisc 2021
6:26
faahiye lyrisc
Рет қаралды 285 М.
Sagal Arts Heestii LOOLI New Video 2011.flv
5:53
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 1,2 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 34 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 193 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Jooqle iyo Nimca Dareen
8:46
Som Adam
Рет қаралды 1,8 МЛН
sagal arts hestii  walbahaar
6:20
MrMoha141
Рет қаралды 161 М.
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,6 МЛН
Sagal Arts Wareysi  Qiiro iyo Saameyn Leh
38:26
Xiisaha Wararka
Рет қаралды 64 М.
Nuradin Ahmed ..::: Layla :::..
6:31
Maxamed Harguees 🍀*🔴
Рет қаралды 522 М.
Waa Salow Kalgacalkuye - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:09
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 3,9 МЛН
Sagal Arts Iyo Feysal Hanad Heestii Aroos .mp4
4:34
Aflaanta Studio
Рет қаралды 940 М.
axmed biif
5:08
youful1
Рет қаралды 1,6 МЛН
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,3 МЛН
Фильм про побег от родителей
0:59
Holy Baam
Рет қаралды 1,7 МЛН
Принципы...
0:23
Это точно смешно
Рет қаралды 2,6 МЛН
23 июля 2024 г.
0:11
Tszb😈😈
Рет қаралды 2,8 МЛН