Sagal Arts Heestii LOOLI New Video 2011.flv

  Рет қаралды 1,218,375

SHEGOBANDSTUDIO1

SHEGOBANDSTUDIO1

13 жыл бұрын

XULKA HEESAHA Dj WaRsAmE IN NAIROBI

Пікірлер: 933
@zayidcumar3456
@zayidcumar3456 8 ай бұрын
Waxaan maqli jirey anoo yar oo dugsi dhigta heeskan cawa waa habeen axada sanadku waa 2023 waxaan fadhiyaa meel banan oo cidla heeskana waa idaran yhy waxaa i waheliya naacow qabow iyo jwi roob hadaad iga danbeyso like isaar wall old is gold❤
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 8 ай бұрын
Jawi macan ku jiraa wll wllhi😢
@ayaanmohamed958
@ayaanmohamed958 3 ай бұрын
Jawi mcn iyo hees mcn baad isku heshay👏❤️
@user-gg1ij8uq9j
@user-gg1ij8uq9j Ай бұрын
Jah❤
@wailmohammed4695
@wailmohammed4695 2 ай бұрын
Who’s watching 2024 Sagal arts
@bisharabdikadir6959
@bisharabdikadir6959 Ай бұрын
Me❤😂
@FuadJamaal-ui3ew
@FuadJamaal-ui3ew Ай бұрын
Ani😅
@user-wk1gr2ny8e
@user-wk1gr2ny8e 8 күн бұрын
Ani😂😂
@karamoige5268
@karamoige5268 29 күн бұрын
What a amazing song.!😮 Sagal arts,maxay ahayd Fanaanad wakhtiga iyo waayuhi ciileen. Still listining 11/06/2024.🎻🔥
@exmaamulaha6947
@exmaamulaha6947 8 ай бұрын
Heestan wllhi aad bay u mcn tahy wllhi waa xanunsany hargab i hayo waa malin Talado ah school ma adin 14/11/2023 Time 10:19 hada iga danbayso like hala ila dhafin wllo❤🥺😩❤️‍🩹💗
@Nawalei
@Nawalei 7 ай бұрын
Dib ban udhageysanayaa 2023 dadka iga danbeyow salaaman🥺💗🫶🏻
@MaryanClrashiid
@MaryanClrashiid 2 ай бұрын
Saalaman❤
@ozaano
@ozaano 2 ай бұрын
Lagaa qaad 😂😂
@mohamedjamaabdullahi8984
@mohamedjamaabdullahi8984 2 жыл бұрын
13 jir ban ku daawan jiyar heestan maanta ban dib u soo xasuustay 2021 old is gold😭😭 Nolosha inta dhiman caafimaad Alle ha nagu gaarsiiyo
@guledmj9105
@guledmj9105 Жыл бұрын
Samigeygii wa ku salamy sxp
@user-bn6bx9pq7q
@user-bn6bx9pq7q 4 ай бұрын
Manoshahy hada😂
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 3 жыл бұрын
2021 hada dawaneyso like ta ila dhafin 😂🇸🇴 Sagal artis fananad cod macan wllhi dadki nerobi shidi jiray 🇸🇴
@Husseinmohamed-yc4pv
@Husseinmohamed-yc4pv 2 жыл бұрын
2022
@CabdiCade-zb9od
@CabdiCade-zb9od Жыл бұрын
Wiil xawadle wan ku salamay landhere
@abdukhadirjelow3763
@abdukhadirjelow3763 Ай бұрын
3sano kadib ban so boqday ❤😂
@mascuudcabdiraxman4004
@mascuudcabdiraxman4004 8 ай бұрын
Qalbigaaga Marka uu caadi yahay Dhageesiga heesaha Wad ku raaxeeseysa adigoona Wax dareen ah qabin Lkn Marki aad Qalbiga ka dhaawacan thy Waxaad moodaa Heestaba Iney adiga kugu Saabsan thy Wlhi 😢 Allow Isii awood Aan Qalbigega ku xakameeyo Kuna Ilaawo Waxyaabo Badan oo Nolosheeda dhibaato ii geestay 😢😢😢😢
@Husseinmohamed-yc4pv
@Husseinmohamed-yc4pv 4 ай бұрын
4sano kasoo wareegatay hada qalbigaga seewaye maka bogsatay mise😢
@FatimaMohamed-jf9zp
@FatimaMohamed-jf9zp Ай бұрын
Watching 31/5/24😢❤
@BOSS1JAMA
@BOSS1JAMA 5 жыл бұрын
heestan xasus ya dawanaya 2019 farta tag please
@King_AkTV
@King_AkTV 5 жыл бұрын
Boss C/wali Jamac aniga
@haifasinger5777
@haifasinger5777 5 жыл бұрын
1
@Abdiqanikayse123
@Abdiqanikayse123 9 ай бұрын
Cidi iga danbaysa waan salamaya 8.10.2023❤❤ Ich liebe es, dieses Lied ständig zu hören❤❤❤🥺
@nafisamohamoud3073
@nafisamohamoud3073 6 ай бұрын
Wan ka qaday wllo 22/december/2023🥺
@hafsaahmed6296
@hafsaahmed6296 6 ай бұрын
22nd of Dec 2023 wan kusalamay😔
@SundusHussein9
@SundusHussein9 6 ай бұрын
2024❤
@ccsugaal5314
@ccsugaal5314 Ай бұрын
Heestan waan taageeraa waxaan dhagayzanaa 21/5/2024 galabnimo talaada ah aniga iyo zxpkay jaamaca guursade jawiga galabnimo waa mid fiican oo rooban hadaa aragto like comentiga saar❤❤❤❤❤❤❤
@naagmudug1647
@naagmudug1647 4 жыл бұрын
Heesta ku shukansi bartay 😢 Jacaylka inan xasuusto bay igu kaliftay 2014/ 7/7/2020 💔😭😰
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 3 жыл бұрын
Hhh ana waan ku aroosey
@seynabahussein8776
@seynabahussein8776 Жыл бұрын
@@dirgaxwanaf6605 😂🤣
@eliashassan3604
@eliashassan3604 5 жыл бұрын
Woof Calayk "Sida Geed Lugtool Baxay O Labi Dugsiin Lur Halelay Kala Jabay Ama Laanta Jiicba Hadaba Gabi Ku Liico Lamahanaha U Oyee😢😢 Eraya Qalbiga Dhaqajinaya It's 2019 Am Stiil Listining This Looli Hees Qiima Wayn Ku Fadhisa Earayo Kuwi U Macana E Fanki Dhexe La Sameyo Kuwi Ugu Mcna O Ay Fahmi Karan Dad Afka Somaliga Hodanka Ka Ah O Kaliya Sagal Arts Ifka Raaxo Moye Haku Rafadin Abid" Xusus Mug Wayn Leh Ayad Ayad Rabtay Mana Maleynayo Erayadan O Kale In Dib Lagu Heesi Dono 😢😢 Emotional
@AffectionateBarn-nr6rn
@AffectionateBarn-nr6rn 5 ай бұрын
Waban fahmi wayay
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
2011 up to 2023 I don't get tired of this song, it is a very pleasant memory and beautiful times in my childhood.
@mohamudmacalin3189
@mohamudmacalin3189 Жыл бұрын
Also me
@ashiidcadde7927
@ashiidcadde7927 Жыл бұрын
Same bro
@AmiinAlta
@AmiinAlta 9 ай бұрын
Also this song aad bay uqiiro badantahaye
@khalidabdi4156
@khalidabdi4156 9 ай бұрын
Same as you
@wailmohammed4695
@wailmohammed4695 2 ай бұрын
Heestan oo nooshidan baan shill gaari kugalnay 😂😂😂
@mssmarieme5056
@mssmarieme5056 4 жыл бұрын
Misna laab caruuriyo lix iyo toban jir aan ahy sheedna iigu ladhanyhy 2016ki ano 16 jir ah ayuh jcylkii igu horeyay igu dhacay ilaa hadda wn ka damqadaa hestan 8 may 2020 hadaay darenkaga taabato hestani like saar 😥😥😥😥
@sadakahmed6079
@sadakahmed6079 3 жыл бұрын
Xasuus 9 sano kedib baan Dib usoo raadiyey heestan anigoo dugsiga sare dhigta form one ah baan dhageysan jirey heestan weliba markas jecel xad dhaafa ihaayey😭 sagal fananad buuxda
@queenhaboon9176
@queenhaboon9176 2 жыл бұрын
Xgee joogaty wagaas😩
@ayaancadnaan783
@ayaancadnaan783 2 ай бұрын
WA TAN HADA KU SUGANHAY😢
@hal-abuurdhajacjimcaale5590
@hal-abuurdhajacjimcaale5590 2 жыл бұрын
Recalled childhood days. Caawa oo ay tahay, 22:00PM Sunday, 15 August 2021 baan dhagaysanayaa.🥰❤🙏
@mohamedmuse2879
@mohamedmuse2879 9 ай бұрын
waxaa hubaa inaa igula raaxeeysansan heestaan aadka umacaan intii iga dambeeysa like iisaara 2023
@MiimiAlbashiir
@MiimiAlbashiir 3 жыл бұрын
Maankeyga kii labay☹️ Leyl dhexe Qalbigu tabay 😴🏙 Jexeygi ba lumay😪 Looli ma iska tuurxa ☹️ Xarig ma iska laliyaa 😢 Luuqyada liibax baa 🦁 Miciyaha lisanaye 👹 Naftu miyan u loogaa😿😿
@Ilkcase
@Ilkcase Жыл бұрын
Looli miyaad garanaysaa micnaheeda
@siradmohamed3362
@siradmohamed3362 Жыл бұрын
@@Ilkcase bohol ama meel fog
@cabdinasirmuxumed6591
@cabdinasirmuxumed6591 Жыл бұрын
@@Ilkcase looli waa qaw ama qarka buurta ama laagaha maxaan inbadan looli ka soo guray cows markeen joogay soomaaligalbeed dhulkii hooyo
@safioali1455
@safioali1455 10 ай бұрын
4:08
@malkabwoy349
@malkabwoy349 9 ай бұрын
😂
@mazuudmohamedawed8410
@mazuudmohamedawed8410 5 жыл бұрын
Yaa Dawanaaya 2019 Like
@idirisali572
@idirisali572 5 жыл бұрын
mazuud mohamed Awed meeday inanti
@fadximaxamed5457
@fadximaxamed5457 6 ай бұрын
HeeStan wxn dhagYsanya haben JimcE aH 29/12/2023 Wanan ku mirqamaya wxn raJaYnaya inan Marlabad so bqoN donO Isha allaH ❤❤😮
@NimcaFarah-zu9rz
@NimcaFarah-zu9rz 2 ай бұрын
Wll marqnka is daaa😢
@footballpage7
@footballpage7 5 ай бұрын
when i listen to this i really go back to my childhood but i always believe old memories will never come back guys😢😢😢
@abdirahmanahmed3727
@abdirahmanahmed3727 3 жыл бұрын
2021 who is listening 😂✌❤
@naciimaxasan1888
@naciimaxasan1888 3 жыл бұрын
Xasoso walhi
@abdullaahiibraahim4314
@abdullaahiibraahim4314 4 ай бұрын
Yaa ila daawanooyo 13 February 2024 habeen talaado ee baxeeso arbaco ee soo galooso❤❤saar
@hurdaaye8
@hurdaaye8 3 жыл бұрын
heestaan qof an is jeclen baa iso qortay 2012 wana is weynay balse 2016 geerideedaa leyso sheegay allaha u naxariisto😭
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
Aamiin
@Husseinmohamed-yc4pv
@Husseinmohamed-yc4pv 2 жыл бұрын
😥😢😥😥allaha unaxriisto
@rahmamohamedabdi6224
@rahmamohamedabdi6224 9 ай бұрын
Illahy ha u naxristo wllo
@Snake_Ayes
@Snake_Ayes 2 ай бұрын
Wn ka xumy wllo qof walla qofbankuwayn
@fairmountfxtradinghub1377
@fairmountfxtradinghub1377 10 ай бұрын
I was listening 👂 this song when I was in high school 🏫 in wajeer Kenya 🇰🇪 “ 2011 at Sabunley Secondary School 🔥💯💯❤️❤️❤️👌👌💪 Walahi times flies ✅✅
@mohammedel-haji568
@mohammedel-haji568 6 ай бұрын
Legend
@yasinali1455
@yasinali1455 5 ай бұрын
MashaAllah my former school
@serahmed5346
@serahmed5346 4 жыл бұрын
Li'iyaa midkaan rabay Ludda hilibka jiidhkiyo Labxadduu ku mudanyahay Maankayga kii labay Meel dhexe qalbigu tagay Jeexaygi baa lumay
@zoyaabdulahi7685
@zoyaabdulahi7685 2 ай бұрын
Meel dhaxe qalbigu tagay ❌ Leel dhexe qalbigu tabay ✅
@saidabdullahi5682
@saidabdullahi5682 9 ай бұрын
Yaa heesta Dhegaysanaya Xasus ahaan 2023 😢
@__Biid__
@__Biid__ Жыл бұрын
as her name suggests (Sagal-Art), Sagal was a pure artist. Her voice took me back to the good times of my childhood. ❤
@Newera9919
@Newera9919 2 жыл бұрын
Old is gold 😍 Your voice takes me back to 2011. 7/6/2022 ⌚️21:11 📌 Cadale
@Sharma_cade
@Sharma_cade Ай бұрын
2024 inta dhageysaneyso waa idin salaamay😂 hada qoraalkeyga aragtay like isaar 👇 xasidnimada iska dhafee😂😂😂
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 9 ай бұрын
This kindda songs never travels back. This one of my fav songs in my childhood are. I miss you Sagal, you and your miracle voice.
@yacqub_ilkacse8772
@yacqub_ilkacse8772 2 жыл бұрын
Old is gold War dadki hore wax mka hareeen sagal Arts wacade kuma iloobo 2011 iyo Safarki dheera manta meshan heesta dhageysigeda ka bilaabey fadhiyaa dhulki Reer Abtigey Dhulka uduga luqayada Libaax ba miciyaha Lisnaya Wof Caleyk Maxa waayo soo joogney Alxmdulilh 🤎🥺🤲
@Kingciska4
@Kingciska4 5 ай бұрын
Puntland miyaa joogta sxb
@ZulthanYoussouf
@ZulthanYoussouf 8 ай бұрын
After 13years soo raadiyayy 23-Aug-2023 15:50 Old is gold halimohh cod-qurux isku darsatayy i like her wllhi❤️👸🏼 Inta so radisayy 2023 👋🏻🤣
@hadiyahbintuaxmed6855
@hadiyahbintuaxmed6855 4 жыл бұрын
Xasuus igu qaliyaay qimad ku lahayd agtayda heestan barigan dhagaysan jiray mobel xita man haysan gabadha qadana magaceda ma aqoon balse markan maqlo iyado melaha ka baxysa wan is tagi jiray si an erayada heestan u xifdiyo ilhyba xaal oge manta igu horaysa muqalka gabadha qaday heesta ilyn talo iskuma ka sheegto oo san hesta marba eray ka mida u qorayay ayeey iso baxday 2019 ka wa gabagabadi sanadka
@korwaayeel4257
@korwaayeel4257 4 жыл бұрын
Waa 2012 kii waxaannu ku jirnaa safar Galdogob to Gaalkacyo, waxaan ahaa Wiil yar oo dugsi wahaabi kitaabbada raacda Iskuulkana Class f1 ah , Gaariga waxaa ila saaran qaar kamid ah macallimiintaydii Masaajidka aan saaxiibbada ku ahayn, heestaan Ayaa iishidan oo aan kursiga dambe ku dhegaysanayaa , markii macallinkayga garka wayn oo kursiga iga horreeya fadhiya uu isoo fiirshana waan naxayaa, oo waxaan is leeyahay armuu maqlay. Sagal iyo macallinkaygii
@abdirahmaanhassan6633
@abdirahmaanhassan6633 Жыл бұрын
hhhhh waxan is laha ninka ma kaariga owasaran yahay miyey la sarned towjeclaa ileen wxa kula saaran wahaabi aad xushmad uheyso
@MunasarIsmail
@MunasarIsmail 5 ай бұрын
​@abdirahmaanhassan6633 😂
@maria-xy3sn
@maria-xy3sn Ай бұрын
​@@abdirahmaanhassan6633 😂😂😂😂
@nasraciidey7896
@nasraciidey7896 6 жыл бұрын
Fananadan inta jecel like igu sharfa
@nurdinomar5754
@nurdinomar5754 9 ай бұрын
Old is gold,2023 still favorite 😢❤
@nurdinomar5754
@nurdinomar5754 9 ай бұрын
My Childhood song ❤
@muniishainaahmed2490
@muniishainaahmed2490 2 ай бұрын
Heesta dib ba u dhageysanoya malin khamiis ah 11:15barqo nimo 2/5/2024 😭 jeceyl dhab ah wu I haya rabiyow kan rabow I calaf Mahad Mohamud qofka kaliya farhadeydi qeyb ka qatey calafkow iso da daji Har io habeen wan hersan lahy wan u oomanhay runtii😭❤️❤️
@bashirabdi2692
@bashirabdi2692 Ай бұрын
Walal Maa is heshen inanki mise wa Kala maqantihin wali 😢😢😢😢
@koosawale2211
@koosawale2211 Жыл бұрын
She is beautiful,she is talented and I hope inay dib usoo laabato I was 10 yrs old when this masterpiece came out and today I’m almost 22 COME BACK SAGAL ARTS 😭 ❤️
@wardaosman5641
@wardaosman5641 Жыл бұрын
Way xanuun San tahay gabdha maalin dhawayd waxay rabtay in la caawiyo
@koosawale2211
@koosawale2211 Жыл бұрын
@@wardaosman5641Wallahi 😢
@wardaosman5641
@wardaosman5641 Жыл бұрын
@@koosawale2211 Haa runtii wad baadhi kartaa wlo KZbin ayad helaysa
@yaxyemustafe8138
@yaxyemustafe8138 Жыл бұрын
@@wardaosman5641 haa way xanuuun santahay
@engmanoor689
@engmanoor689 6 ай бұрын
alaha caafiyo
@bisharawil8800
@bisharawil8800 Жыл бұрын
heestaan waxaay ahay, hees cajiib ah, waxaan xasuustaa In ay ii soo diri jirtay gabar aannu asxaab ahayn, annigu waxaan ahaa arday aan daruufo jira owgood samayn karin tilaabo ka dheeri ah akhrinta buugta ayadana waxay igala hadli jirtay dareen jacayl
@wiilwaal1234
@wiilwaal1234 12 жыл бұрын
waaaaaaaaw sagal waa fananad aad u cod macan iyo arag ahanba waxan ku qiyasi kara gabadha sanadka ama hormuudka fanadadaha da,da yar ee somaliyeed
@MohamedHassan-dg6lk
@MohamedHassan-dg6lk 2 ай бұрын
Cawa heestan an kusafri jawi roob eh ManshaAllah from Nairobi to Eldoret kenya 🇰🇪 2024
@iprozkhaliil7254
@iprozkhaliil7254 2 ай бұрын
Gabdh aan shukansan jiray baa tell walalkeed leyahy oo asha ah nooga daari jirtay habeenki markaan u imaado waqtiga waa 2015 hadana isma garaneyno Aduun wakaas lkn hestan oo ah hees aan jecalahy ayaa marwalbo igu kalifto in aan soo xasuusto qoftaas Like saar hadaad iga dambeyso❤
@QadarYare-uh5rm
@QadarYare-uh5rm 9 ай бұрын
Sida cadiga ah waxaan iska xidhay codka telkayga sabab to ah ma sugaayo qof iso wacaayo saq dhexe habay nimo 😢2/10/2023 after 11year 😢
@MunoMunomanka-du1tv
@MunoMunomanka-du1tv 9 ай бұрын
Sorry abowe😢
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 4 жыл бұрын
Msh alaah inta Sagal Arts Dib usoo Xasuusatay Hada 5oct-2019 Malinimo Sabdi ah Sacadu Geeska afrika 11:00am Subaxnimo From Mogdishu Is muujiya Hestan anoo 12 Jir ayan dhagaysanye wlhi oo aad u yar hadse alx Wan Qaangaray marka xita magced iyo qofka qadayo ma Kaseenin Telfonada C2 watay 💪😘😘
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
Kkkkk Anibo C1 watay wlh barigaa
@mahdimo6276
@mahdimo6276 3 жыл бұрын
Bro anigaba c2 aa wadan jiray nin soo jabay aa tahay 🙏👌🏽🤣🤣
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 жыл бұрын
@@WiillkaSiinka aad io aad sxb waynada wangsanada
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 жыл бұрын
@@mahdimo6276 aad io aad Isku mid aheen
@faHiima354
@faHiima354 7 ай бұрын
Waxybaha an shaly aminsana io sida hada wakhti gu noqdey wa cir io dhul qofowna dhalantedka nolozha ha aminin cidna ma oga waxa dhici dona klia rabitankena ayan racna taso keenta xaqiqada bari inay dab inagu noqoto ana ilawi krin !! Qofwalpa qofka u jecel yahey alle hasiyo sallaman💔✊️
@MunasarIsmail
@MunasarIsmail 5 ай бұрын
💔😢
@bilanali786
@bilanali786 3 ай бұрын
Been mha whi 16 jirkygi noloshan sawran jiryy iyo mnto hoyo 26 ahy aad py ukla fogtahy nolosha hlky idhigtyy iyo hanki an k laha wlhi ila hda oo waqti pcn lga jogo m aaminin ilhay inta ihdhy hlkn k ciilanhy ha iga cil pixiyo😢😢
@AbdikadirAlahi
@AbdikadirAlahi Ай бұрын
When I was 15 years old l remembered my sister she was very listening and she loved her husband.❤😢
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
@cabdiqadirnuurmaxamed2131 6 ай бұрын
The last day of 2023 Ayaan dagaysanaya birito hadu alle idmo waa sanad cusub insha Allah qeer inuu noqdo Ayaan rajynaaya anigoo hami fara bdn leh sanadka cusub 2024 walashey sagal Bari dhaxdaasa wey xanuunsaneysy alle haku caafiyo
@NasriinaCabdulaahi-jg2zf
@NasriinaCabdulaahi-jg2zf 9 ай бұрын
Heestan wax aqoon ah uma lihi balse tiktok ayaa ku soo arkay markasaa KZbin kii kula soo orday😂 si,aa u aqristo comment yada qurux badan 5/10/203 maalin qamiis ah 3:00 galabnimo dib waan u soo boqan donaa I.a wa hadii aan nolahy❤😊
@zuuzumohaz5446
@zuuzumohaz5446 9 ай бұрын
😂😂Kula Mid anah hda Tiktok Kuso Arkay Wna Ka Helay Sasa Uso Raadiyey😊
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 8 ай бұрын
@@zuuzumohaz5446 Caruur baa Tihiin.😂 heskan dad bay Taariikh ahaan u haystta. ani ahaN yarantaydi wa maqli jiray. wayyo wayyo.!!!❤️‍🔥
@Abdikadar.
@Abdikadar. 3 ай бұрын
Hees xasus ah wxaan dawan haya 11/04/2024 Waqti galab nimo ah Waayaha kala qurux badanaa yaranteena yaa dib noogu celiyo😢 Hadaad qoralkeyga aragtay Cafimaad ba kuu rajeynaa ❤😊
@aj2023
@aj2023 9 ай бұрын
2013 ban gaari wllkey leeyhy ka dhagaystay waana xifdiyay maantaa ii xigta 😢😢 10 years baka soo wareegtay waqtiga siduu u ordaayo ban ka yaaabay
@ahmedabdiqani6243
@ahmedabdiqani6243 6 жыл бұрын
Axyaa Cod qoftaan fanka iney baaqi kusi ahaato jeclaan lahaa 28 3 2018 11:50 Nairobi east Leigh 👌
@mohahareri4508
@mohahareri4508 2 жыл бұрын
2011 bay subax walbe markii schoolka break loo baxo iga ag daari jirtay ana maba fahmi jirin Heestan libaax un baa ka garan jiray aysan dhexdaas ah baa ogaaday inaay ijecleed lkn wxaa ka darnaa saa u jeclaa hdana isma hayno waa sababtaan u jclahy ilaa hda gabdhaha dharka uniform kaa wata
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
I used to listen to this fabulous artists in 2011 and came back again on October 12th 2022,that is 11 years later for a throwback time.
@jokojooko8480
@jokojooko8480 8 жыл бұрын
heestaan aad baan u jeclahay erayadda abwaanka hal abuuray baa ku mahadsan codkan sagal masha allaa. eraydaani waxay ka yimaadeen qalbi naxariis jeceyl ka guuxeyso. waana dhaxal, illaahow aana dhegeysigeeda cadaab ku galin. bal eeeg macnaha erayadda,,,,,,,,,, sida geed lugtool u baxay. oo labi dugsiin jiray.lur haleelay kala jabay.ama laanta jiic baan.hadba gabi ku liicoo.lammaanaha u ooyee... ax ax ax ax alla yaa cisag
@kabtankaamil898
@kabtankaamil898 7 жыл бұрын
joko jooko. libaax murti dhaar baa tahay af somaliga aad u yaqaan
@nuurkeycdenuurkeycde3151
@nuurkeycdenuurkeycde3151 7 жыл бұрын
joko jooko
@korontosomalie2389
@korontosomalie2389 7 жыл бұрын
txn sidoo kale hada anoo france education u fadhiya heestaanaa ku marqaamaa oh oh oh oh la la la
@abdiwelifarah9279
@abdiwelifarah9279 7 жыл бұрын
Masha Allah
@umunadar8748
@umunadar8748 6 жыл бұрын
joko jooko😍😍😍😍😘
@maxamedfowzi3720
@maxamedfowzi3720 8 ай бұрын
Gawadhaan waxaannhadda ku arkaa tiktok😢 xoogaa niyajab ayaa ka muuqdo alle qalbiga ha u wanaajiyo
@qumaninacabdullahi1498
@qumaninacabdullahi1498 3 жыл бұрын
Heesaha Sagal artis 2013 ila hadan dhagesta waan jeclahay heesa Sagal hada oo ay tahay 24/2/2021 inata dhagesaneso like dhaca haygu siiso
@tacabiryare7487
@tacabiryare7487 3 жыл бұрын
Buuuuum aniga dhagaysanaya
@qumaninacabdullahi1498
@qumaninacabdullahi1498 3 жыл бұрын
@@tacabiryare7487 tankis wll qaali
@tacabiryare7487
@tacabiryare7487 3 жыл бұрын
@@qumaninacabdullahi1498 shugran wllo qli wakhtiga 2013 xitaa aad iyo aad ban u dhageysan jiray iyada iyo joqle iyo abdi Holland
@qumaninacabdullahi1498
@qumaninacabdullahi1498 3 жыл бұрын
@@tacabiryare7487 haa wll qaali sax mansha allh halked jogtaa wll adigoo raliya
@tacabiryare7487
@tacabiryare7487 3 жыл бұрын
@@qumaninacabdullahi1498 Somalia garowe
@umumehrunissa9014
@umumehrunissa9014 3 жыл бұрын
I was 15 years old this time in 2011 in Nairobi and now am 25 years old oh wow long time ten years after
@amarushakur77
@amarushakur77 2 жыл бұрын
That doesn't make ay abstract sense.
@Instagram-KAMAAL.98
@Instagram-KAMAAL.98 2 жыл бұрын
Same here bro... time flies very fast 😢 we already stepping towards 30s .. anyway I hope you're living a comfortable life with your family 👪
@mahdimo6276
@mahdimo6276 3 жыл бұрын
Heestaan aad baa u jeclahay xasuus bee tahay 2013 baa saaid u dhageesan jiray boqorada codka come back sagal arts aad baa u jeclahay codkaada wllashey iga weyn
@cadeymuu7
@cadeymuu7 6 жыл бұрын
Li’iyaa midkaan rabay Jeexeyga baaalumay 😭😭😭💔 . Xasuus heestan waaganyaraa jcylka kucusbaa 2011 maanatana January 2018kujirnaaa allhamdlilah illahey nasogaarsiyay 💔❤️❤️😭
@abdifitahafrika5673
@abdifitahafrika5673 Жыл бұрын
Mid ka mid ah Fananninta somalida ugu hibada sareyey kuwi dhexe balse mudanantodi la Siin Sagal arts♥️👸🏾
@ismailyussufdigale8998
@ismailyussufdigale8998 3 жыл бұрын
Wali xasus heestan anigo class 8 primary school eeh Ayey gabdho an isku class nahay Aya dageysani jiray hada Alx nin shaqheyo Ayan ahay Hestan ban soradiye in an Yar dagesto sagal arts am your big fan ❤️❤️❤️💯
@ismailyussufdigale8998
@ismailyussufdigale8998 3 жыл бұрын
And today is 06/09/2020 Love Ayan kuahay hestan Sorry sagl ha iskagurin looli Harigna ha iskuxirin ✌️❤️
@mohamed_deeq14
@mohamed_deeq14 Жыл бұрын
Aadban uyaraa heestan markaan dhagaysan jiray maantan aan soo buuqday🫡❤️ 29 april 2023
@deckdalfure3663
@deckdalfure3663 4 ай бұрын
2011 ilaa maanta oo taariikhda tahay 10/3/2024 cimri buu ilaahy nagu siiye inyaas❤
@user-gt7ul2wu3z
@user-gt7ul2wu3z 2 ай бұрын
Anaa kula dhgesanayo
@abassmohaa9349
@abassmohaa9349 5 жыл бұрын
I was student form two when I was listening this song and today is 2018 love u sagal arts but u get lost
@waceyswacane2940
@waceyswacane2940 4 жыл бұрын
War nio xagey aaday horta
@zakimohas
@zakimohas 4 жыл бұрын
She came back don't worry
@happyahmad9689
@happyahmad9689 4 жыл бұрын
Mashallah keep gowing bro waay yard wakhtiga yarayd waaaga 2 year's la hor iygu danbaysay 2011 dhamayn lahaa secondary school but waan kabaxay last year 4 waan tahriibay Yemen joogay 2010 2011
@rashiidomar8604
@rashiidomar8604 4 жыл бұрын
Way solabatay KZbin kafiri channel ledahay
@bashiirmohamed5837
@bashiirmohamed5837 3 жыл бұрын
Yeh bro I know the feeling
@hafidproduction4279
@hafidproduction4279 5 жыл бұрын
2019 ayaan so raadiyey heestan macaan darted 😥
@user-hy1mo3ty3v
@user-hy1mo3ty3v 9 ай бұрын
16/9/2023 habeen axadi soo geleyso 9kii habeenimo anigoo qayilaya ayaan daawanaya heestan macaan❤😊
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Loolaba cashaqu lugta keed igaga xiadhy misna laab caruur iyo lixiyo toban jir ann ahy shoogna igu ladhan yahay💘😌❤
@nastairro5141
@nastairro5141 9 ай бұрын
2016 markan dhagaysan jiray micnaheda dhan maba fahansanyn 2023 mrkan dib u dhagysty waxadba moda in aniga un laygu tala galay 😭💔🫀 Illaahow awood isii aan qalbigayga ku xakameeyo 😭🤲
@zuuzumohaz5446
@zuuzumohaz5446 9 ай бұрын
Allah Qalpiga Haku dajio wll🥺
@amiinxasan305
@amiinxasan305 Ай бұрын
heestan walshay ayaan ku xasuusta 2012kii anigo yar way dhimatay hada inkastooy katobadkeenty heesaha allow janoyinkaga dabalsii walashay alle ayaa nagaka jecladay 😢
@HawoadenMohamed
@HawoadenMohamed 3 күн бұрын
Aaamin allaha unaxriisto 😢wllo mcn
@Top-killer
@Top-killer 9 ай бұрын
Memories from my childhood ❤
@xariircadeofficial9672
@xariircadeofficial9672 2 жыл бұрын
Xasuusuhu waa ma guuraan hestan aad baan u yaraa markaan maqlay balse maanta anoo 18 jira ban helay _22/_nov__/2021 mon_9:07 pm fiidnimo❤❤😥😥❤❤❤ Ilahay waxan ka baryey cimri dheer cafimaad &cibaado suuban See u one day if allah say👋😥😥❤
@ahmedsakiabdirahmanali5404
@ahmedsakiabdirahmanali5404 3 жыл бұрын
7 DECEMBER 2020 8 sano ka dib caawaan xasuustay heestan. Welcome 2021.
@Butterfly-dq5oh
@Butterfly-dq5oh 5 ай бұрын
Fav song 🎶😢 hesta jcyl uqaday❤️
@Qani_10
@Qani_10 2 жыл бұрын
Back 2019 xasuus aan ilaawi doonin waqti iga tagay oo aan dib iigu soo noqon doonin Xumaa qofkii sida dhabta ah ku jeclaa markaad calaf ku weydo 🥺 waxan dib usoo booqday heestan 2022 xasuusaha qaar waa xanuun 🥺💔
@abdiazizdarwiish
@abdiazizdarwiish 5 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2018 Sagal arts xage ka baxday
@hudacabdi936
@hudacabdi936 5 жыл бұрын
Solabo wlhi wllo
@rashiidomar8604
@rashiidomar8604 4 жыл бұрын
@@futuux6458 we solabatay channel ledahay (sagal arts official) ka firi
@Kingciska4
@Kingciska4 6 ай бұрын
Maantaa oo tahay 1/1/2024 ayaa dhageysanya wlhy heestan xasuus gaar ah igu leedahay mana rabo inaan comment kusoo qoro wayo cidii akhrida waa ooyayan wlhy 😢 Asxaabey waxa idin leeyahay happy new year 2024🎉
@maankanuriso1658
@maankanuriso1658 4 жыл бұрын
Jeexeyga baa lumay wow 2014 dhageysan jirey 2020👍
@kawsarcllaahimedmed9
@kawsarcllaahimedmed9 Ай бұрын
Hees way dhaaftay tani 🥺❤️ 2024/5/6 waan dhagaysanaa
@magan01991
@magan01991 12 жыл бұрын
yaasalaam yaa salaam yaasalaam sagal axsan aan ku leeyahay mcn codkaaga macaan yaan si weyn ula dhacay waaana kuu hambalyeeynayaa in badan huuno halkaa ka sii hay horyaalka sanadka waa adiga huuno
@abdinasirali4794
@abdinasirali4794 8 күн бұрын
Manoo shahey😢
@KIMJONGXI47
@KIMJONGXI47 9 ай бұрын
Heesti waxankuso arkay TikTok iyado jarjar ah kadib ayan soo radiyay si aan u arkhristo commenyda qurux badan laga bixiyaya habeen nimo sabti ah 2:53 ❤
@MunasarIsmail
@MunasarIsmail 5 ай бұрын
Nio isku mida nhy maxaa qaldan😂 wlhi heesihii hore wax kle uma dhageestipo only memory dadka❤😂
@abdallaroble836
@abdallaroble836 5 жыл бұрын
Yaa wali heestaan ka dhamaan oo ay ka hari la,adahay 2019
@SUNILArab
@SUNILArab 4 ай бұрын
2024 really i miss al my friends in 2012 We listing together , anyway who listing this in 2024.😊
@rodaomar1942
@rodaomar1942 3 ай бұрын
Aniga March 2024 😂
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 6 жыл бұрын
today is 10 January 2018 time is 7:01 duhurnimo xasus anigo dhocil ah ban maqli jiray hestan love uu my artis
@zakashiine7069
@zakashiine7069 6 жыл бұрын
Balqiisa Jaamac iskwaqti ban dhaqgeysanyna mcnto
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 6 жыл бұрын
zaka shiine hhhhhh same to you wlhi
@zakashiine7069
@zakashiine7069 6 жыл бұрын
Balqiisa Jaamac Jaceyl mawada daadidhina bbe
@balqiisajaamac4019
@balqiisajaamac4019 6 жыл бұрын
zaka shiine mad so cabtay wallo see wax ka yihin
@daawofiican2278
@daawofiican2278 6 жыл бұрын
😂😂😂 maad soo cabtey, qofaa la arki jacayl ma wada wadnaa dhulka tlhi
@MaryamRuun-qu2tw
@MaryamRuun-qu2tw 2 ай бұрын
Inta tik tok kaso racdey😢
@malak-tn5ic
@malak-tn5ic 3 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2021 xiliga karonaha
@abdisalanmawel8450
@abdisalanmawel8450 3 жыл бұрын
Me
@maxamed816
@maxamed816 2 ай бұрын
Heetn caawa oo aye tahy 21 bisha April 2024 iyo garoowe ❤❤ban so xusay🎉😊
@aliabdulaahi6521
@aliabdulaahi6521 2 ай бұрын
Isku mid😂
@sowdoibrahnamin7663
@sowdoibrahnamin7663 6 жыл бұрын
Sagal xusuus noo soo laabo codkaagii macaana loo xiisye😭😢😍😘👏🏻🎈💘
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 5 жыл бұрын
Wlh waa xasuus qaali ah xageey kadhacday gawadhaan
@zakimohas
@zakimohas 5 жыл бұрын
Sow do kaa lay adi igudhex sawirantahy wlh saan kuu arkay sorry dear sister
@Myworld-dn1nt
@Myworld-dn1nt 8 жыл бұрын
plzz come back sagal wlhi miss u
@ibrahimxabad8800
@ibrahimxabad8800 7 жыл бұрын
araash loren insha allah aabe ayaa kaxanunsan lkn weysoo noqonee sagal ahmed sagal arts full fananad wayay wlshy mcn
@mohammed-jama
@mohammed-jama 6 жыл бұрын
Ibrahim Xabad wllllo waan ka quustay sagal arts ee xagee ka dhacday? khadra daahirta qarnigan bay ahaydeee
@keysecabdiqani2849
@keysecabdiqani2849 6 жыл бұрын
Mohamad jamac America ayay joogtaaa hada marwo bay noqotay wayna iskaga baxday as family bay ooga baxday
@ibrahimfarah2633
@ibrahimfarah2633 5 жыл бұрын
@@ibrahimxabad8800 ĺàģam8ñ3rchàhàdha6h
@rashiidomar8604
@rashiidomar8604 4 жыл бұрын
@@mohammed-jama way solabatay hees sosartay
@khalidomar9960
@khalidomar9960 4 жыл бұрын
Inta aragte hesti sagal arts ey so heste 2019 plz like igu cimamad
@iqradaahir4439
@iqradaahir4439 7 ай бұрын
Waa 23/11/30 7:20 waa khamiis jimce soo galayo waxan dhagsanaya ano xalad adag ku jira sanad kani waa sanadkii igu adkaa wllkay io jacaylkeygi ayan wayay xadhiidh ananu wax jira ahayn ayan ogaday illahow qalpigayga wad aragta 😢💔
@BakoolTV
@BakoolTV 2 жыл бұрын
Xasuus igu qaali ah heestan gabar aan jecelahay ayaa dhageysan jirtey 10 years later i am still listening
@user-yd6tr5yg2j
@user-yd6tr5yg2j Ай бұрын
Still 2024❤😂
@mastaniicttechnology717
@mastaniicttechnology717 Ай бұрын
Heestan maalintay Soo bahaysay 2011 aad baan u dhagaysan jiray🔙still love this song since 2024❤❤
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 2 жыл бұрын
Waa heesta an ugu jeclahay Sagal arts hesheda. Wa hees dareen io qiso igu leh leh.. qofki fahmaya garan kara.😰
@mohamedhassanhaashi9495
@mohamedhassanhaashi9495 4 жыл бұрын
Xasuuus waqti aan jogay baadiyo ayaa dhageysan jiray koleey taarikh maba aqoon !!!! Alx hadane , Jamacad ayaa wadaa Alx calaa kuli xaal markaan dib umilicsado wayabaa waqtigu wuusocanaa Qof walibane waxii uqoranoo maraa isma laheyn waxbaa baraneysaa oo ka aheyn xiligaas oo quraanka aan dhameeyey😭😭😭😭😭
@abdallazayead3473
@abdallazayead3473 4 жыл бұрын
You and I are the same and I hope we have believed in our dreams and we will believe many more dreams.😭💪
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 6 жыл бұрын
where did she go ? I miss her beautiful voice 😍😘😘😘 come back when you get a chance 😁
@footballpage7
@footballpage7 5 ай бұрын
we all miss her sis 😢
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 4 жыл бұрын
Gabadhaha reer burco waa Quruxda hablaha somalida Nooloow sagal
@hibaaqismail1649
@hibaaqismail1649 Ай бұрын
Heestan. Iyadoo. Ixanuun suneena waan dhagaystay maanta qalbiga kagubanaya. Waan. Dhegeesatay. Allow. Qalbigayga. Iiqabooji ooh culeeska iga tul qaad. Aaamiin 😢
Sagal Arts Heestii GUDI New Video 2011.flv
4:30
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 1,4 МЛН
sagal arts heestii  intey i dhaliilayaan
4:56
MrMoha141
Рет қаралды 898 М.
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 9 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 32 МЛН
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 36 МЛН
SAGAL ARTS-JAEYL DHABA BAAN LAHAA.mp4
4:56
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 156 М.
Nuradin Ahmed ..::: Layla :::..
6:31
Maxamed Harguees 🍀*🔴
Рет қаралды 515 М.
sagal arts Qofba waayihiisiyo waqtigaa hareeyee lyrisc 2021
6:26
faahiye lyrisc
Рет қаралды 260 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,4 МЛН
Abuurka-Feysal Hanad & Sagal Arts New 2011.flv
5:11
SHEGOBANDSTUDIO1
Рет қаралды 195 М.
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 2,4 МЛН
eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
mcbarry10
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sagal Arts Naf 2013
6:17
AHMED HEYKAL
Рет қаралды 227 М.
Sagal Arts Iyo Feysal Hanad Heestii Aroos .mp4
4:34
Aflaanta Studio
Рет қаралды 930 М.
Хотел вывести 🤣❤️
0:54
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 938 М.
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 33 МЛН
КАРМА ПОРАЗИТ ЭТОГО ЧЕЛОВЕКА
0:41
1000000❤️ #shorts
0:18
北出 大周 Kitade Taishu
Рет қаралды 16 МЛН
Такого они не видели😱😍
0:55
Следы времени
Рет қаралды 3,8 МЛН
1000000❤️ #shorts
0:18
北出 大周 Kitade Taishu
Рет қаралды 16 МЛН