😂😂😂 wlhi waan ka helay Ani marsabe xaad Nogu celi Ana wan isku dayi inan sameeyo kuwan ookale mhd sanid zaxib 🙌👌👌💯💯👍👍
@farhanabdi67855 жыл бұрын
Hal Dhacdo dhaban ku Hya Zxp Malin Aya wxa Gadhay Dalka Engriska GADHI marka wxa Ka soo Horbaxy Wardiye marka Wxa uu ku Yidhi GANDHiyow wxy maradn Ad Dabada Ku xidhaty Marka Gandhi Aya kU yidhi Adna Waxy Maradan Ad Qorta Ku xidhaty WARDIYIHI ba ku This is Neck TAY Wa Qorku Xidhad Marka GANDHI ku yidhi And this is Back Tay wa daba Galis .😁
@hassanmataan16655 жыл бұрын
Macalin,kamida ah macalimiinta jamacada ayaa maalin isago ka hadlaya qiimaha dumarka "yidhi dumarka waa warshad", arday galaaska dhigta ayaa si dagdag u ugu jawaabay warshada waa la maalga-shaday, waan rajaynya inaad ka heshaan🤣
@faizalbotan80085 жыл бұрын
Saaaxiib allaha ku xifdiyo.
@ahmedsh.mohameddaahir87845 жыл бұрын
Saxaabigii mucaawiya ahaa ayuu nin kale ku dhahay hooyadaa daba waynaa kolkaasuu mucaawiye ugu jawaabay waa sababta uu aabahay ku doortay.
@اسرهاحمد-ه4س4 жыл бұрын
Hn Adan Alh KU chrvo Adun iyo Akhirapa inch Alh
@xamsehagoog42685 жыл бұрын
Mashallah waa barnaamij aad u wanaagsan oo waxtar ballaadhan leh Waxaan jeclaan lahaa in weliba mar kalena lagu soo celiyo
@tayosiiralawazh94015 жыл бұрын
Ana ka mida dadka mawducan aad uga hela mahadsanid sxb aadan
@cartonforkids66265 жыл бұрын
Haddan xaq u leeyahay ooo ad i sameyn karto plz like & Subscribe 👏👏👏👏👏
@zuhaybupdi40455 жыл бұрын
Wlll qayb saddexaad noo soo diyaariya Isha allah
@whitestarman83935 жыл бұрын
Mahad sanid Wll Aadan Sahan Garabkaaga allaha Ahaado GUULAYSO
@drabduqaadir72605 жыл бұрын
sxb masha allah waka helnay xita mid sadaxaad xita iso sameey
@soomalishow72045 жыл бұрын
Mid sadexdna WaLaL Noo Soo DiyaaruH👏👏👏☪️
@yaskacade2342 жыл бұрын
0
@yaskacade2342 жыл бұрын
0
@dheemandhalad4425 жыл бұрын
Aniga hadan halshay ku darsado Habeen aniga oo shaqad jooga baa wiil cadaan ah igu idhi tvga ii shid meeshan wax saaran kadar uuna u jeeday inuu kadar yahay markasan ku idhi adiguna ramuudka keen aan ku shidee😂😂😂😂 uu igu qosolay
@Chanariofanny5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊😊😂😂Qaasada bilaasha ku helaysa😂😂😂
@haldoormohamed55335 жыл бұрын
Mnsh allaj Adam mar saddexaad noo soo diyaari wll.
@abdihayehansshi51885 жыл бұрын
Macalin baa ardaydiisii ku yidhi kawarama hadaad janada wada gashaan wiil Yar baa yidhi macalin anigu Uma socdo sababtoo ah hooyaday baa igu yidhi meel qaban kuu dirin ha aadin
@zahraweyseysane39525 жыл бұрын
Ascm waxan ahay hooyo soomaliyeed.aad ban uga helaa barnaamij yadaada .hore u soco habo
@injineerkaboy52905 жыл бұрын
Wallee alberta enishtayn wey ku suubiyeen
@cabdalewajaale325 жыл бұрын
Adigu wax mahubsatid
@Chanariofanny5 жыл бұрын
no zo badi wlhi murti ayan ka faaiiidnee😊 maskaxda quudkeedii weyan
@khaliifdheere5 жыл бұрын
*Runtii qosol iyo xikmad baa ka buuxda ee fadlan noo soo badi*
@Hallas515 жыл бұрын
Mansha Allah Sxp Hore usoco
@Ahmeto5365 жыл бұрын
Mid ayaa wuxuu soo qoray: Waxaan booqday cusbitaalka waalida, anigoo hormaraya qol ayaan maqlay cod dhowr nin oo ku celcelinaya 14 14 14 14 waan yaabay waxse ma arag. Dalool yar ayaan ka eegay nimankii waxayse isha iga galiyeen bir dhuuban, markii lay sii sidayna waxaan sii maqlayey qosolka nimankii iyo 15 15 15 15😂
@sabriyeaadan35375 жыл бұрын
war ma 15qof ayay isha ka rideen😂😂😂
@abdirahmandheereye41615 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@ibrahimjr14365 жыл бұрын
Walaahi Halyeey Baa Tahay Geesiyoow Aadam Sahan
@maxamedabokor69944 жыл бұрын
Alla maxa faa,iiso ku jirta wlhi xikmad socta weeyan nooso badi sxb qali
kaas jabhadii ahaa ee la caayayay ee is ogaaday in la daba taagan yhy ninkuu caayay maxamed kaahin ayuu ahaa 😂
@fataxmustafe81655 жыл бұрын
Sahanka Xogaha Love isaar wll tagera buxdan ku ahaye waa hada xushmad ii hayso
@MOHAMEDAHMED-ne7jr5 жыл бұрын
Wall PLZ Part 3💝💯🙏
@hothakathermhamet28605 жыл бұрын
Noso badi wll kuwano kale JasakaAlla khyr
@faaiidofaaiido9815 жыл бұрын
Inkasta oo aanan magacaaga garanayn lkn qayb seddexaad soo gali wallo
@zakiskyofficial78723 жыл бұрын
Ustd aadan waxaan kaa codsanaya INAAD soo badiso barnaamijyadan oo kale ✌
@yusufpogba97435 жыл бұрын
Qayb 3 ku sooceli adigoo raliha wllo
@fartahajji31925 жыл бұрын
Thnks wllo aad ayaad umhdsnthy
@Machid_5 жыл бұрын
SaXib waxa aad noo soo gudbiso ama aad noi soo bandhigto aad buu u wanaagsana yahay. Waanan la dhacnay ani iyo inta ku xidhan kanalka, saxib talo aan ku sii yee waxaad badashaa ama aad dib u habayn ku samaysaa *introduction* waayo mudo dheer ama waqti dheer baynu soo istimaalaynay. Waa talo kaaga timid wll kugu xidhan💙
@sharmaarkecabdi99874 жыл бұрын
Thanks for your again
@abdirahmanhasan86885 жыл бұрын
Asalaamu calaykum Wll Ilaahay waxa koobaad ee uu kaa xisaabinaayo malinta qiyaame waa salaada ee Iska sax kuna qor you tubka salaada saxda ah iskana sax kaladaadka waysada Wll inta aan lagu xisaabin is xisaabi
@abdifattahmohamed35712 жыл бұрын
Zxp aden khadar waan ku salaamay videoyadan noo soo badi wllo
Inaan kugu xidhanahay waxaan ku gartay adanoow. Albert Einstein laba sheeko oo midna gabadha quruxda badan tahay midna tan ugu danbaysa tahay waxay ku jirtay muqaalkii hore . Waxaan filayaa inaad igu jawaabi doonto ku celis ka dhigo si aad u xiftido hhh jawaab degdeg ah dheh. Hhh alle haku xiftiyo wllo Adaan.
@m.hanadyaremaxamed57275 жыл бұрын
Waxan ka ga mahad celinaya howshan aad uhayso bulshada