Sahra Ahmed Libaax Salaaax BoQoradiii. Codka Fanka Soomaliyeed Waxaay Lahayd Very Good voices ALaaah Yaa Raxma Amiin Amiin Amiin
@RadioQaraami9 ай бұрын
Hees xusid mudan Old is gold
@alisaid20088 ай бұрын
Mirihii m.c.huryo laxankii a.gaceeyte codka sahra axmed jaamac
@cabdiwahaabxasanceli49293 жыл бұрын
Bada caashaq waa erayadii maxamed cumar huryo allaaya raxma laxanku waa gacayte codku waa sahro axmed jaamac
@AbdiAhmed-y1c9 ай бұрын
Ax yaa Jaclyn.Reerka aan ka dhashay laba NIN aya nagaga dhintay Jacayl iyo wax la mida . Waa Cilmi iyo Huuryo. Laba nin oo Ciidagala ah, Yoonis ah.KA SADDEXEEDYAANA WAA ANNIGA. Labaduba Berber’s ayay ku shin teen. Waa inoo Berber’s.
@cabdiqaadirayaanle83824 ай бұрын
Eesh qiyaasak adigana miyuu ku haleelay oo aad hoy u tahay haatan hagardaamadaa jacayl ee odayaashaa horeba ku habsatay xabaalna ku hubsatay
@cabdilaahimaxamuud1222 жыл бұрын
YAsalaam alxaanta gacayte
@nurafarax47974 жыл бұрын
Heestan yaa laha horto adinkoo mahadsan
@HALDOORMEDIA3 жыл бұрын
Huryo
@houskeymattanmanchaftyoutu293 жыл бұрын
Mohamed omar huryo allaha u naxaristo janatul firdawsa hak warabiyo haka warabiyo isaga iyo dhimaayba dhaman