SAHRA AXMED WADNAHAYGA DHIIGA WEYDARANAYE TOP SOMALI SONGS

  Рет қаралды 313,130

ARDAA MEDIA PRO

ARDAA MEDIA PRO

7 жыл бұрын

Пікірлер: 78
@Layla6793
@Layla6793 6 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajucuun Raboow qabriga waasac uga dhig oo u naxariiso Sahra Ahmed Jaamac Amiin ya Allah
@abdirahmanismaciil7213
@abdirahmanismaciil7213 11 ай бұрын
Sahra Axmed heesaheedu si gaar ah bay xasuus iigu leeyihiin oo waqtigii caruurnimo baan ku xasuustaa waayo Aabahay ayaa marka uu barjaynayo dhagaysan jiray oo heesaheeda jeclaa gaadhayna heer ay dadku ku dacaayadeeyaan oo isaguna ku hal qabsado oo marka uu leeyahay qofka been baad sheegaysaa ku yidhaahdo" Anigii baad Sahra Axmed ii saartay. Caawa oo ay bishu tahay 17/08/2023 habeenimo jimce ah ayaan soo bookhday. Waqti tagayaw salaama.
@firdhiye2351
@firdhiye2351 2 жыл бұрын
Sahra axmas waxay leedahay codka fardaha ee dananka la yiraahdo oo kale yaa salaam cod macaana sahra 😍
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 3 жыл бұрын
rabi naxaristii jano ha ugu deeqo abwanka laha erayada cabdi cali wayd iyo luqdi sahra ahmed jamac
@mohamedzalah4120
@mohamedzalah4120 Жыл бұрын
Allah haw naxaristo marxuumada sahra axmed jamac waa hbn jimce si baxayo sabti so galayso 22=10=2022 Sacadu:9:36
@hamzeizmail442
@hamzeizmail442 2 жыл бұрын
Jawigu waa dhexdhexad waa 10 ki subaxnimo 06 /may/ 2022 waxan ku jabanaynaya masalaha hargaysa ❤
@ayaanyusuf6792
@ayaanyusuf6792 Жыл бұрын
Saaqid
@crashiid1134
@crashiid1134 2 жыл бұрын
Cawo ay tahay s Habeen salaasa ah 4/1/2022 sacaduna tahay 12:41am ayaan soo booqday heestam in zha aaH waxaan rajaynayaa inaaan dib ugu soo laaabto comantikayga in zha allaaah
@kaanuibnukaanu4690
@kaanuibnukaanu4690 2 жыл бұрын
In zha allaH GaraaD
@hoodomohamed58
@hoodomohamed58 2 жыл бұрын
In zha allaaH
@khalidrage1170
@khalidrage1170 5 жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto Sahra Ahmed Jama , Alle jannatul fardawsal aclaa ha kaa waraabiyo ameen insha allah Qof qaali ku ahaa "Ummadda Somaalida "
@yaasiincabdi6874
@yaasiincabdi6874 18 күн бұрын
Allah Denbigeeda ha dhaafo Sahra .wegen waxa dhahaaa fardaha markay Badan yihiin 20 iyo vixii ka sii badan.sida Geela narkuu badan yahay loo yaqaaan Kadin Adhiga na loo yaqaaan Tiro.
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 3 жыл бұрын
wehelka wehelkaygan caashaqa la wadaagi jiraybaan weli uyeedhaa 😓 Allh hawnaxariisto Sahra Axmed6
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 6 ай бұрын
Alow unaxariiso sahar axmed ❤
@dacadibnuismaciil118
@dacadibnuismaciil118 3 жыл бұрын
Waayo waayo hada sahroyinku waybadan yihiin Tani waa sahra axmed jaamac maxanu anagoo dhididnay oo naftu nahayso aanu kutuurtay sahra oo allaah neecaw qabow siidayay ALLow U Naxariiso
@camircali3025
@camircali3025 5 ай бұрын
Alle ha unaxariisto ayada iyo abwaanki sameeyay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 10 ай бұрын
Hees xusid mudan Old is gold memories AHUN Alfanaan Khadra Daahir Egge
@moktarkabadhe5554
@moktarkabadhe5554 Жыл бұрын
Start watching on the this song 3023😢😢
@hanaduk-ec5dy
@hanaduk-ec5dy 9 ай бұрын
Jawi caasimada aan joogo 100% Aniga jawigayga 20% Habeen 😭
@xamzamahad3691
@xamzamahad3691 4 жыл бұрын
29,2,2020, 4:46 habeenimo ayaan qolkayga dhaxanta badan ku dhex dhagaysanayaa, Johannesburgna south Africa
@Dunida_Tignoolajiyada
@Dunida_Tignoolajiyada 6 жыл бұрын
Ya salaaaaaaam... Cod, midho, laxan iyo kaban ayaa laysla helay. Burburkii Dawladii Somalia xataa waxaa la dumay fankii Somalida
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 жыл бұрын
Belaayaa Ilaahay naga dumiyey. Maansha Allah Alxamdulillah.
@adnankafi4035
@adnankafi4035 Жыл бұрын
Xasuus mudan manta waa 24.01.2023 ❤
@ahmednadiif473
@ahmednadiif473 2 жыл бұрын
Alllah haw naxariisto janatul firdowsa 12.12.2021 Habeeen Axad weeye jawigu magalada Hargeisa Waa dhaxamo Alllah Hawlaha noo fududeeyo
@nuurabiib9227
@nuurabiib9227 2 жыл бұрын
Markii loo wanqalayee waa wiil la yidhi baaa ana lay waxdoo ii wareeeg jacaylkuye Wakhtigii idhaafiyo habeenkii wacnaayeee i waydaartaybaaan weli xasuustaaaa Wehelkayga caashaqa La waraagi jiray baaan weli uyeedhaaaa Sahra ahmed jaaamac Alle naxariitii jano haka waraaabiyo
@abdirashiddaud5778
@abdirashiddaud5778 5 жыл бұрын
Waa sahra ilaahey janadii fardowsa haka waraabsho
@asiyaidil691
@asiyaidil691 4 жыл бұрын
Ilaawahow u naxariiso iyada umada nebi maxumed c s w faanad qaali ah umada soomaalida ah
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Ax wlhi wan ilmaynaya alle haku naxariisto mamo inan markasta ku ducayno waa wajib alla maxa dad qaliya naga dhintay😢🤦‍♀️
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 жыл бұрын
😥😥😥🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️😭😭😭
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 жыл бұрын
Hooyo ilahay ha kuu naxariiisto Qabrigana Ha U wasiciyo Hooyo ilhay wxn kuu wayidinaya inanu jidhkaga Cadabta Tusin wxn dawanaya 2021 iid carafo 8 jun wxy Ahyid Hooyo somaliyede duco ayay u Bahantahaye Duco u Reeb wll malin ayaad adna duco u Bahan doonataye❤️❤️❤️🤦‍♂️🤦‍♂️😥😥
@ARDA-MEDIA-PRO
@ARDA-MEDIA-PRO 2 жыл бұрын
Alle ha u naxriisto
@janatulfirdawsa7503
@janatulfirdawsa7503 8 ай бұрын
Jewigu waa rooban saacaduna waa 08:52Pm waxaan fadhiyaa laascaanood 15-11-2023
@MOHANNAD2030
@MOHANNAD2030 Жыл бұрын
ANU mom sahra ahmed
@maxamedgaboobe3781
@maxamedgaboobe3781 5 жыл бұрын
Markii lo wan qalayoo owiila yiraaba ana laywaxyoode allh yarxama filjana sahro axmed jamac
@faadumoluula9181
@faadumoluula9181 5 жыл бұрын
Ale ha unaxariisto sahra Axmed janatulfardowsa hakawarabiyo dhaman intii dhimatay oo dhan ale ha unaxariisto
@caddaawedhoof7939
@caddaawedhoof7939 3 жыл бұрын
Allaah ha kuu naxariisto.
@mukhtaarmaxamed8319
@mukhtaarmaxamed8319 2 жыл бұрын
Waaaw ax best song wiihi ax xasuus hore way
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Allow ku naxariiso
@Khadarhaybekhadarhaybe
@Khadarhaybekhadarhaybe 3 жыл бұрын
Allow ku naxariiso sahra Axmed jaamac Geesayad naga baxday ayay ahayd Allow qariga ku nuuri
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 Жыл бұрын
Wakhtiga wacani dadka waa soo wada mara Lkn lagama wada faiidaysto aniga wuu isoo maray 2008 really
@ayuubaboosto6189
@ayuubaboosto6189 5 жыл бұрын
Sida wegen gamaan oon lamirin Waaga tiigsaday Weeyraxa kalgacalkaan Lawasiisi goohaa! Axsan!!!!
@hodhanqali2574
@hodhanqali2574 3 жыл бұрын
Allow unaxariiso yaa Allah sahra Axmed
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Heesta kabanka ninka tumayaa wuxuu iila eegayhay DAUD CALI MASXAF.
@morem4395
@morem4395 5 жыл бұрын
This moment brought to you by Music school of hargaysa Legendry sahra ahmed j
@araweelodumar9917
@araweelodumar9917 4 жыл бұрын
Ilaahaw u naxariiso sahra ahmed jaamac
@hindaahmed3663
@hindaahmed3663 Жыл бұрын
16/12/2022 xasuus ayay runti ii dirtay heestani rabi janadii haku deeqo sahra ahmed jama
@mukhtaarmaxamed8319
@mukhtaarmaxamed8319 2 жыл бұрын
Wadnahyga dhigaa waydaaranaayo wax yaha jidhkaygana mawaraabinaay3e
@farahjamac9285
@farahjamac9285 4 жыл бұрын
Wadanahayga dhig waydaranyo wax yaha jidhakagan ma warbinayo 💔
@axmedsiciidhurun2517
@axmedsiciidhurun2517 4 жыл бұрын
Alaah haw naxariisto Sahra ahmed jamac fananad qaliya Bay ahayd
@abdiweliomer7051
@abdiweliomer7051 2 жыл бұрын
29.4.2022 maalin salaasa goor sheegtu waa 17.06 galabnimo goobtu waa magaalada burco
@cabdisaaqxasanfiiwdow2897
@cabdisaaqxasanfiiwdow2897 2 жыл бұрын
Walixasuustaa
@abdifatahyusuffaraah7248
@abdifatahyusuffaraah7248 Жыл бұрын
20 /10/2022 Habeen jimce ah.
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 4 жыл бұрын
Waa mirihii Cabdi Cali Weyd.
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 2 жыл бұрын
Hees cajiib ah. Kabanka ayaa tumaya ? Waad mahadsantihiin.
@ahmedmdhunkal1697
@ahmedmdhunkal1697 4 жыл бұрын
Anigoo ciyaal ah ayan radio Ethiopia ka dhegeystay heestan iyo hees m mooge qaado oo saxarla ladhoho waxan kaloo ka maqli jiray hees ladhoho inaad wiiqdayoo wadaratoo wado kale martaan warka shalay ku helay
@omarhussein9628
@omarhussein9628 4 жыл бұрын
Wagen waxa la yidhaa kooxda fardaha ah.
@jamacjamachusenqalaf5764
@jamacjamachusenqalaf5764 4 жыл бұрын
Waa maxay wegenku kazoo jawaaba su aashaa
@MohamedHassan-bx5qg
@MohamedHassan-bx5qg 6 жыл бұрын
Best song of sahra Ahmed I like this song lovely and best laxan mediam music
@hayadmohamed9568
@hayadmohamed9568 3 жыл бұрын
abdim
@xamsaahmed6262
@xamsaahmed6262 Жыл бұрын
Waaaaaaa
@fahadlogoshamse1438
@fahadlogoshamse1438 4 жыл бұрын
Wadhayga dhiigaa waydaaranaya
@maxamedshire3659
@maxamedshire3659 Жыл бұрын
V
@shamsadiincabdi9469
@shamsadiincabdi9469 3 жыл бұрын
Sahra
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Love
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Live
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Livetime'S
@kawsarabdi2382
@kawsarabdi2382 Жыл бұрын
Lp00
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Share
@mahdihachinwaliehmahdihach1475
@mahdihachinwaliehmahdihach1475 Жыл бұрын
S
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 6 ай бұрын
Nimcaan iyo yasiin cabdi cismaan habeenimo wcn sacadu :1133 habeenimo 25 12 2023 xasùuus hakaahadhow
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Livetime'S
@jamacjamachusenqalaf5764
@jamacjamachusenqalaf5764 4 жыл бұрын
Waa maxay wegenku kazoo jawaaba su aashaa
@ahmedfarhan447
@ahmedfarhan447 3 жыл бұрын
Waa dadka badan sidan maqlay
@mohamedabdulaziz272
@mohamedabdulaziz272 2 жыл бұрын
Waa farduhu markay boqol yihiin Sida wagan gammaan baaba la socota, inkastoo lo'dana wegen la yiraahdo oo ay gammaankoo dhan ka dhaxayso.
SAHRA AXMED  SIR MA QABE  BEST HEES WAAAAAW
9:11
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 244 М.
Muuq iyo Adaa Qurux   Sahra Ahmed Jamac
7:52
yuusuf warsame
Рет қаралды 336 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 17 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 14 МЛН
Sahra Ahmed   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
2:04:21
ahmed nur adan
Рет қаралды 110 М.
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
13:46
SUPER EAGLE
Рет қаралды 319 М.
Heestii:- SIDA MUUNI SUBAXEED
7:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 41 М.
Heesaha Sahra Axmed Jamac Ahun  | Qaybta 2aad | Cod Kaliya
1:13:35
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 17 М.
SAHRA AXMED HEESO KABAN
52:55
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 50 М.
Sahra Axmad Jaamac || Ayaa baraya caashaqa with lyrics
7:24
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 34 М.
Waa Arammi Caashaqu ,-Sahra Axmed Jaamac  iyo Kabankii Goobbe
6:10
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 93 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX
10:23
SUPER EAGLE
Рет қаралды 148 М.
The little boy had to do this || Please subscribe #ruthkadiri247 #comedy
1:01
Мама звонит, когда я гуляю
0:40
Штукенция
Рет қаралды 1,6 МЛН