Muuq iyo Adaa Qurux Sahra Ahmed Jamac

  Рет қаралды 336,106

yuusuf warsame

yuusuf warsame

11 жыл бұрын

Пікірлер: 167
@fdjklfalkdjfld
@fdjklfalkdjfld 4 жыл бұрын
My all-time favorite Sahra Ahmed Jaamac - may Allah erase her sins and elevate her to the highest of heavens
@user-bv1rr7rn1w
@user-bv1rr7rn1w Жыл бұрын
Sahra axmed jaamac hobalad qaran oo codkeeda iyo heesaheeedaba aanad ka xiiso goynayn alle ha naxariisto❤😢
@jablibaax
@jablibaax 4 жыл бұрын
💚Muuq iyo adaa qurux💚 💚Milgo iyo adaa sharaf 💚 💚Iyo waliba meel joog💚 💚Rabi kugu manaystaye 💚 💚Mawle haysku keen simo💚 oof caleeg calayk calayk yaa sahra Axmed jaamac 💚 Eebe hakugu casuumo janooyinkiisa 🤲
@DunXarirachannelNaima
@DunXarirachannelNaima 4 жыл бұрын
Toolay hargeysa gorman so noqoon 2004 aya igu dambeyse 😢😢😢wlhi nafteydu wey dal tabyotey 🙏🙏illahow iigu ceeli
@guleid1936
@guleid1936 3 жыл бұрын
Alle ha ku nabad keeno wlo Hargeisa hoyadi fanka iyo farxada Hargeisa waligay kaman tagene lacag laan ban uga tagay oo meel baraf ah ku doorsaday Ilahow hargeisa ceel shidal noga qarxi kamanu tagnene 😭😭😭😭
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 Жыл бұрын
08/17/2022 ilaahayyy ha u naxiirsto abawan weyn ba naga baxayyy. abwaan hadraaai.😭 ilahyy ha u naxristo. io wixi musliminah dhimtayyy
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
RIP MY LEGEND SAHRA AHMED 2018, 04,06.SOOMAALI ISDAAYAYA🇸🇴😢.
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 жыл бұрын
Waa hees cajiib ah waxay ku jirtay riwaayaddii Jin iyo Jacayl 1975 ayuu Abwaan Xasan Ganey Allifay waxayna ahayd riwaayaddii labaad ee Abwaanku Allifo. Laxanka waxa saaray Bacalwaan
@aminfarah6667
@aminfarah6667 4 жыл бұрын
Cumar Seerbiya mhdsanid walaal ❤️🙏
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Mahadsanid cumar serbiya wllo
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 4 жыл бұрын
@@aminfarah6667 W
@bashiradan6047
@bashiradan6047 4 жыл бұрын
Heestu waxay ku jirtay Riwaayadii Bad Jacayl Badanaa ee uu sameeyey Abwaan Dacar 1978.
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
xodayo waa deegaan daaqsimeed hodan ah oo dhaca gobolka doollo degmada danood meel u dhaxaysa wareeg iyo qoriile..
@mohamedshiil8572
@mohamedshiil8572 7 жыл бұрын
Alloow dhulkeena Soomaaliya abaarta ka ilaali oo Barwaaqo nooga dhig.
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 4 жыл бұрын
Aamiin
@abdirahmanmuhiadin6335
@abdirahmanmuhiadin6335 4 жыл бұрын
Xusuus 1998 ayaan ku dhageysan jiray KSA boqortoyada saudia Arabia, waa hees aad u macan AUN Sahra Ahmed waxana la qaadayo Abdi Ali Bacalwan oo isagu hadda ku sugan Germany, macnaha heeskaan iyadoo lyrics ah waxaad ka heli kartaan KZbin Mudugboy.
@abdurazzaqmuhmmed227
@abdurazzaqmuhmmed227 11 ай бұрын
Waalaga dharag san yahay sxb
@yousufdirie5642
@yousufdirie5642 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto, Hargeisa, 02/01/2023
@cabdishakuur4136
@cabdishakuur4136 6 жыл бұрын
2006 iyo Godey, 2017 iyo Canada. Quruxbadanaa marina xannuun badanaa, xasuusuhu markaad joogto meel ka dheer Goobtii Dhacdooyinka. Xasan Xaaji Cabdulaahi. Aabihii Tilmaan iyo suuraynta
@hablahawalalkood8061
@hablahawalalkood8061 6 жыл бұрын
C/shakuur Qorane afmagaaxshe 2010kii iyo Caynaba 2018 iyo jarmal ragu wakhtiga waa ka simanyahay
@cabdikariimjaamac5047
@cabdikariimjaamac5047 6 жыл бұрын
Libaax , garanaaya ayaa garanaaya., waayo waayo
@soomaaliweyn215
@soomaaliweyn215 5 жыл бұрын
2007 Buulo burte-class 8, 2018 Mogadishu, post graduate.
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 5 жыл бұрын
Hablaha walaalkood inagaaba isku dhaw caynabo anna wadaamagoo imikana sweden waan ku salaamay inaadeer
@calikashkaabdicasiis1734
@calikashkaabdicasiis1734 3 жыл бұрын
2013 galkacyo 2021 Turkey Xasuus gaara iyo wakhti is daba maraya
@avtarmedia5521
@avtarmedia5521 2 жыл бұрын
Ramadaan 16-4-2022 germany Alle haku naxariisto sahra ahmed. legend
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
RIP MY LEGEND SAHRA AHMED 😢 BYE BYE . I WILL NEVER FORGET YOU😢😢😢 OO SAGAL MACAAN.
@abdiadan5961
@abdiadan5961 6 жыл бұрын
Waayo waayo xasus Bay igalisay heestan allow cimrika noodheere
@ahmedabdigindhe2447
@ahmedabdigindhe2447 5 жыл бұрын
Erayadii Xasan Ganey Luuqdii Bacalwaan iyo Sahra Axmed Bacalwaan ..... Sidda mooda galabtii Dhulka oon madoobayn Cadceediina maqanyahay Wali maalintii iyo Maqribkoo aan kala guran Labbadaa marxaladood Iyadoo midnaba noqon Ood midab dhalaal Soo baxay mas-ciideed Muuqiyo adaa sharaf Magac iyo adaa qurux Iyo waliba meel joog Rabbi kugu manaystee Mawle ha isku keen simo Sahra Axmed Sidda maalin subaxeed Habeenkoon mugdi ahayn Cadceeduna mudh soo odhan Madaw yahay dhulkuna wali Oo sagal macaaniyo Fad malaasan iyo caad Uu mayay ku caariday Saddexdu is muquursheen Madaxa shucaac ku leh Muuqiyo adaa sharaf Magac iyo adaa qurux Iyo waliba meel joog Rabbi kugu manaystaye Mawle ha igu kaa simo.
@siraad8026
@siraad8026 5 жыл бұрын
Uma malaynayo inuu xasan ganay heesta leedahay. Maadha xodoyo waxa leh dacar ama axmed s bidde
@uzaydbinuxudayr6277
@uzaydbinuxudayr6277 3 жыл бұрын
Abwaan baashe warabe cade ayaa heesta waxana maga ceeda layidhaa xodoyo waana deegaan ka reer abtigii
@cabdullaahicalixasan9205
@cabdullaahicalixasan9205 Жыл бұрын
Sida maalin subaxeed ma aha ee waa Sida morning subaxeed waa kelmed english ah waxa uuna ku macneeyay subax ee sidaas ula soco walaal
@user-bv1rr7rn1w
@user-bv1rr7rn1w Жыл бұрын
Mansha.allah.boqoradii.nuugaaleed.alle.ha.unaxariisto.sahra.axmed.jaamac.hooyo.jacayl
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
NOV, 2019 ,04 , MUUQIYO ADAA OOOOOOOOOOOOOOOH ALAAH ADIGA QUURUUX SIDUU NABI MUUSE CS YIRI,
@badridualle
@badridualle 7 жыл бұрын
Mahadsanid sxb Yusuf heesta Nin badan baan ka raadiyay KZbin 👍🏽👍🏽👍🏽👑👑👑👑👑👑
@ifarxmohmmed3610
@ifarxmohmmed3610 5 жыл бұрын
woow waxas heesa alla haw naxariito sahara axmed jamac boqorad codka muuq iyo aada quru hibo iyo aadaa sharaf rabikugumayste mawle hayguka simo
@Layla6793
@Layla6793 6 жыл бұрын
Raboow u naxariiso Sahra Ahmed Jaamac Amiin ya Allah.
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Heestan markan Dhagaysto Kalgacal Iyo Jacyl anan Garanyn Cid aan U ahayo ayaan dareema Ilmana Way Igu soo Istagtay
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 5 жыл бұрын
Sorry allow ku sii midaa jeceshahay
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Ayan Qurux aamen walal dhamaantenba ba incha allah sharfay mahadsnid walal
@loveumom2746
@loveumom2746 9 ай бұрын
@@Qofnaba.ma heshay jacayl huno😊
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 4 жыл бұрын
Axyaaa Bari Samaad iyo hargeysa iyo basaskii 1994 wlh xasuus iyo cawa iyo canada Toronto my 12 2020
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
2019,02,26, RIP SAHRA AHMED KISSSSSSSSSSSSSSSS.
@fdjklfalkdjfld
@fdjklfalkdjfld 4 жыл бұрын
My all-time favorite Sahra Ahmed Jaamac - may Allah erase her sins and elevate her to the highest of heavens
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
RIP MY LEGEND SAHRA AHMED 😢🇸🇴2018.04.9.🇨🇦🇺🇸🇱🇧🇫🇰🇨🇰.getting
@noloshaqurbaha5142
@noloshaqurbaha5142 4 жыл бұрын
Xasan GANEY Sahro ahmed alle naxariistii jano ha siiyo amiin In Germany 16/11/2019
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 жыл бұрын
Waa heesta aan ugu jeclahay heesaha sahra axmed jaamac fadlan yada oo qoraala soo dhiga
@ilaahayunoqoootoobadkeenna1815
@ilaahayunoqoootoobadkeenna1815 6 жыл бұрын
Ale ha u naxariisto jantul fardoos alacla inshaalaah sahra axmed jamac oo maanta 4/4/2018th ku geeriyootay hargeysa
@kaabaali625
@kaabaali625 5 жыл бұрын
ilaahay u noqo oo toobad keen Naleye illahay naxaristi jano haka warabiyo sahra axmed jamac
@hirsiali5365
@hirsiali5365 8 жыл бұрын
Best kaban Of all.
@cabdikariimjaamac5047
@cabdikariimjaamac5047 6 жыл бұрын
Ax ax Alle ha u naxariisto Sahra Ahmed jama 27/7/2018 Waxaad isoo xasuusisay berusamaad iyo waayo , codka halaasigaa , Alle geyigeena soomaaliyeed Barwaaqo iyo Nabad ha ka dhigo , , Hargeysa to Kiladhka shanaad tuullooyinkii hawdka , Alle nabad qab iyo cimri dherer , hanagu soo celiyo dhulkeenii hooyo , , Muuq iyo adaa qurux , milgo iyo adaa sharaf iyo waliba meel joog rabi kugu manaystay Alle ha u naxariisto intii dhimatayba
@kaabaali625
@kaabaali625 5 жыл бұрын
cabdikariim jaamac amiiiiiiiiiiiiiiin
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
CANADA I LOVE YOU, 2019,09,,MARCH.
@nrx8684
@nrx8684 4 жыл бұрын
RIP in peace habo ❤️❤️
@nasirsulub8266
@nasirsulub8266 2 жыл бұрын
Sahra best singer ever
@noorcali1694
@noorcali1694 6 жыл бұрын
(AUN) MAANTA AYEY DHIMATAY 04.04.2018☹☹☹
@hirsiissak4032
@hirsiissak4032 3 жыл бұрын
Esh calaa hees,big love.
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
2020, JAN ,14 MADAXAANA SHUCAAC KU LEEH.
@shaashaashaashaa4196
@shaashaashaashaa4196 7 жыл бұрын
FANAANADA WEYN QIIMAHA BADAN SAHRA AHMED JAMA ABOKOR MUUQIIYO QURUX MILGIYO ADAA SHARAF IYO WALIBA MEEL ROON RABI KUGU MA NEYSTEE
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
shaashaa Shaashaa iyo waliba meel joog.
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 6 жыл бұрын
muuq iyo asaa qurux milgo iyo adaa sharaf iyo iyo waliba mamuus rabi kugu maneysteee moqle ha isku keen simo
@jimcaalemaxamed4388
@jimcaalemaxamed4388 5 жыл бұрын
Thanks lipaax heestan waaan daydayaaye inader
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
2019,31, OCTOBER, MUUQIYOO AADAA ( CANADA GOVERMENT HAPPY HALLOWEEN BOO! )LOVU YA'LL ALWAAYS GUYZZZZZZZZZZZZZZZZ.
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 5 жыл бұрын
Rabi haw naxariisto aameen
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 4 жыл бұрын
Canada my 22 2020 I love wlh
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
ALLAH BLESSS
@nasirsulub8266
@nasirsulub8266 2 жыл бұрын
Heestas waxay ku tusay sahra best Singer Eve
@ayancadey1589
@ayancadey1589 6 жыл бұрын
Muuqiyo ada qurux milgo iyo ada sharaf raabi iyo waliba meel joog rabi kugu manaaysteys mawla ha isku keen simo
@MyYuusuf
@MyYuusuf 6 жыл бұрын
Ayaan Do you have a complete lyric of the song?
@faysalbarre1315
@faysalbarre1315 6 жыл бұрын
Ayan cadey ✌
@muxiyosulub5669
@muxiyosulub5669 6 жыл бұрын
Allaha unaxariisto sahra axmad Jaamac
@siyaadcismaan6779
@siyaadcismaan6779 4 жыл бұрын
Waayo waayo brisama wuu badnaa ------------ hada qabyaalad iyo xumaan baa umada kala qaybisay ilaahow naga daawee --Denmark 3-12-2019
@mahamedali5156
@mahamedali5156 6 жыл бұрын
mansha alahh
@hayatnafuus9356
@hayatnafuus9356 6 жыл бұрын
Waa hees cajiib ah.
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 6 жыл бұрын
Ilaahayow somaliland barakee ilaahayow somalia mar dambe waxba hanoogu darin waayo waa gun ilaahayow somaliland waa gob ee sharaf badan sii iyo cisi
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 5 жыл бұрын
Nacdal baa tahay, dad caruur iyo ciroole, caamo iyo cuimoba leh ayaad af-lagaadeyn oo gun ku sheegi ee xishood. Waa sababta rer konfurku u dhahaan rer waqooyi waa cunsuriyiin ama cuqdadlayaal shaw adoo kale ayay arkeen. Soomali waa soomali uun, hadday gun tahay iyo hadday gob tahayba. lkn siyaasada geeska africa iyo siyaasi manaxaan ah haw i jaafayn dad dhan. Sixid from Togdheer
@amalabdullahi4646
@amalabdullahi4646 5 жыл бұрын
Bisinka walaal ha odhan. Illaahay somaaliyo dhan ha barakeeyo. Weynu is wada dhalnay. Lamana kala maarmo.
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Aamen aamen wlahi
@sidiiqcr7411
@sidiiqcr7411 5 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@abdirahmanboodhle8909
@abdirahmanboodhle8909 4 жыл бұрын
Somli waa mide maangaabnimada dhaaf adigu
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 6 жыл бұрын
Somaliland waa dal iyo dad gob ah woow I love my country and my people noolada
@bashbash7407
@bashbash7407 Жыл бұрын
1/1/2023 from hargeisa
@afro-svenskamediakultur1974
@afro-svenskamediakultur1974 3 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso, waa hees xikmad iyo waayo waayo naxasuusineysa dhulkeeni!
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👍👍mahadsanid yusuf dhaqanow adeer😊😊
@MyYuusuf
@MyYuusuf 7 жыл бұрын
Hh you most welcome..
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 6 жыл бұрын
yuusuf warsame thnks sxb
@sheikisaak4771
@sheikisaak4771 6 жыл бұрын
lengend Sahra axmed jamac
@axmedmaxamuud3175
@axmedmaxamuud3175 7 жыл бұрын
yuusuf warsame sxb waxaa na soo xusuusisay bari samaadkii thank u sxb
@MyYuusuf
@MyYuusuf 6 жыл бұрын
You are welcome Ahmed.
@abdimahadmohamud7781
@abdimahadmohamud7781 5 жыл бұрын
2008waxaan sooxasuutay barisamaadkii ax ax
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
2019,10,15.
@foxybrown7575
@foxybrown7575 4 жыл бұрын
2019,10,18.
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@jamalwarsame4522
@jamalwarsame4522 6 жыл бұрын
Muuq iyo Adaa qurux midab iyo Adaa sharaf iyo weliba meel joog rabi kugu maneystaye mawle haysku keen simo
@abdirashidahmed6458
@abdirashidahmed6458 4 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto marxuumada
@mohhanad2279
@mohhanad2279 5 жыл бұрын
2009 geeska afrika 2018 geeska America xasuus
@sharmakefarah7485
@sharmakefarah7485 2 жыл бұрын
Hees qiimo leh oo xasuus igu leh wakhti badan baan soo dhagaysanayay hadana waxa ku dhagaysanayaa 1:52 am 20 aug 2021 magalada lascanod ee xarunta gobalka sool . Muuqiyo adaa qurux Milgo iyo sharaf Iyo weliba meel joog Rabi kugu manaystee Erayadaas ma wax loo dhigaa jira . History repeates it self.
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 3 жыл бұрын
xodayo waa deegaan daaqsimeed hodan ah oo dhaca gobolka doollo degmada danood meel u dhaxaysa wareeg iyo qoriile..
@siciidmahadkhadar2362
@siciidmahadkhadar2362 5 жыл бұрын
Muuqiyo adaa qurux, milgo iyo adaa sharaf iyo waliba meel joog rabbi kugu manaystaye
@abdiazizmuhumed6496
@abdiazizmuhumed6496 5 жыл бұрын
Ala yarxama
@abdiqatarrisaaq9234
@abdiqatarrisaaq9234 6 жыл бұрын
xusuu anoo Ku nol cadan 1992 2018 Canada
@siciidcade2806
@siciidcade2806 4 жыл бұрын
Ax Ax walee Waa ladhiman
@ak7vibes691
@ak7vibes691 3 жыл бұрын
✨✨nuur calaa nuur
@abdurazzaqmuhmmed227
@abdurazzaqmuhmmed227 11 ай бұрын
Dababta qaybta sahra losoo qaatay way ka maacaanayd inta ustaad bacal waan
@abdiqanigpchannleyoutube
@abdiqanigpchannleyoutube 3 жыл бұрын
abdiqani gp channel
@iamamillionaireiamamillion4205
@iamamillionaireiamamillion4205 6 жыл бұрын
Allaha unaxariisto
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@axmedmaxamuud3175
@axmedmaxamuud3175 7 жыл бұрын
waxan so xusustay 2005 tii 12 sano ka hor dugsi Quran anoo dhigto an maqli jiray heestaan maantay ayan maqlay xusuus ban u ahaa
@girinofdalmar6047
@girinofdalmar6047 2 ай бұрын
2/5/24 __12:23 hpeno khamis bsso Allow wadnka barwaaqo noga dhig
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 3 жыл бұрын
Iidoorku waxay iskudayen sahro in aynaga xigsadan lkn wayshaqnwayday arinkas
@uzaydbinuxudayr6277
@uzaydbinuxudayr6277 3 жыл бұрын
Heestan waxa lahaa midhaheeda AHU abwaan baashe warabe cade magaceedana waxalayidhaa xodoyo waana deega uu kusoo barbaaray ooreer abtigii dagaan AHU baashe iyo sahraba
@barkhadbulshaawi5846
@barkhadbulshaawi5846 6 жыл бұрын
alaha u naxariisto fanaanada sahra qiimo badan ayay ayay Ku lhyd dhulka
@barkhadbulshaawi5846
@barkhadbulshaawi5846 6 жыл бұрын
qiimo badan ayay Ku lhyd dhulka soomaaliyeed aad ilaaa xad
@raagedirir9171
@raagedirir9171 5 жыл бұрын
heestan waxaa iigu horaysay 1989 qoxoontigii anoo yar rikoodhkii aan la qaxnay wali waan xasuustaa waayo waayo ilaahow intii dhimatay u naxariiso
@user-ey4ri6gt7s
@user-ey4ri6gt7s 6 ай бұрын
Aamiin aamiin wallo
@mahamed2367
@mahamed2367 4 жыл бұрын
6/4/2020 sacada 4:49 galabnimo goobta burco xafada hodan qaylo
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
😙CANADA,MARCH 2018,22
@jirfe
@jirfe 5 жыл бұрын
Me too sister
@awayswaldeawayswalde3388
@awayswaldeawayswalde3388 Жыл бұрын
Woow inaba caadi maahan
@khadarabdidayr6973
@khadarabdidayr6973 4 жыл бұрын
Heestan inbaddan KZbin ka waan ka raadshay hada chennalkan baan ka helay thanks
@ifarxmohmmed3610
@ifarxmohmmed3610 5 жыл бұрын
srey iyo waliba meel joog
@shamsalkhairaircargos548
@shamsalkhairaircargos548 6 жыл бұрын
alle hawnaxarissto 2081/5/29 dubai uae
@alisugule7425
@alisugule7425 5 жыл бұрын
Riwaayada dacar baalahaa
@craxmaannuurl3882
@craxmaannuurl3882 5 жыл бұрын
sahra axmed jamac alle ha unaxariisto iyo fananinti kale
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
2018,04,09, SOMALIYOO HA BEENKU.
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 5 жыл бұрын
15 december 2018 ayn joga wa malin sbtiya
@foxybrown7575
@foxybrown7575 6 жыл бұрын
😚SOOMAALIYOO.2018.04.6.
@xasanidiris9868
@xasanidiris9868 4 жыл бұрын
Waw
@abdulljama4591
@abdulljama4591 6 жыл бұрын
Heestan talantaali bay ahayd cabdi bacalwaan ba laqaada
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
@cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 6 жыл бұрын
Ilahaw dhulkeena barwaaqo ka dhig
@amounmohamed8064
@amounmohamed8064 5 жыл бұрын
Alle how naxarisato
@Cartan7
@Cartan7 7 жыл бұрын
erayadii xasan xaaji cabdullahi gannay waqooyi curinta suuuganta somaliyeed waa laacib
@faaraxladane946
@faaraxladane946 5 жыл бұрын
Heesta waxaa lahaa abwaan maxamed aadan dacar
@aimlessvisionless7654
@aimlessvisionless7654 4 жыл бұрын
@@faaraxladane946 ninkii dhaqanka kucaanka Ah baa leh waa xasan abdilhi xasan ganey
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
@@aimlessvisionless7654 sxp dacar baa leh ee yeynaan murmin anigu wax iskama qoro labada aabwanba waan weydiiyey
@aimlessvisionless7654
@aimlessvisionless7654 4 жыл бұрын
@@faaraxladane946 hh adigu mxd tahay markaa ma Abwaan
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
@@aimlessvisionless7654 May sxp ee laxamystaha heesta saaray ban ahay
@hudaabiib8507
@hudaabiib8507 4 жыл бұрын
sawirada wangaranaya ww
@dareen-id7ec
@dareen-id7ec 3 жыл бұрын
Wwww heestan waxay.ileedahay xasuus gaara.waxamalin.anoogadhiwata odalxiis.ubaxnay.ani iyo gabadh.AANBAriga sheko.naga dhaxaysay dhagaysanaynay kadib wxy isheegtay inay ijece shahy indhaheeda waxa kasocotay ilmo,ax kadib ilmadii kamasaxay lkn nasiib daro maran wadasoconay 5sano ayay dhooftay reerkoda ayay raacday iyadu wakhtigaa may.ogolayn inay igadhoofto sabab too.ah anay ijeclayd ax reerkodana qasab kukaxeyay iyadoo oyaysa sry aadban usalmaya salan kal iyo laaba noloshu hakuwacnaato hadaad nosha hy wll mcn ifkanolol kudeeqdiyo niyad samikunolow
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
muqiyo ada Qurux milagiyo ada sharaf iyo meel joog mawla kugu Galday
@aarbarigobolkaraga5356
@aarbarigobolkaraga5356 3 жыл бұрын
Sida mooni subaxeed arladoo mugdi ahayn cadceeduna mudh soo odhan nuuryahay dhulkuna wali oo sagal maacaani sida maadha xodayood mahigaan intuu helay mirrayoo gudguduhuna mulac yeeyay daadkii
@nasirsulub8266
@nasirsulub8266 2 жыл бұрын
Wan oyay
@osmanawmuuse6059
@osmanawmuuse6059 6 жыл бұрын
Yuusuf warsame sxbow heestaan qoraalkeeda oo saxan Ma nooso qori kartaaa adoo mahadsan ama cid kaloo wada qaybsan
@MyYuusuf
@MyYuusuf 6 жыл бұрын
I will look for bro.
@MohamedHassan-ui1cq
@MohamedHassan-ui1cq 6 жыл бұрын
Sida muuni subaxeed Habeenkoon mugdi ahayn, Cadceedduna mudh soo odhan, Madow yahay dhulkuna wali, Oo sagal macaadiyo, Fad malaasan iyo caad, Oo mayay ku caariday, Saddexdu is mukhuurteen, Madaxana, madaxana Shoocaac ku leeyiin.
@MohamedHassan-ui1cq
@MohamedHassan-ui1cq 6 жыл бұрын
Saddexda is mukhuuranayana waa: Fad, Sagal iyo Mayay oo ah saddex nooc oo daruuraha iyo biyaha roobka ah. Fad malaasan, Sagal macaad iyo Mayay caariday ayay heesta ugu kala jiraan.
@MohamedHassan-ui1cq
@MohamedHassan-ui1cq 6 жыл бұрын
Sida maadha Xodayooy, Mahiigaan intuu helay, Miraayo gudguduhuna, Mulucyeey daadkii, Maanshee barwaaqo ah, Moodkana xareeddii, Sida moojaddoo kale, Midhifka iska tuurtooy Shimbiruhu, shimbiruhu ka maagteen. Baydkan aniga laaxin ayaa igaga jira. Ee cid kale ka saxda kkkk
@faysalbarre1315
@faysalbarre1315 6 жыл бұрын
Mohamed Hassan ✌👍
@ahmedeid3157
@ahmedeid3157 5 жыл бұрын
Berigi hore qabiil baa lasku gogoyn jiray Lkn hada lacag baa laa radiyaa hora loo soconayaa
@caydaruusmooge3857
@caydaruusmooge3857 Жыл бұрын
Fakarku hurdo iga kaxeeyay faduushan maxaa iga liyay faraska aan leedo fuulay aun.abwaan baashe waraabe cade iyo sahra axmed jaamac
@John_abdi
@John_abdi 3 жыл бұрын
axmed moogs
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 6 жыл бұрын
YAA IGA MAQAL WACANO XUURAL CEYNI KHAMRA JANAAD DHANSIISA OO NOO QORA MIRAHA HEESTAN?!
@ilwaddhalad8277
@ilwaddhalad8277 5 жыл бұрын
WAARIMEYSIDE WANAAG jano wax la dhaho ma jirto
@peaceandlovepeople4222
@peaceandlovepeople4222 5 жыл бұрын
@@ilwaddhalad8277 astaqfurallah wll rabi unoqo jano iyo naarba way jirtaa
@haibesuleiman7403
@haibesuleiman7403 6 жыл бұрын
Iyo weliba meel kale Fii shii
@barkhadbulshaawi5846
@barkhadbulshaawi5846 6 жыл бұрын
alaha u naxariisto fanaanada sahra Ahmed jaamac
Sahra Ahmed Jamac - Bada Caashaqa with Lyrics
10:00
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 505 М.
SAHRA AHMED WATAAN NABADII.wmv
9:24
Kanakwamba kwetu Sunyareh
Рет қаралды 77 М.
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 114 МЛН
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
00:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 52 МЛН
AXMED GACEYTE IYO SAHRA YAR  GOCOMADA HA II JARIN  TOP SOMALI HEES
11:46
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1 МЛН
Hees: Hargeysaay Ha Dheelliyin|| Sahra Axmed|| Balwo Lyirics
9:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 192 М.
Heestii:- SIDA MUUNI SUBAXEED
7:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 38 М.
Axmed Mooge iyo Sahra Axmed                 "caashaqan isoo riday"
8:43
Maaweelo
Рет қаралды 165 М.
Yaxyax iyo Xishood   Abditahlil
8:59
Abdi wahab
Рет қаралды 485 М.
SAHRA AXMED JAAMAC  -  Nabbi Amaan
32:20
SomTVDiasporas
Рет қаралды 94 М.
Sahra Axmed - Badda Caashaq Lyrics
9:25
Barisamaad
Рет қаралды 43 М.
bacalwaan iyo sahra axmed heestii mood
11:27
Cawayska
Рет қаралды 80 М.
Найди Влада на стадионе
0:26
ЛогикЛаб
Рет қаралды 4,1 МЛН
Гениальный План Хвостатых 😂
0:28
ДоброShorts
Рет қаралды 2,4 МЛН
Cunning GUYS 🤣
0:15
dednahype
Рет қаралды 11 МЛН