SALAAD DARBI HEES WADANI "DHIGI MAAYO TUUTAHA"

  Рет қаралды 538,544

SAHAN MEDIA

SAHAN MEDIA

12 жыл бұрын

WAA HEES WADANI AH OO KA HADLAYSA WADANIGA DHABTA AH.

Пікірлер: 268
@ahmedcazka5815
@ahmedcazka5815 5 жыл бұрын
Dhigi maayo Tuutaha waxan ahay Arday dhigta dugsiga sare waxan ad ujeclahay Wadankayga waxayna Heestani jidhkayga galisay jidhidhico wlhi Qiimaha uleyahay askariga waxaynu unaqanaa ceeb iyo dulinimo wayna kafanaa ma aniga askari noqonaya incha allah marka an dhamaysto jamacada waxan kubiiri ciidama xooga dalka
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad Жыл бұрын
Masha allaah geesi annaga kugu soo dhaweyneyno oo ah jaamicyaal ka doortay xafiis iyo computer 🖥 in ay u dhintaan dalkood hooyo Gashkayagow Guuleeysta Ciidanka Xoogga Dalka 🇸🇴👨‍✈️❤️😢🙏
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 Жыл бұрын
Maasha Allaah. Guuleyso walaal.
@MohamedAbdullhi-pi2bl
@MohamedAbdullhi-pi2bl 10 ай бұрын
Iskuulka markan dhameeyay ayaan isku dayay ima suro gilin tiro 3 jeer hada oo aan south africa caawa joogo 16 September 2023 waxan ka fikiraya sidan ku noqon lahaa daljir dalkisa udhinta allahayow igu sin
@AdmiringFrog-zr1gq
@AdmiringFrog-zr1gq 6 ай бұрын
Kulamid bn ahy heestan aad bn ujclhy wxyna dhaqaajisaa dhigayga
@abdilibah5320
@abdilibah5320 7 жыл бұрын
Somalia hanoolaato we will rise again inshaALLAH together. love onlf, Somali galbeed and all Somalia devided we fall united we stand. love this song as well.
@exberberaaadani5790
@exberberaaadani5790 9 жыл бұрын
Allow ogadenia xor ah I tuus Walahay anigu ogadeen iyo daarood midna ma Ihi laakin somali jabutiyaan oo waliba isaaq ayaan ahay rabow Ogaden oxor ah
@MohamedAhmed-vc1tx
@MohamedAhmed-vc1tx 6 жыл бұрын
mohamed hassan ❤️❤️
@siradm
@siradm 6 жыл бұрын
mohamed hassan 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 qofki aan sidaas u fekereynow wan kugu khasaaray noloow walaalkey😥😥😥😥
@abdirzaqshacrawi7544
@abdirzaqshacrawi7544 5 жыл бұрын
Awalba somali midnimadeeda isaaq ba ka danbeyay hadana isku keena somali
@enghusni9543
@enghusni9543 5 жыл бұрын
Waaa heesqiiro leh waleee amxaaro iyo qawaadkeedna hoos allahageeyo
@Ghost-dv7bp
@Ghost-dv7bp 5 жыл бұрын
@@siradm respect brotha👍
@ahmadnaima642
@ahmadnaima642 8 жыл бұрын
alloow xuree somalida itobiya ilove ogaadeeniyay geesiyaal
@cabdinaasirxidig9209
@cabdinaasirxidig9209 10 жыл бұрын
ogadenia waa umad soomaaliyeed, heestaana lagamaxigo, aan iskuxishoono. salaad darbi heestaan waxa uu uqaaday soomaali oodhan. viva shanta walaalaha.
@adenmohamed2021
@adenmohamed2021 6 жыл бұрын
cabdinaasir xidig y m
@abiiecreate8980
@abiiecreate8980 3 жыл бұрын
Ogadenia waa somali, mana ubaahna iladhaho. Umad kamid ah ma aha waa soomali
@abdiadan5961
@abdiadan5961 6 жыл бұрын
Walhi heestan waxay ka hadleysaa was xaqiiq Kenya xaqdarada aynagu heeyso waa mid ay ka shalayn doonto 💯✔✔👏👏👏👏😕😕😕 Like iisara inta igu raacsan
@osmankeinan2821
@osmankeinan2821 3 жыл бұрын
Asc
@cabdiyare5447
@cabdiyare5447 7 жыл бұрын
herstani was mid kamidda kuwa guy qasba inaan askari noqdoon dagaalamoon tuutaha waayo waana qaadanayaaa Insha Allah Somalia gama siin mahayo
@queenbuntish2652
@queenbuntish2652 7 жыл бұрын
cadoowgina alle ha jabiyo geesiyadaa jwxo 😍😛❤💙💚
@najmaosman5982
@najmaosman5982 5 жыл бұрын
Heestaan dadka umaleeya in somaaligalbeed loo qaaday heestaan calanka bluuga ah baa loo qaaday. Waa gubaabo ciidan. Waa heesihii igu horeeyay ee Salaad maxamed shardi (derbi) lkn somaaligalbeed ba wey quseysaa oo somaali baa laga hadlayaa! Afkaaga caano lagu qabay adeer Salaad❤️ sidaad cidankeena u gubaabin jirtay. Halheey qaran❤️
@abiiecreate8980
@abiiecreate8980 3 жыл бұрын
Soomaalibeey utahay, Ciidan walba oo udagaalamaya Soomaali ayaa qaadan kara.
@asmabilan7535
@asmabilan7535 8 жыл бұрын
xabashi dhulkeena ma tibaadeen ee madaxdeenaa na baday insha alah maalin wey guuleysan Somalia
@coolguyibroos290
@coolguyibroos290 8 жыл бұрын
ogodeniya abti waaa somaliya qeeb kamid ahay xabshidaneh mar un waan ka sareynaaa insha allaah
@coolguyibroos290
@coolguyibroos290 8 жыл бұрын
hadad adi aaminsan tahay ma sheegin lkn jigjiga waa dhul somaliyeed somali galbeedna ale xornimo ha siyo aniga dhiigeyga wan u dadinaya
@abdullahiosman9856
@abdullahiosman9856 8 жыл бұрын
war taa shaki kuma jiro inay ogadenia tahay dhul somaiyeed.waxad se tiri somalia bay ka mid tahay show dhul somaliyeed iyo wadanka somalia bad isku qaldaysa.djibouti waa dhul somalia ma somaliya bay ka mid tahay
@ghboy2914
@ghboy2914 7 жыл бұрын
o
@MedMed-pr6lm
@MedMed-pr6lm 7 жыл бұрын
abdullahi osman
@lama-ilawaancabsiiye6970
@lama-ilawaancabsiiye6970 9 жыл бұрын
Inta uu dhinacaygo dhulka uu ka sareeyo, lagu soo dhicimaayo ee dhudhukeyna ku daaq...! VIVO Soomaaliya!! Thanks Salaad Moxamed Shardi, Salaad Darbi
@axmedcabdidheremaxamud8735
@axmedcabdidheremaxamud8735 5 жыл бұрын
Somali waa mid meelwelbay joogan i luv somalia peace.
@alifanax672
@alifanax672 10 жыл бұрын
Hees XASUUS mudan wadani waa lodhasha GEESI GUUL iyo Gobonimo O.N.L.F Insha Allah
@ogadenjwxo6119
@ogadenjwxo6119 10 жыл бұрын
mansha Allah Insha Allah Ogadenia way xoroobi Somali weyn na way midoobi guul iyo gobonimo Allahayoow
@Abwaanruush2023
@Abwaanruush2023 5 жыл бұрын
Calanyohow hadaan dhiman wadku igama dheeree
@neyroskaki2665
@neyroskaki2665 7 жыл бұрын
ax waan ooyay walahi ilahow xoreee ogadenia
@youngck6547
@youngck6547 5 жыл бұрын
Allow noo xiree dhulkeeyna hooyo 😭😭😭😭😭😭😭❤️🙏
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Free ogadenia Insha allah 😍😍😍😍
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 3 жыл бұрын
Somalia ina la xoreeyo ka horeeso kadib la mideeyo kadib neh jamhadi WSLF laso celina ONLF waa fashilantey
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 3 жыл бұрын
@@maslahhash2624 jaahil lama doodi karo
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 3 жыл бұрын
@@maslahhash2624 qabyaalad aya kugo jirto adeer
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 3 жыл бұрын
@@maslahhash2624 wax so aqri caadifad waxbo tiri meyso,
@yahyaelmi8435
@yahyaelmi8435 3 жыл бұрын
@@maslahhash2624 somalidu runta ma jeclo ninkasto emotion aya ka hadalsiiyo laakin , xaqiiq jirto ONLF wixii uu dagaalanta autonomy, wana hal reer. WSLF gooni goosad ayi aheed uu xoriyada Somali galbeed ayi uu dagaalami jireen. WSLF Somali uu dhan ku jirtey qabiil ka maqnaay majiro wana sababta ii guul waaween uu gaaran.
@mahmoodissa2725
@mahmoodissa2725 6 жыл бұрын
Aloow xoree ogaadeenia iyo dhamaan intii caqli iyo maskaxda laga haysto aamiin yarab
@Ahmedzaki2428
@Ahmedzaki2428 10 ай бұрын
Salaad derbi legend 30 /8 / 2023
@a-alfatixi.3017
@a-alfatixi.3017 5 жыл бұрын
Aaaaad bey dareenkayga ukicisey hestani insha Allah Somali galbeed waa xrobaysaaa Dhigimayo tuutaha Dhadhaabihii Guumeysiga anigoon Dhana uridin
@foxybrown7575
@foxybrown7575 3 жыл бұрын
2021, 04, 26 , WAA IISKUU BUUQDEEN , MOGDISHA ANIGAA LEH, FARMAJO IYO CIIDANKIISA, ILAAH SUBXAANA TACAAL HAA DHOOWRO AMEN.
@hassanwarsame6599
@hassanwarsame6599 7 жыл бұрын
illahay haydiin hiiliyo anakuna waan idin garab taagannahay inshaallah guul ssc
@ahmedzaki6149
@ahmedzaki6149 9 ай бұрын
Ssc way gulesty🎉🎉😊
@ikraaninaamohamed1815
@ikraaninaamohamed1815 10 жыл бұрын
Allow ofadenia cadowga ka dhul wad wuxu ka xun allow Haa uu jabin I love u my dad keyga iyo dal keyga I nolada
@asalkagahagafin4049
@asalkagahagafin4049 7 жыл бұрын
Alahayow soomali ugargaar . Ninka heeskan soobiyey moralkeyga waxuu ka dhigay Mid kun jeer siyaday. Tutaha maalin dhaw inaan xirto ayaa balan ah inshallah .
@afkbobas4868
@afkbobas4868 7 жыл бұрын
Mohammed Isaack Abdi
@fatumahassan8382
@fatumahassan8382 7 жыл бұрын
Mohammed Isaack Abdi maxiratay tuutihii. waan ku sugaynaa wadani
@abdulljama4591
@abdulljama4591 7 жыл бұрын
Mohammed Isaack Abdi abwaan sangub
@qoranejigjigaawi2347
@qoranejigjigaawi2347 7 жыл бұрын
FATUMA HASSAN kkkkkkkkkkl aniga yaaa xidhay
@cabdiyare5447
@cabdiyare5447 4 жыл бұрын
Sxb 3sano kadib balan qaadkagiii mafulisay,, tuutahii maxidhatay??? Noolow mudane
@adnanmohamed6100
@adnanmohamed6100 8 жыл бұрын
waa hees wadina ah o qalbika kudhaqajineso Somalia guul iyo gobanimo
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
OGADEEN 2019 03 21.
@adnanmohamed3485
@adnanmohamed3485 8 жыл бұрын
heestan waa samayey abwanka wayn sanguub waan nin u dhashay ogadenia mida kale calankan iyo ka bluega ah waa isku mid somalia oo dhan waa Dad isku mid ah isku diin isku af ah marka an isku raacno gumaysiiga na haysta somalia oo dhaan waa nala haysta ee
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 6 жыл бұрын
Heeskan waxaa curiyey Korneel Cali Diiriye Cigaal. (Cali-gaab).
@mrssomali1187
@mrssomali1187 6 жыл бұрын
Adnan Mohamed Heestaan aniga mar dhaw idacada ka dhageysty waxaana lahaa erayda io laxankaba Isla heesaagan salaad axmed shardi (darbi) Ee sangub kuma maql aniga
@najmaxassan3194
@najmaxassan3194 4 жыл бұрын
Cali gaab ayaa sameyey hesta
@foxybrown7575
@foxybrown7575 3 жыл бұрын
OGADENYAA💖👈, 2020, NOVEMBER, 12.
@abdisiad3656
@abdisiad3656 Жыл бұрын
Mahadsanid salaaddanbi ayaa ku heesaya codkaan . Mahadsanid salaaddarbi
@kaberioradicaliandkoky6676
@kaberioradicaliandkoky6676 3 жыл бұрын
Calaan yahow hadaan dimaan, waadka iga ma dereee😢😢 ya ila dageysanaya 2021 hestan ilahayow uraxmo odambigisa daaf salad darbi
@mahdiabdi1902
@mahdiabdi1902 5 жыл бұрын
ALAH hunaxaristo cali dirie cigal a cali gaab abwaan qali ku aha gayiga somalied xaga dhirigalinta daadwayna
@waikanwakan2907
@waikanwakan2907 6 жыл бұрын
Kelmada ogadenya ee dalkaasi somali oo idil degantahay in loogu yeero magaca ogaadeenya waa waxa keenay in umadu kala qeybsanto somaligalbeed magacaas ayaa nawada deeqa. Ee somaliyeey qabyaalada iska daaya.
@deeqaxirsi3356
@deeqaxirsi3356 5 жыл бұрын
Asc inder waan ku salaamayaa ka dib Bal aanu xoreeysano ka dib aan ka badalnee laakiin Onlf ❤️ allaah ayaa la jira 🙏
@ahmedqaasimm5143
@ahmedqaasimm5143 6 жыл бұрын
Dhigimayo tuutah dha dhabihi gumeesiga aax anigo dhana uridin wlhi hestsn hada maqlo wa oyaaa allow somali u agar gar amiin
@wisejidoir5337
@wisejidoir5337 7 жыл бұрын
mirihii iyo laxankii maxamed cabdulahi singub iyo codkii baxsanaa ee salaad darbi.....hees macaan weeye
@issasouleh1048
@issasouleh1048 4 жыл бұрын
Heesta waxaa sameeyay Cali diriye cigaal AUN.oo aah abwaan soomaaliyeed oo reer jabuutiya
@mohamedadem4731
@mohamedadem4731 Жыл бұрын
​@@issasouleh1048haa kayaabin waxaa sameeeyay maxamuud cabdulahi sangub
@jamalabdiaziz4161
@jamalabdiaziz4161 7 жыл бұрын
ERAYADA MAXAMUUD CABDILAAHI CIISE SANGUB
@axmadeyaxmadey439
@axmadeyaxmadey439 6 жыл бұрын
Dhigmattuutaha
@gobtaali5224
@gobtaali5224 10 жыл бұрын
heestaan waxaa la qaaday dagaalkii lala galay amxaaro injireey maantayna hadba hogaamiye soomaaliya ayay dhagta wax ugu sheegaan tol la,ay heestaan waa lugu dheelay
@hindaadan3442
@hindaadan3442 8 жыл бұрын
Alaaa XABASHI necbiyaa ilahay SOMALI haysku sakhiro amended en xxx
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
Hinda Adan
@boqorkaganacsiga3831
@boqorkaganacsiga3831 7 жыл бұрын
aamin😅 😅 😅 😅
@hindaadan3442
@hindaadan3442 7 жыл бұрын
somali muqdisho ... Thanks for ur coment
@kgomotshomosesane733
@kgomotshomosesane733 7 жыл бұрын
somali muqdisho
@foxybrown7575
@foxybrown7575 3 жыл бұрын
2021, APRIL, 20,. WAAX DHAYEEYSO MOOYEE SOMALIYOOW. IDINKAANAA QABIIL IDIIN DIILAAY SOMAALIYOOW,. ISKUU NOOQDAA. INAATAAN DHIIMAAN, AMEN.
@qalbiyare1066
@qalbiyare1066 5 жыл бұрын
Walahi caadi ayaan iil meeyay Ilahayow walalaheena xuriyadooda usoo celi
@sucdihareed5849
@sucdihareed5849 8 жыл бұрын
gesiyaal waa yihiin ciidamada somaliyeed
@AbdirixmanCamanji
@AbdirixmanCamanji 8 ай бұрын
Salaad maxamd shardi (Salaad derbi) hees qiimo aar ah iileh waayo 10 sano oon askari miltrey Somalia 🇸🇴 ahy baan dhegeeysanaay mrwaliba oo xldadu culustahy illhow nabad waarta ku weydiisaney
@cabdulahishide90
@cabdulahishide90 6 жыл бұрын
in shaa allaaah sooomaaali galbeeed way xoroobi dooontaaaa aaaan samirno oooo kaliya
@foxybrown7575
@foxybrown7575 3 жыл бұрын
2021, APRIL, 13,. LONG LIVE ALL SOMALI. RAMADAN MUBARAAK. FARMAJO AND PM.
@walaaloromokush4059
@walaaloromokush4059 11 жыл бұрын
xaq udirirka soomaali galbeed.waxaad tihiin damiirka gobonimo ee guul alahayoow
@kadoohaji4575
@kadoohaji4575 5 жыл бұрын
Fanan qaran Salad darbi Ilahow wadankena nabad nogadig hesta kali ah oo igailiimeysa qalbigeygay bedesha hestaan Runtii.
@drakeahmed1965
@drakeahmed1965 8 жыл бұрын
free ogadenia Allah xornimada ogadenia igarsii ano nool
@HVEM324
@HVEM324 4 жыл бұрын
AMIIN WALAALO ANAGOO DHAN ALLAHA NAGARSIYO OGADENYA.CIILKA ALLAAHA KASARO AMIIN FRA MOGDISHO
@redsandempire7389
@redsandempire7389 4 жыл бұрын
1 Love to All my somali people
@hassanwarsame1287
@hassanwarsame1287 10 жыл бұрын
Maanshaa allaah guul gobanimo ciidamada gobanima doonka ugaadeeniya waxaan u rajaynayaa guul waarta iyo dhulkooda oo ay hantiyaan waxaan kaloo idiin rajaynayaa inaad is fahantaan idinkoo kala qaybsan aan laydinka faa,iidaysan cidkastaa idiin cadow ah idinkaa isku dhiiga idinkaa isku jiidha nin walaalkii duudsiyey illaah derajo siin waa waxaan idiin rajanayaa guul.waa anoo ah walaakiin darwiish stats of somalia
@pubgninja4044
@pubgninja4044 7 жыл бұрын
soomaali meel walbay joogaaan waa dhiigayga guuul insha,allaaah
@sheekhabenmaxamuud2736
@sheekhabenmaxamuud2736 Жыл бұрын
Dhigi maayo ✌✌✌
@mohamedalihasan4636
@mohamedalihasan4636 3 жыл бұрын
Heesta abwaan jabuutiyaaanka
@abwaandasomaliland1572
@abwaandasomaliland1572 5 жыл бұрын
wooow heesta waan jecelhay
@enghusni9543
@enghusni9543 5 жыл бұрын
Waaa hees aad uqiirabadan runtiii axyaaaa wadani hadaaan dhiman hadaan dhimaan
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Great song
@khadardeek7387
@khadardeek7387 Жыл бұрын
06/08/2022 From lusaka,zambia. illahow nabad baan ku weydisanay waddankena nabad nooga dhig.
@koryare
@koryare 8 жыл бұрын
dhigi maayo tuutahah calanyahaow hadan dhiman hadan dhiman wadku igama dheeree calanyahaow hadan dhiman wadku iga dheeree intuu dhineceygu dhulka ka sareyo laguusoo dhuldhicimaayo
@jamaalyare5268
@jamaalyare5268 3 жыл бұрын
Our Habargidir victory .....salaad ahmed shardi .......waa wadani codkiisa qaranku kubciil baxo
@ahmednaajibaashir5950
@ahmednaajibaashir5950 3 жыл бұрын
no more qabiil only qaran
@abdiyare5863
@abdiyare5863 7 жыл бұрын
waan qiirood dhigi maayo Tuutaha dhadhaabihi gumeysiga anoo dhanna u rogin. Calanyahy hadaan dhiman wadka igma dheere inta dhinacayga dhulka uu kasareeyo haga baqin cadaw
@thesmartboychannel6700
@thesmartboychannel6700 Жыл бұрын
Waagii soomaalidu qaranimada iyo dhiiga lahayd, hadana iyagaa isu cadaw ah😢
@omarpk4726
@omarpk4726 11 жыл бұрын
waa berigay somali somaliya ahayd intaanuu ina saaqin vireska qabiil. ee qofku suu isaga joogo iska ilmayn jiray cashaan wadani jacayl. waxaa kaaga maraga miino inta layidhi yaa isku xidhi 100 nin ay gacanta taagtay kedibna ay noqotay in loo qori tuuro. way dhacday shalay miyaa lasoo celin. waa layna baabay shaki kama taagna.
@mohamedmire8646
@mohamedmire8646 5 жыл бұрын
Mujaahidiintii dhabta ahaa. Kuwa halkanaa na wareeriyay intay somali laayeen mujaahid wada sheegtaye. Waligayba niyadaan kala jirey ragan. Hadaan hiil tari kari lahaana kama hagradeen. #Fiiro gaara :Ogaden ma ihi. Waxaan ahay Isaaq.
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 Жыл бұрын
Ogadenia guul 2023🇬🇲💪💪💪
@ahmedqaasimm5143
@ahmedqaasimm5143 7 жыл бұрын
Hesaha wadaniga wlhi waa qirodaaaaaa ilahow somali u gargaraaaar ila dha amiiiiiiiiiiiin
@hayanomar749
@hayanomar749 9 жыл бұрын
ethiopia hadii ladhaho cidbaa u adagta kuwani way ladagalaan eee waxa ethiopia kugardidaa loogu sacabtumaa hoyadii somaliyeed muqdisho waxay wakiil kayihiinqarankii somaliyeed. ax ax ax ax maxay oohin itari hadan layla garanayn mark haday dhagahaygu maqli ethiopian mudisho ama casimadihii somaliyeed jooga wada hadalsiinsomali iska dhigi wax danteena kashaqayn. caku wadani nimo afka noqotay
@Shumeey656
@Shumeey656 6 жыл бұрын
hayan omar 😭😭😭😭😭😭
@husseinsaid8424
@husseinsaid8424 8 жыл бұрын
Somali waa guulisan ishaallaha ✋
@kadirali7687
@kadirali7687 8 жыл бұрын
Bilowga halka Ethiopia lagula dagalaya waa inan hadanu somali nahay cadadis saarna kow kuwa fananita ah ee u heeso like halaga noqdo kuwa u heesa Ethiopia
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
Walheyga Ogaadenia alloW xoree geesiyaya soomalida weyeh nolada dad baa weysane iyo qaran idin hagar baxee
@abdirahmanninjira850
@abdirahmanninjira850 8 жыл бұрын
runtii anigu waxaan ahay nin ku dhashay dhulka somalida ee ethopia haysto gaar ahaan dagmada xarshin ma ahi ogaadeen badhbay ku leeyihiin noloshayda waayo waa ay dhaleen waxaan jecelahay in dhulkayga laga xoreeyo axmaarada haysata ee anaga isugu kaayo dhibtay lkn waxaa ka sii fiicnan lahayd iyadoo oo loo wada dhanyahay dagaalka ay onlf kula jirto waxaana fiican in loo wad arko inaanu gumaysigu inakala jeclayn oo aynu iskugu midnahay ogaadeen iyo qabiilada kaleba waa wada soomali
@maxameddeeqomar1554
@maxameddeeqomar1554 6 жыл бұрын
Waxlayidhaahdo dhulka soomaaliya aa itoobiya majirto dhulka waa dhul soomaaliyaad oo xoog lagu haysto
@sucdihareed5849
@sucdihareed5849 8 жыл бұрын
jecliyaa heesa wadaniga ah
@youngck6547
@youngck6547 5 жыл бұрын
Ax waan ilmeeye runti 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@xajisabaraako6657
@xajisabaraako6657 5 жыл бұрын
123
@gobtaali5224
@gobtaali5224 10 жыл бұрын
dhigimaayo tuutataha dhadhaabihii gumaysiga anigoo dhana u ridin calanyhow hadaan dhiman wadku igama dheeree eesh calaa heeeeeeeees wadani ah way oo way
@bulaale
@bulaale 10 жыл бұрын
Kuwa leh, calan buluug ah baa loo qaaday. Aaway calankii buluugga ahaa? Ethiopia liqday. Wiilshan aad arkaysaana inay kasoo celiyaan bay doonayaan. Marka waxba la idinweydiin maayo e iska hadla, illeen cawaan baad tihiine.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 5 жыл бұрын
Amison itobia maxee is dhamaan
@Ahmed-yr8jv
@Ahmed-yr8jv 5 жыл бұрын
war soomaalaay caqligiinu ha shaqeeyo dadku waa wada somali meshey rabaan ha jooogaane, cid sida an isku faquuqno no kala taqan majirto, aduunka somali uunbaan u nahay
@amirkagarisa4761
@amirkagarisa4761 3 жыл бұрын
You are true bro I agree with you 100%
@shamsaqaali843
@shamsaqaali843 10 жыл бұрын
heestan waxa lo qaday calanka baluuga e somaliyeed alfanan salaad maxamed shardi salaad derbi u uqaday maxa calan qabiil xabashada u adego maxa lo saray sorry rer qabiil waan ka xumahay viiiiiiiiiiiiva calanka buluga
@jijaluup7873
@jijaluup7873 6 жыл бұрын
saad umantagtay ad ayey u fool xuntayay calaankan waa calan radiya barta bleuga ah ogaden ayagaba la huba wax calankan udhintay inta badan haal malyan oo hargeysa kunola oo si ku mel gar lo dejiyey calankan dertisey u guuben dadki odhan cunug yar ila qof weyn lafaha la faha ay so qufan malin waliba wa ogaden iyo waxyar oo somali ah yaba dilay diyarada ay shegayan wa ben qaa inu wadanki diyarada mesha ku turayna wuxu idinku shubay wa ben dad yaqano aya joga oo duliya yal aha hala cabsiya la yiri hadan madax weyne ahan la ha wixi iga hor imada waba gubi laha dhaman dowladas wedeniyin dadka iyo dalkaba uu dhimanayey jecelna ayey ahayen somaliye ogow ogow --------------------- tankale ogadeniya ha noladan amin jabhada ogadeniya walalyal marna ha tegina mel isaq jogo wa cadowgina malin waliba hal hal ayey idin geyan waxay u geynayan waxay u maleyan itobiyanku inay dagal lageli karan mar hore ayey heshis ku sabsan jabhada onelef si ay idin dhidhiban mel majerten joga na ha tegina waxba isma dhaman hawiyena ka fogada taladayda qata intad micin modeysan waa cadowgiana intey idinku suqtegi lahayen laya ayag dhacan gubana meshad ku aragtan ha idinka kadkadiyane adaalle aadkis haahaa oo ay idin gadi lahayen ka ar gosta intey wil qali ah idinka dhiben lanacunay somali ma aha weligin ha rumeysanina itobiyanka dhamo hadadan la diririn meqa sanad dagalameysan qalbigad naga xanujineysane ma adinkan idin la shaqayna mise cadowga isaqa ah oo shababka ah oo juboyinka kala xiray ayan layna maxa talo ah inti waqti ah hubka dhiga oo cadogan waqoyinkaso dulay oo wardiyeynayo berahanaga iyo malkanaga si anan uga fa ideysanin an isugu tagno oo an babi ino kalaya imada koo furta juboyinka guursada ilmo sameya hadad dhimato adon wil lahayn beri boskaga ya galaya qofna heshis ben ben ah oo ad ubotaysan lagala cadowga kadibna hawlihina kale dhameysta markad familka usameyso ber u kunolado tolkina ka war qabo marlabad bilaba halgenka somalidana dowlad hesho aniga hadan sawirka jabhada aroko week dhan qalbiga ii xanunayo waa meqa sano geesiyada an gabanow gacalkina idiin yeraya kaleya kalyaa koofurta somaliya si wanagsan aya la idin so dhaweyn waan idin jecelnahay ilahow rabiyo raxmanow adinko dowlad ah itus intan dhimaan amiin
@husseinrabi3294
@husseinrabi3294 5 жыл бұрын
shamso sharmuuto dhiloyahay raqiis ka ah afka uraya hanala soo galin yaa sharmuuto somali maxaad ka taqaanaa cawaan yahay uraysa yaa ku xoreeyay daraawiish iyo sayid mohamed abdille xasan waana ogaden bich
@sahraadan6762
@sahraadan6762 5 жыл бұрын
Shamsa qaali. Walaal waa runtaa oo Calanka Cawaale 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 Ayaa loo qaaday heesta lkn kuwan hadda lagu sawiray waa jabhad Soomaaliyeed oo xornimo doona waxba dhib maleh haday qaataan illeen Calanka Cawaale dadka Soomaaliyeed oodhan buu ka dhexeeya iyo heesuhuba Lkn waxaan aad ugu faraxsanahay inaan maanta oo taariikhdu 04/11/2018 aan daaawaday fanaan qaran Salaad Derbi oo Ciidanka qaranka Soomaaliyeed si Live ah uga dhex qaadaya heesta hadaan dhiman guuuuuul Soomaaliya horay u soco Soomaali Galbeedna ha xoroowdo ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@sahraadan6762
@sahraadan6762 5 жыл бұрын
@@maxamudsheikh2003 walaal ma daawtay Fanaan qaran Salaad Maxamed Shardi oo ciidanka qaranka Soomaaliyeed Live uga dhex qaadaya heesta hadaan dhiman iyadoo fresh ah buu qaaday ciidanka isagoo dhex taagaan dadkii aan dawladdii hore ku hana qaadin Farxad gooniya bay u leedahay
@sahraadan6762
@sahraadan6762 5 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/o4PViZ9mr9GMqJY ku indha doogsada intiina aan horay u arkin fanaan qaran Salaad Shardi heestii dhigi maayo tuutaha oo dhamaystiran oo fresh ah guuuuuul Soomaaliya 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@foxybrown7575
@foxybrown7575 3 жыл бұрын
Halaa fogeeyo PUNTLAND IYO JUBALAND.
@abdulqadirabdulhamid4080
@abdulqadirabdulhamid4080 3 жыл бұрын
Somaligalbed Ale ha xoreeyo Aaamiin Nagadaya Qabiilka Waxay laxorobi waysay Wa magaca qabiilka Magaca Somali Hadi qato Waxa lagaraya guul iyo midnimo Lkn magacii gumaystuhu bixiyay Hadi la qaato maxa maxa laxoraynaya Ujeedka uu ukalaha waxa waaye in Somaligalbed cududeeda Qabiil Qabiil lokale daadiyo Wayna dhacday. Qabiil nama deeqii qaran banadeeqa Wana Somalinimo. W/tfq akhyaarta
@kamalabdi1619
@kamalabdi1619 3 жыл бұрын
😭😭😭 inshalah ogadenia shall be freeeee
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 4 жыл бұрын
War ragani ma onlf baa waaragaa qadiyadooda taageeradeeda saada cali loodilay oo ay gabre iyo siilaanyo iyo jaajuusiinkale oo aan ognanahay kaqaybqaateen
@foxybrown7575
@foxybrown7575 3 жыл бұрын
2020, 12 , 26, HARAAR, 📢.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 11 ай бұрын
Fanaanba salaad derbi
@technicalzaad2309
@technicalzaad2309 5 жыл бұрын
Allow dadnimadii hore dib noogu soo celi
@alimahamed6165
@alimahamed6165 5 жыл бұрын
Somalia waa geesi yaal ilahayow nabat yeel.dhulkayga hoyo.
@moussamedmed7624
@moussamedmed7624 7 жыл бұрын
rag waa ragiii horaaaa
@nabadraadshe
@nabadraadshe 7 жыл бұрын
Abwaan Sangub.
@omerelmi592
@omerelmi592 7 жыл бұрын
maxamed cabdullahi sangub wuxuu mudan yahay in tallo loo dhiso
@abuuyowcabdulqadir4732
@abuuyowcabdulqadir4732 2 жыл бұрын
Waa hees qiima badan
@charmarkearreh6350
@charmarkearreh6350 2 жыл бұрын
"Dhigi maayo tuutaha" Wa erayadii AHN Abwaan Cali Diiriye Cigaal (Cali Gaab) wixii faahfaahin ah Fadlan ka dheeho bogga 209aad buugga Sooyaal Fanka Iyo Hobollada Jabuuti 2019 :qoraa Cabdalle Xaaji Cismaan
@baashiofficiall
@baashiofficiall 2 жыл бұрын
6/6/2022
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 Жыл бұрын
Allow dhulkeyga dartii Ano dad uLayn hay dilin 😡👋❤allow dalkeyga nabade😪😓
@user-fr3kw2rf3z
@user-fr3kw2rf3z 4 ай бұрын
2024❤😢
@somaliproduction3579
@somaliproduction3579 5 жыл бұрын
somalia waxay heer la gaaadhi la dahay waa dad ki somalia xoreeyay oo caruurtodi gumaysi lagu dhawranyo haday m.s.bare wuxuu aha madaxweynihi kaliya ee onlf teegari jiray hub iyo ciidan ba lkn madaxda hada joogta Ethiopian ayayba u adeegayan markaa somaliyey dib halo fikiro wllhi jigjiga haday xorowdo waxan hubaa in 5 somaliyed la helayo wllhi bllhi wacad baan ku maray maxad nala dagaalantan idinkibaba Ethiopian noo dhiibaye wllhi waan ciilooda markaan arko madaxweyne somali ah oo addis ababa aadaya iyado wlldi somaliyed xoog ku haystaan
@engrwehelie9641
@engrwehelie9641 5 жыл бұрын
In ay ogaadenya tahay xornimu iyo xabashi oo laka hoos baxo lama arki doono
@engrwehelie9641
@engrwehelie9641 5 жыл бұрын
In aad dadkiina dhinac maraacdaan Ood somalinimo wax Ku raadisaan Hadaad diideyn weynu arki
@ardoandi
@ardoandi Жыл бұрын
Og gangs 2023❤❤❤
@dadaalconstartioncompany5206
@dadaalconstartioncompany5206 6 жыл бұрын
muwaadiyin bay ahaaydeen
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaaliyeey Midnimo Iyo Guul Waxaan Qabiil Iyo Qarankana Kala Barta Guul Wacan Soomaaliya Oo Dhan
@mohajabir58
@mohajabir58 4 жыл бұрын
m.a hees qiiro badn
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Aamir Caamir Walale Guulayso
@TahliilOsmaan
@TahliilOsmaan 7 ай бұрын
@siciidcabdulahi103
@siciidcabdulahi103 3 жыл бұрын
Salaad qabiil ma ahayn fanaan dhab ah ayuu ahaa xiligiisii iyo hada loo jecelyahay fanka mudo ayuu kamaqnaa burburkii marku dhow ayuu kusoo noqday salaad abwaan sangub isaga ayaa soo saaray sangubna salaad isga ayaa soo saaray labaduba waagaas aad looma aqoon xaga riwaayadaha waxaa Kami ah riwaayadahaas xuud baa liqay jacayl, qabrigii jacaylka,xuskii jacaylka oo aad loogu daatay
@mustafeyoonis4384
@mustafeyoonis4384 8 жыл бұрын
Ax Ax Alahaw xuree
@saciid_brown_official561
@saciid_brown_official561 4 жыл бұрын
wax kale
Muuse Ismaciil Qalinle - Dhulkeygow (Wadani)
7:47
Dirir Samaale
Рет қаралды 905 М.
Salaad Darbi | Dhigi Maayo Tuutaha | Best Waddani Song | Music Video
5:44
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 55 МЛН
Хотите поиграть в такую?😄
00:16
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,6 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Dhigi maayo tuutaha salaad derbi
6:05
Heeso macaan HM
Рет қаралды 7 М.
SOMALI WAA KUMA HEES WADANI AH OO AAD U QIIMO BADAN DAAWASHO WACAN
14:21
Cod Sir ah Ragii Kufsadey Saafi - Maxkamadda! 2025
1:20:27
Xograac Media
Рет қаралды 747
SALAAD DARBI HEESTIISA DHIGI MAAYO TUUTAHA  LIVE ON STAGE 2019
7:02
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Heestii:- CEEL- BUUR
10:35
Hal Abuur channel
Рет қаралды 42 М.
MUUQAAL CUSUB IYO HEESTA DHIGI MAAYO TUUTAHA AL FANAAN SALAAD DARBI
9:16
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 749 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 600 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,4 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН